MADAR IYO NAJMA CUDOON MAXAA KALA QABSADAY............

Ойын-сауық

The way to 200k insha allah
Fadlan subscribe saar Hadii aadan hore u saarin mahadsanid.............
Instagram Madar mohamed ayaanle
Facebook page: Madar dayax-weerar
Tiktok Madar mohamed ayaanle

Пікірлер: 674

  • @suhaybmohamed7329
    @suhaybmohamed73293 жыл бұрын

    Codsi ilahay sw iyo nabi muxamed scw haku raadinina waxba wllyol👋❤️

  • @amazinganimalsvideos3097
    @amazinganimalsvideos30973 жыл бұрын

    barnamijyada noso badiya Madar iyo Najma cudoon inta ugu raacsan ismuujiya

  • @Gift606

    @Gift606

    3 жыл бұрын

    Isar walal subscribe

  • @ayaanhassanyartadarawiishe3147
    @ayaanhassanyartadarawiishe31473 жыл бұрын

    Ano xanunsaya ayn idn dawanya nolda wllo🙏🏻

  • @faraahcali1175

    @faraahcali1175

    3 жыл бұрын

    Alle haku caafiyo

  • @suhaybxuseenhaybe1016

    @suhaybxuseenhaybe1016

    3 жыл бұрын

    Alle haku caafiya wallo

  • @abdirahmanhassan9895

    @abdirahmanhassan9895

    3 жыл бұрын

    Alle hakucafiyo

  • @haaskeyproduction2744

    @haaskeyproduction2744

    3 жыл бұрын

    Alle haku caafiyo

  • @updyrisakfaisal82

    @updyrisakfaisal82

    3 жыл бұрын

    Alle haku caafiyo walaalo

  • @farxiyomuuse7827
    @farxiyomuuse78273 жыл бұрын

    Wllky madar dayax big tageero bn ku ahay muqaladaada kama daalo from🇸🇱🇸🇱💝

  • @zumizhqlnjo199
    @zumizhqlnjo1993 жыл бұрын

    Madarow wllo barnamijkale lasosame nagma cudoon aadban utageraye adooraliya♥️

  • @Gift606

    @Gift606

    3 жыл бұрын

    Isaar huno subscribe

  • @dheymanofficial7882
    @dheymanofficial78823 жыл бұрын

    Sii naaxris leh igu saaraa walaldeyow😢

  • @Gift606

    @Gift606

    3 жыл бұрын

    Waanku sareyaa isaar

  • @dheymanofficial7882

    @dheymanofficial7882

    3 жыл бұрын

    @@Gift606 hye hppti

  • @abdurahmanisse8675
    @abdurahmanisse86753 жыл бұрын

    Team galkacyo ismujiya 👇

  • @Ubax_OObz
    @Ubax_OObz3 жыл бұрын

    MashaAllah she’s beautiful. She got that mudug vibe.

  • @Roblox-qx5pi
    @Roblox-qx5pi3 жыл бұрын

    HAMBALYO HAMBALYO MADAR 100K 🤴🏾👏🏻👏🏻🤩🤩🤑🙈❤🥺

  • @ayaanhassanyartadarawiishe3147
    @ayaanhassanyartadarawiishe31473 жыл бұрын

    Asxabey iso duceya in Ilhay i caafiyo ducadada wa i muhim wll😔

  • @asmaishqi3897

    @asmaishqi3897

    3 жыл бұрын

    Allaha ku cafyo wllo

  • @hanaqurux5923

    @hanaqurux5923

    3 жыл бұрын

    Alle Haku cafiyo wllsha

  • @maxamedcabdinuur2819

    @maxamedcabdinuur2819

    3 жыл бұрын

    Allah haku caafiyo walaal .

  • @Madar_mohamed

    @Madar_mohamed

    3 жыл бұрын

    Alle haku caafiyo wll 🤲🏻

  • @ayaanhassanyartadarawiishe3147

    @ayaanhassanyartadarawiishe3147

    3 жыл бұрын

    Amiin amiin wll ducadina alle hay aqblo🤲🏻

  • @Roblox-qx5pi
    @Roblox-qx5pi3 жыл бұрын

    Wllkay Madar keep going Pro👏🏻🤩❤❤

  • @sisterfarhio8609
    @sisterfarhio86093 жыл бұрын

    Najma Cudoon wey u fiirsaneysaa waxa ey ku hadleyso hadal xun iney dhahdo bey iska ilaalisay weyna la yaabantahay suuqa xoolaha Fariid🥰🥰

  • @soumeya806
    @soumeya8063 жыл бұрын

    Legend labo maaha madar Mohamed ayaanle 👏👏👍 keep going bro

  • @moabdi3860
    @moabdi38603 жыл бұрын

    She in love whith him the way she wos looking to him 😀😀😀😀😀

  • @ckarimcomay4208

    @ckarimcomay4208

    3 жыл бұрын

    Ma aragta

  • @asmaismail868

    @asmaismail868

    3 жыл бұрын

    He's cute but he's not her type, she already has a man.

  • @saynabawil7909
    @saynabawil79093 жыл бұрын

    Woooow reer burco iyo reer mudug ishely madar maxamed ayaale najma cudoon dad qiimo badan form hargeysa keeb going

  • @qalpisaliim7706
    @qalpisaliim77063 жыл бұрын

    Waligay KZread le an dhamaystirtay video gaa jira wlhi madar tiktok giisa fiirsadaa najimana waan jecelahay 😀😁😁

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye64713 жыл бұрын

    Gratulerer med 100k subskarebe

  • @hoodoxuseen3692
    @hoodoxuseen36923 жыл бұрын

    Congratulations congratulations wllky madar maxamed ayaanle 100k subscribe guulo bdno kle Ku rajyna bro keep going

  • @simancabdi7914
    @simancabdi79143 жыл бұрын

    Qofkii ugu horeyey ahey salama wll

  • @najahmahdi8521
    @najahmahdi85213 жыл бұрын

    Madar iyo najam wey isku shidanyahin walhy Riwayad nososameya inshalaah

  • @bileali8846
    @bileali88463 жыл бұрын

    Aawy reer suuqa xoolaha ismujiya😂😂😂😁🤸‍♂️

  • @ifraxdaqare3077

    @ifraxdaqare3077

    3 жыл бұрын

    shuuubada suuqa xolaha aaba kacansan

  • @mankahaji3548

    @mankahaji3548

    3 жыл бұрын

    Nooca ariga raaci jiray ayaa dhaheysa s.xolha ma aqan barasho miyey kaga bahantahy Inta caanka ah ee aad kudayato wameshey kasobaxen Qofyahey wajiga dacaska leh

  • @user-vt4nx8cg8q

    @user-vt4nx8cg8q

    3 жыл бұрын

    Wlhi xaley ayan mid tiktoka comentiga ka weydinyey😅awalanka aniga wxn modi jirey marka maqlo suuqa xoolaha😅 yacnii( meesha adhiga lagu iibiyo) ama sayladda😆 wayo anaga xagayaga meelba jirta adhiga lagaso iibsado oladhaho saylad🙂saasa ugu maleyey

  • @bileali8846

    @bileali8846

    3 жыл бұрын

    @@user-vt4nx8cg8q suuqa xoolaha waxey kamitahay xaafadaha ugu caansan ee muqdisho ee ma ahan in xoolo laku gado ee waa magac

  • @queentima6146

    @queentima6146

    3 жыл бұрын

    Walaalayaalow inigoo qld ii fahmeen suuqa xoolaha ma xaafd xaafadaha kamid ah baa

  • @gaashaanmedia4520
    @gaashaanmedia45203 жыл бұрын

    Wll madar waan ku taageeraa

  • @Talizo9
    @Talizo93 жыл бұрын

    Labdi ugu xarabAda bdna is helay 😍

  • @Bashairosman1516
    @Bashairosman15163 жыл бұрын

    Madar maxamed ayalh hor usoco wlky form burco. Wllo

  • @Gift606

    @Gift606

    3 жыл бұрын

    Isaar huuno subscribe

  • @zaakirapdi9254
    @zaakirapdi92543 жыл бұрын

    Hamblyo madar zxp 100k subscribe hore usoco🙏

  • @sabirinjamaok5085
    @sabirinjamaok50853 жыл бұрын

    Hamblyo wllkey qaali🥀❤💎 IAM first that celebrated you👑what ever bro congratulations 🎊🎉

  • @zuhaybaapdi1831
    @zuhaybaapdi18313 жыл бұрын

    Dad isfahmi waya illhy idan kama dhigine is garto filim io wax islaa so sameyaa 🥰❣️😂😂

  • @maxamedmaxamud4341
    @maxamedmaxamud43413 жыл бұрын

    Masha alle wllkay madar maxamed ayaanle 😍🥰🥰😙😙❤❤❤❤

  • @dododiido2599
    @dododiido25993 жыл бұрын

    Congratulations 🎊 for 100k horey usoco

  • @amuunabdirahman2785
    @amuunabdirahman27853 жыл бұрын

    Congratulation 100k powe qali

  • @jannoomer7263
    @jannoomer72633 жыл бұрын

    Ma talyani baad noo taqaanaan waydinkan naga dhaman waaye Madar waa runti

  • @hamsexadaari644
    @hamsexadaari6443 жыл бұрын

    Madar Iyo najma isguursada aad Iyo aad ayaad iskuguso baxaysaan Masha Allah♥️♥️

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre3 жыл бұрын

    Hayaay dooliga😂😂😂😂 Subscribe-ti buu furay Maxaa lagu garanayaa Inaynu Ilmdrnahay oo aynu ismaqlayno😂 Love Buran Iga Gudoon Wllkyow🙏❤

  • @khaalidaxmed4779
    @khaalidaxmed47793 жыл бұрын

    Najmooy suuqa xoolaha ma aqaani maa ii kentay aniga kudawanayo suuqa xoolaha daganahay walaley na gama xishoon

  • @buruh12
    @buruh123 жыл бұрын

    hambalyo walaalky qaali alle hano kaa dhawro bro❤

  • @hanimuhumed5919
    @hanimuhumed59193 жыл бұрын

    Qf aaan aaad utgero madar 😍😍keep going wllo ❤️❤️

  • @nuurasaleeban6194
    @nuurasaleeban61943 жыл бұрын

    Hamplyo Hamplyo pro madar 100k subscribes masha allh😍❤❤❤❤❤ Wan ku farxay wlhi😍❤❤❤🤩

  • @abdisamedosmaan790
    @abdisamedosmaan7903 жыл бұрын

    Madar legend Guuleyso iyo najma cudoon ❤

  • @nadamushtaq7870
    @nadamushtaq78703 жыл бұрын

    Hambalyo 100k qofkii igu horeyey ahay

  • @fihiimaabdirizak1997
    @fihiimaabdirizak19973 жыл бұрын

    Hamblyo team madar 100k ayan gaarnay💯♥️♥️

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny43323 жыл бұрын

    Najmo Quruxleey ineey tahay ya ila arko Maa shaa Allah ❤️❤️❤️❤️Najmo igeeya

  • @abdaleabdi3654

    @abdaleabdi3654

    3 жыл бұрын

    Gabadha way kaa zaxan tahay nin wareera tahay

  • @abdirahmanabdinur8178

    @abdirahmanabdinur8178

    6 ай бұрын

    najma cudoon qurux ka dheer ee quruxda ha u gafin sxb

  • @rahmoahmed9693
    @rahmoahmed96933 жыл бұрын

    Congratulations to your 💯ks subscribes wllo madar dayax wareer ❤️❤️❤️🎂

  • @ahmedcirro5705
    @ahmedcirro57053 жыл бұрын

    Reer burco vs mudug mujaahidiin baa is helay

  • @Maarey59

    @Maarey59

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/oGWAm6qfcqaueLg.html xariir axmed

  • @axmadmaxamad8868

    @axmadmaxamad8868

    3 жыл бұрын

    76666

  • @mohazqalbi3874
    @mohazqalbi38743 жыл бұрын

    Nio mshllh badanaa waxad ka hadashaa Afkeena Hooya iyo kala duwnantiisa.. anna wax badanaa kaa faaiday ...keep going bro ....wxn kaala soo hadlaayaa Ethiopia..Liban Zone

  • @Abdirahman_Hassen
    @Abdirahman_Hassen3 жыл бұрын

    MADAR MO AYAANLE HORUMAR WACAN PRO ON THE WAY 200K

  • @Gift606

    @Gift606

    3 жыл бұрын

    Isaar huno subscribe

  • @saidshaag9715
    @saidshaag97153 жыл бұрын

    Erayadii burcO miskiinta wadnaha ku Ridee alahee ka Allah😂

  • @safakayse6774
    @safakayse67743 жыл бұрын

    Yees Subscriber tii waad furtay waaw madar kayga hambalyo wll

  • @samdaeid7017
    @samdaeid70173 жыл бұрын

    Habalyo wllky madar Mohmet 😘😍🥰100k🎂🍰

  • @abdisalamjaama6692
    @abdisalamjaama66923 жыл бұрын

    Alla cudooney madaxa meel lagaga rid wlh way iga qosliyay😂😂😂

  • @nabriismohometh2863
    @nabriismohometh28633 жыл бұрын

    100k haPalYo wllo From PuRcO

  • @balqiishappy5810
    @balqiishappy58103 жыл бұрын

    Hhhhh qosol wynaah Wll madar io najma ♥️💯

  • @jawharofficial4401
    @jawharofficial44013 жыл бұрын

    Keep going my prother

  • @ilaysonlineflims8203
    @ilaysonlineflims82033 жыл бұрын

    Adigu Hada maxad ILeedahy KuLahaa😂😂😂 Wuu Shiixay

  • @malbasanfani9001
    @malbasanfani90013 жыл бұрын

    Hablyo wlkye intaaa iyo inka bdn ayn ku rajenayaa hore u soco

  • @hadeeyaismail7432
    @hadeeyaismail74323 жыл бұрын

    Hamplyo 100k pro💜

  • @deeqacllaahi4995
    @deeqacllaahi49953 жыл бұрын

    Mansha allaha hanbalyo 100k hanbalyo madar dayax

  • @zaydalliolad4881
    @zaydalliolad48813 жыл бұрын

    Nagtu ninka way ku dakhrantahy😄

  • @user-nq8mc6wz2s
    @user-nq8mc6wz2s3 жыл бұрын

    Hanbalyo forbyou 100k👍👍💯💯

  • @yousufbakoshe
    @yousufbakoshe3 жыл бұрын

    Waan ku haystaaa inataa Funny walahi Yup

  • @xasanabaare9482
    @xasanabaare94823 жыл бұрын

    Hambalyo 100k madar

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey55463 жыл бұрын

    Njma sida kle qurux dhuunta qarso abyo

  • @Gift606

    @Gift606

    3 жыл бұрын

    Isaar huno subscribe

  • @HaMiD12.
    @HaMiD12.3 жыл бұрын

    Hambalyo 100k🙏

  • @mohamedatromohamedatro6050
    @mohamedatromohamedatro60503 жыл бұрын

    hanblyo 100k pro

  • @sarahanderson561
    @sarahanderson5613 жыл бұрын

    madar kalmadahan uu isticmaalayaa waa af-suuqi ee maaha afsomali caadiya, annagaa reer burco ahe na waraysta😅

  • @maxamedkobciye2876
    @maxamedkobciye28763 жыл бұрын

    Manshalaah wllo

  • @siciidcismaan7994
    @siciidcismaan79943 жыл бұрын

    Wlhi gabadhaa dar alaan u tageera waa qof xaraamo ah form hargysa 😁😁😁

  • @user-so1vd9mx7b
    @user-so1vd9mx7b3 жыл бұрын

    Salmu caleykum🙄 Wecelekuma salam😥😂😂😂😂😂😂

  • @ameraabdi1443
    @ameraabdi14433 жыл бұрын

    Madarka salaamnid walaal qaali 💕🤩

  • @queenednuusha3308
    @queenednuusha33083 жыл бұрын

    Ha dhaqleeeyo talyaaani engiriis ha barooorto😀😁 slan gra madar from galkcio

  • @fadxaahmed7420
    @fadxaahmed74203 жыл бұрын

    Madaroow nio nin adaga tee ma Turkish baad u sii ordaysaana😃😃😍😍

  • @samiasimanchannel9293
    @samiasimanchannel92933 жыл бұрын

    Msha aallh hambalyo madar maxamed ayaanle🥰

  • @apdirazhiidkaariyechannel2577
    @apdirazhiidkaariyechannel25773 жыл бұрын

    Please markle na horkeen najma cudoon pro waa iga balan

  • @shuuladhigeofficial3446
    @shuuladhigeofficial34463 жыл бұрын

    Sida la isu eegaayo jacaylbaa ka muuqada 🤣🤣🤣🤣

  • @mukhtaareagle403
    @mukhtaareagle4033 жыл бұрын

    1 * Qofku Markuu DhinTa AnaGu Waxan U NaQana = DiYaarad PaH KacdaY, Dur YaQ , 2 * Marka Caroosku Jirona Waxan U NaQana = Cas, From GabileY 😂😂😂✌

  • @Amalfaarax-jh6oe
    @Amalfaarax-jh6oe3 жыл бұрын

    Hampalyo💘100k wllkey

  • @zafaaazhour8863
    @zafaaazhour88633 жыл бұрын

    Wllho so funnY Lba legend baa is helaY🤣

  • @zakariya9304
    @zakariya93043 жыл бұрын

    Inta tiktok ka imaaday🥰🙋‍♂️😅

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed18623 жыл бұрын

    Qoraalka saxdi wa ma jirto sida somaliga qoraalkisa ay ugu taalana weeye

  • @fadumomahamuud9209
    @fadumomahamuud92093 жыл бұрын

    horey usoco wll madar❤❤❤

  • @socodwanaga8092
    @socodwanaga80923 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @ebrabile2159
    @ebrabile21593 жыл бұрын

    Naaaaaagta ugu laaandhereysaN reer mdga🇸🇱✌😂

  • @Gift606

    @Gift606

    3 жыл бұрын

    Igu cawi subscribe walal

  • @maanbilajaangoowchannel1170
    @maanbilajaangoowchannel11703 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣 Najma Cudoon wllhi Waa Naag waalan Madaxaa Meel Ugu Rideyzaa Kullahaaa 🤣

  • @ayanhubey5220
    @ayanhubey52203 жыл бұрын

    Najma cudon +madar dayax qosol iyo qaraxo keep going guys

  • @cumarzaza9733
    @cumarzaza97333 жыл бұрын

    Reer suuqa xolaha from moqdisho

  • @farhiyamdiriye6554
    @farhiyamdiriye65543 жыл бұрын

    Hanbalyo madar dayax ayaanle weerar for 100k subscribers 😍

  • @abdilahianshax4018
    @abdilahianshax40183 жыл бұрын

    Barnaamij labaad soo wada duuba please

  • @maxameddeck3892
    @maxameddeck38923 жыл бұрын

    Madar zxp hamplyo 100k

  • @fardowsaali1124
    @fardowsaali11243 жыл бұрын

    Welcome to muqdishow city abaayo 🩸🩸🩸🩸🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fatimakhalifzakria3631
    @fatimakhalifzakria36313 жыл бұрын

    majidho kalmada rer somaliland isku dhibney majirto iyo ma jidho team majidho ahay

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial64893 жыл бұрын

    Legend alweys legend

  • @Bintu_farah
    @Bintu_farah3 жыл бұрын

    Mansh allah my sister najma cudoon ❤❤❤ and my king madar Muhammad 🥰🥰🥰

  • @farxiyomuuse7827
    @farxiyomuuse78273 жыл бұрын

    Qosolkaa iga dhamaaday wlhi😂😂😂😂😂😂

  • @hamdabuluqbash1209
    @hamdabuluqbash12093 жыл бұрын

    Madaxow ma rer cakaarathy sibad iso indho adag tehe😅 war wa kartan nio wan idin salamay adiyo faraxayxalimada

  • @fadxihofficial5794
    @fadxihofficial57943 жыл бұрын

    Najma Iyo MadaR Way izku ZoopaxaYaaN 🥰🥰💑

  • @Mubazhir_mupaaRik
    @Mubazhir_mupaaRik3 жыл бұрын

    MaDar Nin RaGeed Aan taageeRo❣️❣️❣️

  • @Gift606

    @Gift606

    3 жыл бұрын

    Igu cawi subscribe huuno

  • @DUCOQABE
    @DUCOQABE3 жыл бұрын

    Var Madar Reer Burco Maah Sababta oo Ah Baaf Ayaynu nidhaahnaa inaguba Reer Hargiesa Sinxi Dhar yidhaah Cidii ila Argtay like

  • @jamaabdinasir3001

    @jamaabdinasir3001

    3 жыл бұрын

    Ninkan saaxiibo ayaan ahayn ilaa ciyaalnimadkii xaafada xamarta ilaa shacabka ayeynu is daba soconay waana nin reer burco ah lkn baaf inuu ilaaway ayaa suurta gal ah

  • @nashaadnaani535
    @nashaadnaani5353 жыл бұрын

    Hmblyo wlal madaroooow 100k

  • @ozaameomar2302
    @ozaameomar23023 жыл бұрын

    M.Llh 100k HambLyo

  • @iidkaafi2504
    @iidkaafi25043 жыл бұрын

    Imise feedho ka taaha ayaad ka laadataye waa ka keli ah ee i fahamaaye uun laa hadalaayo😅

  • @Mm-pz9wo
    @Mm-pz9wo3 жыл бұрын

    Wow they r roasting each other 😂😂😂

Келесі