No video

Sidee gabadhan 19ka jirka ah u khiyaamaysay ragii ugu lacagta badnaa maraykanka | Elizabeth Holmes

Sidee gabadhan 19ka jirka ah u khiyaamaysay ragii ugu lacagta badnaa maraykanka | Elizabeth Holmes
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 104

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media2 жыл бұрын

    Raali galin. Waxaa jira meelo soo noqnoqday muqaalka dhexdiisa intii aan ku jiray hagaajinta muqaalkana aanan u fiirsan, waan idinka raali galinayaa meelaha soo noqonoqday🙏🏾

  • @fadxilaasim5590

    @fadxilaasim5590

    2 жыл бұрын

    Ok naga ilaali wixii danbe uun

  • @mohamedabdihassan1970

    @mohamedabdihassan1970

    2 жыл бұрын

    Bad blood si kale ayaad uga dhawaajisay

  • @dalxiischannelvlogs14

    @dalxiischannelvlogs14

    2 жыл бұрын

    Dhibmalaha sxp

  • @abuukarmaxamedkurbi5551

    @abuukarmaxamedkurbi5551

    2 жыл бұрын

    Weynu kaa qabnaa xildhibaane

  • @Goodheart148

    @Goodheart148

    2 жыл бұрын

    Waa caadi sxb

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid16042 жыл бұрын

    Muuqal aad u qurux bdn waberi media mahdsnid So kle iso booqda asxaapta waberi inshalah

  • @ciiseislaam1453
    @ciiseislaam14532 жыл бұрын

    In Aad hal abuur adiga kuu gaar ah sameesato wax ka qiimo badan maleh intii aad ushaqeyn lahd qof waberi media waa kanalkeena👉❤❤

  • @xasilomukhtaar8258
    @xasilomukhtaar82582 жыл бұрын

    Muuqaalkaan channel ayaan horey uga soo daawaday lkn ma aqaano channel koo yahay dadweynaha ayeeyna ila tahay si kastooy ahaataba tnks wll C/raxmaan

  • @vifakematel7298

    @vifakematel7298

    2 жыл бұрын

    Anigaba wan dawaday lkn ma aqan meshan kadaway waxn xasusta qof codkisa belo yahay in aan kadhagesaty sida ogaansho ama chanel kale

  • @maryamali4707

    @maryamali4707

    2 жыл бұрын

    Ogaal Cusub ba hore uga hadlay

  • @jaahiltirechannel9976
    @jaahiltirechannel99762 жыл бұрын

    #Waaberi_Media One of My Favourite KZread Channel ❤

  • @mcaz0we10
    @mcaz0we102 жыл бұрын

    Yeah I'm watching my legend

  • @dr.suhaybmuhamed5166
    @dr.suhaybmuhamed51662 жыл бұрын

    Keep going freind

  • @barre7158
    @barre71582 жыл бұрын

    Sheekada filim walaga smayn karaa 👌

  • @eng.abdiwahaab5134
    @eng.abdiwahaab51342 жыл бұрын

    waa muuqaal cusub oo qiimo iyo quwad leh

  • @akplmo3622
    @akplmo36222 жыл бұрын

    Thnks pro

  • @maxamedfaxalka8622
    @maxamedfaxalka86222 жыл бұрын

    Waaberi media ogaansho sahanka xogaha iyo tanaad waa janalada wax yaabo faaido le bulshada kusoo jiita

  • @mohamedaweys2630

    @mohamedaweys2630

    2 жыл бұрын

    Maashaa Allah

  • @sakariyezhabeel7275
    @sakariyezhabeel72752 жыл бұрын

    Ma hargeisa meeshaas bilowga ee aad kubilowdey zcp

  • @itz_Marwa456

    @itz_Marwa456

    2 жыл бұрын

    Haa

  • @hawdreservedarea5613
    @hawdreservedarea56132 жыл бұрын

    Horay u soco wll qof wanaagu biyo dhigay ayaad tahay

  • @user-ld1jw7ng1d
    @user-ld1jw7ng1dАй бұрын

    Keep goin taliye ❤

  • @hossniabdallah
    @hossniabdallah2 жыл бұрын

    Horay u soco bro

  • @engismail5043
    @engismail50432 жыл бұрын

    Zxbow Taariikhda dawladii Cusmaaniyiinta maad noosoo diyaarisid adigaa Turkeyga aad aad uga warantid waana codsi pro

  • @abduldurraan1398
    @abduldurraan13982 жыл бұрын

    Wlal silicon valley's gobol maahee waa xaafad ka tirsan magaalada Sant Francisco ee gobolka California usa

  • @waabdinasir
    @waabdinasir2 жыл бұрын

    Waaberi Media ❤️

  • @zuperbozz2317
    @zuperbozz23172 жыл бұрын

    Barnaamijyadi dhiirigalinta inoo sogali ustaad updirahman waaberi

  • @waheliye44
    @waheliye442 жыл бұрын

    Keep going bro from Cardiff

  • @kabiirlaki3903
    @kabiirlaki39032 жыл бұрын

    HORMAR WACAN SAAXIIB

  • @akrammaanaf185
    @akrammaanaf1852 жыл бұрын

    Hormar wacan bro xerfad warinimo xerfad soojeedi so diyaarin lee dahay keep going 🤞❤️🇸🇴✅

  • @ahmett5835
    @ahmett58352 жыл бұрын

    M.allH zhp Codka tapintanta video editor 100%

  • @nabiiladdetube4785
    @nabiiladdetube47852 жыл бұрын

    Masha alh walal horey usoco

  • @mohamedapdy1423
    @mohamedapdy14232 жыл бұрын

    C.raxman software engineering iyo fursadihi shaqo hal Mar kahadal plze wll iyo inta sano ee lagu barto plze halmar oo kaliya plze aad baan ugu bahnhy inbdn ban kuwaydiyay

  • @mohamedkaraamo6041
    @mohamedkaraamo60412 жыл бұрын

    Now her age is 37 years She born 1984

  • @yabracade3097

    @yabracade3097

    2 жыл бұрын

    Pro 2015 aheyd mrka asna wxu ka rabay 29😁

  • @shuceybgaraar9481
    @shuceybgaraar94812 жыл бұрын

    C raxman cumar❤❤🥰

  • @abdisalamyonis.1695
    @abdisalamyonis.16952 жыл бұрын

    masha Allah waiver media

  • @ayjeexyare8751
    @ayjeexyare87512 жыл бұрын

    keep going Xp

  • @sadaqilmi4415
    @sadaqilmi44152 жыл бұрын

    One love waabari media🥰

  • @yasmiinmahamed5965
    @yasmiinmahamed59652 жыл бұрын

    Hormar wcn sxp wd mahad san thy

  • @AbdirahmanAhmedAhmed
    @AbdirahmanAhmedAhmed2 жыл бұрын

    Moooore videos boss

  • @xogahaaduunka8695
    @xogahaaduunka86952 жыл бұрын

    Wll clraxman waxan ahay KZreadr yaroo soo koraya waxaanan kaa codsan lahaa inad in Yar oo xaysiisa aad iigu samayso abaal Ayan kaga hayn doona inshallah chanalkayguna waa kan an kaga so qoray fariinta

  • @baariyowboy456
    @baariyowboy4562 жыл бұрын

    Video GA waxba ka qaldan bossa sheekada ido dhex mare aaa 4:40 aaa so bilawde mala socota

  • @makaveli125
    @makaveli1252 жыл бұрын

    Aqligu waa caajiib

  • @izmaacilmohamett307
    @izmaacilmohamett3072 жыл бұрын

    19 ma jirto

  • @hordhacmedia
    @hordhacmedia Жыл бұрын

    Good

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys26302 жыл бұрын

    Maashaa Allah

  • @onlyhackar5407
    @onlyhackar54072 жыл бұрын

    Waabari media one love

  • @clwahaabmubaarig5991
    @clwahaabmubaarig59912 жыл бұрын

    Khaldaad vidoga ku jira Hal muqaal baa soo noq noqonaya

  • @user-kx1on3pg1e
    @user-kx1on3pg1e2 жыл бұрын

    waaberi media🥰

  • @fkahie
    @fkahie2 жыл бұрын

    Waxan layabey sida ay codkeda uga been shegto si ay isu mujiso qof awoodleh ayay codkeda wawaynesa cajiib. Waxaa sirteeda fashilay Dunidana tusay in shirkada theranos Tahay Shirkad Qiyaantay Bulshada , wariyaha ushaqeya Wall street journal ee lagu magacaabo John Carreyrou. Gabadha yari Wacdare dunida kadhigtay lkn way fashilantay.

  • @betterdaysarecoming1881
    @betterdaysarecoming18812 жыл бұрын

    Naasir jiif😅👋

  • @colhaye6032

    @colhaye6032

    2 жыл бұрын

    😍😍

  • @Abwaan3746
    @Abwaan3746 Жыл бұрын

    Waaberi media wale waxaabo badn ayaan ka bartay horay usoco C/raxman Cumar

  • @abdiwahabahmedomar5118
    @abdiwahabahmedomar51182 жыл бұрын

    abdirahmaan muuqaalka waxbaa ka qaldamay malaha editinka si wanaagsan ayaanad u daawan 2 mar nuu soo noqdey

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar588111 ай бұрын

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @ambasexashioffiall1487
    @ambasexashioffiall14872 жыл бұрын

    war nio wiilkani haduu xataa khuraafaad akhrinayo hadalkiisa si waalan buu iigu socdaa waakeeeep going pro ilaa 2015kii waankula scodayday waana markiii igu horaysay een comment kaa bixiyo

  • @gaare8701
    @gaare87012 жыл бұрын

    Waaw codkaas waan xusuustaa cold fusion

  • @abdullahisaed10
    @abdullahisaed102 жыл бұрын

    From SIRAHA DAHSOON

  • @yuusufyuusuf6967
    @yuusufyuusuf69672 жыл бұрын

    Keep going my friend

  • @abdullahmoallim4486
    @abdullahmoallim44862 жыл бұрын

    Bad blood 😄

  • @ahmed.1487
    @ahmed.14872 жыл бұрын

    Waxaan maqlaa codka Coldfusion Tv.

  • @abdifatahcilmi492
    @abdifatahcilmi4922 жыл бұрын

    M.a wll

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde12762 жыл бұрын

    Maante waaaanaguraxesaty interviewga cml 😀

  • @sumar4007
    @sumar40072 жыл бұрын

    Beenta hadii aad ku celceliso maskaxda dadku wey rumeysan wey fikirtay inanta benta xata wa lo fekera inkasto akhiran laguso qaban

  • @fahadappdala546
    @fahadappdala5462 жыл бұрын

    Please videoda nooso badi

  • @mohamedhossainjiille304
    @mohamedhossainjiille3042 жыл бұрын

    Naagtu qurux badanaa😁

  • @abdihakiim.m.jaamac8158
    @abdihakiim.m.jaamac81582 жыл бұрын

    Xoogaa khalkhalaa fiidiyowka kujir

  • @mohamedjamalupdillahi6050
    @mohamedjamalupdillahi60502 жыл бұрын

    M.a sxp keep going

  • @abbyhurt9854
    @abbyhurt98542 жыл бұрын

    Ma Doonaysaa Book-gii laga Qoray Elizabeth Holmes Oo PDF ah kuna Qoran Afka- INGIRIISI da Haday Jawaabtadu tahay haa ! Like isaaar Reply aankugu arko 🤠

  • @ayjeexyare8751
    @ayjeexyare87512 жыл бұрын

    waxan ku xidhanahy canalkaga

  • @abdilatiif5033
    @abdilatiif50332 жыл бұрын

    First one

  • @guleedyoonis190
    @guleedyoonis1902 жыл бұрын

    Haa siyaasi USA waa tuugad

  • @ibuyaska5912
    @ibuyaska59122 жыл бұрын

    Gabadhan waan arkey yedoo interview qaadeyo 🤔🤔

  • @baariyowofficial4986
    @baariyowofficial49862 жыл бұрын

    M.a

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman59732 жыл бұрын

    Aalada ay soosaareyso magaceed

  • @nashortfilms1376
    @nashortfilms13762 жыл бұрын

    Wargeysyada ugu afka dheer caalamka hhhhhh 😆🤣

  • @sacdiyoali2128

    @sacdiyoali2128

    2 жыл бұрын

    Cali adan mumin cml😂😂😂😂😂

  • @nashortfilms1376

    @nashortfilms1376

    2 жыл бұрын

    @@sacdiyoali2128 😆🤣😂

  • @maxamedabshir9920
    @maxamedabshir99202 жыл бұрын

    TUUGSI XAL MAAHE TALO KEEN AAD TAAJIRTIDE

  • @psych-side9539
    @psych-side95392 жыл бұрын

    Waxa dhibkaba Keenay waa inay gabadhaasi isticmaashey lacag dadkale hadii ay iyada maalgelintu ka iman laheyd wey guuleysan laheyd iney quusato mooyee sida elon musk

  • @fadxiapdilahi524
    @fadxiapdilahi5242 жыл бұрын

    Muqaalku wuu isasoo celinayaa Yaa ila arkay

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m5 ай бұрын

    tani waa naag aad u caqli badan lakiin America lama khiyani karo

  • @Goodheart148
    @Goodheart1482 жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰

  • @sultanlife5385
    @sultanlife53852 жыл бұрын

    she is a white girl in America bro

  • @guleedyoonis190
    @guleedyoonis1902 жыл бұрын

    Masuul video masoniga so daa

  • @raxmasheikh3980
    @raxmasheikh39802 жыл бұрын

    Wxa kasohadashaa ninki duuliyaha ahaa ee somaliya inta miiga laba dhigay kana baxsaday

  • @mahamudtimacade8894
    @mahamudtimacade88942 жыл бұрын

    Kkkkkk

  • @zaamcade745
    @zaamcade7452 жыл бұрын

    Wn grty

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef542 жыл бұрын

    Caqli badneedaa wax walba lacag b laga dobalaaa

  • @footballgame1195
    @footballgame11952 жыл бұрын

    Wara editka iska sax xooloyahow

  • @qumanosmaan4001

    @qumanosmaan4001

    2 жыл бұрын

    Walal qali Ilaaaah qeyr haku siiyee adigoon cayn si wngsan ugu sheeg🙏🙏

  • @libanaar5974
    @libanaar59742 жыл бұрын

    Asc masoniyad miya inanta

  • @abdirazaqkhalief2685
    @abdirazaqkhalief26852 жыл бұрын

    M A

  • @blackpinkworld4675
    @blackpinkworld46752 жыл бұрын

    Idhaheeda seebay u eeg yahay

  • @amiirsuheybofficial
    @amiirsuheybofficial2 жыл бұрын

    M.a

Келесі