No video

Sida loo qaribo Bulsho dagaal La'aan | Cashar uu bixiyay Nin Sirdoon ahaa

Casharkaan waxaa bixinaya nin horay ugu tirsanaa sirdoonkii Midowgii Soofiyeet, waana qaacido ay kasoo maanguuriyeen Sun Tzu Hogaamiyihii dagaalka ee shiinaha.
Haddii aadan daawan Muuqanka Buuga Farsamada dagaalka halkaan ka Daawo. • Farsamada Dagaalka | T...

Пікірлер: 262

  • @turxanbixismedia6534
    @turxanbixismedia65343 жыл бұрын

    😭😭😭😭 fikirkan waa ki somali lago bur buriyay

  • @NOName-lt2ti

    @NOName-lt2ti

    3 жыл бұрын

    100% right!😥

  • @waagaberyaymedia5084

    @waagaberyaymedia5084

    3 жыл бұрын

    Afka oo kaliya ayaad ka ooy taqaaniin somaliyeey

  • @waagaberyaymedia5084

    @waagaberyaymedia5084

    3 жыл бұрын

    Lkn qalbigiina majoogo

  • @yaya_______boss

    @yaya_______boss

    3 жыл бұрын

    ʏᴇs👊

  • @c.m.a.1937

    @c.m.a.1937

    3 жыл бұрын

    @@waagaberyaymedia5084 Lkn ❌ = laakiin ✅

  • @rooble.mahamed
    @rooble.mahamed3 жыл бұрын

    Inaalilaah dhanka diina waxaa laynoo qaybiyay 1. Al ictisaan 2. Jadiidiya 3. Ikhwaan 4. Tabliiq iyo kuwo kaloo badan

  • @mohamedosman4677

    @mohamedosman4677

    3 жыл бұрын

    ma isweydiisay alshabab iyo mooryanta shaarbaha weyn e dalka madaxda ka ah in dadkan so dirsaden ?

  • @rooble.mahamed

    @rooble.mahamed

    3 жыл бұрын

    Al shabaab in lasoo dirty waxaa kadaran DAWLADA SOMALIA YAA KA DAMBEEYA? HALKEY KATIMID? MAXAYSE GAALADU U CAAWISAA EE LOO ARKIWAAYAY ALSHABAAB CIDA CAAWISA

  • @ahmeddanan4618

    @ahmeddanan4618

    3 жыл бұрын

    Nio Muslim baad thy intaa kliya ku ekow wxaa kle ha is raac raacinin Dr zakir oo kle ku faan Muslinimadaada

  • @mohamedosman4677

    @mohamedosman4677

    3 жыл бұрын

    @@ahmeddanan4618 shaarbo in la daysto ma dhaqan islaam ba ? Aniga ma gar ayaan wax ka sheegayay mise mooryanta shaarbaha weyn e kitaabka alle iska diiday ayaad difaacaysa mise daanyerada shayaadinta ah e shabaab

  • @mohamedosman4677

    @mohamedosman4677

    3 жыл бұрын

    @@ahmeddanan4618 maxa u tirtay qoraalki adiga o wax hubsan waligii qiiro yayna ku qaadin wll

  • @geedigaaakhira6948
    @geedigaaakhira69483 жыл бұрын

    Waxaan ahay arday dhameeyay waxbarshada 2020 wlhi waan arkay saamaynta waxbarashada wlhi sida dagaalada dhexmaray carabta iyo turkida somaalida iyo oromada Qabaailada somaalida oo noola dhigaya اشهد ان محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم (الحكمة ضالة مسلم .......) Jazaakalaahu khayraa ustaad

  • @mohammedjimjam2666
    @mohammedjimjam26663 жыл бұрын

    Altaxaat Ictisaan Ikhwaan Tabliiq Suufiyo Takfiir Qur'aniya ................

  • @gulleddaadax1473
    @gulleddaadax14733 жыл бұрын

    Dhibatadii Somalia 30 sano loo geystay waxeey qadaneysaa 30 kale in dib nidaam loogu soo celiyo. Allah ayaanu leenahay Ethiopia oo reer galbeedka wataan 30 sano Somalia waxeey ku sameeyen maaha wax qorra lagu soo koobi karro!! Weke up somaliyey.

  • @MohamedHassan-cj8op
    @MohamedHassan-cj8op3 жыл бұрын

    we need part 2

  • @dahranmohamed4412
    @dahranmohamed44123 жыл бұрын

    Waan uxiisay barnaamish yadaada💕

  • @armaanmodel2
    @armaanmodel23 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @abdullaahiahmed8998
    @abdullaahiahmed89983 жыл бұрын

    Wll Soo dhamestir video gan bcz xaga caqliga dadka caqliga fican leh ayuu kor uqadaya thanks🤩

  • @yunisbashir8541
    @yunisbashir85413 жыл бұрын

    Subxaanal Allah walhi waa waxii nagu dhacay oo xaqiiqa ah Allah Naga saaro marxaladan

  • @cumaraxmed9206
    @cumaraxmed9206 Жыл бұрын

    Muqaalkaan.. asagoo dhameystiran noo soo tarjuma wllayaal. Mahadsanidiin

  • @barstar9060
    @barstar90603 жыл бұрын

    MashaAllah walaal Alla ajar hakaa siiyo

  • @zakariaabdulle7273
    @zakariaabdulle72733 жыл бұрын

    Msha allh Mawduucyada sidaano kale ah aad bay u faaido badan yiin So badi

  • @shafieabdirahman3482
    @shafieabdirahman34823 жыл бұрын

    3:08 casharkaan wali wuu nagu socdaaa

  • @sharmafarax

    @sharmafarax

    3 жыл бұрын

    Halasoo dhameystiro

  • @sharmafarax

    @sharmafarax

    3 жыл бұрын

    Usheb wll😁

  • @zubeerosman2120
    @zubeerosman21203 жыл бұрын

    9:56mint Odayaal Lagasoo Doortay Bulshada Dhaxdeeda "Waa Dadka Soo Doorto Xildhibaanada (Waqtixaadirkaa Lajoogo Guud ahanba gayiga Somalida Cidda wax Soo Doorato Waa Odayaal iyaga YAA DOORTO TOLOW🤔🤔❗?????????).🤨🤨😭😭

  • @mraazaa
    @mraazaa3 жыл бұрын

    mahadsanid walaal

  • @dhamme0
    @dhamme03 жыл бұрын

    Ninkani wax badan ayuu fashiliyey Waar soomaaliyeey waad maqleysaan ninkan hadalkiisa

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii4 ай бұрын

    Habkaan inagaa nalagu burburiyay walina waa socdaa🤲🤲 Ninka magacii

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi35313 жыл бұрын

    KING 🤴 IS BACK 🙏🙏🤞🤞🤞✌️✌️✌️ Mawduucyadan Waan sugaynay in kuso ah Thank you raadiobuulo xubeey

  • @barbariyechannel7812
    @barbariyechannel78123 жыл бұрын

    M.a keep going bro

  • @c.m.a.1937

    @c.m.a.1937

    3 жыл бұрын

    Maasha Allaah ✅ Keep going ❌ = Sii soco ✅ Bro ❌ = Boowe = aboowe = walaal ✅

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta3 жыл бұрын

    thankx for shareing us brother

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu37033 жыл бұрын

    Fadlan Barnaamijkan no so dhameestir o qeybo badan noga sameey 👏

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan63983 жыл бұрын

    Sxb barnamijkaan soo badi😭 Wlhi waa dhibaatada afrika heysato

  • @Masudosman47
    @Masudosman473 жыл бұрын

    Ustaad barnamijakan Soo dhameystir mahadsanid

  • @beksiartsanddecorationpain174
    @beksiartsanddecorationpain1743 жыл бұрын

    Soodhamaystir qaybihiisa kale mahadsanid

  • @fathiajama6092
    @fathiajama60923 жыл бұрын

    Asc wll inoo soo dhameystir inta kale insha allah .

  • @nimcodhamac2312
    @nimcodhamac23123 жыл бұрын

    We need part two

  • @ciraaqiciraaqi5147
    @ciraaqiciraaqi51473 жыл бұрын

    Sxbw Hargab Ayaa Moodaa In Uu Ku Haayo Allaha Ku Caafiyo Iinshaa Allaaah

  • @muzahimofficial
    @muzahimofficial3 жыл бұрын

    Sxb barnamijka waxbaa iga baxey eee mad no dhamestirtid

  • @GojoNiceMM2_Creator
    @GojoNiceMM2_Creator3 жыл бұрын

    STOP ✋ ⏹ 🚏 🚦 🛑 🚥 ✋ AAMUS. FIIRI HOOS DAD IYAGIIBA SAAN LOOGU TASHTAY . HDANA IYAGA QABIIL QABIIL ISKU HEYSTO HADABA HDEY KU MUQATO IN SOOMAALIYA SIDAN LOOGU TASHTAY... MAXAA NALA GUDBOON 🤔👉🏾🇸🇴🙏🏽💯💡📤📥 NIMAAN TASHAN WAA LOO TALIYAA AAN MAQLI JIRAY TII AYAA II MUQATA ANIGA .....

  • @abdikariin7002
    @abdikariin70023 жыл бұрын

    Wlhi waa waxa maanta somaliya lagula dhaqmay

  • @ahmedabdiazizaden1457
    @ahmedabdiazizaden14572 жыл бұрын

    Wll qaybta kale soo turjum waa mowduuc aad muhiim u ah

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan39573 жыл бұрын

    Nozo turjum izagoo dahmeyztiran plz

  • @adanaxmed9874
    @adanaxmed98743 жыл бұрын

    Aad baad u mahadsan tahay wll waxaan kaa codsanaynaa in aad noo badiso casharkan oo kale. Noona wada turjun illaahay ha kula jiro insha allaah.

  • @sidestarzfc6405
    @sidestarzfc64053 жыл бұрын

    M. a guuul

  • @zakariyeaaden6081
    @zakariyeaaden60812 жыл бұрын

    Haa waa soomaalida luguburburiyay

  • @zaksport1317
    @zaksport13173 жыл бұрын

    Hor uu soco zxb

  • @cabdiqadicalixuseen1691
    @cabdiqadicalixuseen16913 жыл бұрын

    inoo so badi wll ku faaidney mahadsanid

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon40433 жыл бұрын

    Waa cashar muhiim ah noso gali inta dhiman mhdsnid

  • @mubarikdahir3218
    @mubarikdahir32183 жыл бұрын

    Mahadsanid wll noo soo dhammeys ti barnaamij yadan oo kale waa qaar aad loogu baahi qabo.

  • @abdibaasidfarsamo98
    @abdibaasidfarsamo983 жыл бұрын

    Zxp soo bAbdi allah kugu dharshee barnaamijkan oo kle

  • @abdirizakbasar8272
    @abdirizakbasar82723 жыл бұрын

    Shukran walaal noo soi daa qebta 2

  • @jiyoo4207
    @jiyoo42073 жыл бұрын

    Waxaan kaa sunaba waa full video please cashirkaan waa muhiim pro adna Illaahey haku garab galo

  • @abdallahn1722
    @abdallahn17223 жыл бұрын

    Ugu horen mahadsanid balse waxa ka codsanayaa Ina ino dhameestirtid bugaan sxb fadlan

  • @abdiladiifayub6726
    @abdiladiifayub67263 жыл бұрын

    waa arin naquseeysa dhammanteen waana xaalda uu dalkeena kusuganyhay waqtil xaadirkaan SXB noo dhamaystir barnaamijkaan waa inoo muhiim

  • @sulubfilms4374
    @sulubfilms43743 жыл бұрын

    Musiibadu Halkee ayay Nooga Timi ayaan iswaydiiyaa ileen Waxaanu Nhy Bulsho Loo Tashaday Si loooga Lumiyo Dariiqi Saxda ah iyo HabFikirkii Wngzna🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔, 16+ Sanno Ayaanu Waxbaraho Kujirnaa ilaa Hadana Wax iska Kaaya Bedelay Ma aragno,Ma wax Barasho Nagu Haboon Baanu Wakhtigayaga kulumineyna mise Mid Na Baal Marsan,Ma Muqararka School lada io Jaamacada laynoogu Dhigayo Ma aha Mid Sax Ah Waa Mid Gaal soo Dhoodhooby. Hadaba War Qoodhiin io xeradiin Maxaa inoo tallo ah Ma sidan Ayay Jiilasha danbana U Silci donaa mise Wax baynu Iska bedelnaa ileen Cid inoo maqani Ma jirtee!!. GARGAARKI ALLE MA AHA MID INAGA FOG EE AYNU SHURUUDAHA BUUXINO, MASJID WALBA GAALADA AYAA LAGU HABAARAYA,MA ISWAYDIINEY SABABTA DUCADEENA LOO AQBALI WAAYEY🤔, KELIYA AYNU BUUXINO SHURUUDAHA DUCADA, DAD ISLAM AH AYAYNU NHY HADDI AYNU ALLE U TOOBADKEENO ADUU IYO AAKHIROBA INAGAA LEH GUUSHA. War qof walboo Dalka io Diinta Xil hays ka Saaro!!!!!!

  • @amii86
    @amii863 жыл бұрын

    Mhdsanid Ustd, wayo waxaa inoo furtay idhaha , si aan u Kala saarno waxa fiican iyo waxa xun ✊🏽kun iyo kow jeer mhdsanid 💞!

  • @greenempire2916
    @greenempire29163 жыл бұрын

    2500 BC Waa 4500 Ka hor 2500BC (waa laba kun iyo shan oo boqol sano Ciise(cs) Hortii) markaa waa 2500+2020 = 4520 sano ka hor

  • @sharmafarax
    @sharmafarax3 жыл бұрын

    So dhameystir muqalkan fadlan🙏

  • @axmedwaaberi1193
    @axmedwaaberi11933 жыл бұрын

    Wlhi waxuuw kahadlaayo oodhan waa waxa hada Somaliya kajira fadlan noosoo badi waxaan Wlhi markaan dhageeysanayay hurdo ayaa i heysay lkn waxaan noqda qof caffe cabay oo kale waayo waxa inaga naheysta

  • @aliabdulaah1971
    @aliabdulaah19713 жыл бұрын

    Marqaati waxaanka ahay wadadaan ineytahay wadadi soomalia loosoomaray ee tolow maasaasoodiray kuwii soomaalia buburiyay

  • @abdimuruq7216

    @abdimuruq7216

    3 жыл бұрын

    waliba waxan kuuhubaa nidaamka in loosodhiibay ethopia xilikii aynu ka awood badnayn eeaynu ladagaalanay micnaha 1977

  • @sheikabdiwahab7881
    @sheikabdiwahab78813 жыл бұрын

    warr halkeed kabaxdy sxbow waalaguwayay (radio buule xuube)

  • @MaxamedOmer99
    @MaxamedOmer993 жыл бұрын

    Muqaalkan isagoo dhameestiran wll noo soo turjum ado mahadsan

  • @barbariyechannel7812
    @barbariyechannel78123 жыл бұрын

    Sugaynaa qaybta kale insha Allah

  • @abdirahmanelmi2309

    @abdirahmanelmi2309

    3 жыл бұрын

    Qayb kale majirte madaxwene iskusharax aan kusodorane

  • @yasinelino3065
    @yasinelino30653 жыл бұрын

    Sxp hadii aan tol iyo Qaraawo Nahay videogan soo dhameystir🙏

  • @taariikhahacaalamka9199
    @taariikhahacaalamka91993 жыл бұрын

    10 ka qof ugu horeeyo maku jiraa horta

  • @alloorehotelburco1069
    @alloorehotelburco10693 жыл бұрын

    waa sugaynaa zxb

  • @daljiryare318
    @daljiryare3183 жыл бұрын

    Barnamijkan qaybo kle ka soo same wll

  • @cabdiselaamxaaji8098
    @cabdiselaamxaaji80983 жыл бұрын

    Mashallaah degenkaaagan waa meesha kaliya ee aan ugu daawashada badnahay.

  • @axmedxasanmaxamedjamacafnu846
    @axmedxasanmaxamedjamacafnu8463 жыл бұрын

    Wlhi waa sidii loo badalaya shucuubti dadka turkishka ah kaliya macal iyaga maha macal soomalida carabta ( ugu horeena ninka waxa uu beegsadey dadka waxa ugu horeen laga weerara diinta hadhowna waxad qabsata waxa maskaxdooda badalaya taas oo xadaaradi ay hore ulahaayen laga baabiyo saddexaadna waa war-baahinta kaas oo ah ta ba'an ee bulshada kala wareegta maskaxdooda )

  • @diiniali2684
    @diiniali26843 жыл бұрын

    Welcome back bro cafimaad badan baaan ku rajaynaaa

  • @theadalos2226
    @theadalos22263 жыл бұрын

    Fadlan adiga mahadsan Hassan ma ino dhamestiri karta casharkan wlhi wa ino muhiim somalia ahaan

  • @sackaly1308
    @sackaly13083 жыл бұрын

    Art of war ladhahaa book ka hadlayo arinkan its a nice book try to read

  • @franskafka5913

    @franskafka5913

    3 жыл бұрын

    Hh فرق تسد baa la yidhaa xtaa hindiya eeG

  • @suldansuudi2078
    @suldansuudi20783 жыл бұрын

    Xasan cismaan waanku salmay marka hore qorshihii kala geeyey somalida waxa jira,waqooyiga somalia oo isku magacawda Somaliland manhajka waxbarashada waxa lagu dhigaa dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay sidaa si lamida iyo galmada ,waxa iska cad in somali dhankasta laga burburiyey oo ay casharkaa qaateen ilaa maantana ay ku dhaganyihiin,lakin Alle ayaa talada iska,Allihii joogaybaa jira

  • @thamir4918
    @thamir49183 жыл бұрын

    Masha allah

  • @macagxadeed5870
    @macagxadeed58703 жыл бұрын

    Libaax soo badi barnaamijdan

  • @MohamedAhmed-nc6dc
    @MohamedAhmed-nc6dc3 жыл бұрын

    Horey usoco wll

  • @halimomohamed650
    @halimomohamed650 Жыл бұрын

    Wllhi wakhati hore ayad so dhigtaya mar labaad ayan maanta daawaday iskaga cadaan maanta ku suganahaya uman malanyo inayanu ka baxano waligeen ilaahayow adaa no maqan🥺

  • @amuunalbi8192
    @amuunalbi81923 жыл бұрын

    Bro barmaamiygan noo so dhamestir waa moo muhiim

  • @xaggay8323
    @xaggay83233 жыл бұрын

    Walal muqaal kale kale kasoo samee Isla Mawdduucan Mahadsanid

  • @dr.abdinurm.huruse4307
    @dr.abdinurm.huruse43073 жыл бұрын

    Waa hubaal inuu raysul wasaare cumar carte Shisheeye kalkaal ahaa uu cadow Soomaaliyeed ahaa ilahy naarta hakugu fogeeyo

  • @aishaomar1954
    @aishaomar19543 жыл бұрын

    Fahan guud

  • @MaqribLabiste
    @MaqribLabiste3 жыл бұрын

    Please part2 kasoo sameey

  • @hajjiadamissa7253
    @hajjiadamissa72533 жыл бұрын

    Waa afkaar shaydaani ah se wa muuqaal aad muhiim u ah kasoomaali ahaanna burburka akhlaaqda wa mashruuc aad inoogu badan dhalinteenna KZreadrs ka ah habaadheen arimahaa ooha usoo gudbiyeen dadkooda sida kanaalkan ookale Mahadsanid Buulaxubey channel

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin81203 жыл бұрын

    Walalhi sida Somalia lugu bubura buryay

  • @dhashiidarawishta3058
    @dhashiidarawishta30583 жыл бұрын

    ZHp adoo raali aH nosoo dhamee🖐

  • @abdallahn1722
    @abdallahn17223 жыл бұрын

    Sxb isku day inaad dhameestirtid wa ino muhiim ama Nala wadaag halka aan ka heli karno mahadsanid

  • @cawaaleguuled6593
    @cawaaleguuled65933 жыл бұрын

    Rabbi Sharkoda haynaga Hayo, intay noogeesteena Rabbi Hay-nooga soo gargaaro.

  • @mudalipahmedmuse3266
    @mudalipahmedmuse32663 жыл бұрын

    plz wlllo qaypteda kala noosogali Runtii waa arinta soomaliya laku burburiyeye

  • @cumarmaxamed119
    @cumarmaxamed1193 жыл бұрын

    wallal cashiradan oo kle noo soo badi

  • @salahudinibrahimabdillahi6279
    @salahudinibrahimabdillahi62793 жыл бұрын

    Zxp part 2, Inoo sameee

  • @somalilanderdhalada7348
    @somalilanderdhalada73483 жыл бұрын

    Feeling sorry wlahi 😭 dadkaygow waad aragtaa xaqiiqada Lkn somali iyaga isku cadow ah 😫

  • @maaanowpro2075
    @maaanowpro20753 жыл бұрын

    Qodobadaan wa mid somaliya ka hdlaya hdii aad si wngsn u dhagesato mhdsnid sxp

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar87103 жыл бұрын

    Sheekadan waxaad nala wadaagteen mudo sanad laga jooogo .waxaanu idinka codsanay qaybihii kale lkn nasiibdaro waad nagu soo celcelisaan kan uuun Waar qaybihii kale soo bandhiga

  • @buraalemohamed6938
    @buraalemohamed69382 жыл бұрын

    sxb inad dhaman bulshada u soo turjintid bay ahayde wax badan ayey ka baran lahayeen bulashada somaliyeed

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Жыл бұрын

    Waa tan soomaaliya haysata hada markaad eegto barnaamijka hanoolaato wuxuu soo daaya arin ciil ku beeraysa jiilka soo kacaya waayo qof leh waa lay ciilay uun buu soo daayaa hadeer saxaafada soomaalidu waxay ka warantaa dhibaatadii soomaali dhex martay

  • @farhanqorshe2237
    @farhanqorshe22373 жыл бұрын

    Plz soobadi video ga mahadsanid

  • @ibraahimnuur7492
    @ibraahimnuur74923 жыл бұрын

    waata maanta lagu hayo wadankeena somaliya oo meel nool looga waayay dad iyo dalba

  • @Khulasatul-alkulaasah
    @Khulasatul-alkulaasah3 жыл бұрын

    Weerarkaas waa horaa nalagu soo qaada

  • @Mr_Cawed
    @Mr_Cawed3 жыл бұрын

    Waa anaga iyo itoobia oo kalle

  • @yaracasse8870
    @yaracasse88703 жыл бұрын

    ninkan inoo soo turjum mar kale saxib

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow3 жыл бұрын

    اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎ Xassan cismaan xaaji soolaabasho wanaagsan

  • @liibaancabdulaahi8700
    @liibaancabdulaahi87003 жыл бұрын

    Wllhi casharkan waqadaney

  • @sidiiqahmed4895
    @sidiiqahmed48953 жыл бұрын

    Aad baad u mahadsantahy wll qiimo badan ayaad tahay, waxaanu kaa codsanaynaa inaad barnaamijkan noosoo dhamayso waayo waa mid si cad u qeexay waxa islaamka maanta lagu hayo oo ay soomaalidu kaw ka tahay, markaa haddii allah idmo soo dhameey sxb wax naga qarsoonaa ayuu noo iftiimiayaye

  • @abdirahimsheikhhussein7256
    @abdirahimsheikhhussein72563 жыл бұрын

    Soo dhamaystir pro ama muqaalka orginaalkiisa noo soo dir mhdsnd

  • @hafsofarahosman7773
    @hafsofarahosman77733 жыл бұрын

    Part 2 kasoo samey yacnii soo dhameystir video halihii dhimnay

  • @abdimajidmukhtar3793
    @abdimajidmukhtar37933 жыл бұрын

    ماشا ءالله

  • @abdiqorshaale9371
    @abdiqorshaale93713 жыл бұрын

    Bulsha waliba dunida ka jirta waxa ku jira kuwa ayaga so horjeeda Tusaale waxa noogu filan siyaasiyinta kenya si an ganbasho laheen u difaacaya

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf84963 жыл бұрын

    xasanoow barnaamijkaan hada ka hor ayaad nala wadaagtay fadaln qeybriisa 2add nosoo kudbi mahadsanid

  • @drabdirahmanhalac7923
    @drabdirahmanhalac79233 жыл бұрын

    Mahadsanid zhp Waxaan jeclaan lahaa inaad inta hadhay Qayb 2aad oo vidio-gan ah kaso samayso

Келесі