Shan qarni iyo halgankii Somaliland || Axmed Aw Geedi.

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 37

  • @yoyo-tf7eh
    @yoyo-tf7eh7 ай бұрын

    Taariikhda reer somaliland soo badi

  • @Geesitoosan
    @Geesitoosan7 ай бұрын

    #GEELE_GAROOMED WUXU AHA GEESI WEYN OO CIISE MUUSE AH WUXU LA JILIB YAHEY SHEEKHUL BALADKA BURCO SHEEKH #CISMAAN_NUUR WAA NIN ABDIRAXMAAN MUUSE AH. ALLOW U NAXARIISO DHAMAANTOD WA REER WADA GEESI AHA, WAXAN XASUUSTA KORNEYL. #MUUSE_NAASIR OO ISNA AHA GEESI SNM AHA ISLA MARKANA AHA JANANKII GUUD EE SAMEEYEY CIDAMADA BADDA SOMALILAND. WAXANA AWOOW RUMA U AHA SHEEKH CISMAAN NUUR. RAXIMU LAAH. TANI WA TAARIKH CAJIIBA❤😢🦁🙏

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan16447 ай бұрын

    M.a allaha kaa ajarsiiyo taariikhyahan sida aad noogu soo bandhigtay taariikhdan muhimka ah😊🎉❤

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi30365 ай бұрын

    Abwaan axmed aw geedi jir oo jook abwaan ❤

  • @abdiqaniahmed9440
    @abdiqaniahmed94407 ай бұрын

    Ilaahay hakaa jazaa'i siiyo wll Wax badan baan ka faa'iday qaybta kalena noosoo dadajiya idinkoo mahadsan mmtv na caqli maahe magac afsomaliya labaxa niyaw idinku hanoo bilaabinee

  • @craxmaanaxmed9125
    @craxmaanaxmed91257 ай бұрын

    Mansha Allah abwan Axmed Awgeedi

  • @Gamboole
    @Gamboole7 ай бұрын

    In waxano dhan la ga sheekeyo maxa keeenay ma abagadhaha la maqashiinayaa

  • @IbrahimYusuf-oe8xj
    @IbrahimYusuf-oe8xjАй бұрын

    Tani taariikh jirta maaha

  • @Eng_moy
    @Eng_moy7 ай бұрын

    😂nin waxa jirra dad badan oo tssriikhda marin habaabiya 😅 axmed awgeedi waxa uu kawaramaya maaha taariikhda saxda ah ,lkn waa dhacdoyin taariikheed ladoonayo in lala falgaliyo fahamka bulshada hada nool , lkn taariikhdiisu waa isdiidooyin miidhan , waana mushkilad umada somaliland haysata in qofwaliba sida ay la noqoto uga hadllo taariikh umadeed 😢

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint10227 ай бұрын

    Hadaba halganba tagan e gal Axmadaw😂

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel11 күн бұрын

    😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁cayaarta yareeya

  • @osmanadan2764
    @osmanadan27644 ай бұрын

    Sheekadu waa diciif shan qarni ka hor waxa joogey iimaam Axmed gurey waa markay ugu awooda badnayd markabku ma degin ee waxa lagu laayey rag hawshaana waxa dhameeyey ninkii seylac fadhigiisu ahaa ee boqor sharmaarke ee taariikhda inaga sax magdhawna waa la bixiyey sharmaarke ayaaba masuul ka aha inta u dhexeysa jibuuti iyo maydh

  • @karim102
    @karim1027 ай бұрын

    Sayidkii buu ka boodey, ilaahow qabyaalada umada kasaar. kan cilmigiisa waxba kama jiro.. waa beenaale suuqa qabyaalada taariiqeed ka sheekeeynaya

  • @yoyo-tf7eh

    @yoyo-tf7eh

    7 ай бұрын

    Kaasi aragagaxisuu ahaa ma ninka caruurta gawrici jiray ayaa wax la xusaa .

  • @maxamednasteeex4359
    @maxamednasteeex43597 ай бұрын

    Caawaad ka hadashay taariikhdii dhabta ahayd ee somaliland 60kii uun bay ka bilaabaan dad aan arkay waar qarankani 1000 sano horteed buu jiray

  • @yoyo-tf7eh

    @yoyo-tf7eh

    7 ай бұрын

    Aad iyo aad

  • @IbrahimYusuf-oe8xj
    @IbrahimYusuf-oe8xj4 ай бұрын

    Waxani maaha taariikh academy ah balse ninkii taariikh dhab ah rabaa hadhegeysto Maxamed Ingiriis oo ku takhasusay taariikhda geeska Africa Tani waa been cad oo uu reerkooda taariikh ugu samaynayo

  • @Eng_moy
    @Eng_moy7 ай бұрын

    Waar qofkan naga qabta mallaa 😂waa dadka doonaya inay waddanka dhaxal wareejiyaane 😢😢

  • @anwaar.adaan.maxamud
    @anwaar.adaan.maxamud7 ай бұрын

    Bisinka wxay laandtan iyo waxan aymesha laso fadhisten iyo

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan57167 ай бұрын

    ciise muuse berbera cidkaste way ka xoraysteen taasi waxay ku tusaysaa in ay yihiin rag dagaalama

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6tАй бұрын

    Waad.khaldantahay kilalka shanaad wuxuu.u qaybsamaan.labo waaReserve Area.iyoqayb kale.oo somali kala duwan.degen tahay

  • @ducaysane1133
    @ducaysane11337 ай бұрын

    Waxani Saxafi maaha!!!!!!!

  • @hagarman5370
    @hagarman53707 ай бұрын

    Miyaadan Adna. Maqal waxay baratay. British values walaalkeedna xaga damve ayaa laga mari jiray.waa taa traiikhda soomali lier😊

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail95917 ай бұрын

    You are lying Britain never call that region ogaden it was ogaden and hawd and reserve area

  • @yoyo-tf7eh

    @yoyo-tf7eh

    7 ай бұрын

    Hawd and reserve area ayuu ka reebay

  • @suleimansh.adamhererbritis128
    @suleimansh.adamhererbritis1287 ай бұрын

    MMtv sorry, taariikhda dadka ehelka u ah warysta, wll. Ninkani wixiisu waa cilmi dhagood, tusale, dagaaladii dhexmaray Oromada iyo somalida s/degta gaar ahaan Gobolka Awdal ka akhri Buugii uu qoray Aqoonyahan shekh c/rahman Qaadi ee magaciisu ahaa Sooyaalka Somalida iyo ilbaxnimadii Awdal. Wan idin salaamy ninkan boodboodaya taariikhda toxraac dheh

  • @OmarHaji-rn3tz

    @OmarHaji-rn3tz

    7 ай бұрын

    Ruun bu shegay wa na xaqiq

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid81427 ай бұрын

    WAA IDAACADII UU FULEY YAASIIN IYO ARMAAJO U FUREEN CAADA QAATE ILLIG SHAME SHAME ILLIG

  • @hagarman5370
    @hagarman53707 ай бұрын

    Kuwii beenta lagu dhalay baa hasal Barta. Ma laguu sheegay in awoowadaa ay servant ahaayeen halgan daayoo

  • @AbdirahmanMohamed-hm8nd

    @AbdirahmanMohamed-hm8nd

    5 ай бұрын

    Allah kuu cafiyo

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev7 ай бұрын

    Cajib niin aan aqoon ulahayn AWDAL/SALAL Ninyow CABDULQADIR GADABURCI & CISSE DAGA Tariikhda bani Ahmed ka ee Snmland nagada

  • @mohammedshukri1289
    @mohammedshukri12897 ай бұрын

    MM Somali TV waxaad modayey meel wax runa laga sheego lakiin hadda tv yo badan oo qabiil in aad la mid tihiin ban arkay marka unsubscribe ban idin dhahaya anigu dadka kale ee ila mid ka ahna beenta ha dhagaysaniina.

  • @makebravo7133
    @makebravo71337 ай бұрын

    BEENALE TAARIIKHDA SO BARO INTANAD WERIYE ISU MAGACAABIN INGIRIISKU OGAADENIA UMA AQOON E RESAVE AREA AYU U AQOONSANA

  • @mohammedshukri1289
    @mohammedshukri12897 ай бұрын

    War qofkan been badana dad itoobiya ka soo qaxay ba difaacay kulahaa😂😂 ma 1880-1900 bay dad halkaas u soo qaxayeen. War tariikhda ka run sheeg cidii ingiriis iyo faransiis ay iskuulada diinta gaalada lagu barto u fureen ciyaalkii isaaq bay ahayeen khaasatan dadka habar awlka ah.Marka tariikhda ka run sheeg. Waa halkii Sayidku marku arkay uu barbara ka soo dagay uu ka bilaabay dagaalka.

  • @AbdirahmanMohamed-hm8nd

    @AbdirahmanMohamed-hm8nd

    5 ай бұрын

    Warya xasad iyu xanuun ayaa kuu jiira allah kuu cafiiyo

  • @IbrahimYusuf-oe8xj
    @IbrahimYusuf-oe8xj4 ай бұрын

    Fake history Meel lagu sheegay sheekadani majirto, balse waxaa jira Markab ingiriis ah oo Berbera lagu Weeraray, waxaana badbaadiyay ninkii la odhan jiray Sharma,arke oo markaa xukumaayay Berbera illaa Tojora

Келесі