Sidey Meel Sare Ku Gaareen | Qeybta 2aad | ILA AKHRI

Muuqaalkan waa qeybta 2aad ee muuqaalo 3 ah oo aan kusoo koobayo buuga “كيف اصبحوا عظماء”
Oo afsoomaali ku noqonayo “SIDEY MEEL SARE KU GAAREEN”.
Qoraaga buuga waxa uu leeyahay 3 tilmaamood ayey leeyihiin dadka meel sare gaaray.
Muuqaalkii hore waxaan kusoo bandhigay tilmaanta 1aad oo ah inuu qofka hadaf ama yool leeyahay oo uusan dameeri dhaan raacday ama qof meeshi hadba la aado dadka u raaco sheekooyin badan tusaaleyn ahna waan kusoo qaadanay.
Halkan ka daawo:
• Sidey Meel Sare Ku Gaa...
Muuqaalkan waxaan kusoo bandhigayaa Tilmaanta 2aad ee dadka meel sare gaaray leeyihiin.
Sheekooyin tusaaleyn ah waa kusoo bandhigayaa sida muuqaalki hore oon aan idinkaga mahad calinayo falcelintiina.
Daawasho Wacan.
Mahadsanid.

Пікірлер: 88

  • @fihiimaxasan2037
    @fihiimaxasan2037 Жыл бұрын

    Walahi waa qiso isbedel leh oo micno weyn ku fadhida ilaahay adna ha kaa abaal mariyo abdiwaliyoow😘

  • @mohamedomarali8309
    @mohamedomarali83093 жыл бұрын

    m.a

  • @izaaw8661
    @izaaw86613 жыл бұрын

    Mashallah ustaad aad baa u mahadsan tahay waa qisooyin aad muhiim u ah Lana rabo in laga qaato dulucda, kolay ani shalay baa iigu horaysay 1-1-2021 vediogii part one ahaa go'aamadaydii sanadkaana saameeyey bacda Allah adaa mahadaas leh, inshallah waan rajaynayaa inaa buugta noocaan oo kale ah noo soo koobtid ustaad🙏

  • @AdamAbuzuhri
    @AdamAbuzuhri3 жыл бұрын

    Raggii hore ma gaari karno laakin waan kudayan karnaa. Shukran Eng/sheekh Abdiweli Qalif. Waa video mudan in laqaybiyo

  • @yooniscabdulaahi8408
    @yooniscabdulaahi84083 жыл бұрын

    M.A

  • @suhaibabdinour7415
    @suhaibabdinour74153 жыл бұрын

    MochllaH

  • @rayaanismail9851
    @rayaanismail98512 жыл бұрын

    Waxan bulshayda ku dhiiri galin inay waqtiga isaga lumin waxaan dan. Ugu jirin ....inta iscimaashana dantooda kaliya haka raacdan waxan Hor-muud uhay Janalka telgaramka (Rajada Nolosha) cidi ubahan halka nagala so dhiri galinta adi aad baad umadsantaahy Eng👏✍📖

  • @yonisahmed1984
    @yonisahmed19843 жыл бұрын

    Shukran ustaad Abdiwali eeba hakaa abaal mariyo

  • @miid4877
    @miid48773 жыл бұрын

    Msha allah c/wali khalif🙏🙏🙏🎯

  • @a.s.a.d4985
    @a.s.a.d49853 жыл бұрын

    Masha allah walalkey alle ha ku barakeeyo 💯💯♥️

  • @maxamedfaarax2272
    @maxamedfaarax22723 жыл бұрын

    Masha allah

  • @Khalit_Muuze12
    @Khalit_Muuze123 жыл бұрын

    Mazha Allh

  • @xamsebaatir4432
    @xamsebaatir44323 жыл бұрын

    Waan u xiisay jasakalahukhairan

  • @cabdiraxiimbashiir6266
    @cabdiraxiimbashiir62663 жыл бұрын

    Maasha'allaah ilaahay ku siyaadiyo cilmigaada 'excellent'

  • @ilhaanmaxamed1337
    @ilhaanmaxamed13373 жыл бұрын

    masha allah wll

  • @daadaheeyetv8231
    @daadaheeyetv82313 жыл бұрын

    Thanks

  • @sadickmahamoud3917
    @sadickmahamoud39173 жыл бұрын

    Jazakal kheyr walal

  • @ogowhada
    @ogowhada3 жыл бұрын

    mahafsanid zxb

  • @ibrahimabdi8919
    @ibrahimabdi89193 жыл бұрын

    Mansha alah mahadsanid

  • @user-ue1uv7wt5x
    @user-ue1uv7wt5x3 жыл бұрын

    Ma sha allaah ustaad waad mahadsan tahay ee adi noo raadi buugaag sidaan oo kale ah oo faa'iido badan iyo dhiir galin badan waad mahad santahay markale ustaad horey usoco marwalba waad gaari insha allaah.