CHALLENGE CUSUB || DHARBAAXADDA HA WAREEGATO || CAADI AHAN MUQAALKAAN....

Комедия

Name muniir
Actor / Comedy /
KZreadr /somali social media
Pls Subscribe Like & Share
Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment
• CK TALENT MIYUU LEEYAH...

Пікірлер: 820

  • @farxiyoaxmed4044
    @farxiyoaxmed40444 жыл бұрын

    Dadka ayagoo videoga daawan commentiyada aqriyo sideeydoo kale war isku cuduraa nahayee ee liketa ha iga baqiilin😂😂😜

  • @muntishmuna385

    @muntishmuna385

    4 жыл бұрын

    Maskiimintii ayisxadadiyeen

  • @munaahmed8942

    @munaahmed8942

    4 жыл бұрын

    Walaha aada baidina jechy horye usoco Lii caato io muntiir

  • @zuhuurmohamad8130

    @zuhuurmohamad8130

    4 жыл бұрын

    Farxiyo Axmed 😂

  • @queenayanna464

    @queenayanna464

    3 жыл бұрын

    Asc

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter4 жыл бұрын

    Hhh ma nooli 😂😂 qosol iguma harin

  • @aragsanxuseencumar1780

    @aragsanxuseencumar1780

    4 жыл бұрын

    Ilove you yahye huuno

  • @ilwadaragsan6383

    @ilwadaragsan6383

    4 жыл бұрын

    wlhi qosol igu ma harin kaliyaha i xanuny wlhi alaa muniir dhib badnaaa iyo duma dum @ inte naba wn idn jclahy runti @ keep going

  • @poqoradarerhusseincabdulaa3887

    @poqoradarerhusseincabdulaa3887

    4 жыл бұрын

    Hhhhh ka daranhy

  • @anzalnuur7222

    @anzalnuur7222

    4 жыл бұрын

    Hunter qosalkaga abaaba lagu siiqoslaa keep going my pro

  • @quenkafiyakaf3ya823

    @quenkafiyakaf3ya823

    4 жыл бұрын

    ilaH3Y amarkiza QozOl iGuma hadhiN😂😂😂😂

  • @haleelmedia1
    @haleelmedia14 жыл бұрын

    Hadii aad muslim tahay Saar like🙏💪🏾

  • @toogte6082

    @toogte6082

    4 жыл бұрын

    Walalaha Channel wllka plz subscribe iku caawi

  • @ifraahbintuapdalla1437

    @ifraahbintuapdalla1437

    4 жыл бұрын

    Wan ahy kawaran he kuma na sarayo

  • @abdiaziizabdichannel7292

    @abdiaziizabdichannel7292

    4 жыл бұрын

    Waan ahay maadaama aad islaanimada soo faragashatay ma kuu saaraayi👎👎👎👎👎👎😡😡😡😡😡

  • @yazkacde54

    @yazkacde54

    4 жыл бұрын

    Lag xum aa moslin nimada ha ofaragishan🤤

  • @sagalxasan3421

    @sagalxasan3421

    4 жыл бұрын

    Walalaha channel wax aq laaaq xun ayaa tahay maistiri lik ayaad ku radineysa wax aan afkaba uroneynin muslin miyaad dawaneysa mise yaasa fiirsanayo ilahey dartii iskama dhahdido maxaa eheb kenay lik iska daye subisgarab kusaraya balse ereyo wanagsan soqoro✋

  • @maanafshariif9768
    @maanafshariif97684 жыл бұрын

    Seyga inta u xiistay like ii saar

  • @toogte6082

    @toogte6082

    4 жыл бұрын

    Maanaf Shariif zxp subscribe iku caawi plz

  • @maanafshariif9768

    @maanafshariif9768

    4 жыл бұрын

    @@toogte6082 diyaar waye

  • @teamalwaxiis3293

    @teamalwaxiis3293

    4 жыл бұрын

    @@toogte6082 subscribe iyo like saar

  • @toogte6082

    @toogte6082

    4 жыл бұрын

    TIME AL WAXIIS waa ku saary adna ha ika hagrin

  • @zamzamzharaf1493

    @zamzamzharaf1493

    4 жыл бұрын

    Wllkay sayga anuxisay

  • @dr.sdarajochannel2653
    @dr.sdarajochannel26534 жыл бұрын

    Muniir dhiblow ayuu Noqday beryahan inta ila aragtay huuno like bes dhac kusii🤣🤣🤣🤣🙄

  • @autocarddesign2733
    @autocarddesign27334 жыл бұрын

    Team lii caato Like igu Casuuma NiO

  • @mariaosmanmaria8662
    @mariaosmanmaria86624 жыл бұрын

    Muniir iyo asxaabtiisa wlh qosol lgo leh tihiin 🤣🤣🤣

  • @xamdixilkas2449
    @xamdixilkas24494 жыл бұрын

    Bajaaj kadhax firsanayaa team muniir waji mufo talefanka hadii leyga qaato ayuuta igalee ✌️✌️✌️✌️😂😂😂😂😂😂

  • @caaishamaxamed3839
    @caaishamaxamed38394 жыл бұрын

    inta muniir jecel like isaa👍👍👍👍

  • @mohamedamiin6316
    @mohamedamiin63164 жыл бұрын

    Muniir inta taayeerto like iisara

  • @toogte6082

    @toogte6082

    4 жыл бұрын

    Mohamed Amiin kptn plz subscribe iku caawi

  • @munabakaal2516
    @munabakaal25164 жыл бұрын

    Muniir naag neyrobi jogta lgu dari rabay malesia usoo orday inta dawatay like😂😂😂👍

  • @sagalxasan3421

    @sagalxasan3421

    4 жыл бұрын

    Halaha qeylo kabaxday ilaahada layabanahy wlhi bilahi tlhi too dariskena ah ayaa wiil wan jeclahay wiil kan waan jeclahay afkeda ku dalay lakiin prnki gaas adno ayaan tusa cml haku qabsatee😂😂😂😂😂😂

  • @mohayoung1571
    @mohayoung15714 жыл бұрын

    Ninkan iska jeclhy muniir inta ila jecl like ii saara

  • @shuutoxusenshuutoxuse6551

    @shuutoxusenshuutoxuse6551

    4 жыл бұрын

    Asc

  • @mohayoung1571

    @mohayoung1571

    4 жыл бұрын

    @@shuutoxusenshuutoxuse6551 wcs

  • @hiboocadey5505

    @hiboocadey5505

    4 жыл бұрын

    Hhhh keep giong

  • @sagalxasan3421

    @sagalxasan3421

    4 жыл бұрын

    Muniir wan jecel nahay balse hasaarin hadaa dontid maku farxad galineysa ereygaas✋

  • @sagalxasan3421

    @sagalxasan3421

    4 жыл бұрын

    @@shuutoxusenshuutoxuse6551 wcs

  • @ruunxirsi9244
    @ruunxirsi92444 жыл бұрын

    First one like isii hadaa jaa soo horeeyay❤✌🇸🇴

  • @iqromaxamed8648

    @iqromaxamed8648

    4 жыл бұрын

    Wwwwwww❤❤❤❤❤🥀🥀🥀🥀🌸🌸🌸💍💍💍🔥🔥💋💋💋♥️♥️♥️

  • @toogte6082

    @toogte6082

    4 жыл бұрын

    Bulshaawi Sports sxb anaa ku saary adna iku caawi

  • @toogte6082

    @toogte6082

    4 жыл бұрын

    Ruun Xirsi Wll ruun subscribe iku caawi plz

  • @yahye_nani8276
    @yahye_nani82764 жыл бұрын

    Inta muniir taagaarta like saar🖒

  • @nasriinahpeipe6596
    @nasriinahpeipe65964 жыл бұрын

    masha allah farxadina jclhy hore usocda❤

  • @toogte6082

    @toogte6082

    4 жыл бұрын

    Nasriinah Peipe Wll nasrinah subscribe iku caawi

  • @nasriinahpeipe6596

    @nasriinahpeipe6596

    4 жыл бұрын

    @@toogte6082 wn kugu cawiyey wll🥰

  • @toogte6082

    @toogte6082

    4 жыл бұрын

    Nasriinah Peipe mahd sanid wllshy

  • @suweysabdalla7234
    @suweysabdalla72344 жыл бұрын

    Keep going brothers❤❤❤

  • @amishibraa9678
    @amishibraa96784 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂💯❤️❤️ love gays ano xanaqsan xitaa markan video Gina arko waa qosla walhi

  • @quenkafiyakaf3ya823
    @quenkafiyakaf3ya8234 жыл бұрын

    liicaaTo wuba dhrzn YhY ilah3Y amarkiza like hyla dhafina 👌👌👌

  • @istarcawad2132
    @istarcawad21324 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhh kal iyo laab ufuuray runtii hhhhhhhhhh manoli keep going wilashayaga daaaaaadax

  • @idiriselboy9811
    @idiriselboy98114 жыл бұрын

    Maanta idin bartay waanaku faraxsanahay keep going walaalahay mar labaad wann ku faraxsanahay barashadina

  • @zaara.queenzaara5899
    @zaara.queenzaara58994 жыл бұрын

    Faadil dum dum kulahaa nalkaa damey 😂😂😂😂😂 ma nooli wllhai😂😂😂

  • @bureqayousuf4367
    @bureqayousuf43674 жыл бұрын

    Wlee muniir baryahaan saxdii maaha IGA yaabiyay 🤣🤣🤣🤣 Qofka IGA qosliya meesha waaye muniir wlhy keep going dhamaantiinba 🤣🤣🤣

  • @maxamedaamin35
    @maxamedaamin354 жыл бұрын

    inta ila aragto inuu muniiir fashil socdo yahay like ii sara

  • @ramlaalisheikh732
    @ramlaalisheikh7324 жыл бұрын

    Hhhhh inoo lii caato funny yahay itee ila arakty like dhac igu siiya

  • @romancealyf6754
    @romancealyf67544 жыл бұрын

    Hormarkada wankufarxaa abowe keep going kuleyahay marwalbo

  • @maxamedofficial4244
    @maxamedofficial42444 жыл бұрын

    Keep going my pro likes

  • @haarinaarilyrics6817

    @haarinaarilyrics6817

    4 жыл бұрын

    Maxamed bro subscribe ii

  • @amranmowlid3482
    @amranmowlid34824 жыл бұрын

    Fast view ayaan noqday muniir and liicaato iyo fadiil iyo yaxye xantar dhamaan waan ideen tagera horay usocda guys 💋😘💋💋💋💋💋❤❤❤❤

  • @hanadolaadofficial69

    @hanadolaadofficial69

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/c6ahzK-kqtfJdbQ.html

  • @hudagobsan2407
    @hudagobsan24074 жыл бұрын

    muniir baryahan xaaramo noqotay wlhi Gacaliye hore usoco aboowe❤❤😍😍

  • @fartuunwarsame9085
    @fartuunwarsame90854 жыл бұрын

    Kkkkk lii caato gacmihii Aa bislaadeen horey usocda walalehey muniir horumar wacan abowe

  • @zamzammuse8452
    @zamzammuse84524 жыл бұрын

    Keep going guys 😍🤩💖dad ku faano m.a❤❤😘

  • @sadaqsaman1545
    @sadaqsaman15454 жыл бұрын

    Asxaabta keep going

  • @FarduuzAbdilaahi_
    @FarduuzAbdilaahi_4 жыл бұрын

    Wn idin jclhy wlhi dhmn ♥♥

  • @queenaishahani6895
    @queenaishahani68954 жыл бұрын

    Kilyahayga hadii xanuun lagu sheego liicato iyo kooxdisa uhaystaa hhhhhhhhhhhhhh keep going brothers saad nooga farxisan alle ha idiinka farxiyo

  • @degaed4409
    @degaed44094 жыл бұрын

    Wiilasheena maansha allaah stress free iga dheh, farxadiina waa ku faraxsanahay.

  • @youngsharu961
    @youngsharu9614 жыл бұрын

    😂😂😂😂lii Cato my brother cayishaya xad rugty inta lii cato 😉ahey

  • @nadiiraabdullahi3108

    @nadiiraabdullahi3108

    4 жыл бұрын

    Msh allh dhah waa wallka cml waye

  • @fatumishbbeiano6577
    @fatumishbbeiano65774 жыл бұрын

    😂😂😂bilowgi horaba furay qosol ima dhina😂😂✌keep going wllha qalpiga❤❤❤❤

  • @sahraali8850
    @sahraali88504 жыл бұрын

    Mansha Allah wilashayda kuligin guul insha Allah

  • @toogte6082

    @toogte6082

    4 жыл бұрын

    Sahra Ali wllshy Sahra plz subscribe iku caawi 🙏🙏🙏

  • @filka2906
    @filka29064 жыл бұрын

    kkkkkk muniir yare nadafada woow kuficanya 😀😀😀my bro hurmar wacan ad ayan kutagera muniir lii cato❤️🌹❤️❤️❤️❤️❤️

  • @rayanppe4301
    @rayanppe43014 жыл бұрын

    English yaxye hantar iga qoslisiyey 🔥❤❤❤🔥🔥🔥🔥🤣🤣🤣

  • @toogte6082

    @toogte6082

    4 жыл бұрын

    Rayan ppe wllshy rayan plz subscribe iku caawi 🙏🙏🙏

  • @iqrocadeey6018
    @iqrocadeey60184 жыл бұрын

    Mash allh wn fuure muniir io sxbtiis keep.going❤👈

  • @catikahchannel9579
    @catikahchannel95794 жыл бұрын

    Fast one

  • @safiyashide3925
    @safiyashide39254 жыл бұрын

    😹😸😸😹😹😹best challenge ani challenge kasta wa iga gadanyahay😹😸😹😻😻fadil gacana utagay wlhi🙋🙋🙋🙋 Keep going muniir iyo dhamantin😘😘😘😘

  • @asadjabaraani8897
    @asadjabaraani88974 жыл бұрын

    Masha Allah nice challange keep going guys

  • @maryanmohamud574
    @maryanmohamud5744 жыл бұрын

    Idin jeclahy kulugin horay u socdo 😍😍❤❤

  • @toogte6082

    @toogte6082

    4 жыл бұрын

    Maryan Mohamud Wll maryan subscribe iku caawi plz

  • @cadaynbuuxda5520
    @cadaynbuuxda55204 жыл бұрын

    War hadaa naga dambaysan like isaara

  • @toogte6082

    @toogte6082

    4 жыл бұрын

    Umada Chenel Wll subscribe iku caawi plz

  • @Zuuzuu77
    @Zuuzuu774 жыл бұрын

    Hhh waley qosol iguma harin 😂😂walalahey qli Alle ha idin xafido

  • @istanbuulali9723
    @istanbuulali97234 жыл бұрын

    Maaaasha allah wiilasheena waad naga qosolsiisiin idinkane wxn idin rajaynaa farxad iyo guul hormar horay usocda

  • @ilhaanabukar2978
    @ilhaanabukar29784 жыл бұрын

    ahmed fj maku jiro 😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤

  • @toogte6082

    @toogte6082

    4 жыл бұрын

    Ilhaan Abukar wllshy ilhaan plz subscribe iku caawi 🙏🙏🙏

  • @ilhaanabukar2978

    @ilhaanabukar2978

    4 жыл бұрын

    waanku sayr adna like isaar 😂😂😂😂😂😂😂😭👍👍👍❤❤❤❤

  • @zahuurachannel955
    @zahuurachannel9554 жыл бұрын

    wll muniir masha allah keep goin halmalin wan idinku xiisa bro hormar wcn👍👍👍👍👍❤❤❤❤

  • @farhiagardawe8172
    @farhiagardawe81724 жыл бұрын

    Msh alh best challenge wye keep going brothers inksto baryhn biyaha kaba dhamn la dihiiin

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak64904 жыл бұрын

    6:57 waxee laguu balan saday aa lagu balansaday #hanadomarofficial maskiin ilahaa umaqan hahahahah 10:40 balaayo qreey maahan halqof hadii lo tashto mase laga hadal badiyo sanna kole fisha waa araktan fadil waxa helay kkkkkkkkkkkkkk:) you doing good guys keep doing what you doing dhalinta somaliyet waxaa tusesaan waa (positive massage)

  • @zihaamxareed3482
    @zihaamxareed34824 жыл бұрын

    Alla beerka😂😂 keep goping boqoradEna

  • @haarinaarilyrics6817

    @haarinaarilyrics6817

    4 жыл бұрын

    Zihaam wllzhay subscribe ii saar

  • @aqaacabdiand43nuur66
    @aqaacabdiand43nuur664 жыл бұрын

    Inta nabiga jecel like ee sara👍

  • @asmadheeman298
    @asmadheeman2984 жыл бұрын

    Farxda ku waara Alle ha idin xafido keep going brother's

  • @ilwadaragsan6383
    @ilwadaragsan63834 жыл бұрын

    qayano badnaa liicato wlhi qosolka iga dhamy sn kaliyaha ixanuny runti muniir dhiblw @ ilxun idn ma argto dhamn tin keep going

  • @drszabnaazabnaa2433
    @drszabnaazabnaa24334 жыл бұрын

    Ddkayga farxad igu noloda my brothers keep going Marna Ha caajisina

  • @aayataxmedaii295
    @aayataxmedaii2954 жыл бұрын

    Keep going walalkeey muniir horamar wacan walalaha samaha jaceyl idiin baxsaday

  • @sahroaxmedsahroxayaati6189
    @sahroaxmedsahroxayaati61894 жыл бұрын

    Hhhhhhhh masha allah waxaa tihiin walaalo naka qosliyaan mar walbo allaha idin xafido waa idin jecel nahay

  • @faaizasacdi7170
    @faaizasacdi71704 жыл бұрын

    Together si fcn in loogu qubeeye inta ila aragty like ku muujiya

  • @ladannalka1195
    @ladannalka11954 жыл бұрын

    Hhhh waan ku farax sanahay ina dawado ciyaraha quruxda badan aad so bandhigtiin munir io asxbtisa wad mahad santihin love you

  • @queentakaftankajecel4434
    @queentakaftankajecel44344 жыл бұрын

    Keep going bro dhaliyarada ugu shidan waakaa keep going

  • @sumaiamohamed9510
    @sumaiamohamed95104 жыл бұрын

    Munir funny dhibkda ku qslenaa😂 wllh♥️💯♥️💯♥️👉🤴

  • @haarinaarilyrics6817

    @haarinaarilyrics6817

    4 жыл бұрын

    Sumaia wllzhay subscribe ii saar

  • @nimcomaxamedahmed4973
    @nimcomaxamedahmed49734 жыл бұрын

    Keep going brothers m. a muniir iyo wllhyga qaaliga ah

  • @nasranafta1537
    @nasranafta15374 жыл бұрын

    Aad iyo aad My wllahey #Team wrong target wlhi waxba ma la idinka qaban karo Dad tagay baa tihiin keep going wlhi caawa ma nooli hhhh qosol dartiis one love ❤❤❤

  • @fawsiasaid404
    @fawsiasaid4044 жыл бұрын

    Nimaankan caadi maaha wllhi tallentiga way kudhasheen waa chnalka aan farxadda kahelo keep going boys

  • @daadhonest2333
    @daadhonest23334 жыл бұрын

    Hantar dabadisa xaa loo qari waayay munir eygaatahay xaa dhahaa maqariheysid 😍😍😍😍😍😍

  • @ramlomaxamed8450
    @ramlomaxamed84504 жыл бұрын

    Mlmahan chllengi biyo Lee waregeyo wlhi😂😂😂😂👌🥰

  • @lakishadiamondficial1522
    @lakishadiamondficial15224 жыл бұрын

    😂qosol ikuma harin wllhi 😂keep going prothers 😍😍😍

  • @ayaanhassan1031
    @ayaanhassan10314 жыл бұрын

    Sayga uma jeede intu adey team muniir team licaato team yahye hanter team faadil intaba waan ahay intaan soshegayba inta ila ah farta soo taag ☝☝

  • @aiahalucky8224
    @aiahalucky82244 жыл бұрын

    Ala manoli sidan ugoslaye wanfure keep going my brothers ankufano nigufana nolasha nimacisho ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukrimaganuk3024
    @shukrimaganuk30244 жыл бұрын

    Wsc muniir yare maasha allha🌹👌👍👍🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤💘

  • @queenhafsa7535
    @queenhafsa75354 жыл бұрын

    Waryaada munii&faadil wey iga gadan yihiin wllhi kkkkk😂😂😋😋🤘🤘

  • @hafsamohamed2786
    @hafsamohamed27864 жыл бұрын

    Fadil bryhn seyga suu utagay maskin unaqde bee😅😅😅

  • @bashkaelmi8472
    @bashkaelmi84724 жыл бұрын

    Faaadil waalida dhaqanta weye 😂😂😂😂😂😂😂big lv bro

  • @ruralmohamed9405
    @ruralmohamed94054 жыл бұрын

    Dumdum always funny wlh one big love bro

  • @haarinaarilyrics6817

    @haarinaarilyrics6817

    4 жыл бұрын

    Fadush wllzhay subscribe ii saar

  • @hodaniizhbiirati4466
    @hodaniizhbiirati44664 жыл бұрын

    Www m.a hore usocda wlheyga idinku fanaa

  • @nimcoxaashi8034
    @nimcoxaashi80344 жыл бұрын

    Inta ilhy jecel Liketa haygala baqaylina

  • @nasriinbbequuen8610
    @nasriinbbequuen86104 жыл бұрын

    Muniir nin aan ku faano keep going my bother 💝💝💝👌❤️💋💋

  • @nimcomowliid6107
    @nimcomowliid61074 жыл бұрын

    Mansha allaah wakhtigu idina xumeeyo my brothers

  • @ramloramlo8220
    @ramloramlo82204 жыл бұрын

    Muniir fani waye keep goning walalha qalbiga

  • @whizkid7813
    @whizkid78134 жыл бұрын

    Wajaale meeYaY dee ❤️

  • @maaizabrain3314
    @maaizabrain33144 жыл бұрын

    Hhhhh muniiir waa balaayo naftu ubaahanthy waa qosal socda keep going pro

  • @haarinaarilyrics6817

    @haarinaarilyrics6817

    4 жыл бұрын

    Maaiza wllzhay subscribe ii saar

  • @cashoahmed2065
    @cashoahmed20654 жыл бұрын

    m.a wllo igu qali ah keep giong ayan iden dhahay

  • @cumarmaxamuud7022
    @cumarmaxamuud70224 жыл бұрын

    Www wallhi dad isjcl igadhaeh keep going asxbta wallhi ale idinma dhipo

  • @siisuuali5963
    @siisuuali59634 жыл бұрын

    Lii walaahi waan kutaageeraa ee alaha idin Sharfo aakhiro iyo aduunba

  • @ziyaasiman6688
    @ziyaasiman66884 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkk keep going walaha qalbiga iyo asxaptoda kle

  • @muhiimqurux
    @muhiimqurux4 жыл бұрын

    Hhhhhhhhh wlhi san u qoslay wanba ma taqigaray masha allah asxabey wad salamantihin

  • @alizamohamed7906
    @alizamohamed79064 жыл бұрын

    Masha Allah wllah qaaliga ah hormar wacan

  • @fatimaaadam8200
    @fatimaaadam82004 жыл бұрын

    First one

  • @iqroxasan9911
    @iqroxasan99114 жыл бұрын

    Masha allah wa ika qosliseen walalaheyga aan jeclahay nolada kuligiin dhamantiin one love👄😍😍

  • @haarinaarilyrics6817

    @haarinaarilyrics6817

    4 жыл бұрын

    Iqro wllzhay subscribe ii saar

  • @abdimaalikabdullahi5934
    @abdimaalikabdullahi59344 жыл бұрын

    Kuleelkaa batay 😂😂 zhp sre kal io lap tagere numbr one

  • @cabaasmoha5362
    @cabaasmoha53624 жыл бұрын

    Hhhhh qosolka aduunka liicato cadi ma ahan😂🤣😂🤣

  • @kingugaazfilmsandvlogs8226
    @kingugaazfilmsandvlogs82264 жыл бұрын

    Team wrong target🙏❤

  • @toogte6082

    @toogte6082

    4 жыл бұрын

    KING UGAAZ QOSOL,Qaraaxo iyo Films sxb sare subscribe iku caawi plz 🙏🙏🙏

  • @asmanasapo1207
    @asmanasapo12074 жыл бұрын

    Wllhi maalintaaN daawan maalin ima aha kal iyo laab IgA qoslisaaN 😂😂😂allé haydiN dhawro❤️🙏🏻

  • @ugaasoudgoon2797
    @ugaasoudgoon27974 жыл бұрын

    Ilahey amarkis hantar muniir yare lii dumdum zakir hanad dhman waan idin salamay akhiyaarta ❤❤❤

  • @____Cumar____
    @____Cumar____4 жыл бұрын

    Hhhhhhh waaxay laa isku wada tusaalaynayaayE😂😂😂😂

  • @kaminiikaminiimaatuur1127
    @kaminiikaminiimaatuur11274 жыл бұрын

    Wllo aanjeclahay waanidin taageeraa waligiin guul guul horey usocda

  • @maniishaacabdixuseen160
    @maniishaacabdixuseen1604 жыл бұрын

    Hhhhh licaato kulahaa faraanti halaga fiiriyo keep going wllo is jecel

  • @sulekaali6434
    @sulekaali64344 жыл бұрын

    Hhhhhhhh muniir fadil aya qadsiyey fudaydkisii 😂😂😂😂😂😂 cel celis Ayub noqday muniir I laki walahi hore u socda

  • @Oriana718
    @Oriana7184 жыл бұрын

    Hanad dhipa hayzata marki horana izaga burki lagu wada zhubay mazkin😂😂odaya xafada ciil ma u qabten wllhi wa xanujizen😂😂faadil a wxa ka danpeyey izagana ku ziintey balo

Келесі