Sucaad Carmiye

Isbeddel kasta oo bulshada ku cusubi waxa uu la kulmaa cadaadis iyo cabbudhin. Sucaad Carmiye Odowaa waxa ay go'aansatay in ay halgan u gasho waxa ay aaminsan tahay oo ah xuquuqda dhallinyarada iyo haweenka. Waxa ay u sharraxan tahay xubin baarlamaan oo Somaliland ah. Sidee looga falceliyay go'aankeeda, sidoo kale waa maxay sababta ay halgankaas ugu badheedhay, maxaa se ka dhexeeya Sucaad iyo Saado Cali?

Пікірлер: 9

  • @hariirahmed667
    @hariirahmed6673 жыл бұрын

    Wan ku xirnahay bogaan zhp ismacil❤🙏

  • @lunibark9978
    @lunibark99783 жыл бұрын

    waw mashllh

  • @thabithazan5606
    @thabithazan56063 жыл бұрын

    halkan dareemadayda ayaan ku bantaa, dhakhtarkii jacaylka ayaan hada nafta ku dabiibayaa.

  • @hariirahmed667
    @hariirahmed6673 жыл бұрын

    Codka ubax❤🙏

  • @shabeelbuqul6183
    @shabeelbuqul61833 жыл бұрын

    Waar sucaad ceerigaabo usoodira anakaaba dooranayna wala

  • @cabdixakinsacad1601
    @cabdixakinsacad16013 жыл бұрын

    Codka Ubaxa

  • @hamseapzhir6300
    @hamseapzhir63003 жыл бұрын

    Cod Ubax

  • @abdikadiralli
    @abdikadiralli3 жыл бұрын

    ARinkaa la islaamee😂😂