Su'aalahan Mulxidka iyo Xagjirka weydii? -- ILA AKHRI

Muuqaalkan waxaan kusoo koobeynaa buug yar oo la yiraahdo: التفكير الناقد للجيل الصاعد kaasoo ka hadlayo siday jiilka soo korayo ooga hortagi lahaayeen afkaarta qaldan ee qofka muslimka ah diintiisa ka shaki galineyso. ilaa lix talaabo oo isxigxigo ayuu soo bandhigayaa qoraaga buugga Axmed Alsayid sidatan hoose u Daawo.
0:00 Hordhac
1:55 Maxaa Buuga Ku jiro?
2:23 Talo Dhalinyarada ku socoto.
3:22 Talaabada 1aad
4:17 Talaabada 2aad
6:00 Talaabada 3aad
7:12 Talaabada 4aad
9:15 Talaabada 5aad
11:55 Talaabada 6aad
12:55 ilaahaaga i tus?
14:45: Tusaale kulmiyo Talaabooyinka!
Mahadsanid
Kala soco Qoraalada:
www.abdiwali.com
Igala soo xariir:
abdiweliqalif@gmail.com
Credits:
www.pexels.com
www.pixabay.com

Пікірлер: 40

  • @siyaadcabdiraxmaan7244
    @siyaadcabdiraxmaan72442 жыл бұрын

    masha allah ustaad mowduuc aad noo anfacay ayaad noo aoo gudbisay alle miisaan wanaagyada ha kuugu daro. diinlaawayaasha soomaalida waxay kusoo gabadaan badanaa culimada ayey wax kasheegaan oo aflagaadeeyaan. alle ha inasogo wakhti halisa ayeynu noolnahay ,

  • @badrimustafa10
    @badrimustafa102 жыл бұрын

    Masha allh mawduuc wangsan ,Allaha ka qabta dadka mulxidinta ah

  • @rahmaabdulahi2856
    @rahmaabdulahi28562 жыл бұрын

    Masha alh abdiwali Axmed sayid wa wil re Madina ah magaladi nabigenu ku dhinty ee so dhaweysay wlhi 5sano mudo dhan Ayan aqana chanelkisa ku xirnan jiray waxa icajabiyay Axmed sayid wilka qoray bookgan iney umada islamka mid utahay oo marku hadlayo wuxu ka hadla cml كأمه إسلامية

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim92332 жыл бұрын

    فائدة . قلت الدليل ثلاث أقسام ١ الدليل النقلي/الخبري ٢ الدليل العقلي ٣ الدليل حسي

  • @Maryama_22
    @Maryama_222 жыл бұрын

    MashaAllah jazakallah khair

  • @mohamedguhaad3949
    @mohamedguhaad39492 жыл бұрын

    Masha Allah muwduucan aad kahadashay aad buu muhiim uyahay,xiliigeedii badna keentay.thnks

  • @khadariidaan4537
    @khadariidaan45372 жыл бұрын

    ustaad sifiican oo cilmiyeysan ayaad buuga noogu fasirtay ilaahey hakaa abaal mariyo جزالله خير

  • @mohamedtube8332
    @mohamedtube83322 жыл бұрын

    Walaal Abdi Sidaan Noogu Wad Waan Kula Socdaa Waliba Vedio gaaga Markaa Soo Uploaded garayso Isla markaaba Waan Daawadaa Thanks.💯

  • @haw_6060
    @haw_60602 жыл бұрын

    Hagaag 👍

  • @mohmedamin9440
    @mohmedamin94402 жыл бұрын

    Waad mahdsantahay

  • @ahmeddaahir1027
    @ahmeddaahir10272 жыл бұрын

    Manshaa allah mahadsanid wll

  • @ahmetqadi2054
    @ahmetqadi20542 жыл бұрын

    Aqoonyahan mahadsanid. Mawduuc aad uqiimo badan una qaaliya❤

  • @abdikadircabdimohamed6992
    @abdikadircabdimohamed69922 жыл бұрын

    حفظكم الله ورعاكم شيخنا الفاضل

  • @wacdiiyowaano3583
    @wacdiiyowaano35832 жыл бұрын

    جزاك الله

  • @cabdiraxmaanmaxamed3582
    @cabdiraxmaanmaxamed35822 жыл бұрын

    mahadsanid wll

  • @xilkasabuukar9275
    @xilkasabuukar92752 жыл бұрын

    jazakallahu khayr walal abdiwali Allahayow khaatumadena khayr ka dhig

  • @hargalmedia4049
    @hargalmedia40492 жыл бұрын

    الحمدالله انا اقراء هدالكتاب قبل هدا استادي

  • @YooYoo252
    @YooYoo2522 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @cabdiqanimubaarak9271
    @cabdiqanimubaarak92712 жыл бұрын

    Mansha allah ustaad waxaan kaa faa,iday wax badan

  • @ahmedkoronte4811
    @ahmedkoronte48112 жыл бұрын

    masha allh ustaad waad mahadsanthy Aad baan ugu faaidey ustaad qaali waxaan rabey inaad vedio kasoo sameyso Dhalinta maanta waxey maskaxdooda gashteen ineysan noqon karin sida gaalada yacnii dhinaca hormarka tusaale Billionairada aduunka waa wada gaalo waliba dhanta cilimiga iyagaa ugu horeeya hadda marka dhalinta Musliminta ma iyagaa rabin mise maba noqon karaan sidaas cml fadlan dhalinta muslimiinta ku dhiiri gali iney noqon kaaraan sida kuwaas cml waliba sidaas si ka daran thanks 🥰

  • @omarkalif123
    @omarkalif1232 жыл бұрын

    حبذا لو ارسلت لنا رابط الكتاب

  • @miid4877
    @miid48772 жыл бұрын

    masha Allah ustaad❤✋✋✋✋✋

  • @Suhayb344
    @Suhayb3442 жыл бұрын

    Aad baad u mahad-santahay ustaad

  • @engyasin7426
    @engyasin74262 жыл бұрын

    Muuqalka awooda dhanka Voice-ka ama Codka aad uma sareeyo Muuqalada kale soo socdo isbadal baan rajeneynaaa i.a

  • @abdirahmanagelleh984
    @abdirahmanagelleh9842 жыл бұрын

    Mahadsane ustaaad, ustadow kasoo hadal marine eng

  • @zakichannel2275
    @zakichannel22752 жыл бұрын

    F.G Suaal ka baxsan videoga Walaal waxaan ku waydiina aqriska Markaan bilaawo o an 1 buug qabsado mrkan xiligaas aqriyo kadib waan ka caajisa Maxa u xal eh brother

  • @khalloballo7357

    @khalloballo7357

    2 жыл бұрын

    Video daawo walaal wuu ka hadlay ustaadku arinkaa kzread.info/dash/bejne/amyCltCvkda4e9Y.html

  • @naimamohamedmohamud6644

    @naimamohamedmohamud6644

    2 жыл бұрын

    Wll iga rali noqo aniga ima weydiin lakiin waa ku sheega muqaal u kaso sameye

  • @barmaniye

    @barmaniye

    2 жыл бұрын

    Waxa Jira MUUQAAL uu Ka sameeyey waad baadhi kartaa

  • @nuurkhadra557
    @nuurkhadra5572 жыл бұрын

    Asc masha Allah jasakallh sheekh

  • @nimco4922
    @nimco49222 жыл бұрын

    Mahadsaniid mclin👍🙏

  • @carafaatmohamed6745
    @carafaatmohamed67452 жыл бұрын

    Walaal Abdiweliyow waxaan aad u jeclaan lahaa, inaad Guudmar noogu soo samayso, labada buug ee kala ah [حوار مع صديقي الملحد، علم نفس قرآني جديد ] ee د.مصطفى محمود. Mahadsanid.

  • @sadiasheikh1692
    @sadiasheikh16922 жыл бұрын

    Jzkllhul qeer waalo baahan yahy moduucyadan oo kale

  • @abdirahmanmoalim6761
    @abdirahmanmoalim67612 жыл бұрын

    Eng. Alduweli video walba noo soo raaci book walba linki-ga aan ka download gareeysano.لكى تعم الفائدة.

  • @aminfasail573
    @aminfasail5732 жыл бұрын

    Ibnu khaldun university ka soo hadal ustad

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud92832 жыл бұрын

    Asmc ustaad book xaggee ka helayaa

  • @abdikadirmoha8882
    @abdikadirmoha88822 жыл бұрын

    Ustaad wxn kaa codsanayaa inaad waqtiga dawashada muqalada aad soo gabiso wayo wan ku cajiseynaa marka soo koob ado mhdsn ama kala qeybi

  • @SANDUUQA_QISOOYINKA
    @SANDUUQA_QISOOYINKA2 жыл бұрын

    Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂

Келесі