No video

SIDA UGU FIICAN EE LAGU DOORTO TAKHASUSKA JAAMACADA! I 4 TALAABO OO CAJIIB AH!

‪@AyubYusufSakiin‬ DOORASHADA KULIYADII RIYADAADA

Пікірлер: 123

  • @mukhtarxamud5526
    @mukhtarxamud55263 жыл бұрын

    Best motivated I ever seen

  • @kingsadaq4005
    @kingsadaq40053 жыл бұрын

    Masha allah Ustaadi Su'aashaani Maanta is weydinaaye runtii Waana ka fakaraaye waana Ku Mahad san tahay

  • @hafza2135
    @hafza21353 жыл бұрын

    aniga waan doortay kulliyad waxaana bilaabay kuliyada shareecada qeybta daraasaat al-islaam🎓❤yaa ila mida???

  • @kheerfaafiye4936

    @kheerfaafiye4936

    3 жыл бұрын

    Anigaa kula mid ah

  • @manzurmaracade4246
    @manzurmaracade42463 жыл бұрын

    Inta hada jaamacadaha ku biireysa waxan idin leeyahay Allah Haina Garab Gallo dhamaanten Anigu sanadkan ban ku biiriyaa jaamacada umada Soomaliyed Kuliyada medicine insha Allah Guul ban ka so Hooyi doona Walidkey iguma Qasbin Anigaa jeclaa in ka bdn markan ahaa fsalka 5aad e dugsi dhexe hada ayaan ka dhabeynayaa insha Allah Salaaman Ayuub Yusuf Sakiin macalinkayga hawada Allah macaaga ha AhaaaDo🤲🤲❤❤❤

  • @xidigtasomaliland5927
    @xidigtasomaliland59273 жыл бұрын

    Ala ma anaad i Arkaysay macalin shukran❤❤

  • @MohamedAbdinaaasir
    @MohamedAbdinaaasir5 күн бұрын

    Ayuuup techar waan ku taageeraa ❤❤❤

  • @mohedabdi242
    @mohedabdi2423 жыл бұрын

    Masha Allah,aadbad ugu mahadsan tahay ustaad,mawduucan oo kle aadbuu muhiim noogu ahaa ka dhalin yar ahaan,hda bilabanayey jamacada heerka kowaad🙏

  • @Dania_3
    @Dania_33 жыл бұрын

    Maclin marhore maxan ku arki waye ? Waa ka soodahay run ahanti 🤦‍♀️ ficnan laheyda hadu waqtiga dip ulaban lahay 😔 WAXATAHAY DHIRALAGALIYAHEYGA👏HORE USOCO MACLIN AYUP🥰❤🤲

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan34383 жыл бұрын

    Mashaaallah jazakaAllh ustad ,hora inti iladawatay✋

  • @iqraacooking6079

    @iqraacooking6079

    3 жыл бұрын

    Subscribe igu caawi walal please

  • @zeinabhassan3438

    @zeinabhassan3438

    3 жыл бұрын

    Iqraa Cooking waan kusaray walal

  • @maandhaya6806
    @maandhaya68063 жыл бұрын

    Mahad sanid macalin waxaan ini ka cod sanayaa in aad iiso ducaysaan waayo imtixaan ayaan galayaa saddex cisho kadib 💖💖

  • @queens5170

    @queens5170

    3 жыл бұрын

    Ilahey hakuu fududeeyo baayo farxadan kuurajeena natiijadana❤❤❤❤💯

  • @maandhaya6806

    @maandhaya6806

    3 жыл бұрын

    @@queens5170 mahad sanid wllo

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia83343 жыл бұрын

    Mashallah ayub brother i love u for the seek of Allah and your wise knowledge. Congratulations

  • @iqraacooking6079

    @iqraacooking6079

    3 жыл бұрын

    Subscribe igu caawi walashay ifrah abdi

  • @somalidhalad8302
    @somalidhalad83023 жыл бұрын

    Kaabe Nafta dhiirigaliyaha an waqtigayga ubadn ku bixiyo ana ku faaiday Ayuub Yousuf Sakiin Mahadsanid teacher 🙏

  • @muuseozman5689
    @muuseozman56893 жыл бұрын

    Ayuub maxa kugu dhacay macalinkaygii wlhy waaN kuwaayay waaNa u darsaday Casharadaadi Ayuub WhatsAppkaga maysoo sheegi kartaa

  • @hassanadan7978
    @hassanadan79783 жыл бұрын

    M.a ustaad sare yusuf sakiin . Nin kudayasha midan siweyna aan ugu xiranahy Allah kudaaya . Cairo inan kugu sogarey aheed

  • @asmaabeb9305
    @asmaabeb93053 жыл бұрын

    Masha Allah teacher thank you very much waqti aan ubaahnaa oo aan suaashas aad isku waydiinayey weyan waxabad moodaa inad aniga iga hadlaysid aniga waxaan jeclahay business familyguna waxay ila rabaan doctor wax aan sameeyo ayan gran la'aa thank you inbadan teacher

  • @frankdejong6813
    @frankdejong68133 жыл бұрын

    Shukran ustaadi.

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah39043 жыл бұрын

    Maasha alaahu ayuub yuusuf sakiin qalbiga dhalinta soomali baatahay nolol caafimaad fiican baana ilaah kaaga barya siiwad dhiiri galinta dhinta walalhaag si biri anfac ugu noqoto hadan awoodo waxan kugu maamuusi lahaa nobilkii la siiyay masrigii calanka ahaa ee axmed suweel alaha u naxariisto caalin kaas baa dhinaca soomali uga jirtaa horo u soco hamigaada waad gaari 100/%. Insha alaahu qeyr watoowfiiq habbo

  • @Dawlad252
    @Dawlad2523 жыл бұрын

    Mnsha Allah Ustaad mahadsanid Alle haku barakeeyo

  • @fardowsaosman5560
    @fardowsaosman55603 жыл бұрын

    Masha allah macalin ayuub wuu soo laabtay❤😍👌🌸🌼

  • @nimcodagan9173
    @nimcodagan91733 жыл бұрын

    ماشاءاللہ اللھم بارك❤❤

  • @macalinnuur7892
    @macalinnuur78923 жыл бұрын

    m.a sxb welcome back my brother

  • @anasmohammed1033
    @anasmohammed10332 жыл бұрын

    Allah haku xafido wll qali ayuub sakiin

  • @mohedrashed8403
    @mohedrashed84033 жыл бұрын

    Thnkz ustaad ilahay haku xifdiyo

  • @faatimaosople3818
    @faatimaosople38183 жыл бұрын

    Mahadsanid teacher 🙏

  • @sihaamitaAbdukrem
    @sihaamitaAbdukrem3 жыл бұрын

    Masha allah

  • @sumayaabdikarim2517
    @sumayaabdikarim25173 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad 💯

  • @fihiimofani9475
    @fihiimofani94753 жыл бұрын

    Kuu xiisey wlhi macalin

  • @queenasma6002
    @queenasma60023 жыл бұрын

    Asc my name is Asmaa there is 14 years old occasionally you watch it you are a good person keel going

  • @sundusmahamud7982
    @sundusmahamud79823 жыл бұрын

    Come back my teacher........✌💪🤴aad baad umahadsantahy my teacher 🥀

  • @maandeeqair5656
    @maandeeqair56563 жыл бұрын

    M.a mahadsanid ❤❤❤❤❤ maalintaa ku bartaa faaiiday wlh thanks a lot 👑

  • @nabiihaabdulaahi1626
    @nabiihaabdulaahi16263 жыл бұрын

    Mansh alaah waa xiligan ubaahnaa

  • @ayuushmahamuud5435
    @ayuushmahamuud54353 жыл бұрын

    Tabaaraka laah

  • @secretstar8830
    @secretstar88303 жыл бұрын

    M.a

  • @sahankanolosha1472
    @sahankanolosha14723 жыл бұрын

    Frist run ahantii hada channelka ku jiray oo islaha maclinkagi ame wax ka danbeyen fiiri. Masha'allh mawduuc wanagsn baa soo diyarisay aniga week ka hor baa jmacd iska soo qoray kuliyad Aan jeclahay kuna qanac sanahy. Macalimuu kaso hadal #Faaiidada #Aamusnaanta Shukrn Mclim

  • @ayaanismaaciil54
    @ayaanismaaciil543 жыл бұрын

    Asc wllo ayub ad ban u mahdznty Waayo waxad tahay qofka mar walba nariirigaliya ilhay wllo haku Xiftiyo

  • @juweriaismail4065
    @juweriaismail40653 жыл бұрын

    Waa mahadsanty wlhi waxbadanbannka faaiiday ilaahay aduun.iyo aakhiraba haku barakeeyo wll aniga jamacad ban bilaabayay waxan qaatana waan ku wareersana

  • @aamincali1603
    @aamincali16033 жыл бұрын

    YUUSUF SAKIIN MACALINKA NOLOSHA MAHDANAD MACALI ALLE HA KU BARAKEEYO 🎉♥️♥️♥️♥️

  • @dhawrsanadanchannel4523
    @dhawrsanadanchannel45233 жыл бұрын

    Keep going ayuub Yusuf sakin

  • @salahadan1867
    @salahadan18673 жыл бұрын

    M.a prof: Ayub runtii waxaad tahay shaqsi wangsan horay u soco pro🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @Faariz-Abdi
    @Faariz-Abdi3 жыл бұрын

    Waan ku salaamay aabe ayuub yusuf zakiin

  • @abdirizakyasin
    @abdirizakyasin3 жыл бұрын

    aniga wllhi 2 faculty aa jeclaa oo walibo aad aan u jeclahy waa paleontology io linguistics lkn dadka waxey leeyihiin waxaas malagu shaqeysto engineering gal ma ehee hada ayaaba hubaa 2daas faculty aan jeclahy inaan hormar weyn kagaari karo wllhi wax aan sameeyo ma aqaan

  • @ayanabdullahi3707
    @ayanabdullahi37073 жыл бұрын

    Dhiirigaliyahayga kowaad mahad sanid wll✌👍

  • @haniomar9374
    @haniomar93743 жыл бұрын

    Ayuubkygi mcnlinkygi dhiiragaliyhygi vedio kasta waan dawda aad leedy ano dawan xtaa like ta waa u hormariya agtada sharfta talaa alaha ku jecldee❤❤

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama23263 жыл бұрын

    Keep going

  • @bidhaamintaxogaha1148
    @bidhaamintaxogaha11483 жыл бұрын

    asc magacaygu waa cabdisamad waxaan ahay ardaygaaaga waxbadan ayaa kaafaaiday macalin alaah kudhooro inshalaah

  • @salmanur2123
    @salmanur21233 жыл бұрын

    Waa mahadsantahay qofkastoo soomalia ah inuu ku barta fiicneed

  • @maqdis-mohamet7812
    @maqdis-mohamet78123 жыл бұрын

    Tnxz for ur good recommendation ❣🤙

  • @abdurahmaanabdilahi1439
    @abdurahmaanabdilahi14393 жыл бұрын

    Teacher of life

  • @mrhanad8148
    @mrhanad81483 жыл бұрын

    Aniga waxaan jecelahay cyber security Ama physics ❤️❤️❤️

  • @xamsexikmaawi5387

    @xamsexikmaawi5387

    3 жыл бұрын

    Isku mid nhy anuu hackers ama physics inaa Ku takhasuso

  • @badarofficial6333

    @badarofficial6333

    3 жыл бұрын

    Wlhi just same zxp waxad tihiin lapo qof kaliya ee aan arkay inay ila mid yihiin

  • @badarofficial6333

    @badarofficial6333

    3 жыл бұрын

    Gmailadina ishega zxp

  • @farhaalifarha9284
    @farhaalifarha92843 жыл бұрын

    Keep going I love you bro

  • @cabdinaafaccabdulaahi9081
    @cabdinaafaccabdulaahi90813 жыл бұрын

    Msh Allah

  • @amalabdi9344
    @amalabdi93443 жыл бұрын

    Ww shugran waka sugaaye xiliga ugu fcn so galise wlhi ayub yusuf sakiin

  • @niciimacali4464
    @niciimacali44643 жыл бұрын

    Nasiib daro aniga faculty geygii wan ka wayhy jmcada dalka waayo ardeyda way neceb thy ama kuma badana kuliyadeydii OO aha political seinces waxayna markii danbe ku qasbanadey in aan economic barto waayo waa kuliyad ka ag Dhow kuliyadeydii aaan waayahay ee political ahaa 😢😢😢 ilaa imika waxan is weydiiya xageed ka barata kuliyadaadii aad ilaa 6 markii aan schoolka ahaa an ku fikiri jirey in aan barto mustaqalbalka

  • @bashiirmaxamed684

    @bashiirmaxamed684

    2 жыл бұрын

    Wllo aniga kulamida madadaas Ayaan jeclahay inaan barto sanadka dambe insha alh

  • @nastehamoha8980
    @nastehamoha89803 жыл бұрын

    Mash allah

  • @fahanchannel4298
    @fahanchannel42983 жыл бұрын

    2

  • @xusenyusuf9361
    @xusenyusuf93613 жыл бұрын

    Ustad anigu wxan rajenya inaan jaamacad galo 2 bilood kadib waxanan haystaa qorshe ganacsi oo ii gaara kasoon hore loo arag anigu habeen qudha kumaan seexan inaan cid u shaqeeyo waayo wxa cadher ii dhigay aabahay kasoo 23 sano shaqeenayy kadib hal mar la eryay wxanu kusoo dhacay neel banaan markaas ayaan go'aansaday inaanan waligay qof u shaqeen xataa hadii aan shaqo helo waa ku meel gaadh bas😉.

  • @bashiirmaxamed684

    @bashiirmaxamed684

    2 жыл бұрын

    Xgee kdambaysey qorshahaga

  • @naciimaabdirashiid5589
    @naciimaabdirashiid55893 жыл бұрын

    Teacher😘🥰🥰🥰🥰

  • @Mubaarak-Hayye1549
    @Mubaarak-Hayye15493 жыл бұрын

    Maansha allah wll ayuub

  • @dhugashoofficial4514
    @dhugashoofficial45143 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/jGR2k66Mea6Wj5M.html MAANSADII hooyada: hooyo waa lama huraan 😭 hooyooy laanta aduunyadu waa madow " ila dhagayso ( abwaan maxamuud saleeban Abwaanka)

  • @kaifciseabdulahi1014
    @kaifciseabdulahi10143 жыл бұрын

    Yaa uxiisey maclinkena oo videoyadiis hore ku naqsanayo

  • @saidaabdirashid5939
    @saidaabdirashid59393 жыл бұрын

    Asc mclin ayuub waxn doonyay inaan kulsooxiriiro sdeen kuu helikaraa

  • @Azuuzcathe12
    @Azuuzcathe123 жыл бұрын

    Anuu ayuup waxan raba inan barto fakalka pharmacoligy lkn walidkay waxay raban inan noqdo labarotiry

  • @yusufabdi3855

    @yusufabdi3855

    3 жыл бұрын

    Waxaas 6 bil ku barin krta pro shaybaarka Hdna dhibkiisa badan saamaynta cudurka ka qaadayso bacteria aan kaa dhanaanaynin Mogdishu wixii la barto ugu badan pratica waa shaybaar CID walbo privat walbo xaysiintiisi fbga ka arke halso ku barin krto Hdi la dhaho hosptitaldaha waxa yaala 2bo shaybaar Kuwa kle ka fursad badan

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi32153 жыл бұрын

    Masha allaah illaah hakaa abaal mariyo

  • @shaymaalishabeel8646
    @shaymaalishabeel86463 жыл бұрын

    Anigu wxn jeclahy kuliya siyaasada Waligayna hamigaygay ahyd lkn hooyaday wxy rabtaa in aan barto dhakhtarnimo

  • @hamdaidil5041
    @hamdaidil50413 жыл бұрын

    Thanks ayub

  • @naimaaly4761
    @naimaaly47613 жыл бұрын

    Mashallah wx bdn baa ka faaiday. Mhdsnd wll

  • @ramloabidirizaakmohmed6013
    @ramloabidirizaakmohmed60133 жыл бұрын

    Thanks bro 🎓🎓🎓

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial71163 жыл бұрын

    Macalin ayuub yuusuf sakiin waa macalin runtii nolosheyda sameyn ayaad Ku yeelatey mahadsanid Ilaahow qofkasta oo muraadleh muraadkiisa oo kheyr ku jiro waafaji intii xanuunsan xanuunka Ka korqaad intii caafimaad qabtana caafimaadka usiyaadi آمين kzread.info/dash/bejne/dWuCmLyPmZuXfM4.html Mahadsanidiin

  • @dhugashoofficial4514

    @dhugashoofficial4514

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/jGR2k66Mea6Wj5M.html MAANSADII hooyada: hooyo waa lama huraan 😭 hooyooy laanta aduunyadu waa madow " ila dhagayso ( abwaan maxamuud saleeban Abwaanka).

  • @iqraacooking6079

    @iqraacooking6079

    3 жыл бұрын

    Subscribe ii saar walal please

  • @khaliifdaacad7165
    @khaliifdaacad71653 жыл бұрын

    Lugu tabay ustaad

  • @abdishakurfarah7028
    @abdishakurfarah70283 жыл бұрын

    M. Ustadh

  • @kikialemu7
    @kikialemu73 жыл бұрын

    *💚بسم الله الرحمن الرحيم* *MALINTA WEDNESDAY* *ARBACO* *HADI RBI IDMO* *Kamida Naqo Dadka Nooleenayo Sunadii Nabiga C.S.W* 👉🏿 *Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta iyo Islaaxa Umada Muslimiinta* *Walalaha Cafi* 🕌 *Pls Don't Forget* 🌴🌙 *INSHAALLAH* (( *Waxaana Bilaabanayo*)) 👉🏿 *☆3☆ Daxii Maalmood* *Ee Ay aaamu Beydha ee La Soomi jiray Bil Waliba oo Islamka ah* 👉🌙 *13*🌙 *14*🌙 *15* *MALINTA* 👉🏻 *WEDNESDAY* 👉🏻 *THURSDAY* 👉🏻 *FRIDAY* 🌘 *30/09/2020* 🌒 *01/10/2020* 🌒 *02/10/2020* 👉 *Allaa Drtis ka Faideysi Wacn Ha igu Dhib Sanin Fariinteda Insha Allah* 👉 *Sheyga Manta Cibaadada Ka Ma Shquuulinayo Qabriga Makugu Wahlinaayo* 👉🏿 *Wllfilh IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis*) *Baarakallaahu fiiikum* ✍🏿🌹

  • @xamdamaxamud453
    @xamdamaxamud4533 жыл бұрын

    My taecher ayuub yuusuf sikiin hibo kunoolow ilove you so much

  • @milavlogs9279
    @milavlogs92793 жыл бұрын

    Asc mclin thnks

  • @sidamhussein4194
    @sidamhussein41943 жыл бұрын

    Mahadsanit yuusuf sakiin

  • @aminaabdlla8628
    @aminaabdlla86283 жыл бұрын

    Wll ayuub vidio aad noo soo duubto soo ma ogid in ay dad uu ahayeen kuhagida wadadoda iyo hiigsiyadodada hadaa naga yarayso ama naga joojiso inay dad taas uu tahay midaysan kufarx saneyn bal ku niyad jabayaan fadlan vidio gaga waxay ahayeen tilaboyii xaqiiqa qofkii racana uu noqonayo miid dhanwalba ka dhisantahay maskaxdiisu qofkaa uguu wanaagsan fadlan wll casharadii qurux da badnaa noo sii wad mahadsanid

  • @cabdishakuuribraahim9513
    @cabdishakuuribraahim95132 жыл бұрын

    Nin Rageeed

  • @fahanchannel4298
    @fahanchannel42983 жыл бұрын

    First

  • @Azuuzcathe12
    @Azuuzcathe123 жыл бұрын

    Anuu waxan rabaa dhakhtar wllo ayuupow

  • @caliosmaa9050
    @caliosmaa90503 жыл бұрын

    Asc

  • @fahanchannel4298
    @fahanchannel42983 жыл бұрын

    First 2

  • @maxamedofficial3086
    @maxamedofficial30863 жыл бұрын

    🌏

  • @osmanalin5320
    @osmanalin53203 жыл бұрын

    Ayuub sidad ku bartaa waxa aanrabo

  • @wankaguraybaybay2220
    @wankaguraybaybay22203 жыл бұрын

    M

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego3 жыл бұрын

    Alle ha ku Sharfe Walaal Qalli Nagu Soo Biir please

  • @lillahi12
    @lillahi123 жыл бұрын

    thumpnailka waxa ka muuqda calaamda isreal

  • @honestman4046
    @honestman40463 жыл бұрын

    ❤💯👍✌🎯

  • @ahmedhassan2503
    @ahmedhassan25033 жыл бұрын

    waa mahad san tahy macalin ayob huraanti waxad tahy macalin aan wax ka bartay

  • @XIKAMCHANNEL
    @XIKAMCHANNEL3 жыл бұрын

    #8 HAB OO AAD SI FUDUD UGU KASBAN KARTO QALBIYADA DADKA OO DHAN?? KADAAWO 👇👇👇👇 kzread.info/dash/bejne/qGSGsMOngs--nqQ.html

  • @user-um8oo6yh3z
    @user-um8oo6yh3z3 жыл бұрын

    Ustaad waxaa jeclahay barshada kuliyada luqadaha likn faafaahin kamhesto

  • @sacdiyomuuse939

    @sacdiyomuuse939

    3 жыл бұрын

    Isku mida bhy

  • @ahmednorhusseinmohamed7876
    @ahmednorhusseinmohamed78763 жыл бұрын

    Ayub wax aqriska muuqaal ka sameeyat

  • @umoahmed4221
    @umoahmed42213 жыл бұрын

    Mahad sanid mclin waxaan ahay hooyo Somaliyeed waana qabaa fikir kaa ah ilmaha inloodaayo waxaa uu jecelyahy

  • @hidayahassan2385
    @hidayahassan23853 жыл бұрын

    Asc asxabey subscrib like sher ha ila dhafina abal ayan idin kaga haya thank you 👈❤️

  • @cabdinaafaccabdulaahi9081
    @cabdinaafaccabdulaahi90813 жыл бұрын

    Waxa rabaa in an noqdo dhakhtar

  • @Meelsan
    @Meelsan3 жыл бұрын

    Ma oktahay inaan ladhihin kanaalkaas yaa Wax wanaagsan laga helaa Ee aan ku doortay imaan kahelo waxii aan doonayay👍🙌 Nooloow #Ayuub_yusuf_Sakiin

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq42703 жыл бұрын

    Waankula socdaa

  • @BOSS1JAMA
    @BOSS1JAMA3 жыл бұрын

    War nio wagan vedio yadada ma arag

  • @fahranali2795
    @fahranali27953 жыл бұрын

    Aniga waxan jecelahay kuliyada luuqadaha bal ila soo tali

  • @sacdiyomuuse939

    @sacdiyomuuse939

    3 жыл бұрын

    Isku mida nhy

  • @hibomohamed981
    @hibomohamed9813 жыл бұрын

    Asc hadad waxbaratay ha la fadhiisan caqligaaga iyo cilmigaaga noqo qof horumar sameeya, haddaba waxaan kuu haysa fusad shaqo abuur oo asd noloshaada ka faa,'iidaysanaysid. Nagala doo xidhiidh 0634422356

  • @aamincali1603
    @aamincali16033 жыл бұрын

    YUUSUF SAKIIN MACALINKA NOLOSHA MAHDANAD MACALI ALLE HA KU BARAKEEYO 🎉♥️♥️♥️♥️

Келесі