Sh xasaan aan waxba ula harin maamul gobaleedyada ka dhisan somaliya bal daawo

Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
© Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

Пікірлер: 42

  • @user-do3uy4fu8m
    @user-do3uy4fu8mАй бұрын

    Sheikh xasan Waa runtiis 💯👈🏾👍🏾Waa kugu raacsanahay

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111Ай бұрын

    Sh xasan runta kugu jecalya ilahay ha ku barkayo

  • @Diinwaangalin
    @DiinwaangalinАй бұрын

    0:55 Sheekhu waa wadanigii dhabta ahaa Dad waxa jira somali ah oo dhulkooda u qaba inta qariirad 7 ah Hadaba 3 gobol ayaa ijaga dhiman oo ah DDS NFD iyo jabuuti Sadexdaaas anagoonan dhulweenaha somali kusoo darin Iimaba ah

  • @moustaphamahdi5495
    @moustaphamahdi5495Ай бұрын

    Wlh wa runta ee Allaha no naxaristo cheik

  • @user-uz2rb5zx5y
    @user-uz2rb5zx5yАй бұрын

    Markii lagumaysto oo wabiyada looga gudbo inta beerka lojifiyo sidii dhagax lokormaro ayey ogaan donan, oo waliba cadaan ayaa saas dadka ugumaysanjiree gumaystaha madow ayaa gumaysandona, gumaystaha somali waa u somali.

  • @user-yf6rz4mz3f
    @user-yf6rz4mz3fАй бұрын

    Midnimada culamadaa usal dhig noqon laheed kahor midnimada gobolada.

  • @somalilandnew
    @somalilandnewАй бұрын

    Cagdheer foqal Cagdheer

  • @ciiseadenhassan7591
    @ciiseadenhassan7591Ай бұрын

    عجيب والله

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096Ай бұрын

    Ninkani dantiisu yaqaan Kuye waa ka baqayaa Lafahaaga haku qamaarin sxb

  • @user-le3ki9dp5f
    @user-le3ki9dp5fАй бұрын

    Sheikh iswaydii Laanka yaa dhalay . Kkkk waad Ka jawaabtay 1991 Way adagtahay in la is aamino

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9iАй бұрын

    😊

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5gАй бұрын

    Kkk caadi maha

  • @somali4fun741
    @somali4fun741Ай бұрын

    Dawladi Daarood iyo Somaliyedba ma aha, Dilalinta Guumaystuhu kategay

  • @user-it1pe9ew3l
    @user-it1pe9ew3lАй бұрын

    Yuu Yahay Reer Habel Iga Daa Waan Ku Qasaaree 😅😅😅😅😅

  • @abdirahmanadan6697
    @abdirahmanadan6697Ай бұрын

    Idinka galjecel calan maledihin kulaha😂😂😂

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827Ай бұрын

    Cadaabku waxa uu ka yimi nin Somali ahayn oo Gumaysi ku jiray ayaa soomaliya soo dhex galay adigu garo?

  • @hodandahir8111

    @hodandahir8111

    Ай бұрын

    Adi gur hooyad Yan Lagu gumaysan O mid Kal Somali U Ku gumaysan sad nabada kum haystay dulkaga hooyo inader ka bad ka casanyas

  • @American_patriot110
    @American_patriot110Ай бұрын

    Horta Shiikhan Yuu yahay?

  • @MoJe-hn9fy

    @MoJe-hn9fy

    Ай бұрын

    Ogaaden

  • @fadumacabdiqaadir

    @fadumacabdiqaadir

    Ай бұрын

    Wuxuu sheekha dhahaaayy waakan waa ayo

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650Ай бұрын

    Ninn rageed runta Aya lagu nacaa

  • @kalabaydhjufa4604
    @kalabaydhjufa4604Ай бұрын

    Djiboutiland kkkkk

  • @casalasal6466
    @casalasal6466Ай бұрын

    Sh xassaan masaakintan beenta ku nool naga daaye mooryanta qabuuraha faganeyso ka hadal

  • @hatbadman2235
    @hatbadman2235Ай бұрын

    Puntland waa nabad,ilaa iyo wagii burburki somalia,khawarijtiina ayaa hada kahor iskudayday,qaasataan khariji dahir aweys😂.xasanow axmaq baa tahay ee hadalkaada kafiirso.somalia konfur baa ugu liidata manta,lii'ana khawarij idinkoo kale ayaa dadka qalda.

  • @lilcuzzwhitemoe

    @lilcuzzwhitemoe

    Ай бұрын

    MA MUJRIMNADA IYO ASHAHAADO LADIRIRNIMADA AYAAD KU FAANAYSAA ? GOORMAAD WAX GARANDOONTAA ?

  • @hodandahir8111

    @hodandahir8111

    Ай бұрын

    Pudtalad ma mamulad Somali ka jiraya ka duwantay

  • @caynaansheahmed687

    @caynaansheahmed687

    Ай бұрын

    Ma maqashay cadaabi meel roon maleh haatan soomaaliya meel meel dhaanta maleh meshaas aad sheegtayna anigaa ka imid been baad ilaahay usheegtay kuwa kalay lamitahay haddaaney kaba liidan.

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooiАй бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ❤

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660Ай бұрын

    Adigu Maxaa Siyaasad Ku Geliyey,Sheekh Baad Sheeganeysaaye ....thanks.

  • @Amiinmaslax

    @Amiinmaslax

    Ай бұрын

    Shiiqa iya siyaasada in lakala saaro ayaaba ah fikrad gaalo

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6heАй бұрын

    Hhhhh cajiib shekow

  • @husseinhassan7110
    @husseinhassan7110Ай бұрын

    Xasaanow maxaad dhantaa adiga oo xasaan Khawaarij ah jyo kuwa sheegta madaxda somaliya Madaxweyne maamul gobaleedyada ama ha ahaado Madaxweyne fadaraalka kusheegyada

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334Ай бұрын

    Tii daarood rabaa maaha shaikha waa xaraabo suu u barley dadka 😅

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589Ай бұрын

    Isku xishooo sheekhna wa sheeganeeysaahe

  • @calicabd.717
    @calicabd.717Ай бұрын

    Adiga ayeeyba Ka muqata qabyalada oo ay Kaa burqaneyda

  • @abdirahmanabukar3583

    @abdirahmanabukar3583

    Ай бұрын

    Allah ka baq Shiikha ha u gafin

  • @omarfiin3643
    @omarfiin3643Ай бұрын

    Adilee ma keeninoo ogaadeen in la barto waa waajib? Adiga banaanka is keen marka hore qumbulado ayaa kaa buuxo

  • @Amiir013

    @Amiir013

    Ай бұрын

    Malaha afsomaligaad aqoonin marlabaad dhagayso

  • @Peacehuman62

    @Peacehuman62

    Ай бұрын

    Xanuun ayaa haya ee afsomali la’aan mahayso

  • @MabaarikmaxamedYuusuf-nv9bq
    @MabaarikmaxamedYuusuf-nv9bqАй бұрын

    Bidcoole. ILaa. Bidcoole😂😂😂

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722Ай бұрын

    GAARISA land

  • @user-do3uy4fu8m
    @user-do3uy4fu8mАй бұрын

    Sheikh xasan Waa runtiis 💯👈🏾👍🏾Waa kugu raacsanahay

Келесі