5ta Xeelad ee ugu caansan caalamka : Maarinta Awoodaada iyo Waqtigaada

maanta halkaan waxaa kugu la wadaagayaa 5 taqniik wax qabadka oo caalami ahaan la isticmaalo qaarkood aad maqashay qaarna aan qiyaasaayo dad badan oo naga mid ah in ayna maqal
inta aanan galin waxaan u mahad celinaynaa
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 219

  • @MaxamedNaasir21
    @MaxamedNaasir2110 ай бұрын

    Dadka waxaa ugu bakhaylsan qofka dhaafa saliga nabigeena Mohammed💚 NNKH ❤SCW💚 SCW💚 SCW ❤

  • @GARAADPODCAST9

    @GARAADPODCAST9

    10 ай бұрын

    صل الله عليه وسلم

  • @sakariyecabdi3426

    @sakariyecabdi3426

    10 ай бұрын

  • @HodanIbrahim-fo3pd

    @HodanIbrahim-fo3pd

    10 ай бұрын

    Scw❤❤

  • @maxamedmoha7164

    @maxamedmoha7164

    9 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw🤲

  • @xasancabdulaahi-pv9sv
    @xasancabdulaahi-pv9sv10 ай бұрын

    Wadmahadsatahay wll cumar waxan ahay arday culumushareca Barto hada inta aan isodhicin barnemishkan soaalo ayakashayhayey waxan dare my.cajis wan iskadhafay marka waxan kusugna ayaad kahadashay makanhadalkaga maqlay dibaan ubilaaway oowankashaqeeyey marka waxan kuleyahy wadmahadsantahay wll dhiragiliyaheyga Kowadayaatahay❤❤❤لاجل الله

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho849510 ай бұрын

    Allow naga yeel kuwa waqtigooda kafaa ideesto 😢😢😢 Wahsiga iyo caajiska iska qaado aamiin

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed272210 ай бұрын

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw☝️😢❤️🕋

  • @CabdishakuurBashka

    @CabdishakuurBashka

    10 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @maxamedmoha7164

    @maxamedmoha7164

    9 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw🤲

  • @cabbaascumar8842
    @cabbaascumar884210 ай бұрын

    1m inshalah cumar inshaar KZreadrka ugu fiican somalida run ahaantii❤🎉

  • @ridwaanadeer143
    @ridwaanadeer14310 ай бұрын

    900k come soon insha Allah wuu u qalmaa 1m iyo kabadan ustd omar inshaar please hala gaarsiiyo

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac955310 ай бұрын

    Qaabkasta oo aan yeelay noloshayda waan qurxin waayay hadaf yadayda waan rumayn waayay iisoo duceeya in ilaahay wahsigaan iyo caajiskaan uu iga dul qaado oo hadafyadayda ii rumeeyo .😥 Markasta wakhtigaaga maarayso baan is dhahaa hadana ma sameeyo .

  • @Hafsabilanchannel6337

    @Hafsabilanchannel6337

    10 ай бұрын

    Go aan qaado

  • @filsanjamac9553

    @filsanjamac9553

    10 ай бұрын

    @@Hafsabilanchannel6337 thanks baayo😊

  • @kaydmediaproduction6632

    @kaydmediaproduction6632

    10 ай бұрын

    😂sidaydaa nafta u hogaansanow ama iyada maamul😂😂

  • @caaqilka5117

    @caaqilka5117

    10 ай бұрын

    Qofka inuu dadaalo waxa dulsaaran iska qaadi rabo waa adiga marka hore fadhiga ka kac allahna wuu ku garabsiinayaaye ducadeenana wey kukaalmeynaysaaye

  • @maxamedmoha7164

    @maxamedmoha7164

    9 ай бұрын

    Wlshei go'aan qado

  • @AishaBadal1998
    @AishaBadal199810 ай бұрын

    1M comeing soon 💙guleso 🎉

  • @FaadumoHassan-mz2qm
    @FaadumoHassan-mz2qm10 ай бұрын

    Mahdzaaniid wll mcn iLhyyy haku sharfo sad wax noga faidysiid ❤❤

  • @user-dy6np5iu3l
    @user-dy6np5iu3l10 ай бұрын

    Ogaansho meel aan laga caajisayn❤

  • @AsmoAli-tt9wg
    @AsmoAli-tt9wg10 ай бұрын

    My role model 😭✨😍

  • @user-gb9nc2lz1y
    @user-gb9nc2lz1y10 ай бұрын

    Alle ha kubarakeeyo zxb

  • @hormarmedia9634
    @hormarmedia963410 ай бұрын

    Mowduuc Waqti aan ubaahnaa Ayuu yimid walaahi ❤

  • @Matarabic.147kveiws.2days

    @Matarabic.147kveiws.2days

    10 ай бұрын

    Same ❤pro

  • @user-dy6np5iu3l
    @user-dy6np5iu3l10 ай бұрын

    Hnbalyo cumar wiil faysal la dhaho in uu ku jogo hda ogaaday

  • @Sheekofaneed1
    @Sheekofaneed110 ай бұрын

    Waa kusugaayay sxb ogaansho sxb qaali🎉😫❤️✨️

  • @AweizAbdiDalha-zl9fk
    @AweizAbdiDalha-zl9fk10 ай бұрын

    ALLAH IS ONE

  • @awliyosporttrainer3615

    @awliyosporttrainer3615

    10 ай бұрын

    الله هو الواحد القهار ❤

  • @sahaarqalbi4525

    @sahaarqalbi4525

    10 ай бұрын

    Allahu Akbar ❤❤❤❤❤

  • @Suhayb1_4

    @Suhayb1_4

    10 ай бұрын

    Allahu akbar

  • @abdirahmanabdullahi-of8nb

    @abdirahmanabdullahi-of8nb

    10 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @farahsigat8277

    @farahsigat8277

    10 ай бұрын

    Allahu akbar

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi10 ай бұрын

    Masha Allah ustaad cumar inshaar

  • @dhuuxyuusuf856
    @dhuuxyuusuf85610 ай бұрын

    Mashsllah inabti rabi haku barkeyo amin🎉 wax aan ka barany jamacaada kuman aan baran thinks so much

  • @ahmedzawaaj4293
    @ahmedzawaaj429310 ай бұрын

    The best KZreadr in modern times we live in Somalia❤

  • @sunaybduster7756
    @sunaybduster775610 ай бұрын

    1st...

  • @user-zg4xi6ns9f
    @user-zg4xi6ns9f10 ай бұрын

    Ogaansho legend aan taagero✌🏿

  • @kingmoha8058

    @kingmoha8058

    10 ай бұрын

    Libax💖💯

  • @apdiqaadirmahamuud4356
    @apdiqaadirmahamuud435610 ай бұрын

    Maanshlh ustaad aadbaad umahadsan tahay

  • @dadir3366.
    @dadir3366.10 ай бұрын

    Frist one who commented this vedio ❤😊

  • @Nusaypa.
    @Nusaypa.10 ай бұрын

    Mahadsanid pomodoro technique ayan kafaiday video hore hdana kuwa kale ayaad iigu dartay Mahadsanid markale👍😍

  • @smaliwolf
    @smaliwolf10 ай бұрын

    Howl deg deg ah anan muhiim ehayn sida qof ku soo wacay lkn aad ogtahy inaadan waxba ka faaidayn😂 legend cumar dad badan igu soo dhacay lkn howshaas ma qabto

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge328110 ай бұрын

    Abu-feysal aad iyo aad

  • @kingyuuabdi4908
    @kingyuuabdi490810 ай бұрын

    Wad mahadsantahay walal Omar inshar runti waxad itahay maalim marna walid waxa yele sidi walidkeyga ahan aya kudageysta caqontada Allah hakusiyadiyo walal

  • @khalidmed1713
    @khalidmed171310 ай бұрын

    FULL RESPECT🙏🙏

  • @user-ys8hg4zq8n
    @user-ys8hg4zq8n10 ай бұрын

    Waad Maha santahay ogaansho maadama aad video diyooyo qurux badan noosoo diyaarisid ilaa 14 jirkeykii kudaawanjiray ilaahadana oon ahay 16 jir❤❤😊😊 waankudaawada❤

  • @abdikafialiissack5669

    @abdikafialiissack5669

    10 ай бұрын

    Masha allah siidaawo ilaa aad kadhimaneyso😂

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir549310 ай бұрын

    شكرا لك يا استاذ عمر انشار ❤

  • @mohagurey2214
    @mohagurey221410 ай бұрын

    Shukran abu feysal

  • @siciidgeedi9325
    @siciidgeedi932510 ай бұрын

    Thank you mr Omar inshar ❤

  • @kingmoha8058

    @kingmoha8058

    10 ай бұрын

    Waw 💖❤️

  • @kingmoha8058
    @kingmoha805810 ай бұрын

    Mahdsanid ❤❤❤❤

  • @fatxifarta9964
    @fatxifarta996410 ай бұрын

    جزاك الله خير يا استاذ ❤

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt10 ай бұрын

    Shukran ustaad

  • @user-pb5jp5zz2m
    @user-pb5jp5zz2m10 ай бұрын

    Thank you mr abuu faysal ❤❤

  • @Ridwaancabdiraxmaan11
    @Ridwaancabdiraxmaan1110 ай бұрын

    Mhdsanid cumar

  • @KimzeYoungz
    @KimzeYoungz10 ай бұрын

    Wll cumar BarakAllah

  • @secterofficial6001
    @secterofficial600110 ай бұрын

    Usugayney bwe waan la qabsany mahadsanid libax waad noo dadaashey

  • @israapdirashid1269
    @israapdirashid12699 ай бұрын

    Manshllh wll omar ilahy cimrigaga haku barakeeyo

  • @mohammedwanaag5699
    @mohammedwanaag569910 ай бұрын

    From ogaansho soo booqdo channalkeyga

  • @jaweyriyoahmed9188
    @jaweyriyoahmed918810 ай бұрын

    Allahu ku sharfo abowe 🥰🫡mahadsanid boqol jeer

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
    @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt10 ай бұрын

    Omar inshaar waad mahadsantahay wll Allaah ka. Ajir siiyo

  • @XabiibXusni-ze1wv
    @XabiibXusni-ze1wv9 ай бұрын

    Run wanaag waxa ugu muhiimsan e lagaa faa iido ayay kamidthy thanks

  • @farxaanfargeto6097
    @farxaanfargeto609710 ай бұрын

    Masha allah abu feysal

  • @ahmettto
    @ahmettto10 ай бұрын

    Thank you wax badan ayaan kaa faaidey ❤

  • @user-hi1rb7mu3j
    @user-hi1rb7mu3j10 ай бұрын

    Alle hakaa abaal mariyo walale Mawduucaan oo kale waa muhiim💯💯👍👍👍

  • @Isleged
    @Isleged10 ай бұрын

    Video-gan man rabin inan daawado waayo maskaxdayda ayaa daal daremaysay waan dawaday ugu danbayn rahiina wan cunay, bismilaah

  • @saafimedia3589
    @saafimedia358910 ай бұрын

    Shukran walal aan ka faa iiday insha Allah waan isticmaali ❤❤

  • @user-ms5zo1mu5s
    @user-ms5zo1mu5s10 ай бұрын

    Allh ku barekeeyo

  • @Warsame-dy2we
    @Warsame-dy2we10 ай бұрын

    شكرآ عمر انشار

  • @Boqran5
    @Boqran510 ай бұрын

    Mashallaah abuu feysal❤

  • @ayanlesalah5510
    @ayanlesalah551010 ай бұрын

    My allah blessing you thank you 🤯

  • @abdirisakhusseingallaydh3965
    @abdirisakhusseingallaydh396510 ай бұрын

    Mahadsanid 💯

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED10 ай бұрын

    Wcs Ustaad Omar Inshar

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish10 ай бұрын

    Taasi waa waxa ay tahay DHABAR adeyg. Waana jeclahay❤❤❤❤❤

  • @maxamedmoha7164

    @maxamedmoha7164

    9 ай бұрын

    Mckin isow qabow😟

  • @MacalinEnglish

    @MacalinEnglish

    9 ай бұрын

    @@maxamedmoha7164 ha ustd

  • @nasroisse
    @nasroisse10 ай бұрын

    Best youtuber

  • @MuhidinAbdinasirAli-gg9qo
    @MuhidinAbdinasirAli-gg9qo10 ай бұрын

    Thank u brother

  • @user-qn2lz9kb3e
    @user-qn2lz9kb3e10 ай бұрын

    Shukrn wll😍

  • @Salmaqurxinta
    @Salmaqurxinta10 ай бұрын

    Axbabi iso boqda waxan ahay hoyo somaliyed thkns❤

  • @mawadodaaud8909
    @mawadodaaud890910 ай бұрын

    Maashaa allaah cumar

  • @CabdicasiisAli-vb5lt
    @CabdicasiisAli-vb5lt10 ай бұрын

    Msh allah mahadsanid

  • @shaficiabdulahi
    @shaficiabdulahi10 ай бұрын

    Mahadsanid❤

  • @HamdimohamedAllale-nv7we
    @HamdimohamedAllale-nv7we10 ай бұрын

    Abu Faysal❤️

  • @bisharpogba6423
    @bisharpogba642310 ай бұрын

    Harre khalad Rah. Sax

  • @hibomohamed4531
    @hibomohamed453110 ай бұрын

    Abu faysal masha allah barasho wanaagsan 😊

  • @RA_Q20
    @RA_Q2010 ай бұрын

    Maasha Allah. Shukran jaziilan walaalkiis. Hal mid aan kuugu darsado. Pomodoro technique wax aan loo isticmaali karin majirto. Fukrada ayaa waxay tahay in aad howshaan aad qabanayso bit size (kis kis yar) and inaad ukala dhigtid. Pomodoro sidiisaba waa 25 diiqo focused + 5 daqiiqo nasiimo. Wax yaalaha qaar kiisa marka 25 daqiiyo way ku yartay, marka double ayaad ka dhigeesa ama 3 jibaar. Macnaha 50 daqiiqo + 10 daqiiqo nasasho ama 1.5 saas + 15 daqiiqo namiima. Laakin marnaba madhaafinaysid 1.5 saac (90 daqiiqo). 90 daqiiqo kabadan maskaxda wax cusub magaleeso. Waa tikniik aad iyo aad u fiican hadii aad baratone masuul daynaysid. Waxaa kubdhiirigilaa ardayda qaas ahaan in ay sifiican u sameestaan. Waayo fahanka, xasuustaa, creatifatiga ayee ku saacidaysaa. Insha Allah 👍

  • @smartgraphics.
    @smartgraphics.10 ай бұрын

    waan dhownahay Abuu Faysalow

  • @jamalmahamud5880
    @jamalmahamud58809 ай бұрын

    Masha allah Waa mawduuc aad u muhiima

  • @daafahachannell7622
    @daafahachannell762210 ай бұрын

    Wa mahadsantahahy Omar inshar mar walba oo u baahdo in aan wax faaido channelkan ayan imaada

  • @Qays_channel23
    @Qays_channel2310 ай бұрын

    Ogaansho waan kusaalay 900k come soon

  • @caaqilka5117
    @caaqilka511710 ай бұрын

    M.a haweenkii ugu horeysay eenkaa maqlo ابوفيسل❤m.a allah hakuu daayo wll cumar👨‍👩‍👧

  • @engfathicshare8021
    @engfathicshare802110 ай бұрын

    Cumar inshaaar Wlalk aanku xidhnaa ilaa 2017kii 0:19

  • @bakaryusuf2226
    @bakaryusuf222610 ай бұрын

    Waxaan ahay daabade qaas ah zxp inshaar

  • @GARAADPODCAST9
    @GARAADPODCAST910 ай бұрын

    War soomaaliyey ogaansho yaakadadalbadan ishega War ninkan maa wali 1m gaarin subxaanallaah War soomaliyey dadka kaleba malayacni soogudbiyo waa tagertane mxa dhacay ninkan halka rafaad umaraayo hal video kaliya mamaleysankartan ee doqon nimada iskadaaya intaan lagaarin sanadka cusub halagarsiyo 1m Insha Allah

  • @abdinasirceegaag3689
    @abdinasirceegaag368910 ай бұрын

    Thank you sir

  • @axmedyare8913
    @axmedyare891310 ай бұрын

    شكرا لك ❤❤❤

  • @maxamedcalimaxamuudmakaraa5911
    @maxamedcalimaxamuudmakaraa591110 ай бұрын

    Masha Allaaha sxp culus

  • @user-mx5is9jp5m
    @user-mx5is9jp5m10 ай бұрын

    Msn.allah wllky illahay haku xifdiyo ❤

  • @ahmedAbdulkadir-xc2nw
    @ahmedAbdulkadir-xc2nw10 ай бұрын

    Macalin Mubarak haadi ayaan kadhageystey qaybaha howlaha

  • @hayaatabdi3138
    @hayaatabdi313810 ай бұрын

    Thanks 😊 wll omar❤

  • @XabiibXusni-ze1wv
    @XabiibXusni-ze1wv9 ай бұрын

    Mansha allaah

  • @Kingabdi98
    @Kingabdi9810 ай бұрын

    Le i found out inaa aabe tahay Allahuma baarik brutha. I have been wachting ur videos since day One wallah🙌🏿❤️

  • @user-md7hy2ov8u
    @user-md7hy2ov8u10 ай бұрын

    Mhdsanid Wll qaali❤

  • @cabdiwalicali6406
    @cabdiwalicali64069 ай бұрын

    Thanks

  • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
    @AbdirahmanMuhumad-rm6qh10 ай бұрын

    indheer garad manshaa allaah bro

  • @ibraahimmaxamed4093
    @ibraahimmaxamed409310 ай бұрын

    Thanks brother

  • @user-wu3yj9vq7l
    @user-wu3yj9vq7l5 ай бұрын

    Dhagaysiga aan ku dhagaysanaayo waqtigaa iiga dhumayo

  • @AbdulahiSheikh-bt3is
    @AbdulahiSheikh-bt3is10 ай бұрын

    Wll omar thanks 😊

  • @mariaahmed3460
    @mariaahmed34609 ай бұрын

    Full Respect

  • @jiiqaxade4644
    @jiiqaxade464410 ай бұрын

    Dhagaystay Wana fahmay🎉

  • @Zakariye.2003
    @Zakariye.200310 ай бұрын

    Hare kulahaa Annaga rah baa unaqaana from galkaio ❤️

  • @yazanabdalla5584
    @yazanabdalla558410 ай бұрын

    Thanks promadoro tickniqe wax badan Baan kafaaiday❤❤

  • @maxamedaliabdi4509
    @maxamedaliabdi450910 ай бұрын

    ❤❤❤ماشاء الله اخي

  • @XabiibXusni-ze1wv
    @XabiibXusni-ze1wv9 ай бұрын

    Scw

  • @smaliwolf
    @smaliwolf10 ай бұрын

    Howl muhiim ah aanan deg deg ehayn sida GYM-Ka🏋️🔥😎

  • @hoododahir7778
    @hoododahir777810 ай бұрын

    Harre ma aha ee waa rah kelmadu❤

  • @CabdicasiisAli-vb5lt
    @CabdicasiisAli-vb5lt10 ай бұрын

    Omer inshaar sxb waan gutageraa

  • @aishayussuf9749
    @aishayussuf97499 ай бұрын

    My role model omaar insharrrr

  • @khaleelahmett
    @khaleelahmett10 ай бұрын

    Wllky waxbadan kaa bartay alaha kushatfo ❤

  • @kingmoha8058

    @kingmoha8058

    10 ай бұрын

    M.a💯💯💯🫂

Келесі