SHEEKADII JIDH DIIDKA 😂😂😂😂 | QOSOLKII ADUUNKA SHACRAAWI..........

Ойын-сауық

Пікірлер: 210

  • @kikokayaahee7951
    @kikokayaahee79513 жыл бұрын

    Shacraawi tukaankiisa buslkul dhiiqaan ka iibsan jiray 😂🤩 legend waan ku salaamay✋🏾

  • @fooskheyre1239
    @fooskheyre12393 жыл бұрын

    Shacraawi waa ku wataa😂😂😂 from muqdisho

  • @axmedagaaxnuug5731
    @axmedagaaxnuug57313 жыл бұрын

    nin rageed isku kalsoon Ragu bi' iisa ayuu kawaramaa dumarna badhaadhohooda inta ila aragtay like iisaara❤

  • @shabbacal-gaadeer
    @shabbacal-gaadeer3 жыл бұрын

    Garacii shacraawi wlhi beerka icasaaday 😂😂😂😂😂

  • @mohamedabdi9972

    @mohamedabdi9972

    3 жыл бұрын

    War majoogtaa halkaa hhh

  • @nemodiamond6401

    @nemodiamond6401

    3 жыл бұрын

    @@mohamedabdi9972 🤣🤣

  • @boqortooyadashacraawi5528

    @boqortooyadashacraawi5528

    3 жыл бұрын

    @@mohamedabdi9972 hhhhhhhhhhhh

  • @boqortooyadashacraawi5528

    @boqortooyadashacraawi5528

    3 жыл бұрын

    Shabbac waam salaamayaa

  • @cabdifataaxhalyay1839
    @cabdifataaxhalyay18393 жыл бұрын

    Shacraawi waa nin legend of the legend ah gobolkii rag idinka soo salamay

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi55283 жыл бұрын

    Waan salaamayaa dhamaan asxaabta ku xidhan walaalkay Madar iyo dhamaan asxaabtiisa ku xidhan. Wixii sheekada ku qoslayna way raali ahaanayaan nin wayn oo bi'ii ka sheekeeyay baan ahaye. Boqortooyo ❤👑

  • @maxamedgaballaax3127

    @maxamedgaballaax3127

    3 жыл бұрын

    Legend horay usoco.

  • @mobaraksaad4321

    @mobaraksaad4321

    3 жыл бұрын

    Kalmadda "boqortooyo" illaa youtube miyaad na daba wadi uun 🤔😂😂

  • @abdirahmanabdiazizgesey2063

    @abdirahmanabdiazizgesey2063

    3 жыл бұрын

    Adoo kala subxcribta uqalma sxb Waxaa tahy abwaan yaroo Qosol badan anigu waxaan kahelay maansada yar ee isma dhiibin xamartii wllhida m.a Ilahay haku so kordhiyo sxb muqdisha kasalamyaa magarty Ma muqdishaad joogta

  • @abdiaziizmohamud2104
    @abdiaziizmohamud21043 жыл бұрын

    Walahay Legend weeye abti noo soo cali madar😂😂😂

  • @rahmohraaliyoh9509
    @rahmohraaliyoh95093 жыл бұрын

    Sadexda ninba waa Reer Burco ma.

  • @ArMaanio-Lyrics
    @ArMaanio-Lyrics3 жыл бұрын

    Odeygii Caydaruus Shacraawi baad soo qabatay, aad baanan idiin salaamayaa halyeeyo.

  • @afyareofficial2382

    @afyareofficial2382

    3 жыл бұрын

    Adigana Sxp Aad Baan Ku Salamayaa Waa Amiin Afayre

  • @boqortooyadashacraawi5528

    @boqortooyadashacraawi5528

    3 жыл бұрын

    Boqortooyo sxb

  • @SuperJeeri
    @SuperJeeri3 жыл бұрын

    😂😂😂 Wallahi Shacraawi score buu dhigey, mar hadduu illaa xad walaashii ku camirtey hhhhhhh

  • @hawomohamed3468
    @hawomohamed34683 жыл бұрын

    Masha Allah noloow inbadan wllkey 🥰❤️

  • @nasraabdiqani8946
    @nasraabdiqani89463 жыл бұрын

    Hhhhhh faanbdana ileen ininyarooo reer yuusufa uunbuu ahaaaa

  • @nazuuhakhaliil2385

    @nazuuhakhaliil2385

    3 жыл бұрын

    Wa rer daahir rer dahirka faanka laguYaqanaYe haYga cepeYn inaptigaY😂

  • @user-fw7wk8si7y

    @user-fw7wk8si7y

    3 жыл бұрын

    Hhhh

  • @nasraabdiqani8946

    @nasraabdiqani8946

    3 жыл бұрын

    Reer Yusuf iyo reer daahir waa inan iyo aabuhii Uune 🤣Walhi jarbanu ahyno waa ina ma yar yaro filina kani haygu darade iyo ibraahim faanba inamdaasi naarrta ku gelayanban isdhaha

  • @SomaliShorts1
    @SomaliShorts13 жыл бұрын

    war ninkazi wa legend wlhi

  • @mariasacid9994
    @mariasacid99943 жыл бұрын

    kkkkkkk reer burco hadal ayaad igu disheen masha allah wilashena horumar wacan baan idinleyhey lkn garac anaga wacal baan ugaraneynaye adinka waxa u garaneysin 😂😂😂🤣🤣🤣

  • @axmedwacdaro3810

    @axmedwacdaro3810

    3 жыл бұрын

    waa wicil Uun De lakin rer burao wacil Kaa ayaban Aman u is ticmaalna😂😂

  • @amiiraahmet7132

    @amiiraahmet7132

    3 жыл бұрын

    Garac

  • @kikokayaahee7951

    @kikokayaahee7951

    3 жыл бұрын

    Garac garac dhalay ama wicil wicil dhalay waa xariif xariif dhalay un lkn reer burco un isticmaala 😂

  • @lifeishardeverytime9627

    @lifeishardeverytime9627

    3 жыл бұрын

    Wicil ma isticmaalnee waa garac waana amaan halkii u dambeysey

  • @richman9183

    @richman9183

    3 жыл бұрын

    Hahaha tii iigu qosol badnayd waxay ahayd bosasa tagay hada kahor wacal ama garac waxay uyaqanan farakh 😂😂😂😂

  • @hapiferhan4831
    @hapiferhan48313 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣 pa,aYeeY peerka

  • @saynabmohamed4850
    @saynabmohamed48503 жыл бұрын

    Keep going hore usco wllo

  • @ramseaidarus1841
    @ramseaidarus18413 жыл бұрын

    Walahi wan qoslay madar keep going bro

  • @fardawsesse5404
    @fardawsesse54043 жыл бұрын

    Keep going pro ❤💯💯

  • @abduzalammamuse6518
    @abduzalammamuse65183 жыл бұрын

    Waa maxamed xaaji ingiriiskii oo yar wlaahy hhhhhhh

  • @cmshow7720
    @cmshow77203 жыл бұрын

    Madar dayax weerar keeb going wllo♥️

  • @muzhtakmohmout3805
    @muzhtakmohmout38053 жыл бұрын

    mnzha Allah wlldaya hor usocod porther🙏

  • @abdirisakjama413
    @abdirisakjama4133 жыл бұрын

    Waar kaasi ma haparjeclaa si fcn wixiisa u dhacsadee🤣🤣🤣

  • @abdirahmanjamashide5262

    @abdirahmanjamashide5262

    3 жыл бұрын

    Wllhy haa

  • @user-fw7wk8si7y

    @user-fw7wk8si7y

    3 жыл бұрын

    Aktobarta ka garo 😂😂😂

  • @abdirisakjama413

    @abdirisakjama413

    3 жыл бұрын

    @@user-fw7wk8si7y dee waan grty🤣

  • @ekramupdirashiid6701
    @ekramupdirashiid67013 жыл бұрын

    Fariid mashallh rabi hku barkeeyo wllo madrow 🥰

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media.3 жыл бұрын

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅 kulahaa mid wllshy oo fij ah 😅😅

  • @zakichamac2561
    @zakichamac25613 жыл бұрын

    Migis yaroo short ah yaa garan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Bashairosman1516
    @Bashairosman15163 жыл бұрын

    Man shalha hor usocod wllo qli

  • @amnajmich2489
    @amnajmich24893 жыл бұрын

    Madar waxa ku aheY taaagero Lambr 1😭😍 hore usoco hno

  • @baywaaforadlagugulahaacabd3206
    @baywaaforadlagugulahaacabd32063 жыл бұрын

    Qofkii Ugu horeeyay

  • @arresaqirochannel7594
    @arresaqirochannel75943 жыл бұрын

    horay isoco inader

  • @Boqortooyo21
    @Boqortooyo213 жыл бұрын

    Shacraawi inaar markasta soo celi celi ruwaayad weeye walh

  • @mupariklil_loverr1669
    @mupariklil_loverr16693 жыл бұрын

    Madar Mohamed ayaanle kuwtaa pr○ First comment ahay ee like ta ha iga ilaawin

  • @mohayare6549
    @mohayare65493 жыл бұрын

    Nio sheekadaadu madarow wa hala ii xiise nio vidioyada so bdi lagent bd theee 💯🔥🥰

  • @ayuuniadnaan1401
    @ayuuniadnaan14013 жыл бұрын

    Waan idin salaamay madar abwaan wirdh wirdh like wax ka badan waad istahisha

  • @xasansaasofficial1795
    @xasansaasofficial17953 жыл бұрын

    Wllky shacraawi horay u soco

  • @boqortooyadashacraawi5528

    @boqortooyadashacraawi5528

    3 жыл бұрын

    Inaadeerkay❤❤❤👑

  • @xidigaproduction3827
    @xidigaproduction38273 жыл бұрын

    Keep going zxp

  • @afyareofficial2382
    @afyareofficial23823 жыл бұрын

    Shacraawi Wuu Is Xayaysiinayaa Beriga Abwaan Maan Ahaynba cidba Ima Aqoon Kulahaa

  • @luulaways6863
    @luulaways68633 жыл бұрын

    Burco inta uxiistay farta taaga🤚👋

  • @mahadsofe
    @mahadsofe3 жыл бұрын

    abwankan xidigaha geeska hesaha u sameya😂😂

  • @faadumofani5615
    @faadumofani56153 жыл бұрын

    madar maxamed ayaanle m.a wllo horay usoco

  • @deherjr1056
    @deherjr10563 жыл бұрын

    Alla garacoow mxad zoo xinTay 😅😅😅 Taga kiiza adag☝️🏆

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame3 жыл бұрын

    Oo dumarku ma maxa jecelba😀

  • @wardiofficial4664
    @wardiofficial46643 жыл бұрын

    Markaad katimi xaadir ayaan ahaa shacaraawoow 🤣🤣

  • @shaymahussein8514
    @shaymahussein85143 жыл бұрын

    Keep going

  • @sacdiyomuse3774
    @sacdiyomuse37743 жыл бұрын

    Xiiin aaaa waligey ma maqlin shukansi miyaaa

  • @lifeishardeverytime9627

    @lifeishardeverytime9627

    3 жыл бұрын

    Haa🤣

  • @qarkaxaaji6238
    @qarkaxaaji62383 жыл бұрын

    Wllka keep going

  • @rahiimaomar4629
    @rahiimaomar46293 жыл бұрын

    Ka yar maxa uga xarbeysnysan leydinku dhufaye 😁

  • @khadar_mohamett
    @khadar_mohamett3 жыл бұрын

    GARAC BAN ISKA DHIGAY KULAHAA😂😂

  • @bowkaxchannel7475
    @bowkaxchannel74753 жыл бұрын

    Janalkan dhibaa nakala haysata markaan arko dayax weerar baan madax wareer u akhriyaaa😁😁😁waan ku taageeraa madar hore usoco

  • @trustdotcom8242

    @trustdotcom8242

    3 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhu wllhi waad iga qoslisay sxp

  • @bowkaxchannel7475

    @bowkaxchannel7475

    3 жыл бұрын

    @@trustdotcom8242 hhhhhhh wlhi saasan u akhriyaa

  • @amiirmohamed2474
    @amiirmohamed24743 жыл бұрын

    Kuu xiisnee goormaad hrgiesa ku soo noqonysaa madar🤔😪😔

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud29633 жыл бұрын

    Kan afsoomigii waawaynaa ayuu ku hdlayaaaa 🤣🤣🤣🤣

  • @asmarproduction9105

    @asmarproduction9105

    3 жыл бұрын

    Dow nin H Love aha maha😂

  • @abdilahiomar2638
    @abdilahiomar26383 жыл бұрын

    Madar dayax weerar alle haku sharfo maanta anaa u horeeeya like ta

  • @teammuqdisho7305
    @teammuqdisho73053 жыл бұрын

    M.a walalaheda isoo boqda channelka plz sabscribe like share Ilah dartiisa igu soo boqda 😭😭😭🙏

  • @caaqilhadari875
    @caaqilhadari8753 жыл бұрын

    Caydaruus maxamuuD Ex londoN Halkaagad kusalaaman tahay adi iyo asxaabTaba

  • @nazrazuleiman2422
    @nazrazuleiman24223 жыл бұрын

    Shacraawi Legend❤

  • @farhankahinbarreh8131
    @farhankahinbarreh81313 жыл бұрын

    Madar Moxamed Ayanle Madar Dayax-weerar keep going bro from jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @annigaweeye6627
    @annigaweeye66272 жыл бұрын

    😂😂naa inanku waaba nakh nakhe

  • @ahmed_yaresugaal7474
    @ahmed_yaresugaal74743 жыл бұрын

    Kkkkk geeq going rag culus

  • @anuuipraahim2053
    @anuuipraahim20533 жыл бұрын

    Madaro smilekaga koheysta wana kotagera keep going my brother

  • @c-rahmanyouzuf4233
    @c-rahmanyouzuf42333 жыл бұрын

    Wuu fiicanyey ee garacbay kaga dhagtey lkn

  • @mohamedduqow9202
    @mohamedduqow92023 жыл бұрын

    Tageeero baan ku ahay wlkia

  • @alimohameth
    @alimohameth3 жыл бұрын

    Anakaa Isku ciyaaL London Aheen 😂😂😄

  • @bashiirzanati3521
    @bashiirzanati35213 жыл бұрын

    Caydaruus shacraawi

  • @mohboqor2492
    @mohboqor24923 жыл бұрын

    Sheekada grcaad kubadisee wixii danbe candaruushow inaga I'll...😅🤣

  • @boqortooyadashacraawi5528

    @boqortooyadashacraawi5528

    3 жыл бұрын

    Hhhhh Haye boqorow.

  • @king...3695
    @king...36953 жыл бұрын

    Hala isoo booqdo fadlan Waa wlaasheen salma la jecleey

  • @nimcojaamac7835
    @nimcojaamac78353 жыл бұрын

    Suraafinyahy kusoo noqda magaladinii😀😀

  • @Amounabdi9442
    @Amounabdi94423 жыл бұрын

    Garac muusan cay aheen waxey wiilkn kudigriyay😂😂😂😂

  • @luulaways6863

    @luulaways6863

    3 жыл бұрын

    Garacu kii hore ma aha ee waa kii danbe rer burco uunba fahansan

  • @saaraawad6504
    @saaraawad65043 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 hhhhhhh alla qosol badanaa hhhhhhhh

  • @zakariyerashid812
    @zakariyerashid8123 жыл бұрын

    Hhhhhhh war garaca nosoo qabo matkale

  • @subedasuleiman5095
    @subedasuleiman50953 жыл бұрын

    Naaag maxaya aar bal naga saxa dee ilmaader hadalkaa naagtan kulaha 😂

  • @diyaaro68
    @diyaaro683 жыл бұрын

    Walal adiyo waalid kaaba Alle ha idin Barakeeyo e walal subscribe me Like isaar pls plz

  • @somaliyaraanofficiall6699

    @somaliyaraanofficiall6699

    3 жыл бұрын

    Waan kusaare isaar wll

  • @XOGTEENA
    @XOGTEENA3 жыл бұрын

    WALALAYAL FANKII ALLAH SUBXAANU WATACALAA AYAA IGASOO HANUUNIYE ALXAMDULILAH INTA KALENA ALLAHA SOO HANUUNIYO AAMIIN EE CHANNEL KAN AYAAN FURTE SUBSCRIBED✔️3K

  • @hawomohamed3468

    @hawomohamed3468

    3 жыл бұрын

    Ku qarabo wariya

  • @somaliyaraanofficiall6699

    @somaliyaraanofficiall6699

    3 жыл бұрын

    Waanku saare isaar wll

  • @abdifataahofficial8078
    @abdifataahofficial80783 жыл бұрын

    Madar big youtuber nolow wllky

  • @rigaaxgaabow259
    @rigaaxgaabow2593 жыл бұрын

    NAA BAL INANKU WAABA NAKH_NAKHE KULAHAAA 😁

  • @nimoabdizemed7504
    @nimoabdizemed75043 жыл бұрын

    Hh waa naqnaq kulaha

  • @cabdicasiis3785
    @cabdicasiis37853 жыл бұрын

    Hhhhh Ala laydh waynaa hhhhhhhhh

  • @nasteexoali9805
    @nasteexoali98053 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkk berihore mad Naga lahadleysay hadaba Yartahee ale wiilko wamaxay

  • @intisaamnor8534
    @intisaamnor85343 жыл бұрын

    Plz shacrawi noso celi sheko kle😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰💋😰😰😰😰😰😰😰💋😂

  • @MuztaphaManzour
    @MuztaphaManzour3 жыл бұрын

    War shacrawi shekebu is odhanaya wixiba garacbu ka buxiyey

  • @sumaya1156
    @sumaya11563 жыл бұрын

    Barnaamij su’aalo ah no samee madaroow Inta igu raacsan like

  • @hamdadailyroutine4350
    @hamdadailyroutine43503 жыл бұрын

    Kkk reer burco

  • @zhamiscdey294
    @zhamiscdey2943 жыл бұрын

    Shacraawiyoow shuubaa cidiinaa af soomali la fahmaayo Ku hadal eeyahoow xunka ah 🤣🤣🤣🤣

  • @sayidmahamuudnuur2178
    @sayidmahamuudnuur21783 жыл бұрын

    Garac weeye 😅 ninkaasi ee shaah U shuba madar iuo widh widhow

  • @caaqilhadari875
    @caaqilhadari8753 жыл бұрын

    MadaR maxamed ayaaNLe caydaruus maxamuud apdilaaHi (shacraawi) sidiiq widh widH

  • @sahraahmed9696
    @sahraahmed96963 жыл бұрын

    😂😂👏👏👌👌👍👍👍🌼🌸🥰🌺

  • @nasrnaxmed4544
    @nasrnaxmed45443 жыл бұрын

    Kkkkkk kkkkkkkkkk bir kkkkkk ve ben

  • @a.rahmancmc7200
    @a.rahmancmc72003 жыл бұрын

    Wcs pro

  • @fardowsahussian6098
    @fardowsahussian60983 жыл бұрын

    😂🤣

  • @mohamedcabdicali1354
    @mohamedcabdicali13543 жыл бұрын

    Ninku ma rer burcan maban goyne

  • @salmaaninawadani268
    @salmaaninawadani2683 жыл бұрын

    Madar maxamed ayaale sxb qali mogadishu adaleH

  • @mohamedbootaan1691
    @mohamedbootaan16913 жыл бұрын

    Kkkkk doog

  • @moqurjo7054
    @moqurjo70543 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ashqaraar8944
    @ashqaraar89443 жыл бұрын

    Haayadi Xamar iska wada xaadirisay tolow maxa loogu sheegay?

  • @hassanhussen9790
    @hassanhussen97903 жыл бұрын

    Ma.

  • @daniistecaqlileh482
    @daniistecaqlileh4823 жыл бұрын

    Wcs

  • @zalmanjama9965
    @zalmanjama99653 жыл бұрын

    Haayadu haysku Cammirto🤣🤣🤣

  • @dahabo319

    @dahabo319

    3 жыл бұрын

    😂😂😂 haayadu wa mxy wll reer burcoy wan iniga qayliyay wlhy

  • @Ibby_hashi

    @Ibby_hashi

    3 жыл бұрын

    @@dahabo319 waa reer Habar jecLo La dHaHO wL 😂 waana reerka Burco izka LeH 💪🏾

  • @zalmanjama9965

    @zalmanjama9965

    3 жыл бұрын

    @@Ibby_hashi Burco iskama Laha Waryaa🤣

  • @nemodiamond6401

    @nemodiamond6401

    3 жыл бұрын

    @@dahabo319 waa hbrjeclada wl

  • @mumtazwabar6521
    @mumtazwabar65213 жыл бұрын

    Sacadad iga qosliseen dadkii hurdaa toosay

  • @xanaanxasan9755
    @xanaanxasan97553 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @Ahmed2857-j6x
    @Ahmed2857-j6x3 жыл бұрын

    Shaahid yare bikh

  • @nimcohanisead5445
    @nimcohanisead54453 жыл бұрын

    Waliga wad indha adkayd

  • @muslimasd1851
    @muslimasd18513 жыл бұрын

    😂😂😂

Келесі