Maxaad Sugaysaa ?! | Jirkaada Sidaan Ayuu Noqon Markaad iska Dayso Caadada Xun iyo Aflaamta Xun .

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 1 400

  • @RidwanIsmail-dl5on
    @RidwanIsmail-dl5on5 ай бұрын

    10 maalmood ayaan hada ka maqanahay .qof kasta oo like ii saara waa maalin farxdayda aan ku dhiiri gelinayo oo aan iska ilaaliyo xumaanta.

  • @kingcadeyt8175

    @kingcadeyt8175

    4 ай бұрын

    Broski ma Guulesate mis3 waa ay kaa GuuleeSaTe

  • @NAJO_Films

    @NAJO_Films

    3 ай бұрын

    Waa leyga guuleystey😢😢😢​@@kingcadeyt8175

  • @user-xw5em2xx2n

    @user-xw5em2xx2n

    2 ай бұрын

    2 bil ka so waregatay ma guleysatay mise

  • @user-oc4tl5lw1f

    @user-oc4tl5lw1f

    2 ай бұрын

    Shcbaan iyo Ramadan ayaan iska ilaaliyay balse shawaal ayey igu sonoqotoy 😢😢😢 لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @3.cee3

    @3.cee3

    Ай бұрын

    Bro wali wakhti waa hysa ​@@user-oc4tl5lw1f

  • @IsmailAbdulkadir-qz4ts
    @IsmailAbdulkadir-qz4ts5 ай бұрын

    Allow sohadee dadka magacaga iyo magaca rasuulka like iyo love kuradsanya😢

  • @kaleexo

    @kaleexo

    5 ай бұрын

    O adiga nabar one. Ka tahay

  • @Abeera_cade-s8q

    @Abeera_cade-s8q

    5 ай бұрын

    Adiga number 1 ka ah

  • @xasancolaad1595

    @xasancolaad1595

    5 ай бұрын

    Aamiin

  • @abdirizak8407

    @abdirizak8407

    5 ай бұрын

    Adiga ugu horayn ducayso marka dadka uduce nacasyaw

  • @ibraahimyuusuf8228

    @ibraahimyuusuf8228

    5 ай бұрын

    @@kaleexo intaan caannimo ayuu ka raadinaayaa

  • @ZerHaji-fg
    @ZerHaji-fg5 ай бұрын

    Dhalinyaro 2024 ba lamarayaa cadadaaas wadada keliya ood ku joojin karto waa inad routine samaysa oo xaqiiqiya not keliya inaad xariqdo goaano,tusaale ahaan Gym, wax aqria,xirfad inaad barato, midna ogow hal hal wax hadaad xaqijiso hory usocod maahane dip udhac arki mysid waa tijaabo aan sameeyey tusaale ahaan ani wax akhriska an aad ugu liitay ,deetana quraanka aan ka bilaabay oon dhamweyey salaad kasta intaan kagaaro baan akhinjry like 20 or 40 aayadood salad kasta, Alx maantadan bil kasta buug baan akhriyaa si lmid ah quraanka bil kasta waan dhameeya❤

  • @user-de7de8im2z

    @user-de7de8im2z

    5 ай бұрын

    M.a allah hku xfido wllkey❤❤

  • @OmarAbdulaziz1250

    @OmarAbdulaziz1250

    5 ай бұрын

    Waad fiicantahay siina wad laakiin markaad wax-qorayso "soomaali" qor, waa talo ❤

  • @samo____side9401

    @samo____side9401

    5 ай бұрын

    M.Allah horey u soco sxb 👌✊️

  • @1LAMINE_1

    @1LAMINE_1

    5 ай бұрын

    m.a pro👍🏻

  • @user-pr4si1nj5r

    @user-pr4si1nj5r

    5 ай бұрын

    qeer ALLAH hku siiyo

  • @Amiin-ct5dc
    @Amiin-ct5dc5 ай бұрын

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤

  • @user-bj8zv8qr7x

    @user-bj8zv8qr7x

    2 ай бұрын

    Scw

  • @MedIbrahimidrissIbrahim

    @MedIbrahimidrissIbrahim

    2 ай бұрын

    Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @3.cee3
    @3.cee3Ай бұрын

    Maanta ayaan kabilaabaya i.a 6 bilood kabacdi ayaan comment tigan kusoo noqonaya i.a Wllyal waxan idinka codsanaya inaad comment tigan like saartan si marwalba aan usoo xasuusto inaan balan qaaday

  • @cabduraxmancabduqadir3021
    @cabduraxmancabduqadir30215 ай бұрын

    Dawada Xumaantaan Waxa weye: 1-in aad ka tagtid Shukaansiga 2-indhahagaaga laabtid 3-xiliyada aad sameyn jirtid in Guriga ka tagtid 4-in aad ka tagtid wax walbow Dareenkaaga Kicinaayo 5-Isniin iyo Qamiis in aad soontid 6-mar walbow waxaas maskaxdaada ku soo dhaco in aad Allah Xustid 7-Qodobka ugu Muhiimsan Ducada in aad badisid.

  • @A...A09888

    @A...A09888

    5 ай бұрын

    Aaad baad umahadsantahy zxp

  • @cabduraxmancabduqadir3021

    @cabduraxmancabduqadir3021

    5 ай бұрын

    @@A...A09888 adigaa mudan sxb

  • @user-pj6po8tv2i

    @user-pj6po8tv2i

    5 ай бұрын

    Haa zxp

  • @axmadcumar708

    @axmadcumar708

    4 ай бұрын

    M.a waa talooyinka kali ah ee xalka u ah siiba ducada io ina tukatid suno ama xuska alle bilowdid marke niyadada soo galan xumantas

  • @cabduraxmancabduqadir3021

    @cabduraxmancabduqadir3021

    4 ай бұрын

    @@axmadcumar708 saas wye sxb xal kale ma jiro

  • @user-tr4nx4ik1g
    @user-tr4nx4ik1g5 ай бұрын

    Kalsonidada iyo raganimadada waxad wayaysa marka inta aad allah balan la gasho aad ka baxdo😭dhaman teen allah jidka tosan ha nagu tosiyo😭

  • @justforidea1282

    @justforidea1282

    5 ай бұрын

    Never give up allah wa naxariis badane .maaha sida baniadamka hadad boqolaaljeer gafto tawbada wu ka aqbalaya .shaydaanka Aya dadka ku dhaha waxba laga aqbali maayo imisa jeer ayaad balan ka baxday .

  • @KhadarKeeyow-eo9yl

    @KhadarKeeyow-eo9yl

    5 ай бұрын

    Naxariista allah marna ha ka qusan sxp

  • @saabirin4385

    @saabirin4385

    5 ай бұрын

    Aamiin

  • @1LAMINE_1

    @1LAMINE_1

    5 ай бұрын

    ​@@saabirin4385🗿

  • @usamenor6791

    @usamenor6791

    3 ай бұрын

    Aamiin

  • @comfortable949
    @comfortable9495 ай бұрын

    Wllhi aniga waxn ahaa dadka saaidka ugu imtaxaanan si walbana waan isaga dayn waye lkn alle ayaan tala saartay aniga awoodayda iyo karankayga waan ka qaban waaye alla ayaan udaaye Kaliya anna meelehey iiga imanaayena ka fogaaday allana waan ku xirmay si dhabaa weliba ilaahey ayaa iga qaaday Walaal adna hada bilaaw oo ilahey ulaabo arag natiijada ان الصلاة تنهي عن الفحشاء والمنكر صدق الله العظيم

  • @apdirahmanapdikadir4587

    @apdirahmanapdikadir4587

    5 ай бұрын

    Ilahay hakugu waado wanaga mnzha allh wllo

  • @ibnuxaajiabuukarmahmed5505

    @ibnuxaajiabuukarmahmed5505

    5 ай бұрын

    Wll imisa bilood ayaad moogtahay

  • @comfortable949

    @comfortable949

    5 ай бұрын

    @@ibnuxaajiabuukarmahmed5505 afar bilod walal

  • @sayidomarnor9616

    @sayidomarnor9616

    5 ай бұрын

    ومن يتوكل على الله فهو حسبه ✅💯💯

  • @user-vm6iv6fn4q

    @user-vm6iv6fn4q

    5 ай бұрын

    Zxb iska daa wlloo

  • @omarmohamoudrp4do
    @omarmohamoudrp4do5 ай бұрын

    Cumarow whi hadaad ogaan laheyd dhalinyaro badan oo kamid ahay😢 ay noloshas dulinimada ka baxaan inaad adiga sabab u tahy siib qaabka aad muuqalado u diyaariyo adigoo marwlba Nala jecel sidii aan uga bixi laheyn wadadaas ama noloshas mugdiga ah aanan uqalmin😢qaabka aan kugu mahad celiyo ma aqaan wlhi waxad iga badbadisay halaag ay waalidiintayda xataa iga badbadin kari laheyn sabbtoo ma oga wiilkooda ay mustaqbalka ka sugayaan gacantiisa inuu isku burburinayo. ilaahy abaalkaga janno haka dhigo akhii❤

  • @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293

    @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293

    5 ай бұрын

    😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @abdir6533

    @abdir6533

    5 ай бұрын

    😢

  • @NAJO_Films

    @NAJO_Films

    4 ай бұрын

    Heer waxaan gaarey aan wajigeyga dadka ka,qarsado foolxumo darteed awal baan ku dhahy atoore u ekaa quruxdeydii ayaan iskaga ciyaarey Ma ahan wax soo noqon kara hada waa ka shallaynayaa raaxadaan yar ta ah ee beenta ah ee Nolosheyda burburisey 😢😪🥺😭

  • @xamseaadam1954

    @xamseaadam1954

    4 ай бұрын

    Ilahyow rabiyow aflamtan xunxun iga madoobe

  • @user-xo6ob6st8c

    @user-xo6ob6st8c

    2 ай бұрын

    ​@@NAJO_Filmswaa kaxumhay sxp dhibkaa ku heysta fadlan ku dadaal cuntooyinka vatamin A ku bdnyahay waad arki doontaa inay naaguhu isku kaa laayaaan

  • @EnzoYosuf
    @EnzoYosuf5 ай бұрын

    Alx wallhi sanadka sida uu u bilaabmay caadadaas xun ma sameyn heerkas waxan ku gaaray waxaan badiyey quraan aqriska iyo ducada qofkasta oo Raba inuu ka go' caadadaas ilahey isku xir asigana talada udhiibo❤❤❤

  • @ibraahimyuusuf8228

    @ibraahimyuusuf8228

    5 ай бұрын

    isku mid ayaan nahay pro waxaanna ilaahay nooga baryaa anaga iyo kuwa nalamidka ah inuu san ilaahay noo naqin caadadaas xun.... kuwa ku dhibanna uu ka badbaadiyo.🤲🤲

  • @jaamacmaxamed1401

    @jaamacmaxamed1401

    5 ай бұрын

    ​@@ibraahimyuusuf8228wlhy ani xata idinla midban ahy ilahy naguma celiyo halagas

  • @user-jr8tn2og3z

    @user-jr8tn2og3z

    5 ай бұрын

    Zxp alle haidinka madoobeeyo Ana sidoo kle waan udin kusoo daba jiraa❤ "Qayrkaa ka hadh ama naftaada la dagaal"

  • @MohamedAbdulahi-hn9bg
    @MohamedAbdulahi-hn9bg5 ай бұрын

    Anigo 4bil iyo 20tan Habeen ka maqan Ayan kuso noqday caadadaan xun 😭 Waliba sidi Hore si ka daran 😢 markan Bahashaas is dhaho iska dhaaf Ayuu walwal iyo stress ii bilabanaya marka sxbyal iso duceya ilahay dartii 40tan qof ducdood Wala Aqbalaaa 😢

  • @mohamedzakariye7373

    @mohamedzakariye7373

    5 ай бұрын

    marksto wax xasuto wayso wad ilaysa wlala

  • @Bellingham22-hn5mt

    @Bellingham22-hn5mt

    5 ай бұрын

    40 hadayna tukaan ka waran😂

  • @SHANKARINHO

    @SHANKARINHO

    5 ай бұрын

    War yaa iska shanaaaa sxpyaaal

  • @nimcoahmed5815

    @nimcoahmed5815

    5 ай бұрын

    Aduu ducayso wll intaad laba rackadood tukato Mudadan aad tirsanaysana iska dhaaf marka aad doonayso inad shay iska dayso maalmaha lama tirsado ee waa la joojiyaa uun

  • @suldanyre8998

    @suldanyre8998

    5 ай бұрын

    Markay kuqawato meesha mugdiga kabax ok❤🎉

  • @salmanman358
    @salmanman3585 ай бұрын

    1 like 10 push up

  • @12Taliye
    @12Taliye5 ай бұрын

    Waxaan soo waday falkaan Caada xun ah 14-Sano , heer waxaan gaaray aan sariirta isticmaalo si aan shahwda isaga keeno, sariirta ayaan naageystaa, wax aan sameyn ma jiraan, dhaar, Nadar, wax walba lkn weli waa ku dhibanahay caadadaan xun, dhamaadkii sanadkaan ayaan go’aan ka gaaray lkn markale ayaan ku dhacay, Hadda 5-maalin ka hor ayaan ka toobad keenay laba rakaco ayaan tukaday Alle-na waxaan ka baryay inuu iga madoobeeyo, marka wllyaal ii soo duceeya. Waxaan soo noqon doona 09-02-2025 Insha’Allah 😢

  • @mesuthassan

    @mesuthassan

    5 ай бұрын

    Same wlhi 9-5-24😢

  • @abdiahmed2382

    @abdiahmed2382

    5 ай бұрын

    ​@@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293sorry wlhi sxb lkn waad Soo kaban karta hadaad iska dayso

  • @user-cb9ns4me6q

    @user-cb9ns4me6q

    4 ай бұрын

    Ilaahay hanaga madobeyo shp Anigu 6 sano wada mar iska daynayay marna ku noqonayay ilaahy Ayan ka baryaya inu naga madobeyo wllhi wa nolol mugdi Ah😭

  • @XasanAxamed-ly8dl

    @XasanAxamed-ly8dl

    4 күн бұрын

    Alle wuuba ku asturee iska aamuu

  • @m.k.7788
    @m.k.77885 ай бұрын

    1.Qubeeyska Joogteey 2.Salaada Joogteey 3.Soon Labo Maalin Todobaadka 4.Kaligaa Ha joogin Goob 5.Shsqo Sameeyso 6.Aroos

  • @m.k.7788

    @m.k.7788

    5 ай бұрын

    7.Moobaaylkaada Haku Adeegsanin Goobo Gooni Ah, Haku Adeegsanin Adigoo Sariirta Duljiifo iyo Musqushaba. 8.Moobaaylkaada iyo Kombiyutarka Adeegso Waqti Cayiman. 9.Habeenkii Waqti Hore Seexo Oo Hurud

  • @m.k.7788

    @m.k.7788

    5 ай бұрын

    10.Maalinka Aadan Qorsha Leheeyn Banaanka Kusoo Baashaal, Adigoo Dalalkan Guriga Kusoo Noqo.

  • @mohammedabdirashid7053
    @mohammedabdirashid70535 ай бұрын

    Haddan nahay bahda ogaansho waa ina la is like gareya commentiyada wngsana like gareena kanaaalkana kor u qaadna

  • @user-jr8tn2og3z

    @user-jr8tn2og3z

    5 ай бұрын

    Zxp twitterka ama Gmail ahaan ugu dir fariintaada

  • @abdiaziiz628

    @abdiaziiz628

    5 ай бұрын

    @@user-jr8tn2og3z maxaan sameeyaa zxb sideen isaga joojiyaa

  • @maxamadxaajicabdullahi9502
    @maxamadxaajicabdullahi95025 ай бұрын

    جزاك الله خيرا. الكلمة الطيبة صدقة ولعل بسببها يعغر الله لك وادعوا الله لك بالخير فقد غيرت الكثير من حياتي بسبب نصائحك. فشكرا لك

  • @mohamedamiinofficial8249
    @mohamedamiinofficial82495 ай бұрын

    Ziigo Dilaaga Noloshada Waaye Taas Anaa Marqaati Cad Ka Ah Inta Ku Dhiban Dhamaantoda Allaha Ka Madobeeyo Aamiin Yaarabi dhamntenba Wadada Zaxda Allaha Nagu Hanuuniyo Salada Aanku Dadaalno 5t Waqti Masjidka Ku Dadaal

  • @Dhabarweyne
    @Dhabarweyne5 ай бұрын

    21:01 middaas anaa huba, marki hore wal-wal ayaa la noolaa hadda waxaan moogahay caadadaas xun 7 bilood, Alhamdulillah allaa iiga gargaaray dib dambe na inaa ugu laabto lagama yaabo insha allaah. Saaxiibayaal tijaabiya oo maalmo yar qabsada, waliba hadda bil Ramadan ayaa so socota, Jadwal sameysta oo maalinti ku dhaaftaba xariiq, illaa Ramadan ay ka dhamaneeso. Waxa kaliya aan hubo ayaa waxay tahay hadda bil ka maqnaato waad ilaaweysaa ayada dhan.😊

  • @CABDULQADIRALI-ev7ul

    @CABDULQADIRALI-ev7ul

    5 ай бұрын

    Marki aad samey jirtay iyo hadda maxaa farqi udhaxeyo Ani Hal sano kahor waxan ahaa nin sharaf leh balse manta Nolosha eeyaha kunolahy 😢

  • @MaajidoZ

    @MaajidoZ

    3 ай бұрын

    ​@@CABDULQADIRALI-ev7ulZhp ila soo xiriir wxn rapaa Tallo iyo tusaale inaan kusiiyo iyo shaqo aan kuu tilmaamo

  • @user-nk8go9fy5g

    @user-nk8go9fy5g

    3 ай бұрын

    War zxpyal aniga talo isiiya please i badbadiya 😢

  • @user-nk8go9fy5g

    @user-nk8go9fy5g

    3 ай бұрын

    ​@@MaajidoZzxp igasogaar 😢

  • @MaajidoZ

    @MaajidoZ

    3 ай бұрын

    Ila soo xariir lambarku waa:- Lix sideed, todoba, Ebar, Sagaal, labo, sideed @@user-nk8go9fy5g

  • @mohammednuur1020
    @mohammednuur10205 ай бұрын

    Bahashaan haleeska ilaaliyo indhaha ayee kaa dileee , qalbiga ayee qalajiniee raxmada ilaahey ayaa kaa tageyso walaal iska dhaaf please 🙏 ❤❤❤❤❤

  • @muxudiinaxmed9708

    @muxudiinaxmed9708

    5 ай бұрын

    Wll cumar inshaar noo sodocooya dhamaanteen waxba is ma dhaano 😢

  • @user-fq7rl3kc7v
    @user-fq7rl3kc7v5 ай бұрын

    Nabiga ku sali salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najibmusse7133
    @najibmusse71335 ай бұрын

    Alle haku xifdiyo sxb cumarow dhalinyarada somaliyed boos muhiima ayaad ugu jirtaa, muuqaalka dhexdiisa inaad ku oydo waa dareen gooniya muujinayana damiirkaaga iyo daneynta dhalinyarada somaliyed

  • @ahmednooradan7950
    @ahmednooradan79505 ай бұрын

    Golden voice❤ macalin aan waxbadan ka faaiday thank alot wll omar

  • @user-bj1uv4ld8z
    @user-bj1uv4ld8z5 ай бұрын

    7 month ma sameyn wax caado alhamdulilah salaada halagu dadaalo dhalinyaro

  • @abdiahmed2382

    @abdiahmed2382

    5 ай бұрын

    Isbadal mahaysa sxb

  • @Henrymateo-ob7oz

    @Henrymateo-ob7oz

    4 ай бұрын

    Wll qofka cadadan ay dishey ibadal kaliya maahe nolol cusub ayuu galya after 6months waxaad daraymaysa caafimaad maskaxda oo fiicnaada iyo muuqalka korkaaga oo Soo laabtay iyo kalsoonidaada oo dhismatay iyo farxad​@@abdiahmed2382

  • @NAJO_Films

    @NAJO_Films

    4 ай бұрын

    ​@abdiahmed2382 Haa maxaa why is bedl u imaan waayey farxad io rayn rayn waaxey is bedel ma hysaa 7 bil dhan waa wareey lkn saxiib maad ku noqotay 😂😭 Wlhi baa ku dhahay foolxumo ayaan noqday ani Raaxo yar oo been ah io dumar ma la awaal ah oo caadi ahaan ula galmooneen ama video xxx ama inaan suureysto lkn Mar baan damcay inaan dhaafo muuqaal hore ku sheegay kadib markaan 20 beri maraayey ayaaba subax kale anoo dhex dabaalanaya arkay kadib waan dhaafay hadana kadib 7 beri waan ku noqday hada ramadaan taan ayaan rabaa inaan ka faaideesto ka faaideesta Insh allah

  • @user-hw3dc1yf6u
    @user-hw3dc1yf6u5 ай бұрын

    Day one 🕐 let's go dhalinyaro 30 push up ☝️

  • @user-hw3dc1yf6u

    @user-hw3dc1yf6u

    3 ай бұрын

    @kimyoung8864 wcs

  • @user-jc8er5uh8r

    @user-jc8er5uh8r

    2 ай бұрын

    Faa ido noo cee ah helaa 30 push up

  • @mawiidcali6786
    @mawiidcali67865 ай бұрын

    2 sano iyo badh ma siigaysan axd waan ka raystay lakiin muda badan ayaan iska dayn Kari wayay habeen walba go,aan. Baan qadan jiray hadana waxan arki jiray anigoo samaynaya, iska dayn tayda waxa ka sabab u ahaa wacyi galinta uu Chanel kan ogaansho ka mid yahay alx waxan dareemaya is badal wayn i live in Indonesia 🇮🇩 🙏🙏🙏🙏

  • @dalmardalnuurshe9132

    @dalmardalnuurshe9132

    5 ай бұрын

    Sidee kutagtay sxb maigacaawikartaa adoo mhdsn

  • @abdiahmed2382

    @abdiahmed2382

    5 ай бұрын

    Sxb isbadal mahaysa dhanka biyo baxa

  • @mawiidcali6786

    @mawiidcali6786

    5 ай бұрын

    @@abdiahmed2382 isbadal aad u wayn baan hayaa sxb kalasoni baa ku galaysa

  • @mawiidcali6786

    @mawiidcali6786

    5 ай бұрын

    @@dalmardalnuurshe9132 malaysia 🇲🇾 ayaan tahay sxb bada ayaan ka galay Indonesia 🇮🇩

  • @SAMANE2021

    @SAMANE2021

    5 ай бұрын

    @@abdiahmed2382 niyoo maa sameesaaa

  • @jeerijaksan9500
    @jeerijaksan95005 ай бұрын

    inta cumar inshar tageerta100like 🙏🙏

  • @aliishacabdirixmaan3597
    @aliishacabdirixmaan35975 ай бұрын

    Alx waxaa jiraa 14 waxaana ahay mid ilaaheeygeeda Ku xiran Alx diin leh❤

  • @user-xl3pp2nm6y

    @user-xl3pp2nm6y

    5 ай бұрын

    M.a

  • @mahadhomedia

    @mahadhomedia

    5 ай бұрын

    14 jir KZread daawanayso aaway quraankii

  • @Cabdiqaadirkainamaxamed

    @Cabdiqaadirkainamaxamed

    5 ай бұрын

    HMm Emotinalka kadaa

  • @user-vh9eo2mv2d

    @user-vh9eo2mv2d

    5 ай бұрын

    24 kawadaa​@@mahadhomedia

  • @Jamaal.Nour24

    @Jamaal.Nour24

    5 ай бұрын

    Meeshan ka bax Ilma tahee howlahan kuma quseyan Tom And Jerry daawo

  • @Hamzakhalif-s9z
    @Hamzakhalif-s9z5 ай бұрын

    Wallahi baan kudartay Inaad iska deysid maad rabtaa caadada xun ? Jawaabto ha so maha Kudaal salatu الضحى aniga jarrabay intaadan telophanka aadan 10:ka hor tugu Aniga jarrabay قول الإمام الشافعي: طلبنا ترك الذنوب فوجدناها في صلاة الضحى ❤ jarrib

  • @NajahOsman-ib3cm
    @NajahOsman-ib3cm5 ай бұрын

    Ma wxa jiro gbdha wxan dwada ilhow ka madowe qof wlpa o Muslim ah♥️👍🏽

  • @Spreadingthelight267

    @Spreadingthelight267

    5 ай бұрын

    Way jiraan laakiin Ragga ayaa kaga badan

  • @user-yg9tl6vk2q

    @user-yg9tl6vk2q

    2 ай бұрын

    Wey buuxan

  • @NajahOsman-ib3cm

    @NajahOsman-ib3cm

    2 ай бұрын

    Ilhy hka modowbyo​@@user-yg9tl6vk2q

  • @Maxamadka

    @Maxamadka

    24 күн бұрын

    ilahey dhalinyarada haka madoobeeyo❤

  • @user-wm1lt6vy7d
    @user-wm1lt6vy7d5 ай бұрын

    Qur'aanka akhriya dhalin yaro Allah ha idinka madobeye❤

  • @user-ku6mb3bu7d
    @user-ku6mb3bu7d5 ай бұрын

    Waxan ahy gabar jirta 18 alx walgy hes iskma duubin sawirkagyga xita mel maso dhigin waligay ina wax dubo iska ba daye hada hadi laso radiyo. Sawir aa leyahy xita lama so helayo tasne aniga nolashyda udoro kadib tarbiyo wanagsan alx allow iziyadi gabdhaha walalhy;alow hanuni yarab❤

  • @user-ws2cv2lj1j

    @user-ws2cv2lj1j

    5 ай бұрын

    M.a

  • @mahadcaabi8566

    @mahadcaabi8566

    5 ай бұрын

    Maasha'Allah

  • @JammaHirsi

    @JammaHirsi

    5 ай бұрын

    Baadiye joogtaa

  • @user-cb9ns4me6q

    @user-cb9ns4me6q

    4 ай бұрын

    Alla yacisak gabar ku banantahy Alle haku xafido

  • @abdiahmedabdismane9962

    @abdiahmedabdismane9962

    3 ай бұрын

    Runtii waa jeclahay gabdhaha noocaan ah , rabbi yaqaana anan dhac dhaca aqoon, Maalin waxaan rajaynayaa inaan xaas ka dhigto inan sidaa oo kale ,akhlaaq iyo tarbiyad lagu soo bar baariyay . Rabbi haku daysto walaalo.

  • @Ustaadyare
    @Ustaadyare5 ай бұрын

    Wllhy waxad thy qofka kaliye ee ilahy sabab iga dhigay inaan ku dhicin waligay cadadaas xun wllo aad bad umhdsan thy alle haka madoobeeyo kuwa ku imtixaaman😢😢😢

  • @ZeinulaabidinAbuyahya
    @ZeinulaabidinAbuyahya5 ай бұрын

    ماشاء الله نور الله قلبك وكثر الله امثالك وجزاك الله خير الجزاء

  • @saidabdiugaas9713
    @saidabdiugaas97135 ай бұрын

    Soonka iyo salaada halagu Dadaalo ❤❤

  • @user-vk2ub8ik4c
    @user-vk2ub8ik4c5 ай бұрын

    جزاك الله خير الجزاء ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tl3cz4rk5o
    @user-tl3cz4rk5o5 ай бұрын

    Thank you so much my teacher ❤❤

  • @MaahirStory
    @MaahirStory5 ай бұрын

    3 bilood ma siigeysan Alx waxaa igu dambayzay 2023 bishii 11 maanta caafimaadkeyga sidii Hore wuuka wanaagsan yahy markii Hore caato ayaan ahaa hadda waan is badalay waan cayilay siigada wax fiican maaha iska daaya go.aan ka qaado 😢💔

  • @NAJO_Films

    @NAJO_Films

    3 ай бұрын

    ​@kimyoung8864anaa ku caawinay sxp kaalay 😢 ani bil ka hor iigu dambeesey Mar kadib waan ku noqday kadib waan dhaafay hadba waan ku noqonayay waxa keena ayaan ogaadey kaalay anaa kuu sheegaya xagee kaalay hadlaa

  • @user-nk8go9fy5g

    @user-nk8go9fy5g

    3 ай бұрын

    Help me😢

  • @sadiasadia19191m

    @sadiasadia19191m

    2 ай бұрын

    Ila soo xiriir wll

  • @sudiboy1

    @sudiboy1

    Ай бұрын

    walaal soon ​@kimyoung8864

  • @axmedshimaali7671
    @axmedshimaali76715 ай бұрын

    Dhallinyaro ma rabtaa inad caadooyinkan xun xun kaa go.aan Wehel ka dhigo salaadda iyo Akhrinta qur.aanka Weliba Ragga fadlan hadaad joogtayso jamaacada iyo masaajidka wax walba o xuman ah qalbiga ayaa ku degaya ❤

  • @Cabdiraxmaancumarmuuse
    @Cabdiraxmaancumarmuuse5 ай бұрын

    فمن إبتغى وراء ذالك فؤلائك هم العادون

  • @abdikaniahmedmohamed134

    @abdikaniahmedmohamed134

    5 ай бұрын

  • @user-cd1np1lo2k

    @user-cd1np1lo2k

    5 ай бұрын

    Adi maxaa shegosaa

  • @DrsHodanfaaiidochannel

    @DrsHodanfaaiidochannel

    5 ай бұрын

    Qofkii xaaskiisa iyo adoontiisa ahayn eee ku dhaco ama ku sameeyo wuu xad gudbay 😢waa aa yad quraan ah suuratul muminuun iyo suurad kle lagu sheegay aayadaan​@@user-cd1np1lo2k

  • @MOHAMUD550

    @MOHAMUD550

    5 ай бұрын

    فَمَنِ ابْتَغَى وَرَاءَ ذَلِكَ }- أي: غير الزوجة وملك اليمين، { فَأُولَئِكَ هُمُ الْعَادُونَ }- أي: المتجاوزون ما أحل الله إلى ما حرم الله، ودلت هذه الآية على تحريم [نكاح] المتعة، لكونها غير زوجة مقصودة، ولا ملك يمين. تفسير الآية 31 - سورة المعارج wll hdan kuyara fhamsiyo wllken wxa uu kor kso qoray wa ayad quranka alle kmid ah oo na amrayso in shahwadeena ku guduno xaas xalal ah taas wixi kso harana ilahay wuxu leyahay waa qof xad gudbay inta alle waa fajiyey allaha u siyadiyo intaan lawafajina allah hawaafajiyo

  • @farahmacruuf2925
    @farahmacruuf29255 ай бұрын

    جزاك الله خير الجزاء ❤

  • @dhool77
    @dhool775 ай бұрын

    Ficnaan lahayda kuwa xishoodka ka tagay oo waxey rabaan shega ugu yaran iney arinkaan dhalinyarta uga digan

  • @Abdisamed_
    @Abdisamed_5 ай бұрын

    Alxamdu lilah inta ku dhibana allaha ka madoobeeyo aaamin

  • @user-ow3wh2fr1r
    @user-ow3wh2fr1r5 ай бұрын

    جزاك الله خيرا اخي العزيز

  • @user-xt2fu3my9z
    @user-xt2fu3my9z5 ай бұрын

    Allhamdulillah allah ayaa mahadleh mudo aa ku dhibanaa ugu dambeyn hada allah ayaa qalbigeyga ka saaray mahadaas allah bee u sugnaatay

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS5 ай бұрын

    Golden voice❤😊

  • @marwaancade3982
    @marwaancade39825 ай бұрын

    Akhuna Omar inshar Allaha ku barakeyo runtii mowducan aad inta badan so qadato aad ayu bulshada U anfaca wuxuna U noqda dira gilin ee wllkeyow ha Ka amusin inta aad baraha bulshada aad isticmasho horey ayan U dhubey inad tirahdo ha katagin wll bini'aadamku wuxu U bahanyahay xasusin ee bishiba halmar mowducan so qado Allaha Ku barakeyo oo dhambiga Allaha dhafo wll

  • @user-xp7en7or3k
    @user-xp7en7or3k5 ай бұрын

    Jazakallaah alif kheyr saraxatan Nasiixa Qof musmil oo Walaal ah lasiiyo midii ugu ficneed ayaa siisey illaahey inti Xun Xumanta haka nasaxiyo anaga Naxariistisa hanoo badoyo ii taqwadiisa🤲

  • @abdulahiahmed8252
    @abdulahiahmed82525 ай бұрын

    جزاك الله خيرا الجزاء

  • @mixiyadin
    @mixiyadin5 ай бұрын

    doctor allaha ku sharfo aduun iyo aakhiroba in sha alaah

  • @shankaraaj
    @shankaraaj5 ай бұрын

    Ustaad cumar inshaar guuleso Allah ku barakeeyo ❤

  • @IsmailAbdullahi-xy3rc
    @IsmailAbdullahi-xy3rc5 ай бұрын

    Thanks Brother Omar

  • @Abdi-Raxmaan
    @Abdi-Raxmaan5 ай бұрын

    Msha alah pro cumer inshaar Shukran alaha ku sharfo in badan. 🙏🏻💯

  • @UsameIbrahim-vx3nt
    @UsameIbrahim-vx3nt5 ай бұрын

    Record qofki 2 ee daante muqalkan gull aye itahy 🎉🎉ogaanshoo 1million ayan kurajenaya wll cumar

  • @HRU20209
    @HRU202095 ай бұрын

    اللهم ثبتنا على الطريق المستقيم

  • @Soopergaming123

    @Soopergaming123

    5 ай бұрын

    Ameen

  • @user-qs5vp1qn6s
    @user-qs5vp1qn6s5 ай бұрын

    بارك الله استاذ 😊

  • @Mohas602
    @Mohas6025 ай бұрын

    Ogaansho.😢 aad iyo aad bad u mahadsan😊 tahay taladaa waligay iyo alahay qof iyo shakhsi kama maqlin 😢taladadana Allah hanagu bad badiyo Noonan sooo ducee 😢😢😢😢afada ilaahy umadiisa haka dull qaado🫡🫡🫡

  • @Samimusic.1
    @Samimusic.15 ай бұрын

    U earned my respect long ago ❤

  • @raxiimacabdiwali8273
    @raxiimacabdiwali82735 ай бұрын

    Subxanllah comentiyada haddan akhriyay waaan yaabay waxani waa shirqool loo dhigay dhalinteeena dhalinyarooy alle ka dhowrsada indhuhu waaa amaano waa lagala xisaabtami qiyaamaha waxaad ku daawan jirtay illhy tala saarta naf iyo sheydaan caasiyo si aad u nabadd gashaan cumarow shukran walalo allaha ku barakeeyo

  • @ahmeddacad5627
    @ahmeddacad56275 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad❤

  • @QadanSiciid-ez6tn
    @QadanSiciid-ez6tn5 ай бұрын

    شكرا جزاك الله خيرا 😢❤

  • @feyslf1226
    @feyslf12265 ай бұрын

    Omar inshaar waxaan kuusheegayaaa inaad khayr badan shaqaysatay Allaha kaa aqbalo wacyigalin. Badan ayaad arinkan nooga samaysay marar badan waan kahelay runtii Dhalinyaradeena Allaha hanuuniyo aamin

  • @akshinflms2775
    @akshinflms27755 ай бұрын

    Allah ka cafiyo xumantas dhib walba ducada ha lagaga baxo Alle swt bari inu ka cafiyo marwalba Alle so xasuus

  • @user-bf2cy6vg5h
    @user-bf2cy6vg5h5 ай бұрын

    جزاك الله خيرا❤❤

  • @user-kp9ky5bv3q
    @user-kp9ky5bv3q5 ай бұрын

    جزاك الله خيراً أخونا

  • @adnannour8231
    @adnannour82315 ай бұрын

    Dhalinyarada maanta aan dawanin pornka iyo masturpation aan sameynin oo keligii meel kunool oo mar walbo allah xasuusan allahayow garabkoda gal yaa rabbi🤲🤲

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok5 ай бұрын

    Allow soo hanuuni kuwa like iyo share ku raadsanaya magaca alle iyo magaca rasuulkeena suuban صلى الله عليه وسلم . ❤

  • @smartlacag
    @smartlacag5 ай бұрын

    Mahadsanid Omer inshaar .....

  • @saabirin4385
    @saabirin43855 ай бұрын

    Ilahoow Naga badbaadi aamiin

  • @abbaskhan5405
    @abbaskhan54055 ай бұрын

    Alx 3 bil ayaan ka dhamahay🤲

  • @Hasnktal
    @Hasnktal5 ай бұрын

    Subxanallah Walaalka salaada haku dadaalo quraanka ha akhriyo ilaahay tobada waa aqbalaa

  • @sidroali2609
    @sidroali26095 ай бұрын

    Masha alah walal so dhawoow ❤❤

  • @K.r.mff22
    @K.r.mff225 ай бұрын

    Halka mar aad sameso caadadaaas xun ee s.. waxay udhigmataa 40maalin cuntada aad cuneysay saxip taladeyda waa inaad kaliya goaan adag latimaado iyo kafogow wax walibo dareenkaga kicinaayo sida muuqaalada anshax.xumada 😢 aniga hadertaan bil iyo bar masiigaysanin الحمد لله 😊🤲🎉

  • @SHUCEYB218

    @SHUCEYB218

    Ай бұрын

    Zxp hda jojiyo oo habenki ciyow sexdo dhirirkega is badal mka arka😢

  • @AbdiFatahkhalif-os1dr

    @AbdiFatahkhalif-os1dr

    Ай бұрын

    ​@@SHUCEYB218imisaa tahay sxp dherer ahaan

  • @LiiCnur
    @LiiCnurАй бұрын

    Hal talo Ayan idin sinaya WA palan Ina Ku badbadi donto klia Saldaha :(waqtigoda): Ku ilali WA bad bade I.n😊

  • @NorAbdullahiabdi-ef7pm
    @NorAbdullahiabdi-ef7pm5 ай бұрын

    Thank you bro Omar❤

  • @hamdimohamedhussein5331
    @hamdimohamedhussein53315 ай бұрын

    Thank you so much teacher🎉

  • @mohand17

    @mohand17

    5 ай бұрын

    ❤❤abayo gabdha mjira holacas kujira😢🔥

  • @updyhavitt
    @updyhavitt5 ай бұрын

    QUR' AANKA BADIYA DHALINYARO SALADANA WAKHTIGEEDA KU DADAALA SACAD KASTA MASJIDKA JAMACA KU TUKADA ALLAAH HA IDINKA MADOOBEEYO AMIIN🤲🤲

  • @MAHIIRSaiid
    @MAHIIRSaiid5 ай бұрын

    Walahay wan kasuga yay muqal quurxon Qalbiga igatabtay wad mahsan tahay dhiri gilintada 😊

  • @suldancukaash6529
    @suldancukaash65295 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @Muhudin80
    @Muhudin804 ай бұрын

    Absolutely right sir

  • @user-nj7uu4zv9i
    @user-nj7uu4zv9i5 ай бұрын

    Wlkay cumar insha the best KZreadr ❤❤

  • @Haldoorka-18
    @Haldoorka-185 ай бұрын

    Dhibaatada siigada iyo aflaamta xun xun waa masiibo aad u weyn waxayna lamid tahay balwadaha sidaa qaadka oo kale. Dhibaateeda intaan ka arkay waxa kamid ah . 1: war war xad dhaaf ah. 2: Dareemida danbi inaad ku jirto 3:raganimadaada oo aad ka shakido 4: salaadaha oo kugu adkaada 5: kalsooni darro 6: caafimaadkaaga oo hoos u dhaca sida Dhabar xanuun iyo jilbo xanuun 7: Qalbigaaga oo madoobaada 7 : iimaankaga iyo caqiidada ayay xataa saamayn ku yeelanaysaa markaad dhaarato ee aad ilaahay SWTC ballan la gasho haddana aad ka baxdo . 8: ugu dambayn hadaanad joojin oo aad sii wado waxaad ku dhiman doontaa khaatumo xumo . Waxaan alle ka baryayaa in dhalinyarada uu ka madoobeeyo caadadan xun Tuesday 27 FEB 2024 ☝️ Tuesday 13 feb 2025 👁

  • @claahi8claahi868

    @claahi8claahi868

    5 ай бұрын

    M.a😢

  • @Kaydsade
    @KaydsadeАй бұрын

    Mahadsanid Omer Inshaar.

  • @armushib
    @armushib5 ай бұрын

    M.a good advice to the youth

  • @HebelHebel-pn1xg
    @HebelHebel-pn1xg5 ай бұрын

    DHAMAYSO.....DHAGTANA🦻 SAARO micnaha Videoga Markaasad Fahmiyeee,........ WLL OMAR JASAKALLAH

  • @HanadMohamett
    @HanadMohamett2 ай бұрын

    Maalintii labaad baa ii socota alx❤😰

  • @user-hn2pp2hi3e
    @user-hn2pp2hi3e5 ай бұрын

    Ustaad mahadsanid

  • @AhmedYonisfarah-jy6do
    @AhmedYonisfarah-jy6do5 ай бұрын

    Thanks you very much Bro

  • @teamsharmaboy9932
    @teamsharmaboy99325 ай бұрын

    Ustad adbad ugu mahadsan tahay sida fican ad no waniso marwalbo runti xaladan ad ka Hadashay waa xalad ad u xun aaqirki qof ka waxay ku kalifta in u nolosha ka dhaco wlh qof so maro aya garan karo ilah waxan ka barya in u dhalinta ka madobeyo 😢😮

  • @kingmus76
    @kingmus765 ай бұрын

    Fadlan isoo duceeya walalayaal😢😢

  • @Mubarakahmed998

    @Mubarakahmed998

    5 ай бұрын

    Rabi haka madoobeyo,adiga iyo inta kula Midka ahba

  • @xuseenfadal

    @xuseenfadal

    5 ай бұрын

    Ilaahay hakaa caafiyo, wallaahay anigu 6 sano ku dhawaad baan wadey fadliga ilaahay 2 isbuuc baa ka soo wareegtey intaan iskadaayey.

  • @cabdirisaaqxasan7620

    @cabdirisaaqxasan7620

    5 ай бұрын

    Anigu waxaan waday maba aqaaano lkn waa kudhawaad 7 sano camal hadiiba aay kabadnen ilaah fadligiis waxaa kasoo wareegtay sanad iyo sadax bil al xamdulilah

  • @xuseenfadal

    @xuseenfadal

    5 ай бұрын

    @@cabdirisaaqxasan7620 waa khayr

  • @zirshiine9243

    @zirshiine9243

    5 ай бұрын

    Illahay hkaa Madoobeeyo bahshaas waxbarashada iyo shaqadaba Waad ka hareysaa SALAAD IYO cibaado waa is deyseen Ilaahayna marwalpa cafiskiisu wuu furan yahay.

  • @ismalure-25
    @ismalure-252 күн бұрын

    Mahadsanid walal omar inshar💯

  • @ABDILLLAHI
    @ABDILLLAHI5 ай бұрын

    Waa qaadany taladaada zhp omar iishaar

  • @AbdiRabbiAlmansuurhaadiAbuAhme
    @AbdiRabbiAlmansuurhaadiAbuAhme5 ай бұрын

    MashaAllaah aatbaan ogu faraxsanahay inaan ogu horreyo muuqaalkan dawashadiisa

  • @MotivationRight1
    @MotivationRight15 ай бұрын

    Alx waan ku faraxsanahay inaan daawado KZreadrka kaliya ee xaqiiqada ka hadlo wllahi aniga dhibaato aad uweyn ayeey iigeysatay waxaa ka mid ah iney fahmadeydu yaraato maskaxdayda shaqada ku adkaato xitaa waxbarashada wey igu adkaatay maskaxda dhanka xisaabtanka ayaa iga luntay jirkeyga xitaa wuu foolxumaaday xitaa dhibatada ugu weyn ee iheysato waxaa ka mid ah macayilo mana dheerado jirkeyga iyo da'deyda isma lahan waxaan ahay 20 jir isdulmiyay isoo duceeya walaalayaal😢🥺🤲🥺🥺cumarow alle haku barakeeyo taladaada waan qaatay😢

  • @user-xo6ob6st8c

    @user-xo6ob6st8c

    5 ай бұрын

    sxp jooji kadibna kudadaal cuntooyinka boritiinka leh

  • @ZALMAAN09
    @ZALMAAN095 ай бұрын

    Alx thanks zhp❤

  • @adenAbdiwahid
    @adenAbdiwahid5 ай бұрын

    Mahadsanid wll

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim95965 ай бұрын

    Xaas xalala Allah fudidyo I duceeya walalyaal

  • @abdillahiyare7674

    @abdillahiyare7674

    5 ай бұрын

    Si wacan u dhegayso maad dhagaysan malaaye

  • @KaaliyeShow
    @KaaliyeShow5 ай бұрын

    Waxa ugu xun ee dhalinyarada halistan ku rida waa guri jooga dhalinyaro hal talo iga qaata 👇🏻 Halmar haddii waagu baryo guriga ka bax meesha ugu yar duhurkii ku soo laabo kadibna tuko qadee seexo, galbihiina iska baxa xitaa aada meelaha sports-ka halkaasna wakhti isaga soo qaata habeenkiina iska xakameeya telefoonada sidoo kalena waqti hore hore seexda. Mahadsanidiin

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko36695 ай бұрын

    Wll cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤❤

  • @rashkaboy1954
    @rashkaboy19545 ай бұрын

    Scw Allah Naga Badbaadiyo 🤲

  • @LIFES.SHORT4000
    @LIFES.SHORT40005 ай бұрын

    Walhi arinkaan waa jiraa mahadsanid ustaad ❤

Келесі