Sidee kor ugu qaadi kartaa qiimahaaga dadka kale agtooda?

#ARDAAGEENA #Cilmi #Nafsi

Пікірлер: 72

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed12743 жыл бұрын

    1: ha sharxin sabab laaan diidna sabab laan 2: naftaada geli booska ugu horeeya 3: ha dulqaadan xidhiidhada qaar 4: waxaan ku dari laaaha 5 : kalsooni iyo qaanaco ku qab wax aad haysato

  • @farhiadiamond5721
    @farhiadiamond57213 жыл бұрын

    Cilmi nafsiga xoog baan ujeclahay noo soo badi sister

  • @mahmoudcapass1343
    @mahmoudcapass13433 жыл бұрын

    Inaad qiimo yeelato kaliya waxaa kaa xiga inad ilaahay waanibadkiisa aad oofisoh isaguna waxad jeceshay ayu ku siinaya

  • @roodoramaas9256

    @roodoramaas9256

    Жыл бұрын

    Thnks

  • @sahraahmed8684
    @sahraahmed86843 жыл бұрын

    Halka diidmada uun ban ku daraya markad wax diido haka qoomamon. &qof hadu wakhtigaga ku illaalin waayana ama kuu quudhi waayo wakhtigisa adiguna xidhidhka u jar.

  • @najmaraage2760
    @najmaraage27602 жыл бұрын

    Kasar dadka kudhibaya noloshada thank you adbu i anfaya wana waqti an ad ugu bahna eraga

  • @abdallaabdullahi5942
    @abdallaabdullahi59423 жыл бұрын

    Noqoshada qof dood ,kaftan iyo hadal badan waxaad ku weyn gartaa qiimahaada. Wax weliba xadkooda haddey dhaafaan caksi ayey isku badalaan

  • @dhoodi
    @dhoodi2 жыл бұрын

    Jazaakllhu khayir walaal

  • @learnnewinfo
    @learnnewinfo3 жыл бұрын

    Manzha allah Jasa akallah Thank you very much

  • @caqli_kaabchannel2885
    @caqli_kaabchannel28853 жыл бұрын

    Ayaan dhalad XayakalaH waxad badana zo diyaariza vidioyo aad uqimo badan ooaN waxbaN ka faidno Wan kugu dhiirigalinaYa oo hOre usoco ziz intaaz iyo inkabadanba waan ka zugayna Mahadzanid

  • @mrkhaire8694
    @mrkhaire86942 жыл бұрын

    Mahadsanid wlshy

  • @luqmaandualeh6562
    @luqmaandualeh65623 жыл бұрын

    Wcs Sharfi korkaaga ha ahaato. Mawduuc Ahmiyadisa wata.. keep going Sis.👍👍

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall25553 жыл бұрын

    Masha allah wll alle maskaxda ha ku barakeeyo

  • @sahraahmed8684
    @sahraahmed86843 жыл бұрын

    Mahadsanid qali waa sidaan u dhaqmoba.

  • @shukriali3334
    @shukriali33343 жыл бұрын

    Thanks abaayo jizakalaahu khayr

  • @dhuxulyarevloges7691
    @dhuxulyarevloges76913 жыл бұрын

    Mahadsanid 1000 jeer wll ayan dhalad Alle hakaa abaal mariyo Wll waxad no soo galisaa sida prestataion loo sameeyo ama looga hor hadlo ardayda marka aad wax so jeedinayso

  • @axmedqanciye8280
    @axmedqanciye82802 жыл бұрын

    Manshalaha wllo qli horamar wanagsan ayaan dhalad ,,,

  • @30second7
    @30second72 жыл бұрын

    M.alLaH wlLashaY

  • @abdallefarsamo1202
    @abdallefarsamo12023 жыл бұрын

    First one ayaan dhalad guulayso wll

  • @maxameddeeqaxmed6530
    @maxameddeeqaxmed65303 жыл бұрын

    Mahadsanid wllo mcn ayaan dhalad keep going sister

  • @JamiilaSiciid-ot9pz
    @JamiilaSiciid-ot9pz Жыл бұрын

    😮❤❤❤❤❤❤😊😊😊maashaallaah

  • @yaasuuyusuf7741
    @yaasuuyusuf77413 жыл бұрын

    M,a aad iyo aadaa umahadsantahay

  • @kaligeedtashato3994
    @kaligeedtashato3994 Жыл бұрын

    Xaqiiq ✅

  • @hamdiyahhassan6301
    @hamdiyahhassan63012 жыл бұрын

    Mashallh wallhi waan ku faraxsanahy in gabadh ay booskan joogto oo waxyaabo sidan oo kalaa soo gudbinyso CONGRATULATIONS 😊😊

  • @badrimoha8186
    @badrimoha81863 жыл бұрын

    Masha allah abayo

  • @engalibashirofficial8133
    @engalibashirofficial81333 жыл бұрын

    Maasha alah sister hore u soco ilaah haka abaal mariyo jazaakalaahu kheyr

  • @naxariisbadan8404
    @naxariisbadan84042 жыл бұрын

    Waan kula dhacay

  • @abdirahmankaarto315
    @abdirahmankaarto3153 жыл бұрын

    Illahay haku karaameeyo ina ader qaali😌

  • @Daw_-lad4Kk
    @Daw_-lad4Kk2 жыл бұрын

    Marka aad qiimahaga aad garato ayey dad ka kale garan doonan qiimahaaga 🙏🏻

  • @hodanmoha4672
    @hodanmoha46722 жыл бұрын

    Msha alla abayo

  • @sharmarkemaxamed909
    @sharmarkemaxamed9093 жыл бұрын

    M.allah

  • @guledwalqiye23
    @guledwalqiye2311 ай бұрын

    Xaqiq

  • @maxamedaliabdi4509
    @maxamedaliabdi4509 Жыл бұрын

    Ayan waa arin wanagsan wllo

  • @shaarkeyqalbidaacad3152
    @shaarkeyqalbidaacad31523 жыл бұрын

    Thanks

  • @maxamadaxmad9957
    @maxamadaxmad99573 жыл бұрын

    Hormar feecan wllo

  • @sahalduale7531
    @sahalduale75313 жыл бұрын

    Guleyso laba darood 🌹🌹💓

  • @abdikaniawale7573
    @abdikaniawale75732 жыл бұрын

    Manzha alh keep going sis

  • @awoabdi5552
    @awoabdi55522 жыл бұрын

    Mantan kuso biirey chanelka wax badan waan faaiidey 9/17/2021

  • @user-vp7xm7rd9j
    @user-vp7xm7rd9j6 ай бұрын

    M.a

  • @imaammaakil8779
    @imaammaakil87793 жыл бұрын

    Keep going sis

  • @aziizamohamedaziizamohamed6972
    @aziizamohamedaziizamohamed69723 жыл бұрын

    abaayo buugaagta la aqriyo kuwa u wanaagsan inala wadaag adigoo mahadsan

  • @sahalduale7531

    @sahalduale7531

    3 жыл бұрын

    OO kusaabsan mowduucyadani. Thanx

  • @ahmedcabdalle5286
    @ahmedcabdalle52863 жыл бұрын

    Masha Allah mhd sanid WlloH

  • @cabeycabey4400
    @cabeycabey4400 Жыл бұрын

    Mashaa alaah

  • @user-ki2cl1ox3e
    @user-ki2cl1ox3e5 ай бұрын

    Maxaan horay ugu Arki waayay video gan walahi waan u bahna taladan Alxm Hada waan ugu baahna zi Aanan qiyasi karin video gan qiimaha uu Agtayda ka yeeshay Waxana ka hly mida Ah xiidhiidhada dadka Ay kaala dhaxeyan dib ugu noqo waan u baahna taladan mahadsanid wll Ayaan😊❤

  • @mohammedhusseinxaglatoosiy3071
    @mohammedhusseinxaglatoosiy30712 жыл бұрын

    Shugran abaayo macnto

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog34212 жыл бұрын

    Sahanka xogaha maxaad isku tihiin

  • @khaliiffaarax6908
    @khaliiffaarax69083 жыл бұрын

    Horey usoco

  • @abdifatahismail5415
    @abdifatahismail5415 Жыл бұрын

    😮

  • @waxwalba1542
    @waxwalba15423 жыл бұрын

    Waxaba waan kahelay walaalo

  • @amiinindho8943
    @amiinindho89433 жыл бұрын

    Hore u soco sister

  • @hindasiyaad3243

    @hindasiyaad3243

    2 жыл бұрын

    Waxan kahelay jar xidhiidhada ama asxabta an wax farxad ah anad kuqabin

  • @salmayaxye7130

    @salmayaxye7130

    2 жыл бұрын

    Hore.u.soco

  • @XusnoQurux-gm1il
    @XusnoQurux-gm1il11 ай бұрын

    Nafdada ka hormari waxwalbo wan ka helay qodoka mahadsanid abyo

  • @faadumoismaaciil4913
    @faadumoismaaciil49133 жыл бұрын

    ✌️💕pest

  • @faahiyekayse4990
    @faahiyekayse4990 Жыл бұрын

    ♥️🥺✋

  • @liibaanxuseen6295
    @liibaanxuseen6295 Жыл бұрын

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @haqabtirechanel8353
    @haqabtirechanel83532 жыл бұрын

    I kove wll ayan dhalad

  • @samiiro5118
    @samiiro51182 жыл бұрын

    👑💋Tnx queen

  • @kingdabcasar7959
    @kingdabcasar7959 Жыл бұрын

    Wax badan ayaad ii faaidaysa 30/8/2022 Waan xasuusnan donaa taladaadaas mahadsanid

  • @AyanDhaladShow

    @AyanDhaladShow

    Жыл бұрын

    adigaa mudan wlo🙏

  • @Cawosalleban
    @Cawosalleban Жыл бұрын

    Wll musican maskaxda ayu fcnyhy vedioyada way qurxinayan ee vedio yada danbe kuso same

  • @qaaliyajibril2290

    @qaaliyajibril2290

    Жыл бұрын

    Music waa dambi hakuu waanin ma rabno waxaan Allah raali ka ahayn

  • @DiiniXaji-qh9up
    @DiiniXaji-qh9up10 ай бұрын

    Ayaney abyo dad badan aya kutagersan ma,zh

  • @xirsimoneyexchange2266
    @xirsimoneyexchange2266 Жыл бұрын

    Caaei dadka iyagoon ku waysiisan

  • @hargelleafdheer518
    @hargelleafdheer518 Жыл бұрын

    Ayaan wad mahdsNthy runti wanku tageersanhy

  • @facebookhotmaile4996
    @facebookhotmaile49962 жыл бұрын

    Anti

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht10 ай бұрын

    Iskuhalen damero hooyadod kunugan iskutasho qofka waxa uqabta ogtahay wuxu kuqabo maogid dar ala indhole ulkusarto adigo indhoolaa yaway

  • @cowlkhadar1550
    @cowlkhadar15502 жыл бұрын

    𝙰𝚢𝚊𝚊𝚗 𝚍𝚑𝚊𝚕𝚊𝚍 𝚝𝚑𝚗𝚊𝚔𝚜𝚊 𝚠𝚕𝚜𝚢

  • @iqraibrahim7544
    @iqraibrahim7544 Жыл бұрын

    M.a