No video

Soomaalidu ma Oromaa, Ma Carabbaa Mise waa Axmaaro Iyo Tigreey? Su'aal Aad U Wayn.

Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
QarriJiqood

Пікірлер: 205

  • @AhmedAbuukar-nb4mb
    @AhmedAbuukar-nb4mb7 ай бұрын

    Very informative lady, good work masha Allah

  • @jabiye8593
    @jabiye85938 ай бұрын

    war dadkan duliga ah ciwanka iska saxa 500 sano kahor oromo on geeska africa joogin banu joogney oon xabashi la dagalameyney oromo iyada asalkeedu yahay somali xabashina jasiiratul carab bey ka'imaden dhulgan dadga asalka u ah waa kaliyata somali asalku waa somali faraca oromo iyo wixi lahalmaala ah axmaradu laftoodu af somaliga luuqadooda sameyey markey dhulkan imaaden

  • @abeleli2651

    @abeleli2651

    7 ай бұрын

    Kanalkaan weye.

  • @allifmaalengineeringlimite9853
    @allifmaalengineeringlimite98538 ай бұрын

    Waana kaxumo in aan arko gabar soomaaliyeed oo madax qaawan...Allow diinta iyo iimaan nagu sug.

  • @Astaqfirullah9

    @Astaqfirullah9

    7 ай бұрын

    👉🏽👉🏽👉🏽Waa ok sowmaaha Somalida badankood ee kuwaashay dulmga, dilka, dhaca, musuqa, iyo qabyadda? 😟😫Somalida waxay dambi uyaqaanan gabar madax qaawan iyo tan TikTok ga kaniikisa

  • @sssdddf8508

    @sssdddf8508

    7 ай бұрын

    gabadha cilmogeega qaado madaxeega haku mashqooline

  • @AhmedHassan-di6vb
    @AhmedHassan-di6vb7 ай бұрын

    Soomaalidu Waa Soomaali

  • @SharmaarkeLaShaqayso
    @SharmaarkeLaShaqayso7 ай бұрын

    My name is Sharmaarke Mohamed Ali from Burao Somaliland. I have to tell, you people do not be surprised by the fact that Somalis identify themselves as Arabs because Somalis are made up of diverse tribes that share the same language, culture, religion and environment. Some Somali tribes have been around for a long time, and they are the ancient Somalis, and some tribes have become Somalis in different periods. Some are left over from the Portuguese invasion in the 15th century. Some tribes are of Israeli descent, while others are of Indian origin. As you know, in the past, the Somali region has been known by different names to the West and the Arabs, such as during the time of Prophet Moses, it was part of the land called Egypt. The pharaoh himself was a Somali because besides the image of the pharaohs and many traditions that are similar to the Somalis, there is the fact that the pharaoh's name is in the Somali language and that is what the pharaoh actually was. There are also ethnic groups living next to Somalis that have been heavily influenced by Somalis and later became Somalis. Ancient Somalis, most of them were traveled towards the south and west direction and arabs took the place of those scattered ancient somalis. Finally, do not be surprised that the majority of Somalis are of Arab origin.Majory of Somalis belong a line of of descent traced continuously from an ancestor and they protect and preserve family origins and history. On the other hand, there is no single country whose entire population descended from the origin of a single father, if i'm not sure its not more than one or two countries.

  • @moadam7003

    @moadam7003

    7 ай бұрын

    Dna says were are not divers, in fact 70% of Somalis have the same paternal linage - yes, it was found most of us came from the same father, I dont know if that guy is Hashim or Samaale, but the fact is we are not only all muslim and Somalis but we are blood relatives.

  • @moadam7003

    @moadam7003

    7 ай бұрын

    Dna says were are not divers, in fact 70% of Somalis have the same paternal linage - yes, it was found most of us came from the same father, I dont know if that guy is Hashim or Samaale, but the fact is we are not only all muslim and Somalis but we are blood relatives.

  • @moadam7003

    @moadam7003

    7 ай бұрын

    Dna says were are not divers, in fact 70% of Somalis have the same paternal linage - yes, it was found most of us came from the same father, I dont know if that guy is Hashim or Samaale, but the fact is we are not only all muslim and Somalis but we are blood relatives.

  • @moadam7003

    @moadam7003

    7 ай бұрын

    Dna says were are not divers, in fact 70% of Somalis have the same paternal linage - yes, it was found most of us came from the same father, I dont know if that guy is Hashim or Samaale, but the fact is we are not only all muslim and Somalis but we are blood relatives.

  • @moadam7003

    @moadam7003

    7 ай бұрын

    Dna says were are not divers, in fact 70% of Somalis have the same paternal linage - yes, it was found most of us came from the same father, I dont know if that guy is Hashim or Samaale, but the fact is we are not only all muslim and Somalis but we are blood relatives.

  • @ahmedegal8833
    @ahmedegal88338 ай бұрын

    Soomaalidu waa asal maahan farac umad kale

  • @TheSamale
    @TheSamale8 ай бұрын

    MaashaAllah sister, Hanoolaato waa Gobe, 🎉🎉🎉🎉🎉MaashaAllah Hanoolaato waa Gobe Well done, sister. Greetings from the United Kingdom 🇬🇧. Thanks.

  • @ugaasoibrahim6516
    @ugaasoibrahim65167 ай бұрын

    Masha Allah waa aqonyahan a somali laana❤❤❤❤❤❤❤

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi35447 ай бұрын

    Somalia waa Arabia 100 100

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy8 ай бұрын

    Naga qariya caqradeeda, waxbana ayay noo sheegin, wexeeda haqarsato

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh8 ай бұрын

    Ninkan ineey gabadhu hadasho oo oo aamuso diidyey. Wuxuu iska dhigayaa mid wax bartay. Barnaamijka waxaa ka muuqday degdeg aad u weyn. Wariye professional ah ma aheyn.

  • @garaadosman3813
    @garaadosman38137 ай бұрын

    Somalidu waa somali waana dadka ey ka farcameen boqool kun oo dadkala duwan ah oo ifkan eynu kunoolnahay jooga somalidu waa dadkii aadam ee ugu guunsanaa xaga xiliga horaantiisa waxyaabo badan oo muujinayo ayaana haynaa

  • @abdibarri9012
    @abdibarri90128 ай бұрын

    OROMO WAA CADOWGA SOMALI RABA DHULKA SOMALI

  • @alcamirialcamiri5343
    @alcamirialcamiri53437 ай бұрын

    Somalida waxaan kalsooni darro ahayn mahaayo... waa umad mar kasta raadinaysa meel ay dabada la gasho.. Umada inaga tarmariikh gaaban umban mar walba hoos ordayna.. Xabashigu inu xabashi yahay meela umasii dhaafi karo.. oramka sido kale.. carabka sido kale.. Soomaaligu wuxu is waydiinaya tolow ma orom baan ahay? Ma amxaar baan ahay? Ma carab baan ahay?..

  • @user-hz2nh5ll7j
    @user-hz2nh5ll7j7 ай бұрын

    sacdiyo taarikhdii ugu dherayd anagaa kuu hayna

  • @qodobadakawararka
    @qodobadakawararka8 ай бұрын

    Somalidu ma oromo waxaa ka mudnaan laheed inaad dhahdaan oromadu ma somalibaa?

  • @trustgodsurelynostress236
    @trustgodsurelynostress2367 ай бұрын

    We are Muslims Alxamdulilah , stop wasting your time sister, go earn a living from something else.Somali is Somali

  • @Lepanziad143
    @Lepanziad1437 ай бұрын

    Tani soomaali maaha

  • @ahmedmahamoud2082
    @ahmedmahamoud20828 ай бұрын

    Naagta.waa.gaal

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman47068 ай бұрын

    Somali waxba looma hanbeyn beesha isaaaq ayaa inooga hormaray

  • @user-qw3ce5vb4i

    @user-qw3ce5vb4i

    7 ай бұрын

    qabiil ka isaaq dhee beel waa reer qudhe ader

  • @SakariyeMaxamuudismaacil
    @SakariyeMaxamuudismaacil7 ай бұрын

    Waxaan dadka somaliyeed ushegayaa Barnamijkaanka Hada soo dhacay waa barnamij howl lagu wato samalaay ilmahaan yarkaa waxsoo qoray wala wataaa Boow

  • @antitoogtakulmiye2485
    @antitoogtakulmiye24857 ай бұрын

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Waxaan u dhashay somaliland islamrkana waxaan dagaa goblda ugu baldhan somaliland SIDA GUBALKA MARODI JEEX. TOGDHEER SAXIL DAADAMDHEEDH IYO GOBALKA SANAG esla markana waxan ahay soomali wan ku faraxsanahay dhirbaxada ku dhacday Ethiopian iyo muuse biixi bentay kalaibsanyeen GUUL.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dargo114
    @dargo1147 ай бұрын

    Anigoo arday ah dugsi dhexe 1967 ayaan waxaan aqriyey buug uu walaalkey AUN Mareykanka ka keenay in Faraacintii hore aamin-sanaayeen in asalkoodu kasoo farcameen Somali.

  • @AAA-bb5xc

    @AAA-bb5xc

    7 ай бұрын

    Waa. Run. Soomaalidu. Waa. Faraaciin.

  • @tokumaadhugaa
    @tokumaadhugaa7 ай бұрын

    Oromo got 8000 history in horn arica

  • @MohamedAbdi-id7dv
    @MohamedAbdi-id7dv7 ай бұрын

    SOMALIDA WAA SOMALI

  • @camel000
    @camel0008 ай бұрын

    Carabta , Amxaarada iyo Oromodu ma Somali baa oo miyeeynu dhalnay Suaasha dhankaas u dhig

  • @ALWADAN1
    @ALWADAN17 ай бұрын

    Wlh what ever the world says am not oromo am somali and am proud of

  • @mohamedjama7962
    @mohamedjama79627 ай бұрын

    Somalis and Oromos have 84% DNA similarity. Oromo are the closes ethnic group to Somalis.

  • @nasseromar4986
    @nasseromar49868 ай бұрын

    NEVER JUDGE A BOOK BY ITS COVER!!!

  • @Omra-qt7jo

    @Omra-qt7jo

    8 ай бұрын

    Hadad wax garanayso nar bad cabsa lahed of xijabo lahed 5000 sano wax kama sheegi kartid

  • @myyga261
    @myyga2618 ай бұрын

    Kkkkk Midna maaha, laakiin waa ilmo fircoon. Soomalida fircoon baa dhalay, waa faracii faraaciinta😅.

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan8 ай бұрын

    Masha Allaaha masha Allaaha

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi8 ай бұрын

    Gabadhani. Waa Archeologistte Expert 2 goor baan SOMLND ku arrkkey iyadoo. Asaaro baadheysa

  • @masheksulub8530
    @masheksulub85308 ай бұрын

    Ma khasabaa inaan intaa miduun noqono, mayaynaa dad sidooda u jira noqon karin. Soomaali waa Soomaali. Axmaar ma aha, Oromo ma aha, Carab ma aha ee waa Soomaali

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv65968 ай бұрын

    Xaarood waaa daba dhilfka ethooia

  • @elmidini1390
    @elmidini13907 ай бұрын

    Aqoonta ay kufahmi waysay in ay muslim tahay oo in ay xijabto faham sii waysay aqoon mahan marka miskiintaan waqti yaan lagalumin waxba ma ogee

  • @abobasement346
    @abobasement3468 ай бұрын

    Kuwan waxay shegan waa wax ingiris u so dhibay idacadan waxay fafisah bentah isticmarkah cusub kkkk

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan37817 ай бұрын

    Subxaana laah cawrada mey dzboolato timaheeda sow islam ma aha

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh8 ай бұрын

    Carabta waxaa dhashay gabadhayadii la dhihi jiray Hagar oo faraaciyad aheyd. Wiilkeedii wuxuu ahaa isma ciil (waa sida isma haan oo kale). Luuqadda af carabiga micnaheeda waa caro-bi (cadho bi ama caro tir).

  • @Bishar-ej3jo
    @Bishar-ej3jo7 ай бұрын

    Q Oofka somalida ka hadlaayo waa inu isagu Somali nimadu ka muqataa Tani ma soomali baa mise

  • @bardehanad4919
    @bardehanad49197 ай бұрын

    "Waaq" means " Protector" that is arabic word.

  • @sssdddf8508

    @sssdddf8508

    7 ай бұрын

    It is somali word

  • @encrypted983
    @encrypted9838 ай бұрын

    Wajigaaga Alla ma nuuro! Carabtu , Axmaarada, Oromadu iyo Tigreegu ma Somaali baa? Maxaa korka iga saaray cid aan anigu ka weeynahay gaalyahow gaalka u adeegayo?

  • @rejaaden2418
    @rejaaden24187 ай бұрын

    Walaal bucar baey waa yuhuud maahan soomaali

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka26238 ай бұрын

    Aqonyahanka gabdhaha somalida madaxa inay qaawiyaan ma class ayaa loogu dhigaa??

  • @sahradahir6959

    @sahradahir6959

    8 ай бұрын

    Maba naqaan sida loo jirto dharka carabta

  • @abdullahisiasa7861

    @abdullahisiasa7861

    8 ай бұрын

    ​@@sahradahir6959walale dhar carbed maahan Allaha kuaburte aya kushege habkad ulabisani lehed

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo8 ай бұрын

    What a stupid question. Never doubt the we are somali, thats eneough for me.

  • @adanbile4237
    @adanbile42377 ай бұрын

    Sheekooyinka ka baxa, Soomaali waa soomaali Dhulkana soomaali ayaa leh, Ku nool, ku noolaan jirtey. Cid nooga horrayseyna ma jirin, Cid nooga danbaynaysaana ma jirto.

  • @user-nv9nl8cd8k
    @user-nv9nl8cd8k7 ай бұрын

    Aniga

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed83158 ай бұрын

    Gabadhaan baaristeeda dhowr arimood ayaan kamulaaxadeynayaa: 1. Taariikh hadaad baareeysid wadax quruun badan muslim ahaa waa in aad adeegsata masaadir carabi ah, waayo luqadii muslimku wax ku qoranjiray carabi ayay eheyd , sidaasoo kale marxaladihii islaamka kahoreeyay aya la arkaa in muslimiintu waxkaqoreen. 2. Adeer dee dhaqan hore maxaad kabaaree keena wanaagsan ee hadda jiraba mahaysatide! Is astur. 3. In go'aan lagagaaro soomaaliyi xagee katimid wexey ubaahantahay daraasad balaaran oo isugujirta: A. Taariikh B. Aathaar C. Iyo dna

  • @10xWealthBooster
    @10xWealthBooster7 ай бұрын

    Sori anaga Oromo manihin

  • @Fays2010
    @Fays20107 ай бұрын

    Taa Beesha Isaaq baa aad u taqaan siiba kuwa SNM

  • @MohamedRiyo
    @MohamedRiyo7 ай бұрын

    Hal qodob bay ilowday. Marka ay leedahay Kenya, Ethiopia ma waxay jeeda dhulka ay soomaalidu dagantahay mise inta ay qotidu dagantahay. Qaybtaa hadalkeedu ma cada.

  • @menhee7408
    @menhee74087 ай бұрын

    Waa dadka eey gaalada soo carbisay

  • @udugland
    @udugland6 ай бұрын

    DNA da aan iska qaaday Oromo iyo Itoobiya ifuma sheegin.. SOOMAALI baan ahay intaa kadib North Africa iyo Middle East...

  • @mohamedabdullahi1620
    @mohamedabdullahi16208 ай бұрын

    😂😂she is somalia but look her behaviour even she doesn't wear hijab

  • @mayAdam8888
    @mayAdam88887 ай бұрын

    Iidoor is from Oromo and other Somali tribes are originally from Arabia

  • @AbdallaMahammed-wb1op
    @AbdallaMahammed-wb1op7 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye73828 ай бұрын

    Somaalida maxaa dadka loogu xogaa nacalaa wajigiina ku yaala somaalida waa soomaali dad larabo in dhulkooda l waato baanu nahay dadkaa hala iska dhiciyo

  • @falisa576

    @falisa576

    8 ай бұрын

    Kushitic ban nahay ku teh somalida Dib lo celiyo dhulkoda dad kale lagu So beero Oromo tikreey Ba larabaa Weijina gubay ninkaana wa nacas kale Wax diin iyo cilmi ahna kamay hadlin Naagtaani wa naagihii ka sheekayn Jiray gabdhaha somaliyed gudahooda dhaqaalo gaaladu ku siin jirtay Gudniinka fircoonihlga ah hadana Mashruuc kale ba lo so dhiibay

  • @zayidhamzeahmedali6298
    @zayidhamzeahmedali62987 ай бұрын

    Sida u madax qaawantahay ayaan Waxaba ka garanayo waa mado

  • @ahaiban1
    @ahaiban18 ай бұрын

    Aw Barkhadle waa nin Ciidagale ah, warkiisu waxaa laga helayaa Imaaraadka, Abu dhabi, Maktabah Al xusni!!!

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan86247 ай бұрын

    Kan wariyaha ahi wa dameer

  • @user-nv9nl8cd8k
    @user-nv9nl8cd8k7 ай бұрын

    Waxaad

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman47068 ай бұрын

    Kulahaaa diintii islamta Yaaab diinta islamka dheh

  • @Dursa-kg5zl
    @Dursa-kg5zl7 ай бұрын

    Somali and Oromo are cushitic people

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN6667 ай бұрын

    Magaca Somali kama horeeyo 1600 milaadi waa ilaa 5 shan Qarni Somali.

  • @aminayusufmohamed-fm7or
    @aminayusufmohamed-fm7or7 ай бұрын

    Asc walal soomalidu waa dadki asalka lagasoo uskumay xitaa wadamo wadamo badan o afrikan ahna kaso taliyey sida masar iyo itoobiya waayo najaashi wuxuu ahaa soomaali xiligaana anaga ayaa itoobiya katalineynay

  • @pendatv1675
    @pendatv16757 ай бұрын

    Oromada ma somali ba arab miya mise wa amhara, suasha si walba lodigi karaa.. bbc niaje wasee

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar13748 ай бұрын

    SOOMAALIDU Oromo maahan , Oromaduna SOOMAALI MAAHAN . MEELNA ISKAMA SOO GALAAN DIIN IYO DHAQANNA MA WADAAGAAN .

  • @AhmedMohamed-tn5yg

    @AhmedMohamed-tn5yg

    8 ай бұрын

    Ilaahay ka baq oromada islaam baa u badan sheikh wayn oo la yiraahdo Shiikh Xuseen baali oo Ila iminka la siyaarto

  • @yusufsamatar1374

    @yusufsamatar1374

    8 ай бұрын

    @@AhmedMohamed-tn5yg muxuu haystaa oo laga siyaartaa .

  • @Somali.National.Movement

    @Somali.National.Movement

    7 ай бұрын

    ​@@AhmedMohamed-tn5ygZiyaarada way caabudaan Sooma ahan

  • @abdirizakdol5260
    @abdirizakdol52606 ай бұрын

    Uffffffffuuuuf naa somali oromo ma aha ee shaqa doono. Buuga conquest of abyssinia oo 1545 la qoray iyo axmad gurey marku xabashi la dagaalamayay wax oromo la yidhaahdo geeska africa Mey joogin. Ciidanki axmad gureyna kumay jirin oromo..

  • @jamal008
    @jamal0088 ай бұрын

    SOMALI GEESKAN Nabi Nuux kadib bay so dageen cid uga horeysey may jirin inta kale shaley bay imadeen

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye49897 ай бұрын

    warka Guntiisa u dhaadhaca Isaaq Ma' Caraba Mise waa Qolo ka Tirsan Haawiyen iyo wax lagu Sheego Irir Samale??? Ee aan Baranay intii Dowladii dhexe Dhacday.

  • @user-js1yu4mz1k
    @user-js1yu4mz1k7 ай бұрын

    Ma ahan somali ee waa amharo Christian ah laakin afka baratey

  • @abdibarri9012
    @abdibarri90128 ай бұрын

    BEENTA DIR Qabiil

  • @tokumaadhugaa
    @tokumaadhugaa7 ай бұрын

    Oromo ❤❤❤❤

  • @omaryusuf299
    @omaryusuf2997 ай бұрын

    oromo shaqo ma isku lihin

  • @user-qw3ce5vb4i

    @user-qw3ce5vb4i

    7 ай бұрын

    anaga shaaaqo isku leee waa walalahayo

  • @Astaqfirullah9
    @Astaqfirullah97 ай бұрын

    👉🏽War ciwaanka qaldanaa?

  • @saidibrahim8185
    @saidibrahim81857 ай бұрын

    Maraka horayba wadku qaldan tihiin in sual nocan ah nokeentaan

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii7 ай бұрын

    Tegray

  • @user-hz2nh5ll7j
    @user-hz2nh5ll7j7 ай бұрын

    ee ma aha tarikhdu sidad u hayso

  • @user-xs1qw4vl3f
    @user-xs1qw4vl3f7 ай бұрын

    Somaliland waa carab

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR.7 ай бұрын

    SOMALIDU Carab ka hor beey jirtay. Yaa Carabta dhalay??? Xaaskii Mizraim ka aheed ee HEGAR-XAGAR la dhihi jiray. Oo SOMALIDA eey Kishite isla ahaayeen. Marka Sidee baan Carab uu Somaligu dhalay??? Somaligii uu Carab u noqdaa????????. Fikira Waxna Aqriya.

  • @CabdikaafiCabdikaafichanell
    @CabdikaafiCabdikaafichanell7 ай бұрын

    Carab

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g8 ай бұрын

    Mid na maaha ee afirikaan keeska africa kunool!!

  • @user-js1yu4mz1k
    @user-js1yu4mz1k7 ай бұрын

    Somalidu waa lafti nagaa qarna amharo qarna benshangal qarna tigre

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle7 ай бұрын

    Is astur , maanta waa aduun waaxa fursad u heysataa inaad iska saxdo wixi kaa qaldan kakiin berito marka aa dhimato waxa aad leedahay waxa aad hormarsatay.

  • @alimancrashiid3280
    @alimancrashiid32807 ай бұрын

    ISAAQ WAA AYO MA SO MAALI BAY KA GOOSTEN

  • @abdirazaksaad2803
    @abdirazaksaad28036 ай бұрын

    Warranty xun meesha hadhexkeenin bildhaanow sxb

  • @bulshokaab6827
    @bulshokaab68278 ай бұрын

    Somali ayadaa la yahay

  • @abeleli2651

    @abeleli2651

    7 ай бұрын

    Intaan dhihi lahaa adaa iidhahay. waadmahadsantahay. Ciwaankaan baa khaldan ee bbc waa inay badashaa.

  • @menhee7408
    @menhee74087 ай бұрын

    Somalia waxaa umaleynaa ineey Israel tahay sababtoo ah dhanwalba ayeey iska shaabahaan

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad94758 ай бұрын

    T - The Y-DNA Haplogroup T (former K2) Project - Y-DNA Classic Chart

  • @SiyadAliMasheye-qm9my
    @SiyadAliMasheye-qm9my8 ай бұрын

    Dixda u dhow magaalada Boon maaha Cabbaase ee waa Abbase (Abbase Dhaadheer iy 12:53 o Abbase Gaagaab).

  • @abdirizakdol5260
    @abdirizakdol52607 ай бұрын

    War somaliu oromo iyo xabashi ma aha. Sheekada ay re galbeedku qoraan ee ah in somalidu ay kushetic yihiin waxba kama jiraan. Oromana waxba ma wadaagno.

  • @Somali.National.Movement

    @Somali.National.Movement

    7 ай бұрын

    Waa runtaa wallky Allah hakuu ziyaadiyo caqligaaga waa walkaaga soomaaliyeed

  • @Somali.National.Movement

    @Somali.National.Movement

    7 ай бұрын

    Waa runtaa wallky Allah hakuu ziyaadiyo caqligaaga waa walkaaga soomaaliyeed

  • @user-nv9nl8cd8k
    @user-nv9nl8cd8k7 ай бұрын

    Ka baadhaa ceergaabo taariikhda

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan8 ай бұрын

    Soomaalidu quuruumiihii hooree yee ahaayeen. Siijii naasaab.niikaaxaa..tiir iyo

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu8 ай бұрын

    Tan aqoon hadday leedahay kama ay tagteen dhaqanka islaamka

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman47068 ай бұрын

    Tani haday dhaqan Somali taqaan iyadaaa xijaaban lahayd

  • @SiyadAliMasheye-qm9my
    @SiyadAliMasheye-qm9my8 ай бұрын

    Walaal hadaanad garanayn iska hubi magacyada. Dadka magaalada Boon degan waydii dhawaaqa hagaagsan.

  • @kaahaaynan5136
    @kaahaaynan51367 ай бұрын

    Nimanka somalidu wa cawaan caqliga aad moodo in malqacad logu qiyasay…. Gabadha & timaheda iska dhaafa oo cilmiga dhuuxa. (ilaahay baa xaakime)

  • @Msskorean

    @Msskorean

    7 ай бұрын

    Ma waxaad diidan tahay in gabadha xaqa loo sheego

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR.7 ай бұрын

    Waa Suaal Cawaan. Oromada hadeey Oromo yihiin?. Carabkuna uu Carab yahay. SooSOMALIGU NA SOMALI MA AHA??. Waa Garaad la aan Dad aan ku Sheegan, oo kugu Af aheen? Kuna Af aadan aheen. Kee nahay inaad tiraahdid. Hada Aqoonyahan iska dhigtit.

  • @maxmuudAdamafey
    @maxmuudAdamafey8 ай бұрын

    Walal Rabi kcabs isastur

  • @mustafasufi-ul5hh
    @mustafasufi-ul5hh8 ай бұрын

    don't judge about with its cover

  • @maxamuudmaxamed9089
    @maxamuudmaxamed90898 ай бұрын

    Waxaanu jeclayn Sacdiyooy inaad is asturto marka hore, aqoonta iyo ilbaxnimadu maaha inaad diintaada indhaha ka qarsato

  • @nuurnuuraan8624

    @nuurnuuraan8624

    8 ай бұрын

    Sowta asturan