No video

SOMALI OR NOT SOMALI? SOOMAALI MA TAHAY MISE MAYA?

Somali or not Somali? That’s the situation Mahad Abiib and many other Somalis in Norway find themselves.
Soomaali ma tahay mise maya? Waa xaaladda ay ku suganyihiin Mahad Abiib iyo Soomaali badan oo ku nool Norway.

Пікірлер: 260

  • @ayuubishaq5521
    @ayuubishaq55217 жыл бұрын

    Mahad Abiid oo madax ah Allow natus, iyo Yusuf Garaad oo shacab ah' Allow dhibta ka dulqaad Mahad😰

  • @ismailshukri3152

    @ismailshukri3152

    7 жыл бұрын

    yussuf garad is not intelligent and don't deserve to be a minister particularly the ministry of foreign affairs.

  • @fardowsac1cabdi566

    @fardowsac1cabdi566

    7 жыл бұрын

    I am sorry

  • @fardowsac1cabdi566

    @fardowsac1cabdi566

    7 жыл бұрын

    why is he talking like this?

  • @fardowsac1cabdi566

    @fardowsac1cabdi566

    7 жыл бұрын

    ìam sorry

  • @Assahafi

    @Assahafi

    7 жыл бұрын

    Noolow Yusuf Garaad wuu yaqaan cida somalia u dhalatay iyo cida aan ahayn waayo waxa uu ka shaqeeyn jiray Awdal xiligii siyaad bare waligii muu arki guri ciise ku leeyahay Awdal

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid94196 жыл бұрын

    shaanta Somalia belongs to all Somalis not only one region so what he is from Jabuuti; he is Somali boy

  • @ganeshchikati5790

    @ganeshchikati5790

    4 жыл бұрын

    Bbp

  • @Teddy89update
    @Teddy89update5 жыл бұрын

    100% مهد ابيب ابن بلدي الأحلى #الصومال

  • @ay-pj8co
    @ay-pj8co7 жыл бұрын

    why was Yusuf Garaad made foreign minister? what were they thinking?

  • @fadumojimale1008
    @fadumojimale10087 жыл бұрын

    Dont stres your self please pray to god insha Allah

  • @abdifatah1821

    @abdifatah1821

    7 жыл бұрын

    adi xata isa sax ,god, allah ado dhaha kasi fcn

  • @Football24New
    @Football24New4 жыл бұрын

    Ugu danbeeyn waa laga qaaday xilka yuusuf garaad

  • @trs-treatmentplc9016
    @trs-treatmentplc90167 жыл бұрын

    WTF is going on here. Somalia belongs to All somalis from all regions. A Jaboutian can be presedent of Somalia.

  • @rawdamohammed4036

    @rawdamohammed4036

    7 жыл бұрын

    TRS-TREATMENT PLC True 👏

  • @marbanmowjadahadheerdhexma3247

    @marbanmowjadahadheerdhexma3247

    7 жыл бұрын

    TRS-TREATMENT PLC.really can somali from somalia become president of Djibouti

  • @marbanmowjadahadheerdhexma3247

    @marbanmowjadahadheerdhexma3247

    7 жыл бұрын

    Somali NS so Djiboutian can be my President but i can't be his President is that what you mean

  • @namiin3034

    @namiin3034

    7 жыл бұрын

    TRS-TREATMENT PLC why are you lying,? tell me when anyone other than Hawiya Darood has been President in 57 years? never gonna happen and if it does he sure as hell won't be ciise from dijbouti even if he has the best education.

  • @jsgdudhdidgdjshsushsjxidhd8405

    @jsgdudhdidgdjshsushsjxidhd8405

    7 жыл бұрын

    TRS-TREATMENT PLC All Somaali is Somaali whether you are Somalikenyan Or Somali itipiyan Or Somali jabuti Somaaliwayn waxaa lagudulmiyay in ay gumauste nooqeybiyeen 5 Shanta Somaaliwayne Soomaalinimadana waynaga dhaxaysaa jabuutiyanka waa Soomaali cidna Kamaxigta Soomalinimada

  • @ayandirshe485
    @ayandirshe4856 жыл бұрын

    Nin Ab Iyo Isir ah Soomaali oo waliba Xamar Ku dhashay Hadana la wada garanayo ayuu leeyahay waraaqaha badan baa shaki keenaayo.walee WAAN MAQLI JIRAY YUSUF GARAAD WAA XAYAWAAN SARQAANSAN LAAKIIN WAA KANAA ISAGOO MAS'uul isku sheegaayo in uu nin ka Soomaalisan uu sidan ugu jawaabo.Mahadow Waa la Noqon doonaa Ina adeer dad dhaaxana way ka shalayn doonaan hadaladay

  • @goodby4126
    @goodby41267 жыл бұрын

    😢 🇸🇴he is a native 🇸🇴 Somali why their are denied his nationality,my Allah help you,😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @nuredinahmed9349
    @nuredinahmed93496 жыл бұрын

    I llaahaybaa kuu hiiilin malin malmaha kamida xor ayad noqondoontaa kaliya cibaadada ilahay ku taagnow muwaadin somaliyeed

  • @chocolatecake5756
    @chocolatecake57567 жыл бұрын

    Illaahay farad qeerqabo hakuufuro dadka Ku dhibaateeyay Allaah ka jaaseeyo samir iyo dulqaad waad qeeri inshaallaah

  • @xaawiye
    @xaawiye7 жыл бұрын

    2012 waxa uu sheegtay madaxwayne state somalia ah hogaamiya 2017 caaac du hayaa ... somaliland badeeda markaad galaysay ma ka fekertay waxa ka so gadhi kara

  • @xaqdarowaran8822
    @xaqdarowaran88227 жыл бұрын

    yuusuf Garaad wuxu cadeeyey 4.5 INUU YAHAY MAHAD WALAHI YUUSUSF GARAAD Djibouti baa suaasha lagugu waydiin inaad tahay adigu somali iyo inaad tahay 4.5 inshallah Djibouti baan kugu sugaynaa

  • @nuormuse6470

    @nuormuse6470

    7 жыл бұрын

    Xaqdaro waran dee adr ninkani waa reer jabuuti somalia ma timir xabaal taalaa oo qof waliba iska galayo

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam10416 жыл бұрын

    kkkkkk Yuusuf garaad wataa xilkii lagaqaday najiska 😂

  • @Teddy89update
    @Teddy89update5 жыл бұрын

    Mahad waa DHALAD SOOMAALI AH 100%,YUUSUF GARAAD hadalkiisa wax ka soo -qaad malaha sababta oo ah kuma imaan doorasho shacabka Soomaaliya ee wuxuu ku imaaday shaxda lagu dulmiyay shacabkeena Soomaaliyeeyd ee 4.5 ,marka waxaan leeyahay dowladda Norwey Mahad Soomaalinimada waa haybad ilaah siiyay waana hadiyad rabbi ee idinkuna kama qaadi kartaan, fadlan dib ugu fiirsada dhibka aad ku haysaan muwaadinkeena Soomaaliyeed ,waxaadna ogaataan in aan idin kula xisaabtami doono maalin uun haddii alle idmo.

  • @omarabdalla6814
    @omarabdalla68145 жыл бұрын

    Wxaa aad lgu Xumaado Ah Nin Matalahayo shacabka somaliyeed inuu Ereyo Niyad Jab Ah kula hadlo dhlinyarada somaliyeed Waayel tag lama dhaheeh wxuu kutagaah latusaah somali hore ugu maahmahday Yusuf Garaad Xaqiiqdi uma qalma Xilka Loo Igmady waayo uma laha Experience sawabtoo Ah Hadaladiis Qaar wlhi Cunuga Aadka u yar mku hadli karayoh Waa hadal lga Xishoodo sawabtoo Ah Ninkii Mudoo ku noolaa dalka wxaa kusii dheer taxzation Baa lga qaadi jiray Wx la'aan kulaabo dalkga wx laqaadan karoyoh ma Aha Midda siyaasadda Ah Neh Wlhi Dalkeenagu hoos udhigay Waraaqadaha badani baa shaki Keenayo Buu yiri 😢 Ninkaan Waa iney ka gudbiyaaN Dhalinta Dibadda ku Nool Ayna ka banaaN baxaan Donimeyno Yusuf garaad 🙄

  • @bariiyowidris9498
    @bariiyowidris94987 жыл бұрын

    yusuf Garad wabaa Naacas oo tiixkili waaye hadalka walalahen Somaliyet as Somali Citizens we are ready to welcome YOU back in your home land and as Citizen we are with you Abowe Don't worry

  • @monqfichus6074
    @monqfichus60747 жыл бұрын

    waxaan yaa xilka noogu dhiibey somaliyey halaga fikaro fadlan

  • @omarsalad1560
    @omarsalad15607 жыл бұрын

    100% his Original somali

  • @uadauada3713
    @uadauada37135 жыл бұрын

    Every Somali person whether born in Djibouti or Ethiopia or Kenya. We all originated from Somalia so every one Somali ah have the right to say they are from Somalia. This is what all Somali need to know. E.g my husband is born in Djibouti or can say from Djibouti but not long ago his own dad is born and lived most his life in saylac reagin in Somalia and so did his dad's parents and so on, doesn't that make him from Somalia as well? That man he went to is xaasid xamaraawi uuf. Another e.g is every Somali born in UK or USA etc is still considered Somali from Somalia so are reer Djibouti too. Xaasid nimo iyo jahli ha la daayi. Somalia is not only for xamaraawida but for everyone Somali ethnic ah. Long live Somalia

  • @amushofficial5413
    @amushofficial54135 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴Darxumo calankaygiyo adoo hoostada taal miyaan ka dabar go'ayna dhibaatada Waad ka bixi dhibatada Mahad wll qaali insha allah

  • @raanirai9828
    @raanirai98287 жыл бұрын

    mahad. abiib. waa. kabaxee. inshallaah iska. sabar. ilaaheey. wuxuu kuu. qoray. gafi meeysid. waan kuu. soo duceey. heenaa. ilaaheey hakuu. fudu. deeyo amuura. haaga. 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @fartuunhassanali9648

    @fartuunhassanali9648

    7 жыл бұрын

    maL ka la is ka dhib yurub ta kale oo adiga ma meesheen lee maa taqaanaa may

  • @salmanhassan2417

    @salmanhassan2417

    6 жыл бұрын

    Wad kadex

  • @saamiiamahamed4198
    @saamiiamahamed41987 жыл бұрын

    walal saber koley kheyr ayay kuu noqonee yuusuf uma qalmo xilka sxb

  • @ahmedhussain7031
    @ahmedhussain70317 жыл бұрын

    MA GILGILAY GADH KEYGII MA GUREY TIMAHA BADI. WAAR OROD ISKA TAG JABUUTI IN TANAD WAALAN.

  • @saaxyuusuf1560
    @saaxyuusuf15605 жыл бұрын

    Mahad abib Somali haku faanin we Ka faan bro wlhi aniga itoobiya ka fcn Somali

  • @Geelo
    @Geelo7 жыл бұрын

    illaahiyoow u hiili wiilkan inshaAllaaah wow rafaade

  • @aichamoussa4510

    @aichamoussa4510

    5 жыл бұрын

    Amiin amiin yaa rabi

  • @fartaabdi454
    @fartaabdi4547 жыл бұрын

    Yusuf garad waxu kuficanyahay wasarada socdalka in lafarisiyo si u xaqiyo document yada wasir arimo dibaded uma qalmo

  • @Sosfish
    @Sosfish7 жыл бұрын

    NIN DHARGAN OO HADLY UMA XUMO #YUUSUFGRAAD COZ #YSFGRD UK PSPRT KA IN LAGA QAADO AYAA FCNAN LAHEED

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar20046 жыл бұрын

    Somalinimo cid aad marti uga tahay ma jirto dadka rufyaanimada ku qaraabanaayo ee jaajuusinta ah manta waa aduunyo berina waa aakhiro ee rabi ka cabsada

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato7 жыл бұрын

    Soomaali waa Soomaali meelkastaba hakudhasho ama hajoogaan (Soomalia/Djibuti/Kenya/Ethopia/ ama meelkastaba ha joogaan. Wasiirka arimaha dibada ee Soomaaliya (Mudane Yussuf Garaad) waa inuu dadka Soomaaliweeyn isu keeno, ee ma'ahan inuu kala saaro. Masha Allah, Mahad, waa qof Soomaalinimadiisa aad u jecel, oo haddana diyaar uyahay inuu umadiisa Soomaaliyeed, Insha Allah, wax uqabto. Soomaali waa mid (Soomaaliweeyn) Shugran

  • @abduraxman143
    @abduraxman1436 жыл бұрын

    wazirku qab wazir nimo uma hadlin so uma qalmo xilka

  • @marwahersi8547
    @marwahersi85477 жыл бұрын

    Walaakey mahad insha allah one day hadafka waad gaare

  • @adanawil8545
    @adanawil85457 жыл бұрын

    mahad abiib walal rabi talo saaro dhibka lagu waree waad ka guulaysan doontaa wll kuwa qaliga xune iyo wasiir jaahil ah waxaadna kuqalantaa madaxwaynaha somaliyeed ee kuxiga farmaajo waanuna ku taageersanahay

  • @ladnamohamed8790
    @ladnamohamed87906 жыл бұрын

    jaw.................. waar ileen yuusuf garaad caqliba kuma jir hhhhhhh jibouti iska tag kuye halkaa somalia kasii tag kkkkkk waar ninku garaad daranaa wuxuu jabiyay xeerkii caalamka ee dawladaha uyaalay

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed63533 жыл бұрын

    Waa Reer Djibouti ninkani documents kan wada copy ga ah Waa document been abuura ama waxa ay reer Mogadishu u yaqaanaan "cabdale shideeye"

  • @abdiazizkhadar8984
    @abdiazizkhadar89847 жыл бұрын

    wlhi waa nin aan adkayn oo dan raacde ah yuusuf garaad

  • @fadumashirdon7396
    @fadumashirdon73967 жыл бұрын

    walaal xaga ilaahey ayaa laga heysaa ee wax lagu tusayaa adigana sigradka aad dhibta uga bixi kuu sheegi Facebook igala Soo xidhiidh

  • @andiaden1659
    @andiaden16597 жыл бұрын

    may Allah help Somalian people

  • @gaelkenzo2532

    @gaelkenzo2532

    3 жыл бұрын

    you probably dont care at all but does someone know a tool to get back into an instagram account..? I somehow forgot my account password. I love any tips you can give me

  • @najlanajla446
    @najlanajla4466 жыл бұрын

    Mahad abib waa imtixaan aduun u sabur waa gaareysaa anigaa imitixaan galey waana saburey waan ku guuleysan insha'aaalaha adigana waa guuleysan insha'aaalaha marka duceyso aniga waa la i dulmiyey sida adiga laguu dulmiyey ayaa la ii dulmiyey

  • @mahdiyoungpubg7323
    @mahdiyoungpubg73236 жыл бұрын

    May allah GIve U Wahat Ever U Dream Bro 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sweetheart6678
    @sweetheart66787 жыл бұрын

    war Germany ka iska so dhib qar badan ba Norway passport kala noqotay halken bay jogan Germany kaley wallo

  • @isack461
    @isack4617 жыл бұрын

    wlh waa dhibaato hadii manta soomali lakala qeybiyo..midna la dhaho djboutian baad tahay, midba qolo loo magacaabo...walaalkeen soomalinimadiisa cadeyn uma baahna..miyeynan luuqada somaliga iyo wajigiis cadeyneyn soomalinimadiisa? somali waa kan daga djbouti, wa kan daga ogadenia, wa kan dega kenya ee siyaasiiinta wiilka dhibka haka daayaan ee ha garab istaagaan..my prayers from somalia

  • @FreemanV99
    @FreemanV997 жыл бұрын

    Waxa jira adduunka ethnicity iyo citizenship. Somali waa ethnicity, Somalia waa citizenship. Sida " a citizen of Somalia ama my ethnicity is Somali" Ninkan arrintiisu waxad moodaa inay Somaalida xoogay buuqa ka dhalisay. Sidaan hore ku sheegayna moronku kama taagna ethnicity ee waa citizenship ama dhalashada, Somaalidu marka qurbaha laga reebo, waxay haystaan sida badan dhalashooyinka kala ah, Somalia, Kenya, Ethiopia iyo Jabuuti. Waxan arkay falooyin badan oo ninkan ku sheegaya Jabutiyaan, because of his accent. Arintaasi waa Unsomalian, dhaqankana kuma jirto ee Somaaliyeey xishooda. Miyaanu noqan karin Somali citizen isaga oo ah Jabutiyaan? Your comments on this is welcome.

  • @LakshaDeirwa

    @LakshaDeirwa

    7 жыл бұрын

    True. He's Somali, ethnicity somali also but he Can carry any nationalities of these countries Somalia 🇸🇴 Djibouti 🇩🇯 Ethiopia 🇪🇹 Kenya 🇰🇪 and Yemen 🇾🇪

  • @alrightythen4879

    @alrightythen4879

    7 жыл бұрын

    If you speak a different accent that doesn't mean you are from there, somali people have moved their home because of war so what i mean is you can just charge a person of the accent that he or she speaks if they ate somali or not.

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere13036 жыл бұрын

    Yussuf garrad shaqadiisa ayuu ku wayyy hhhhhhh qofwalboo masaaakinta dhiba allah ka so abaaal mariyo

  • @kinsikhadar4083
    @kinsikhadar40835 жыл бұрын

    Wan kuu faraxsanahay Yusuf garda in xilka lagaa qaado wasaqa wiilka miskinka oo dhibanaha sida xun ilaaa hayo

  • @teamfurious6549
    @teamfurious65497 жыл бұрын

    Somalia ilahay ayaa umaqan

  • @safiyokharan9795
    @safiyokharan97956 жыл бұрын

    ABiiB xaqaga Allahakusiiyo insha Allah Adiga iyo intakale oo caqoodu maqanyahayna

  • @sihamqaran1224
    @sihamqaran12247 жыл бұрын

    soomaliyeey soomaliyeey mahad aan u istaagno alla yaaa allah farmaajow mahad meesha ka qaad adaa dalka xukumee

  • @somalianboy1066
    @somalianboy10667 жыл бұрын

    markaa argay Dabeecadaha yuusuf garaad markuu videokii airport ka soo farta dadka ugu fiiqfiiqaye iyo Tabashadee Amina muuse ka sheeganeysay iyo wiilkii 19sanno talyaaniga ku xernaa wlhi markaa qol-yar inta magaroofan ku heysatay 20sanno aad muuqaal ahaan umadda u hor imaado dhibkaane lee dahay hadana xil loo dhiibay

  • @liishtech5050
    @liishtech50505 жыл бұрын

    Somalia Calanka haiskabadaysho haday leeyihiin, Djabitian ma imaankaro Somalia, Becouse shantaas waxay ka tarjumaysaa All Somali regions. Calan kale samaysta, hadii kale ummada kaleexda,

  • @abdrisaqyusuf9445
    @abdrisaqyusuf94453 жыл бұрын

    Ilaahy hakuu gargaaro

  • @turxanbixismedia6534
    @turxanbixismedia65346 жыл бұрын

    in sha allah

  • @mudanesaneeysaneey7000

    @mudanesaneeysaneey7000

    5 жыл бұрын

    dalmatian ahmed sanka weutbgk

  • @awdal26
    @awdal267 жыл бұрын

    Just KZread ka ku qor saylac and lughaya state Adigaa ayaa Arki , imikana Jubba hoose buu ku dhiibanyahay waar illahay ka baqa

  • @horntravelagency2658
    @horntravelagency26587 жыл бұрын

    ninkan dhalinyarada ah ilahay faraj ha ufuro wlhy waan kaxumaday dhibta haysata wasiirkuna kaftan ayuu kujiray meshi lobahna ninkan xata hadii laga shekisanyahay in labaaro somali badana way istaqan qof cidiisa ah oo mamulada wadanka kajira qayb ka ah

  • @mogawarta8550
    @mogawarta85507 жыл бұрын

    Yuusuf garaad warqado uusan ogeen meel eey ka yimaadeen muu sax dhihi karaa? nin masuul ah wax uu san hubin ma ku doodi karo YUUSUF WAXUU DHAHAY HADAA D JABUUTIYAAN TAGAY XATAA SOMALIA WAAD IMAAN KARTAA, ma xumaan baa taas? bini aadam eed iyo maseer aa dilaa

  • @Shaamil_post

    @Shaamil_post

    6 жыл бұрын

    moga warta MA Oran waaayay waxbaan kula qabanaynaa inta uu oranayo waraaqahaaga shaki Baa ku jira

  • @whootoo1117
    @whootoo11177 жыл бұрын

    Yuusuf waa dad yaqaan oo cimrigiisu shaqo soomaali ka shaqaynayey, ninkani se waa die hard shaqadiisu. Ilaahayse ha u gargaaro. Meel uu kasoo jeedaba waa nin soomaali ah.

  • @kabtanfiqqi9971
    @kabtanfiqqi99717 жыл бұрын

    dawlada iyada gacan ku gambad ah balse dhibanaha iyo wasiirkaba midna qalad uguma jeedo

  • @turxanbixismedia6534
    @turxanbixismedia65346 жыл бұрын

    man sha allah

  • @AhmedMohamed-ul7wx
    @AhmedMohamed-ul7wx6 жыл бұрын

    Nei man du er fra Jabuti ferdig med det !

  • @ahmedhussain7031
    @ahmedhussain70317 жыл бұрын

    KKKKKKKK MR PRECIDENT WHAT IS GOING ON KKKKKKK

  • @sucadali200
    @sucadali2005 жыл бұрын

    alx wall waan kuusoo ducaynaynaa alle dhibta hakaaqaado aamiin yaa rabi

  • @fadumojimale1008
    @fadumojimale10087 жыл бұрын

    Abooway dont warry waxay rabaan in aad waalato But goback Allah he help you insha Allah

  • @mohammedaamin9857
    @mohammedaamin98576 жыл бұрын

    Wah Somali wadini ah #Wallhi tan Norway kash qabsatay mid ka wayn #Norway iga qabsatay #France na tan hada Igu haystaan #Somali Maxaa cadaynayaah in rahay Dhalinta Somaliyeed in Aduunku ku Ciyaaro #Riyooninkooda #Somaliyeed

  • @marbanmowjadahadheerdhexma3247
    @marbanmowjadahadheerdhexma32477 жыл бұрын

    ninkaan mahad la leeyahay hadaladiisa waxaa ka muuqda in loo baryo dalka norway inuu sii joogo lkn hadii iu rabo inuu dalkiisa ku laabto cidina uma diidi karto lkn inuu maalinba nin edeeyo oo uu mashruuc ka dhigto uma fiicna djabouti inuu ka yimidna hadalkisaa cadaynaya lkn diwladina dowlad kale go.aan maxkamadeheda ka soo baxay ma fara galin karto

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi7 жыл бұрын

    The day soldiers stop bringing you their problems is the day you have stopped leading them.They have either lost confidence that you can help them or concluded that you do not care. Either case is a failure of leadership, With all do respect madaxweeyne farmaajo intuu laha qabiilo qanci ayuu qashiinkan oo kale ka dhigay xil aanu u qalmin,hadalka maamuus buu leeyahay ninka siyaasiga uu u dhigo tusmana u noqdo sida uu u aaminsanyahay dadka uu matalo,ninkaan waxa uu na tusay in uusanba aaminsaneeyn in Gaaldu qaldantahay oo anaga dhankeena yahay qaladku markuu yiri waxbaa si ah oo adaa been sheegaya,yacni waxaa fududeeyd xataa hadii uusan wax u qabaneeyn in uu yiraahdo waan baaraynaa case ka,waana kula garabgalaynaa sidii aad dalkaaga ugu noqon laheeyd ee maaheen in uu u hadlo sidii kuwa maqaayadaha fadhi dirirka ku hayey waraaqahaa badan ayaaba shakiga keenaya,hadaa waa nin dadaal u galay in uu cadeeyo muwaadinimadiisa NO jaale wasiir waxaa shaki keenaya in aadan adigu na matali karin,aadana aheeyn shaqsi isku kalsoon qab kii laga rabay dowladeenana aad cay ku tahay,waxaan leenahay madaxweeynaheena iyo raiisul wasaraheena LIBAAXYADA AH ninkaan waa meesha shaaga gaariga ah ka banjarsanyahay,dowladeena iyo hiigsigeena NOOMANA QALMO IN UU WORLD STAGE NAGU MATALO,4 qof oo soomaali ah ayuu qancin kari waayey in uu u hadlo sidii qof masuula ma world leaders ayuu ku qancin karaa in soomaliya heshay dowlad wanaagsan iyo baahideena,mana aha markaan kaliya waxa aan ku haysto marar badan ayaan arkay asagoo laciifnamidiisa banaanka keenay,marka halaga fiirsado ayaan leeyahay.

  • @munaali840
    @munaali8404 жыл бұрын

    the fact he cant take a joke proves hes not from somalia walal go back to Djibouti Norway has got wise to the fakes lol. even if you go to djibouti no one will sto you coming into somalia but you cant keep lying. also why was your citizenship revoked?

  • @kerowcade129
    @kerowcade1297 жыл бұрын

    adeer dadkaan iyo dalkanba bari hore baa la iibsaday somali warkeed dhamaay ee wax kale iska sheego #Yuusuf_garaad iyo kooxdiisa kursiga ku fadhiyaane waa shaqaale shaqaalane wax kuuma qaban karo kamana hor imaan karaan waxii madaxdooda yiraahdaan marka iska ilow somali baan ahayda ee itobiyan baan ahay dheh markaa baad xuquq heliyee ileyn waa sida nalala doonaye balse dhici madoonto insha allah ilaaa mid damiir lehi nagu jiro

  • @royyymcroy4183
    @royyymcroy41835 жыл бұрын

    Waxaa afka jajaban yusuf Garaad ladhaho suu olahadlaayo wiilka kawaran. Nacalaa muqayilki kudhalay was dheh. Wa wiil somaliyeed Bioengineer ah, shaqo wanaagsan heestay markasuu leeyahay xamar kusoo noqo. Xamar imow wallahi wa kaaga so dhaweynaynaa dowlada shaqo kadalbo

  • @lunamud3143

    @lunamud3143

    4 жыл бұрын

    Qofku markuu cilmiga noocaas ah barto oo ku shaqeeyo cadow ayuu yeelanayaa wiilkaan taas ayaa ku dhacday wuxuu ka mid ahaa Somalida wax baratay ee la fiirsanayo waa inuu wadankiisa ka shaqeeyo kana furto Research Center hadii telkiisa la hayo ii soo gudbi waan la hadlayaa.

  • @IbrahimIbrahim-gq4zn
    @IbrahimIbrahim-gq4zn7 жыл бұрын

    waa reer Djibouti

  • @anthonywest4173
    @anthonywest41736 жыл бұрын

    STAY STRONG.

  • @fataaxjama3816
    @fataaxjama38166 жыл бұрын

    Wa layaqaana waligis waxu aha alshabab taagere hadana wa asagi oo jago weyn helay kan oo kale uma qalmo inu maamulo umad ama uu xil qaran qaado sxb iska samir shaki kuma jirto in ad tahay somali

  • @oneclipviewvideoproducter2516
    @oneclipviewvideoproducter25166 жыл бұрын

    This minister look like happy Khalid

  • @doorbacayn
    @doorbacayn7 жыл бұрын

    Waan ka xumahay hadallada jeesjeeska ah ee wasiirka jaahilka ka ah sharcigiisu kugu dulmiyay walaal. Waxaanu aqoon sharciga jinsiyadda Soomaaliyeed iyo qofka Soomaaliga uu u yaqaano. Bro iska samir oo xisaabso inta aanu iman isla xisaabtanka dhabta ahi.

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman73407 жыл бұрын

    yuusuf garaad qaab qabiil buu kuyimid kuma imaan dadnimo uu leeyahay waa bahl xaasida oo cunufa dadkoo dhana waa yaqaaniin .uma baahnin yuusf garaad waa kuma

  • @mohamudabdo2346
    @mohamudabdo23467 жыл бұрын

    Yuusuf garaad wax khald ah ninkan kama galin wa cadaynaynaa ayuu ku dhahay hadii khalad galay xata wa bini aadam wa inan toosinaa lkn in wasiir awood leh oo qaab qabiil ku jooga hala casilo la faafiyo qaran dumis bay u muuqataa

  • @umumicraajchannel1623
    @umumicraajchannel16237 жыл бұрын

    inshallah wllaal ilaahay iskuxir waad kabaxaysaa

  • @MrZizzo2010
    @MrZizzo20105 жыл бұрын

    Yusuf garaad is gr8

  • @osmanghalid9452
    @osmanghalid94525 жыл бұрын

    Go to jibouti than somali done.👍

  • @aadilahmedabdirahman2392
    @aadilahmedabdirahman23924 жыл бұрын

    WAA SAWABTA XILKA LOOGU QAADEY , WUUNA ISTAAHILAA ,

  • @jaamacyaasin6260
    @jaamacyaasin62607 жыл бұрын

    Walahy waa nin aan wax ka galay xilka uu hyo jirin macaal sharciga MA dhawrayo kulahaaa Djabuuti adoo adaa Soomliya KU noqon karta maxuu Soomliya iyo jabuti KU adaa

  • @Duco2515
    @Duco25156 жыл бұрын

    Waxii qeyrka kugu allaha ku waafajiyo wll tan kle NIN wax bartay BAad thy mxd isku bahdili maad wadankaga Hooyo ka shaqeysatid illahay kuma duleynin EE ha isduleynin adiga subxanallah intad mnty heysato kun wllalah ah bn heysan EE rabi waxuu kusiyey ku qanac.

  • @mohammedaa1679
    @mohammedaa16796 жыл бұрын

    Waa la qaaty fikraadaadui sxp hawada aayaana lagu cunay qashinka qosol mesha maba yale muxu ku qosli

  • @mahdimend3505
    @mahdimend35057 жыл бұрын

    Ninkan Looma diidana inuu somalia yahay lkn yoo kayahay Somalia waaye suasha ?

  • @rajkumarderboss1156
    @rajkumarderboss11565 жыл бұрын

    Asc. Waan. Kaxumahayi. Mahad. Dhibaka. Kuhayiisat. Ee. Guuleeso. Inshaalah. Ya a. Alaah. Cawih. Ya a. Alaah. Mahad. Samir. Mahad. Samir. Ya a. Alaah. Ca Awih

  • @ahmedjega3234
    @ahmedjega32346 жыл бұрын

    Waxan maqlay in uu Iceland ka qaatay sharci

  • @kassimsaleh6196
    @kassimsaleh61965 жыл бұрын

    (التاريخ يعاد نفس ) sayidka ayaa lo diiday inu ku so labato somalia waxaa igu balan ah kuwaan dolad isku sheega ah inaan wadooyinka muqdisho ku bursado goor dhow insha allah

  • @yusufosman8714
    @yusufosman87143 жыл бұрын

    Yusuf garaad field on his duties he should be arrested.

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed81035 жыл бұрын

    Hadaanu reer somaliland nahay waa waxa aanu somalia uga tagnay, bal wasiirkoodii arimaha dibadu marka uu sidaa ula hadlayo inankaa yar ee dhibanaha ah, markii aan eegay dadka somalida sheegta ee dagan somalida koonfureed waxaan kusoo gunaanaday uun inay yihiin dad aan isirka somalinimo lahayn lkn muuqa uga eeg dadka somaliyeed ee dagan ethiopia jabouti somaliland and somali kenya, Suurada waynooga eeg yihiine waa sawaxili aan naxariista aqoon somalida koonfureed Ilahayow naguma celisid saxaxiladaa isirka somalinimo meelna aan kasoo galin

  • @Edbashir
    @Edbashir7 жыл бұрын

    I once felt like this

  • @MrErikottesen

    @MrErikottesen

    5 жыл бұрын

    Like a Lier and a thief?

  • @MohamedAhmed-pw5bn
    @MohamedAhmed-pw5bn7 жыл бұрын

    kan waa somalian

  • @sheikhabdirisaaqali1045
    @sheikhabdirisaaqali10456 жыл бұрын

    Yusuf garad nin aqli badan mahan haduu aqli leyahey musan dhehen warqadahan ma abdilashideyah midah kale in u dhah ma aheen jabouti tak halkas kasibax. Yusufgrad xilkah ayuu hayey ayuu mel kagah dhacey

  • @anabosmandiiriye8317
    @anabosmandiiriye83177 жыл бұрын

    isgana is kashifay imikana calal iyo oohin waxba uma tarayse Djabouti iska ad

  • @mohamedige801
    @mohamedige8017 жыл бұрын

    Yusuf garad runtuu u sheegay ninkaan waxaa sheegay in adeerkiis in uu Ka soo jeedo Djibouti

  • @user-kb3rs3ks1k
    @user-kb3rs3ks1k7 жыл бұрын

    MAHAD WALAL ILAHAY WAXAAN KARAJAYNAYAH INAAN ARKOH ADOO SOMALIA XILKA USAREYAH HAYAH YUSUF GARADNAH SHACAB YAHAY.

  • @mdh8066
    @mdh80667 жыл бұрын

    this man is a Djiboutian we all Know that.

  • @noorhidai6866
    @noorhidai68667 жыл бұрын

    He doesn't deserve to be a foreign minister

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan98135 жыл бұрын

    Waa inan caqli badan mahad maanshaalah

  • @somalirealshow8032
    @somalirealshow80327 жыл бұрын

    adeeraw xaad ka baryeysaa wasiir iyo madaxwayne tolkaa majoogaan miyaa mide kale somali gobal ayeey wax ku qaybsatay

  • @abdiaziizkaatun8038
    @abdiaziizkaatun80386 жыл бұрын

    yuusuf garaad walhi wa doqon waqtigu saaciday maaha rag yaqaan iyo qabi yaqaan toona laakiin dadka xil umagacaaba ka daran waayo maaha nin cad bisil kala goynkaraa. kuyee jabouti tag then what so ever you want taasi cadaalad maaha

  • @samirahuzzain6089
    @samirahuzzain60897 жыл бұрын

    ninkan dalka Norway wuu isasiyay waanka 14jir!

Келесі