No video

Shamaaxiye iyo geelqayilay waa Nimankii dhibaataynjiray shacbka soomaaligalbeed

Пікірлер: 499

  • @khaliilabdirahmantube9191
    @khaliilabdirahmantube91915 жыл бұрын

    Kkkkkkkk war nimankii dhibaatada gaystoo dhan ha la cadaabo inta igu raacsan like ii saara

  • @wllcabdalla6612
    @wllcabdalla66125 жыл бұрын

    waa lee qasbay waa lee waxeeyay ilkacase qajajac ha'iska dhaafo ee tlaawo sharci hala mariyo inta igu raacsan like isaara

  • @hamihassan5031

    @hamihassan5031

    5 жыл бұрын

    Fuleynimo ayuu ku darsadey kan hala xidho Hoyadii wasaha

  • @maymunabdiqadir61

    @maymunabdiqadir61

    5 жыл бұрын

    Ok

  • @aaminoumlul2916

    @aaminoumlul2916

    4 жыл бұрын

    2 danbiile xukunkooda. Mid xabsi daaim Ka kale xabsi 10sano

  • @farduusmuuse2885

    @farduusmuuse2885

    4 жыл бұрын

    Wlhy waaa saas

  • @kaskacadeboy5912

    @kaskacadeboy5912

    4 жыл бұрын

    Walahi ilahey aya ka jesinayo insha alah

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip5 жыл бұрын

    Gabadh walaashaa oo kale ah oo cowro ah markaad qaawinaYsaY ee aY ku lahaYd walaal ha iqaawin eed koronto naasaha kaga qabanaYsaY ee walaal ii naxariiso aYkaa lahaYd ee ilmada indhaheeda ka qubmaYsa ku damqi waYdaY ee in Yaroo naxariis walaaltinimo aY kaa waYdaY aYaad qabrigaaga naxariista rabi ka fogaYsaY raxmaan kaan ku dhaartee

  • @sahalcali4196

    @sahalcali4196

    4 жыл бұрын

    Waa hadal qiimabadan ragan waa in Dil toogasho lagu fuliya

  • @ibrahimosman1344

    @ibrahimosman1344

    4 жыл бұрын

    😥😥😥😥

  • @Umucaisha935

    @Umucaisha935

    3 жыл бұрын

    Ax hala tookto

  • @shakiradare4832

    @shakiradare4832

    2 жыл бұрын

    Wll ilaahay hakuu naxariisto waanka qiirooday ereyadaas ilaahow naxariista ha igaqaadin

  • @samiiraali4878
    @samiiraali48784 жыл бұрын

    Waaa taa xaqii maskiinta manta kaso baxday illahayow adigaa xaqsoora ah mahadana leh

  • @MohamedADurow

    @MohamedADurow

    4 жыл бұрын

    👏👏👏👍👍👍

  • @el_raashid4744
    @el_raashid47445 жыл бұрын

    Wax la qasbayey majiro wlhi muu caraaro oo baxsado haduu nin danqanaya yahay waa nahaaab maanta ayey haysataaa

  • @khaliilabdirahmantube9191

    @khaliilabdirahmantube9191

    5 жыл бұрын

    Taasaan been ahayn eeg wuu ooyayaa

  • @ahmedwarsame4538

    @ahmedwarsame4538

    4 жыл бұрын

    Ismuusan lahayn maalin noocaan oo kale ah baa iman

  • @iqriina_ina_sandheere
    @iqriina_ina_sandheere4 жыл бұрын

    dadkaan adunka hadey kugu caafiyaan ogow aakhiro ayaan alle kucafineynin waxaana rajeyna adunka inaadan kunasan akhirana aa naarta kuwaarto😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @muscabdiagnosticandtrainin1727
    @muscabdiagnosticandtrainin17274 жыл бұрын

    لاطاعة لمخلوق في معصية الخالقaaqiro waa lii qasbay liskama yeelayo

  • @cabdirisaaqdahirgeesdheer3562

    @cabdirisaaqdahirgeesdheer3562

    4 жыл бұрын

    Masha allah allaha kuxafido

  • @muscabdiagnosticandtrainin1727

    @muscabdiagnosticandtrainin1727

    4 жыл бұрын

    @@cabdirisaaqdahirgeesdheer3562 ameen dhamantenba bro allah nawada xafido

  • @iisamuhamudabukar5448
    @iisamuhamudabukar54484 жыл бұрын

    Wll waxaan u kalin lahaa in asagoo noool saliid kulul halugu rido(Walaaahi MOSSAD Ayaa dhaanta

  • @zakiisaac12
    @zakiisaac125 жыл бұрын

    Eye for an eye. Qisaasa kuligood waa shareecad.

  • @nimcomahamed9603
    @nimcomahamed9603 Жыл бұрын

    Ninkaan waxaan xasuustaa bishii 4aad 2016 kii inuu anagoo sooman uu bakoorad nala dhacay jeel ogaden 😭😭

  • @shugrimohamed1287

    @shugrimohamed1287

    Жыл бұрын

    Ax wllo 🥲 dad baa jira Nimankan difaacaya sorry

  • @darajaledeku

    @darajaledeku

    Жыл бұрын

    Asc wll hada warbixin kaheyso dhibatada jeel ogaden ama ad jeel ogaden so martay waxan kacodsaneyna in ad nala wadagto mahadsanid

  • @hooyomcnewankujclhay1019
    @hooyomcnewankujclhay10195 жыл бұрын

    C.raxmaan laba ' gole away kaaas ayaan ciiil uqabahe... Kuwaaan aduuunka halugu cadaaabo

  • @nasrahassan5413
    @nasrahassan54135 жыл бұрын

    Asc. WAR RAGAN YAA LADILIN,EE INDHAHA LAGA BIXIYO LABA GACMOOD LAGA JARO HA LAISKA DAAYO KADIB IYAAH.

  • @abdullahiahmed6927
    @abdullahiahmed69275 жыл бұрын

    Tuug khaaa'in markay howsho ku cadaato calacalayaaa Balaayo haku cafiso daalimkiyow

  • @xzkhemelton3493
    @xzkhemelton34934 жыл бұрын

    Anaa Lahaa Kulaha .Af Adka 😡 ciqaab Aduun io Mid Aakhiro Allah kusiiyo dhhh😡 Shiiit

  • @600gthang4
    @600gthang44 жыл бұрын

    Dhibaatade shacabka mariyeen halamariyo ragaan waji lagu caafiyo malahan walhi😠😠

  • @ismailgutale9786
    @ismailgutale97865 жыл бұрын

    Qaa'imiin AF kuwaqle kuli sharciga ha'lamariyo, marna wax cafis layiraa yaana lasooqaadin, maxaayelay shacabkii ay'dhibasteeyeen baa barna dhintay, barkalana qalqal kunoolyahay, dhoolatuska beentaa daaya, ee xaqa dabaqa duulyahoow xabashida kuwada xidhan.

  • @SIRUGAZ
    @SIRUGAZ4 жыл бұрын

    Walee cafis maheshid.....this guy should be punished the way he punished others

  • @yahyaelmi8435

    @yahyaelmi8435

    4 жыл бұрын

    model Basid he should be jailed for live , cafis ma mudno, sababta oo ahh waa oo iscalisi karay

  • @SIRUGAZ

    @SIRUGAZ

    4 жыл бұрын

    @@yahyaelmi8435 i think that guy he is somewhere suffering ...

  • @muhumedmohamed5292
    @muhumedmohamed52925 жыл бұрын

    kkkkkkk war tubax bay magan galen mantana ilahayow ada mahad leh وصدقت حين قلت (وتلك الأيام نداولها بين الناس)

  • @abdikhaaliqmohomed9066

    @abdikhaaliqmohomed9066

    4 жыл бұрын

    Wllhi wa Runta Aduunyadu wa wareegto

  • @hoodocali421
    @hoodocali4214 жыл бұрын

    Waxaay waxaasi wali kani ahuu nool yahay wlaahi dad ma tihidiin waxaan googoya gabigiisaba shamaaxiye 😭😭😭😭

  • @Dhacdooyinka7
    @Dhacdooyinka74 жыл бұрын

    Dadkaan ciqaabayey in la I cafiyaan rabaa taa waa sheeko somaliyed

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed81034 жыл бұрын

    Waa la amaryay ku lahaa hadaad doonaysaan si ayna mar dambe u dhacin waa in la laayo kuwaa iyo wixii dhib gaystay waana in dhamantood la laayo

  • @hodanfariixo434
    @hodanfariixo4344 жыл бұрын

    waar ilaahyban saamaxyn iyaga iyo kuwi ka dnbeeyay dadki ay ku smeeyana inayny saamixinban rajaynyaaa

  • @bashiirabdirahman4976
    @bashiirabdirahman49764 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 Cabadkaa ka dhamadey war ninka sharciga iyo dhibtuu umada u geystey halaga jaro Sidaana diintena dhigeysa

  • @fai602
    @fai6024 жыл бұрын

    Ya la cafiinin waku cabsineyney kulaha caadab Allah aduunka kugu tuus

  • @siradm
    @siradm5 жыл бұрын

    Inuu nahaab yahay oo uu mujrum yahay neef neefsigiisa iyo rafashadiisa ka garoCEE CEE xabashi bad mooddaa ma hooyadiis baa xabashiyad ah? yaa ku cafin qabri bey u batteen dadkiye

  • @abu.cubaydclaahi3717

    @abu.cubaydclaahi3717

    5 жыл бұрын

    Af lagaadada jooji waa ruux gaf umada ka galay waa in sharciga islamku wuxuu ka gabo la mariyo lakiin inaad hoyadii afkagu gaadho waa edeb daro

  • @siciidkooshin5472
    @siciidkooshin54725 жыл бұрын

    Allaahu akbar waryaa ninkaan waa niinkii xasuuqay soomaalida hala dhadhansiiyo ciqaabtii uu kaystay

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta4 жыл бұрын

    hadalkiisa ayaad ka garaneesa in u yahay nin bila naxariis ah oo qalqalay! ciqaabtiina allah swt way ku socota, tii aaqiro na way u dhimantahay insha allah

  • @HaniApdi
    @HaniApdi3 ай бұрын

    Sharciiga. Haala. Maariiyo. Walipa diil. Dag dag aah. Ruunti wadar. Iyo. Waaxiid. Yaa walaan. Waxaanu. Dad. Dawanay. Say uu dhaamayen. Isga ka masuula. 2024. Ban arkay. Wajiigisa. 😢

  • @darwiish9301
    @darwiish93015 жыл бұрын

    Wixuu uu dadka kusameeyay isna halagu sameeyo marra waaxid

  • @abdulahisharif3864
    @abdulahisharif38644 жыл бұрын

    waxaa igu maqaalo ah in wili dhib ka jiro somali galbeed.. allah ka dulqaado aamin amin amin

  • @khadracabaade4475

    @khadracabaade4475

    4 жыл бұрын

    wll dhib ma jiro hada alx kooxdi abdi baa qalalase wada

  • @khaalidquule6739
    @khaalidquule67395 жыл бұрын

    Imikay wardi wada qaateen markii horana mabay ashahaadin jirin

  • @inaali1101
    @inaali11014 жыл бұрын

    Shamaaxiyoow shuban ku dil idim allee

  • @hoodocali421
    @hoodocali4214 жыл бұрын

    Ilaahay kuma cafinaayo qumayahoow inkaarta qabaa cadhada aanku qabo walaahi waan ku qoayn lahaa imika ninkani miyuu nool yahay ijawaaba fadlan 😭😭😭

  • @omarkhayre1990

    @omarkhayre1990

    Жыл бұрын

    malin uun hduu noolado waa laqaban donaa

  • @FA-on6qw
    @FA-on6qw5 жыл бұрын

    Qofbaa igu amray dulmi gel waana galay manoqon karto qiil iyo cabasho. Ikhtiyaar baad u lahayd in aad diido haba lagu dilee ama in aad baxsato.

  • @sahraahmed8500
    @sahraahmed85005 жыл бұрын

    Geel qayilay walashay gurigeediidii ayuu 4 sano xoogkuhaytay waxa uu dhihi jiray marka aylasoo hadasho nayaa dee guri kaama dagani markii lasoo xidhay ayaa kuyidhi naa isoo cafi waa uuna kaburburiyay

  • @fatxafatxa8843

    @fatxafatxa8843

    5 жыл бұрын

    ha la iska cafiyo ilaahey xisaabtooda haloo daayo biniaadan sidaasey daciif u yihiin nimankii wax cadaabi jirey oo ciqaabi jirey iyagaba ma aha waa wax lagu cibro qaato waa sheekadii fircoon camal subxanalah!

  • @thesomalimanpubggamer9491
    @thesomalimanpubggamer94914 жыл бұрын

    ala ani maa la ii keeno cafis cafis iyo wx lamid ah majirane umadii uu baabi'iyey ayaa weli nool oo mrkhaati ah mrkaasu leyahay waa la iqasbey

  • @jamaduran7305
    @jamaduran73054 жыл бұрын

    Shamaaxiye io waxii lamid ah mahan in lacafiyo hadii lacafiyana ilahban cafinayn

  • @Bb-zm4pj

    @Bb-zm4pj

    4 жыл бұрын

    Allah wuu awoodaa inu u Naxariisto saas ha dhihin

  • @azlmcl198
    @azlmcl1984 жыл бұрын

    markay guntu jabto sidaasay u baroorataa gobtuna haddey disho iyo haddey deyso iyadaa gar u leh

  • @abdihakinmohamudhassan7791
    @abdihakinmohamudhassan77914 жыл бұрын

    War ninka sharciga hala mariyo.

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 Жыл бұрын

    Taariikhda dib u raaca. Sayid m cabdale xasan. Siyaad barre. C/laahi yuusuf. Ina ilay. Farmaajo. Daaroodka haddaanay wax ciqaabin miyaanay wax maamuli karin.

  • @bintunasra8430
    @bintunasra84304 жыл бұрын

    Mid walbaba markii laqabto ayuu tusbax qataa hilibkisa cad cad halojaro hadii laguqasbay maddidid xaqa halagugudilee

  • @Somali24.
    @Somali24. Жыл бұрын

    Fulay hadaa maqasho waa nuucan waa la i xukumay kulahaa idiga iyo jeneral ceydiid walee kala nasab saneedeen dowlada quwad weyn ayaa laga hor imaaday oo laga diidey dhibaateenta shacabka

  • @e_sirsheikh3235
    @e_sirsheikh3235 Жыл бұрын

    Fulley-nimadiisa arkaa gacan kuu dhigle shamaxiiye😂 waxu fulleysanaa

  • @caamir6094
    @caamir6094 Жыл бұрын

    Tolow nin kaasi armuusan hada xabsi ku jirin haduu nool yahay" Nin waliba wuxu gaystay baa laga gudayaa cafis ma jiro

  • @baazijama1945
    @baazijama19454 жыл бұрын

    Ogadeen dhulka gumaysi umay jogan alow kasar

  • @JAY.4040
    @JAY.40404 жыл бұрын

    Ilaaheey Waa kan wax cafiyo marna ciqaabo qof kii qof walaalkiis ah si arxan daro ah u dilo walee inaanan wax arxan ah kasugeeyn ONLF maxuu ulla safan waayay haduu run sheegayo Oo eey dhibtay dadkiisa dhibaatada loogeeysanayay waxaan dhihi lahaa Aniga Waa dhalin yaro somaliyeed yanan la dilin xabsiga halla dhigo Oo haku jiraano

  • @mohamedmahat4672
    @mohamedmahat46724 жыл бұрын

    Waa in lagumariyo sidaaad dadka kusameeeyn jirteeen ..

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial53143 жыл бұрын

    Waar hala ciqaabo madaxa halaga jaro hadu calaacalaya miyu mrka hore ka damqado masaakinta u dhibaataynayay

  • @siciidkooshin5472
    @siciidkooshin54725 жыл бұрын

    Waxaan dhihilahaa nin walba oo soomaaliyeed walaalkii ha unaxariisto shamaaxiye waxaad ogaataa waxaad dhibtay ilaahay ayaa kaala xisaabtami

  • @saadaqofficial9238
    @saadaqofficial92384 жыл бұрын

    Waalii qasbay amar alle ayey ku dhacday mawaanan la ogeen inuu waqtigu isbadali adeer shamaaxiyow iyo xulafadiisa muwaadinimo ku yiri been badane

  • @KalsoonidaNafta10
    @KalsoonidaNafta104 жыл бұрын

    Adiga iyo intii kula shaqaysay waa in ay xabsi mutaystaan

  • @ahmedismailpro6297
    @ahmedismailpro62974 жыл бұрын

    Afkii aabihii buu ku hadlayaaa kulahaa waaa lagu i qasbayay😂😂😂😂 waar aabahaa cabdi ileyba markii la qabtay sidaasuu yidhi ka dhay dhayda

  • @sharmarkeaadan7370
    @sharmarkeaadan73704 жыл бұрын

    walhi anu macafiyeen ugu yaraan dhibka ay dadka mariyen un baan xanuun kiisa dhadhansiin lahaa

  • @indhodeeqabdilahi4021
    @indhodeeqabdilahi4021Ай бұрын

    Makuwii waxloogyahay dadka ugeystee shaaxakulul indhaha dadka kagasaydhinayaaa weliba cafis dalbanaya😢

  • @maxamedabdi1459
    @maxamedabdi14595 жыл бұрын

    waa in sharciga islaamka lamariyaa ragan iyo kuwii lamadka ahaaba wayo waa nimakii dadka dhameeyay

  • @SG-GALLARY
    @SG-GALLARY4 жыл бұрын

    Calaacal aƴuuba bilaabaƴ kaliƴa waxan oran lahaa sharciga hala geeyo Lkn yanan lagu xadgudbin sida uu uxadgudbaƴ oo kale....... .alla malaha arxan darnaayaa😢

  • @abdiwahabismail6970
    @abdiwahabismail69705 жыл бұрын

    Sharciga ha Iamariyo lkn si fiican ha looks dhaqmo

  • @mohamedabdiaziz3075
    @mohamedabdiaziz30755 жыл бұрын

    ihaano intaa saa ugu filan walee

  • @farhaanqurbo7869
    @farhaanqurbo78694 жыл бұрын

    Hadi dadku ku cafiyan ogow inan alle ku cafiyaayn alle kuma naxaristo

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo87664 жыл бұрын

    Waa xaal aduun wxd iswaashaba maalinba lagu qaban wllahi Halagu tusaale qaato ☝️

  • @quruxsomali7970
    @quruxsomali79704 жыл бұрын

    Ilahey idinma cafiyo itiii dhibaato u geysatay dadka somaliyeed ee jigjiga ku nool

  • @guledjamac2385

    @guledjamac2385

    4 жыл бұрын

    Wackest name I ever heard.

  • @quruxsomali7970

    @quruxsomali7970

    4 жыл бұрын

    Guled Jamac lmao

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed83244 жыл бұрын

    Asalama alekum from Djibouti raagi jeel ogaaden kasha qenjiro dan wa ina lamariya dhibtay dadka marin jiren qisada Halgan aya dageysta par walba wanka oya qof walalki somaliyeed sida u iqabijireey inshallah Halgan waa nin raaged mar wa ina kuso boqda jigjiga

  • @mohamedomarhusein1214
    @mohamedomarhusein12144 жыл бұрын

    doqon yahaw fuleyga ah wa inad marta cadabti ad cadabtay walaha masakinta dila dofafka

  • @kikikiki821
    @kikikiki8215 жыл бұрын

    ALLA kan inuu dhiig ya cab yahay hadalkisa walaga garan Wakuwii meesha dadka nagaga ciqabay ax yaan la siidayn

  • @Man_solo
    @Man_solo4 жыл бұрын

    Cadaalad haday jirto Shacabkii masaakinta ahaa dhibkuu u gaystay halooga aaro, kumanaan qof ayuu nolosha ku cadaabay si naxariis la aan ahna u dilay, xabsi daaain ahna halagu xukumo

  • @Jibril-md7vu
    @Jibril-md7vu5 жыл бұрын

    Maalinka aakhiro walaahi sidaan ayeey isku qab qabsan doonaan ayagoo ku cawaadayo ilaahayoow kuwaan ayaa ah kuburadeena oo ah kuwii naga weeynaa ee na galiyay dulmigaas ee u ziyaadi cadaabka markaas ayaa allaah oo ka careeysan amra Naar la dhaho Jaxiima deedna ayagoo dhulka lagu jiidaayo oo cawaadaya gubanay oo ay dubaneeyso ayaa laga kaxeenaa 70 sano waa inta lasii wado Insha allah, Aduunkana ragaan dad ayuu usoo diri doonaa kuwaa oo madaxa Fujin doonaa, , inkastoo kuwo ayaga lamidka ah ee jaahiliinta qabiilka qaladka ka fahansan ee taageeraya walaahi qabiil dartii ee moodaa in ogaadeen qabriga la galaayo ogaada aaqiro ilaahey waad ka heleysaan. tuugadaan aad calool jileeca u raadineeysaan dushoodi carada eebe ha ahaatee. Dadkii aay aduunka ku cadaabeena alle ha u maxariisto caruurtii agoomoowday Iyo hablihii aasaayga qaadey hooyooyiinka waayey wiilashoodi sabar alle haka siiyo...Nimankaan hala laayo

  • @gumaysidiid1727
    @gumaysidiid17274 жыл бұрын

    Cafis ma jiro wixii aad masaakiinta u geysateen wax ka weyn baa la iidiin keysan ballan weeye nolosha haddii la idin ku gubin waayin

  • @ahmedwarsame4538
    @ahmedwarsame45384 жыл бұрын

    Raggaan gacan bira halagu qabto dulmiga bay qayb ka ahaayeen.

  • @abdlehurwaa8079
    @abdlehurwaa80794 жыл бұрын

    Shamaaxiye Dil Dal_dalaada Hala Saaro Waayo Gacan waynpu ku lahaa Jidh Dilkii Nimankii Ku Jiray Jeeel OgaaadeeeeN

  • @Mouhagio59
    @Mouhagio594 жыл бұрын

    Wxs mar marsiyo kuma noqoto Aduunka waa in lagu ciqabaa Aaqirona illahey haku Ciqaaabo Illahey haka Jaro

  • @ahmedheensaley5526
    @ahmedheensaley55265 жыл бұрын

    Is he oromo or somali Can't figured out

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida29702 жыл бұрын

    Wlhi baaan Ku dhaartee Kan koronto in lagu dilo 20sano la silciyo Ka dibna nolosha lagu gubo ayuu mudan yhy ilaaaahey Iguma keeeni cidna Amar kama qaadanaayo si aan u ciqaabo qof bili aadan ah

  • @sahraawmuse6359
    @sahraawmuse63595 жыл бұрын

    Ilaahay ayaa kaa danbeeyey denbigaad geeysateen maalin ayaa lagaa abaal marin

  • @IbrahimAbdi-lz6qo
    @IbrahimAbdi-lz6qoАй бұрын

    hadii bini aadam ku cafiyo ogow in tii ilaaaahay ku hadhay aduuunka silac ku dhamayso aakhiro na abujahal la jaaar noqo khaniiiiiiisyow khaniiiiisku dhalay

  • @munitasaid6369
    @munitasaid63694 жыл бұрын

    Dadkii aa dishay maku cafinayan, hadii dakii nol kucafiyan.! ILLAAHAY kuma cafiyo aaqiro iyo aduun😥😥😥😥😥

  • @ahmedhazenadenmadar5857
    @ahmedhazenadenmadar58575 жыл бұрын

    Maxa laga waraysanaya waxay sameeyen mala dhadhansiiyo iyagana

  • @artann7833
    @artann78334 жыл бұрын

    Hadana dad sidii adigoo kale amarada madaxdooda qaadanaya howshoda ka qabsanaye cabaadka dhaaf oo mirahada waqtiga dheer soo beeresay xiligaad geestada ka cuni lahed wa la so gaaray

  • @hassanfarah726
    @hassanfarah7264 жыл бұрын

    Ninkaan waa dambiile runtii aad baan uga xanuunsatay dadkii dhibanayaasha ahaa kan oo kale inuu noolaado xaq uma laha wax walbana wuu sameeyay sida iiga muuqata waana dilaa dhiigya cab ah ilaahow xaqa kasoo saar kuwa umadii islaamka ahaa ilaahow adaan ku barinay

  • @abdikarimmohamed6400
    @abdikarimmohamed64004 жыл бұрын

    NIMANKAN SHACAB BADAN AYEEY XASUUQEN EE WAJIIBADKODA HALAMARSIIYO

  • @axmedwali7346
    @axmedwali73464 жыл бұрын

    Insha allaaah naarta ballana

  • @maryansheikh2085
    @maryansheikh20855 жыл бұрын

    Muxuu Ka hadlayaa qofku sow soomali maha.maxuu sameya

  • @faiselaraye1558
    @faiselaraye15584 жыл бұрын

    Eye for an eye. Tooth for a tooth. Punish him till death.

  • @hibojamacmaxamed8805
    @hibojamacmaxamed88053 жыл бұрын

    Benale garac garac dhalay ilahaw mar itus shamaxiye ano ah xasan sh muse

  • @qoojeabdi1559
    @qoojeabdi15594 жыл бұрын

    tan ineey dhici doonto waad ogeede maxadan umada ugu naxarisan war ciqaabta mar sharafta allaha ka qaado

  • @Omar_Abdi
    @Omar_Abdi4 жыл бұрын

    Wlhi waxaan aaminsanahay ilkacase, Isaga iyo Cabdi iley inaan la dilin ee in gacanta laga jaro la jirdiro, Indhaha laga bixiyo la dhibaateeyo Sidey dadka ugali jireen cml haloo galo

  • @alaskaahmed6938
    @alaskaahmed69384 жыл бұрын

    Waxaas yaalaga yeelin majirto wax cafis ah ninkii ama naagtii cafis dalbato hadii lacafiyo maxaa hagaagaa saan un bay wax uhaley naan aniga waaxaan dhi hilahaa qofkii shacabka dhibaateeyo ama dowlada yaan lacafin ee halagu qaado tilaabo sharci ah wsc wrmtlhi

  • @mohamedabdiaziz3075
    @mohamedabdiaziz30755 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkk walahi waa aduun

  • @naajicade8646
    @naajicade86464 жыл бұрын

    Niyow duliga ah ee aan naxriista daran alle kacabsiba aqoon ilaahey haku halaago

  • @qadaafimadaxay1971
    @qadaafimadaxay19714 жыл бұрын

    Haday tusbax qaadatay shamaaxiye dilaaga ugu waynaa qof somaray oon aakhiro ag teeda ka sowarimin ma jiro

  • @cabdikariimkhayrfaafiye239
    @cabdikariimkhayrfaafiye2394 жыл бұрын

    Doqon ma xabashi baa ku amaraysy Nacas dalkisii iyo dadkiisi iibsady Ilahy wax ku baryey murugo kunolow Weligaa 😭😭😭 Mailwin sidii logal Shmaxiye munafaq

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed Жыл бұрын

    Kulahaa Cafis Allow Iga Kaa soo Hor saar Ayow Ayga Loo Waayay Ee Nacdashu Ku Taalaa😮

  • @user-tl1tk5gw9v
    @user-tl1tk5gw9v2 ай бұрын

    Dear dadkii nuucaas dadka muslimiinta ahaay ucadaabay in meel la soo taago waa qalad dear waa in ay aduunka wax laguna tusaa hadii ay cadaalad jirto

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip5 жыл бұрын

    Geel qaYlaY kartida uu runta ku cadeYnaYo isagoo leh shacabkaYagii iYo ilaahaY ba danbi baanu ka galnee madaxweYne nacafi ama sharciga cidi kama weYna walaahi halkaa waxa ka cad inuu geel qaYlaY uu waantoobaY waaYo danbiYadiisii hore oo uu runta ka sheego isagoo og inuu ciqaab ku galaYo aYuu run u badheedhaY danbiYadiisii horena been danbe in buuga xisaabta loogu kordhiYo garaad kiisu wuu u diidaY halkuu shamaaxiYe danbiYadiisii hore been danbe uu ku sii kordhisanaYo ilaahaY agtiisa taasina waxaY cadaYn u tahaY inaanu shamaaxiYe wali danbi iYo been IlaahaY agtiisa ugusii qoranta aanu ka waantoobin

  • @abobasement346

    @abobasement346

    2 жыл бұрын

    Somalih mel walbah way isku dulmiyan inkarih idin ku dhacday somalih ismah dhaaman

  • @Mohamed-oj6ie
    @Mohamed-oj6ie5 жыл бұрын

    Anigu xatal aan waanyaabanahay waxa meesha ka dhacay

  • @abaalimoalim9748
    @abaalimoalim97484 жыл бұрын

    Qof walbo oo Qubweyn hadii laqabto waa kaa calaacalaya

  • @aminahasan1394
    @aminahasan13945 жыл бұрын

    iyagiiba saan isu galaye maxay dad kale u ersan yaarabi

  • @abdirahmn_hajji8835
    @abdirahmn_hajji88354 жыл бұрын

    Ninkan iyo Halkagan ha las hor fadhiisiyo oo bal waxuu ku hadlo ha garan wayhee intii garanayasa ayaaa garanaysa halkanee

  • @farhanhaji8392
    @farhanhaji83924 жыл бұрын

    Nimanka waraysanaya hadaan ka mid ahaan lahaa ama aan agtaanaan lahaa beerkaan ka laagi lahaa, doqoniimadiisa Bal sida uu u hadlayo eeg.

  • @umulkhayrwadani7048
    @umulkhayrwadani70485 жыл бұрын

    kkkkkkl ala geel qayilay daya kkkkk alhu akbar adun kuxu dhibato wardher magacisa marki lashego maxa lanaxay marya igeya ogadeniya gel qalyay aan kuqoslee

  • @mamudmaashaaallaah6516

    @mamudmaashaaallaah6516

    5 жыл бұрын

    shaamaxiyedooqon hhhhhhhlamacaafinayo

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby56585 жыл бұрын

    Oh my god dadkii dadka cuni jiray alle ha soqabto kanaba laqatey oo yidh dhibka anaga geysaniye ha nala cafiyo

Келесі