Sheekh Cabdilaahi Cali Jawhar Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Somaliland Baaqyo Culusna Diray

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 140

  • @nasiraadannournasir3279
    @nasiraadannournasir3279 Жыл бұрын

    allah ha ku barakeyo sheekha reer somali land nabada qiimaheeda anagaa naqaana hadanu nahay reer moqdisho maxaa yelay imison iyo burundi ayaaa na haysta oo dumarkayagii kufsaday walaalayaal midnimadiina ilashada somali laney

  • @elias2559

    @elias2559

    Жыл бұрын

    Insha allah waa la xorayn mogdisho

  • @hodanjamac9305
    @hodanjamac9305 Жыл бұрын

    ciidamada AMISOM niman baa dumarkii soomaaliyeed ugu geeya xarumohooda runtii cuduro ayey na dhaxalsiiyeen. ee walaalayaal maanta ayey talo idinla gudboontahay dalkiina ilaalsada. talada shiikha qaata.

  • @safiaibrahim8513

    @safiaibrahim8513

    Жыл бұрын

    Waa ruun waalo Allaha haa kuu barakyo

  • @galmudug1044

    @galmudug1044

    Жыл бұрын

    Sax

  • @alifdoon1069

    @alifdoon1069

    Жыл бұрын

    Mahadsanid hodan jaamac waan ognahay wll Maalin ayaa anigu aan arkay Mobil ayku wada sawiranyiin askari afrikana iyo inan muqdisho joogta run cadho darted ayaan ilmeeyay anigoo jooga magaalada berbera runtii aad ayaan ugu damqadaa hablaha soomaaliyeed

  • @nasyadeuanyeong8707

    @nasyadeuanyeong8707

    Жыл бұрын

    Mahadsanid walalo ilaahay idinkana ha idinka dulqaado anagana nooma keeno culimada iyo inta caqlileh ilaahay ha barakeeyo

  • @abdizaki5430

    @abdizaki5430

    Жыл бұрын

    M☝à ader qali shekh cabdilahi shekh cali jaw har alaha cimriga haku dhereyo alahu ma amiiiin yarabi dhaman ☝🤲

  • @jaamacyuusuf4452
    @jaamacyuusuf4452 Жыл бұрын

    Shiikha Allah habarakeeyo waa lobahanyahay xaladan oo kale laga Hadlow oo aanlaga amusin waana wajibaad illhay muslimiinta saaray

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Жыл бұрын

    Akhas!!! Waa doqomo habeen iyo maalinba is cunaya!! Ceebtooda u sheeg !!

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Жыл бұрын

    SHEAKH ABDULAHI ALI JAWHAR ILLAHEYE CIIMRIGA IYO CAAFIMADKA ALLAH HAA KUU SIIYDYO MAARKASTA WAANAGA IYO XAAQIQADA KAA HAADASHE ILLHEYE RAALI HAA KAA NOOQDO

  • @israhassan4674

    @israhassan4674

    Жыл бұрын

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 Жыл бұрын

    waa hadhaagi dadkii wan wanaagsanaa ee waayo araga ahaa talo uu dhameeyay

  • @israhassan4674

    @israhassan4674

    Жыл бұрын

    Aad iyo aad alle haxafido aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @adoonalle6515

    @adoonalle6515

    Жыл бұрын

    aamiin

  • @ismailmohaned3443
    @ismailmohaned3443 Жыл бұрын

    Mansha Allah ilahay caqliga iyo caafimaadka haku barakeeyo

  • @cabdiwaliawcali6946
    @cabdiwaliawcali6946 Жыл бұрын

    Ilaahay cimriga haw dheereeyo sheekheena

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Жыл бұрын

    Alla run badanaa sheehku sum xaan allah waa runtii oo Qofa lkn qaar ayuun baa o dhan dona run mashe gayo alle kuma cadaabo kheyr alle.haku siiyo if iyo aakhiro ba guuley so sheekh bye

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 Жыл бұрын

    Alle haku barakeeyo sheekh cabdilaahi sh.cali jawhar

  • @mahamoudahmed4831
    @mahamoudahmed4831 Жыл бұрын

    masha allah allah ya xafidaq sheekh ali jowhar

  • @Sahal63
    @Sahal63 Жыл бұрын

    Nin weyn quudkiisuna waa kawl iyo qawlkiisuna waa dardaaran, jazakallahu kheyran jazaa Sheekh Abdullah Sheekh Ali Jawhar

  • @cabdinuurhobyo929
    @cabdinuurhobyo929 Жыл бұрын

    Maashaa allaah mahadsanid shiikh waa runtaa waa inay beesha reer sheekh isxaaq isu tanaasulaan ilaaliyaan nabadda, nidaamka,muuse biixi lagu badelo hab sharci iyo doorasho ah laakiin fowdo maya oo maya joojiya hargaysa,burco, iyo berbera waa magalooyin soomaali wada leedahay oo dhisan ha naga burburinine walaalayaaloow muqdisho fiiriya fowdadu inaysan fiicnayn

  • @ifrahaden5758
    @ifrahaden5758 Жыл бұрын

    Masha Allah tabarkallah shiikh Allah ha ku barkeeyo cimri dheer iyo caafimaad ku waar beesha dhexe waad la talisay iyo somaliland ba allah hangarnsiiyo talada qaaligaaaa aamiin

  • @israhassan4674

    @israhassan4674

    Жыл бұрын

    Aamiin insha alaah

  • @adoonalle6515

    @adoonalle6515

    Жыл бұрын

    aamiin

  • @israhassan4674
    @israhassan4674 Жыл бұрын

    Aqliga iyo aqoonta ilaahay hakuu barakeeyo sheekh Cabdilaahi sheekh cali jawhar aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @fartuunmohamed5573

    @fartuunmohamed5573

    Жыл бұрын

    Sh.cabdullahi anigu iima tihid qof aan hadalkiisa dhegeysan waayo,qiimo hadal qof uu jeediyo kii ugu macaana waa kan aad ku hadashey caadilnimo weyn baa Kaa dareemeynaa alle haku barakeeyo (Ammiinn).

  • @hodanfarax3158
    @hodanfarax3158 Жыл бұрын

    Sheekhow alle hakudayo

  • @israhassan4674

    @israhassan4674

    Жыл бұрын

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @safiya0986
    @safiya0986 Жыл бұрын

    Aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 Жыл бұрын

    Maansha alaah Ilahay culimada hanoo barakeeyo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @rahmohaaji1617
    @rahmohaaji1617 Жыл бұрын

    Masha alah qalbigada wanaagsan sheeq somali alaha wada siiyo

  • @farhanqojobe60
    @farhanqojobe60 Жыл бұрын

    Maa shaa ALLAH sheikhaan aad buu wax ufahansiiyay siyaasiinta

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 Жыл бұрын

    Waar qaata talada Sheikha. Walahi Somalinimo ayey ii dhibaysaa dhibkiinu. Walalayaal xajista nabada allah idiinku deeqay. Oo dhaha alhamdulilah. Allaha idin guuleeyo.

  • @madarcali122
    @madarcali122 Жыл бұрын

    MASHA ALLA sheekhu waxbadan ayuu uso joogay

  • @hamsehussen5179
    @hamsehussen5179 Жыл бұрын

    Masha allah sheekh alleh ah ku barakeeyo

  • @abdit8270
    @abdit8270 Жыл бұрын

    Reerka dhexe dhiishoodii baa gadhoodhisay. Ragow kibirka waa lagu kufaa taa ha la ogaado!!!!!!

  • @madarcali122
    @madarcali122 Жыл бұрын

    Alle haku barakeeyo

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Жыл бұрын

    Jecliyaa sh. Cabdillahi sh. Cali Jawhar Allah if San Iyo aakhiro oo jannatul fardawsa allah ha kuugu deeqo. Allah Hanoo kaa daayo xaqqa ku eedaame

  • @ashajama8864
    @ashajama8864 Жыл бұрын

    Khayr Allaha ku siiyo Sheikh, ruuntu waa lama huraan

  • @khalidfiir9919
    @khalidfiir9919 Жыл бұрын

    Allow ku barakee

  • @Noadelmi
    @Noadelmi Жыл бұрын

    masha allaha sheekh cabdilahi cali jowhar wixii runta ahaa wuu ka hadlay hadalkiisa allaha ka dhigo midkii dadku iyo dowladuba ku dagto oo lagu heshiin lahaa nin ciro leh oo 82 sano jiro ilaahey hadalkisa dayicimaayo

  • @fahmaaadanali1975
    @fahmaaadanali1975 Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 Жыл бұрын

    Nabad hala Ilaashado kibairka waa lagu jabaa ilaahay hakala qaboojiyo

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 Жыл бұрын

    Sheikh cabdilaahi sheikh cali jawhar rabi cimri dheer iyo caafimaad haku siiyo aakhirona janadii fardawsa awoowo Jasaakalah khayr rabi haka dhigo madaxda dalka kuwa qaata waanada tolkay aan jecelahay duriyada samaroon noolada 🥰

  • @OmarAli-ef5if
    @OmarAli-ef5if Жыл бұрын

    Masha Allah Wlhi blhi hadalka sheqa wa hadal xaqiiq ah e hadalka Runta halaga shega sida sheeqa u Runtaba u shegay 👍👍👍👍

  • @mowlidibrahim8183
    @mowlidibrahim8183 Жыл бұрын

    Sheekh cali jawhar illaahay khayr haku siiyo run baad sheegtay

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Жыл бұрын

    Maashaa Allaah sheeqow waayo aragnimo iyo wax tusaaleyn fiican ayaad soo jeedisey, hadey wax ku qaadanayan, walee maanta nabad iina gacanta ayay isdinku jirtaaye wllayal Illaashada oo odayadan xukun jaceylku madax marey ha yeelina warkooda, … Sheqow Mahadsanid runta aad sheegtey, Maashaa Allaah,

  • @mustafaomar5000
    @mustafaomar5000 Жыл бұрын

    Baarakallahu fiika sheikhana wa axsanallaahu ilaayka

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 Жыл бұрын

    Aamiin amiin amiin sheekh

  • @AntoineD.9483
    @AntoineD.9483 Жыл бұрын

    Abdillahi Cali waayel wayarag ha Illahay haka abalmariyo dalka sida aad nabad galiadisa ugu soo tacabtay . Xisbiyada kula tali inay sharciga dowliga uu hogansaman . Mahadsanid cheikh

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 Жыл бұрын

    Mansha alah sheekhu si qoto dheer bu u hadlay

  • @ifraaxkeefle2401
    @ifraaxkeefle2401 Жыл бұрын

    maansha allah ilahow odayasha caqliga leh noo daa waayo

  • @xeergeeyee
    @xeergeeyee Жыл бұрын

    wataciyaha Ududun waaciyah, Ilaahay cimriga hakuu dheereeryoo sheekh abdilahi sheikh cali jowhar waxaad ahayd waayo joog weeleeyay wixii dhacay 33 sano ee u dambeeyay ilaahayna waa ka markhaati, balse kursi uun baa muuqda dadka inta badan isku ma raacsana khalkhalka waayo dadkii iyagii baa busaarad shaqo la'aan maceeshad qaali kuwada jira wayna saamaysay cid kaste

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Жыл бұрын

    Thank you awoowo for telling the true ! Somaliland youth needs this

  • @mohamedrashiid7275
    @mohamedrashiid7275 Жыл бұрын

    Mashaa allaah Abtiyo allah cimriga hakuu barakeeyo laakiin tsn aqoonsiga dawladfu sawta leh soomaaliweyn baa nasoo weerartey abti khayr allah haku siiyee waxa caaridada keenayaa waa kursigee ninkaa madaxweynaha ah toos tellka igala hadal eaayo isagaa xalinkara badbaadada dslkuna gacantiisa ayey ku jirtaa

  • @adoonalle6515

    @adoonalle6515

    Жыл бұрын

    madaxtooya ka soo bax sharcima,aha

  • @fartuunmohamed5573
    @fartuunmohamed5573 Жыл бұрын

    Mahadsanid sh.jowhar caqligaaguaadbuu Salim u yahay ,kugu ma jirto cunsurinimo in kheyrkiisu badan yahay oo leh somlinimo khaalis ah

  • @khadaraadan5764
    @khadaraadan5764 Жыл бұрын

    Asc Shiikhaa ilaahay swt janada hageeyo runbuu sheegay hala qaatta taladiisa

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg7 күн бұрын

    Mashallah.kheq.warunta

  • @ilyasrached5481
    @ilyasrached5481 Жыл бұрын

    Papa abdillahi, que dieu t'épargne de toutes mauvaise œil, voilà le parole d'un homme sage et intellectuelle. Faux pas détruire la somaliland pour les intérêts de certaines personnes.

  • @amiraboubaker2214

    @amiraboubaker2214

    Жыл бұрын

    ddddd dddďd

  • @MoustaphaBenchideh
    @MoustaphaBenchideh Жыл бұрын

    Dawladuhu way maqlayaan kuwa le "tunkaa ku soo qabanaynaa madaxweyne" siday u maqlayaan markuu isagu leeyahay "carkee yaa iiga soo dhawaan kursigaygan".

  • @kaltummohamud1267
    @kaltummohamud1267 Жыл бұрын

    Manshaa Allah, sheekh yada noocaasa aloow noo xifdi oo noo badi

  • @souzadela3087
    @souzadela3087 Жыл бұрын

    """Reerka dhaazooow jooga """ Wa ruun

  • @milanomd989
    @milanomd989 Жыл бұрын

    Wa sax shiikh hadalkase

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Жыл бұрын

    LIVES

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Жыл бұрын

    Manshala sheekh

  • @weriscali9103
    @weriscali9103 Жыл бұрын

    Cidii donaysaa warkanoo dhamaystiran oon lagoogoyn ka daawo MM somli tv.

  • @kamsarodobe7104
    @kamsarodobe7104 Жыл бұрын

    ASC dhamantin dadka Ethiopian and Somalien waxa ini fikrada wax berashada iyo sida nolol UU samesan lahaydeen ok.............1:waxa samesan meel way xidha UU imisa mitir ah waxa samesan inaa Dosha Kaso Wala xidhan .......2:waxa samesan ina goni goni UU kala xidhan UU meel walba ko beertan geed kaligi ah haa isko dhexberina ok ,..........3:sidan UU kala beerah ok beraha ,1:Geedaha forodka,2:Geedaha qodarta ,3: Geedaha xobobka sida qamadiga ,4: Geedaha Salidaha sida salid macsarta iyo flawerka ,5: Geedaha xobobka Yar Yar sida xabata sawda,6:Geedaha la shito EE miraha lahayn EE waxna la ga dhisto sida miramirida iyo kininiga ,7: Geedaha timirta ,8: Geedaha sida shaha iyo nac nac,9: Geedaha wixi haray sida gobka iyo kolanka iyo malmalka iyo wixi haray UU DHAN ok byyyy sida UU Berta ciyalka fircon ok 🥳🔚🎖️👩🏽‍🌾🆘🔜🫖☕🤔😎........

  • @adoonalle6515
    @adoonalle6515 Жыл бұрын

    qalbigooda,Allaha soo debciyo

  • @QOFKA.2469
    @QOFKA.2469 Жыл бұрын

    Ilahaay cimriga iyo caafimaadku ha kuu barakeeyo runta ayaad ka hadashay wixii dhacay way dhaceen soomana noqonayaan laakiin waxyalahii dhacay runta in laga sheego waa wa fiican soomaalina meel ay joogtaba qabiil ayaa halkaa dhigo haday talo leeyihiin wakhti hore ayey midnimo isugu iman lahayeen gobol kastaa nabadiisa ha ilaaliyo dhibaatadana halaysu kaashado

  • @sakariyehassan3170
    @sakariyehassan3170 Жыл бұрын

    Sheekh cali jawhar alle Haku sharfo

  • @mohamedibrahimfaarah202
    @mohamedibrahimfaarah202 Жыл бұрын

    Samatalis ..... isaaqaa is xasuuqay waa odayashii kala badbaadiyay alle miisaanka xasanaadka hakuugu daro

  • @nursingarmedjamacnursingax9368
    @nursingarmedjamacnursingax9368 Жыл бұрын

    Alle ha qaboojiyo hargeysa

  • @cuudcuud
    @cuudcuud Жыл бұрын

    LAASCAANOOD LAGAMA DOORAN DEE SHEEKH

  • @sacdamaxamed5937
    @sacdamaxamed5937 Жыл бұрын

    Shekh ine duce alla fidnada haynaga qa bojo

  • @abobasement346
    @abobasement346 Жыл бұрын

    waa shekh xalal ah

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын

    sheekh adiga iyo raga kula midka ahi wsdankan faraha ku qabta dawlad amarkii diiniga raacds ssmeeya

  • @mohamedabdullahi-gb9yk
    @mohamedabdullahi-gb9yk Жыл бұрын

    wa shekh wareray hhh

  • @weriscali9103
    @weriscali9103 Жыл бұрын

    Hord cable ma itobiyaan baa , maxaad uga jarteen inta uu sheegayo in ay itoobiya warshadii sibidhka xaday

  • @ugbaadsaid5156

    @ugbaadsaid5156

    Жыл бұрын

    Haa qudbada waxbadan ba laga jaray

  • @abdirahmansharifwarsama2834
    @abdirahmansharifwarsama2834 Жыл бұрын

    الشيخ عبد الله الشيخ علي الشيخ جوهر ١٤/٨/٢٢

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Жыл бұрын

    FACEBOOK

  • @musesaid5732
    @musesaid5732 Жыл бұрын

    Runbaad sheegtay yaa sheekh,

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 Жыл бұрын

    Dwmbigiisa alle hadhaafo runtuu usheegay, Iidoor ladnaanta ma xejiyo, mudadiiba marbuu kibraa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Жыл бұрын

    Waa ruun sheakh reerkan garxajes BERBER iyaaka weerrye Buurco iyaaga weerery Cerigaabo iyaaga wererye maantana tii beey waadan 1960 maarki xoornimada laa qaatye Waa kuw inagu kaalifye iinaynu Kounfur iskuu daarki maantana waxay daaba soocdan tii

  • @saynabSr

    @saynabSr

    Жыл бұрын

    Markaa garxajis ma isagaa is dilayey hadii uu kolba reer ku duulayey ood aragteen inuu xanaaqsanyahay intiina kale maad la timaadaan feker kale oon dagaal ahayn hadaa ka fiicantiin garxajis, ilayn reerkastaaba waa leeyahay qof dhibadane waxaa cadaatay in isaaq aanu caqlilahay aqoona sida dadka loo dhaqo garxajis ayaana isaaq ugu fiican waayo isagu waa xanaaqay oo waa caadiye todobadii kale ma nin xanaaqay ayay dejin kariwaayeen taasaa ceeba todoba nin oo farsamayn kariwaayey walaalkood ee hays ceebaynina garxajisna waa isaaq caqligiisa,xoogiisa,iyo tiradiisa laakiin isaaq xin ayay yaqaanaan eh xeelad ma yaqaanaan, waxa muuqata in garxajis maskaxdiinii ahaa markii ay xanaaqeena aad isku dhexdaadateen

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 Жыл бұрын

    Allow nabaal mari saadasha sheekhul baladka!

  • @JugeQaaraamiMusic

    @JugeQaaraamiMusic

    Жыл бұрын

    Aamiin ilaah idiinma keeno wax dhib ah kuwa anaka na haystana Allaha naga dul qaado

  • @jaymo2024
    @jaymo2024 Жыл бұрын

    Alle ka cabso

  • @mouktarnouh4973
    @mouktarnouh4973 Жыл бұрын

    Moukhtar nouh f for and

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 Жыл бұрын

    Deydeygii Ayuu sheekhu ka waramey Runta u sheeg Jawher.

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 Жыл бұрын

    Haye haye sheekh waa loo hogaansamayaa

  • @a.j2428
    @a.j2428 Жыл бұрын

    SHEIKHAN MUUSE IYO SALEEBAAN LEADERS UMALAYNAYA, CAJIIB, WAA LABA MUJRIM, MUUSE IYO SALEEBAANBA

  • @mahamedmahamuud9031
    @mahamedmahamuud9031 Жыл бұрын

    Sheikh dadka la layey ma ka hadadhid ma dhiiga islaamka bila macna ah

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353 Жыл бұрын

    Waxaan iswaydiin mudan tii siyaad barre iyo kuwa maanta jooga ee dadka kala ootay hadaan qabyaalad iska dayno dhaqan iyo diin iyo weliba wadaniyad miyaan siyaad barre udoor roonayn Illaahow umadda ka qabo dhamaan

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Жыл бұрын

    LIVETTES

  • @a.j2428
    @a.j2428 Жыл бұрын

    SHEIKH MUUSE MACANGAG MAXAAD USOO JEEDIN, MISE INAAD LIINTA MANDHEERA KU CABTAAD KABIQI.?

  • @abobasement346
    @abobasement346 Жыл бұрын

    war Adiguh is xoray museh fircon haku difacin munafaqnimoh cimrih kumah harin

  • @saynabSr
    @saynabSr Жыл бұрын

    Aad yaan uga xumahay in isaaq ceebtiisa cidkastaaba ogaato laakiin doqonku waxa soo socda iyo jooga kama fekero ee waxa u muuqda xumaanta walaalkii qofkastaa ee isaaqi wuxuu odhanayaa garxajis ayaa waalaa oo hadaanu waalayn maa naqabataan mise caqligiinu wuxu noqday waa waalanyihiin xabad la dhaca hadaba isaaqoow garxajis mooyaane intiina kale waa laydin qawaday runtii waayo reerkasta waa leeyahay mid waalan iyo mid miyir qaba ee waxa laysku dhaafay caqli oo dadka kale ka waalan ka miyirka qabaa fadhiisiya ka doqonka ka fariidka wax u sheega ka fulayga ah ka geesigaa caawiya laakiin inagu waxaynu nahay dad iska nool hadii cid inyaroo caqliyi ku jiro waa garxajis,

  • @MotivationandNatureFilms
    @MotivationandNatureFilms Жыл бұрын

    Ku Salliya Xabeebkenii MUXAMED (Scw) Kanaalkan waxaan kusoo gudbiyaa khayrka ee halag faaideysto wallahayga muslimka ahaw

  • @mahamedmahamuud9031
    @mahamedmahamuud9031 Жыл бұрын

    Ar kan Sheikh maha Wa nin wax lo dhibay adeero isaaq Hadu gosanayo ha gosto ninkastana deegan kisa ha u tashto hadan dhulbahante nahay Wa tashanay e naga foqa

  • @jmo4410
    @jmo4410 Жыл бұрын

    Sheekh waxaad ilowdey reer ka reer sh isxaq ee fidnad wad inaad sheegto.

  • @haadtuke4764
    @haadtuke4764 Жыл бұрын

    Sheekh cabdilaahi .waar maqla.waa waxgardkii somalilandne

  • @abdihakinadan5907
    @abdihakinadan5907 Жыл бұрын

    Videoga HCTV maxay ujarjartay

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 Жыл бұрын

    Waxaan ka soo jedaa xamar illaaheey nabad ha nisiiyo.nimankasn madax ah waa toogo daneystayaal ah.awoowe ha dhageesto

  • @aduurbest15
    @aduurbest15 Жыл бұрын

    Meel walba waa laysku xasuuqay burco bosaso hargeyso moqdisho kismayo galkacayo

  • @muusexaaji9228
    @muusexaaji9228 Жыл бұрын

    Sheekhu intuu muuse kala hadlay miyaa laga jaray?

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 Жыл бұрын

    Uga bax dheh odaygan Dhanbu ka raranyahay

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 Жыл бұрын

    Sheekhu manshallah lakiin xooga xafada wuu u dhameyey dhinacwalba haday sarbeeb tahay iyo haday toostahayba

  • @zncabdi2706
    @zncabdi2706 Жыл бұрын

    Sheekhaw soomaalida waxa u dhaqan ahmarba in qolo lagu duulo marka lays madhiyo ee qolo lagu jabiyo kuwii lahaa reer hebel baanu isku nahay ayaa kala baxa oo isma dhiya

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 Жыл бұрын

    WUNA XAMAANAYA XANTAJOOJI WAADNA XAMAANEEYSA BEENTA JOOJI

  • @abdirizakfoad8758
    @abdirizakfoad8758 Жыл бұрын

    Waar ragan wax ha laga dhamaysto

  • @halimjiomohamed2678
    @halimjiomohamed2678 Жыл бұрын

    Awdal state adigaa ah maad baabaday adi iyo family gaagu yaa huu

  • @user-df6hw9xr8e
    @user-df6hw9xr8eАй бұрын

    Odoyahow jabhadka ah qatumo adey ku xoreyn bahal yahow folxumada yurarta adiga & muse shani dabada qori leydin ka galin tif tifyahow SNM ah joji kabo qadka ad u tahay snm dadkaga u tali o dulinimada ka bixi

  • @---ti5ot
    @---ti5ot Жыл бұрын

    SHALOM TO OUR SOMALI BROTHER LOST TRIBE OF ISRAEL DON'T FORGET YOUR GOD..GOD OF ISRAEL.! WE SEPARATED AND YOU LEFT TO SOMALIA FROM ETHIOPIA BETH ISRAEL...

Келесі