soomaalida xagay kaga nool yihiin masar

Комедия

wuu ku anfacaa macluumaadkaan hadaad jeceshahay in aad t
imaatid masar fiirso oo ka faa'ideyso

Пікірлер: 39

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi6932 жыл бұрын

    WAXAAN KU NOOL AH EY. GAR AHAAN CASIMAADA DALKA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥. WAXAAN WAAL AAL KEY IN.AAN .UU SOO GUURO WADANKA EGYPT 🇪🇬. GAR AHAAN MAGAALADA QAHIIRA

  • @gulbahar2714
    @gulbahar271414 күн бұрын

    Wll jazak Allah keer please could you tell me about Bor saciid and Alexandria and do you read Arabic?

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi6932 жыл бұрын

    WAA SAHAL ABDI OO.JOOGA DALKA JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯 💖. GAR AHAAN CASIMAADA WADANKA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥. EE.DJIBOUTI

  • @naasLi22

    @naasLi22

    Жыл бұрын

    kadibna 😂😂😂😂😂🙊

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti7722 жыл бұрын

    Waaba qashin wub bisinka meshaan dad miyaa kunool waliba qurbe ka yimid inaalilah

  • @jimcalemaadeey9124
    @jimcalemaadeey91244 жыл бұрын

    Masha allh

  • @taxiorebro3649
    @taxiorebro3649 Жыл бұрын

    Asc walaalkey taleefoonka ma ii soo qori karaa waxaan jooga Canada waxaana rabaa in aan u soo guuro Masar.

  • @siciidxusein1960

    @siciidxusein1960

    9 ай бұрын

    🇨🇦

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur61184 жыл бұрын

    Qurbo ka guur oo Qurbo u guur faaido maleh

  • @ubahguled96
    @ubahguled964 жыл бұрын

    Meelkasta oo Somalidu degen tahay waa wasaaq baal araag islii Kenya.

  • @abdulahimohamed2314

    @abdulahimohamed2314

    4 жыл бұрын

    Marki aan isli dageyne xafada Nairobi ugu xun bey aheeed Manta xaafadaha ugu quruxda badan Iyo suuqa East Africa ugu weyn bakuyalo isli

  • @hamdinuur2551

    @hamdinuur2551

    3 жыл бұрын

    Dad nagga nadiifsan mabajiro saan aamiin sanahay my soomaali idinma waayo

  • @idontknowwhatitis6695

    @idontknowwhatitis6695

    3 жыл бұрын

    Somalidu mawasaqaysee waxaa ugeeya raqiiska xaafadba xaafadeey ka kiro raqiisan tahay waaka foolxun tahay. Marka jabnaantay udagaan

  • @abdiqaniali9558
    @abdiqaniali9558 Жыл бұрын

    Zxp xagen kaala soo xariira

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi6932 жыл бұрын

    AAD IYO AAD AYAAN .SXB KU SALAAMAYA

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi6932 жыл бұрын

    وايضا انا الصومالي لكن بلدي جيبوتي. اسمى،سهل حسين عبدى

  • @foosali2141
    @foosali21414 жыл бұрын

    Asc wll waxankuweysin lahaa intee ijirtaa miatiqa taasic.iyo madiinaatii malagahelayaa carabi iyo quraan?

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE3 ай бұрын

    Xaafadaan Shabaab Dagan Kulahaaa 😂😂😂😂😂

  • @gulbahar2714

    @gulbahar2714

    14 күн бұрын

    Shabab waa Arabic words it means dhalinyaro

  • @Jthhkjiuooohfdj
    @Jthhkjiuooohfdj3 ай бұрын

    Inanku muu xanuunsanayaa waa.maxay dagan yihiin uu ku celcelinayaa... waar xog lagaa faaiido soo gudbi sida visaha..dagaanasha..amaanka..waxbarashada....

  • @user-pz9qc5zw2c
    @user-pz9qc5zw2c4 жыл бұрын

    Wllo noloshu ma jaban tahay iyo schooladu imise waa qaali isoo sheeg

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey4 жыл бұрын

    Madiinata nasar

  • @mahamudobsiye5512
    @mahamudobsiye5512 Жыл бұрын

    Wallaal waxaan rajeynayaa war intaa ka badan waan rabey ma iiga jawaabi kartaa

  • @aminabdalla2133
    @aminabdalla21333 жыл бұрын

    Ascw wall

  • @idilrashid298
    @idilrashid2982 жыл бұрын

    soomaalidu xashiikooda ayay meelkasta la tagayaan

  • @najmamohamed6938
    @najmamohamed69382 жыл бұрын

    Wll xageen kaala soo xidhiidhaa

  • @salwahassan5340
    @salwahassan53404 жыл бұрын

    Mashallaaha waad mahadsanid wax barashada ma waaliba mise waa raqiis

  • @ABDI615

    @ABDI615

    4 жыл бұрын

    Schoolada isku sicir maahan mid walbo waa sicir gooni

  • @aminabdalla2133
    @aminabdalla21333 жыл бұрын

    School ka an rabey Ina macluumad iga siiso

  • @hamdanuura9533
    @hamdanuura95333 жыл бұрын

    mesha khaliya maha somalida wadan kasta ay dagan meel xun waye

  • @rahmaahmed1388
    @rahmaahmed13882 жыл бұрын

    Caashir Alla maxaan halkan maray

  • @mahamudobsiye5512
    @mahamudobsiye5512 Жыл бұрын

    Asc

  • @user-dp2kc2gq1w
    @user-dp2kc2gq1w4 жыл бұрын

    Waxaan raba in an kula soo xidhiidho..

  • @rayanahasanabukar4391
    @rayanahasanabukar43912 жыл бұрын

    WALAAHI XAMAR 90 YADII BUR BURKA KA HOR BAABA KA QURUX BAD NAYD SIDA AY MASAR HADA DAHAY

  • @nalajoogtube5922
    @nalajoogtube59224 жыл бұрын

    M.a boe meel lagalasoo xariro majirto miyaa FB ama WhatsApp

  • @wiilkariyada1554

    @wiilkariyada1554

    2 жыл бұрын

    Sxp ani aya jooGo ila soxiriir

  • @farhiyahassanmohamed7632

    @farhiyahassanmohamed7632

    2 жыл бұрын

    @@wiilkariyada1554 xage lagala so xirira wall

  • @devidfarah5253

    @devidfarah5253

    8 ай бұрын

    ​@@wiilkariyada1554zxp hagee kala soo xariira pls

  • @addeargute
    @addeargute4 жыл бұрын

    Bro waxan raba inaa kula soo xariiro halkee kaa heli karaa

Келесі