No video

Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi Muxuu Kaga Jawaabay Xadiiskii Uu Sh Umal Hadalka Ka Keenay

Duruusta Cusub ee uu leeyahay Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi Waxaad Ka heli Kartaa
webka Sheikhu uu leeyahay ee ah www.barbaraawi.com waxaana
laga hela Dawrooyinka Cusub iyo Muxaadarooyinka Cusub iyo Duruusta Cusub iyo Khudbado Cusub.
#SheikhCabdullaahiBarbaraawi_Channel

Пікірлер: 66

  • @SihamCaday
    @SihamCaday9 ай бұрын

    Allah haa noo kaa dhawro oo xaqa hanoogu kaa sugo intaad Allah kala kulmi abaal badan ayaan kuu haynaa جزاكم الله خيرا واحسن إليكم شيخنا الوالد الدكتور ابو عبدالرحمن عبد الله حسن حاشي البربراوي

  • @XamdaMaxamedaxmedXamdaqa-gv3hr
    @XamdaMaxamedaxmedXamdaqa-gv3hr9 ай бұрын

    شيخنا الفاضل الوادي الله يحفظك من كل شر

  • @abdifataax715
    @abdifataax7159 ай бұрын

    Sheekh umal iyo sheek barbaraawiba alle hanoo xafido labadaba waxanka bartay kutub aad u faro badan una badan kutubu tawxiid

  • @mohammedshaikh6808
    @mohammedshaikh68088 ай бұрын

    A s c Walaal xaqa wuu cadyahay marka Qaladka lagaa saxo inaad tirahdo wad mahadsantahay sheeqow ama iska amusto ayey ahayd lakin in aad danbi iyo nacayb sii gasho ma,ahayn shekh umulna magacada mashegin allah ka baq koxdada yaysan ku dulmin

  • @ducaysane1133
    @ducaysane11339 ай бұрын

    Adeer Berberaawiyoow shiikha wayn ee umal haku degdegin

  • @kingmoha8874
    @kingmoha88749 ай бұрын

    Allah ha ku Xafido sheekh barbaraawi

  • @bara_jaiii6755
    @bara_jaiii67559 ай бұрын

    2da sheikh waa sax waa dood cilmiyeysan Doodan oo kale waxa laga faidaa Cilmi Lkn Dadka Cilmiga yar wey kuwareeri 😊

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail92189 ай бұрын

    sheekh ale haku xiftiyo

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd97119 ай бұрын

    الله يحفظك شيخنا

  • @makkojamac2900
    @makkojamac29009 ай бұрын

    Culamada radintooda cilmibaa laga faaidayaaa maasha alaah

  • @user-ff8pt2gh5m
    @user-ff8pt2gh5m8 ай бұрын

    Filming Aftahan nimmo Xikmad ugusoo hagaag Sh Alberberaawi.

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd97119 ай бұрын

    Labada sheekhba Ixtiraam ayan u haya Iska ilaaliya nacaybka Culimada

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur9 ай бұрын

    War culumada faraha ka qaad sheekh umul waa shiikhs soomaaliya falastiina waa shuhadaa say u dhan yihiin ilaah ayaan uga rajeyneynaa uskud soo baro diiinta

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir57729 ай бұрын

    Gurigaga jikadiisa ninka fadhiyo oo caruurtaadiu kubiraynahayo ha isku carin, masaxbaa😢

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran

    @Malihin_cadow_Xamar_kadaran

    9 ай бұрын

    Jiko iyo guri sheekadu ma joogto. Ee nin aanad iska celin karayn, haku doonan gurigiisa.

  • @NASRUDIIN87
    @NASRUDIIN878 ай бұрын

    Sheikh hebelow sidan aya caan ku noqotay ee iskaga har sheikh Maxamed cabdi umal kana cilmi iyo aqoon badan. Jawaabtada iyo qudbadadi hore way isqilaadtay

  • @user-cw8je7le2f
    @user-cw8je7le2f9 ай бұрын

    Sh umal kuu jawaabi maaye level kaga raasa

  • @mannohassan7884

    @mannohassan7884

    9 ай бұрын

    Adiga jahilnimo ayaa ka muqata afkaguna waakii suuqa . Doodu waa dod cilmiyeysan oo gas,iido kujirto

  • @user-cw8je7le2f

    @user-cw8je7le2f

    9 ай бұрын

    @@mannohassan7884 doodu maxuma lkn dadka doodayu waa in ey isku level yahiin adiguna waxaa tahy nin wax kuraasanaayo

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed79209 ай бұрын

    Mujasimadii baa taageerada yuhuuda isku heysta yuhuudu waa aas aasayaashii mujasimada oo idil ilaa maantana waa shaqaale yuhuud badinkooda mana diidi karaan!!

  • @abdifitahmohamed535
    @abdifitahmohamed5359 ай бұрын

    War waxaan diin ma ahan ee waaa nin iska celi . Kuwaan umada allaha ka qabto dadkii way wareeriyeeen .

  • @user-ff8pt2gh5m
    @user-ff8pt2gh5m8 ай бұрын

    Haddaad Sucuudiga wax kusoo baratey macneheedu maaha in aad dadka oo dhan ka cilmi iyo Xikhmad badantahay. Maaha. Waayo Xaddiis baa odhaneya.'الحكمة اليمنى ' و لم يقل 'الحكمة السعوديه ' Naxariis iyo Nabadgelyo dushiisa ha ahaayeen.

  • @xsnysf5433
    @xsnysf54339 ай бұрын

    Sheekh Xasaan ayaa labadiinaba idin fahmaya!

  • @user-ff8pt2gh5m
    @user-ff8pt2gh5m8 ай бұрын

    Sh Umal wuxuu socdoba maantuun buu oodansoogaley. Ma Sh Berberaawi ayaa Kala cayaaraa.

  • @choukriali1710
    @choukriali17109 ай бұрын

    Sheekh Umul waxan leeyahay 3 da maqan hala soo celiyo hadi kala hana waalin dheh

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran

    @Malihin_cadow_Xamar_kadaran

    9 ай бұрын

    Asagaaba Gaalo magan u ah.

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk9 ай бұрын

    Shiikhan ma waxbaa udhiman kkk shalay dacara wuxuu kufasiray gaalada haysku carcarin iminkana wuxuu leeyahay haka nixin walaal fadlan iska aamus

  • @adonallah
    @adonallah9 ай бұрын

    Midkale shekhow adigu arinTaad aad kudoodeyso ma,ahan fikir adiga kaayimid lkn waa fikir madkhaliya oo ay lajoogaan sucudiga way aad noogu soo rare fikir madkhaliya oo aadan ogeyn waxa ay yihiin iyo u jeedada loo aas aasay war culumoy KiTaabka iyo sunaha nooga hadla yusan nin walba koox u Taagersan yahay yusan fikirkeda noso rarin oo umad iska horkenin

  • @mubaarikmaxamuudjaamac6689
    @mubaarikmaxamuudjaamac66899 ай бұрын

    Culumida shaydaan baa soo dhexgalay sh barbaraawi uu ku gafay sh umal waanu ku qaldanyahay arintan waa nuu degdegay

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig329 ай бұрын

    QAWAACIDKA IYO NAXWAHA HALA WEYDIIYO CULIMADA QAADIRIYADA XAGAA IYAGAA U HOREEYA

  • @waxgarad6646

    @waxgarad6646

    9 ай бұрын

    😂😂

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed3079 ай бұрын

    KZreadr noqda sida anagu garan maynee

  • @amiinnasir6446

    @amiinnasir6446

    9 ай бұрын

    Is radinta culimada cilmi wayn ayaa laga faaidaa,, oo sheekhiii fatwo khaldan bixiyay ayaa lagu fahmaa,,,, lkn dadka cilmigoodu yaryahay waa ku wareerayaan,,lkn ardayda cilmiga diinta dhigataa waa kala si fcn ayay u fahmayaan

  • @user-kd4bw5uf6i
    @user-kd4bw5uf6i9 ай бұрын

    Dadka aan garanayn masalada laga hadlayo ee jahliga kaga sugan Waxa u fiican inay iska aamusaan waxa laga hadlayaa waa arimo diina Hadii midkiin lagu yidhaa arimo kusaab san culuumta maadiga kadooda waxaad ku jawaabaysaan waxa loo baahan yahay aqoon yahan ka dooda

  • @engasadaxmed8800
    @engasadaxmed88008 ай бұрын

    Waxna garan maysid ee umada ka aamu

  • @MUSLIMGIGACHAD2
    @MUSLIMGIGACHAD29 ай бұрын

    War Meesha diin kumahaysaani Waa uun qabyaalada

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi61479 ай бұрын

    Waxaa igulahaboon inaad iskujawabtan,wax kalaa kabadan

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk9 ай бұрын

    Sh umal jaamacatul madiina ayuu cilmu xadiiska kasoobaxay berberaawina isagoo cilmi kabartay machad shalay ayuu sh umal la doodayaa

  • @sahalcadde6141
    @sahalcadde61419 ай бұрын

    Hoos miyaad isku xalisaan oo is kugu naseexeesaan mashaayiq.

  • @lulmohamed4768
    @lulmohamed47689 ай бұрын

    Sheekh umal mowqkiisa hore markuu katagey ayuu faraha lagaley dagaal uusan kabixi Karin

  • @afsax4694
    @afsax46949 ай бұрын

    Sheekh dadkan wadcigooda war uma haysid

  • @dabaylo-qor1115
    @dabaylo-qor11159 ай бұрын

    Waar halkan waad ku hafatay walaal eee iska naso

  • @adonallah
    @adonallah9 ай бұрын

    Shekh Talefankiisa waad hele maad waydiisid khilaaf aad doon doonTo markaTa maad iska deeysid shekha khaalif Tucraf miyaa

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn9 ай бұрын

    Shekh adiga maxa ka qabta jihadka manta galda lagula jiro ino cadey adiga si wafi ah

  • @AxmedMuxiidiinCali-ow4ld

    @AxmedMuxiidiinCali-ow4ld

    9 ай бұрын

    Gaaladeehee

  • @CiiseHaaji765-zl2yn

    @CiiseHaaji765-zl2yn

    9 ай бұрын

    Galada wadamda islam ku dhex sugan guud ahn

  • @khalifmukhtarmohamed7920

    @khalifmukhtarmohamed7920

    9 ай бұрын

    Waxa aan culima ahaanta diinta ooga dhegeysano waakuwan maant xiligii loogu baahida badnaa foodada ka dhexbilaabay islaamka dhexdiisa

  • @ismailahmed7846

    @ismailahmed7846

    9 ай бұрын

    Barbarawi wuu garnaq saday shareeco islam ayu fadhiistay Ninkii ku beeninayow daliilkaga banaanka keen

  • @mohagurey2214
    @mohagurey22149 ай бұрын

    Sheikh tan wad ku jirta, ilahay u noqa, asdifaaca daf

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk9 ай бұрын

    Ninkani miyaanu ahayn Wadaad xumihii muuse biixi lasocdey markuu caruurta muslimiinta guryohooda degan xasuuqayey walee waayaab si cadaana ayuu uyidhi gaalada haysku carcarina muxuu la gubanayaa 😂

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk9 ай бұрын

    Seef markay arkaan waxay ku cararaan maktabadda jadiidiya yaa markii dagaal dhoco dood iyo takhwiikkh umadda kufuray waa dad inkaaran bal car fahan wuxuu sh umal kuhaysto kkk waa higaad adcara udcara yac lagu yidhi 😂

  • @WarariyoWarbixinno
    @WarariyoWarbixinno9 ай бұрын

    Sheekh anigoon ahayn baan kugu khilaafsanahah. Hal su'aal uun sheekhan hala weydiiyo ah "falastiin ma tagtay, maalin qudha ama saacad qudha cagaha ma dhigtay?" Islamka nafiska ku jira umaba banaana inuu dagaalka Qaza ka fadwoodo. Sheekha kale Umal baan daawaday jawaabtiisa oo 100% ka saxan kan sheekh Barbaraawi. Barbaraawi waxa ka muuqata, is mahadin iyo inaanu khaldami karin, diintana looga aqoon badnayn. Is difaacis buu ku jiraa.

  • @yahyearashiid4051

    @yahyearashiid4051

    9 ай бұрын

    Wllo Sheekhyda hku dagdagin ee Ka dhxbax yaa meesha laga rcin iny ku inkaran ma fuduuda😮

  • @WarariyoWarbixinno

    @WarariyoWarbixinno

    9 ай бұрын

    @@yahyearashiid4051 wllo kumaba degdegayo, oo maan caayine, ee ciwaanka ku qoran video gan iyo doodiisa is imanayn. Sheekha sheekhnimadiisa kuma haysto. Inkaartu waa ta Alle ee tu ay leeyihiin maaha. Culimaduna dadka ma inkaarto ee way u duceeyaan

  • @bashirhassan3639
    @bashirhassan36399 ай бұрын

    الله يهديك يا بربراوي الي متي تسلك علي طريق المداخله غير سبيل العلماء الربانيين؟

  • @WarariyoWarbixinno
    @WarariyoWarbixinno9 ай бұрын

    😂 yuu u cabsanayaa? Ma Islamka mise wax kale? Waxan daawanayaa, sheekh, kuwa qunyar-socod ay reer galbeedku ku sheegaan.

  • @highhigh7476
    @highhigh74769 ай бұрын

    قراءتك فيه خطأ كبير حاول وأبحث من يعلمك

  • @maxamed4865

    @maxamed4865

    9 ай бұрын

    تعلّم الكتابة ثُمّ اكتبْ

  • @user-gf3mg2hf9j

    @user-gf3mg2hf9j

    9 ай бұрын

    اكتب (-وابحث) تعلم الكتابة قبل أن ترد علماء شابت لحاهم في خدمة الدين

  • @highhigh7476

    @highhigh7476

    9 ай бұрын

    @@maxamed4865 ما يقال تعلم الكتابة ثم اكتب !! يرى أنك لا تعرف من بوعك ولا عن كوعك شيء

  • @highhigh7476

    @highhigh7476

    9 ай бұрын

    ​@@user-gf3mg2hf9j أتبحث ما عفا عنك الزمن يامشيب أدرك الواقع لقد فاتك

Келесі