SHEEG NAMBARKAAN NASIIBKII UGU WEYNAA hhhhh WAA AAMINI WAAYAY 25$ QAADO HADAAD SHEEGTO

Пікірлер: 1 000

  • @SamiaAHMED14
    @SamiaAHMED14 Жыл бұрын

    Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar ❤❤❤❤❤❤

  • @muwahibmuhumed-bw1hf

    @muwahibmuhumed-bw1hf

    Жыл бұрын

    Scw scw

  • @abdirixmaankilwe1150

    @abdirixmaankilwe1150

    Жыл бұрын

    Scw scw

  • @iqruuush

    @iqruuush

    Жыл бұрын

    Scw scw

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Жыл бұрын

    Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @Asina25

    @Asina25

    Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/o62YzMdpfbqtYcY.html

  • @muwahibmuhumed-bw1hf

    @muwahibmuhumed-bw1hf

    Жыл бұрын

    Amiin Amiin

  • @Canada.143
    @Canada.143 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @fathixasan9168

    @fathixasan9168

    Жыл бұрын

    Wrya cayda

  • @hanaa-rizak8914

    @hanaa-rizak8914

    Жыл бұрын

    Scw❤

  • @fardoosocabdiraxman1513

    @fardoosocabdiraxman1513

    Жыл бұрын

    King English kkk

  • @fqrxiyoxasan2002

    @fqrxiyoxasan2002

    Жыл бұрын

    Salalaahu caleyhi wasalm

  • @faraxjamac4063

    @faraxjamac4063

    Жыл бұрын

    Salalaahu caleyhi wasalam❤️

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Жыл бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝😢

  • @Fahad_AKA

    @Fahad_AKA

    Жыл бұрын

    All time like that

  • @abdasiishassan8480

    @abdasiishassan8480

    Жыл бұрын

    scw scw

  • @mushtaaq2088

    @mushtaaq2088

    Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @nuur.isaaqcraxman6713

    @nuur.isaaqcraxman6713

    Жыл бұрын

    Scw

  • @cadnaansaidosman4545

    @cadnaansaidosman4545

    Жыл бұрын

    Scw

  • @hamseomer5539
    @hamseomer5539 Жыл бұрын

    Qofki ugu fiicna uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta ficna, uguna naxariista badna, uguna udgoona, uguna dulqadka badna Rabbi inta uu aburey waa nebi Muhammad Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muwahibmuhumed-bw1hf

    @muwahibmuhumed-bw1hf

    Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @maryanibrahimadan9103

    @maryanibrahimadan9103

    Жыл бұрын

    Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanihuseen8176

    @hanihuseen8176

    Жыл бұрын

    Scw scw

  • @halimaadanhalimaadan6515

    @halimaadanhalimaadan6515

    Жыл бұрын

    Scw

  • @user-vz3ib9vt4v

    @user-vz3ib9vt4v

    9 ай бұрын

    Scw

  • @ayaan850
    @ayaan850 Жыл бұрын

    Fartuun waa gabadh qalbi wngsan wllhi goorkasta hambalyo ayey leedahay masha allah qofka wll kaa ah waa inaad uqirta guusha masha allah guulayso wll fartuun

  • @amamyareofficial2487
    @amamyareofficial2487 Жыл бұрын

    Lkn zxb game kan san xaq ma ahan because gabadhan fartun laleyahey aya mar hore badisey kuwa kudartey wa qalad marki hore aya la badey nidamkan wax kabedel keep going my pro Ased

  • @nasrafarax7355
    @nasrafarax7355 Жыл бұрын

    Lkn saan xaq maahan asad ciyaaar dhamatay kudartay Waxa xaq u leh obadisay fartun 😍

  • @shortscookingvideos6891

    @shortscookingvideos6891

    Жыл бұрын

    Waa runtaada abayo nasro fartun ayah xaq u laheed Maxa yeelay waa dhamaatay ciyarta

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    Жыл бұрын

    Wlhi sidaas baan soo qoray comment dheer waad arki kartaa runtii amiira si sax ah uma guulaysan ma aqaan waligii ayadoo isku dhibco la noqdo maahee Ciyaar lakala badiyay in lagu daro anyway amira inay badiso unbuu iska jeclaaday mise way hoos martay Asad qof khayaanoole ah uma ekee. Caadiyan hadda gabadha cusub ayaa badisay Waliba si heer sare ah in lagu daro si qof kale bal uga qaado hogaanka sax maaha Intaa Asad haloo wada qoro Waa Nin uhogaan sama fans kiisee

  • @abdifatahh.mahmoud5943

    @abdifatahh.mahmoud5943

    Жыл бұрын

    Hablaha iyaga iskuraacey in wax lagudaro muhiimadu waa inta wll

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    Жыл бұрын

    @@abdifatahh.mahmoud5943 no no wax isku raac ladhahaa majiro brother sababtoo ah gabadhu way cusub tahay wayna qajilaysaa ama aad ba uma fahansana chalange ga Markaa way adagtahay inay doodo oo ay dhahdo see loogu dari waan ba badiyaye badaw sanidaa oo cadaalad Iyo garsoor xumidaa? Makula tahay ceyda cumeer iwm inay sidaa yeeli lahaayeen? Waa Maya

  • @suldaanaxmed689

    @suldaanaxmed689

    Жыл бұрын

    Haa wlhi kulaha waaku daraya maso barejeynee😂😂😂

  • @HeliwaaMedia
    @HeliwaaMedia Жыл бұрын

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha ❤️🥀❤️

  • @muwahibmuhumed-bw1hf

    @muwahibmuhumed-bw1hf

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw

  • @mohamedwali8468
    @mohamedwali8468 Жыл бұрын

    @Reminder:Please say this: SubhanAllah 5x AstagfurAllah 5x Allahu Akbar 5x Alhumdulillah 5x La ilaha illAllah 5x good deeds for you and me x

  • @zeytuunmohamed00

    @zeytuunmohamed00

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @YuusufShuaib77

    @YuusufShuaib77

    Жыл бұрын

    Thanks mate🤗

  • @mariammahamed4016

    @mariammahamed4016

    Жыл бұрын

    Mahadsinid wan aqriye❤❤

  • @suuriyusuf4159

    @suuriyusuf4159

    Жыл бұрын

    ​@@zeytuunmohamed00 mxd kuqos shy

  • @diamondgirl1612
    @diamondgirl1612 Жыл бұрын

    Asad san xaq ma ahan fartuun happy badisay mrka ciyar lakala badiyay seee extra number ugu daree Mar dambe san ha sameynin team 27 one love ❤️ 😍 ❤️

  • @Asina25

    @Asina25

    Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/o62YzMdpfbqtYcY.html

  • @anassaalax2633

    @anassaalax2633

    Жыл бұрын

    Walibana hal gabar ayuu udanaaninyaaa hhhhh Amiira jaanisaa heesataa hhhh

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259
    @sheikhaxmedsheikhmowliid7259 Жыл бұрын

    So happy to see amiira's back and finnally reaches her victory 😁🎊🎊🎊🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @josefproduction8621
    @josefproduction8621 Жыл бұрын

    AMIIRA waa qof daacada wlhi Markii aad Alle talo saaratit waa sidaas m.a keep going wll 🥰🥰🥰🥰 qalbi saafi

  • @hassanmusa7838

    @hassanmusa7838

    Жыл бұрын

    HAA WLHI THAT'S TRUE

  • @zainabmahad764

    @zainabmahad764

    Жыл бұрын

    Haa wllhi intas ba itabatay masha allah

  • @Gilaawe
    @Gilaawe Жыл бұрын

    *Asad Hagio inta Jecel inuu lugihiisa ku istaago bal isoo raca like isku muujiya* 😩🤕❤️💘✌️ #Team27 #Teamgilaawe

  • @nimcomuuse-wv6fz

    @nimcomuuse-wv6fz

    Жыл бұрын

    ani iyo intakuxiran wanrajenan

  • @xubixubi-qp6nu

    @xubixubi-qp6nu

    Жыл бұрын

    Insha alh wan arkayna

  • @Khadruuzh

    @Khadruuzh

    Жыл бұрын

    Inshallh alle wax walba wuu awooda

  • @nonamenoface2957
    @nonamenoface2957 Жыл бұрын

    Asad garsoora daaacad ma tihid waa iney tar tamayaasha dhamaan kuu sinadaan allah ka cabso bro

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Жыл бұрын

    Qof aan illaahey iyo Rasuulkisa aqooni Love kama rabo.😎

  • @user-kd3cf3ix2m

    @user-kd3cf3ix2m

    Жыл бұрын

    ilaahey iyo rasulkiisa Ayaad views ku raadsanee qasaarada ku heysato weynaa Acuudubilaahi 👎🏻

  • @abdirahmansiat6

    @abdirahmansiat6

    Жыл бұрын

    Cabdoow waad edeb daranrahay Alle iyo Rasuulkiisa ciyaar magalaan iyo wax love laguraadsado

  • @Asina25

    @Asina25

    Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/o62YzMdpfbqtYcY.html

  • @khatimabirik4862
    @khatimabirik4862 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledgeble and the most shine of all Allah created is prophet Mohammad scw scw scw scw 🥰🥰🥰

  • @maryanibrahimadan9103

    @maryanibrahimadan9103

    Жыл бұрын

    Salallahu caleyhi wasalam ❤ ♥ ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Gilaawe
    @Gilaawe Жыл бұрын

    *PAYSII* HADAD IS DHAFISAY ISOO RAAC 😂😂😂😂😂✨⚡🛑

  • @mohaedits5217

    @mohaedits5217

    Жыл бұрын

    Haa wallaahi waan is dhaafi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qumangurey3471

    @qumangurey3471

    Жыл бұрын

    Paysii maba soogelin beenta dhaafa

  • @zainabali4731
    @zainabali4731 Жыл бұрын

    Asadoow #amiira la jirtee waa sidee🤛🤛 maad martida fartuun soo dhawaysidaa 🤔🤔

  • @yoonissiidii
    @yoonissiidii Жыл бұрын

    Asad runta marki laga hadlo fartuun ayaa guleysato balse waxan waa kutalagal

  • @yaxyemukhtar3083
    @yaxyemukhtar3083 Жыл бұрын

    Saan cadaalad ilama aha fartuun ayaa badisay. Ciyaarta waxaa wax lagu daraa markay labada qof bareejo yihiin.

  • @hafsaali8615

    @hafsaali8615

    Жыл бұрын

    Ee hore uga jwb en waqtigi uu ugu talo gly lama garin awal wilasha hora kama fahmi jirin sas oo ugu dara

  • @mushtaqhussein9612
    @mushtaqhussein9612 Жыл бұрын

    Alxamdulilah marwalba 🤲 Ramadan nabad alle hanugu gaarsiyo inshallah

  • @Bahj22
    @Bahj22 Жыл бұрын

    Kusaliya xabibkeena muxamad scw 💞❤️❤️❤️

  • @muwahibmuhumed-bw1hf

    @muwahibmuhumed-bw1hf

    Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @maryanibrahimadan9103

    @maryanibrahimadan9103

    Жыл бұрын

    Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mulkihassan43
    @mulkihassan43 Жыл бұрын

    Fartuun is the best woman ❤

  • @zakiahmed4134
    @zakiahmed4134 Жыл бұрын

    THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGEABLE AND THE MOST SHINE ALL ALLAH CREATED IS PROPHET MUHAMED SCW 💕💯

  • @princessaloora7911
    @princessaloora7911 Жыл бұрын

    Ciyaata dhan waa khalad ku celis weeye gabdhu iyadaa badisey inaad waxkle ku dartu ma ahyn😳

  • @axmettmoxed232
    @axmettmoxed232 Жыл бұрын

    Saan Cadalad Maaha Fartuun. Aaa Lajiray Waxan Lagu Darayo Waxay Ma Ciyar Dhamaty .! 💔😓

  • @nafisahassan9947
    @nafisahassan9947 Жыл бұрын

    Amiira saa ujeclahy ine gulesato lee farxadeda kahela masha Allah qalbiga kaimata ❤

  • @Asina25

    @Asina25

    Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/o62YzMdpfbqtYcY.html

  • @calixasanbarre4325
    @calixasanbarre4325 Жыл бұрын

    Asad hagio walaalkeyga qaaliga ah waxaan kaa codsanaa sawirkaaga oo derbiga ku dhegan inaad ka fujiso waayo nabigeena muxammad csw waa diiday xitaa gurigaas malaa 'ik masoo galeyso marka ka fuji guriga kheer hasoo galee waxaan rajeynaa iney fariinteyd ku soo gaartay 👍🙏👍

  • @mizamka
    @mizamka Жыл бұрын

    Asad eexasho cad ba kusameysay gabdhi awal hogaminaysay halke lagu arkay qof gulaystay o hadana tartanka lasiwadayo ayago dadka kale lodanen

  • @naimohusseinahmed1958
    @naimohusseinahmed1958 Жыл бұрын

    Xaq mahan ciyaartaan. Fartuun ayey aheyd qofka guuleysatay

  • @maamedamiin
    @maamedamiin Жыл бұрын

    Ciyaarta fartuun wee badise asadoow ama afaara malesia aawadaa sheeg gabadha wee cusbeed hadan tartanki ugu horeeyee waa ku sharaf xaqa xisaab gabadhaas uceli lacagta

  • @Gilaawe
    @Gilaawe Жыл бұрын

    *ASAD HAGIO MAALIN UUN WAD KU ISTAGI LUGAHAAGA WLLO INCHA ALLAH* 🥺🤕❤️🙏🔐. #teamgilaawe #Team27

  • @user-mq5rt4gt9g
    @user-mq5rt4gt9g Жыл бұрын

    Asadoow Fartuun baa ciyarta badisey xaqeyda halasiiyo sbbto ah Markey 5 iyo 2 ciyarta mareysey bee ahead ina gusha uqirtid gabadha balse ciyaarta waxaad lajirtey amira marka xaqdaro baa mesha kasocoto😔😔

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын

    Qofkii qoraalkan arka Alle Ramadaanka khayr haku gaadsiiyo insha allah❤️🤲

  • @AhmedNeymar362
    @AhmedNeymar362 Жыл бұрын

    Ramadanka allaah caafimaad hanagu gaarsiiyo❤

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259
    @sheikhaxmedsheikhmowliid7259 Жыл бұрын

    Next game :- afkaaga isku dil Yaa igu raacsan 🥰💯👍👍

  • @xalkjdnbxkskdndx

    @xalkjdnbxkskdndx

    Жыл бұрын

    😢

  • @maxamuudeey8128
    @maxamuudeey8128 Жыл бұрын

    Tan wa ay kafashilanty ebow m.a gbdha xijaban aya marka hore badisay kuwana kuwani ine sids isku xijaban wa iga waano iga gaarsii 🙏🙏🙏 ilah dartis

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 Жыл бұрын

    Ramadaan mubarik ❤️ Inta jacel ramadaanka isoo boqda

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 Жыл бұрын

    Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟

  • @muwahibmuhumed-bw1hf

    @muwahibmuhumed-bw1hf

    Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @maryanibrahimadan9103

    @maryanibrahimadan9103

    Жыл бұрын

    Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @maariya1238

    @maariya1238

    Жыл бұрын

    Scw

  • @hanaashafici7231
    @hanaashafici7231 Жыл бұрын

    Ciyarta fartuun ayaa badiday ina kudarto game ka sharciyadisa mahen asad amiro ayaad wadatay hambalyo amira

  • @2sma162

    @2sma162

    Жыл бұрын

    HA run baa shegaysaa amiro lajira sababto ma ogi

  • @ilyaazsalah3940

    @ilyaazsalah3940

    Жыл бұрын

    Xaqiiq

  • @diamondcali8695
    @diamondcali8695 Жыл бұрын

    Jcylku waa wax jira Asad waan kujclhay❤😭 koleey aduun inaan kuhelo wax dhici karo maaheee nolol qurxoon oo qiimo bdan sidaad jcshahay allha kuusameyo wllky Farxad aan dhamaan ayaan kuurajeynaa

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 Жыл бұрын

    Like saar hadaad isleheed amiira ugu hooseeyneyso😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Asina25

    @Asina25

    Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/o62YzMdpfbqtYcY.html

  • @malyunahmed8289

    @malyunahmed8289

    Жыл бұрын

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @Lakum100
    @Lakum100 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم

  • @mushtaaq2088

    @mushtaaq2088

    Жыл бұрын

    Scw scw

  • @sacdiyaabdullah7529
    @sacdiyaabdullah752910 ай бұрын

    Waxba lagama qabn karo Amira came back cadi aheyn sameysy m.a wlhi wan kula farxy team 27 wani jeclhy dhamntina ❤😂😂

  • @doosmuse7244
    @doosmuse7244 Жыл бұрын

    Runta hadii la sheego fartuun u qalantay wee dadaashay xisaabna Waa ku socotay 😊❤

  • @zhako4275
    @zhako4275 Жыл бұрын

    Ramadanta Alle cafimad qab ha inagu gaadhsiyo ❤️

  • @MOHADJ-sk7xz

    @MOHADJ-sk7xz

    Жыл бұрын

    Amin

  • @ayaanabdilaahi215
    @ayaanabdilaahi215 Жыл бұрын

    Wn ku frxsanhy Inan nqodo qofka ugu horeeya ee arka video Gan Hore u soco wll asad keep Goin👏💯👋

  • @seynabyusuf5537
    @seynabyusuf5537 Жыл бұрын

    Asad qof xaqiisa qof kale in lasiiyo waa qalad gabadha cusub ayaa laheyd lacata ayada badisa markii hore

  • @samiirbinu21
    @samiirbinu21 Жыл бұрын

    Never give up From zero to hero Weldone sister

  • @Asina25

    @Asina25

    Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/o62YzMdpfbqtYcY.html

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Жыл бұрын

    Lkn Lacgta Fartuun Ayaa U Xaq Lahyd Ciyaarta Markii Ay Dhammaden Ayaa Hadane Numbers Kale Kusii Dartay Asadow

  • @xasansalaad831
    @xasansalaad831 Жыл бұрын

    Gabadha cusub waad gaday🤣🤣🤣

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    Жыл бұрын

    Aad Iyo aad Iyo aad ayuu ugaaday ma aqaan amira ayuu la jeclaa inay badiso waligeed lama Arag oo ma dhicin Ciyaar lakala badiyay oo lagu daray wakhti in baraajo la noqdo mooyee

  • @t-tube7946
    @t-tube7946 Жыл бұрын

    Fartuun ba la rabay 😢 😭 😢 😭

  • @user-rn9nw4kj5i

    @user-rn9nw4kj5i

    Жыл бұрын

    Yeah 👍 me too

  • @muhdabdikadir4297
    @muhdabdikadir4297 Жыл бұрын

    Fartun could have won this game. Why add other numbers when they are not even draw. Rigged game in my opinion

  • @suhaybgiire7478
    @suhaybgiire7478 Жыл бұрын

    Albiitaraha Daacad Ha Noqdo Fawsia Quruxna Qalbigeeda Ilaali❤️

  • @ifraaxcartan6588
    @ifraaxcartan6588 Жыл бұрын

    Isiiso kusali nabiigeena scw 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘🙏

  • @ozzyofficial3396
    @ozzyofficial3396 Жыл бұрын

    Muhimada waa in aad commenti aqris u soo gashay 😅😂 like ta iska saar❤

  • @xaliimomaxamuud1422

    @xaliimomaxamuud1422

    Жыл бұрын

    Wow

  • @Asina25

    @Asina25

    Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/o62YzMdpfbqtYcY.html

  • @azmarboyamiincade4801
    @azmarboyamiincade4801 Жыл бұрын

    Wraa asadow gabadha ayadaa badisey qiyaanada daa mida kle ciyaar bareejo lee wax lagu daraa ma ahane ciyaar la badiye wax malagu daro✌️

  • @hafsahusseinhafsahussein9977
    @hafsahusseinhafsahussein9977 Жыл бұрын

    kusalli nqbigena mxmd scw

  • @Starbo130
    @Starbo130 Жыл бұрын

    1.3m coming soon inshallah legend always legend asad hagio

  • @Asina25

    @Asina25

    Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/o62YzMdpfbqtYcY.html

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Жыл бұрын

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @yaaziini

    @yaaziini

    Жыл бұрын

    scw scw scw keep going wll asad hagio i hope you good life

  • @abdullahihussein3808

    @abdullahihussein3808

    Жыл бұрын

    صل الله عليه وسلم

  • @xaawocabduqadir9054

    @xaawocabduqadir9054

    Жыл бұрын

    @@yaaziini Asad ma ahan tagereha Asad waye

  • @Hasey.7
    @Hasey.7 Жыл бұрын

    Lkn asad xaaq samey oo fawzia iyida naftirkeeda support wainad sisaad

  • @azadhazan4664
    @azadhazan4664 Жыл бұрын

    Gabar aan tirada aqoon ayaa ku Jirta wllhy 😂😂

  • @qadanabdillahi6744

    @qadanabdillahi6744

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 aniga garanaya 😂😂😂😂

  • @hibanigesod5418

    @hibanigesod5418

    Жыл бұрын

    Amiira😂😂

  • @maryamoruun1532

    @maryamoruun1532

    Жыл бұрын

    Mashquulka joojiya🤣🤣🤣🤣muuhimada waaa guusha 💪🤣🤣🤣🤣

  • @Malekmedia24_7
    @Malekmedia24_7 Жыл бұрын

    Gabdha mrada madow mr horey badisay xaqeeda sii

  • @cumarcaanka
    @cumarcaanka Жыл бұрын

    The best somali youtuber asadhajio

  • @xalaawimumin1337
    @xalaawimumin1337 Жыл бұрын

    Ciyaarta sida saxda ah Fartuun ayaa badisay gameka markuu draw yahay aya lagu Dara game qof badiyay see Loogu daray

  • @najiipkaape
    @najiipkaape Жыл бұрын

    Amiira filmka niyad kuma ciyaarayso ma soo qasabtey asadoow qaybta hore oo dhan 😂😂😂 asadoow gameka xaq ma ahan fartuun ayaa gulaysatey

  • @faaraxdheere7277
    @faaraxdheere7277 Жыл бұрын

    Asad gamekaan ku celis weeye cadaalad uma dhicin waxad ka waday illaahba naga og lkn amiira inad guusha la raadisay bay u eg tahay wan jeclahay muqaladaada wanan sababta aan ku dhalilayo ha iga moodin nacayb bro

  • @faafiyeofficialchannel1752
    @faafiyeofficialchannel1752 Жыл бұрын

    Asad Fartuun baa guusha Lahayd Cadaalad ma ahan

  • @fathixasan9168
    @fathixasan9168 Жыл бұрын

    Asad sidu hibda kuu siyay insha allha laxadkaga uu kuu siin doona wallka duco wcn 🤲

  • @tadic1094
    @tadic1094 Жыл бұрын

    Keep going broski

  • @maryanbarre-jp2pt
    @maryanbarre-jp2pt Жыл бұрын

    Tim 27 wlhi wa Idin wada wa idin jeclahay allaha idin xafido❤❤❤💯💯

  • @jeerapoi7387
    @jeerapoi7387 Жыл бұрын

    Number one somali youtuber

  • @zamzammohamed3764
    @zamzammohamed3764 Жыл бұрын

    Asad waa qaladay waxaa badisay fartuun lkn waxaa kudartay ugaas maxaa dhcay 🎉🎉

  • @zaagidachannel3274
    @zaagidachannel3274 Жыл бұрын

    Mnshallh team 27 Alle ha idin daayo waliba aadban idin tageera Asad hagio ❤ King ceyda❤ Omer big fan❤ Imk❤ Fadil dum dum❤ Opera❤ Arman Arimahena ❤ Love U all

  • @Asina25

    @Asina25

    Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/o62YzMdpfbqtYcY.html

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯

  • @fqrxiyoxasan2002

    @fqrxiyoxasan2002

    Жыл бұрын

    Salalaahu caleyhi wasalm

  • @ronaldo-et1rl

    @ronaldo-et1rl

    Жыл бұрын

    Insha alaah mar walbo waxn jeclhy

  • @zakituwanti1725

    @zakituwanti1725

    Жыл бұрын

    Scw

  • @abdasiishassan8480

    @abdasiishassan8480

    Жыл бұрын

    scw

  • @asiilamuudey6882

    @asiilamuudey6882

    Жыл бұрын

    Cadaalad ma ahan amiiro aad u hiilisay qaraabaysi aad garab kh siisay

  • @abdifatahh.mahmoud5943
    @abdifatahh.mahmoud5943 Жыл бұрын

    Hablaha Wllhi Waa The BEST Part 2 HABLAHA Mansha ALLAH

  • @suldaanaxmed689
    @suldaanaxmed689 Жыл бұрын

    Waa cadalad daro weyn wlhi maso barejeyne kulaha kudaree sorry fartuun xageena ada guuleystay

  • @abdiqadar2640
    @abdiqadar2640 Жыл бұрын

    Game ka habarhabarteey ka dhaaaf ninyahow ciyaaarta waxaaa badasay fartun awal ma adan ku dari jirin hadaa ku dareee

  • @mumtahaafyare8070
    @mumtahaafyare8070 Жыл бұрын

    Keep goin brother

  • @Asina25

    @Asina25

    Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/o62YzMdpfbqtYcY.html

  • @fardowsocilmi
    @fardowsocilmi Жыл бұрын

    Legend is not two asad keep going🥰

  • @innaxaajih9436
    @innaxaajih9436 Жыл бұрын

    fikirkyga ah.intaa ugu so tala gashy ciyaarta oo kliya hlgu ciyaaro mrki extra lagu daraayo wa marka bareeja la yhy.adoo guleysty halaga gulysto hdana xanuun wye.keep going asad wllo

  • @abaadirguulwade1288
    @abaadirguulwade1288 Жыл бұрын

    Khiyaano weeyn ayaa dhacday saasna xaq ma ahan gabarta fartuun ayaa guulaystay in extra lugu daro xaq ma ahan Allah kabaqa.

  • @faraxsulub2634
    @faraxsulub2634 Жыл бұрын

    Waar asadow si ayaad amiira utageraysaa maistiri 😂

  • @zahramukhtarsalah43
    @zahramukhtarsalah43 Жыл бұрын

    Mash Allah 🥰🥰

  • @hassanrahima1092
    @hassanrahima10929 ай бұрын

    ومن يتوكل على الله فهو حسبه😊

  • @sumeyamaxamedmaxamed6250
    @sumeyamaxamedmaxamed6250 Жыл бұрын

    Mashallah abowe Allah hakubaraqeyo Asad hajio ilahey hakuxafidho aduun iyo akhiraba

  • @wealth3498
    @wealth3498 Жыл бұрын

    The Come Back is Complete 😁🥶✊🏻

  • @sakariyecabdiqadir-vo5qe

    @sakariyecabdiqadir-vo5qe

    Жыл бұрын

    Asadow Amira la jirtat

  • @bbenai

    @bbenai

    Жыл бұрын

    Haaa Wlhi asad Taas walaga daremay cwa

  • @haqabtireshoppingcentre1918
    @haqabtireshoppingcentre1918 Жыл бұрын

    😄😄 gapadhaha waapa qosol miiran sadexdoda 1number wada shagayan ayaga dhan tirada lama socdan

  • @khadramohamoud5543
    @khadramohamoud5543 Жыл бұрын

    Asad waa khalad gabadha fartuunba xaq uleh waayo ciyaarahagii horeba extra kumad darijirin, bareejana May ahayn

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Жыл бұрын

    Asad gemkan qas waye aamira lajirtay unuga dooda kaqabnaa 😭😂😂😂😂😂

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    Жыл бұрын

    Aad Iyo aad Iyo aad wll Intaa kusoo wada qora comment ga Asad Waa Nin fans kiisa uqabsooma oo hadalkooda maqlee sababtoo ah already ciyaartu way dhamaatay waxaana badisay gabadha cusub waligeed ma dhicin Ciyaar dhamaatay oo lagu daray ma aqaan sababta uu amiira ula jeclaaday inay badiso

  • @Xaawo_sharaf262

    @Xaawo_sharaf262

    Жыл бұрын

    @@wehelashaq3368 wilisha markey bareji eyihiin wuka la sasri jiray hadi la dhih laha ayaga ne barejo waye an kala saro wa hadal macqul lkn inu dhaho kamoon amiira ada ku wataa gemki na dhahmaday inu wx kle kuso daro taasi wa cadala daro team 27 hadanhy qalad bu nagalay😂😒

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    Жыл бұрын

    @@Xaawo_sharaf262 sax wll 100% Waa sidaa aad sheegtay cadaalad darro cad weeye gabadhuna maadaama ay cusub tahay way adagtahay inay doodo ama xageeda dhacdato oo dhahdo jooji see ugu daree Waaban dhameeyey ciyaartuna way dhamaataye way xishootay 😢

  • @Xaawo_sharaf262

    @Xaawo_sharaf262

    Жыл бұрын

    @@wehelashaq3368 really waka xumahy wlhi fartuun gusha ayada lahedi 🥺 asad hagio hadu cominti aqrinayo hanaga so garbaxo san xaq ma aha

  • @salmonuur8799

    @salmonuur8799

    Жыл бұрын

    Balse ayagaaa isku raacay in lagu daro ee negative jojiya

  • @cabdiraxmantoxow4934
    @cabdiraxmantoxow4934 Жыл бұрын

    Ramadanka alaha nabad nagu garsiyo🥰🥰

  • @abdullahiabdi6827
    @abdullahiabdi6827 Жыл бұрын

    Asad Hagio, Ramadhaan kareeem, To all your fans,

  • @zamiabeautyandcooking6632
    @zamiabeautyandcooking6632 Жыл бұрын

    M.a fartun happy best woman

  • @boqradasanada7123
    @boqradasanada7123 Жыл бұрын

    Masha allah 🥰🥰🥰❤❤❤

  • @Faraxzan1234
    @Faraxzan1234 Жыл бұрын

    Masha Allah fartuun waa nasiibkii Oo qof ah🥰

  • @suldaanaxmed689
    @suldaanaxmed689 Жыл бұрын

    Jiis jano magalo so xasiustay gabar dhibcaha hogamineysa ayuu hoos udhigay hadana yiri waakugu dara heblayo maso bareejeynee😂😂😂😂

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Жыл бұрын

    Keep going my brother asad hagio

  • @zakizubeirchannel3101
    @zakizubeirchannel3101 Жыл бұрын

    Asad hagio qofka ugu horeyo ayaan ahay legend waan kusalaamey waan ku taageeraa zxp guuleyso

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 Жыл бұрын

    Sidan qalad baan u arkaa Asad gabadha martida ah markay badisay inaad wax kudarto maahayn sababtoo ah haddii draw lagalo isku dhibco lanoqdo Waa Caadi kudar Lkn already qof hadduu badiyo Waa qalad Inaad Ciyaarta extra time kudarto waxay lamid tahay Ciyaar Laba kooxood udhaxaysa oo 90 kii Marka lagaadhay ayadoo Koox goolal leedahay oo lakala badiyay extra time lagu daro lama Arag waligeed ma aqaan amira maad guusha la raadinaysay

Келесі