No video

Sida Lagu OGAADO Qofka Aad JECESHAHAY! l Fikrad #28

#Ayub_Sakiin
SIDEED KU OGAAN KARTAA QOFKA AAD JECESHAHAY?!
NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
/ @ayubyusufsakiin
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 227

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin4 жыл бұрын

    Asalamu Alaykum Xidigaha Channelka. Waxaan filaa in aad wacantihiin. Jacaylka ha waaro hana jiro Weligiisa! Nagula wadaaga ra'yigiina hoos, hana hilmaamin in aad LIKE saartid oona la WADAAGTID walaalahaaga kale. Sidoo kale nagala soco Page-keena Facebook:facebook.com/ayubsakiin/ Instagram-ka: instagram.com/ayubyusufsakiin/ Halkan ku dhufo si aad Channelka KZread-keena ugu xirnaatid Marwalba: kzread.info/dron/KTUcebdt2hyIDnsOr6qfvg.html Mahadsanidiin!

  • @axlaaamxasan5163

    @axlaaamxasan5163

    4 жыл бұрын

    Waa run yuusuf tas waayo waxaa wanagsan ninku inuu kujeclaado wayo 1inuu ahaado adne ogoloow

  • @obamastudio4431

    @obamastudio4431

    4 жыл бұрын

    Asc ayab wllo waxan raba inan isheegtid Nin iqaba siden ku oo gad inu ijecelyahay

  • @gureydheere5689

    @gureydheere5689

    4 жыл бұрын

    Wcs ustaad ayuub alle cimriga hakuu barakeeyo Waxan ubaahanahy inaad soo badisid fikirada Sida kuwa kahadlaya midawga bulshada Sidee lagu midoobi karaa?

  • @ridwanahmed4957

    @ridwanahmed4957

    4 жыл бұрын

    Ayub Yusuf Sakiin wcs wlhi ayub wll aniga ayaa leh dawecadahas xajikeyga allahaa iidaye ban jacelahay

  • @taajacaddow2940

    @taajacaddow2940

    4 жыл бұрын

    aad ayaad u mahadsan thy lkn ayuub guurka maad ka hadashid

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam40894 жыл бұрын

    Dhamaan marka fiiriyay calaamadahn Hal qof baa qalbigayga kuso dhacay waana Hooyaday macaaan Allah igma qaado😍😍😍😍😍

  • @umunasra2382

    @umunasra2382

    4 жыл бұрын

    I was waiting for something else hhhhhhhh masha Allah abayo Allaah hoyoo macaan kuu barakayo

  • @ahanaismail7010
    @ahanaismail70104 жыл бұрын

    inta qodob 5 ad so qadtey wn isku arkey😭ya rabi i xafid qofka qalbigega sds ujclde❤❤shokran ustad🙂

  • @umusaidsalmansaid5828

    @umusaidsalmansaid5828

    4 жыл бұрын

    Aaamiin xppti

  • @sakiyohassan1661
    @sakiyohassan16614 жыл бұрын

    yuusuf sakiin nimankaas waa nimanki hore jaceelka u dhintay lkn nimanka hada jiro jceel ma yaqanan jaceel waa warabayaal🤣🤣🤣

  • @yusufabdi3855

    @yusufabdi3855

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkk

  • @yusufabdi3855

    @yusufabdi3855

    4 жыл бұрын

    Anaaa joogaa wllo

  • @leilamohamed4832
    @leilamohamed48324 жыл бұрын

    Nimanka jaceelka sikalle uarkan hadii aye gabadha jeclaato buuro aye isasaaran ??gabdhaha Lee jaceelka dhab kayahaye

  • @abdulazizjkhayre7052

    @abdulazizjkhayre7052

    4 жыл бұрын

    Jcylku labada qof midbuu ku horeyn karaa, qofka noocuu doono ha aheedee wa sharaf hadii qof jcyl kula wadaago waa inaad soodhoweysaa,uma qalmo inaad buur isasaarto oo iska dhigto qof sikale ufekeraya

  • @y4ska37
    @y4ska374 жыл бұрын

    Masha Allah lpx Muuqaal wax-ter leh ❤❤ Tnks Waa astaamo aan isku arkay

  • @faysal877
    @faysal8774 жыл бұрын

    waxaan ahay daawadaha ugu horeeya dawada video-gan . Ayuub sakiin mahadsanid . amore l'amore è una cosa vera . jecelku waa jira jir joog . waa Dareen qalbiga ku dhaco oo xanuun badan . aniga hadda ayuu ihaya jecel daran I 'm ooying please xaliimo help mir 😭😭

  • @bushrabintushiiq9065
    @bushrabintushiiq90654 жыл бұрын

    Mahadsanid 100% you are good teacher 👌

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial71164 жыл бұрын

    Ayuub yuusuf sakiin teacher of life go head 🙋

  • @Zuhayra64
    @Zuhayra644 жыл бұрын

    Mi fv youtuper🙏alle haku xifdiyo ...keep going💝☝️

  • @anushussien2629
    @anushussien26294 жыл бұрын

    Calamada ad shegtey o dhan Wan iska daremey Walhi jacel weyn ba i haya 😭😂❤️

  • @myhamichannel
    @myhamichannel4 жыл бұрын

    Masha allah walal qali ah ad ayan u xiseya channelkada iyo barnamijyada ad so deyso ,allaha ku barakeyo

  • @umumaxamedcadnaan4215
    @umumaxamedcadnaan42154 жыл бұрын

    Mansha Allah waa muqaal wax tar leh MAHADSANID mudane Ayub Yusuf Sakiin

  • @muxsina5395
    @muxsina53954 жыл бұрын

    Jasakallah khyr wllo 💗 Waa runta waxaso dhan xaqiiq jacayl dhaba qofki hela aya aduun iyo aakhiraba liibanahay....... 💗💗💗💗💗💗💗

  • @hamdimocow1594
    @hamdimocow15944 жыл бұрын

    Jaceyl nin naag wuu ku dhacaa. Wuu jiraa jaceyl. Aniga xitaa hadoo i haaya jaceyl. Ilahaay. Ii dayo jaceylkiga ❤️🙏

  • @hamdaismail6155

    @hamdaismail6155

    5 ай бұрын

    Ma isheshen qlli

  • @roormohmmed6871
    @roormohmmed68714 жыл бұрын

    ‏صح والله كلامك اصعب شي في 💔 ‏الحياة إنك تحب شخص ما تقدر تقول له

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow4 жыл бұрын

    Nin qalbi fiican oo qaali ah walalka Casimada Balool ayan kaso salaamaya guil wacan Ayuub

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s4 жыл бұрын

    masha Allah جزاك الله خيرا

  • @talisaabubakar8867
    @talisaabubakar88674 жыл бұрын

    qofka uhoreya ayaan ahe jazakallah ustaad🥰💯

  • @lielaosman8710
    @lielaosman87104 жыл бұрын

    Ayub miyaad i maqleyse marka dhahye bodhari waan ku maqalaya waxaad ledahy bodhari kulaha kkk ya ila midaa ah

  • @user-xk9po8sb2p
    @user-xk9po8sb2p4 жыл бұрын

    Macalin ayuub alle dartii baan kuu jeclahay pro alle ha ku daayo

  • @zaynabjamac1718
    @zaynabjamac17184 жыл бұрын

    Mansha allah wllky ayuub mahadsanid waxad tahy macalikayga bara bulshada guulayso wlky waan ku farxa dawashadada

  • @maqzuumcade588
    @maqzuumcade5883 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak57454 жыл бұрын

    Waan kugu raacanahay ayuub nimanku way u dhintaan wlhy allah ha xafido rageena iyo dumarkeenaba

  • @amruunmohed739
    @amruunmohed7394 жыл бұрын

    Ayub Yusuf sakiin nolow teacher ka noloshayda markaste waankuduceya allaha kubarakeyo bro

  • @qalbiaanwehelkedaheysan5677
    @qalbiaanwehelkedaheysan56774 жыл бұрын

    Waa ahay kuwaan waxaane niyada igu soo dhacay qofkaan jaclaaa

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji40774 жыл бұрын

    Waa sax calamadahaas waana xanuun qofkad jeceshahay oo ku ogeen ax

  • @fatmahaji4077

    @fatmahaji4077

    4 жыл бұрын

    @@aminnaftada1354 wxn ku nolahay meel aanku faraxsanahay wn dhawahay mahadsanid

  • @maqzuumcade588
    @maqzuumcade5883 жыл бұрын

    Masha Allah maclin ayuub waxn ahay qof ardey ah ayaan ahy marka waxan ahy ardeyga ugu lidsan faslka maxan sameeyaa

  • @queenhoney1393
    @queenhoney13934 жыл бұрын

    Asc Ayuub waxaa rabaa inaan kuweydiiyo ninka hadoo kujecyahay lakin naag ayuu qabaa maxaa ladhahaa jacel sidee ah been mise jacel dhib waaye waxaa rabaa inaad isheegto walaalgey waa kusugaa? insha alah thanks 🖐🤔

  • @ahmettali5518
    @ahmettali55184 жыл бұрын

    200k subscribe Aan gaarsiino chanelkaan anakaa ayaa leh Ustaad Mahadsanid 💯🙏

  • @aniisaabdullahi5023
    @aniisaabdullahi50234 жыл бұрын

    Ilaahey iguma kalifo in Aa is dilo kii dhinta asaga dhintay nin dhintay gobtiisa ka roon layiri de hadoo dhinto nin kle joogo

  • @engineernasrudiinal-khalaf4610
    @engineernasrudiinal-khalaf46104 жыл бұрын

    Ayuub Yuusuf sakiin Walaal Hormar wacan baan kuu rajaynayaa🇸🇴💖

  • @kingziiza3211
    @kingziiza32114 жыл бұрын

    Mhad zanid teacher 🔥

  • @hanicadeey7891
    @hanicadeey78914 жыл бұрын

    Jasaakallaah macalin🙏

  • @kadraahmed6537
    @kadraahmed65374 жыл бұрын

    Thanks

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse60084 жыл бұрын

    Thanks bro dib inoogu celi Arimaha jaceylka iyo Guurka in bdn Nooso badi

  • @amiiraahmed2565
    @amiiraahmed25654 жыл бұрын

    شكرا جزيلا عمو أيوب 💙

  • @sucaadomar6108
    @sucaadomar61084 жыл бұрын

    Masha allah jasakallah wll

  • @nasriinabdi3791
    @nasriinabdi37914 жыл бұрын

    Masha allh wll ayuub hore usoo wan ku taageera talooyinkaaga way infceen❤❤❤

  • @prettyomar6594
    @prettyomar65944 жыл бұрын

    Mahadsanid wll 🙏

  • @sophieomar9985
    @sophieomar99854 жыл бұрын

    illhy haku xafido walal ayuub❤💋

  • @ilhanibrahim3882
    @ilhanibrahim38824 жыл бұрын

    tnks wll ayuub

  • @sadaamabduqaadirabdi902
    @sadaamabduqaadirabdi9024 жыл бұрын

    Sax wll ayuub midaas waan kugu racsanhy dadka ugu badan ee dhibka maro waa nimanka

  • @ayoush3734
    @ayoush37344 жыл бұрын

    Maansha allaah .mahadsanid ayuub yuusuf sakiin

  • @sacdiyasiman8657
    @sacdiyasiman86574 жыл бұрын

    Mahadsanid wll marwalba wan jeclahay inan daawado video Yada ad sodhigto

  • @hayatelmi886
    @hayatelmi8864 жыл бұрын

    Ayuub Wa sax 5 calamood qof aya u qaday jaceyl dhab Marka nolol la qeebsaday wu dheraday waxa darema 5 calamad

  • @quruxleydacida4860
    @quruxleydacida48604 жыл бұрын

    Inaa jeclahy waba ogahy lkn siden ku garta inuu I jecelyahy walk ay dhacdo marmar inaa ku tuuro war jcl oo asigana Isla dabaliyo plz ila so wadag bal

  • @zhugriahmad1837
    @zhugriahmad18373 жыл бұрын

    Mahad sanid ayuub👍🙌

  • @raadfilmshd1036
    @raadfilmshd10362 жыл бұрын

    Wlhi waa sax dumarka inta badan ragu way rafaadiyaan mana aqaan sbbta sidaas u dhacdo mar walpa waxaa la dhhaa dumarku way qalbi jilicsan yhn plze xaga jaceylka maxaa qalbigooda bedalay waa yabe 2021 last year

  • @user-ze6fp6hm6e
    @user-ze6fp6hm6e4 жыл бұрын

    Raxmaanku ha ku xifdiyo ustaad, waxanu ka faa,idnay raxmanku haka abaal mariyo dhiiri galiye ahaad tahay xaqiiqdii mhadsanid kun jeer....

  • @farhiahussein2391
    @farhiahussein23914 жыл бұрын

    intasba mar hora isku arkay wuna jiray qof an si dhaba an u jaclaa hada in yar wayo ama ann malinka hadalkisa maqlin waxay ii ahan jirtay nolashu mugdi mid an farxd ku daremin lkn nasib daro asaga wu ikhayanay wuna icidleyay😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓mhdsanid malinka nolashyda

  • @abdimuncimisseismail3783
    @abdimuncimisseismail37834 жыл бұрын

    Ayuub yusuf sakiin macalin wan kuu xiisnay

  • @adanshekhbilow394
    @adanshekhbilow3944 жыл бұрын

    Mansha allah ayuub ilahay haku xidfiyo my bro

  • @khadraabdirahman5671
    @khadraabdirahman56714 жыл бұрын

    Mnsha alaah ustaad ayuub hore usoco

  • @xabiibomohomed7531
    @xabiibomohomed75314 жыл бұрын

    Masha allh ustad

  • @fdmibrahim2563
    @fdmibrahim25634 жыл бұрын

    جزاك اللهُ‎خیرا

  • @cadeeycadeeyqurux4104
    @cadeeycadeeyqurux41044 жыл бұрын

    Yuusuf sakiin raga inad difaacdo ma biliwdey raga jaceylkoda waa xiiso labo beri iyo sanado bes ilaa inta aad new isku tahiin inta kle daneysi bay kula nolanayan

  • @safahaji2701
    @safahaji27014 жыл бұрын

    Ustaad masha Allah manta nuurkada baxayo allaha kusharfo yaa aqi

  • @ahmedalihanshiahmed1926
    @ahmedalihanshiahmed19264 жыл бұрын

    Hooyo cml jecelkaas

  • @muhiimasheikh3915
    @muhiimasheikh39154 жыл бұрын

    Waxaankudardanlahaa anu 1/markii aad ismacsalaameyneysiin waxaad moodaaa inuu San kuusoonaqaneen Ama aad kalaseexaneysiin Adinkoo islafaraxsan 2/subaxdine waxaad kutartameeysiin yaanan lagaagasoohormarin salaanta Qofka aad isjeceshihiin wuxuuku farxayaa slantaada iyo hadalkaagaba inuu arko markuu indhaha sookalaqaadoh adne aad aragtid markii aad hurdada kasootoostid

  • @ilwaaadqurux6740
    @ilwaaadqurux67404 жыл бұрын

    Mash Allah mhdsnd ustaad ayuub ✍👍👍👍👍👍👍

  • @suahaybmaxamud206
    @suahaybmaxamud2064 жыл бұрын

    Yuusuf Walaahi wan ku jeclaha adiga Dhiiri galintaad fikinka wanagsan

  • @zabriinamohamed4269
    @zabriinamohamed42694 жыл бұрын

    waad mahad snthy teacher

  • @bilan8655
    @bilan86554 жыл бұрын

    mashallah allaah wall hor usoco 😍 😍 😍

  • @siftiheartish7840
    @siftiheartish78404 жыл бұрын

    Markan dawanayo chenal kaan hooyady ilama hadasho hadan chenal kale dawado hooyady waxy ii dhahda wax wanagsan dawo waxay cadeynysa inuu yahay willkan will fcn hormar wac wllky

  • @queenhoney1393
    @queenhoney13934 жыл бұрын

    Asc abowe waxaa rabaa inaan wax kuweydiiyo adiga raali ah waxaa rabaa inaan qofka kujacal haduu kudhaho waxaa garabaa guur walaahi lakin waxyar yar ayaa rabaa inaad sameeyso waxa kadib ah shumis iyo inaan Gorkaada inaan madaxa saardo iyo gacanta Gaa qabsado jeclahay wax kale malahan xageeyka xumaan majiro Ayuub sakiye iga waran figridaas plz plz plz iga soojawaab?🤔 insha alah thanks

  • @ayaanjoojoole3678

    @ayaanjoojoole3678

    4 жыл бұрын

    Queen Honey wcsalaam abaayo waxaa rajeena ustaadka in uu kusoo jawaabi doono lakn fikrkaygayga hadaan kugu biiriyo abayo ruuxa ku jecel marnaba xumaan ama xad gudub kulama soo aado ee waa ku ciseeya sharftaadane wuu dhoora taatabasho iyo iwm kulama imaanayo xitaa guur haduu kusoo bandhigo waa mid sadkiisa suga marka ninkaas wax kalo ayuu damacsanyahay yac iska dheh wanaag haduu rabo soo diyaar garow kudheh hadii kale gabar la iskaga xarakoodo waa ka weyntahay hadaad jeceshahay xitaa ha u ogolaanin ficiladaas meel xun buu kaaga tagayaa haduu fursadahaas helo. I hope in uu ku anfaco taladayda walsheyda qaliga aheed.

  • @zuhuuradem3392

    @zuhuuradem3392

    4 жыл бұрын

    @@ayaanjoojoole3678 Intaan odhan lahaaba adaa yidhi shukran quruxeey Jacayl afka ah yaan lagaaga faaidaysan wllo ninja ku jecel naftiisu ma siiso inuu kula soo doonto gacmihiisa iwm wuu ku dhawrtaa korkuuna kaa ilaashadaa qofka ku jeceli

  • @ayaanjoojoole3678

    @ayaanjoojoole3678

    4 жыл бұрын

    Zuhuur Adem thanks walasheyda qaaliga ah 👋 💕

  • @nastehaabdulkadirkhalaf4666
    @nastehaabdulkadirkhalaf46664 жыл бұрын

    Mahadsanid macalinkena

  • @user-ck8jm9eb6j
    @user-ck8jm9eb6j4 жыл бұрын

    👍👍

  • @maahirbarre380
    @maahirbarre3804 жыл бұрын

    ayuub maalamahan dhiiragalin xaga waxbarashada lagama haayo

  • @sucaadaadan3766
    @sucaadaadan37664 жыл бұрын

    Masha allah ustaad ayuub

  • @shukriahmed4780
    @shukriahmed47804 жыл бұрын

    aniga mar walibo waxan ku wareray qofka aan jeclahay iyo qafka aan jecleen waxaana noqday qof dooq wareeray micnaha qofka aan malinkas arko wan jeclaana muddo kadib wan nacaa mxaa xal ii aha?

  • @zubairmuuse2380

    @zubairmuuse2380

    4 жыл бұрын

    Raga ayaa kugu batay Sababto ah dookha ayaa kaa wareeray dooro hal qof oo farxad ku siiyo

  • @shukriahmed4780

    @shukriahmed4780

    4 жыл бұрын

    @@zubairmuuse2380 wll gbr aan sxbo nahay ayaa i wediisay su aasha oo i tiri ila tali waxan garan waye si aan ugu sharaxo ee aniga ma ahi hdalka ayan qalday oo waxan kadhigay qof aniga iska hadlayo ee aniga cidana lama sheekesto

  • @zubairmuuse2380

    @zubairmuuse2380

    4 жыл бұрын

    Dhib male sxbta waa adi oo kale hadiiba sxbo la yahay ee rago badan ka fogoow dheh Ani adi na waa isku qabseenaa

  • @shukriahmed4780

    @shukriahmed4780

    4 жыл бұрын

    @@zubairmuuse2380 nin iska dhaaf aa igula talineese ani maa igu keen keentay kkkkkkkkk

  • @yasminhaguf6842

    @yasminhaguf6842

    4 жыл бұрын

    Zubair Muuse Hhhhh

  • @sacdiyojubad2955
    @sacdiyojubad29554 жыл бұрын

    Masha Allah ayuub illaah hakuxifdiyo,

  • @fmmohamoud5482
    @fmmohamoud54824 жыл бұрын

    Mahasanid Ayuub wllkeen aan dhiiro galino oo wax wanag San oo noo soo duubo aan dawano

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond17454 жыл бұрын

    M.a thanks ustaad

  • @faraxcali1312
    @faraxcali13124 жыл бұрын

    manshalah calamado waxatarleh mahadsand ayub Yusuf sakiin

  • @ruunali298
    @ruunali2984 жыл бұрын

    M.sh wllkey ilahey haku dhowro

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed37324 жыл бұрын

    Team Ayub Yusuf Sakin🖒

  • @nadia90
    @nadia904 жыл бұрын

    Dadku oxygen mhn waan nolan karaa la'aantis

  • @ayaninabeautycooking1687
    @ayaninabeautycooking16874 жыл бұрын

    Masha alaah jasakalah macalin wanagsan

  • @ubahfarah4511
    @ubahfarah45114 жыл бұрын

    sheekadan hadaan aad u dhagaystay waxaa ii Soo baxday inay tahay hooyaday macaan jacaylku waxaan aaminsanahay. guurku in uusan ahayn jacayl ee uu yahay xiiso xiisuhuna uu dhamaado mararka qaarkoodna nacayb isu badala laakiin jacaylka runta ah waa waaridka ku dhalay ayaan qabaa

  • @mustafemaxamuud6961
    @mustafemaxamuud69614 жыл бұрын

    Mahad sanid macalin ayuub hore u kasoco

  • @istarhassan1126
    @istarhassan11264 жыл бұрын

    Manshaa Allah illaah haa ku xafido

  • @queensagal2700
    @queensagal27004 жыл бұрын

    First views😍😍😍😍

  • @caansanchannel6502

    @caansanchannel6502

    4 жыл бұрын

    Adigoo daawan Ayaad komanti soo dhiiptay hhhhh

  • @queensagal2700

    @queensagal2700

    4 жыл бұрын

    @@caansanchannel6502 hhhhh ma adiga hubo adiga iska so hadle?

  • @caansanchannel6502

    @caansanchannel6502

    4 жыл бұрын

    @@queensagal2700 hye raali noqo wlshy🙏🙏🙏

  • @amalabdi4035
    @amalabdi40354 жыл бұрын

    Ayuub man sha alllah

  • @mohamedsabriye7267
    @mohamedsabriye72674 жыл бұрын

    Asc wll waniga wan iskuarka 5 calamada lkin isaga maijecal aniga maxaan sameya 😥

  • @ladandahir4456
    @ladandahir44564 жыл бұрын

    Bro intas midna iskuma arko hadana qpf bn jclhy jclna wan dareema kwrn hee

  • @hamdaismail6155
    @hamdaismail61555 ай бұрын

    Xaged ka dhacay wllo😢

  • @kukolsoonaawnaftaada6559
    @kukolsoonaawnaftaada65594 жыл бұрын

    Jaceelku waa wax jiro balse waxaa laka dhikay mid laku ciyaaro balse runtaa ah jaceel daacad ahi wiu yary yahy hada wax walba waa ku arky waan kaa helay berina waa kaa takaa Jaceel waxaa unacay qiyaano Jacel waxaa unacay bahdi Jaceel waxaa unacy islaweeyni

  • @abdulazizjkhayre7052

    @abdulazizjkhayre7052

    4 жыл бұрын

    Jcylku waa jira waxayna ku xidhanthy hadba sidey kadhigtaan labada qof ee uu dhexmarayo 😊

  • @garashotube343
    @garashotube3434 жыл бұрын

    Shukrn macalim ayuub💕

  • @kyadzako7512
    @kyadzako75124 жыл бұрын

    😍😍

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish4 жыл бұрын

    Hye ayuuboow warkaaga waa cad yahay Som language lasoo booqdo

  • @najmasiraaje1715
    @najmasiraaje17154 жыл бұрын

    Mnshaaa wllky ala haku xifdiyo

  • @user-me4nu3qv2f
    @user-me4nu3qv2f4 жыл бұрын

    كل الاجابه الصحيحه 100%

  • @amounmohamed3559
    @amounmohamed35594 жыл бұрын

    Wlhi wan arkay Shanta calaamadood❤ Alle HyGu guuleYo

  • @mariamohamed985
    @mariamohamed9854 жыл бұрын

    Waa mahad santah macalinki nafteeda waxan ku weeydina su aal ah aniga qof ayan xariir leheen kabid neh anigo ku tashanayo ayu igu yari xariir keena intaan ku ekeey lkn ani waan ka samri la ahay ma aqaan aaxaan sameeyo mar kasto igu so dhaco waan iska ilmeye maxa yeelay wuxuu ahay musraq balkeeyga dhabta bal illa tali ayub mahad sanid mar laban iyo mar sadaxaad 😘😘😘😘

  • @hibocadey4646

    @hibocadey4646

    4 жыл бұрын

    Xbbti waxbo hais murjin waxaan kubalan qadayaaa ogu dmbeeen inuu lughada hoostoooda imaaan dooono iskuday ind ilowdo ustd ayub wuu duuubay vedio kahdlayo sidad kuilowi lhyd qf ad jecled oo kuxumeya

  • @mariamohamed985

    @mariamohamed985

    4 жыл бұрын

    @@hibocadey4646 waa mahad santahay abayo waan ogahay in eey harka labadiisa galin tahay aduunkan lkn samar ka aya iska aday wlhi waana iska samri dona insha allh iso duceey wll mcn

  • @cadeeycadeeyqurux4104

    @cadeeycadeeyqurux4104

    4 жыл бұрын

    Maria Mohamed nolol sameyso ninka aragto shukanso hana ku noqon qofkas saas ku galay

  • @mariamohamed985

    @mariamohamed985

    4 жыл бұрын

    @@cadeeycadeeyqurux4104 mahad sanid abayo wayahy abayo waan is muugeen siin insha allh

  • @cadeeycadeeyqurux4104

    @cadeeycadeeyqurux4104

    4 жыл бұрын

    Maria Mohamed nin somali waa eey iyo axmaq waxay rabaan inan bananka kugu helaan ka adkow gedkaga dahabka ah marka afkas ka hadal qiimo isku yeel dhulka haka so qaadin nin aniga aad ii jedo waligey nin ma jeclanin midkan jeclado dan ba ku jaclahay marka aduunka waa laysku daneysta danta hadaa gacantisa furanthy u shekey midka kle qashinka ku dar sis

  • @ismahaanaxmed7832
    @ismahaanaxmed78324 жыл бұрын

    Waaa hal iyo labo inta kale waa qiyaanoolayaal

  • @nuurkeycade7456

    @nuurkeycade7456

    4 жыл бұрын

    Ismahaan madax washkax 😁😁😀 Cadi iska dhig 😍

  • @ismahaanaxmed7832

    @ismahaanaxmed7832

    4 жыл бұрын

    @@nuurkeycade7456 kkkk madax bararow qayaanada iskadaay

  • @ashaomar3748
    @ashaomar37484 жыл бұрын

    That’s me ❤️❤️ I meet this new guy

  • @quruxleydamuhumad287
    @quruxleydamuhumad2874 жыл бұрын

    Mahad sanid my best teacher 🥰

  • @idiljamac821
    @idiljamac8214 жыл бұрын

    Alle ha ku xafido

  • @baryahanalbasri9492
    @baryahanalbasri94924 жыл бұрын

    Haa waa sax arintaan

Келесі