No video

Sababta aan U joojiyey Daawashada P*n-ka !

Ku soo Biir CHANNEL KEYGA Telegram ka si aad uga mid noqoto xerta Xaliye.
t.me/fikradaha...
Apple Podcast : podcasts.apple....
GOOGLE PODCAST: podcasts.googl....
SPOTIFY: open.spotify.c....
#xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye
........................................................................................................................
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Studio executive, Podcast Host, this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on daily basis.
our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.

Пікірлер: 655

  • @Fikradaha_XaliyePodcast
    @Fikradaha_XaliyePodcast Жыл бұрын

    Telegram ka igala soo xiriir haddii aad rabto caawimaad ama coaching Gooni ah. t.me/XaliyeAli

  • @abubakarmohamed3525

    @abubakarmohamed3525

    Жыл бұрын

    our goat🐐

  • @mahdiliibaan4185

    @mahdiliibaan4185

    Жыл бұрын

    Ok maclin

  • @xayllecade9665

    @xayllecade9665

    Жыл бұрын

    The Really Hero

  • @abdikariimmukhtaarabdullaa56

    @abdikariimmukhtaarabdullaa56

    Жыл бұрын

    REAL GOAT 🐐

  • @mahameddhinbiil9995

    @mahameddhinbiil9995

    Жыл бұрын

    xaliye wlhi gulayso ustaad

  • @M_OSMANI
    @M_OSMANI Жыл бұрын

    1. Kalsoonidaaada yaa hoos u dhacaysa 2. Niyad jab iyo Shalayto 3. Testosterone -kaaga ayaa Hoos u dhacaya 4. Hamigaaga ayaa hoos u dhacaya 46% 5. Waxaa Lumaya Focus kaaga

  • @Yacquubbashi-fg3xt

    @Yacquubbashi-fg3xt

    3 ай бұрын

    Iwrn khiyaalayste

  • @zakarie1660

    @zakarie1660

    3 ай бұрын

    War waxaan dhib bdnaa

  • @user-gc4ry8vt9l
    @user-gc4ry8vt9l Жыл бұрын

    1:iLosho Dag dag ah 2:Caato oo naaf ah bad noqoneysa 3:Timaha ayaa kadamanaayo 4:Rag nimadada Ayaa kashakineysaa 5:Dumarka ayaaba kacabsaneysa 6:finan badan 7: awood La'an 8:Cajis socdo Illhy hanaga madoweeyo amin dhaha Dhalinyaaro💔😭

  • @updyrahmanhajji445

    @updyrahmanhajji445

    Жыл бұрын

    Aamin walal😢😢

  • @RidwanIsmail-dl5on

    @RidwanIsmail-dl5on

    Жыл бұрын

    Amiin sxb laba bilood hada ma sameyn alxamdulilah.

  • @user-xw5em2xx2n

    @user-xw5em2xx2n

    10 ай бұрын

    3 bil ma sameynin alx

  • @jamaalxuseen4518

    @jamaalxuseen4518

    9 ай бұрын

    Aaamiiin

  • @user-gf7ni7qh5k

    @user-gf7ni7qh5k

    8 ай бұрын

    Thanks

  • @khaalidabdullahi
    @khaalidabdullahi Жыл бұрын

    Waa nin kii u horeeyeen arko KZread ah oo dhalinta waxtar u ah sxp hore usoco guul

  • @user-gc1et4ei2i

    @user-gc1et4ei2i

    Жыл бұрын

    Wllhi sax waaye

  • @A...A09888

    @A...A09888

    Жыл бұрын

    Ogaansho Omar iishaar Sahanka xogaha Io kuwa bdn ayaa waxyabo wangsan so gudbiya so gudbiya

  • @yasseralinour3139

    @yasseralinour3139

    Жыл бұрын

    ogaansho mataqanid miya nio

  • @ahdafhd

    @ahdafhd

    Жыл бұрын

    ​@@A...A09888 ogaansho iyo Cumar inshaar intee u kala wadaa

  • @Sharifmahamed2
    @Sharifmahamed2 Жыл бұрын

    My journey already start 29 November and i Will not back that disaster habits until I will die I.a thanks mr.xaliye your motivation ❤️🙏

  • @sharmakeyusuf-zi3rz

    @sharmakeyusuf-zi3rz

    8 ай бұрын

    Hye zxp maanta sanad lagajoga maxad ledahay

  • @biiftagroup9688

    @biiftagroup9688

    7 ай бұрын

    @@sharmakeyusuf-zi3rz😂

  • @sharmakeyusuf-zi3rz

    @sharmakeyusuf-zi3rz

    7 ай бұрын

    @@biiftagroup9688 maxad kuqosli?

  • @SOM.CARTOON

    @SOM.CARTOON

    Ай бұрын

    Sanad iyo bar laga jooga wax ma kuu hirgaleen

  • @Sharifmahamed2

    @Sharifmahamed2

    Ай бұрын

    Still fighting ku jiraa😂😂 hda 2 month and half clean ahaay​@@sharmakeyusuf-zi3rz

  • @MOHAMETDARWIN
    @MOHAMETDARWIN2 ай бұрын

    Macalin alle haku barakeeyo maskaxda,fikirka io wanaga aad la jeceshahay dhalinta Every word you say is true, you know so much about life ❤

  • @Abdirizak_10
    @Abdirizak_102 ай бұрын

    Bismillaah maalinka wa maalin talaado ah muuqaalkan waxaan kuso laaban doona isbuuca danbe/talaadada danbo anigo ka moraaal fcn maanta.

  • @user-rm4kf8xo9o
    @user-rm4kf8xo9o2 ай бұрын

    28/ may 2024 maalin talaado ah bye mugdii reply halii soo galo qofkii arko si ay dhiiri galin iigu noqoto😭😭😭😭

  • @Beergooye

    @Beergooye

    2 ай бұрын

    keep going lpx

  • @MOHAMETDARWIN

    @MOHAMETDARWIN

    2 ай бұрын

    Hada majoojisay sxb mcn

  • @mahamedyarechannel5559

    @mahamedyarechannel5559

    Ай бұрын

    Keep going legend

  • @Kingdhagax

    @Kingdhagax

    18 күн бұрын

    Waa ku labate 😢

  • @sumeyaadan44
    @sumeyaadan44 Жыл бұрын

    Thank you Dr Xaliye for your consistent advice and addressing the much needed issues!

  • @mohommetbashir4348

    @mohommetbashir4348

    Жыл бұрын

    Nayya Adigana Ma siigeysata

  • @xusenadenosman460

    @xusenadenosman460

    Жыл бұрын

    Waan u maleena

  • @cabdulaahiibraahim1481

    @cabdulaahiibraahim1481

    Жыл бұрын

    @@mohommetbashir4348 waa qof adigoo kala ah gabdhaha waa kulamid sxb

  • @mohed1521
    @mohed1521 Жыл бұрын

    The real goat 🐐 𝒙𝒍𝒊𝒚𝒆🥶

  • @mrgeele4886

    @mrgeele4886

    Жыл бұрын

    Greatest off all time

  • @torkipoi6924

    @torkipoi6924

    Жыл бұрын

    Xaliye wuxu noqdey goat 🤣💔

  • @marshoofficial9913

    @marshoofficial9913

    Жыл бұрын

    Hhhhh

  • @abdiqanimohamed4893

    @abdiqanimohamed4893

    Жыл бұрын

    Ii

  • @amiinbishaar

    @amiinbishaar

    Жыл бұрын

    doqon kada

  • @mucaadsabanyare9580
    @mucaadsabanyare958010 ай бұрын

    1 kalsooni daro wadada oo adan kalsoni kumari karin 2 fuleynimo ama cabsi oo ad ka qabto dadka sida mrkd soconeysd in dadka ay kgu maqan yhn sida in 100 camero iny ku hyso 3 indhahga oo god galo 3 wajigga oo madoow noqda ama muuqalkga oo qayirmo 4 hami la.aan 5 naagaha oo adn toos ufiirn katrin eye contact gga o dhumo 6 caatonimo 7 cibaado la.aan 8 waxadba unoshaha kaliya dumrka ama galmo 9 indhaha oo dhaceen ka imdo mrwlpo waa wxa anka dhaxly siiga wlh mnta hdn awdo.inn kalsooni so gto wn so gadn lha lkn ma jirto i.a inu alle nga madowye ayn rjyna

  • @alibarale1077

    @alibarale1077

    7 ай бұрын

    Jooji wlk

  • @abdallamohamed5794

    @abdallamohamed5794

    Ай бұрын

    Ma joojise

  • @LWRLDZ
    @LWRLDZ Жыл бұрын

    well hats off to you Tr.xaliye, now you've came up with good and well needed contents.

  • @MohamedAli-jx6re
    @MohamedAli-jx6re Жыл бұрын

    Mahadsanid professor xaliye

  • @RidmanNanyKillerRidmanNanyKill
    @RidmanNanyKillerRidmanNanyKill5 күн бұрын

    Tr xaliye merci bro

  • @mafruxofficial4435
    @mafruxofficial44358 ай бұрын

    Somali youth teacher xaliye always support u

  • @baxwalmahammud2565
    @baxwalmahammud2565 Жыл бұрын

    One of the greatest speech xaliye i realy appreciete the real goat

  • @naasirabdulkadir7754
    @naasirabdulkadir7754 Жыл бұрын

    Aniga wallhi hada aa siigo kasookacay marka kastana waa ku daa wadaa waxne ismabadalin ee haleeysoo duceeyo😔😔😔😔😔

  • @cabdiraxiinkhadar4433

    @cabdiraxiinkhadar4433

    Жыл бұрын

    Saaxiib qofku waxa uu go,aan saday oo aanu joojini ma jiree go,aanso inaad joojiso uun bahashaa dhiibato badan ayaa lagu sheegaye

  • @naasirabdulkadir7754

    @naasirabdulkadir7754

    Жыл бұрын

    Ok lpx IIsooduceey

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970

    @maxamedibraahimyuusufshida2970

    Жыл бұрын

    Sxb ilaaahey hakaa madoobeeyo mar walba kalinimada iska ilaaali Isticmaalka mobelka smartphone iskadaa 💯💯💯 Mobel niicle ah qaado Guurso haddii aad awoodo Haddii aadan awoodin soon Wxn haddii aadan iska daayin maanta wlhi raganimadaada ayaa dhimaneeso maanta maalin aan aheyn ayaad ka shalaayi doontaa Wxn kuu rijeenayaa in aad iska dhaafto

  • @Cc-cs9zz

    @Cc-cs9zz

    Жыл бұрын

    Sxb waxan cidina kaama joojin karto . Ee waa goaankaga . Just goaan gaadh

  • @aishaadam7473

    @aishaadam7473

    Жыл бұрын

    Wll waxa kuu keeniya inaaad sameesid ka fagow sida sawirada gabdhaha iyo filimaanta qaybta laisku dhagdhagaayo, malamaha ugu horeeso way ku adkaanysaa ee nafsadada qasab kadibna ismashquuli sidoo kale Allah bari

  • @abdirahmanproductions9888
    @abdirahmanproductions9888 Жыл бұрын

    Wan ku salamay awoowe Waxa raba in an kula wadago dhibato an muddo ku dhexjiray ee iiso jawab macalin

  • @khadarbidixo2030
    @khadarbidixo20309 ай бұрын

    Mahadsanid macalin fikradaha xaliye badankooda waa xaqiiq Isha ku haya😮

  • @iamabdirahaman3694
    @iamabdirahaman3694 Жыл бұрын

    mahadsanid tchr

  • @ahmedabdi8925
    @ahmedabdi8925 Жыл бұрын

    Waa nin rag ah Xaliye! Saaxiibayaal Macaasi lama dharko inta aysan kaatagin oo karfan yar lagugu qaadin adigu katag waayo haadan katagin iyadaaba kaatagi doonta waana inta shaydaan rabo

  • @abdifatahnor1338

    @abdifatahnor1338

    Жыл бұрын

    Masha Allah Waaaaa cashar aaaaad u fiiiican Phone ka iyi interka ha la iska ilaaaalisaaa balwadaaaa

  • @calinuur5854

    @calinuur5854

    Жыл бұрын

    @@abdifatahnor1338 phone maaha ee waa pron kk😂😂

  • @Abdisamed_
    @Abdisamed_ Жыл бұрын

    💯 i agree with Thanks teacher xaliya

  • @harithturab

    @harithturab

    Жыл бұрын

    Yes

  • @siyaad16
    @siyaad16 Жыл бұрын

    Xaliye nin faiido badan aya tahay dhalinyaradana wad u faideysay horey u soco macalin xaliye

  • @ASENSIOGMR
    @ASENSIOGMR3 ай бұрын

    tanks macalin

  • @MohamedxasanMuxidiin
    @MohamedxasanMuxidiin17 күн бұрын

    Xaliye full respect 🙏 🫡 👏

  • @bold_didat
    @bold_didat Жыл бұрын

    Waxad bad baasiday nolasheyda 🙏🏻 real GOAT 2:14

  • @zubeyrcqaadir9153
    @zubeyrcqaadir9153 Жыл бұрын

    1 kalsooni daro 2 caajis ku imaado nolosha 3 sido kale waxaa arkaa nolosha oo naqata mid aad u caajis badan

  • @AhmedsahalAhmedsahal
    @AhmedsahalAhmedsahal Жыл бұрын

    Thanks ustaad

  • @Abdirahman....
    @Abdirahman.... Жыл бұрын

    Mudane adoo mahadsand muuqal dhameystiran nooga soo samee testosterone ka🙏💯

  • @gurifarxad4634
    @gurifarxad4634 Жыл бұрын

    Thanks dear teacher that is rigth

  • @korontogaming6504
    @korontogaming6504 Жыл бұрын

    Waa iskadayay whi waa kadhaarty asana iyo siigadaba❤❤alxaulilaah

  • @saciidahmedshariifnour3012
    @saciidahmedshariifnour30123 ай бұрын

    Jazaakallhu khyr

  • @Gaashaanboy
    @Gaashaanboy Жыл бұрын

    Waa cashar waano ah guuleyso Macalin

  • @amiinabdiye8186
    @amiinabdiye818611 ай бұрын

    Waa waqtigii aan i.a Guul gaari laha izo ducYa🙌

  • @zakariyeCadow
    @zakariyeCadow Жыл бұрын

    Wallahi billahi Tallahi ilahayow cudur Daran igu rid mardab be inaan samey Neynin i.a ii soo Duceega 😢😢

  • @mohamedfarah7200

    @mohamedfarah7200

    Жыл бұрын

    Bro waligaa hadharanin ia

  • @jurganklopp9755

    @jurganklopp9755

    11 ай бұрын

    Lph Hadda Ma Kunoqtyna Waad Dhaaratee 😮

  • @zihaamzhiike

    @zihaamzhiike

    10 ай бұрын

    3 bil.kadiB arkay Commentgage hada kwrn ma iska daysay

  • @jurganklopp9755

    @jurganklopp9755

    10 ай бұрын

    @@zihaamzhiike may

  • @jurganklopp9755

    @jurganklopp9755

    10 ай бұрын

    @@zihaamzhiike inaan guursado damcay wlshy diyaar ma thy adi kolay adna waad ku dhibantee 🤌🏻🔞

  • @amiindawloo6458
    @amiindawloo645810 ай бұрын

    Actually i love it your motivation 💯❤️

  • @Raghbirmoumin
    @Raghbirmoumin9 ай бұрын

    5-nov 2023 waa maalinta iigu danbeeso oo aan pron daawado, go'aan ayaana ka gaaray, thanks ustaad/Akhii #Xaliye!

  • @amiincox6206

    @amiincox6206

    8 ай бұрын

    2 weeks kadib kwrn goaankaagii

  • @user-me2pq3vc9w
    @user-me2pq3vc9w7 күн бұрын

    Guulayso 🎉 xaliye

  • @user-vq4zo2rn4b
    @user-vq4zo2rn4b8 ай бұрын

    Mahadsanid bro sidaad dhalinyarada xumaanta ooga reebeysid ajir fara badan allaha kaa siiyo insh,allah

  • @xaliyexaliyr3263
    @xaliyexaliyr3263 Жыл бұрын

    Tankis macalin🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-me2pq3vc9w
    @user-me2pq3vc9w7 күн бұрын

    Good

  • @Abdiaziizshafici
    @Abdiaziizshafici8 ай бұрын

    jazaka’allah mr,xaliye🙏

  • @sakariyexasan
    @sakariyexasan Жыл бұрын

    Zhp wllhi qof wanaagsan aya tahy pro mahadsanid 🙏

  • @Farhan27723
    @Farhan27723 Жыл бұрын

    Dhalinyarada is wey dhibban yihiin meel walboo ay joogaan, Dhalinyaro naftiina xakameeyo intaad ka guursaneysaan oo ilaashada macdantiina, waxaan idinkugula talin kahaa inaa sameysaan arimahaan: 1. Joojinta daawashada vedioyada anshaxa xun. 2. Tiktok faraha ka qaad. 3. Iska yaree isticmaalka moobilka. 4. Adkee xariirka alle. 5. Exercise samee. 6. Ismashquuli waxbaro ama shaqeyso. 7. Qorshayaal kale oo nolosha la imaw. 8. Waalidkaa waqti la qaado. 9. Safar gal. 10. Dadka waaweyn wareyso.

  • @MunoAbdullahi458

    @MunoAbdullahi458

    10 ай бұрын

    Ok lpx

  • @hassanluckysky6643
    @hassanluckysky6643 Жыл бұрын

    Somali youth teacher . Xaliye always support u

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow Жыл бұрын

    Talada ugu muhiimsan aan ku siin karo qof kasto dawanaayo video gan. 1.Diinta xageeda u bado. 2.Guurso Waxaan hubaa hadii aad labadaas sameysid inaaad joojin doontid.

  • @ilyaascabdikarinadan19
    @ilyaascabdikarinadan192 ай бұрын

    Thanks macalin mhdsanid dhiiri galintada❤

  • @sacadzolah9026
    @sacadzolah9026 Жыл бұрын

    war waalhai oo Bilaahay oo tolaahy in Aanan Dib u saMaynay ilaahay Xanuun Ha igu rido 😣😣😣😣

  • @abdi7932

    @abdi7932

    Жыл бұрын

    Hadana makulaabatay😮

  • @user-xw5em2xx2n

    @user-xw5em2xx2n

    10 ай бұрын

    Hada ma ku labatay

  • @KhadarMohammed-k4d
    @KhadarMohammed-k4dКүн бұрын

    15/8/20/24/ maalin khamiisa /wakhtiga /6/51/🥺

  • @user-xm9kg3hm4o
    @user-xm9kg3hm4o7 ай бұрын

    ALLAHAY MAANTA IGU DAMAYN DOONA😢 ISOO DUCEEYA

  • @KhaalidCabdulahi-ug7ti
    @KhaalidCabdulahi-ug7tiАй бұрын

    Xalye macalin thank you very much

  • @Mowliid-vz3iz
    @Mowliid-vz3iz11 ай бұрын

    You so good teacher xaliiye

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Жыл бұрын

    Halkaas dhiirigalinta ka wada 💯💯👏👏

  • @wllxamaada3475
    @wllxamaada3475 Жыл бұрын

    Wa dhibatada ugu wen o raga dumarka xiligan jooga heysata

  • @axmednaaji900
    @axmednaaji9006 ай бұрын

    Xaliye noloshayda waxbadan baad kabashay lagend ❤ waan ku wataa

  • @Mohamedaliahmed555
    @Mohamedaliahmed555 Жыл бұрын

    aad baad u mahadsantahaY ustaad Video mrkii Loo Baahnaa Yimi wxaa jira dhaLinYaro Bdn oo Somaliyed oo Iska Jari La Ustaad GuuLaYso mar walba❤

  • @hayeeywaryaa1004

    @hayeeywaryaa1004

    3 ай бұрын

    Commentigan 1 year ooyala masamesay 1 yearkan gudihisa 😂

  • @Mohamedaliahmed555

    @Mohamedaliahmed555

    3 ай бұрын

    @@hayeeywaryaa1004 Hhhh Sanadkaas kahor ban jojiyey

  • @abdisalanhassan8376
    @abdisalanhassan8376 Жыл бұрын

    Good motivation ustaad xaliye😇

  • @XALIYECabdiraxmaan
    @XALIYECabdiraxmaan10 ай бұрын

    جزاك الله خير الجزا يا استاذ XALIYE GULESO MSCALIN HOGAAMIY🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝O

  • @jAAMACmaxamuudmaxamed
    @jAAMACmaxamuudmaxamed3 ай бұрын

    Jasaakallaah Khayr

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel Жыл бұрын

    Good lesson

  • @drobsahealthtips7221
    @drobsahealthtips7221 Жыл бұрын

    good lecture thank you coach xaliye

  • @Ghuost_hhoste
    @Ghuost_hhoste3 ай бұрын

    Tartan this night 13 may 2024 i.a Allaha ila garabgalo adinkana isoo duceeya

  • @ApdirashidMohamud

    @ApdirashidMohamud

    3 ай бұрын

    ❤lph aan goa,,an isla qadano manta laga bilabo

  • @MOHAMETDARWIN

    @MOHAMETDARWIN

    2 ай бұрын

    ​hada imisa maraysaa

  • @ApdirashidMohamud

    @ApdirashidMohamud

    2 ай бұрын

    @@MOHAMETDARWIN halbil aa afar malin iigaga dhiman

  • @MOHAMETDARWIN

    @MOHAMETDARWIN

    2 ай бұрын

    @@ApdirashidMohamud Masha Allah you Done it 🙏

  • @abdallamohamed5794

    @abdallamohamed5794

    Ай бұрын

    3 bil kadib go'aanki maku taagan thy.

  • @HAMSE-rf2zk
    @HAMSE-rf2zk2 ай бұрын

    best teacher XALIYE

  • @cabdirsaaqmaxamed581
    @cabdirsaaqmaxamed581 Жыл бұрын

    Waligay madaawan macalin waxan kunuulah farxad iyo baraaro

  • @Yaasiinofficial4
    @Yaasiinofficial4Ай бұрын

    Goat xaliye

  • @fmproduction4980
    @fmproduction4980 Жыл бұрын

    Masha allaah zxb xaliye horay u soco

  • @MohamedAhmed-bs1wd
    @MohamedAhmed-bs1wd8 ай бұрын

    Maanta iigudanbaysa I.a wlalayaal isoo duceeya😢8/12/2023

  • @Yuusuf_editor

    @Yuusuf_editor

    7 ай бұрын

    xagee wax kuu marayaan

  • @user-gy6fh4fn6f

    @user-gy6fh4fn6f

    5 ай бұрын

    Maa daysay sigada

  • @MohamedAhmed-bs1wd

    @MohamedAhmed-bs1wd

    5 ай бұрын

    @@Yuusuf_editor Haa Alx Maalinkii baan Go aan ka Qaatay zxp alx Noloshayda Oo dhan way is Bedeshay wlhi xitaa waxaan Bartay Xirfad Hada Waan Shaqaystaa Waxna waan Bartaa Aduun Kale baa Ii Furmay wlhi Markaa Iska Dhaafay Alx.

  • @MohamedAhmed-bs1wd

    @MohamedAhmed-bs1wd

    5 ай бұрын

    @@user-gy6fh4fn6f Wlhi wll Qoraal Kuma soo Koobi karo Meeshay wax Ila Marayaan Balse Waxaan Kuu cadayn Karaa In Noloshyda uu ku dhacay Isbedel Wayn Oo aan Laga sheekayn Karin

  • @abdullrabi2446
    @abdullrabi2446 Жыл бұрын

    Pr xaliye podcast aan ugu jclyhy oo an I dhaafin xalqadahiisa hal xita thnx pr

  • @daauud4671
    @daauud4671 Жыл бұрын

    greatest of All time m.xaliye🙏

  • @xikmatyusuf2603
    @xikmatyusuf2603 Жыл бұрын

    Allah wuxuu yiri muminiinta waxaa turaahdaa indhihiina laaba, qif walba ee zina iyo wax u dhaw sameeya Allah wuxuu ku ciqaabaa daciifnimo, towfiiq la,aan , atzaaqad ciriiri . Waxaa xal u ah soonka iyo guur xalaal ah iyo Allah in aad waydiisato dhoorsanaan.

  • @xikmatyusuf2603

    @xikmatyusuf2603

    Жыл бұрын

    @@zaki_abro xalkeeda waa inaad Allah waydiisato sugnaan. 2. Waxa kuu fududaynaayo ka dheerw sida jinsiga l8dka kuga ah sida dumarka xaaraanta kaa ah , xitaa sheeko shukaansi hala yeelanin. Gabadhaa jeclaato ood ku qanacdo guur diyaar ma u tahay dheh. Filimaanta xun ha fiirsanin. Soonka bafi, Allaha ku sugo.

  • @xikmatyusuf2603

    @xikmatyusuf2603

    Жыл бұрын

    @@zaki_abro saaxiibo xun kafogiw, kuwa dhoorsoon iyo meelaha kitaabada lagu aqriyo tag. Mar walboo cabsato meeshaas ka tag salaad u orod. Allaha na wada sugo wll.

  • @xikmatyusuf2603

    @xikmatyusuf2603

    Жыл бұрын

    @@zaki_abro Ayada baqara u danvayso awriso. Allow waxaan qaadi karin dushayda ha saarin ku ducayso. Dhaqsana guurso si aad u dhoorsato IA.

  • @somalistars1320
    @somalistars1320 Жыл бұрын

    So true thank you bro

  • @IsmaailMohomed
    @IsmaailMohomed4 ай бұрын

    Mahadsanid macalin xaliye

  • @user-vn5vp6rt8k
    @user-vn5vp6rt8k3 ай бұрын

    BEST TEACHER XALIYE

  • @zubeyrcqaadir9153
    @zubeyrcqaadir9153 Жыл бұрын

    wllhi waa runtaa xaliye waayo 10 aadka hadashay waa isku arkay lkn nolosha waxaa jace lahay in aan hor mar kagaaro 🤗🤗🤗

  • @kaskeycade2162

    @kaskeycade2162

    Жыл бұрын

    Iska ilaali hee

  • @abdiasiis9057

    @abdiasiis9057

    Жыл бұрын

    Maad taawataa zxp

  • @zacky8182
    @zacky81822 ай бұрын

    29/5/2024 maalintii igu danbeyso😢😢

  • @mahamedyarechannel5559

    @mahamedyarechannel5559

    Ай бұрын

    Sxp keep going

  • @Mr.Kaydsade
    @Mr.Kaydsade4 ай бұрын

    Mahadsanid Xaliye Cali.

  • @abdiweli7269
    @abdiweli7269 Жыл бұрын

    Xaqiiq ustaadii alleylehe nin raaga oo dhameystiran IGA dheh macalin xaliye

  • @MaxamaedSakariye-fb9wx
    @MaxamaedSakariye-fb9wx3 ай бұрын

    Thanks xaliye sir❤❤❤

  • @Farxaan20
    @Farxaan207 ай бұрын

    Thank you Xaliye Cali.

  • @CarafaatMaxamed-ry3gj
    @CarafaatMaxamed-ry3gj7 ай бұрын

    Best teacher

  • @AbdilaahiAdan-xr3dx
    @AbdilaahiAdan-xr3dx11 ай бұрын

    Mahadsanid

  • @updirahmanabdullahihussein7909
    @updirahmanabdullahihussein790911 ай бұрын

    Tnx macalin😊

  • @AhmedShireGutale
    @AhmedShireGutale Жыл бұрын

    Guuleyso ustaad xalie

  • @abdisalamhalane7734
    @abdisalamhalane7734 Жыл бұрын

    Thanks Macalin xaliye

  • @mohaabdilahi1225
    @mohaabdilahi1225 Жыл бұрын

    Tnkz. Teacher 🖤🖐

  • @AhmedmedabdiAhmedmedabdi
    @AhmedmedabdiAhmedmedabdi9 ай бұрын

    Real goat 🐐 full respect from djibouti

  • @abdulhamidmohamed3791
    @abdulhamidmohamed3791 Жыл бұрын

    Walaahi bilaahi talaahi legend ayaa tahay.

  • @user-qd3li3ze8t
    @user-qd3li3ze8t5 ай бұрын

    🙏🙏🙏🙏🙏 waad mahad santana. Papaa

  • @user-uw4cy1zp9h
    @user-uw4cy1zp9h10 ай бұрын

    Really goat 🐐 xaliye wlhi wax badan aa ogaday yaa I lamid Ah Asxabey

  • @cabdikariinmohamed8488
    @cabdikariinmohamed8488 Жыл бұрын

    Xaliye waa halyeey hantiyadeed iyo mid maskexeed sxb ilhey hnookaadayo ❤😊

  • @ccyflmsvlogs9950
    @ccyflmsvlogs9950 Жыл бұрын

    Thanks

  • @hanadmartiallyrics
    @hanadmartiallyrics Жыл бұрын

    Wan ku waata teacher ❤️

  • @waxigabaro5009
    @waxigabaro5009 Жыл бұрын

    Waxa badan ayaan kaa faaidaystay macalin haga joojin casharada 🙏👍😊

  • @abdifatahmohamoud8087
    @abdifatahmohamoud8087 Жыл бұрын

    Dhiiri gelinta dhalinta halkaa kawad Insha'Allah ajar Allaha kaa siiyo ❤️

  • @AbdirazakSaaid
    @AbdirazakSaaid9 ай бұрын

    Ilaahye khayre iyo xasanad haka siiyo waanad ustaad

  • @faaraxdhakalaf566
    @faaraxdhakalaf566 Жыл бұрын

    Xaliye the really Goat✅🔥

  • @user-qq5gj1zq5i
    @user-qq5gj1zq5i Жыл бұрын

    Macalin keep Going😇

  • @abdishakurhuseen3162
    @abdishakurhuseen3162 Жыл бұрын

    Mahadsnid podcast xaliye the legend

  • @mohiidiinadan4834
    @mohiidiinadan4834 Жыл бұрын

    Ustaad cashar wax badan lagaa sugayey ayaad maanta so jeedisayjeedisay mahadsanid

  • @abdisalamhalane7734
    @abdisalamhalane773411 ай бұрын

    Thanks Macalin xaliye aadban uga faa iidnay muu qaaladada waa kuwo waxtar inoo leh hadaa nahay dhalin yarada