SULDAAN SEERAAR - TISQAAD JACAYLKEENU [OFFICIAL VIDEO 2023]

Музыка

Copyright Protected by Suldaan Seeraar
Suldaan Seeraar
Song: Tisqaad Jacaylkeenu
Lyrics: Amiin Samadoon
Melody: Khaalid Meesi
Music: Henok Atlabachew
Director: Abdifatah Kariye
Videography: DaddyFatChops
Editing: Khadar Waqal

Пікірлер: 1 400

  • @eanlockner9966
    @eanlockner9966 Жыл бұрын

    Thanks for letting me and my friends play music on stage with you for the video. I wish you many years of great success Suldaan 🔥⚡💯

  • @faithgabrielle7850

    @faithgabrielle7850

    Жыл бұрын

    I second this! An honor to play a part, thank you Suldaan. May your music touch the lives of many. ✨️

  • @billschlump3565

    @billschlump3565

    Жыл бұрын

    Yes thank you Suldaan for this amazing opportunity! It was a pleasure to be apart of such a powerful project!

  • @Suldaan_Seeraar

    @Suldaan_Seeraar

    Жыл бұрын

    Ean, thank you for being apart of this video. Wishing you nothing but the best.

  • @Suldaan_Seeraar

    @Suldaan_Seeraar

    Жыл бұрын

    @@faithgabrielle7850 The honor is mine. Thank you for being apart of the video

  • @Suldaan_Seeraar

    @Suldaan_Seeraar

    Жыл бұрын

    @@billschlump3565 Thank you Bill. It was a pleasure meeting you.

  • @FoosiyaAhmed-ni9og
    @FoosiyaAhmed-ni9og Жыл бұрын

    Heesa waxa ka fiican qur aanka ayaa igu raacsan ayaa rabi

  • @user-xn5sw9yn3p

    @user-xn5sw9yn3p

    Жыл бұрын

    Ani❤😢

  • @WADHE_49

    @WADHE_49

    11 ай бұрын

    Aniga wll❤

  • @carsonben1943

    @carsonben1943

    11 ай бұрын

    Nacam quraanka allaha nagu xafido amenyarapi ❤❤❤

  • @DeeqoShaanbo-ix5df

    @DeeqoShaanbo-ix5df

    11 ай бұрын

    Aniga will qaali❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤macaanto❤😂❤❤❤❤

  • @ina_axmed

    @ina_axmed

    10 ай бұрын

    Waa run❤❤❤

  • @liibaanxayle1446
    @liibaanxayle1446 Жыл бұрын

    Heestani waxay ino tuusaysa in qofka kasta oo guulaysta ayaaa ka danbeeyso hooyo macan ilaahay ha ino daaayo hooyo macan hooyo waaaan ku jecelay ❤️

  • @aminafarah8423

    @aminafarah8423

    Жыл бұрын

    ❤❤

  • @foosiyaMuusecabdillaahi

    @foosiyaMuusecabdillaahi

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤been maaha

  • @SAMBAD666

    @SAMBAD666

    Жыл бұрын

    Ok perfect pro

  • @aishacige8317

    @aishacige8317

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤

  • @cawaalemaxamed7215

    @cawaalemaxamed7215

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @biyaayo
    @biyaayo11 ай бұрын

    Nolosha hada waa igu adag tahay Insha allah maalin baan guulaysan doonaaa ilahay hakuu naxariisto hooyo😢

  • @AbdlleAbdirizak

    @AbdlleAbdirizak

    10 ай бұрын

    Insh allh😢

  • @amiiraaxmed1129

    @amiiraaxmed1129

    9 ай бұрын

    Runtii aniga io adiga isku miida baa nahye aniga baaa hooyo ifka imaa saraaan 7 sano baa igu dameese 7 sano noloshu wey igu Adgatee lkn mar kastaa ilhy baaa ku xidhahanaaye markan culeese dareemo xaga ilhye baan u caraar marka adigu mata malinaan Aheen waad ku leesaneesa taas manka ku haaye wllo inashallh siidii roona beey noqon hooyo mcn ilhyo naxaristii jano kusii noloshu waa Aadgatahye adiga la Aantaye balse ilhy janotu fartoosa ha inaku kula miiyo hooyo man😢😢😢

  • @biyaayo

    @biyaayo

    9 ай бұрын

    @@amiiraaxmed1129 aamiin xbbti ilahay how naxariisto hooyo runtiii hooyo la aan waa nolol adag ani wali hooyo layma dhihin anoo 3 sano jira iga dhimatay

  • @FartuunSiman

    @FartuunSiman

    6 ай бұрын

    Aamiin

  • @cikariinkante4792

    @cikariinkante4792

    6 ай бұрын

    😢

  • @nazeem-px6le
    @nazeem-px6le Жыл бұрын

    Ma noqdeen qof guul taabta iyo tacab la aantaye ada yidhi kacoo toos oo nolosha meel tiigso❤️ Hoooyo mcn nololeyyyy thnkz 😢❤️😍

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio Жыл бұрын

    Suldaan Seeraar Somali Greatest Artist of our Era.

  • @mahmedahmed7762

    @mahmedahmed7762

    Жыл бұрын

    Waqal on the up down moving ❤

  • @yahyabestwishes8118

    @yahyabestwishes8118

    11 ай бұрын

    Awale aden is the best

  • @fardosaelmi3484

    @fardosaelmi3484

    11 ай бұрын

    YES

  • @saidsuleiman7365

    @saidsuleiman7365

    11 ай бұрын

    @@yahyabestwishes8118 sulden is clear wlhi

  • @khadarcabdi1

    @khadarcabdi1

    11 ай бұрын

    ​@@yahyabestwishes8118xaasidnimada heer laguma gaadho maxaa cawale meesha keenay

  • @deqsanxusen8979
    @deqsanxusen8979 Жыл бұрын

    Aaad bay u xanun badan thy inaad kaligaa aduunka wa jahdo lkn qof ilahay haysta garab uma bahna alx❤

  • @HafsaHussein-ec7oe

    @HafsaHussein-ec7oe

    Жыл бұрын

    ax ax walhi runta aya shagteya😢🙏Hoyo ma ila jogta walalaheygan ilama jogan kaleygii aya Nolazha wajaha walhi😢💔qof waxa darem yurub joga Hoyo la jogan walal la jogan wadanka qof ka aqano hadan eya Famly sugayan in owa gacan ku hayo💔😢💔

  • @KOOKOpubg7

    @KOOKOpubg7

    Жыл бұрын

    🤦

  • @fartunxasan8960

    @fartunxasan8960

    Жыл бұрын

    Sax wlaahi qofkii ilaaheey haysto cidna uma bahna

  • @MzzXarago-bi7ww

    @MzzXarago-bi7ww

    10 ай бұрын

    ​@@HafsaHussein-ec7oe sorry wacneyyyy 😢😢

  • @user-zo2cb7gv8l

    @user-zo2cb7gv8l

    5 ай бұрын

    waasaxantahay😢😢😢

  • @Lamiisbintusamriye
    @LamiisbintusamriyeАй бұрын

    Heestann waxay itustayy Qof Walboo dunidann Guulaysatay inayy Waalid Ka danbeyann Lkn ugu Danbeen Waxann Kamid Ahay kuwo Nolosha Kaligooda wajahayooo😢 Macaana Quruxda Walidka Iyo Naxariistoda😢

  • @enggorod34
    @enggorod34 Жыл бұрын

    Heestaan waxay ina tusinaysaa qof walba oo guul gaara inay ka danbeysay hooyadii❤

  • @iqrayuusufcusmaan8555

    @iqrayuusufcusmaan8555

    Жыл бұрын

    Aad iyo aad 😢😢😢

  • @abshirkalajaban144

    @abshirkalajaban144

    Жыл бұрын

    Hooyo kliya naahan waxaa jira dad aan hooyo haysan asiga hooyday waa nooshahay lkiin waxaa idoo korisay curada hooyaday ee walshie mcn abaal gudbey igu leedahy Alle haa ii daaye ❤❤❤❤

  • @AhmedSamir-yr3cd

    @AhmedSamir-yr3cd

    Жыл бұрын

    Si guud haween ayaa ka danbeeya nin kasta guushiisa. Anniga Ayeyday macaan si sharaf iyo karaamo le' iisoo korisay.

  • @bushroabdiasismohamud1707

    @bushroabdiasismohamud1707

    11 ай бұрын

    😢😢

  • @mnviepapa2003

    @mnviepapa2003

    11 ай бұрын

    Lkn maha badanka ,kof kaleh ayu noqonkara

  • @siciidcartan303
    @siciidcartan303 Жыл бұрын

    Heestani wxay xanbaarsan tahay dareen gaara in badan oo aniga ila mida waxaan nasiib u yeelanay in waalidkay aanu haysano illaahay ha inoo daayo waalidkay Aabbo iyo Hooyo Inta ay waalidkood dhinteen illaahay janada ha kula kulmiyo ❤

  • @KingBurhaanOfficial

    @KingBurhaanOfficial

    Жыл бұрын

    Amiin bro

  • @shaakirabdi2141

    @shaakirabdi2141

    Жыл бұрын

    Ale Wlal Samir Iyo Iiman AkaziYo😢

  • @LibanXasan-dr9qe

    @LibanXasan-dr9qe

    Жыл бұрын

    Aaamiin aaamiin😭

  • @halimasacdiya9880

    @halimasacdiya9880

    Жыл бұрын

    Ameen wll ani hooyo iima noola😢😢 allh ha u naxariisto mamadey🤲🤲

  • @FaizAliHaider

    @FaizAliHaider

    Жыл бұрын

    Illhy ha ku na razisto

  • @aishohajihussein3
    @aishohajihussein3 Жыл бұрын

    Waxad muda heestan ina aan waqtii u bahana soo baxday Tamar iyo anigo hesan qof ii garab tagan oo galiya 😢ahana qof indhaha kaa xiran noloshana aan hamin oo rajo bas leh adiga rajadeyda dhab kaa dhiagay walal ii garab tagan man helin lkn aska wuxu ii noqday walal iyo saxiib jaceyl ❤😢 malina musan ii daren siin inan nolosha rajo Lan ahy asaga iku dhiri galiyay manta heerka aan jogo manta Maa noqden qof gull tabta iyo tacab lanta😢😢 wayo aska iku yiri wax kasta wad qabsan karta 😢adiga yari kaco tos malina man daremin inan ahy qof agoon aabo leh ahy 😢talo hadey noqo hadii ay noqoto wax kalaba asaka isinayay waxan ahy gabar jcl iney wax barato jcl iney her garto lkn man helin qof iku tagera riyadeyda 😢Marko nolosheyda kuso biray waxa ii bilowday nolol cusub oo qurux badna iyo rajo kale❤Maa,tir tiro abalkada tusmadiyo wanagada marka talabo wada qadnay kana helay tixkalin buxda ❤😢 oo tisqad jclkena ax manta qofka ahy shalay man ahen 4sano ayey nolosheyda isku badashy , qof wax ii Tara ano wayay 😢adiga itaba Tabshay waxa thy iftiinkeyga❤😭 farxadiyo darikeyga😢ma tir tiro abaalkada ❤tusmadiyo wanagada mar talabo wada qadnay kana helay tixgalin buuxda😢❤ oo Tisqas jaceylkena ❤qofka manta ahy adiga ika dhigay nolosheydii Love u ❤ Thnnk u sultana sarer aniga inad ika dhax hadleso muday ❤🙏🥺

  • @ahmedzaki6149

    @ahmedzaki6149

    Жыл бұрын

    Guul kuu rajenaa byo horay usoco 🤘🤘🙏

  • @najkavlado5698

    @najkavlado5698

    Жыл бұрын

    Guuleysi wll waligaa nolosha kuma ciisho ❤❤

  • @RuqiishRuqiish-we5pp

    @RuqiishRuqiish-we5pp

    Жыл бұрын

    Guleyso apyo ❤

  • @abdinajiib4886

    @abdinajiib4886

    Жыл бұрын

    waalidinteena allaha noo daayo waa furaha guusheena😭♥️ guleyso abyo❤

  • @sabriinasafisafka9830

    @sabriinasafisafka9830

    2 ай бұрын

    alx bayo hadaba manta gartay herka aad rabtay Insha allh mel ka sareeyso kuuu rajeyn qlbiyey 🎉🥰💪🙏

  • @ahmedseidseid
    @ahmedseidseid Жыл бұрын

    انا من ارتريا احيب صوماليين 🎉🎉❤🇸🇴🇪🇷🇪🇷🇸🇴🇪🇷🇸🇴

  • @abdifatahsaygar6480
    @abdifatahsaygar6480 Жыл бұрын

    Hooyooyinkeen tii dhimatay iyo intii nool rabbi naxariistiisa jannada haku irsaaqo,

  • @sabrinsherif-ln4ng

    @sabrinsherif-ln4ng

    Жыл бұрын

    Amin walal😢😢😢😢😢

  • @ubahmaykal911

    @ubahmaykal911

    Жыл бұрын

    aamen

  • @farhiamali4693

    @farhiamali4693

    11 ай бұрын

    Amiin Amiin ya Rabi 🤲🤲

  • @FartuunSiman

    @FartuunSiman

    6 ай бұрын

    آمين يارب

  • @enchantresscabdi7268

    @enchantresscabdi7268

    5 ай бұрын

    Amiin ya rab

  • @NadiaSaed-sk7lk
    @NadiaSaed-sk7lk Жыл бұрын

    Ada yidhi Kacoo toos Oo nolosha meel tiigso Oo talo isiinayey❤️Kooriskan qof hooyaday macan uga qalma aduunka ku garan maayo👸🏻

  • @user-dn7iq1zd9b
    @user-dn7iq1zd9b Жыл бұрын

    Qofka kasta GuuL Gaadha waxa ka dambeysaa Hooyadood Macaan Marnaba kama maqna Guusha qofkasta Hooyadood Intaa ka dhimatay Hooyankooda alle Ha u Naxariisto 😢

  • @Dulmar_films
    @Dulmar_films Жыл бұрын

    Aabow erayadan adan kugu xasuustay balse Alla iga kaa jeclaaday aabe mcn miss you wlhi 😢😔🥺🤲🏻

  • @Amouchy

    @Amouchy

    6 ай бұрын

    Same 😢😢

  • @abdiwahidomarjowhari8952
    @abdiwahidomarjowhari8952 Жыл бұрын

    Sweet mom I miss you😢😢 and I will never forget you❤

  • @saamiaden5375

    @saamiaden5375

    6 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @BashkaBoy-un4oz

    @BashkaBoy-un4oz

    5 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤​@@saamiaden5375

  • @mohaxiis1132
    @mohaxiis1132 Жыл бұрын

    What is song ALLE HA XIFDIYO meel walab oo ay joogto gabar KASTA OO SOMALIYEED LIKE HA ILA DHAFIN HADA IGA DANBAYSO🥺🖤🙈

  • @sabrinsherif-ln4ng

    @sabrinsherif-ln4ng

    Жыл бұрын

    Like la rabta wayab hes qoro badan like dahaysa adiga kkkkk😅😅😅😅😂😂😂😢

  • @cadaaweaxmed6336
    @cadaaweaxmed6336 Жыл бұрын

    Xaaskeyga❤ Waxey iigu sabartay shiidka iyo duruufta iheysay. Waxey garabka saaratay waxkasta oo la'iiga baahnaa aniga iyo sidoo kale waxey isiisay waxkasta oo aan ubaahnaa. Hadda Waxaan iskula noolnahay London. Alxamdulillah. Aniguna waxaan uballan qaadayaa in kaligeed aan nolosha lawadaago oo aanan meel kale ka'aadin naago kale ka'aadin❤🎉 Booskaaga qof kale mayeesho❤.

  • @iqyaarcabdi2354

    @iqyaarcabdi2354

    Жыл бұрын

    Nin rageeed baaa tahey runtii nolol qurux badan baan idiin rajeyn

  • @naimaainab8606

    @naimaainab8606

    Жыл бұрын

    M.a ♥️👑

  • @nolosha2436

    @nolosha2436

    Жыл бұрын

    Nin ragg ah ayuunba garawsada abaalka loogalo. waliba way yaryihiin ragga dhaada waxyarka iyo abaalka wanaagsan ee xaaskisu usamayso oo inta badan ragu waxay moodan inay xaq ugu leeyihiin, inaad u ogtahay gobonimada xaaskagu kuu samaysay abaalna ugu hayso ayaaba dun-wanaagaaga iyo garasho toolmoonidaada sheegaysa. Xataa hadanad u gudin abaalkaas in aad u qirto ayaa qofka wanaagsan deeqda ee alle hakuu barakeeyo qoyskaga wall ♥

  • @ahmedzaki6149

    @ahmedzaki6149

    Жыл бұрын

    Legend thy sxp qof duruud kugu dul qaty waligaa ha hilmaamin hana xumen 🤘🤘

  • @cadaaweaxmed6336

    @cadaaweaxmed6336

    Жыл бұрын

    ​@@iqyaarcabdi2354 Waad mahadsantahay qof kucaawiyay garabkiisa lagama baxo

  • @loveumom2523
    @loveumom2523 Жыл бұрын

    Adaa yidhi kaco toos O nolosha meel tiigso O talo i sinayay❤ Hoyo mcn & aabe adinka cid idinka mudan ma jirto erayadn quruxda bdn sad nogu so dadashen ilhy janadisa ha idinku amal mariyo wxd no tihin iftinkan dunidan ku jogne ❤🫂😰

  • @Carfooon

    @Carfooon

    Жыл бұрын

    Xaqiiq wlh😢❤allow inoo xafid

  • @abdishukrihaybe
    @abdishukrihaybe Жыл бұрын

    I think this is one of Suldaan Seeraar's best songs for four reasons: the lyrics, the message it conveys, the music, and how all of this is synchronized with his soothing voice. This is the rough English translation that I made of the song: I, who had no energy, Nor anyone to lend a shoulder, You were the one who supported me, You gave your strength to my weak soul, And then showed me a hope on a day. I would not have achieved success and wealth, Without you (and your effort). You told me to stand and wake up, To have goals in life, And then gave me valuable advice. I will not forget your favor, Your examples, your goodness, And the way we took steps together. I received from you your utmost respect, And our love really started well. Our love really started well. Our love really started well. Our love really started well. Me who had no one To give me empathy and help me, You're the one who took care of me, Sharing with me heart-touching words While guiding me well. You are my light, My happiness, And the lamp of my life. You are the archetype Of benevolence's wholeness, Leaving my soul in a place I can't reach. I will not forget your favor, Your examples, your goodness, And the way we took steps together. I received from you your utmost respect, And our love really started well. Our love really started well. Our love really started well. Our love really started well. Follow me on IG: @AbdishukriHaybe

  • @faithgabrielle7850

    @faithgabrielle7850

    Жыл бұрын

    Thank you for this translation!

  • @ifrahabdi7256

    @ifrahabdi7256

    Жыл бұрын

    Mazha allah good translation keep going brother❤ codka Musica dhan walba way is haystaa heestu you translated as it was🥺🙏

  • @Nany25547

    @Nany25547

    Жыл бұрын

    ❤❤

  • @shurealiim9996

    @shurealiim9996

    Жыл бұрын

    U did it well

  • @nazali5183

    @nazali5183

    Жыл бұрын

    Thank you for translation 🙏🏼

  • @hoodocabdi1921
    @hoodocabdi1921 Жыл бұрын

    Tamar iyo anoon haysan cida kaloo igarap taganah AdigAa itagaroo ibarshay tagtaah oo rajo istusay maanta 😩👸 manaqodeen qof guul taptaa iyo tacap laantaaye adigaaa kacoo toos oo nolosha meel tiigaso 😭🥺. Oo rajo igu barshay maanta 🤲🥰 oo tisqaad jeceylkeenu 💋 qof tudhala imuya wax itar anoon wayay 🤲 hooyo mcn rapi haikaadayo 🤲🤲

  • @user-ih5rb5pv8c
    @user-ih5rb5pv8c4 ай бұрын

    انا من اليمن و احب الاغاني الصوماليه 🇸🇴🇾🇪

  • @aswancabdirashid5142
    @aswancabdirashid5142 Жыл бұрын

    Aabo mcn Allow ika daa🤲🥺Adunkaygi Aabo🥺❤️🌏

  • @zakisuldaan9975
    @zakisuldaan9975 Жыл бұрын

    Mama don't cry while we try to change the same thing Dear mama 🧕🏾👑🌍☝️ one love 🇸🇴

  • @arwaadam7131
    @arwaadam7131 Жыл бұрын

    Wakhatigii ugu adkaa nolashaydaa adan garaab iyo gashanbaa ka helay wallhy waxn ogahy in aan wax kasta ka qusan laah hadanad ilaa jiri kaabahaygawww wan ku jecelay kun jecelan donaa intaa aan neefsnayao ❤

  • @user-zd7em8oc8q
    @user-zd7em8oc8q Жыл бұрын

    HeestaN micnaHedU waxaY kahadlaYza in Ay hoooyadU mar walpaH dariiiq wanagzan kula RabTOH ❤❤❤❤alleH cimri dheeeR hoooYO haku siiiYO ❤😢

  • @Kayf_Ali
    @Kayf_Ali8 ай бұрын

    Matir tiro abalkaga Nafteyda cidan ahyn abaal uma hayo qofka marka uu kufo kici jiray Wa aniga qofka marku guldareyato odhan jiray horay usoco nafteyda ayey ahyd abaal aaad ubadan ayaaan ku hayaaa nafteydiyey ‘Matir tiro abalkaga tusmadiyo wanagaaaga 🙏🏽

  • @Azuuuuuuuuu989
    @Azuuuuuuuuu9899 күн бұрын

    Mar walpo waa garabkayga aniguna waxan ahy garabkisa wax walipo wu igu dhiiri galiya xaalad wangsan io xalad xunba wan isaso garab istagnay midna midka kale ka dhaqaqin anago ah walipo dhalinyaro aad ud'a yar😭❤️ hada waxan nahy wali arday inkasto asagu inan jamacad dhigta❤ but anigu waxan wada wali schoolka💕 wan rajeynaya heer aan family oo hooyo iyo aabo noqono wada gaarno😍💐wu tisqaaday jcylkenuye🤭💕 like iisaar hada iga danbeso 13/7/2024❤

  • @hamdinour8728
    @hamdinour8728 Жыл бұрын

    Heestan Wa hees jeceyl ah Maxa hooyo uwada so qoreysaan 😢Aniga hooyo janadi Fardowsa ku jirta Insha Allah

  • @black_mirror07

    @black_mirror07

    Жыл бұрын

    insha allah

  • @aminocrisaaq

    @aminocrisaaq

    Жыл бұрын

    ​@@black_mirror07❤❤❤

  • @farhiyosharif8208

    @farhiyosharif8208

    Жыл бұрын

    HEESTAN WA LAMANE HOOYO KUMA SOOCOTO. DADKENA FAHANKA AFKODA KU YAAR AYAN U MAYNA.

  • @jacklineachiengodhiambo
    @jacklineachiengodhiambo Жыл бұрын

    I'm not a Somali But Suldaan Seeraar remains my best musician 👏 good job this song is on another level 💯🔥

  • @caashadiriye5060

    @caashadiriye5060

    Жыл бұрын

    Ertyiio

  • @user-ij5dl7vp2z
    @user-ij5dl7vp2z6 ай бұрын

    heestaan wa hees jcyl wxana dareemi kara qofkii helaa Jcyl dacad ah iyo garab istaag buuxa waliba xiliyada noloshu kugu adagtahy❤

  • @leebashirstudios13579
    @leebashirstudios1357911 ай бұрын

    #Fact Heestaan Hooyooyinka bey ku macan tahey ❤❤❤❤ uma qalanto Gabar yar oo lacag iyo Qurux kugu raacdey inlagu amaano.. Mothers❤️Love❤️nothing to compare

  • @AaminaCali-ym8zy

    @AaminaCali-ym8zy

    7 ай бұрын

    Ahey intas hooyo laga hela wlhi😢

  • @abdishakuur1498

    @abdishakuur1498

    Күн бұрын

    Aad io aad wllka

  • @Jnw09
    @Jnw09 Жыл бұрын

    Heestan waxay u dhigantaa heesha somali ay qaaday o dhan I xasuusiya si aan dub uguso noqda ❤

  • @user-io1oy9uj7v

    @user-io1oy9uj7v

    7 ай бұрын

    Yup this song is emotional🥺😩❤️

  • @user-hv4cm2hz1t
    @user-hv4cm2hz1t Жыл бұрын

    Hees iyo badh huuno🥰 Horay u soco Suldaankeena❤️

  • @sundussiciid6741
    @sundussiciid6741 Жыл бұрын

    Hoooyo mcn maalintaaa adunka igu cidleysaan dareemayaa murugadu waxey thy hooyo max igaa tagtey hdiii adaaa ogeydaa in murugdaaasi i daaabeneyso ma haysto qof sidaaadiii i farxdaa galiyaa qof sidaaaadaa xuman wlbo aan leyhy qariya qof sidaaada wax wlbo oo aan ahy igu farxsan maamo waan ku jclhy ma helyo qof boskagaa i buxiyaaa😢🙏😭❤💯

  • @kadeeromar6616

    @kadeeromar6616

    3 ай бұрын

    Sorry walaal Allah haunaxaristo

  • @suadsaid-of5mq
    @suadsaid-of5mq Жыл бұрын

    Heestaan dareen maxad weyn wato ❤️ qof mowqafkiisa ku taagan ❤️❤️

  • @samiirosaacid8982
    @samiirosaacid8982 Жыл бұрын

    Tabar io anoon haysan qof kloo iga rab tagan Adiga itaageray igu biirshay taagtada ❤️😭 Qof walpa heestan qof buu inayaysanya anu wxan uniyaysanaya hooyaday mcn boqorada iga hor marisay qof walpa oo ila mida waaxa tahay hooyada dunida ugu wngsan wxaa tahay qofka ani io wllgy noo buxiyy aabahen io dhamn qof wlpa oo aan u baahnayn wxaad nasiyy jacyl dhiranaan io wx wlpa inan qabsan karno ilhy cimriga io caafmadka hku dhereyo hooyo mcnto❤😢

  • @empireshow1

    @empireshow1

    Жыл бұрын

    Hooyo mcn

  • @farxiyoindhoyare-cm1xn
    @farxiyoindhoyare-cm1xn11 ай бұрын

    Hooyo mcnn🥺 ilhyy inuu cimri dheer io cvmad ku siiiyO aduunkad nala wajahdeyyy😭 wadna tarbiyeyseyy wadna dhirigaLiseyy wadna hogaamiseyyyy❤ hooyo wadnaga farxisa habeena gaajo🥺🫀 kuman sexan dhereg abaaLkaga ilhy jano hakaga dhigO baLann io axdi weeYe inaan ka Farxino😌🖤 jacylka lashegaYo hdusan kaga ahaynn jcylkenuu ma jiro momyyy cimri dheeer 😭😭🖤

  • @abdikafiosman8034
    @abdikafiosman8034 Жыл бұрын

    Hees iyo fannaan dheh! Suldaan, adiga iyo saaxiibadaa ku mahadsanidiin hal-abuurkan ashqaraarka leh.

  • @apdilaahirajuu3611
    @apdilaahirajuu36112 ай бұрын

    Abwn Amiin samadoon suldaan seeraar heeso xul ah ayuu udhibay taasi ayaa ilaa arka like 👍 isar

  • @AyaanAhmed-bd8fs
    @AyaanAhmed-bd8fs7 ай бұрын

    Somaliyay ma heesta faham la’aan bay idinka tahay mise Jacayl jiritaankiisa ayaad inkiraysaan Hooyada wa ku qasab in Ilmaheeda ay garab is taagto waayo Allah swt ayaa 9bilood training ku siinayay in ilmaheeda garab taagnaato nolosha barto Heestana wa lamaane jacaylkiis iyo garab istaagiis waayo lamaane jacaylkiisu maaha qasab we wa Dareen iyo dulqaad laba shakhsi oon dhiig isku keenin hadana nolosha ku midoobay dadaal dheer kadib ku Guuleysta Hayaankii Nolosha qofkii gaadhay ayaa fahmi kara alxamdulilaah aniga waan gaadhay guushaas dadaal iyo dulqaad iyo kalgacal baanu ku gaadhnay Alxamdulilaah waayo badan so wada marnay Ducaysane xajigeyga Alxamdulilaah 20 sano no dhamaanaysa Ilaahay nimcada iyo wanaaga ha noo siyaadiyo heestani walahi si dhab ah ayay ii tabatay

  • @Amalindhodeeq
    @Amalindhodeeq Жыл бұрын

    Adigaa tix-raaceeda Gobanimada taamkeeda Oo tayda baro dhaafay Ma tirtiro abaalkaaga Tusmadiyo wanagaaga ✍️😩❤️

  • @muniiralxupi5183
    @muniiralxupi518310 ай бұрын

    Woooow I only listen jigjiga qabyo 1 qolka 5 Ayàan ku dhagaysanayaa saacadu waa sadexdii taariikhda 23/9/2023 like hala dhaafin marxalad baan kuiiraa situation to another situation good luck reer jigjiga

  • @qummansabbag
    @qummansabbag7 ай бұрын

    Ayeeyo alle hakuu naxariisto inta fannaanku sheegayo adigaa kaa helay❤

  • @abdikanigadariofficial6523
    @abdikanigadariofficial6523 Жыл бұрын

    Hestani waxay xanbaarsan tahay daren gaara in badan oo aniga ila mida waxaan nasiib u yeelaney in waalidkey aanu heysano rabi ha noo daayo walidkey hooyo iyo aabo ❤ Inta ay walidkood ay dhintey alle janada ha ku kulmiyo 🥺

  • @AyaanleCaidhwere

    @AyaanleCaidhwere

    9 ай бұрын

    😢😢aamin

  • @mosheiizy5565
    @mosheiizy5565 Жыл бұрын

    🙌🏽 Hees Kale oo miisaan culus xanbaarsan! Suldaan 🙏 Mahadsanid. Our Wives are 💙. I like the solo 🎸 😇

  • @aishafuaad1
    @aishafuaad1 Жыл бұрын

    Cawa bila farxad ban ahay marka qof ku xirto farxadadu ma ficna lkin aniga wan ku xiray waliba qof aan I ogen inan dartis umurug sanahy asaga neh waxba ima oga 😔I.a inan qalbigeygu nadif noqda rajeynaya💔wax walba waqtiga badalayo I.a🥺 tariq 17/6/2023💔

  • @maame9552

    @maame9552

    Жыл бұрын

    Soryy😭😭😭

  • @najibbihi8771

    @najibbihi8771

    Жыл бұрын

    Darenkaga la Wadag qofkas pro 🥺

  • @user-ct4gc5jn6u

    @user-ct4gc5jn6u

    Жыл бұрын

    sorry 😢

  • @fadxiyaocelo9336

    @fadxiyaocelo9336

    Жыл бұрын

    Qaali wax kasta way dhacaan iska samir waa iska xaal aduun

  • @sabrinsherif-ln4ng

    @sabrinsherif-ln4ng

    Жыл бұрын

    Noproblam wall mcn waxan wa adun walahi 😢😢❤❤

  • @user-zp8vl9zp5h
    @user-zp8vl9zp5h12 күн бұрын

    Ilaa maalinkuu fanka soogalay ilaa haaan taageero u ahay suldaan seeraar noolow my favb singer🎉❤

  • @badrafarhan9975
    @badrafarhan9975 Жыл бұрын

    Qovkii an heestan an uqadii lahaa imika ma hayo lakiin ma tir tiro abalkiisa waxad mooda iney heesto dhanii saga ka hadlayso waa jeclan lahaa inaan uqado balse hada ma hayo qovkaa😭😭💔

  • @tiger__official

    @tiger__official

    Жыл бұрын

    Hooyadaa mcn ba u qaad wll

  • @moubarekbarrehassan8220
    @moubarekbarrehassan8220 Жыл бұрын

    Tamaar iyo ano haysan🌍❤.. Cidkale ii garab tagan 😢 adiga ii tageray🍁.. Igu birshay tada..🥺 Oo raajo ii tuusay malin 😢.. Maar aan aan talabo aan wada qadan kaa helay tixgalin buxda.. 🎉❤💍

  • @kadeeromar6616

    @kadeeromar6616

    3 ай бұрын

    Masha Allah brother ❤

  • @MarwanYare-uv3pi
    @MarwanYare-uv3piАй бұрын

    Hooyo mcn cimri dher iyo cafimad alle haika siiyo adun iyo aqiro waxthy qofka kaliye noloshyda kuxiran thy alle kasokow❤😢

  • @deeqcabdisalaan3987
    @deeqcabdisalaan398711 ай бұрын

    Heestan waxan dib udhagaysandoo markan hadafka nolasha leyajy irumoobo😢❤🤲

  • @Ayanithaapdimalik
    @Ayanithaapdimalik Жыл бұрын

    Aniga waligaye hoyadaye lama joogin lkn ayeeyadaye baan lajoga Nolosheeda yadaa waxa ka badashye hada lkn ayeeyo waye iga maqana tahye waan u xiizaye inaye itimaado sinabada igu so duceeya guys 😢😊Manoqo deen qof guula tabata iyo tacab la,aanta Oo talo isiinayaye Matitiro abalakaa ayeeyo mcn to 😢😢

  • @AbdlleAbdirizak

    @AbdlleAbdirizak

    10 ай бұрын

    Shakhsi kula.mida bes.baa Ku dareemi Kara wll

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын

    LAYAAB suldaaka amazing song another level 🔥🔥💯💯 Lyrics 💯 Melody 💯 🔥 Music 💯 🎶

  • @DaljirDarwiish7605
    @DaljirDarwiish7605 Жыл бұрын

    Tamar Iyo Anoo Haysan🧍‍♂️🥰 Cid kale I Garab Tahay💏♥️ Adiga Itageray igu Birshay 👥✅ Tagtada Oo Rajo Itusay Malin 💯😢 Manoqdee Qof Guul Taabta🤴🙏 Iyo Tacab La.aantaye😭🧕 Adigaa Iyidhi Kacoo Toos💞🤱 Oo Nolosha Meel Tigso🚶‍♂️🥀 Oo Talo Isinayay 🗣🌺 Ma Tirtiro Abaalkaga 🥰🙏 Tusmadiyo Wanagaga ♥️❣ Marka Talabo Wada Qadnay💖👫 Ka Helay Tix Galin Buxda ♥️🥰 Oo Tisqaad jacaylkenuye 💍🥀 Tisqad Tisqaad Jacaylkenu 💍💖 Wuu Tisqaday Jacaylkenu 👥💋 Qof Tudhaale Imuuja 🛌❣ Wax I Tara Anoo Wayay 🙆‍♀️😥 Adigaa I Taman Taabshay 🤵🥰 Oo Eray Qalbiga Taabta 🌏💓 Oo Tilmaamo I Muujay👆📄 Waxaa Tahay Iftinkayga ✴✨ Farxadiyo Tirigayga ♥️💐 Addigaa Tixraaceeda 📑📤 Gobonima Taamkeeda 👑♥️ Oo Tayda Baro Dhaafay🌻🥇 Ma Tirtiro Abaalkaga 🙏👥 Tusmadiyo Wanagaga 💋💖 Mar Talaabo Wada Qaadnay 👫♥️ Kaa Helay Tixgalin Buuxda🙏👑 Hooyo Macaan Waxad I Tahay Wax walba Oo Naftaytu Ku Faraxdo Ay jecesha Hooyo Macaan Waxad I Tahay Janadii dunida Hooyo Macaan Noloshayda Adiga Heer sare I Geyay Jano Duniyo Abaalkaga Ma Gudi karo Hooyo Alle Haykaa Daawo Waayo Badan Dunida Ku jeclhy Hooyo Miss you More Mamo😭♥️💋 Best Hees Suldaan Seerar

  • @ismaaciilcaaqil289

    @ismaaciilcaaqil289

    Жыл бұрын

    Much thanks 😊 🙏 for your writing

  • @deeqcabdisalaan3987

    @deeqcabdisalaan3987

    10 ай бұрын

    ❤ 🎉

  • @maryandhagadhere-wr4cf

    @maryandhagadhere-wr4cf

    9 ай бұрын

    ❤😢

  • @zachariadahoudmohamed73
    @zachariadahoudmohamed73 Жыл бұрын

    Suldaan seerar fanaan fanka iyo heesaha somaliyeed heer sare gaarsiiyay ❤

  • @user-ux7mc6hv4p
    @user-ux7mc6hv4p8 ай бұрын

    Tamariyo ano haysan ciid kalo igarab tagan a😢Adiga ii tageray igu birshay taladada😢😢 ayeyo mcneey ilahey haku naxariistoo😢😢😢😢😢😢 ma noqden qof guul tabta iyo tacab laaa antayee😢😭🤲

  • @khairecadde6262
    @khairecadde6262 Жыл бұрын

    Heestaan Tisqaad Heerka heesaha soomaalida loo duubo loo sameeyo loo laxameeyo kor bay u dhaaftay. Erayada iyo laxanka cajibka waxaa u dheer codka degananta leh, Teembada, Hab muqaaleedka internationalka oo ah qaabkii ugu Danbeyey, aduunka Heesaha classicalka. Only say wlhi can understand this style of singing.♥️

  • @user-hd6yd7jy3v
    @user-hd6yd7jy3v Жыл бұрын

    1m hdee gaarto love ka ha ila dhafin

  • @maloo3288
    @maloo3288 Жыл бұрын

    My favorite singer. Codka, miraha iyo waliba musigada intaba caadi maahan from Mogadishu

  • @manaalaxmedmanaalaxmed
    @manaalaxmedmanaalaxmed Жыл бұрын

    Hooyo macaan❤😢 ayaan heestan u hibayan laha anu❤️🫅🏽

  • @SahraQani-fb6wt
    @SahraQani-fb6wtАй бұрын

    Manoqden qof guultabta iyo tacab la.aanta my husband ❤🥰

  • @aadanxuseendaauud7824
    @aadanxuseendaauud78246 ай бұрын

    This song shows the importance of Mother in a person's success in life. Big Respect Vocalist Suldaan Seerar. ❤

  • @yusufosman8411
    @yusufosman841111 ай бұрын

    Mum❤ i miss u 😘

  • @JamiilmubaarikJamaac
    @JamiilmubaarikJamaac Жыл бұрын

    Manoqdeen qof guultabta 😢 la,aantaa hooyo wanku jeclahy maama hinda xuseen adam hinda nuura يا عمري انتي 😭🥺🫀

  • @Carfooon

    @Carfooon

    Жыл бұрын

    M.a allow inoo xafid hooyad modayba labada magac hore waa iskaga mid❤😢

  • @africanmusic1122
    @africanmusic112211 ай бұрын

    Suldan serar is working under difficult circumstances and still has more quality videos than those living in western countries ❣️✅

  • @DH-yi5dx

    @DH-yi5dx

    11 ай бұрын

    waxaas halkan lagama yaqaan difficulty iyo disaster waa waxaad western ka kaga tuugtaan

  • @johannesvonsaaz3987

    @johannesvonsaaz3987

    11 ай бұрын

    I swear he lives In Canada

  • @MohamudOmar-fs5dp

    @MohamudOmar-fs5dp

    8 ай бұрын

    KOKO

  • @rushdaa1840

    @rushdaa1840

    6 ай бұрын

    @@DH-yi5dx😂😂😂

  • @NimcaanHaybe-ve9cz
    @NimcaanHaybe-ve9cz Жыл бұрын

    Waaaaw suldaan seeraar is no easy this song is the best song this man is the suldaanka geeska m.a

  • @hoodomaxamed3048
    @hoodomaxamed30488 ай бұрын

    Qofka heerka iso gaadhasayey waa hooyo daya l love you mom mcn😢😢❤

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 Жыл бұрын

    Waan qiirooday runtii hesstani way I taabatay waayo waalid ayuunbaa intaas iyo ka badanba inoo sameeyay walina ina garab taagan inakoo waayayn Hooyo macaan Aduunka iyo aakhiroba Iiibaan la,aantaa nolol la,aane Aabe macaan Alle hakuu naxariisto abaalkaagana janno alle haka yeelo maxaan kuu xiisay😭😭🤲

  • @SamiraIsmail-ld3nu
    @SamiraIsmail-ld3nu10 ай бұрын

    Only for my hero 🦸‍♀️ father 👨🫶I miss him soo much much God ballesed you and go to jana Amiin 🤲🏻😭😭😭

  • @Araweelomoh
    @Araweelomoh Жыл бұрын

    Tamar io anoon haysan cidkalo igarab tagan adiga itaageeray igu birshey taagtada oo rajo utusay maanta this song is so feeling mom luv u 😭😭😭❤️

  • @AhmedSamir-yr3cd
    @AhmedSamir-yr3cd Жыл бұрын

    Suldaan Seeraar is the best artist of our generation.

  • @niyaaupdi
    @niyaaupdi2 ай бұрын

    After 10 months I’m still listening this song ❤😢

  • @nimcokaahin-jq7vr

    @nimcokaahin-jq7vr

    Ай бұрын

    😢

  • @dingrgnczr
    @dingrgnczr Жыл бұрын

    This song speaks for what I really feel. Heard this from my Kjæreste many times and I fell inlove. Listening at 12midnight and It soothes my soul.

  • @Farashaash
    @Farashaash Жыл бұрын

    They all nailed it the guitar player, the keyboard lady, the bass guy, and slow drums + his beautiful voice = what a ballad music please make live music this cool band, I never listened your songs but this one shuts me up, well done Sultan bro... 15ka ka hor must reach 1m views because they worth it... Henok Atlabachew excellent work folks i admire you as always

  • @Sharmake-iq9lh

    @Sharmake-iq9lh

    Жыл бұрын

    Besti fanaan suldaan seraar

  • @mounalisa9720
    @mounalisa9720 Жыл бұрын

    Machallah je te remercie beaucoup cet chanson sa parle de moi walahi je dis merci beaucoup sultan jazakallah khair frèro sa me touche walahi c mon histoire 😢😢😢😢

  • @user-tc3ug2zd8v
    @user-tc3ug2zd8v Жыл бұрын

    Tis Qaad Qaad Jacaylkeenu ❤

  • @haskeythelegend4568
    @haskeythelegend456811 ай бұрын

    hooyo mcn waxay dhimatay anigo yar (3yrs) ilahay janoyinkisa ha ku casumee, wxa iso koraysay, iso bar-barisay waxna iso bartay curadi xafadena (Aamina). erayo badan oo hestan ku jira marka maqlay wlhi si toos ah ayan uso xasustay wlashay mcn ilahay cimriga ha u dherayo malin uun wan gudi dona abalkaga.

  • @fardoosofar317
    @fardoosofar31710 ай бұрын

    Music 100 Codka 99 Ereyada100 Laxanka 100 Suldaan sereer waa qofka heesahiisu jeclahay❤❤❤❤❤😮😮😮😮🎉🎉🎉

  • @ubahmoahmed5620
    @ubahmoahmed5620 Жыл бұрын

    Waw Maxan Mudo Sugayay Hestan Ma tir tiro abalkaga tusmadiyo Wanaga Mar talabo wada Qadnay Kaa helay tixgalin buxda o watis qad Jacaylkenu❤️🥰💖 🎧🎵🎤👌suldanka geska Africa Gulayso ♥️

  • @aminaadam7862
    @aminaadam7862 Жыл бұрын

    يارب احفظ امي وجميع امهات المسلمين وطول بعمرهم ويرحم ويغفر الاموات منهم هووويا معااان ❤

  • @user-fi7hi7ml7z

    @user-fi7hi7ml7z

    Жыл бұрын

    اميين يارب

  • @MarwaAhmed-ni3tw

    @MarwaAhmed-ni3tw

    Жыл бұрын

    اللهم امين

  • @khaalidadhi9319

    @khaalidadhi9319

    10 ай бұрын

    Amiin

  • @bizzle4505

    @bizzle4505

    10 ай бұрын

    Ameen

  • @hamdiabdulkadir6046
    @hamdiabdulkadir60463 ай бұрын

    Somali Music Synced with iTunes!!!!!2014!!!! Tisqad Jeceylkiniii!!!! Adaaa yidhi kaco toos iphone 5s

  • @user-kp2gd6sz3d
    @user-kp2gd6sz3d7 ай бұрын

    Houno, vous êtes le meilleur. ! Suldan waxa tahay heessa iyo hal abour Will, masrahena iyo dhaganquena manta hir galiyeh aan aad ougou bogay, codkaga iyo mansada daada aad ou gecleystey ! Je vous aime M. L'artiste ! Tendre salutations depuis Djibouti !❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiazizMaxamed-cc6hl
    @AbdiazizMaxamed-cc6hl Жыл бұрын

    Heestii ugu shidneyd ee fanaan soomaaliyeed qaado❤😊

  • @hodansaciid8706
    @hodansaciid870610 ай бұрын

    My father my hero aabo Ilahay janada ha ku geeyo naxarista Allah ha ku siiyo 😢😢😢

  • @SmilingBanjo-zz2pd

    @SmilingBanjo-zz2pd

    4 ай бұрын

    Aamiin yaa raxmaan

  • @NimoAli-jf3pc
    @NimoAli-jf3pc2 ай бұрын

    Walidkay marka laga imaado Xaajigayga ayaa garab aan filanayn isiisay anoo 3years qol kuxidhna oo rajo dhigay Qayrkayna ka hadhay ceebina dushayda buuxda aduunkuna igu so yaraday nafta uun ay igu jirto ayuu ilahay isaga isoo diray Waxaan ula baxay ciiltire ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Abaalkaga allaha jano kaaga dhigo

  • @nafisohashimmohamedsalah5291
    @nafisohashimmohamedsalah529110 ай бұрын

    Tamar iyo anoon hesan cidkalo igarab tagan😭Abalkaa ii gashay iyo sad iso gorisay rabi janadada ha kugu bishariyo hooyo mcn iyo cimeri dher abalkada ama gudi karo mcnto 👸❤

  • @Fvckfawaz
    @Fvckfawaz11 ай бұрын

    هالأغنية سمعته من حبيبتي وهي تغنيه مع مقطع فيديو ارسلته لي انا وهي متزاعلين من بعض، وعندما ارسلته لي ادركت انني لا استحقها ولم استطع ان امسك نفسي حتى بكيت🥹💜 شكراً سلطان على الأغنيك ستمرن ذكرى حلوه وسأتذكرها في اي مكان وزمان لو سمعته في اي مكان في العالم ستكون في الذاكرة، شكراً سلطان شكراً💜💜💜💜💜💜💜

  • @dj.rockets
    @dj.rockets Жыл бұрын

    What A Song Welcome The Best Singer ❤🔥

  • @ArWa-xb1fm

    @ArWa-xb1fm

    Жыл бұрын

    0:35

  • @fartuunhassan1521
    @fartuunhassan152111 ай бұрын

    Ma noqdeen qof guul taabta io tacab la.antye ada yiri kco toos hooyo mcn la.anta wxba ma noqon lehn e awlka janda allh hkga dhigo❤❤❤

  • @user-hu9rp8zf9o
    @user-hu9rp8zf9o7 ай бұрын

    Heestan waxay uqalantaa 1b ane more wlahi really historic somali songs into the world 😢🎉🎉❤😮

  • @suugaanimusic3569
    @suugaanimusic3569 Жыл бұрын

    SULDAAN SEERAR MASHA ALLAH APTI HEES LOO WADA BOGAY IYO BOGEENA CUSUB WAN KUSALAMAYA👏

  • @Mohammed_Mohamoud_007
    @Mohammed_Mohamoud_007 Жыл бұрын

    The Only one Somali person in the best singer the SULTAN SEERAAR KEEP WALK FOR YOUR VOICE PRO ✌️

  • @user-tu8gr3vx5l
    @user-tu8gr3vx5lАй бұрын

    Hooyaday aaan adduunku iigu jeclahay maama qaali jaamac illaahy hooyo cimri iyo caafimaad sareecaleh ku siiih hooyo macaaan waan ka xumay hooyo in kaa maqanahay 😢😢😢❤❤😢😮

  • @emazzg
    @emazzg6 ай бұрын

    Heestan waxn uqaadidona naftayda waayo xalada adag een kujiro ma ahan mid qof igarab joogo marka waxan rajayn inaan malinka kabaxo dhibkan ina naftaydaa u qaadi doono🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹

  • @douglasmayiani1010
    @douglasmayiani1010 Жыл бұрын

    Am a Kenyan but I really love this song, horn of Africa 🇸🇴❤️

  • @Sudabuy

    @Sudabuy

    Жыл бұрын

  • @douglasmayiani1010

    @douglasmayiani1010

    Жыл бұрын

    ​@@Sudabuy❤

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official Жыл бұрын

    Suldan serar is Back ❤️🙌🔥

  • @faadumobarkhad1405
    @faadumobarkhad1405 Жыл бұрын

    Heestan waxaan ku xasuusan doona wakhtigaan schoolka dhameyey 22/6/2023 Ma noqdeen qof guul taabta 🥺❤

  • @suhaybmuxumed1933

    @suhaybmuxumed1933

    Жыл бұрын

    Walal xasuustaa ana igu darso 22/6/23 maalin qalbiyadeena ku jiri doonta ,natiijo aynu ku faraxnona alle ha ina siiyo ⭐️❤️‍🩹

  • @faadumobarkhad1405

    @faadumobarkhad1405

    11 ай бұрын

    ​@@suhaybmuxumed1933hyeh walal insha allh natiiiijo aynu ku wada faraxno🥺🤲❤

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 Жыл бұрын

    Anywhere you go you're the best🙌

Келесі