Sidee Naftada Loo Jeclada? Sirta adan Ogayn! | Part 1 | Cilmunafis

Self-love is the practice of caring for and respecting oneself. It involves treating oneself with kindness, compassion, and acceptance. It is essential for boosting self-confidence and self-esteem, reducing stress and anxiety, building positive relationships, and encouraging personal growth and development. To cultivate self-love, individuals can practice self-care regularly, challenge negative self-talk, set boundaries and prioritize their needs, practice gratitude and celebrate their successes, and learn from mistakes and forgive themselves. Practicing self-love is a journey that requires patience, persistence, and compassion towards oneself. By making self-love a priority, individuals can enjoy improved mental health, self-esteem, and overall well-being. It is not selfish, and it is a practice that anyone can benefit from.

Пікірлер: 54

  • @AishaAisha-wc8yh
    @AishaAisha-wc8yh Жыл бұрын

    Mashallah tabarakallah waligey comnti yutub maso qorin walahi lakin wey dhacday waa wiilyaro aqli badan fariid ah walalo horumar wacan baa kuu rajeyna inshaAllah

  • @fadumamohamed8341
    @fadumamohamed8341 Жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك manta ayan kusobiray

  • @xasanadan8352

    @xasanadan8352

    Жыл бұрын

    Soo dhwaaw 👏👏

  • @fadumamohamed8341

    @fadumamohamed8341

    Жыл бұрын

    @@xasanadan8352 wadhawahay walalkay shukran جزاك الله خيرا

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 Жыл бұрын

    Thank you salim wehel bad notahay runti ❤

  • @nasraahmed9791
    @nasraahmed9791 Жыл бұрын

    Wlhi boosweyn baad soomaalida ugu jirtaa keep going wllo waxyaapo loo baahnaa ayaad sheegtaa

  • @hodanabdinor2184
    @hodanabdinor2184 Жыл бұрын

    Salim bro waa ku faraxsanahay inaad baryahaan KZread ka diirada saartay iyo sida aad u soo xuleyso ciwaano nagu haboon thanks bro 😘

  • @missdeka
    @missdeka Жыл бұрын

    Aboowe macsaro xitaa is the best😅 jazakallaaah kheyr ❤️❤️

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 Жыл бұрын

    Casharkaan wax badan ayaa ka bartey ✅️💯

  • @cawilibraahim8399
    @cawilibraahim8399 Жыл бұрын

    Maaansha.Allah Maaansha.Allah Caqliga..Rabbi.Kuu.Balaadhi .Cimmriga.Rabbi Kuu.Siyaaddi Aqoonyahan baad Tahay

  • @abdirahimomar6900
    @abdirahimomar69005 ай бұрын

    Keep going professional psychology ❤

  • @xasanmalay3390
    @xasanmalay3390 Жыл бұрын

    Thanks teacher

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Жыл бұрын

    Masha Allah ustaad 💯💯👏👏

  • @xafsocali2546
    @xafsocali2546 Жыл бұрын

    Mahadsanid wllo

  • @arafatmazraoui
    @arafatmazraoui Жыл бұрын

    26 Feb 2023 malintaa Ku soobiirY yutube cilmi Iga maqnaa kahelay guuul pro

  • @raaqiyacabdi466
    @raaqiyacabdi4665 ай бұрын

    Masha Allah tabaarakallah jassakallah khayr walalo

  • @suldaanzaki5314
    @suldaanzaki53143 ай бұрын

    M.a wll waa video loo baahnaa ilaahay haku barakeeyo

  • @xafsoxabiib5248
    @xafsoxabiib5248 Жыл бұрын

    Mahadsanid salim🥰🤴

  • @anababdi3850
    @anababdi38508 ай бұрын

    Love your videos keep up the good work

  • @bilkhyarmustafe3958
    @bilkhyarmustafe3958 Жыл бұрын

    Aad ban isu jeclhy wllday way igu dhaliilan lkn iminka way I tixgeliyan

  • @bilaaljabriil4430
    @bilaaljabriil4430 Жыл бұрын

    Asc Salim waa kusalamey

  • @CadaalaMedia
    @CadaalaMedia Жыл бұрын

    Mshalh ustaad horey usoco mardhow baan kugu soo biiray e❤😮🥰✌👏✊

  • @abdifitahmohmudmursal5229
    @abdifitahmohmudmursal5229 Жыл бұрын

    M.a wax bdn ayaa mnta kororsaday mid ayaan raba in aan Ku waydiyo dadka qaar waxa Jira sikadis ayaad isku baraneysaa iskuna fahmeysaan lkn markaas ayey bilaawaayaan in ayku inkiraan Mx keeni karo in ay sidaasi udhaqmaan mahadsanid bro 🙏

  • @safacadey205
    @safacadey205 Жыл бұрын

    Dar alle kujeclhy 😢❤abowe 🎉

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    Жыл бұрын

    Allah hku jeclado wll

  • @hudaayo
    @hudaayo Жыл бұрын

    Maalin dhaw ban ku bartay muqaldaadase xoog ban uga helay🤍

  • @adeshkhanhussein2961
    @adeshkhanhussein2961 Жыл бұрын

    ❤❤❤

  • @nafisaozman5053
    @nafisaozman5053 Жыл бұрын

    Plz Wllo ciwaan inooka so sameee dhiira kalinta nafta 🙏🙏

  • @Deeqow
    @Deeqow Жыл бұрын

    Waa ciwan u bahan in note laga qaato I.a waa dabaqaya dhamaan talooyinka noo soo jedisay

  • @nuuraali830
    @nuuraali830 Жыл бұрын

    No so dadaji insha allah qaabka naftaada aad ula hadlesid aad ayad umahdsantahy

  • @bakaruulow6601
    @bakaruulow6601 Жыл бұрын

    Sax ustaad ninka raga macsarada iyo gym ku filan ✊️

  • @ismailcrashiidomar8292
    @ismailcrashiidomar8292 Жыл бұрын

    Aad iyo aad ayaad umahad santahay teacher

  • @amaalgaraase8174
    @amaalgaraase8174 Жыл бұрын

    @salim wll waxad iihirgalisay inaan wax badan ka barto maadada aan aadka ujeclhy ee psycologyga thanks 💕 waxa kasii fiicnan lhyd inaan qof ahan ku barto si aan wxbadan ka barto

  • @SacduushCabdulaahi
    @SacduushCabdulaahi4 ай бұрын

    ❤😔

  • @lukavinho4616
    @lukavinho4616 Жыл бұрын

    Salim omar sxb waxabadan ba ka fa maa iday mah sanid pro 🙏

  • @MayranCali
    @MayranCali9 ай бұрын

    19 October 2023 malintan kusobirey KZread kaga wax badan ayan kaa faidey

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 Жыл бұрын

    mhdsnid

  • @Safooya
    @Safooya Жыл бұрын

    1. Self care regularly 2. Challenge negative Self-talk 3. Be grateful 4. Celebrate your success 5. Learning frome your mistakes 6. Forgive yourself

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    Жыл бұрын

    Thank you a lot 🙏.

  • @hudaabdullah3447

    @hudaabdullah3447

    Жыл бұрын

    @@SalimOmer waa runtaa danbiga umbaa qofka hoos udhiga

  • @IsmaaciilMaxamed-fs5xy

    @IsmaaciilMaxamed-fs5xy

    11 ай бұрын

    Thank you very much for your device

  • @GTMTROLL
    @GTMTROLL9 ай бұрын

    Qiso aniga igu dhacdey ayaad ka shekenysaa ustaad😢

  • @muqtaarmaxamed1817
    @muqtaarmaxamed1817 Жыл бұрын

    Macalin waa maxey shacuur Sideena looxakameyaa shuucurta Qof inaa talo siiyo talo kufiican baa siyaa Balse nafteeda talo lamida taladii qofkaas masii karo Maxey tahey

  • @khalialiomar2873
    @khalialiomar2873 Жыл бұрын

    Hadey mcqul thy kaso hadal qof depression hayo side lola dhaqma hadi uu lamanahag yahay

  • @guuleedabdi8425
    @guuleedabdi84255 ай бұрын

    Shp waxa la moodaa inaad Aniga sheegisid 😢

  • @successjourney__
    @successjourney__ Жыл бұрын

    Salamulah wllo saalim Marka koowad waan bogaaadinaya barnamijkaga oo waxad sameneyso marnaba wax laiska indho tiri karo maahan Tan labad wxaa weyo sxp , inaan xiiseyo dadka wax igu dhaama hadey cilmi diined iyo tu maadiba noqon laheyd markaa saxip waan jeclan lahaa hadeynu saaxipo noqon karno oo meel aan kawada xarirno iiso gudbiso.

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    Жыл бұрын

    Instagram: _salimomer1

  • @MariamAhmed-vz3fk
    @MariamAhmed-vz3fk Жыл бұрын

    Salim wlal runtii nolosheyda waxbadan ayaa kusaaidey markaan waxbadan ogaadey balse su aala badan ayaa iiga dhasha vieo yadaada hadana halkaan horta waa public mana jecli in aan waxbadan ku cabiri waan jeclaan lahaa in aan si qaasa su aalahaas kuuweydiiyo

  • @renzo_media
    @renzo_media Жыл бұрын

    Maanta ayan kugy so biirey mclin

  • @fartuunabdijmcfartuunabdij8537
    @fartuunabdijmcfartuunabdij8537 Жыл бұрын

    Next muqal wallo xadka

  • @abdihassan3200
    @abdihassan3200 Жыл бұрын

    Waxan ku idhi qalad kad gashid inad kafikirto maa qaladba mar hore waxan maqlay markad kafikirto qaladadkaga inad Wax kabir Sanasid

  • @zahranasiib5929
    @zahranasiib5929 Жыл бұрын

    Really isn't lie that talks, there are many somali boy's who's have oliy skin , and their face need care and fearing people say something for specific women's, his responsibility of care of his face lossed by what people are saying you?.

  • @nasraahmed9791

    @nasraahmed9791

    Жыл бұрын

    Walaalay ma inaad english taqaanid baad noo sheegaysaa iminka

  • @Deeqow

    @Deeqow

    Жыл бұрын

    Soomaali maryooley waxas waa lagu yaqana mida kle hdi manta Kareem ama skin care ee kugu arkaan waxa lagu leeyahay left right hhh🤪🤣 Sida awoowa yaashena u dhaqmena Macasaradena iyo gym keyna Naga bdan 🤣🤣🤣