Sirtu Waa Rootiinka | Hadii Aadan Rootiin Lahayn Ma Noolid .

Maanta Markaan maqalno rootiin waxaa niyadeena ku soo dhacaayo caajis ku cel celin nolol hal qaab ah .. wax soo laa laabanaayo .. waa taan maqalno dadka ayagoo leh rootiin ayaa idilay .
laakiin ma ogtahay hadii aadan rootiin lahayn in aadan noolayn aslan waxaan ula jeedaa in aadan dha dhanka nolosha dareemaynin … in aadan wax qaban karin : wax soo saarkaada in uu hoos u dhacaayo xataa caafimaad ahaan ay dharbaaxo kugu dhacayso … Hadii aadan rootiin lahayn waxay ka dhigantahay in aad mayd tahay … hadal weyn
Ogaansho kanaalka ogaansho
Omar inshar ogaansho xaqiiqada ogaansho OGAANSHO KANAALKA OGAANSHO ogaansho ogaansho
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 1 800

  • @munaahmed4164
    @munaahmed416410 ай бұрын

    Mashalaah cumar waxaan kudawanayey 3 sano waxaan ahay hooyo somaliyeed mudo laga joogo 4 sano ayaan go aan qaatay inaan nolashayda wax kabadalo hada 2 lead ayaan dhameeyey teacher wiaxaan kale oo bilaabay my own business personal trainer onli and gym.nolashu waxaan ogaaday wax walba in laqabankaro 45 ayaan jiraa 6 ciyaal ahna waan dhalay 60 hours a week waan shaqerya.marka waxaa ugaaray guushayda waa waqtiga oon maareeyey waan kusalama aad basn uxiisayaa boragarankada

  • @user-pn4gb1mz9p

    @user-pn4gb1mz9p

    10 ай бұрын

    👏👏Horay usoco xabibti guleyso aduun iyo aakhiro 🫡

  • @abdullahiisak10

    @abdullahiisak10

    10 ай бұрын

    Mam you're amazing 👏 keep up

  • @zamateradein-ov8xo

    @zamateradein-ov8xo

    10 ай бұрын

    Wow

  • @omarmohamoudrp4do

    @omarmohamoudrp4do

    10 ай бұрын

    @@user-pn4gb1mz9p mamo ku dhali karto wye proh. Xppti❌️ Mom✅️

  • @Garaadle

    @Garaadle

    10 ай бұрын

    masha allah hooyo mcn

  • @Tutulisho
    @Tutulisho10 ай бұрын

    the best person ever the most knowledgeable the most shine all created is prophet Muhammad scw❤❤❤

  • @YaxyeAqadir

    @YaxyeAqadir

    10 ай бұрын

    Walaaly somali baatahy smali nagula hadal ankufahannee😅😊

  • @Alabhas98

    @Alabhas98

    10 ай бұрын

    Adoonsiga ka soo bax.

  • @m.k.7788

    @m.k.7788

    10 ай бұрын

    Afsoomaaliga Ku Qor Qoraalkaadda

  • @mohamedahmedxusein

    @mohamedahmedxusein

    10 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @Mahamedali-hj7sg

    @Mahamedali-hj7sg

    10 ай бұрын

    صلي الله عليه وسلم

  • @MohamoudAbdiwahid-lv8cz
    @MohamoudAbdiwahid-lv8cz10 ай бұрын

    Magaceygu Waa Mohamud Abdiwahid Runtii Maqaaladaada aad ayaan udanenaa Wax weyna waan kafaaiidaa mar kasta oo aan dhageysto ilaa aan Muqalka dhameyana kama tagi wax badan ayaan noo ifisaa waxaad notahey nalka iftiimaya oo Kale Aad ayaan Kuugu mahad celinayaa Sida hagar la'aanta ah eed Waqtiga nogu hurtey kumana hilmamidoona👌👌 thnk you marlabaad We love you 💪🙏🙏❤️ Cashiraantana halkaa Kasii Amba Qaad.

  • @xaawocumarcilmi438

    @xaawocumarcilmi438

    9 ай бұрын

    isku mid nahay

  • @AbdiOzyy
    @AbdiOzyy10 ай бұрын

    The best person ever The most knowledge able and most shine all created prophet Mohamed ❤❤❤

  • @abdiwalijiiniyas
    @abdiwalijiiniyas10 ай бұрын

    1,000 prank ama Videos siyasaded Waxaa ka qalisan, Xalqadan yar o kale, taso ka dhigan wll noloshisa jiheyay o kugu tilmamahay wadada rellaytga mahadsanid @Omar inshar❤

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam133710 ай бұрын

    Ustaad cisiga aan kuu haayo af kuma macnayn kartid guulayso Isbadal nololeed ayaad igu samysay marnaba kama caajiso dawashada muuqaladaaada ❤

  • @abdurefidak136
    @abdurefidak1369 ай бұрын

    Magacaygu waa cabdiraxman maxamed oo ku nool jigjiga aadna ku taagersan lana socda xalqad kasta aad iyo aad ayad u mahadsantahay muuqaladada waan u bugay 🎉 فجزاك الله خير الجزاء

  • @hamseyare4451
    @hamseyare445110 ай бұрын

    Ogaansho mahad sanid wll waxan kula socdaa mudo dhan 4,sano,iyo 8,bilood masha Allah wax badan baan kaa faa,iiday alle Haku sharfo aduun iyo aakhiraba

  • @Subscribe00k
    @Subscribe00k10 ай бұрын

    Arinka cajiibka oo la xidhiidha Muqaalkan; xilliga aan Dugsiga Aado aroorti, waxaan ulugeeya 20-Daqiiqo wakhtigan aad ayaan ujeclahay xitta xiisadaha kale, mudadaas waxaan iska Dhagaystaa Muuqalada BBC Learn English. Aad ayaan ugu faa iday wllhi Alx, Arinka xiisaha leh mataqaana waa in aan kusii xisaabtamo wakhtigaa .

  • @khaliv67

    @khaliv67

    10 ай бұрын

    تتتتت

  • @abdifatahalfa

    @abdifatahalfa

    10 ай бұрын

    Muqaal aad ledahay inta badan waaba dhagestaa waa un muqaalo faido leh. Reer comments ma ihi ma ahane video kastaa waa kaso muqan lahaa

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi10 ай бұрын

    حياكم الله وبياكم وجعل الجنة مثوكم ❤❤ استاذ ابو فيصل

  • @CabdallaCali-sw4py
    @CabdallaCali-sw4py9 ай бұрын

    SHQSIGA KALIYA HADII UU MUUQAAL SOO DHIGO AANAN IDHAAFIN OMAR INSHAR THE LEJEND RUNAHAANTII FAAIIDI UN MAAHINEE WAXKALE KAA MAHAAYO MAHADSANID DADALKA BULSHADA U HAYSO🙏🙏

  • @saadaq2063
    @saadaq206310 ай бұрын

    Waad mahadsan tahy sxb cumar illaa iyo dhmaadka waa kula socday❤❤

  • @SamiaAHMED14
    @SamiaAHMED1410 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝🕋😢😢❤

  • @AliOmar-te4wu

    @AliOmar-te4wu

    10 ай бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @mohamedahmedxusein

    @mohamedahmedxusein

    10 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @azimboy3440

    @azimboy3440

    10 ай бұрын

    Luqadaada waa somalia adigane is kuday inaa ku hadasho somalia

  • @Suhayb1_4

    @Suhayb1_4

    10 ай бұрын

    Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @nimcomahamed3896

    @nimcomahamed3896

    10 ай бұрын

    اللهم صلي وبارك على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @abdifatahmuhumed9089
    @abdifatahmuhumed908910 ай бұрын

    Allah ku xafido wll waxaan ka mid ah dadka aad macalinka u tahay ku dhawaad afar sana waxbaan kaa bartaa , waad ku mahadsan tahay macalin

  • @xamzamaxamed229
    @xamzamaxamed229Күн бұрын

    Kusalia nabigeena scw

  • @xaadirnaadir4900
    @xaadirnaadir4900Ай бұрын

    Cumar ishaar waxan kugu xernaa 6 sano inta aan kaafaa,iday yuutuubar an kafaa,day majiro mahadi hakaagarto❤❤❤

  • @xafsoimam5651
    @xafsoimam565110 ай бұрын

    ❤❤❤❤waxbadan baan kaafaaiday wllky cumar waana rajeenyaa Insha allaaah inaa sameesto rotin 😢markii hore wakhtiga dhan meeeluu iigabaxy magaranyo balse hada Insha allaaaaah alle ayaan karajeen inuu iibarakeeyo waqtigayga ana waan dadaaali

  • @cabdiraxmaanidirismaxamed684
    @cabdiraxmaanidirismaxamed68410 ай бұрын

    اللهم صل على محمد

  • @Adoontiiallecafaafa

    @Adoontiiallecafaafa

    10 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @feizul.feisal

    @feizul.feisal

    10 ай бұрын

    Scw

  • @awliyosporttrainer3615

    @awliyosporttrainer3615

    10 ай бұрын

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤

  • @albaqdaadimaxamed4162

    @albaqdaadimaxamed4162

    10 ай бұрын

    اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @kowtharmusa2995

    @kowtharmusa2995

    10 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم 😢

  • @mohamedabdullahi4162
    @mohamedabdullahi416210 ай бұрын

    waa walaaalkaa kaayer mohamed Abdullahi mohamed o in badan kuu mahad naqaayo waxaan kaabaray wax aan school iyo jaamacad kaheli waayay adi iyo wallaalo yuutubka wax ku soogudbiya ❤❤❤ shukran مالا يشكر الناس لا يشكر الله.

  • @abdirahmanegal1142
    @abdirahmanegal11425 ай бұрын

    mahadsanid ilahay nolosheena hanoo qurxiyo aamin❤

  • @mushtakkahin4597
    @mushtakkahin459710 ай бұрын

    Ogaansho iyo Waaberi Meadia waa labada youtuber ee aan soomaali ka daawado wayna ku mahadsanyihiin mawduucyada muhiimka ah ee aynu inoosoo gudbiyaan 👍👍

  • @xamduushxiis5476

    @xamduushxiis5476

    9 ай бұрын

    Bedkiisakalana omar inshaar caadimhn waakufaidi dontaa

  • @ZakiHusen-wo3pl

    @ZakiHusen-wo3pl

    7 күн бұрын

    Dhiira galiye yaasir Muktsar Adna ku dar❤❤❤🎉🎉

  • @zuhayb9
    @zuhayb910 ай бұрын

    Alx routine waa wadada ama breach ka aad guusha kugaadhayso ama waxa aad rabto inaad xaqiijiso waxaana kaw ka aha Xiliga aad seexati iyo xiliga aad Toosto iyo waxa aad maalinkasta qabato inay kuu diuaatsanuihiin sida inaad 4:00 am toosto salaatul laylka aad routine kadhigato sports samayso aadna qubyasato atoorta hore kadib daily plainkaaga diyaariso ama waxaad aad maalintaada qabanyso wad mahadsantahy walaal omer

  • @qoriinthebuilding2185
    @qoriinthebuilding21859 ай бұрын

    Haa wlhi ana tijabiyy nolashyduna way ii hagagty thanks macalin🥰

  • @cabdiraxmannuux2900
    @cabdiraxmannuux29009 ай бұрын

    Walalkay cumar wawalaalka c/ raxmaan walalkay ilahay darti ayaan kuu jaecelahay ilahay haka abaaliyo wanaaga aad noheyso

  • @daahircabdi-qh3yr
    @daahircabdi-qh3yr10 ай бұрын

    Wonderful ❤

  • @__Real_King
    @__Real_King10 ай бұрын

    the one and only legend my teacher Omar inshaar guuleyso ustaad mar walibba❤❤

  • @m.k.7788

    @m.k.7788

    10 ай бұрын

    Afsoomaaliga Kuwada Qor Qoraalkaadda

  • @suhaybmuuse6691
    @suhaybmuuse669110 ай бұрын

    Magacaygu waa suhayb Garwanaje waxaan ahay arday sanadkan dhameeyay kuuliyada adeega Bulshada ( social work ) kana bartay jaamacada Hargaysa, Barasha wanagsan cumar inshaar badiya waxaad kor u qaada waaqica guud ee bulshada somaliyeed❤.

  • @khalidabdi9408
    @khalidabdi940810 ай бұрын

    Runtii mudo badan baan ku dhagaysanaynay magacaygu waa Khaalid Cabdi maxamuud ❤Ustaad Cumar ❤❤wax badana waan kaa bartay waxaan kaala socdaa Jigjiga somali galbeed waxaan ku leeyahay sii wad hawsha qiimaha leh ee aad hayso

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir91619 ай бұрын

    You have to choose one of two pain 1) the pain of discipline and 2 ) the pain of regret

  • @apdivatahjericho4361
    @apdivatahjericho436110 ай бұрын

    قال الرسول ﷺ احب الاعمال الى الله ادومها وان قل❤

  • @Rahiilah
    @Rahiilah9 ай бұрын

    Masha Allah Wll Cumar Aad Ban U jeclhy Muuqalada Tayada Leh Wax ku Olka Ah aad noso Gudbiso Aad baa U Mhd snthy wax Badan Ban Ka Faiday🙏🥰

  • @sagalyusuf7366
    @sagalyusuf736610 ай бұрын

    Masha Allah wllo Hore u soco , Wax badan Ayaan kaa faa'iiday , Waxa aan iska daayay daawashada Riwaayadaha badal koodiina Mowduucyadaada qiimaha badan yaan Ďaawadaa , Waxa ay iiga jawaabeen su'aalo badan oo aan u baahnaa, Dadkana waan kula taliyaa In ay ku dawadaan , Waxa aan aad uga helay macluumaadka shiilan ee shaandhaysan ee miida ah, Allah cilmiga hakuu barakeeyo Waalidkii kugu soo tabcayna Allah raali haka noqdo

  • @hamidmo8596
    @hamidmo859610 ай бұрын

    Excellent and enjoyable program Thanks brother omar

  • @xasanmaxamud194
    @xasanmaxamud1949 ай бұрын

    Barasho wanagzn cumar inshaar ina hooyo aamino alle yaa raxma janadi fardowso alle bila xisaab ha galiyo hooyo qali Wxan ku dawanayey bahda ogaansho aan qeyb ka ahaa ilaa 2017 m.a dugsigeygi sare ilaa manta oo jamacad dhiganyo

  • @aliyare984
    @aliyare98410 ай бұрын

    Omar inshaaar aad ayaa uma hadsantahy .Nin aa wax badan kafaaiday baa tahay,waxaana kugu xirnaa since 2018 kii.Respect mwalimu.

  • @adanpoicismaan-eg7cj
    @adanpoicismaan-eg7cj10 ай бұрын

    يا شيخ عمر بارك الله فيكم وجزاكم الله خير الجزاه ❤

  • @Arlind_14
    @Arlind_1410 ай бұрын

    Caawa Comments ka Anaa Ugu Horeeyo Love_Ka ha ila dhaafin ❤

  • @saidbarrenouh2152

    @saidbarrenouh2152

    10 ай бұрын

    Jano maa ku galee.

  • @caseyrdesign879
    @caseyrdesign8793 ай бұрын

    MAHADSANID ZXP. MAGACAYGU WAA C/RAXMAAN AHMED

  • @CabdirisaqMuahamed
    @CabdirisaqMuahamed3 ай бұрын

    SOO qor saliga nabiga scw

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir916110 ай бұрын

    The pain of discipline is better than the pain of regret. From muqdisho

  • @abdikafialiissack5669

    @abdikafialiissack5669

    9 ай бұрын

    M.a❤❤

  • @hamzemaal8233
    @hamzemaal823310 ай бұрын

    Discipline is the bridge between goals and accomplishments. Thanks, Omer Ishar. We really love your videos deeply in our heart.

  • @m.k.7788

    @m.k.7788

    10 ай бұрын

    Afsoomaaliga Ku Qor Qoraalkaadda

  • @nuura2755

    @nuura2755

    10 ай бұрын

    Raqiis aaway luqadaada 😅

  • @MaxamuudCabdi-dd5fz

    @MaxamuudCabdi-dd5fz

    10 ай бұрын

    ​@@nuura2755disjointed to

  • @MaxamuudCabdi-dd5fz

    @MaxamuudCabdi-dd5fz

    10 ай бұрын

    B

  • @saidhassan3498

    @saidhassan3498

    10 ай бұрын

    Afkaaga hoyoo miyuu kucaayay somalinimada hadan wax ku ahayn. Waxkaleh wax kuma noqonaysid mahadsanid

  • @aminmaxamuud603
    @aminmaxamuud6038 ай бұрын

    Allah ku sharfo ustaad omer inshar

  • @jamaalsaahid1896
    @jamaalsaahid18969 ай бұрын

    Wan kaga mahad celinayaa barnaamijka macnaha leh ee aad nosoo gudbisey masuul. Allah haku xifdio. Kasoo salamey_ gopolka sool-Laazanood❤

  • @sahraabdi6892
    @sahraabdi689210 ай бұрын

    Exactly routine is the key of success and happiness to be honest and I hope to continue my journey ❤ thanks brother

  • @daarta_sheekooyinka
    @daarta_sheekooyinka10 ай бұрын

    Allah is one ☝☝🕋🕋🕋🌇🌇🌇

  • @mowliidmuuse-xg5sd
    @mowliidmuuse-xg5sd22 күн бұрын

    aad ayuu u mahadsanyahy omar inshaar waxaan kugu xidhanahay mudo 2 sanno kudhawaaad mudadaaas wax badan ayaan kaa fii,day run ahaantii go forward pro ❤❤

  • @maxamedosman7608
    @maxamedosman760810 ай бұрын

    Ustaad waan dhamaystay magaceygu waa Mohamed osmaan jooga qardho aad baan kugu xiranahey ilaa 2019 intaan kaa faaidey school iyo jamaacad kama faaideysan aad baan ugu jeclahey muuqalaadaada noosoo badi ustaad rabbi kaa raalli noqey❤❤

  • @NAJO_Films

    @NAJO_Films

    4 ай бұрын

    M.a 😂 reer qardhood nahney lkn ani bosaso ayaan jooga imika 😂

  • @samawadaa
    @samawadaa10 ай бұрын

    Dawada gaar ah. Yes routine is must specially me as a mother of 4 which I homeschool them all. Great channel brother.

  • @m.k.7788

    @m.k.7788

    10 ай бұрын

    Afsoomaaliga Ku Qor Qoraalkaadda

  • @nuura2755

    @nuura2755

    10 ай бұрын

    Aaway luqadaada? 🤔

  • @hanankhadar3166

    @hanankhadar3166

    9 ай бұрын

    Masha Allah

  • @shatolyrics9993
    @shatolyrics999310 ай бұрын

    Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban maxamed scw like saar ❤❤❤❤❤❤

  • @abdiwasacmahamed9650

    @abdiwasacmahamed9650

    19 күн бұрын

    Scw

  • @ahmedmahad2020
    @ahmedmahad202010 ай бұрын

    Aad baan kuu taageeraa wax badan ayaana kaa faa'iday aad ayaana umahadsan tahay alle haku sharfo 👍

  • @dacar1730
    @dacar173010 ай бұрын

    Never ever miss any video xattaa Hadadn maalmo khadka ka maqnaado Dib baan usoo wada dawadaa magacygu abdiselam Jigjiga ayaan ka soo salamaya😊 11:28

  • @muhandis
    @muhandis10 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad Cumar macluumaadka fiican ee aad na siisay. Badanaa qaar na wareeriyay oo waxa ay sheegayaana aanu khasaare mooyee faa'iido lahayn. Educating people waa tiir kamida saxaafada

  • @TurkeyVsItaly-wi5ku

    @TurkeyVsItaly-wi5ku

    9 ай бұрын

    Kkk

  • @mahadahmed9669
    @mahadahmed96699 ай бұрын

    runtii waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo aad ujecel fiidyooyinkaaga waxbadana ka faaiday insha allh waxaan ku leeyahay halkaa ka wad wll sida hawlkarnimada leh eed noogu dadaalayso insha allh khyr kuu rajaynayaa

  • @cabdilahifarah-ew6es
    @cabdilahifarah-ew6esАй бұрын

    magacaygu waa cabdixakiin cabdilaahi cumarow waxaan kuu sheegayaa rootiinka horta waa uu fiican marka aad wakhtigaa nidaameysatid waxaad ku soo dirtaa muqaalkaaga sidee ayaad rootiinka jidhka u dhisilahayd waad mahad santa hay

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal955610 ай бұрын

    Jimco wanagsan all my brother and sister ❤❤❤🎉🎉😊

  • @alleyaqaan8161
    @alleyaqaan816110 ай бұрын

    legend omar inshar effort you put into creating informative content is amazing brother gratitude

  • @m.k.7788

    @m.k.7788

    10 ай бұрын

    Afsoomaaliga Ku Qor Qoraalkaadda

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.9479 ай бұрын

    Shukran waandhameystey alxamdulilah ilaahey hanagu anfaco, waar arimta turjumiada aaadan sahan haloo sheego bal , isagaa wax aan daacuunka calmaaniyada saameyn turjume

  • @IbrahimAbdalla123
    @IbrahimAbdalla12310 ай бұрын

    Wlhi hadaladaada wa nafis iyo dhiirigalin mudnaanta ah inan kula socdo Mar walba ya omar ✊

  • @DREAMER__10
    @DREAMER__1010 ай бұрын

    MAY ALLAH FORGIVE ALL OF US 😢

  • @m.k.7788

    @m.k.7788

    10 ай бұрын

    Afsoomaaliga inoogugu duceey

  • @AGUUN
    @AGUUN10 ай бұрын

    “Ilaahow ii Naxariiso daalka ka dib, Iga farxi murugada ka dib, Igana abaal mariso Samirka ka dib, Illaahoow waxaan Qalbigeyga ka magan galayaa kalinimada iyo cidhiidhiga aduunka, Ilaahow qalbigayga ka saar cabsi kasta oo ku dhex nool. aniga, daciifnimo kasta oo i jebisa, iyo arrin kasta oo i ooysa, I xoogayso, Ilaahow, hana i murugoon aakhiradayda, hana igu adkayn.” I amar, oo fur albaabbadayda xidhan. aniga.”

  • @caaishacadey1487

    @caaishacadey1487

    10 ай бұрын

    Masha Allaah jazakalaaah wan ka helay ducadaaan

  • @ahmedkarama8266
    @ahmedkarama82669 ай бұрын

    Maansha Allah wllkay cumar barnamijka aad soo galiso faaido way Ayaan ka dhaxlay waayo wakhitigii ma baraarugsanay inta badan qaadiro Ayaan ahaa hadda isbadalo Ayaan sameeyaa aniga waxaan joogaa djibouti 🇩🇯 waad ku mahadsan tahay dhiiri galintaada

  • @abdiwahabahmed6299
    @abdiwahabahmed629910 ай бұрын

    Waad ku mahadsan tahay sida Quruxda badan ee Aad noo gu soo tabisay maclumaadkan Fadlan Qaybaha Juquraafiga soo badi

  • @Youness_saett
    @Youness_saett10 ай бұрын

    KZreadr-ka kaliya meshisa dumar ku arkin ustaad cumar inshar❤😂

  • @Adoontiiallecafaafa

    @Adoontiiallecafaafa

    10 ай бұрын

    Yaa yiri anigaaba ah❤

  • @AishaAbdirahman-ym6ih

    @AishaAbdirahman-ym6ih

    10 ай бұрын

    Dumarku hadl badn ma raban wxbey dhagestan iyago amusan ta kle isaguba wu na ogyahay e ada arday cudub ah so dhowow😂

  • @xamdicabdi6523

    @xamdicabdi6523

    10 ай бұрын

    @@AishaAbdirahman-ym6ih 😂😂😂😂😂😂 usheeg

  • @ansalmaxamed8495

    @ansalmaxamed8495

    2 ай бұрын

    ya ku yiri❤😂

  • @MaxamedCumar-16
    @MaxamedCumar-1610 ай бұрын

    The one and only omar inshar ❤

  • @Aadan-bh4uj

    @Aadan-bh4uj

    10 ай бұрын

    Allah is the one and only. The one and only is used for ALLAH alone❤

  • @MaxamedCumar-16

    @MaxamedCumar-16

    10 ай бұрын

    @@Aadan-bh4uj thanks bro

  • @maxamed331
    @maxamed33110 ай бұрын

    Maxamed ku xidhan janalka 5 sanno ahna KZreadr bila routine ah shukran ustaad Omar 🎉❤

  • @CabdiFitaahJaamac-qg3ct
    @CabdiFitaahJaamac-qg3ct9 ай бұрын

    Waad Mahad sanatahay Cumar inshaar wll wx badan ayaa kaa faaiiday wxan ku noolahay Mugdisho barsaho wanaaga san

  • @wllmafo1578
    @wllmafo157810 ай бұрын

    Routinekaygu ani ahaan waa mid aad ufcn alxm 4: 00am ayuu iibilaabmaa

  • @Yunismohamed190
    @Yunismohamed19010 ай бұрын

    I'm 17 years old I watch u ever day thanks for everything sir 👑

  • @eliasmukhtara952
    @eliasmukhtara95210 ай бұрын

    Cumar inshaar xog aad so dhigtoo oona dhamaysan maba jirto. Tusaale wayn baa itahay noloshaydana waxbadan baa kosoo kordhay o wanaag ah intaan kU xirnaa channel dada since 2020

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim41337 ай бұрын

    maasha allah runtii waa xili aan bilowey in nafteeyd la xisabtamo habeey iyo maalin ilaahey ka baryo in isbadal qeer qabo i siiyo maanta waa maalintii labaad oo aan ku socdo jadwal ilaahey waxan ka baryaa in ii wado shukran walalo aad baan ku xirnaa laakin hadan ka sii badiny in yutube sii dhaxgalo 🥰🥰🥰🥰

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish10 ай бұрын

    Routine ku lagama maarmaan ayuu u yahay hormarka iyo nolosha. Haddii aadan lahayn hadda bilow

  • @wandazakariye3487
    @wandazakariye348710 ай бұрын

    Alx waan leeyahy routine tan io markaa bilaabay routine ani iyo wal wal waa is deynay alx ❤

  • @FartuunShire-ov8gb
    @FartuunShire-ov8gb9 ай бұрын

    Mowduucaan waxbadan kafaaaiday wllky cumar ilaahey janatul firdowso ku galiyo❤

  • @Ama.channel
    @Ama.channel10 ай бұрын

    N.N.K.H scw mageceygu waa Abdullahi Mohamed. Walalkeen wax badana inoo fa'ideysay macalinka bulshada ee xaqiiqada ku baraarujiyo wan ku salaamay @OGAANSHO

  • @profalcadaala
    @profalcadaala10 ай бұрын

    Asc🎉 dhalinyaro Wxn idinka codsanaynaa in aad nagu soo biirtaan Wxn challenge kula jirnaa zxpky oo caraba isagu 20k ayuu sii marayaa Fadlan ka mid noqo Asxaabta na gaarsiin doonta 10k Guul iyo Gobonimo Insha Allah

  • @hasanmohamed4726

    @hasanmohamed4726

    10 ай бұрын

    Isku tasho

  • @mohmuod4967

    @mohmuod4967

    10 ай бұрын

    Ma xumee maxaa faaida ah on kaa heLaynaa hadan kuguso biirno?!

  • @user-pn4gb1mz9p

    @user-pn4gb1mz9p

    10 ай бұрын

    Mxaad soogudbisaa aan kugu soobiiro maxumee

  • @user-kr6fk8ht7s

    @user-kr6fk8ht7s

    10 ай бұрын

    ​@@mohmuod4967 caadi iska dhig waree

  • @updihamiid1283
    @updihamiid128310 ай бұрын

    Macalin dalka qatar kaso hadal sida ay somalida ugu so badatay io waxyabaha cusub😊

  • @asmawabax-li7hl
    @asmawabax-li7hl9 ай бұрын

    Mshallh cumar iinshaar wanku salamay magacaygu waa asma waxaas tahay KZreadbarka ugu qiimaha baadan intaan somali arkayay ilahay haku xifdiyo walalo🤲❤️

  • @phaatullhasssan6947
    @phaatullhasssan694710 ай бұрын

    Insha Allah NEXT TOPIC KA SOO DHIG THE POWER OF FOCUS

  • @hassanikran
    @hassanikran10 ай бұрын

    Thank you brother Today I learn the full meaning of routine I always make schedule but this schedul doesn't work each day I plan to do something But I did something else so thank you as you mention my problem Help us always ,We need your help or motivation You are our elder brother Who always guiduid us

  • @Iamc-shorts
    @Iamc-shorts10 ай бұрын

    Waxaan shaqeeya 5 bari waliba shaqo 24hrs ah micnaha dukaan ayaan iibiyaa habeenkina seexdaa halka qamiis io jimco ka soo tago waxaan la yaabay wax kale iska daaye salaadaha xitaa waxaan fiicanahy 5taas bari oo salaad walbo misaajidka ku tukada halka labada bari ee aan guriga joogo ee mararka qaar salaada iga tagto

  • @user-ir1ob6jp3q
    @user-ir1ob6jp3q10 ай бұрын

    ustd cumar jasakallh kheyr sida aad bulshada waxa qeymaha leh ugu soo gudbineyso. waxaan jeclaa in aad mowduuc nooga soo sameyso, duulaanka mareykanka uu markale ku qaaday dalka ciraaq.

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u84810 ай бұрын

    Mawduuc aad u muhiima weeye, Mahadsanid Ustaad Cumar

  • @laagladanlaago5646
    @laagladanlaago564610 ай бұрын

    ɪs ɴᴏᴛ ᴇᴀsʏ ᴏᴍᴀʀ😢❤

  • @saadaqcusman4851
    @saadaqcusman48519 ай бұрын

    Aniga waxaa ku dawaan jiray sanado la soo dhaafay s.kale waa ku taageer macalin cumar

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse94910 ай бұрын

    Shukran OGAANSHO

  • @CabdiraaxmanIsmaaciil
    @CabdiraaxmanIsmaaciil3 ай бұрын

    Cumar inshaar mudo afar sano ah ayaan kugu xidhnahay ale haku barakeyo

  • @user-pn4gb1mz9p
    @user-pn4gb1mz9p10 ай бұрын

    Mahadsanid wll Cumar Waqtiyada baska aan saranahay iyo markaan lugeynaayaba waan kusii tashadaa inaa wax aqristo alxamdulillaah

  • @Eng-Somane
    @Eng-Somane9 ай бұрын

    Mahadsanid Mudane Omar 🎉❤

  • @cabdicasiis6
    @cabdicasiis610 ай бұрын

    الحمد لله hada ka mid ahay tageerayaashaada❤

  • @abdifatahahmed83
    @abdifatahahmed8310 ай бұрын

    Thanks for the motivation really appreciated🙏

  • @EngmohamedAli-2001
    @EngmohamedAli-200110 ай бұрын

    جزاك الله خيرا. أستاذ عمر

  • @faadumobuuni5308
    @faadumobuuni530810 ай бұрын

    Aad baan ula socdaa barnaamijyadaada qiimaha badan leh aqoonna dhiiriyana waan ka helay. Hambalyo walaal Cumar.Mahadsanid. Halkaas ka sii wad dedaalkaaga.

  • @mohamedabdi33333
    @mohamedabdi333339 ай бұрын

    mohamed abdirashiid kuguxiray mar waliba mawduucyadaada xiseeyo allahaa kaa abaaal mariyo .

  • @anasmohamud5399
    @anasmohamud539910 ай бұрын

    Wlhi wan ku xiranahay wacyigalinta wanagsan ee aad nalawadaagto walal alle haku sharfo waliga this massage from Canada Thanks Ogaansho ❤

  • @elmialiwais
    @elmialiwais10 ай бұрын

    Wa mihiib waqtiga mahsanid .Omar ishar

  • @ABUTASNIIM99
    @ABUTASNIIM999 ай бұрын

    Mnzha allh qof wax ku siiya wa la hela lkn cid dantaada iyo nloshada is bdel keeda kala talisa lama helo , mhd snid wllky UMR ISHAR runti muddo bdn kgu xdhna is bdalo bdana wan smeyy jzaklkah akhi 💚💯💯💯💯💯

  • @MohamedAbdullahi-ke6un
    @MohamedAbdullahi-ke6un9 ай бұрын

    Masha allah ogaansho guuleyso

  • @adenmabdille7499
    @adenmabdille74999 ай бұрын

    maan sha Allaah walaal cumar Caqligaaga diintaada cimrigaaga Intaba Allaha kuu barakeeyo Waalid kaana baari Allaha kaaga dhigo inbadan Mahadsanid

  • @user-gf5nf9mo1n
    @user-gf5nf9mo1n10 ай бұрын

    Saaxiib waxa aad tahay legend halkaas ka wad🎉

  • @sadaqosman6875
    @sadaqosman687510 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad waa mowduuc aad muhiim noogu ka dhalinyaro ahaa ❤️🙏💯

Келесі