No video

Sheekh Umal "Mowliidka Nabiga wax jira ma ahan waa bidco"

Sheekh Umal "Mowliidka Nabiga wax jira ma ahan waa bidco".
#subscribe #shaakiile_media

Пікірлер: 44

  • @muxamedsaid7016
    @muxamedsaid7016 Жыл бұрын

    Kan walu intuu hadlayo, magac doimeedna ku hadlayo, Soomaaliya musiibaa ku dhacday. Kii Nabiga si cad u caayay ayaa wali daldalmayo. يااسفى ويا حسرتاه. Alsha kus soo hanuuniyo,bhadii hanuun kuu qiran yahay. Hadii kale Mowliidka danbe Alle caafimaad kuguma gaarsiiyp. بجاه سيد الاولين والآخرين. Aamiin Yaa Alaahu

  • @Abdirahman-ty6ku

    @Abdirahman-ty6ku

    Жыл бұрын

    Zubxaanallah sxp adigoo aan aqoon kugu filan lahay afka haku taagin Culimada dhaxalkii anbiyada xanbaarsan Talabaad Ninkani Jaamicatulxadiis ayuu PHD kasitaa adiga iyo aniguna wali imikaynu Alifkii wad wadnaaye hadagdagin walaalkayoow Waxaan kuwaydiiyay bal kalmada تفلي رأسه macnaheeda luqada carabiga ah ee xeesha dheer noosheeg Dumaashi

  • @Abdirahman-ty6ku

    @Abdirahman-ty6ku

    Жыл бұрын

    Sheekh Mustafe ayaa su'aal laga waydiiyay Mawliidka wuxuu ku jawaabay runtii ( Adeer gaalada ayaa samaysta dhalasho oo isku yidhaa #Happy_Birthday markaa manabi Mohamed SCW ayaad ku leedahay #Happy_Birthday waa bidco Adeer ) Sheekh Mustafena miyaad Gigaadin Umal caydaye sxp

  • @aliyabeh1722
    @aliyabeh1722 Жыл бұрын

    Umal uraaye injirle qadhmone madahdlikara

  • @suleymaancali7230
    @suleymaancali723010 ай бұрын

    Allaah ha inoo xafido Sh.Maxamed Abdi Umal, Qolada halkaan ku caytameyso Allaah haddii uu la dooney hanuun Allaah hasoo hanuuniyo,Allaah haddii la doonay xumaan Allaah haku hanuuniyo wada sharta ama xumaanta.

  • @aadam3rd
    @aadam3rdАй бұрын

    Xidhiidhka umada iyo illaahay u dhexeeyaa waa rasuulka csw.

  • @abdulkadirsheikh7671

    @abdulkadirsheikh7671

    11 күн бұрын

    Allah io adoonkiisa waxba uma dhaxeeyan soo Allah ma Oran وَنَحْنُ أَقْرَبُ إِلَيْهِ مِنْ حَبْلِ ٱلْوَرِيدِ marka cid Alle ka xigto cibaadadiis Meel kale hasii marsiin

  • @Abdirahman-ty6ku
    @Abdirahman-ty6ku Жыл бұрын

    Sheekh Mustafe su'aal laga waydiiyay Mawliidka wuxuu ku jawaabay ( Adeer gaalada ayaa samaysta dhalasho oo isku yidhaa #Happy_Birthday markaa manabi Mohamed SCW ayaad ku leedahay #Happy_Birthday waa bidco Adeer )

  • @dalmar8431
    @dalmar8431 Жыл бұрын

    NINKA GAAL IYO MUSLINBA KA SHEEKEEYA EE NABI MUXAMMAD nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee YAAN WANAAGIISA LAGA SHEEKAYNIN LEH, MA MUDNA IN LALA HADLO. QOF FAYAWNA UMA EKA . EE HALAGA FOGAADO

  • @zinaqurux
    @zinaqurux10 ай бұрын

    Sheekh umal kuu jecliya 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️allha ku xafido

  • @abdirizakmunye8764
    @abdirizakmunye8764 Жыл бұрын

    Wecel waxba la weydiin maayo Khabiith oo fattaan ah oo dadka masaakiinta ah loo soo direy Allaha ku dulleeyo umalow

  • @sadiyomohamed8796

    @sadiyomohamed8796

    Жыл бұрын

    Waxa sheganeysaa jecel ina uqabto rasulka oo aad xuseesid Lkn aqlaaqda rasulka kama muqdo. Aflagaadada maficno ee sunada rasulka raac walal iyo aqlaaqdiisaa umada Ha caayin

  • @faisalmohamedabdulla3600

    @faisalmohamedabdulla3600

    10 ай бұрын

    Alle ka xisho waa lagu xisaabin oo god ayaa ku sugaayo.

  • @CabulahiXarir

    @CabulahiXarir

    19 күн бұрын

    Allah adi haku duleeyo sheikh umal xadiith iyo aayado ayuu ku dul socdaa adi iyo wixii ku lamidka ah waa suufiyo iyo mushrikiin qubuuraha iyo wadaadada dhintay barya horta waxa qubuuraha maxaa ka yaala ma gaajo iyo duruufo ayaa ugeeyay waana shirki iyo gaalnimo hadaa suufi thy waxaan leenahay إلا لعنة الله على الظالمين Waayo suufiyo waa daalimiin Allah waxaan ahayn caabuda waana bidco

  • @cabdiCarab-bv1en
    @cabdiCarab-bv1en10 ай бұрын

    Kk

  • @cabdiCarab-bv1en
    @cabdiCarab-bv1en10 ай бұрын

    مت

  • @user-cj2gl5ti3e
    @user-cj2gl5ti3e10 ай бұрын

    Bidcoo dhan adaa lagaa soo gaaray

  • @CabulahiXarir

    @CabulahiXarir

    19 күн бұрын

    Beenale umal bidcada iyo khuraafatka ,gaalnimada iyo cilmi darada suufiyada iyo dariiqooyinka ayuu caddeeyay waana mushrikiin hadaa kamid thy waxaa ku jirtaa shirki

  • @CarroEdeg
    @CarroEdeg4 ай бұрын

    Halloween Saudi arabia kasheekee, khawaarij yaw

  • @maxamedibarahimmahad666
    @maxamedibarahimmahad66610 ай бұрын

    Sh Allhaa ku xfdo

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm10 ай бұрын

    Dhalashada mabiga waa midjirta haisku danbaabin culumada somalia dadka ugubadan ayaa iskuraacay kaacilmkbadan iyo kuwo kaa cimyar dhalashada nabiga majirto hadhihin ee lamasameykaro xuska. Maalintuu dhashay maalinta uudhasha waamalinjirta sida adiguba maalin Aatshalatay eey ujirto

  • @KhadroXuseen-ek7om
    @KhadroXuseen-ek7om10 ай бұрын

    Mawliidka maxadkaga waregaysan hadaad khayr ujeedo ciida kiristanka madkahadashid

  • @anissiidow9568
    @anissiidow956810 ай бұрын

    Wa run walahi❤❤

  • @qadanabdimohamed990
    @qadanabdimohamed990 Жыл бұрын

    umal bidci sadex tawxiidle adigu nabigeena uun ladi ku ahaw lkn nabi muxamad salalaahu calayhi wasalama isaga ayaa malintu dhashay soon kuwayneeyay caqli malihide oo wuu foraraa qalbugaguye

  • @sahalyare1167
    @sahalyare1167 Жыл бұрын

    Nabiga Iyo axaadiistu may odhan asaaxbta kadib wanaaga lasameeya waa xaraan umadkasta oo wanagsan nabiga haday jeclaadaan yaa yidhi waa xaaraan waa Xadiis daciifa xuska nabiga oo bidco lagusheego nabiga jeclaada iyo waa bidco kaladaaya xarfaha quraanka asaxaabadii kadib ayaa quraanka lagudaray hadii layidhaa asaabta kadibaa lagudaree maxaa loogu daray masuura galbaa maya hadaba asaabadii wax kadanbeeyay waa danbi waa xadiis diciifa kuwa maxabada jacaylka Iyo wanaagiisa In la isu yimaado diidan waa bidco ilaahay ha idin soo hadeeyo shaydanbaa idin saarane umalna waa jaahil hadii qolada lacagta siisa ee wahaabiyiintu tidhaa nabiga muxabadiisa hala xuso isagaa U horayn

  • @mohamedabdi8412
    @mohamedabdi8412 Жыл бұрын

    Your saying it's bad root

  • @user-mu4et3ed7r
    @user-mu4et3ed7r7 ай бұрын

    Sssssssaaaaaaaaaaaasssssssssss

  • @CarroEdeg
    @CarroEdeg4 ай бұрын

    Kawaran khawaarij yaw Saudiga aad diinta ka soo qaadatay waxay xusaan diinta shaydaanka

  • @abdulkadirsheikh7671

    @abdulkadirsheikh7671

    11 күн бұрын

    Diinta islamkoo dhan ba soo sacudiga kama Iman sacudi ba diin kasoo qaadatay miya caay ka dhigee

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey277410 ай бұрын

    Sheydaan bizamaanina mut biqaydika yaa haalik waxaad dadka kadhacdin yaa haalik

  • @dol6179
    @dol6179 Жыл бұрын

    Af uryahow waxbo ma ogidi illaah haso hanuunsho adiga iyo inta ad duufsataybo uuf

  • @sadiyomohamed8796

    @sadiyomohamed8796

    Жыл бұрын

    Sunnada rasulka maha ina qof aad caaysid rasulka wan jeclahay aqlaaqdiisana maraacaayo isma qabato. Ha aflagaadeyn umada adigo awoodo ina si dhimri leh wax ugu sheegtit

  • @CabulahiXarir

    @CabulahiXarir

    19 күн бұрын

    Hacaayin seikh umal waayo wuxuu. Idinku noqday libaax aydaan dhaafi karin wuxuuna noo cadeeyay wixii bidca ah iyo khuraafatka suufidu dadka diin uga dhigtay ee ay ka buuxdo shirkiga iyo gaalnimada wuxuuna caddeeyay sunnada wllhi sheikh umal kaliya ayaa ku filan waxa bidco iyo gaalo khuraafiyiin ah jirta sida dariiqooyinka suufiyad I.w.m

  • @user-vq6oz4he4y
    @user-vq6oz4he4y6 ай бұрын

    Wahaabiyoo dhan waa bidco umul waa jaahil weeynaaday waaye

  • @aadam3rd
    @aadam3rdАй бұрын

    Yaa adiga wax kaa waydiinaya. Umaga hore ayaad u lugayseen

  • @CabulahiXarir

    @CabulahiXarir

    19 күн бұрын

    Anagaa wax waydiin car wakaase mawliidka iyo bidcooyinka aad wadaan daliil zaxiixa ukeena

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey277410 ай бұрын

    Waji doofaarle

  • @CabulahiXarir

    @CabulahiXarir

    19 күн бұрын

    Sheikha sawirkisa laguna raacin waxaad wadaan bidco

  • @mahadhodey2774

    @mahadhodey2774

    19 күн бұрын

    @@CabulahiXarir maruntaa kugubaysa nabiga ayuu injir kusheegay markaasaa ilahay qayirey wajigiisa qofka culumada nuur baa wajigiisa kabaxa kana wuu qayirmay alxaddulilahi rabil caalamiin

  • @cabdiCarab-bv1en
    @cabdiCarab-bv1en10 ай бұрын

    مت