Sidee loo dalbada iskulada masar| How to Apply SCHOOLS in Egypt.

Пікірлер: 31

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli4 ай бұрын

    Jazak Allaah kheer hadalkaaga dhiirigalin baan helay

  • @umusiham-gy6rq
    @umusiham-gy6rq Жыл бұрын

    Mashaa Allah mahadsanid wllo anigu inshaa Allah sanadka danbe baan imaalaya allaha noo fududaayo

  • @Barbarisooy-hooyo
    @Barbarisooy-hooyo2 ай бұрын

    Guulayso abyo waxii masar usoo guuray ilahay Khayr ka masar hasiiyo

  • @idilegal3513
    @idilegal3513 Жыл бұрын

    Masha allaha welcome back my sister ❤❤❤❤

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 Жыл бұрын

    Masha ALLAH TABARAKALLAH, xageen kaala soo xiriiraa habo ,gabadheyda swedhan ku dhalatay oo xaamila rabtey iney dhaqaatirtaas la kulanto❤

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli4 ай бұрын

    Walashey plz see kuula soo xiriira.

  • @ayandersha7820
    @ayandersha7820 Жыл бұрын

    Masha alllah keep going

  • @cadayluula7184
    @cadayluula7184 Жыл бұрын

    Maasha allah ❤❤❤❤❤

  • @Keyfmm
    @Keyfmm Жыл бұрын

    Jazkallah sister ❤

  • @ifrahelmi6269
    @ifrahelmi6269 Жыл бұрын

    Jazakillahu khayran eedo xabibti masha allah aadbaad noogu faideysay allaha ku barakeeyo ameen

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Жыл бұрын

    Mashaa Allah alxamdulilaah shukran

  • @umumunasir1363
    @umumunasir1363 Жыл бұрын

    Mashallah ❤

  • @Somalia2020
    @Somalia2020 Жыл бұрын

    Thanks walaashey

  • @maryamamursl5787
    @maryamamursl5787 Жыл бұрын

    Maan shaAlaah

  • @faadumomaxamed2714
    @faadumomaxamed2714 Жыл бұрын

    Mansha allah tabarakallah ilahay ha ku xifdiiyo walaal

  • @fartuunfilsan4607
    @fartuunfilsan4607 Жыл бұрын

    Maamo adoo mahadsan dadka waa weyn sida Azhar wax uka baran karaan inoo soo sheeg iyo shuruudaha qofka laka rabo adoo mahadsan maamo mcn.

  • @abdiroone3200
    @abdiroone3200 Жыл бұрын

    Asc wr wb walashen F is ku filan Masha Allah ajar iyo axsanad alaha kaa sii yo sida aad waqtiga nosisay anagana alaha Naga dhigo Ku wa Ka fa iideysta

  • @umumunasir1363
    @umumunasir1363 Жыл бұрын

    ❤❤

  • @iskuroon3574
    @iskuroon3574 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli4 ай бұрын

    Abayo aniga way akhrin karaan lakiin ma xiftisana quraanka. Akhriska carabiga waan barey waa 8 jir iyo 7 jir.

  • @hibomohamed2711
    @hibomohamed2711 Жыл бұрын

    Wcs walaalshay qaali waan ku farxsanya inaan ku arko channel khayr badan jazallah khayr ukhiit qaali ✋✋

  • @ummabdullah5299
    @ummabdullah5299 Жыл бұрын

    Walal please, kasoo hadal kitchen ka imisa lacag ah baa lagu geliyaa, kitchen unit ka

  • @muniiralxadaadi8395
    @muniiralxadaadi8395 Жыл бұрын

    Ajar iyo xasanaad allah kaasiyo hooyo wax wanaag san ayaa noo soo gud bineysaa m,a aniga waxa aan jecelahay in aan masar mar imaado lakiin macaboodo waxa aan ahay wiil dhalinyara ah oo kaal kiisa ilaahey og 😢

  • @user-zx6xj1yi6k
    @user-zx6xj1yi6k Жыл бұрын

    Carabiga Khaliijka kuma hadlaanmiyaa

  • @yuusufxasan3496
    @yuusufxasan3496 Жыл бұрын

    Waxan ahay ardey somaliyed rabana inad cawiso

  • @mohamedabdullahinoor
    @mohamedabdullahinoor Жыл бұрын

    Mamo meel laggaga sorarirooo no sheeg plz

  • @yuusufxasan3496
    @yuusufxasan3496 Жыл бұрын

    Abayo number kaga isii ankula so xirire

  • @Ss..-
    @Ss..- Жыл бұрын

    Assalam alaikum sis wad ku mahansantahay information wax lasts o ku sabsan masar waa soo guri Rabat guri ayaa ku warary waan lahay ma iga Caabi Kartaa walaashay?

  • @fardowsoiskufillan

    @fardowsoiskufillan

    Жыл бұрын

    Wcs walal Snapchat igala sooxariir Fhashi49 anigaa gabar kirayso kusiinaayo insha allah

  • @faaiza3726
    @faaiza372610 ай бұрын

    Abaayo waxbaan kusu aala plz iiga soojawaab abaayo cunuga somaliya iskuul kadhigan jiren markuu masar imaado isla fasalkiisii mahela mase dibdhac ayaa ku imaanaayo ?

  • @fardowsoiskufillan

    @fardowsoiskufillan

    10 ай бұрын

    Xabiibti Aqoon uma lihi laakiin waxbarasho waxba isma dhaanto

Келесі