SHEEG NAMBARKA MEESHA KU QORAN NASIIB LAMA DHIHI KARO WAXAAN hhh ILA FIIRI 25DOLLAR QAADO

Пікірлер: 1 200

  • @qaacsheofficial6289
    @qaacsheofficial6289 Жыл бұрын

    1 Million gaadhsiiya saliga nabiga SCW SCW SCW❤❤❤

  • @sacdiyodiiriye644

    @sacdiyodiiriye644

    Жыл бұрын

    Scw scw❤ ❤

  • @xaawocabdi8049

    @xaawocabdi8049

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️💯💯💯💯💯💯💯

  • @maryamoruun1532

    @maryamoruun1532

    Жыл бұрын

    Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu

  • @nuurtobarowibraahim

    @nuurtobarowibraahim

    Жыл бұрын

    Sallalaahu caleyhim wasalam

  • @hanicanshuur9689

    @hanicanshuur9689

    Жыл бұрын

    Sallalaahu caleyhii wasalam

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Жыл бұрын

    Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @zuhraaahmad5124

    @zuhraaahmad5124

    Жыл бұрын

    Aaameen

  • @foosiyomohamed4099

    @foosiyomohamed4099

    Жыл бұрын

    آمين

  • @maryamoruun1532

    @maryamoruun1532

    Жыл бұрын

    Aaaamiin yaarabi 🤲 rabiyoow

  • @fatoumabachirfatoumabachir2023

    @fatoumabachirfatoumabachir2023

    Жыл бұрын

    King brother

  • @Gilaawe
    @Gilaawe Жыл бұрын

    PAYSII HADAD IS DHAFISAY LIKE ISAAR 😂😂😂🌀

  • @HasanHasan-wl9xt

    @HasanHasan-wl9xt

    Жыл бұрын

    Waba Nacay PAYSI Wlhi marwalba wa is dhafiya😅

  • @sihaamcabdi1065

    @sihaamcabdi1065

    Жыл бұрын

    Wllhi waa necbahay

  • @maryanabdulkadir6279

    @maryanabdulkadir6279

    Жыл бұрын

    😂😁Same

  • @mulkizaylax9982

    @mulkizaylax9982

    Жыл бұрын

    waa dhip saday paysii video ga dartii u dhaafi rawaa🤣

  • @abdirahmansiat6

    @abdirahmansiat6

    Жыл бұрын

    Moalimo what a come back😅😅

  • @abuukarcaanaakpio2092
    @abuukarcaanaakpio2092 Жыл бұрын

    Macamiluu come back🔥 But is not complete💔😭 Ceyda lucky man man🔥

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Жыл бұрын

    wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰

  • @1LAMINE_1

    @1LAMINE_1

    Жыл бұрын

    اللهم صلِّى و سلم على نبينا محمد 🌹ﷺ🌹 🌹اللهم ﷺﷺﷺ🌹  🌹صل ﷺﷺﷺ🌹   🌹وسلمﷺﷺﷺ🌹    🌹على ﷺﷺﷺ🌹     🌹نبينا ﷺﷺﷺ🌹      🌹محمدﷺﷺﷺ🌹

  • @zeinabibrahim6080

    @zeinabibrahim6080

    Жыл бұрын

    Scw

  • @1LAMINE_1

    @1LAMINE_1

    Жыл бұрын

    @@zeinabibrahim6080 صلى الله عليه وسلم

  • @munanasir6432

    @munanasir6432

    Жыл бұрын

    Scw

  • @ubaama

    @ubaama

    Жыл бұрын

    Asc. Zxp yaal 2k igu cumaamada

  • @amiindhere606
    @amiindhere606 Жыл бұрын

    ❤Masha allaah❤king ceyda❤waxba Malaga qabankaro waan ku wadaa Asad waxa laga Raba awaal marin weyn madaama barmaamijkaga 💯 💯 markasta guuleysto Nasiib looga Farxada❤badan king ceyda waan in aad xaflad u qabadaa oo a waal marisaa hadey Mac quul tahay ismuujiya inta taagerasha king❤ceyda waxa ku leyahay nolaa inta nolol jirta waliga❤Faraxsanow❤wll qaaali❤

  • @maryanabdirahman8356

    @maryanabdirahman8356

    Жыл бұрын

    Haa warun wainauqawata m.a waye ceyda

  • @maryamomaxamuud8993

    @maryamomaxamuud8993

    Жыл бұрын

    Wlhi wu mudanyahy King ceyda in xaflad lo dhigo ada ayan u jeclhy walkey guleyso waliga

  • @gudoabdullahi8306

    @gudoabdullahi8306

    Жыл бұрын

    king ceyda lucky boy ❤❤❤

  • @user-qm4sl9eh7j

    @user-qm4sl9eh7j

    Жыл бұрын

    Sido klo ceydaa kuwataa the legend I hope Asad inu kusiiyo awaal mareen wayn

  • @hamseomer5539
    @hamseomer5539 Жыл бұрын

    Qofki ugu fiicna uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta ficna, uguna naxariista badna, uguna udgoona, uguna dulqadka badna Rabbi inta uu aburey waa nebi Muhammad Scw❤❤

  • @amiindhere606

    @amiindhere606

    Жыл бұрын

    Masha allaah waaa Runtaaa❤️waxa nasiib❤️ leh Qofkii❤️arkay❤️Allow intii❤️ jaceyl❤️Nabi❤️ Maxamed❤️Nabad❤️galyo iyo❤️Naxariis❤️karkiisa ahaado aragtidiisa mar un arka Riyadowda Rumey❤️❤️ ❤️❤️Yaaaaaa ❤️❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ❤️❤️Raaaabi❤️❤️insha allaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cismaandaacad381

    @cismaandaacad381

    Жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @shukricqaadir

    @shukricqaadir

    Жыл бұрын

    Scw

  • @Baabulaahi-maftuux
    @Baabulaahi-maftuux Жыл бұрын

    Ha dhaafiin nabi maxamed scw ❤

  • @nasrudin1200-xb2yy

    @nasrudin1200-xb2yy

    Жыл бұрын

    🥰

  • @sahrujkilwe9028

    @sahrujkilwe9028

    Жыл бұрын

    Salalaahu calayhi wasallam

  • @istarxuseen6249

    @istarxuseen6249

    Жыл бұрын

    Scwcscw scw😍😍

  • @mccofficial133
    @mccofficial133 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet ﷺ ﷺ ❤ ❤ 🕋🕋

  • @legendwariiri3350
    @legendwariiri3350 Жыл бұрын

    Inta paysii is dhaafisay like 👍 saar 😂🤣

  • @iqramohamedhassan2928
    @iqramohamedhassan2928 Жыл бұрын

    Asadow kign ceyda waxa iweydiine inuu wx kasto saan ku yahay calashan xaga nasiibka uu ku fcnhy masha allah wllky isha biniaadamka allah kaa qabto 🤲🤲👋

  • @aizhadiamond7561

    @aizhadiamond7561

    Жыл бұрын

    ceyda sido kle waaa dadka maskaxda leh masha allah yarantisa garanaye

  • @cabkajanagale682

    @cabkajanagale682

    Жыл бұрын

    ​@@aizhadiamond7561 kkkkkkii

  • @zakariyesaahid
    @zakariyesaahid Жыл бұрын

    The person ever the most knowledgeable and the most shine ✨️ all created prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم ❤️♥️🕋🕋

  • @queenmuna-8365

    @queenmuna-8365

    Жыл бұрын

    Scw

  • @maryamoruun1532

    @maryamoruun1532

    Жыл бұрын

    Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 Жыл бұрын

    *The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet* ﷺ ﷺ ❤ ❤ 🕋🕋

  • @Asadhagio27199
    @Asadhagio27199 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم

  • @najanournajaxnalka6009

    @najanournajaxnalka6009

    Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @sacdiyoabdi

    @sacdiyoabdi

    Жыл бұрын

    Nasiib le iskadheh

  • @cabdiraxmanmaxamed4981

    @cabdiraxmanmaxamed4981

    Жыл бұрын

    Scw

  • @faadumoabdikiriin5482

    @faadumoabdikiriin5482

    Жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @ubaama

    @ubaama

    Жыл бұрын

    Zxp yal 2k ugu cumaamada

  • @ayanaden7651
    @ayanaden7651 Жыл бұрын

    Ceyda is so clever manshallah keep going brother

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO Жыл бұрын

    Inta ila aragtay in labada barnaamij hal mar la wada duubay like saar😂😂😂😂🙌🙌

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    Жыл бұрын

    Labadee barnaamij? Mid unbaan anagu hadda daawanaye adi xageed kakale ka daawatay?

  • @cabdicasiisfuaad7138

    @cabdicasiisfuaad7138

    Жыл бұрын

    @@wehelashaq3368 ᴋᴀɴ ᴋɪɪ.ᴋᴀ ʜᴏʀᴇᴇʏᴇʏ ᴡᴇʏᴇʜ

  • @suusan3770

    @suusan3770

    Жыл бұрын

    @@wehelashaq3368 kii xalay iyo kan

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    Жыл бұрын

    @@cabdicasiisfuaad7138 Haa ok dharka miyaa ugu malayseen

  • @sumayo22siman24

    @sumayo22siman24

    Жыл бұрын

    @@wehelashaq3368 dhrka ka dremoonaa😂

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Жыл бұрын

    Gabar kasta iyo wiil kasta oo oo arka nolol frxad leh ku rajeynaya aakhirana jano wll ❤

  • @nafiisaismail6604

    @nafiisaismail6604

    Жыл бұрын

    Ameen ameen sido kale adigana wll❤

  • @zalmanapdi9290

    @zalmanapdi9290

    Жыл бұрын

    Amiin thanks bro Sido kle

  • @marryme4690
    @marryme4690 Жыл бұрын

    Macalimu What a Come back😳😂 Lucky Boy❤ Manta dhan Wanii sheegaye Numberkas Waya ku haye😂 waa Xiiqay😂

  • @zakiabdy4666

    @zakiabdy4666

    Жыл бұрын

    Ok , I will do😂✌📎

  • @marryme4690

    @marryme4690

    Жыл бұрын

    @@zakiabdy4666 Try😂😂😂

  • @zamzammohamatt2611
    @zamzammohamatt2611 Жыл бұрын

    Macalimo what a comeback but no luck 🤞 macalimo another game come on Ceyda lucky boy congratulations 👏

  • @najmacawil9216
    @najmacawil9216 Жыл бұрын

    Ceyda is a lucky boy manshallah👏👏

  • @user-nm8jb7ee5v

    @user-nm8jb7ee5v

    Жыл бұрын

    😇😇😇🥰

  • @haniabdi3454
    @haniabdi3454 Жыл бұрын

    Gemka ceyda dartiisa ayn u daawada keep going waxa tahay wiil aad u dagan guul wacan markasta bro🙏👏

  • @degeninajibriil

    @degeninajibriil

    Жыл бұрын

    Wlhi anba cayda jeclahy

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259
    @sheikhaxmedsheikhmowliid7259 Жыл бұрын

    What a come back 😯😯🤗🤗 What a winner 🎁 Congratulations king ceyda for your succeed , he is always in the victory ❣💯💚😎🎊🎊🎊🎊

  • @munaadan6060
    @munaadan6060 Жыл бұрын

    Nasiibkiisa ayaa nasiib dhafy cryda waxsn umalynaa sidaan ka arky inuu basri uyhy walidkiisa khasatan Mama da wayo qof baariya ayaa nasiib bdn noolow wallky cimri dheer oyo cafimad iyo cibaado suubn Jadan beenka sheegyna reply izo gal afigana wanku slamy wallky asad iyo dhamaan team27 ❤❤sharafiyo krmo kunoolda inty nolol jirto ❤❤❤😊

  • @najaxbaashe8546
    @najaxbaashe8546 Жыл бұрын

    Mocalimuu what a comeback wakuwataa legendow😂

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Жыл бұрын

    [ ] Midka la xanuujiyo samir🤕 [ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊 [ ] Midka habeenkii oyayow😥 [ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯

  • @sidiiqfarxaan
    @sidiiqfarxaan Жыл бұрын

    Aniga iyo adiga akhrinaaya qoraalkan Ku Sali Mohamed Salalaahu cayeyhi wasalam ❤️

  • @team.27-fan
    @team.27-fan Жыл бұрын

    king ceyda nin kaliya ee aan team 27 ka taageeroH mr lucky poy💥keep going💥nasiip+maskax💥

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын

    Wakhti ma u helaysa saliga Nebiga (scw).❤️❤️🕋🕋

  • @jibaaxogamer225

    @jibaaxogamer225

    Жыл бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @mulkiyusuf7568

    @mulkiyusuf7568

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @SomaliChanel

    @SomaliChanel

    Жыл бұрын

    Salllahu calyhi wasalm

  • @UINTED
    @UINTED Жыл бұрын

    Coming soon Ramadaan🌇 Allah Nabad Nagu Qarsiiyo🤲

  • @amlaclaahi4674

    @amlaclaahi4674

    Жыл бұрын

    AAMIIN 🤲🤲

  • @fardowsomohamed8951

    @fardowsomohamed8951

    Жыл бұрын

    Aaamiin yaarabi

  • @SamiaAHMED14
    @SamiaAHMED14 Жыл бұрын

    Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nurtayussuf8774
    @nurtayussuf8774 Жыл бұрын

    Am so happy for macalimu what a come back🥳😂👍

  • @otto7106

    @otto7106

    Жыл бұрын

    Adi maanta dhan come back aa sugaayey wa iqalday come back waamarka tiradaada wax laguu dhaafiyo

  • @bashirmohan1510

    @bashirmohan1510

    Жыл бұрын

    ​@@otto7106 😂😂😂💔

  • @caashocdey-4447

    @caashocdey-4447

    Жыл бұрын

    ​@@bashirmohan1510 Youare

  • @Canada.143
    @Canada.143 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @saapirinabdirahman5731
    @saapirinabdirahman5731 Жыл бұрын

    Asc dhaman team 27 wxan ku faraxsanahay in aan noqdo number one Farxad igu nolada wallalahey wxan idinka so salamaya degmada holwadaag♥️

  • @fardowsamohaz6087
    @fardowsamohaz6087 Жыл бұрын

    Ceyda isn't easy 🥰

  • @dekaadan466
    @dekaadan466 Жыл бұрын

    When maalimow is happy we are happy 😊

  • @najaxxasan1442
    @najaxxasan1442 Жыл бұрын

    Ceyda👑 ducada Hooyadis❤🙌aya La socota sabbto ah baari🥺❤ayu u yahy dhinaca Hooooooyo👸❤😭 mcn💝

  • @mohamet35

    @mohamet35

    Жыл бұрын

    Mxd adigu ugu noqnweydy

  • @barkadyacinfatouma1138

    @barkadyacinfatouma1138

    Жыл бұрын

    King ceyda🤴Lucky man waa runta ducada hooyadi ayaa la socota waa wiil dacada ❤❤❤❤

  • @abdirahmanmohamed2633
    @abdirahmanmohamed2633 Жыл бұрын

    Wlhii niinka ceyda tactique ayu ku ciyaraya iyo nasiib iyo xisaab intaba ilahay maskaxdisa ha uu siyaadiyo M.A congratulation men 🎉

  • @rihaamahmed6288
    @rihaamahmed6288 Жыл бұрын

    Ceyda waa nasiibkii oo qof ah masha allah

  • @raxmiita8r384
    @raxmiita8r384 Жыл бұрын

    Nasiib waye ceyda hambalyo hambalyo is ku mid ayaanhay wan idin jeclahay dhamaantinA one love 🥰❤️❤️

  • @asmamukte3217
    @asmamukte3217 Жыл бұрын

    Inshallah i see you all muslim brothers and sisters in jannah🥰😇

  • @sabrinapaelove4295
    @sabrinapaelove4295 Жыл бұрын

    Asc team 27 marka hore🙏😍 Wlhi salaadii cishe ayaan kasoo baxay san u daawado video an ku xisbtamo haben wlba sida musasal cml baa ula socdaa video yadaada bowe asad Marka wan niyeeystay inaan ku duceeyo wll ilhy haku caafio ilhy wxn ka baryayaa mar walba in uu lixaadkaga kusoo celiyo wlky mar walba wan kuu deceeya an ku arko walhi farxadaada wan jeclhy ilhy haku caafio amiin amiin Rabiyoow wan weeso qabaa adan kuu sajuuda rabiyoow raxmanoow asad lixaadkiisa u soo celi waad awoodaye ilhow ducadeyda io rajadeyda ha iga baabin allow asad oo lugihiisa ku taagan itus ilhow rabiyoow wan ku baryaaya cfimaadkiisa asad u siyaadi Noloshada iney waligeed qurux kuu ahaato ayan rajaynayaa wll wad salaaman thy😍🙏❤

  • @nafisaismacil-gb1fg
    @nafisaismacil-gb1fg Жыл бұрын

    Ceyda father of lucky big support😎

  • @haliimotawane6686
    @haliimotawane6686 Жыл бұрын

    Mansha alah dhaha king 🤴 cayda fariid waaye walahi wilka ha foodeey nina ♥

  • @kaltuunabdirahmaan5696
    @kaltuunabdirahmaan5696 Жыл бұрын

    Walahi cada hooyo ayaa uducasau mida labaad qof ku haduu salaada tukado waxaba kamahalaabaayal😍

  • @Mustafeilkacase
    @Mustafeilkacase Жыл бұрын

    Ilaahow Ramadaan Nabad Iyo Nolol Nagu Gaarsii 🤲🤲❤❤

  • @funnygirl8993

    @funnygirl8993

    Жыл бұрын

    Illahow amiin allahuma amiin allahuma amiin allahuma amiin

  • @SomaliChanel

    @SomaliChanel

    Жыл бұрын

    Aaamin yaa rabi

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 Жыл бұрын

    Majecli in ceeyda Laga badiyo marwalba guul ceeyda walalkey Masha Allah ceeyda waa nasiiblow waa qalbi nadiif

  • @khatimabirik4862
    @khatimabirik4862 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledgeble and the most shine of all Allah created is prophet Mohammad scw scw scw 🥰🥰🥰

  • @FaysalAbdiqadir11
    @FaysalAbdiqadir11 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is prophet Mohammed scw

  • @aishashaur2367
    @aishashaur2367 Жыл бұрын

    Cawa arsenal come back sameyse iyo macalimow oo come back sameye cawa waxba mesha kadhacy😂😂

  • @rueidamohamed2303

    @rueidamohamed2303

    Жыл бұрын

    Tnx girl inaa video sii firsado comment tigan kadanbese inuu kusi badiyo sii rabay come back gas like arsenal 😂😂😂

  • @Abdaapoi123
    @Abdaapoi123 Жыл бұрын

    اللهم بلغنا رمضان ❤❤❤❤

  • @rizh1413

    @rizh1413

    Жыл бұрын

    Ameen 🤲🏼

  • @foosiyomohamed4099

    @foosiyomohamed4099

    Жыл бұрын

    آمين

  • @ridwaanabdi1870

    @ridwaanabdi1870

    Жыл бұрын

    Ammin

  • @xamdifarxaanciise3710
    @xamdifarxaanciise3710 Жыл бұрын

    Laki boy wa hal waana cayda boskaas cid kale ma caririn karto🤣💖

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 Жыл бұрын

    What a can back ❤👏4⃣ macalimoa 💛 he is deserve win sory my pro 😫

  • @kingAman851

    @kingAman851

    Жыл бұрын

    What a comeback 😳

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Жыл бұрын

    Qaf aan team 27 ahay like 👍 iima saari karo 😅 Asad Hagio🔥

  • @zainabmoha4517
    @zainabmoha4517 Жыл бұрын

    Masha allah king cayda lucky man 👨 🙏 ❤ Macalimow what a come back

  • @ridhwanmoha1010
    @ridhwanmoha1010 Жыл бұрын

    Luck boy goul lesso mar walbo bro anaga oodhan ayaan rajeenaa ramadanka io kiisa kale ilaahay caafimad inuu nugaarsiyo Aamin

  • @enjoynow9748
    @enjoynow9748 Жыл бұрын

    KEEP GOING TALENT MAN.

  • @juweriamohamed1987
    @juweriamohamed1987 Жыл бұрын

    Inta paysii dhafisay ❤😂

  • @najmaapdalla7215

    @najmaapdalla7215

    Жыл бұрын

    😂😂😂ani

  • @abdihaji3655
    @abdihaji3655 Жыл бұрын

    Asc Ramadan ayaaa soodhow Aan iscafino wallaalyal asad iyo teamkisa wan idin salamy

  • @shukriabdigureey5515
    @shukriabdigureey5515 Жыл бұрын

    M,A KING Ceyda waa wilka team 27 UGU nasiibka badan cos Game uu Ka qeyb Galay Waa wilka kaliya mar wlba ugu nasiibka bdn wlhi Ceyda Tuu allah Calafkeda Ka dhigo Nasiibkii Oo qof ah Uu alle siyay Ilxun Allah kuma tuso wllkei ceydaruus🤴❤️

  • @Nasiib-moha8
    @Nasiib-moha8 Жыл бұрын

    never give up macalimow tusaale fiican 0 to 4 🎉mashallah lakin cayda hooyadi ba usoo duceysay duco waalid le waye ❤

  • @basrobulle9094

    @basrobulle9094

    Жыл бұрын

    Yahabaran inkara qabtaye😂😊

  • @gmuu3465

    @gmuu3465

    Жыл бұрын

    @@basrobulle9094 😂😂

  • @Nasiib-moha8

    @Nasiib-moha8

    Жыл бұрын

    @@basrobulle9094 😂cidi ma habaarna lakin wiilka duco aa ka soo cardeysa baari waaye an u malena nasiib lama oran kare wxas mashallah mugoo

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 Жыл бұрын

    90+ayuu ka dhaliyayyyyyy🤣🙏❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Жыл бұрын

    Four legends always legends keeps goings asad hajio and king ceyda and salah and macalimow another's levels number ♥️💯💯👍💪

  • @Cabdisamed12345
    @Cabdisamed12345 Жыл бұрын

    Hadaad muuqaalkan caafimaad kudaawanayso like isaar waalo

  • @aweysmaxamedamiin6462

    @aweysmaxamedamiin6462

    Жыл бұрын

    Alxmdulillaaaah

  • @lajecleydaxafada1682
    @lajecleydaxafada1682 Жыл бұрын

    Masha allah dhaha wiilka nasibiisa ku heley alxm❤

  • @fartuunsandheere6720
    @fartuunsandheere6720 Жыл бұрын

    Teamkaan waan jeclahy lkn ilahy amarkiis caydaan uugu jeclahy Keep going brother Dhamaantiin waan idin taageeraa

  • @shadiyakayse9184
    @shadiyakayse9184 Жыл бұрын

    Coming soon Ramadan 🥺♥️

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile188 Жыл бұрын

    Waa nasiib maasha allaah keep going legend ceyda

  • @xamdaumal2843
    @xamdaumal2843 Жыл бұрын

    inta ceyda guushiina jecel☝️

  • @anzalhussein4384
    @anzalhussein4384 Жыл бұрын

    Mashaallah, illaheey isha binaadamka hakaa qabto

  • @asmaibrahim5225
    @asmaibrahim5225 Жыл бұрын

    What a come back😂❤️

  • @aishacumar
    @aishacumar Жыл бұрын

    Waxa is laha ada u horeyo 1.24k iGa horeyso Mzha allh hormar wacan asadkena ❤️❤️👑🦁our hero 👑

  • @hawoahmedbashiir-xm5wh
    @hawoahmedbashiir-xm5wh Жыл бұрын

    Masha Allah ❣️❣️❣️

  • @realog2022
    @realog2022 Жыл бұрын

    Inta paysii iska bootiso ismuujiya 👇👍🙏

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Жыл бұрын

    Qof aan team 27 katirsannee like iima saaari karo ❤️🙏🏻🙏🏻🙏🏻😂

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledgeable able and the most shine all created prophet Muhammad sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤

  • @qalbiuroonizmail2495
    @qalbiuroonizmail2495 Жыл бұрын

    King ceyda keep going brother you deserve it 🤙

  • @fadumocadey8097
    @fadumocadey8097 Жыл бұрын

    mashallha Ceyda❤mashallha dhaha wiilka noolaw ❤

  • @ramloosman2799
    @ramloosman2799 Жыл бұрын

    Ceyda cadi mahan m.a nasiib+maskax❤️👌

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Жыл бұрын

    Masha Allah keep going 🥰🥰🥰❤️❤️❤️

  • @caynimaxamed3824
    @caynimaxamed3824 Жыл бұрын

    Wall ASAD masha Allah dheh wax kasta Oo wanagsan mashallah aya ladhaha🙏🙏🙏🙏

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Жыл бұрын

    Maashaa allaah macalimo come back caadiya buu sameeyay ani asagaan watay maadaama dhibco badnaa

  • @munoc.raxmaan-ry2kn
    @munoc.raxmaan-ry2kn Жыл бұрын

    Ceyda Waa lucky boy 👑🥰DarTaa U dawaDaa TageeRo Buuxo From CeYda❤️

  • @cabdullahinuunow1666
    @cabdullahinuunow1666 Жыл бұрын

    Macalimow very humble man

  • @xurmobadan5734
    @xurmobadan5734 Жыл бұрын

    Sawirka Asad Hajio markaan shalay Mogadishu Ku arkay AAD u farxay wllhi 😘🥰♥️♥️ guuleyso waligaa wllkeyga qaaaliga ♥️♥️♥️

  • @user-zh6cz3uy7v
    @user-zh6cz3uy7v Жыл бұрын

    ceeda waxaa waaye dadka nasiibkooda fiican maasha alaah

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Жыл бұрын

    Maasha allaha 🥰🥰❤❤👍

  • @cristianoronaldo-of1ys
    @cristianoronaldo-of1ys Жыл бұрын

    Most beautiful vedio asad hagio hero of KZread keep 🆙💚💚

  • @MuslimahTiktok
    @MuslimahTiktok Жыл бұрын

    Allahumma barik feek.

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Жыл бұрын

    Ramadaan is coming soon Insha Allah ❤️

  • @cadeynuuni5851
    @cadeynuuni5851 Жыл бұрын

    Asadoo qaybta wiilasha kaa sugeenay aaway 😍❤❤✌

  • @saabiriininafarah6839
    @saabiriininafarah6839 Жыл бұрын

    Keep going my brother Asad hagio 🥰

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Жыл бұрын

    My brother asad hagio keep going team 27

  • @hudaismail5193
    @hudaismail5193 Жыл бұрын

    Ceyda you are very lucky mashallah asad xamasad dartii ayuu samuuradi uu tuuray

  • @abdiwahabhusseinmohamedmra2136
    @abdiwahabhusseinmohamedmra2136 Жыл бұрын

    Inta paysii is dhaafisay like ii saar 🥰😜🥰😄

  • @kingbdai6894
    @kingbdai6894 Жыл бұрын

    Qibrad + nasiib 🎉hambalyo my boy inkastoon macalinow aan watey well done comeback aan inaba caadi ahayn

  • @fardousarobleh3932
    @fardousarobleh3932 Жыл бұрын

    Waaaa nasib ficnyhy Masha Allh wllky Horee uu soco ceyda

  • @abdikadirmoha8882
    @abdikadirmoha8882 Жыл бұрын

    Inta aan ku caajisin muqalada team 27 👍👍👍👍👍❤❤❤❤

  • @mohaabdalla2192
    @mohaabdalla2192 Жыл бұрын

    Goat wa ceyda 🐐🇸🇴

  • @hiboomar8597
    @hiboomar8597 Жыл бұрын

    Maasha Allah 🥰🥰❤👍👍

  • @Hamdasry
    @Hamdasry Жыл бұрын

    Come back cadi eheen big fun macalimo 🔥👑

Келесі