SUBAC CALI SGEIKH IBRAHIM Cunug yar oo cod usoo duceeya duck ayoo nooga baahanyhy

Subscribe noo saara siina share gareeya kheer Allah idiin siiyo

Пікірлер: 58

  • @deeqabdulahi7299
    @deeqabdulahi72994 жыл бұрын

    subaca dhan wiilka yar baan kala socdaa mnsha'allah ❤💪

  • @qoslaayesomali1716
    @qoslaayesomali17165 жыл бұрын

    Alahu ak bar meqo sano an radi jiray

  • @subactv6433

    @subactv6433

    5 жыл бұрын

    Hadda waa heshay alx

  • @talisojiile9565
    @talisojiile95653 ай бұрын

    Msha allah ma nol yahay tolow canuga yar

  • @daarulxikmahchannel2208
    @daarulxikmahchannel22085 жыл бұрын

    Msha allah maqal waxa ka dhacaaya ilaahow kalaamkada nagu dil naguna soo saar

  • @subactv6433

    @subactv6433

    5 жыл бұрын

    Amiin

  • @mohameddeeqabdinur141

    @mohameddeeqabdinur141

    9 ай бұрын

    اللهم ءامين يارب العالمين

  • @mohamudtakow2849
    @mohamudtakow28494 жыл бұрын

    Maashaa alaahu subac aad u macaan

  • @deeqowmohamed9738
    @deeqowmohamed97385 жыл бұрын

    Masha allh khalidoow subacan asiga dhamestiran soo radi sxb

  • @subactv6433

    @subactv6433

    5 жыл бұрын

    Inshallah eboow

  • @zekirzek0072
    @zekirzek00723 жыл бұрын

    asago muuqal ah mahaysaa saxib

  • @user-gs4og5fy1e
    @user-gs4og5fy1e Жыл бұрын

    Masha Allaha macaanaa❤❤

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka Жыл бұрын

    Waxan rabaa subacan qaybta suuratu miin Saad ama acraaaf ayada oo dhamaystiran qofkii haya hay sheego anigaa hYn jiray waqtigii memoryga ilaa isagoo gaaraya suuratu yuusuf

  • @luqmaan6794

    @luqmaan6794

    Жыл бұрын

    Anaa haaf kahaayo

  • @Xulkaqaraamka

    @Xulkaqaraamka

    Жыл бұрын

    @@luqmaan6794 Sxb xagen kaalasoo xiriiraa

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    Жыл бұрын

    Anaa haayo kaas miim saadka ah lkn waa haaf

  • @Xulkaqaraamka

    @Xulkaqaraamka

    Жыл бұрын

    @@abshircarab18 haafka xita wan rabaaye sxb inte kalaso xiriira

  • @mohacade8773
    @mohacade87732 жыл бұрын

    Wlh subacaan anigo yar aya maqli jry

  • @udgoonali6869
    @udgoonali68694 жыл бұрын

    Allow u naxariiso

  • @HusseinAhmedgabowHussein-gw4xo
    @HusseinAhmedgabowHussein-gw4xo Жыл бұрын

    daud muxudin alsow masha Allah kuxafido zxb

  • @abuukarmacalinbarre127
    @abuukarmacalinbarre1275 жыл бұрын

    Wakhtigi aan dugsiga dhigan jiray ayaan dhegaysan jiray asiga oo dhameys tiran

  • @subactv6433

    @subactv6433

    5 жыл бұрын

    Hadda ma heleee asoo dhameestiran

  • @jamaacatulfurqaan-borlange8815
    @jamaacatulfurqaan-borlange88155 жыл бұрын

    ASC, Akhyaaroow, noo soo qor telefoonkaaga si aan kaala soo xiriirno. Mahadsanid

  • @GUDCURFLIMS
    @GUDCURFLIMS3 жыл бұрын

    Subacaan oo dhameestiran waxaan ka duubtay studio ku yaalli jiray suuq bacaad waxaan ula dhoofay sacuudiga magaalada judah nasiib daro cajadi ayaa iga dhuuntay

  • @HusseinAhmedgabowHussein-gw4xo
    @HusseinAhmedgabowHussein-gw4xo Жыл бұрын

    Norway ayu jooga masha

  • @axmedcumar6067
    @axmedcumar60673 жыл бұрын

    Masha Allaah

  • @deeqowmohamed9738
    @deeqowmohamed97385 жыл бұрын

    Masha allh allow carabkoda cadab ka dhoor

  • @subactv6433

    @subactv6433

    5 жыл бұрын

    Amiin ya rabi

  • @faraxcumargaabadososble5133
    @faraxcumargaabadososble51332 жыл бұрын

    Sod afriko dukan ow ka shaqey jirye ayan joga hadana yurub ayu joga find ayan nahay

  • @Xulkaqaraamka

    @Xulkaqaraamka

    Жыл бұрын

    Facebook maxaa ugu qoran naasey buu igu yiri hada kahor lkn waan waayay

  • @qoslaayesomali1716
    @qoslaayesomali17165 жыл бұрын

    Nasib wnag mnta wan arky subicii an radijiray

  • @subactv6433

    @subactv6433

    5 жыл бұрын

    Subscribe noo Saar hee wll si aad ula socotid waxaa so gilino oo subac ah

  • @abdulqadiryusuf381

    @abdulqadiryusuf381

    4 жыл бұрын

    @@subactv6433 wankuusarehna ee wilkan yar meel kusheeg manoolyahay ninyahow

  • @subactv6433

    @subactv6433

    4 жыл бұрын

    @@abdulqadiryusuf381 haaa wuu noolyhy Norway uu joogaaa

  • @abdulqadiryusuf381

    @abdulqadiryusuf381

    4 жыл бұрын

    @@subactv6433 haye isiihe magacisa iyo telkiisa

  • @caliduudkey9064

    @caliduudkey9064

    Жыл бұрын

    @@abdulqadiryusuf381 sxb magaciisa waa daud muhudin Alasow waxaana lagu naaneysaa Daauud naasey

  • @sadaqibrahimali9755
    @sadaqibrahimali9755 Жыл бұрын

    Sxbow intee ka helaa isagoo badan qeeyr Allah ku siiyee

  • @bakaalabdimohamed6673

    @bakaalabdimohamed6673

    Жыл бұрын

    Subac Abgaal qor waa heleysaa

  • @luqmaan6794

    @luqmaan6794

    Жыл бұрын

    @@bakaalabdimohamed6673 xaa kaa qaldan subac abgaal kuluhaa

  • @Masago2025
    @Masago20255 жыл бұрын

    Cunugaan minii larabo inaw quraanka siihaayo fidnada socialmediaha yaan labarin manii kale sidi anunkoo kale 0000 kasoo fadhiisahaa

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    5 жыл бұрын

    Waa nool yhy sxb

  • @subactv6433

    @subactv6433

    5 жыл бұрын

    Subacyo dib dambo uma soo duubin miyaaa

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    5 жыл бұрын

    Maya sxb sidee ila thy

  • @abdimahadabdullahihassan

    @abdimahadabdullahihassan

    3 жыл бұрын

    @@subactv6433 waa soo duubyaa mar kasto wuxuuna jooga yurub allaha barakeeyo

  • @muqtaargacal724

    @muqtaargacal724

    Жыл бұрын

    Abwaan taqile feecoobka ka so daawada iido la wareysanayo wu nol yhy ini aderkey🙌💯

  • @abshircarab18
    @abshircarab185 жыл бұрын

    Subacan asoo haaf ah anaa haayo oo 29 daqiiqo soconaayo

  • @subactv6433

    @subactv6433

    5 жыл бұрын

    Intee joogtaa aan ka soo doontee

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    5 жыл бұрын

    South africa joogaa sxb

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    5 жыл бұрын

    Whatsapka kugu soo diray sxb

  • @BEERYAHAN

    @BEERYAHAN

    2 жыл бұрын

    @@abshircarab18 walaal ma heli karaa

  • @UmulqeyrmaxamudUmu

    @UmulqeyrmaxamudUmu

    Жыл бұрын

    Wll intee ka heli karaa

  • @ififaalochannel3637
    @ififaalochannel3637 Жыл бұрын

    Subacan oo jalad ah mala helayo miya

  • @abuukarmacalinbarre127
    @abuukarmacalinbarre1275 жыл бұрын

    Subacan asiga oo dhameystiran maxa loo waayay

  • @subactv6433

    @subactv6433

    5 жыл бұрын

    Sxp waa LA wayay

  • @zakariemohamoudafrax5390

    @zakariemohamoudafrax5390

    3 жыл бұрын

    @@subactv6433 Wiil matabaan joogo ayaa haya asigoo canjalad siduuu i shegay dauud

  • @BEERYAHAN

    @BEERYAHAN

    2 жыл бұрын

    @@zakariemohamoudafrax5390 Magaciisa ma haysaa wiilkaa anaa meesha tegi karee ?

  • @cadde427

    @cadde427

    Жыл бұрын

    KZread ayuu ku jiraa