No video

Taariikhda dahabiga ahayd Sh Cumar Faaruuq & Dhaxalkii uga tagay bulshada Soomaaliyeed.

Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Пікірлер: 152

  • @mohamedabdinurhassan
    @mohamedabdinurhassan2 жыл бұрын

    Allaha u Naxariisto ‎ ‎إنَّ لِلَّه ما أَخَذ ولَهُ ما أَعطَى، وكلُّ شَيءٍ عِنده بِأجَل مُسمَّى فَلتَصبِر ولتَحتَسِب

  • @Boqol

    @Boqol

    Жыл бұрын

    Faaruit alew naxariistiijamo kawaraabi

  • @abdihakenofficial2561
    @abdihakenofficial256110 күн бұрын

    Alla ha unaxariisto sheikh cumar faaruuq, mid ka mid ah culumada looga dambeeyay tafsiirka Kalaamka alle SW

  • @drxassancabdullahixade3275
    @drxassancabdullahixade32752 жыл бұрын

    اللهم اغفرله واحمه ووّسع مدخله "آمين يا رب العالمين"

  • @abdikadirdhagadeylahmed2606
    @abdikadirdhagadeylahmed26062 жыл бұрын

    Maanta oo la joogo waa sheekha aan ugu jeclahay tafsiirka quraan ee somaliga ku turjuman. Waa macalim asagoo meyd ah. Yaa allaah anagana nooga daba naxariiso.

  • @SalmanDalmar
    @SalmanDalmar21 күн бұрын

    Waa wadaad qiima bdn warkana heli ogaa howlkarna ahaa nabadoon sama katalis ah ahaa abaalkiisa uu nagu leeyahay Rabboow ma gudi karnee noogu gud oo danbigiisa u dhaaf iyo keenaba firdowsna nagu kulmi Yaa Rabbi naxariistaada

  • @guhaadmedia9961
    @guhaadmedia99612 жыл бұрын

    Masha Allah taariikh qiimo badan sh.faaruuq Allaha unaxariisto, marka xegta Shiikh shariif cabdinuur noosoodiyaari

  • @ismacilabdulqadir1663
    @ismacilabdulqadir16632 жыл бұрын

    الشيخ عمر فاروق رحمه الله رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته يارب العالمين 🤲 🤲 🤲

  • @AbdirazaaqAlimohamoud

    @AbdirazaaqAlimohamoud

    Ай бұрын

    للهم ارحمه رحمة واسعة ❤❤

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed5812 жыл бұрын

    Masha alah faaraxaw channelkaaga waaku xiranahay ilaa ayaan horeba Sheekh cumar faaruuq galabtaan tafsiirkiisa dhagaysanayey ilaahaw kuu naxariiso aamiin Waxaa sharaf ii ah asagoo dhintay inaan dhaxal ahaan uga reebo tafsiirka quraanka kariimkaa ee uu sheekhu watiga geliyey maasha alah alaha qabriga u waasiciyo aamiin Waanku taxanahay tafsiirka aheekha isagoo dhintay welibana hada waxaan sii dhamaynayaa suuratul Al-Acraaf alx ilaahay mahadi waxaa iga go'an inaan dhameeyo Tafsiirka quraanka inta ramadaanta lagu jiro welibana anoo arday ah dhanka waxbarashada maadigaa ee jaamacada heerka labaad alx allow mahadaa Sheekhaan waxaan ku jeclahay afsomali igu cusub ayuu ku sharaxayaa tafsiirka runtana kama gaban jirin allow qabriga kuu waasici aamiin yaarabi ilaahay amarki wadaadada kale waa ka jeclahay xaqiiqdii

  • @yasinmayow735
    @yasinmayow7352 жыл бұрын

    الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ياشيخنا

  • @ust.abdallaharab3170
    @ust.abdallaharab31702 жыл бұрын

    رحمه الله رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته

  • @geeddimohammed6636
    @geeddimohammed66362 жыл бұрын

    Ilaahay ha u naxariisto sheekh Cumar faaruuq 🤲🤲

  • @abdiaziz2968
    @abdiaziz29683 ай бұрын

    Afkiisa DAHAB Ayaa ka qulqula❤ Allah yaraxma, my role model 😢

  • @ahmadnuur489
    @ahmadnuur4892 жыл бұрын

    Ilaahay ha u naxariisto sheekh cumar faaruuq ,,,,, mahadsanid wll faarax cabdulqaadir

  • @abdullahiabdikadir7182
    @abdullahiabdikadir71822 жыл бұрын

    Naxariistii Rabbi Allaah Haku Arzuqo Sheekha Dhaxal aan Waligiis ka Go,aynin buu katagay waana Tafsiirka Qur, aanka Kariimka ❤️

  • @Abdikani87
    @Abdikani87Ай бұрын

    Alle weyne ha’unaxariisto. 😢

  • @mmc72023
    @mmc720232 жыл бұрын

    Illahow u naxariiso Sh Omar Faruuq walahi Tafsiirka Qurankiisa waan ku seexda

  • @ahmedikacase1771
    @ahmedikacase17712 жыл бұрын

    Ale ha unaxaristo qabrigana ale ha uwasiciyo janadi fardowso ale ha kawabiyo shekh cumar

  • @abdirasaqismacil6578
    @abdirasaqismacil65782 жыл бұрын

    Ilaahy ha unaxariisto isaga iyo culimada la midka ah ba walaal sheekh abdinasir xaaji axmedna kasoo hadal

  • @abdikadirdhagadeylahmed2606
    @abdikadirdhagadeylahmed26062 жыл бұрын

    Yaa allaah u naxariiso sheekhunaa cumar, janatul firdawsana ugu bishaaree. Wadaad aad iyo aad qaali noogu ah buu ahaa. Dhammaanteena samir iyo iiman hanaga siiyo.

  • @MohamedAAdam-en8rx
    @MohamedAAdam-en8rx2 жыл бұрын

    Mansha-allah Alle ha u naxariisto sheekh cumar faruq

  • @mohamudibrahimali5028
    @mohamudibrahimali50282 жыл бұрын

    Allah ha u Naxriisto, in badan ayaan Tafsiirkiisa dhageystay.

  • @absamehussein4480
    @absamehussein44802 жыл бұрын

    Allah haunaxaristo

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын

    Allah yeah raxmah shiiqaygiih

  • @abdiraanyare6183
    @abdiraanyare61832 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto

  • @axmedcabdi-md5lr
    @axmedcabdi-md5lr3 ай бұрын

    Ilhy ha u naxariisto sheekha aamiin yaa Allah

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa13542 жыл бұрын

    Allah haunaxariisto sheekheygi sheikh cumar faaruq janatul fardowsal aclaa hoygiisa Allah hakadhigo insha.allah

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.81892 жыл бұрын

    Mansh allah sh cumar faaruq, allah u naxaristo.

  • @abdirahman_qaasaali7845
    @abdirahman_qaasaali78452 ай бұрын

    Ilaahay haw naxariisto

  • @myabeyle4648
    @myabeyle46482 жыл бұрын

    Allah Ha'unaxaristo Sh Cumar Faruq Janatul Fardoz Allah Ha'u Sahlo Amiin

  • @jokartupe6827
    @jokartupe68272 жыл бұрын

    Alle ha u naxaristo m a

  • @cabdiqaadir6145
    @cabdiqaadir61452 жыл бұрын

    Ilaahay naxariistiisa haku galado inshallah...

  • @halimamohamed9924
    @halimamohamed99242 жыл бұрын

    Allah Naxariistii janno ha siiyo Janno firdiwsa allah ha ka waraabiyo shakhaygii iyo macalinkaygii tafsiirka 🤲

  • @Sayidcali-sn8db
    @Sayidcali-sn8db3 ай бұрын

    M. A brother

  • @Maxamad8amiin1237
    @Maxamad8amiin12372 жыл бұрын

    Allah haunaxaristo sheqna Sxb noso padi tariqda culumada somaliyed shukran

  • @mohamedyasin9410
    @mohamedyasin94102 жыл бұрын

    Allaha u,naxariisto shiikha

  • @hilalhakar3790
    @hilalhakar37902 жыл бұрын

    Mansha Allah Rabi haka raali ahaado jananatul firdowsal Aclaaa ayaan rabi oga baryaayaa

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir78962 жыл бұрын

    الله يرحمه ويغفر له ويسكنه الفردوس الأعلى يارب

  • @khaalidcaydiid8639
    @khaalidcaydiid86392 жыл бұрын

    Alle ha u naxaaristo sheekh Cumar faaruuq wllhi Soomaalidu waa halyeeygeeda ayeey cunta inta badan marka u nolyahay waxba kama qoraan marka u tiisa noqota ayeey xasuustan hebel qof wanaagsan ayuu ahaa.

  • @user-qp1dk6id4s
    @user-qp1dk6id4s Жыл бұрын

    Allaha unaxariisto

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen45162 жыл бұрын

    Alle ha unaxariisto janatu fardawsa alle ha geeyo Aamiin yaa rabbi

  • @Abdihakim_SO
    @Abdihakim_SO Жыл бұрын

    Waxan codsanayaa in aad noo soo tebiso Sheikh Maxamed Macalin Xasan taariikhdiisa, Mahadsanid wariye faarax

  • @mahadmohamed8097
    @mahadmohamed80972 жыл бұрын

    Ale ha unaxaristo shekheni weyna insha allah aaamin aaamin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @alxijaz1847
    @alxijaz18474 ай бұрын

    Ilahay ha u naxaristo sheekha

  • @hodanahmed6869
    @hodanahmed68692 жыл бұрын

    Mashaa alah walal waxad tahay wariye dhexdhexada waxbadan noo bayamiya manta shiiqeena aadnoo sogudbisane wAa waxfiican in culumada aanlayska hilmamine hadaba lasoo bandhigo tariiqdodii si da yarta cusubloo baro culumadeena qAligaa

  • @mohamedhussien9271
    @mohamedhussien9271 Жыл бұрын

    Ilaahow jannatul Firdowsa Aclaa gee Sheikh Cumar Faruuq

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed5812 жыл бұрын

    Masha alah alaha barakeeyo sheekha tafsiirka quraanka ee sheekh cumar faaruuq waxaad ka helaysaa isagoo lacag la'aana Isla KZread ka anigu halkaas Ayaan kasoo download gareystay dhamaanba tafsiirka quraan 114 suuradood ee quraanku ka kooban yahay Waxaan kaloo maqaalo ahaan ku hayaa inuu shiikhu ka qayb qaatay dawlad dhiskii somaliya 2000 Eray bixina aan ka faa'iiday sheekh cumar faaruuq waxaa kamida 1= Ardaal 2= Akhyaar 3= duuflaal 4= bar iyo beer 5= fuuq buraale wax jira maahane aduunka waxa fuuq buraale jooga sheekh cumar faaruuq soo xejiya macnaha inuusan wax ka qaadi Karin buu ula jeeday sheekhu Gaalada oo aad loo necbaado xaqa sheegistiisa oo aan laga gaban aqoon diini iyo maadiba hadal yaqaan aan cabsan masha alah

  • @darajo1channel336
    @darajo1channel3366 ай бұрын

    Allaha unaxariisto 😢

  • @BSK24TV
    @BSK24TV2 жыл бұрын

    Waa wararka CUULUMADA somalida ee DIINTA INLABATA WAA MIIHIMA MASHALAH MASHALAH

  • @muxiyadiincabdisalaam1443
    @muxiyadiincabdisalaam14432 жыл бұрын

    Shiikheenna Allaha u naxariisto. Soomaali haddaan nahay kama faa'iidaysanno halyeeyadeenna waana halka inkaartu nagaga dhacday. Qofka halyeeyga noo ah ama cidna wax kama qaadato ama dhib ayaaba loogu daraa dil iyo xabsiba leh. Umad aan hogaankeeda wadan hoogtaye ogaada.

  • @Diidnay
    @Diidnay2 жыл бұрын

    Alaha qabrigiisa u waasiciyo janatul firdowsa haku soo dhaweeyo aamin

  • @abdinasirali8867
    @abdinasirali88672 жыл бұрын

    Allow u naxariiso sheekha allow u naxariiso aamiin aamiin

  • @miskiinabdiqaadirciise1664
    @miskiinabdiqaadirciise16647 ай бұрын

    Manshlaah alle ha naxariisto noo soo badi maducuuyadu noocan ah

  • @user-vq5hi7bi3p
    @user-vq5hi7bi3p9 ай бұрын

    Maansha allah awowgey macaan allaha unaxariisto

  • @ibrahimhassan8501
    @ibrahimhassan8501 Жыл бұрын

    Alle haunaxaristo

  • @muxamad8022
    @muxamad80222 жыл бұрын

    Sheekh, nabaddoon, macallin, aftahan caqli badnaa, rabboow kuu naxariiso

  • @user-xb3ue9rx5f
    @user-xb3ue9rx5f7 ай бұрын

    Mshll janadtul firdowso Allah galiyo waa sh dhaxalgal ah

  • @ismacade1648
    @ismacade16482 жыл бұрын

    Saxwaaye allaha haunaxariisto

  • @yassinmohamed5142
    @yassinmohamed51422 жыл бұрын

    Alaha unaxariisto

  • @mursaliinilaab.saalax7264
    @mursaliinilaab.saalax72642 жыл бұрын

    M.a alle ha unaxariisto shiiikha

  • @user-ln1gb2lt9i
    @user-ln1gb2lt9i10 ай бұрын

    Allah haunaxarisato Ameen Ameen yaa Allah

  • @abdikanisuleimam9543
    @abdikanisuleimam95432 жыл бұрын

    ilaahay ha unaxariisto sheekh Cumar😭😭😭😭

  • @shekhabdale8504
    @shekhabdale85042 жыл бұрын

    mnshallah sheikh cumar faruuq wllo noo soo samay fadilatu sheikh xassaan xussen adan Abuu salman adigoo rali ah

  • @nuuryare9982

    @nuuryare9982

    2 жыл бұрын

    هههههه

  • @jamaalali4545
    @jamaalali45452 жыл бұрын

    Ilaahay ha unaxaristo

  • @mohamedadenabdi4333
    @mohamedadenabdi43332 жыл бұрын

    Allah ha unaxariisto sheekha

  • @Alhaji87
    @Alhaji872 жыл бұрын

    Mashaallah.. janatul fardows Allah kawarabiyo

  • @umuyahya6866
    @umuyahya68662 жыл бұрын

    Ilaahay ha unaxariisto qabrigana ha uwaasiciyo

  • @nadifoisse520
    @nadifoisse5206 ай бұрын

    Allha ha naxriisto 🤲🏾🤲🏾

  • @abdiazizmohamed1613
    @abdiazizmohamed16132 жыл бұрын

    ALLHAUNAXRISTO SHEIKH.

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 Жыл бұрын

    illaahayow unaxariisto aamiin aamiin aamiin

  • @ayanleabdi8109
    @ayanleabdi81099 ай бұрын

    Allow HA u raxmad9😢

  • @maxamedaxmed357
    @maxamedaxmed3572 жыл бұрын

    Alaha u naxarito xafidulaah wadada u marey alaha namariyo insha alaah

  • @user-np1ie5xk5v
    @user-np1ie5xk5v2 ай бұрын

  • @user-ln1gb2lt9i
    @user-ln1gb2lt9i10 ай бұрын

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed45142 жыл бұрын

    Allaha ya raxma sh c faruuq

  • @jabaluhud2021-qr5cq
    @jabaluhud2021-qr5cq3 күн бұрын

    Alaha u naxariisto sheekha anagau culimada ma caayno sida umal iyo wixii lamid ah ay ugu gafaan culimada ashaacirada keliya waxan leeyahay sheekha markii hore wuxu wax kasoo bartey culimada ashaacirada kadibna wuxuu qaatey ihnu teymiyah iyo Mohamed cabdulwahaab fikirkoodii wuxuu wax ka fatwoodey dagaaladii ka dhacay boosaaso 1992 kaso jihaad u ku tilmaamey ayna banana tahay in lala dagaalamo wixii fikirka Al itixaad kasoo horjeeda taaso hada cadeysteen oo khawaarij SHABAAB nalagu beerey dadkii leynaya!!!

  • @mukhtarjeylaniosman8009
    @mukhtarjeylaniosman80092 жыл бұрын

    رحمة الله عليه رحمة واسعة

  • @alicusman716
    @alicusman7162 жыл бұрын

    Allaha u naxaristo

  • @abdullahihassanahmed3477
    @abdullahihassanahmed34772 жыл бұрын

    Allaah u naxariisto shiikheena

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup Жыл бұрын

    sheekh aden sheekh cabdulilaahi ala yaraxma bad dafireysa

  • @abdulaahiugaas1002
    @abdulaahiugaas10022 жыл бұрын

    اللهم ارحم شيخنا الكريم شيخ عمر الفاروق

  • @mohammedamaio694
    @mohammedamaio6942 жыл бұрын

    Allah u naxariisto

  • @Andhiga927
    @Andhiga9272 жыл бұрын

    Alle naxaristii jano haka waraabiyo allahuma aamiin

  • @cabdiraxmaanaxmed7085
    @cabdiraxmaanaxmed70852 жыл бұрын

    Eeebbe ha unaxariisyo Shiikh Shariif Cabdi Nuur kaa sugnaa

  • @shaafiiromeo4057
    @shaafiiromeo40572 жыл бұрын

    Alla ha unaxariisto Fahad yasiin aderkii

  • @ahmedabdi8248
    @ahmedabdi8248 Жыл бұрын

    ماشاءاللہ رحمه الله

  • @elcapitanliban5581
    @elcapitanliban55812 жыл бұрын

    Allha u naxariisto janatul firdows Allha haka waraabiyo 😭

  • @zakariyemohamed6788
    @zakariyemohamed67882 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto🤲🤲🤲

  • @mohamedisse9986
    @mohamedisse9986 Жыл бұрын

    Maashaa Allah

  • @abdirashidmohamoudrashiid355
    @abdirashidmohamoudrashiid3552 жыл бұрын

    Ashraaf reer awxasan

  • @MuuseCabdi-su8sm

    @MuuseCabdi-su8sm

    10 ай бұрын

    Qabiil qabri kula Gali maayo

  • @ibarahimmaxamad1244
    @ibarahimmaxamad12442 жыл бұрын

    Alla ha unaxariisto

  • @daljirshow
    @daljirshow2 жыл бұрын

    Runtii awoow sheekh cumar faaruuq waxuu ahaa caalim weyn o umadda ilaahay ku anfacay

  • @badrudiinbashir1526
    @badrudiinbashir15262 жыл бұрын

    Allh unxaristo 😢🤲

  • @noorbotiyow6787
    @noorbotiyow67872 жыл бұрын

    Allah yaa raxmah

  • @NasiibLucky
    @NasiibLucky10 ай бұрын

    Alahyow unaxariiso nagayeelna kuwii janadaa kukulma

  • @xidigahashow4672
    @xidigahashow46722 жыл бұрын

    Masha allah

  • @yaasircararafad2041
    @yaasircararafad20412 жыл бұрын

    Allaah yarxamu

  • @abdullahiabdirisak7476
    @abdullahiabdirisak74762 жыл бұрын

    رحمه الله رحمة واسعة.

  • @mohamednoor2884
    @mohamednoor28842 жыл бұрын

    Sheeq cumar faaruuq allah unaxriisto ilaa maanta ayaan wax kabartaa

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon53382 жыл бұрын

    Ilaahay naxariistii jano ha siiyo, wuxuu ka tagay wax walba oo waano ah intasaa shadeeca ugu filan .

  • @hudeyfaabdilahi8373
    @hudeyfaabdilahi83732 жыл бұрын

    Guul wacan

Келесі