SULDAAN SEERAAR | SACDIYA | SOW MAAN NOQDEEN DOOB | HEES CUSUB | Dhameystiran | 2021

Музыка

SULDAAN SEERAAR | SOW MAAN NOQDEEN DOOB | HEES CUSUB | Dhameystiran | 2021
BE MY FRIEND
Snapchat - rb.gy/5t10mj
Facebook - rb.gy/gduxm
instagram - rb.gy/bhrjd
Facebook Page - rb.gy/mdeyy

Пікірлер: 1 500

  • @Mustaqbal-Tv
    @Mustaqbal-Tv11 ай бұрын

    15 Milion markay garto hada qoralkayag aragto like please igu so xasuusiya.. 👎🥺 My Fav song. 💯🤩🌹

  • @khadarfaarax6402

    @khadarfaarax6402

    10 ай бұрын

    😂😂😂56m

  • @khaalidadhi9319

    @khaalidadhi9319

    10 ай бұрын

    Welcome back

  • @xamsexam

    @xamsexam

    10 ай бұрын

    Waan arkay

  • @Kabtan.

    @Kabtan.

    5 ай бұрын

    Wax yar dhiman nio 😂

  • @Kabtan.

    @Kabtan.

    4 ай бұрын

    14 M ayeey hada maraysaa 🎉

  • @abdikarimapdale6105
    @abdikarimapdale6105 Жыл бұрын

    Saw dahabka maankaay cidla kumaan dayoobeen 📈❤One of the best song suldan seeraar 💯👏🥰⚘

  • @zeruzeru5983
    @zeruzeru5983 Жыл бұрын

    I am from Ethiopia adiss abeba i love Somalia people 😍😍😍

  • @muscabjr1202

    @muscabjr1202

    Жыл бұрын

    hooyada wase somali baa tahaye beenta daaa

  • @perfectlady8934

    @perfectlady8934

    Жыл бұрын

    Tnxs 😊

  • @axmedcadaawecumar8115

    @axmedcadaawecumar8115

    Жыл бұрын

    Also we love you.

  • @candlelight191
    @candlelight1916 ай бұрын

    This song takes my breath away - I am blessed to have that type of love in my life may Allah continue to bless us and keep us together as long as we are good for each other

  • @maxamedxuseen7369
    @maxamedxuseen73692 жыл бұрын

    Suldaanoow walaal ilaahay ka cabso naftaada dib ugu noqo isla xisaabtan Danbiga kuusocda waxaa kaaga filan toobad keen kaliya hayeeshee hadaad kusii socoto danbiga kaaga kordhayaa naftaaduu halaagi karaa

  • @maaidomaxamed4873

    @maaidomaxamed4873

    2 жыл бұрын

    Sax wlhi alah hakusharfo abowe

  • @maxamedsiciid6570

    @maxamedsiciid6570

    2 жыл бұрын

    Wan kugu Racsanhy Taladad siisay Aakhiro Loo La tagaya Walhi 😩😩😩😩😩😢🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😖😖😖😖😖😖😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @asalimuhumed1521

    @asalimuhumed1521

    2 жыл бұрын

    Waku racsanhya

  • @AbdulAli-ff8uf

    @AbdulAli-ff8uf

    2 жыл бұрын

    Taada qabo marka hore maxaad hees udhagaysanaysaa. Adiga isisax

  • @maxamedxuseen7369

    @maxamedxuseen7369

    2 жыл бұрын

    @@AbdulAli-ff8uf ma adaa cadaynaya in aan dhegaystay Ha degdegin

  • @idilosman4663
    @idilosman46632 жыл бұрын

    Somaalay iiso duceeya muraad baanlee yahee🤲

  • @axmedyare2404

    @axmedyare2404

    2 жыл бұрын

    InshaAllah Allah kuu dahlia muraadkaaga Ameen

  • @cfataxcrahman6766

    @cfataxcrahman6766

    2 жыл бұрын

    Allah ha kuu fududeeyo wll ana isoo ducee murad ban leeyahaye

  • @axmedyare2404

    @axmedyare2404

    2 жыл бұрын

    @@cfataxcrahman6766 InshaAllah. Waad heli muraadkaaga

  • @siyaadaadanyuusuf3238

    @siyaadaadanyuusuf3238

    2 жыл бұрын

    Ilaahy haiku sahlo walaal

  • @cfataxcrahman6766

    @cfataxcrahman6766

    2 жыл бұрын

    @@axmedyare2404 Mahadsanid wallkay insha allah haduu alle ii sahlo muradkeyga waan kula qaybsan dona insha allah big respect wll🙏

  • @apdinazirbozz2019
    @apdinazirbozz2019 Жыл бұрын

    Waxaan ku faraxsany inaan qof jeclaaday ❤ Hadaa ku faraxsanty like wll fdln❤😢

  • @debjaceel784
    @debjaceel784 Жыл бұрын

    Wan idiin slmnay dhamantiin 🤗saln kadiib manta Oo aaay tahy 4/11/2022 ❤waxan hestan sii wada jiir udhagysanyna qof nafsadeyda kmiid ah Oo aaan aaad iskujclnhy dhiib dheef aan Isla soqadanay wali ismaan gursanin lkn dhaawan wan rajeynena inshallah ilahy haino rumeyo waxan wadna xrrka jclka 4year Ila hda ncb dhaxdena mso glin alxm 💖❤😍 love you marwlpo mcnkyga ilahy haika dayo❤

  • @Ciyaal-Xamar10111

    @Ciyaal-Xamar10111

    5 ай бұрын

    any update, ma is guursateen mise waa lakala yaacay??😅

  • @FartuuncartanShire

    @FartuuncartanShire

    5 ай бұрын

    ​@😂Ciyaal-Xamar10111

  • @Kingmeysar

    @Kingmeysar

    2 ай бұрын

    😂😂😂😂​@@Ciyaal-Xamar10111

  • @AishaAwale-wq2fe

    @AishaAwale-wq2fe

    2 ай бұрын

    Naa warnasii ninkii maheshay 😂

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed152 жыл бұрын

    👏👏👏👏👏👏🌹🌹🌹👏👏😍🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️Sacdiya viva qaali dumar inta Sacdiya dhamaan 👏👏👏

  • @sacdiyoibrahim4452

    @sacdiyoibrahim4452

    2 жыл бұрын

    🥰🙏🏼

  • @alimohamet515

    @alimohamet515

    2 жыл бұрын

    @@sacdiyoibrahim4452 najajsk🥰🥰🥰🥰🤩🤩

  • @sadiyoibrahim9176

    @sadiyoibrahim9176

    2 жыл бұрын

    @@sacdiyoibrahim4452 ay the same to you😘😘😘

  • @sacdiyoyusuf9175

    @sacdiyoyusuf9175

    2 жыл бұрын

    Jah🥰

  • @sacdiyobashiirmuxumed3298

    @sacdiyobashiirmuxumed3298

    2 жыл бұрын

    🥰🤩🤩🤩🤩🤩🤩😍😍😍

  • @caliabdiaaden7954
    @caliabdiaaden79542 жыл бұрын

    Inkastoon dawaafoon dibadaha wareegaba Marki aan ku doortaan dugsi raale galay♥️ Waxan ka daawanyaa gobolka Sool habenimo11:09 /21/nov 2021 likta calyada dhac kusiiya

  • @maxamedcabdi8601

    @maxamedcabdi8601

    Жыл бұрын

    Ana sool Gaar ahaan gambadhq

  • @salmaabdi2337

    @salmaabdi2337

    Жыл бұрын

    MM

  • @caliabdiaaden7954

    @caliabdiaaden7954

    Жыл бұрын

    @@salmaabdi2337 🙏🙏🙏

  • @caliabdiaaden7954

    @caliabdiaaden7954

    Жыл бұрын

    @@maxamedcabdi8601 legend 🤝

  • @Nabaddoon.
    @Nabaddoon.2 жыл бұрын

    Legend suldaan seraaar. Tageeero buuxa kuu ahay from jabuuti. Heestan aad iigu qaali tahay. Xasuuus, 1 mars, maalin salaasa ah, galab, 15h03.

  • @hudaaadandacar9194
    @hudaaadandacar9194Ай бұрын

    Heestan aadbaan ujeclahay waxaan rajaynayaa aniga iyo qofkasta oo daacada qof dawaysta oo ilaaliya inuu eebbe ugu deeqo. Jacaylku waa naxariis iyo daganaansho marka qofku helo ruux daweeya, nasiib wacan nolol quruxbadan iyo soo kabasho ayaan idiin rajaynayaa😢❤

  • @ClrisaaqaAhmed

    @ClrisaaqaAhmed

    Ай бұрын

    Amin wll

  • @karaamoyare4288
    @karaamoyare42882 жыл бұрын

    Heesta markey soo baxday ilaa iyo hadda dhageysana waxeyna isoo xasuusisay gabar aan is jacleyn Jaceylka waa wax jiro Gabar aan muddo is jacleyn mudda kadip khilaaf ina soo kala dhax galay kadib waan kala harnay mudda kadib dalka waan iskaga soo tagay hadda Qurbaha ku noolahay calafkaada allah ma xumeeyo aniga mid aan is fahano Rabi ka Rajeyna insha allaah kuwa is jacel Rabi ha isku sahlo

  • @faatmaahmed7679

    @faatmaahmed7679

    2 жыл бұрын

    💔😭😔

  • @farhiyoabdikadirali2689

    @farhiyoabdikadirali2689

    2 жыл бұрын

    Insha Allah walalo Calafka waa Cajib walahi....

  • @missmariimissmarii7199

    @missmariimissmarii7199

    2 жыл бұрын

    Kaly aniga ku jece abowe🥰🥰🥰🥰🥰😪😪

  • @karaamoyare4288

    @karaamoyare4288

    2 жыл бұрын

    @@missmariimissmarii7199 mahadsanid Intee ka lasoo xariira Paayoh

  • @karaamoyare4288

    @karaamoyare4288

    2 жыл бұрын

    @@farhiyoabdikadirali2689 mahadsanid paayoh

  • @IbrahimAli-ie9pm
    @IbrahimAli-ie9pm2 жыл бұрын

    I am from 🇪🇷 and men this song 🎵 ❤️ 🙌 👌 💕 💜 . Somalian song is like a poet that flows through your vein.

  • @abdinourjama2950

    @abdinourjama2950

    2 жыл бұрын

    Ya

  • @nafisocadey1222

    @nafisocadey1222

    2 жыл бұрын

    👑👑👑👑

  • @ayankaytt3159

    @ayankaytt3159

    2 жыл бұрын

    agrve🤣😪❤️🐎🐎❤️❤️

  • @moemuuse513

    @moemuuse513

    2 жыл бұрын

    😅

  • @fardusqueen7369

    @fardusqueen7369

    Жыл бұрын

    War beenta iska daa ibrahinow 🤣🤣

  • @MostafaMohamed-vo1qr
    @MostafaMohamed-vo1qr2 жыл бұрын

    Suldaan waa legend legend dhalay yaa uga racsaan♥️

  • @maclimdhanasaleebaan3219
    @maclimdhanasaleebaan32192 жыл бұрын

    Heestan gabadh ayaan ku jeclaa Alle haysoo celiyee❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @fatmazahra9441

    @fatmazahra9441

    2 жыл бұрын

    Makatagteen walal?

  • @warfa4628

    @warfa4628

    2 жыл бұрын

    @@fatmazahra9441 kkkkkkkkkkk sual xumida

  • @huisenftoor6654
    @huisenftoor66542 жыл бұрын

    Heestan hala share gareeeyo Suldaanka geeska heestani qalbiyo badan bay taabeysaa zxp golden voice like 👍

  • @craxmanoday6793

    @craxmanoday6793

    2 жыл бұрын

    hye gaeaad

  • @fnn7642

    @fnn7642

    2 жыл бұрын

    Hees caadi ma ahaan wlhi❤️🤟❤️

  • @kz8476
    @kz8476 Жыл бұрын

    I’m vietnamese 🇻🇳 and this song bangs. Thanks Somalia 😂

  • @LoonyU
    @LoonyU2 жыл бұрын

    Whoever muted the Dj screams is the real M V P

  • @fauziahosman4973
    @fauziahosman49739 ай бұрын

    Am a kikuyu from Kenya 🇰🇪 ,i don't understand the song but the way I love it🥰🥰🥰❤️

  • @abdiwahabhussein4486

    @abdiwahabhussein4486

    9 ай бұрын

    Same bro ni ngoma Ya mapenzi

  • @abdirahmanabdullahi8142

    @abdirahmanabdullahi8142

    8 ай бұрын

    Ask and i will help you

  • @muniich1944

    @muniich1944

    8 ай бұрын

    Mayee Am from meru😂Uongo tupu😂😂Fauzia ciyarta jooji wll😢

  • @ZainabProductions

    @ZainabProductions

    6 ай бұрын

    Beenta naga daa fawzio

  • @user-fp6pg2hq4z

    @user-fp6pg2hq4z

    2 ай бұрын

    You're somali You just make a joke😂😂

  • @zakisoomali1377
    @zakisoomali13772 жыл бұрын

    OMG 😲 Somali music 🎶 On fire 🔥 From Philippines 🇵🇭

  • @isninodekow7732

    @isninodekow7732

    2 жыл бұрын

    Hi

  • @aragsanadan2087

    @aragsanadan2087

    2 жыл бұрын

    @@isninodekow7732 is

  • @isninodekow7732

    @isninodekow7732

    2 жыл бұрын

    @@aragsanadan2087 Heee

  • @khadraawdahir9000

    @khadraawdahir9000

    2 жыл бұрын

    Philipines i lov u

  • @mohamedzidiiq7969

    @mohamedzidiiq7969

    2 жыл бұрын

    @@khadraawdahir9000 😂😂

  • @Hoodaale1
    @Hoodaale12 жыл бұрын

    Inta dhagaysanaysa dhamaadka 2021 like i saara

  • @khadarfaarax6402

    @khadarfaarax6402

    10 ай бұрын

    2023😂

  • @hirsibashiirdool7165
    @hirsibashiirdool716510 ай бұрын

    Mar walba oo like lay saro waxaan dhib uu dawada heestan. 😂

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah69542 жыл бұрын

    Nunseses exuseme,iyaaaaah khadfaaiyaaaaah xaasadiis bahyar yarta raadiya.

  • @nadiyaabdisalanmaxamed2509
    @nadiyaabdisalanmaxamed25092 жыл бұрын

    I'm in love with this song very much in ka badna 10x ayaan dhageystay in this song kama xiiso dhaco heestan

  • @TUFAAX411

    @TUFAAX411

    2 жыл бұрын

    Me too, waa hees macaan iyo codkii suldan seraar

  • @mandeqbishar9909

    @mandeqbishar9909

    2 жыл бұрын

    Me too

  • @jabert8221
    @jabert82212 жыл бұрын

    Dj suberr waxa uu kaseemayay lacag dhan 300,000 kun fanan mahan laakin caqli iyo fikir ayaa la isku dhafay waxbu curiya Egland oo dhan ayuu hal bandhig uqabtay legend fanka soo noo leyay fananinta gacan qabtay

  • @muxiyadiinmuuse826

    @muxiyadiinmuuse826

    2 жыл бұрын

    𝘿𝙟 𝙯𝙪𝙗𝙚𝙧 𝙖𝙮𝙖𝙥𝙖 𝙢𝙚𝙨𝙝𝙖 𝙠𝙡𝙖 𝙠𝙞𝙘𝙞𝙮𝙚𝙮

  • @ramzielduma2058
    @ramzielduma205811 ай бұрын

    روعة ماشاء الله اخوكم من السودان

  • @youssouffarah848

    @youssouffarah848

    4 ай бұрын

    Masha allah isoo dhaa waad walanthy 😅

  • @hussuno

    @hussuno

    2 ай бұрын

    حياك ولد العم شرفتنا

  • @direjoker7123
    @direjoker71239 ай бұрын

    Even if I don't understand the language I fill like am in love wz Somali queens 😘😜😜😜😜😜🎉🎉🎉

  • @AbdicasisRashiidabdullahi

    @AbdicasisRashiidabdullahi

    11 күн бұрын

    M.a❤

  • @haniaadan2361
    @haniaadan23612 жыл бұрын

    Miyey dunidan jogan Raga adiga kula mida🥺❤🌏

  • @abdullahiabdi6091

    @abdullahiabdi6091

    2 жыл бұрын

    Lov yuh😂

  • @AhmedMohamed-sp3wn

    @AhmedMohamed-sp3wn

    2 жыл бұрын

    May hupi

  • @laxawmiaofficial6800

    @laxawmiaofficial6800

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @jamiilodaahir9350
    @jamiilodaahir93502 жыл бұрын

    Cod dareen aad uween xambaarsan fanka dhan la aantaa eber suldaan seeraar 🔥❤️

  • @abdirahmanelabe8061
    @abdirahmanelabe8061 Жыл бұрын

    Best song somali Iam somalilander Captio Aakhito🦁

  • @YusufCabdi-xl9mu

    @YusufCabdi-xl9mu

    7 күн бұрын

    😂😂😂

  • @saynabcabdi1090
    @saynabcabdi109011 ай бұрын

    Hesta hesha waxa iso diraya boqrkyga abdifatax🎉❤thnnk you my real husaband♥️♥️

  • @abdifatahadem2535

    @abdifatahadem2535

    11 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @abdifatahadem2535

    @abdifatahadem2535

    11 ай бұрын

    Waaaka abdi fataxa la shegayo

  • @saynabcabdi1090

    @saynabcabdi1090

    11 ай бұрын

    ​@@abdifatahadem2535❤❤❤

  • @saynabcabdi1090

    @saynabcabdi1090

    11 ай бұрын

    🎉🎉

  • @ahmedhaniabdirahman4094
    @ahmedhaniabdirahman40942 жыл бұрын

    Suldanka geeska africa mahadsanid waxa badan baanu suugayan heestan

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial74562 жыл бұрын

    Legend suldaan waa ku waata soo badan song bro another level 1💯♥️♥️

  • @najiibcaroone8323

    @najiibcaroone8323

    2 жыл бұрын

    Haye waraa caroone

  • @hamdaabdi5339

    @hamdaabdi5339

    2 жыл бұрын

    True

  • @Xamaaza_iconic
    @Xamaaza_iconic2 жыл бұрын

    Suldaanka geeska wa fananka kaliya an somalai katagero🤞🇸🇴

  • @abshiroha2072
    @abshiroha20722 жыл бұрын

    Legend Boqortoyo ogadenia 👑👑🇬🇲🇬🇲🦁🦁❤❤💯💯👌👌

  • @xamdaxasan1282

    @xamdaxasan1282

    2 жыл бұрын

    Hhhj

  • @i90wa
    @i90wa Жыл бұрын

    Beautiful song Love from Samoa 🇼🇸

  • @asha.ashaaxmad8921

    @asha.ashaaxmad8921

    Жыл бұрын

    Hi

  • @triplexhhh5862

    @triplexhhh5862

    Жыл бұрын

    I love you all samoan i hope becoming friends

  • @moemoney9924

    @moemoney9924

    Жыл бұрын

    talofa uo😊

  • @xamomcofficial2156
    @xamomcofficial21562 жыл бұрын

    suldaanka geeska keep going legend ka fanka

  • @sacdiyoahmed2737
    @sacdiyoahmed2737 Жыл бұрын

    Mashaa allah allaha kuxafido edo mcnto thanks qaali allaha kuxafido edo mcnto thanks qaali allaha kuxafido edo mcnto thanks qaali allaha kuxafido edo mcnto thanks qaali allaha kuxafido

  • @hamsexadaari644
    @hamsexadaari6442 жыл бұрын

    Artist of the Year sultan serar ✌️

  • @sadiafarah1651
    @sadiafarah16512 жыл бұрын

    OmG 😱 my name ❤️❤️ heesta aad ban uga helay thank you suldaan

  • @ismahan6642

    @ismahan6642

    2 жыл бұрын

    Me too ❣️

  • @axmedyare2404

    @axmedyare2404

    2 жыл бұрын

    My sis name

  • @hidan268
    @hidan268 Жыл бұрын

    Jeceyl majiro ee jirka isku baahan marka arko dadka dhahayo wan layaaabi jiray sababto wey iska hadlayan islaha ileyn runtod ayee eheyd hada ogaaday 💔nolosheyda inta kadhiman raga ma amini doono 😥😥😥kwrn qof aad jecleyd mudo 1 sano bil dhiman kugudhahay lahadalkas faido iguma fadhiyo waxo saas udhahay maeheyn wax kale wan isku dhacnay biniadamka woo isqabta lkn qof rabay waaye sioo kubaxo dhib majiro waa iska aduunyo😢

  • @engabdirahmanmohamoud8407
    @engabdirahmanmohamoud8407 Жыл бұрын

    Waxay Heestani Timid Wakhtigii Loo Baahnaa Ee aan Bartay Qof Noloshayda wax Badan ka Bedelay, Waxaanan Ugu Magac Daray Heestan Waxaanan Ula Baxay “DHAMEYSTIRAN”❤️ Rabbi Ha Iikaa Xafido Qaali 👏

  • @amarecabd

    @amarecabd

    Жыл бұрын

    Ilhay ha isku kiin barakeeyow wallo

  • @amarecabd

    @amarecabd

    Жыл бұрын

    ❤💚❤💚❤💛🧡💛💜🖤💝💞💟💌❣

  • @hothomoh1999
    @hothomoh1999 Жыл бұрын

    Become obsessed to this song aaaaqqqqq:)🤤

  • @farxiyoabdi3134

    @farxiyoabdi3134

    Жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @geel_jire
    @geel_jire2 жыл бұрын

    Erayada Codka Laxanka Music Muqaalka Style Iyo Quruxda Shax Shaxda Waa Kaalay Iska Arag Asal Abdi Keep Going Horay u Soco

  • @gurayabdi7782
    @gurayabdi77822 жыл бұрын

    The only one legend superstar"suldaan seraar guhaad" axyaa fanaan........☆☆☆👌✊👑🥂

  • @axmedaabicismaan4953
    @axmedaabicismaan4953 Жыл бұрын

    Number one 1⃣ fanka someliyed from hargeisa

  • @walaalmascuudbarkad8883
    @walaalmascuudbarkad8883 Жыл бұрын

    In life, we all search for that one person who can complete us, who can fill the gaps in our lives and make us whole. For me, that person was Ubah Ali. I still remember the day we met, on a warm spring day in April 2014. I was feeling lost and heartbroken after so many failed relationships, but when I saw her, I knew she was different. Alhamdulillah. We struck up a conversation and before I knew it, we were inseparable. We talked for hours on end, sharing our hopes and dreams, our fears and insecurities. It was as if we had known each other for years. And just a few weeks later, we got married. I know some might think that getting married so quickly was foolish or impulsive, but for us, it felt right. We were meant to be together. And in the years that followed, we built a beautiful life together. Ubah was my rock, my support system, my everything. She helped me find my purpose in life and gave me the strength to pursue my dreams. With her by my side, I earned two degrees and built a successful career. But it wasn't just about the material things. It was about the love and joy we shared every day. Masha Allah. Together, we welcomed six beautiful children, 3 sons and 3 daughters into the world and watch them grow and flourish. We faced challenges along the way, but we always faced them together. And even when things got tough - like when we lost a premature baby or when our kids got sick - Ubah never wavered. She was always there for us, taking care of everyone and everything. Watching her play so many roles - mother, sister, friend, teacher, coach - has been a true blessing. She is the sweetest, most loving person I have ever met. And I know that without her, my life would not be as full or as happy as it is today. As I look back on our journey together, I am filled with gratitude and awe. Allah has truly blessed us with a beautiful life and a love that endures. And even if I were to die today, I would have no regrets. Because with Ubah by my side, I have everything I could ever want or need. So to all of you who are still searching for that special someone, I urge you to be patient. Trust in Allah's plan for your life, and know that when the time is right, He will bring the perfect person into your life. And when that happens, hold on tight. Because true love is a rare and precious gift, and it should be cherished and nurtured every day.

  • @keyfhaji697

    @keyfhaji697

    Жыл бұрын

    Suldaan seeraar Ilove

  • @alhandha9730

    @alhandha9730

    Жыл бұрын

    /😊ڜ😊😊ذضض١😊😊ش😊

  • @alhandha9730

    @alhandha9730

    Жыл бұрын

    ش ذذذ شضششضششذذششششششششذض/ش//(

  • @musemahamud9806

    @musemahamud9806

    11 ай бұрын

    Allah bless you and make you role models to your offspring to the best

  • @Mustee341

    @Mustee341

    11 ай бұрын

  • @sabiriinhabib2109
    @sabiriinhabib21092 жыл бұрын

    Ababa ababa 😎😎😎🥂super style waan sugaayay ❤️❤️the way he’s saying sacdiyaaay is heart touching 🥰🥰🥰

  • @yonishodan9935

    @yonishodan9935

    2 жыл бұрын

    --

  • @mohamedmeigag5702

    @mohamedmeigag5702

    2 жыл бұрын

    Yy

  • @mohamedmeigag5702

    @mohamedmeigag5702

    2 жыл бұрын

    L

  • @mohamedmeigag5702

    @mohamedmeigag5702

    2 жыл бұрын

    0

  • @sadiamohamed15

    @sadiamohamed15

    2 жыл бұрын

    Absolutely 💯

  • @abdikanihassan8092
    @abdikanihassan80922 жыл бұрын

    Suldaan Seeraar codkiisu waa nooc dahaba oo aanan hore u maqlin. Mahadsanid al-fanaan.

  • @aidaosman8081

    @aidaosman8081

    2 жыл бұрын

    Right

  • @faadumomaxamed4159

    @faadumomaxamed4159

    Жыл бұрын

    😢🎉

  • @IbrahimOmar-ci2oe

    @IbrahimOmar-ci2oe

    9 ай бұрын

    Rabbiyow seeraar codkisa quraanka kariimka inu ku akhriyo ugu bedel adaa awooda yaa rabbi

  • @maxamedcabdi8601
    @maxamedcabdi8601 Жыл бұрын

    Heestan waxa looqaadaY ina dahabshiil waana xaaska dj subeer

  • @nasraomer2819
    @nasraomer28192 жыл бұрын

    Dj subeer xasskiisa ina dahabshiil sacdiya aya leh heesta

  • @aarkacadde5230
    @aarkacadde52302 жыл бұрын

    Suldanka waad diyarsanthay wlhi keep going

  • @maxameddj5694
    @maxameddj5694 Жыл бұрын

    13/1\2023 hadad iga danbayso legend baa tahay😋😜🙏💞

  • @caashoxasan3390

    @caashoxasan3390

    Жыл бұрын

    26/1/2023🤍🕊

  • @Cabdicasiis-Gasle

    @Cabdicasiis-Gasle

    4 ай бұрын

    06/03/2024

  • @user-hz1ql4vq5j

    @user-hz1ql4vq5j

    Ай бұрын

    19/5/2024😊

  • @sadiaali5309
    @sadiaali53092 жыл бұрын

    Haha , glad I found a beautiful song with my name … even tho I spell mines different

  • @asoo3520
    @asoo35202 жыл бұрын

    Your really my fav somali singer Suldanka geesk💜

  • @hodanmahamed8429

    @hodanmahamed8429

    2 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkk

  • @khadijayasin2352
    @khadijayasin23522 жыл бұрын

    Suldaanka geeska legend 🙌👏❤congratulations 👏Sacdiya

  • @user-lx3qj3qc6u

    @user-lx3qj3qc6u

    2 жыл бұрын

    My Zammiiiiii🔥❤🥰

  • @ayaancabdicde2701
    @ayaancabdicde27012 жыл бұрын

    Suldanka umadda somaliyed wllhi cod dahabi ah iyo heeso dareen leh keep going my brother ✅

  • @BashiirMohamed284
    @BashiirMohamed284 Жыл бұрын

    Goatka fanka🐐

  • @mohamedabdulahi6021
    @mohamedabdulahi60212 жыл бұрын

    Heestaan walhi dareen kaley wadata qofki fahmi fahamaya walahi ❤️💕💋🦅🦅🦅🦅🦅🦅🦅🦅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦅🦅🦅🦅🦅🦅

  • @iman22haji24
    @iman22haji242 жыл бұрын

    So proud to say that I was at the VIP on that night 💃💃

  • @keysaali7161

    @keysaali7161

    2 жыл бұрын

    Go and repent bro this isn’t something to feel proudly.

  • @keyf77

    @keyf77

    2 жыл бұрын

    @@keysaali7161 💯💯

  • @0marion10

    @0marion10

    2 жыл бұрын

    repent

  • @lovergurl2366

    @lovergurl2366

    2 жыл бұрын

    @@keysaali7161 yet you’re in the comments of a music video. Why are you here?

  • @blackqueen204

    @blackqueen204

    2 жыл бұрын

    Vip to Jahanama 🔥

  • @jamalmohamedkhalif3710
    @jamalmohamedkhalif37102 жыл бұрын

    My Ex 💕 whenever i heard the song it reminds meh about you 😊 please come back

  • @3xxx250

    @3xxx250

    2 жыл бұрын

    U soo laapo

  • @shacabweynaha801

    @shacabweynaha801

    2 жыл бұрын

    Dont simp 😂😂

  • @osmankaottoman3916

    @osmankaottoman3916

    2 жыл бұрын

    She has already moved on

  • @TheZackfilms

    @TheZackfilms

    2 жыл бұрын

    Daanyeer ha noqon waryee 😆 hore u soco

  • @shacabweynaha801

    @shacabweynaha801

    2 жыл бұрын

    @@TheZackfilms usheeg xaaliye ha soo daawado😂😂😂

  • @victorianjoki5822
    @victorianjoki5822 Жыл бұрын

    This song 😭 I wish I knew it's meaning since whenever I listen to it I get so emotional ❤️🇸🇴 love Somali

  • @user-vu7qs2tj1g

    @user-vu7qs2tj1g

    Жыл бұрын

    I will translate you, come, WhatsApp

  • @ismahankosar9408

    @ismahankosar9408

    Жыл бұрын

    The meaning is if i havent meet i would have been single for ever

  • @victorianjoki5822

    @victorianjoki5822

    Жыл бұрын

    @@ismahankosar9408 wow!thanks for the translation 🥰

  • @sammemaxamed-iq8zf

    @sammemaxamed-iq8zf

    Жыл бұрын

    Walaahi warun

  • @HA-jq1mu

    @HA-jq1mu

    Жыл бұрын

    The song was dedicated to the dj behind him wife, its just saying that no matter where in the world I go that I will never meet another women like you etc

  • @Abdirahman_24
    @Abdirahman_24 Жыл бұрын

    Hees waa dhaaftay still wan dhagaysanaya 12\08\2022 Burco Somaliland 11:16pm habenimo Geri iyo nolol ba ii ducee😘

  • @thank1013
    @thank10132 жыл бұрын

    Suldaan seraar our legend

  • @abdulisse7136
    @abdulisse71362 жыл бұрын

    Suldaan serar so daa wan suga Wayna ilaahay darti likes ugu saara

  • @MaxamedKhaliifAxmedMaxamedKhal
    @MaxamedKhaliifAxmedMaxamedKhal4 ай бұрын

    M.a waxaa heeso waakabayihii🎉🎉🎉

  • @NimcoMustafeomar
    @NimcoMustafeomar7 ай бұрын

    Malinkey so baxdey Codku igu qaadeyban xasuusta hdan isago guursadey Still waiting 3/december/2023❤️‍🩹😭

  • @shariifasad9099

    @shariifasad9099

    6 ай бұрын

    Are you waiting for him?

  • @hibaaqhussean7806
    @hibaaqhussean7806 Жыл бұрын

    He is is beautiful and on point with his lyrics at all times Maashallah

  • @qarankarto7893

    @qarankarto7893

    Жыл бұрын

    🙄 stop disrespecting the term "MnshaAllah" please

  • @judyndeti39
    @judyndeti39 Жыл бұрын

    Much love for this song I am akamba despite not nowing the meaning of the song it will be my favorite song....I love it so much

  • @yasinfarah
    @yasinfarah8 ай бұрын

    Habeenkii heestan soo baxday ayaan wacantayda wada dhagaysanaynay. Cawana aniga kaligay ayaa nafta ku maaweelinaya isoo noqo qalbi.❤

  • @sacadpazheh3326
    @sacadpazheh33262 жыл бұрын

    Dab jacyl another level 💯

  • @TUFAAX411
    @TUFAAX4112 жыл бұрын

    Halyeey cod maacan ilaahay haku dhowro walalkay mcn suldaan seeraar

  • @shashi2183
    @shashi21832 жыл бұрын

    He makes me fall inlove with my name😂❤️

  • @MA-xh8pk

    @MA-xh8pk

    2 жыл бұрын

    As you should. Was just contemplating what if my name was Sadia😭 y’all so lucky

  • @suwaydaa

    @suwaydaa

    2 жыл бұрын

    @@MA-xh8pk literally 😭

  • @fatimaabdulrahman9208

    @fatimaabdulrahman9208

    2 жыл бұрын

    😂😂😂👍🏽👍🏽

  • @habibagalgalo2844
    @habibagalgalo2844 Жыл бұрын

    Much love from 🇰🇪

  • @harishyare9375
    @harishyare93752 жыл бұрын

    Legend suldan seraaar a golden voice

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir61912 жыл бұрын

    Suldaanka fanka with one nd only Dj ❤👑

  • @dhaxalhooyo
    @dhaxalhooyo2 жыл бұрын

    my dumashi Proud of yuo noolow viva sadia

  • @abdishakurmohamoudali4162
    @abdishakurmohamoudali41625 ай бұрын

    A deep message from bottom of my heart 💓 Wa ku jclhy my wife Sacdiyo ❤

  • @cabdale7539
    @cabdale75392 жыл бұрын

    what A song🔥🔥🔥❤️ waxa ku zheeego maqaaaN Horay usoco zxp Zuldaan seerar

  • @luqmanbaadi5637
    @luqmanbaadi56372 жыл бұрын

    Sacdiyo magacaas xasuus igu leeyahay Nafteydaa Dareen dhab ah kugu dayeeyso ❤

  • @lucynjoki7651

    @lucynjoki7651

    2 жыл бұрын

    ISO WAC

  • @vanadiumtogettoseeing2sale739
    @vanadiumtogettoseeing2sale739 Жыл бұрын

    Maasha'allaah Tabaaraka Allaha ku xafido Aamiin Aamiin Aamiin Markasto Zakan Ha kuu Da'do Markasto Aad is tiraahdo Aamiin Aamiin Aamiin Farxad ku Noolow Meesha aad joogtaan iyo Aduunka Meel kasto aad ka joogtaan Aamiin Aamiin Aamiin iyo intii aad la jeceshahey oo dhan Ismaaciilada Oo Dhan ee Aduunka ku Nool Afartiisa Dhinac Intii Daacad ah oo dhan Aamiin Aamiin Aamiin

  • @NolandArbaugh
    @NolandArbaugh4 ай бұрын

    Heestaan 2023 ayaan dhagaysan jiray, gabar aanan waligay arag ayaan istusaa anoo jecel😂 Illusion😂

  • @Nimco-ig3cg
    @Nimco-ig3cg2 жыл бұрын

    Waaw waa hees laga soo shaqeeyay Respect full suldaan seeraar

  • @osmankaottoman3916
    @osmankaottoman39162 жыл бұрын

    Suldan the King 🤴🏾

  • @mohakaafi777
    @mohakaafi777 Жыл бұрын

    My dhameystiran I love you hny (N. J. C) I miss you so much ❣️

  • @ramlaabdirizak9542
    @ramlaabdirizak954211 ай бұрын

    Markaan ku doortaa dugsi raaaxadii galey bbe mohamed😊 ❤❤

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud36546 ай бұрын

    2024 hadii aad dawanayso like

  • @boqoljeedal7875
    @boqoljeedal78758 ай бұрын

    Sacdiyo❤❤❤❤

  • @princessdrama7017
    @princessdrama7017 Жыл бұрын

    Best song ilahow igu arsaaq qof I fahma xitaa anoo hadlin oo aan ka helo farxad iyo naxariis iyo jcyl dhaba sida abahay ii fahmi jiray okle aabo ilahy haku naxariisto waan u xiisay naxariistadii janada rabbi hainagu kulmiyo hees kazta oo jcyl ah abahay baan kusoo xasuustaa imiss you 😢 aabo

  • @abdulahikeno7092

    @abdulahikeno7092

    Жыл бұрын

    Wlo numberkaga isoo dir

  • @princessdrama7017

    @princessdrama7017

    Жыл бұрын

    @@abdulahikeno7092 hhhh kaga soodir

  • @Ordaayecade
    @Ordaayecade6 ай бұрын

    Heestaan qalbigey iga taabatay 🥺

  • @rmagaal21
    @rmagaal212 жыл бұрын

    Wow 😊 wllhi I can’t describe how much I love it this song💜 this song is neighbor for me😍 suldaanka geeska♥️🙏

  • @user-kz7hs6dy7o

    @user-kz7hs6dy7o

    9 ай бұрын

    Er❤😂😂😂😂

  • @rmagaal21

    @rmagaal21

    9 ай бұрын

    Hee hno😅

  • @sundusyuusuf8038

    @sundusyuusuf8038

    9 ай бұрын

    ​@@rmagaal211:28

  • @user-vi8yp6lk5y

    @user-vi8yp6lk5y

    8 ай бұрын

    ​@@rmagaal21😅

  • @rmagaal21

    @rmagaal21

    8 ай бұрын

    @@user-vi8yp6lk5y wll maxaa ku helay qososhy e

  • @mohamedabdul3549
    @mohamedabdul35492 жыл бұрын

    The best organized show I have ever seen

  • @MaxamedAbdiraxman-ye3bk
    @MaxamedAbdiraxman-ye3bkАй бұрын

    1:36 suldaan guhaad wllhy waan tageraa boqorka codka

  • @micheal791
    @micheal791 Жыл бұрын

    Soldaat seraar

  • @canabcabdisalaan131
    @canabcabdisalaan1312 жыл бұрын

    The guy at the back was in our Umrah group for Ramadan 2022 Masha Allah. I didn't know he was fanaan.

  • @rushdaa1840

    @rushdaa1840

    2 жыл бұрын

    He’s not fanan that dj subeer and he’s been dj for nearly (if not) 20 years

  • @fj1914

    @fj1914

    2 жыл бұрын

    Don’t say Mash’Allah he’s doing Haram

  • @rushdaa1840

    @rushdaa1840

    2 жыл бұрын

    @@fj1914 she said he was in an umarah group ManshAllah. So what’s wrong with that? Or you didn’t notice the period at the end of her sentence?

  • @justoooawesome

    @justoooawesome

    2 жыл бұрын

    @@fj1914 but here you are watching this video with the rest of us 🤷🏽‍♀️

  • @alxijaz1847

    @alxijaz1847

    Жыл бұрын

    🥰🥰🥰

  • @hamdaapdikarim5964
    @hamdaapdikarim59642 жыл бұрын

    Keep going suldaan seeraar 🥰🤴❤😍

  • @abshirshiine2523

    @abshirshiine2523

    Жыл бұрын

    Wow

  • @vanadiumtogettoseeing2sale739
    @vanadiumtogettoseeing2sale739 Жыл бұрын

    Maasha'allaah Tabaaraka Allaha Idin Xafido kuligiin 😘😘😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👄👄👄👄👄👄

  • @khadraabdi5372
    @khadraabdi537226 күн бұрын

    Mashallah TarabakAllah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samiirasancaanibeauty
    @samiirasancaanibeauty2 жыл бұрын

    Love it ❤️

Келесі