SALMA LAJECLEEY WELCOM TO HARGEISA SOO DHAWAYNTII WLLASHEN

Ойын-сауық

Пікірлер: 389

  • @diyaaro68
    @diyaaro683 жыл бұрын

    Inta Qur'an ka kariimka jecel e akhrista Alle ha idinsharfo wll Subscribe me Like Isaar plz plz

  • @amiiraaxlaam2887
    @amiiraaxlaam28873 жыл бұрын

    Ku soo dhawow dalkaaga hooyo walaashy Salma inta Salma Ku faraxsan like dhac Ku sii first comment yeeeees

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Hoodo wll subscribe isar

  • @abdirazakfarah7797
    @abdirazakfarah77973 жыл бұрын

    Mashallah walalo madar wan kougoufan jir oh jog walalo waxan ahay reer Djibouti 🇩🇯🥰

  • @naciima_family

    @naciima_family

    3 жыл бұрын

    Walaal subscribe Igucaawi adigoo mahadSan walaal

  • @carafaadmaano66
    @carafaadmaano663 жыл бұрын

    Salma la jeclay inta ku faraxsan in ay timaado hargeisa is muujiya like iyo subscribe isara

  • @juweriajama1436
    @juweriajama14363 жыл бұрын

    Salma welcome to hargaisa_somaliland ❤❤👸

  • @fadumomohmed8742
    @fadumomohmed87423 жыл бұрын

    Labad qof ee youtube ka usoo galaa wlhi waa madar iyo hud hud wlladay keep going bn idi leehay

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Fadumo wll subscribe isar

  • @kafiyaxuseen1512
    @kafiyaxuseen15123 жыл бұрын

    Wlhi wan sugayay salma oo hargaysa timada palse nasib uma yeelan inana so dhawayntedi ka qaybgalo😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Kafiya wll subscribe isar

  • @saamicadey9971

    @saamicadey9971

    3 жыл бұрын

    Www masha allah wlal qali

  • @roodacige8433
    @roodacige84333 жыл бұрын

    Mashalah waxan ka codsanaya inad filimaan badan la so dhikto koxdaas ku so dhawaysy ♥️♥️♥️♥️😍😍

  • @xamdiimohmamedali7380
    @xamdiimohmamedali73803 жыл бұрын

    Madar abowe am From team enjoy keep going abowe ❤️❤️Salma lajcly melwalba laga jclyhy my sweetheart ❤️❤️rer hargeso wan idhin jclhy

  • @sagalxuseen9735
    @sagalxuseen97353 жыл бұрын

    Aniga way iladhalatay eraygaasaa ideeqay wlhi wllky thanks

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Sagal wll subscribe isar

  • @sagalxuseen9735

    @sagalxuseen9735

    3 жыл бұрын

    @@nahyancooking442 haye wllshy mcn

  • @queenzhamsa8506
    @queenzhamsa85063 жыл бұрын

    Anaa ugu horeeya cid daawatay like isaara🤣😂🤣😂

  • @mohabofficial6489

    @mohabofficial6489

    3 жыл бұрын

    Subscriber ii saar wlshy qali

  • @nuraomeribrahim5245

    @nuraomeribrahim5245

    3 жыл бұрын

    @@mohabofficial6489 Hhhhhhhhh

  • @rahmaaadan7295
    @rahmaaadan72953 жыл бұрын

    Aniga waan imanayaaye intii iso dhawaynaysa farta taaga 🤣🤣🤣

  • @apdiaziizjama2601

    @apdiaziizjama2601

    3 жыл бұрын

    Anoo lion sida ayaan ku soo dhawaynayaa walibana wllo🤣🥰

  • @faraxmaxamed8556

    @faraxmaxamed8556

    3 жыл бұрын

    Aniga xbti

  • @muniirakhadar3341
    @muniirakhadar33413 жыл бұрын

    Madaroow SALMAA xaflad usameeya,💯asaxaab teedii way usameen lahaayene❤️❤️❤️kafar xiya PLC

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Muniira wll subscribe isar

  • @jamiilajanno6204
    @jamiilajanno62043 жыл бұрын

    Welcome to hargeysa my sister salma lajeclay sido kale madar maxamed ayaanle ninjira keep going brother 💯💯💯💯💯💯💯💯♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👍👍👍👍👍

  • @samiraabdirahman4127
    @samiraabdirahman41273 жыл бұрын

    Happy to hear that ur reach safely Salam

  • @abshirocadaawe223
    @abshirocadaawe2233 жыл бұрын

    Masha Allah reeraha waad mahdsn tihiin dhmntiina saada iigu soo dhaweyaysaan salmo lajecleeyda 😍

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Abshiro wll subscribe isar

  • @hoodoibraahimhassan3912
    @hoodoibraahimhassan39123 жыл бұрын

    Mansha.Allah salma degen wan ku faraxsanahay inaad nabad timid inkastoo aanan ka qayb gelin so dhawayntaadi ❤❤❤😊🥰

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Hooda wll subscribe isar

  • @najaxnuura7906
    @najaxnuura79063 жыл бұрын

    Subxaanalah comment inaan akhriyana wxn u nacay wll Allan kugu dhaarshee like iyo subscribe i saar War dew chaam ka nagala taga acuudu bilaah😂😂😂maydaan intaa kaba il baxaynin🥴🥴🥴🥴🥴

  • @fardowsaqurux5506

    @fardowsaqurux5506

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @hodanabdi3430

    @hodanabdi3430

    3 жыл бұрын

    Walahi wa jam an dhaman maba aqiriyo hada comanti ayaga unacayba

  • @intifaacofficial8885

    @intifaacofficial8885

    3 жыл бұрын

    Waaku saray anigana isoo ducee huuno

  • @_afardhaan8250

    @_afardhaan8250

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @yamaabukar6257
    @yamaabukar62573 жыл бұрын

    Masha.alaah gabadha si wcn nooga soo dhaweeya from team enjoy

  • @KIIKOEDITS1
    @KIIKOEDITS13 жыл бұрын

    Wll ilaahay ayaan kugu dhaarshe ha idhaafin adoon subscribe isaarin😢 Ilaahay waalidkaa iyo adigaba janada haydin geeyo🤲🤲 Aamiin aamiin aamiin❤❤

  • @canabdaganofficial7061
    @canabdaganofficial70613 жыл бұрын

    Masha allh wan ku farax sanahay soo dhaweynta wllsheyda salma lajecley teem salma lajecley is muuji hee ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @shadiyasharaf3086
    @shadiyasharaf30863 жыл бұрын

    Welcome back hrgeysa cadey salma

  • @binuyaminmohamed3916
    @binuyaminmohamed39163 жыл бұрын

    Woooow mnsha allh you tuberada rer hargeysa inaba caadi ma, ahan Team Enjoy hadan nahay waan idin kaqabnaa sodhawentiina

  • @niciimaibraahim7123
    @niciimaibraahim71233 жыл бұрын

    sadhawoow qlideydii salma lajecley😘😘😘😘😍😍😍👏👏👏👏

  • @zulthanmohazm221
    @zulthanmohazm2213 жыл бұрын

    Welcome to hargeisa wlshy salma

  • @salmaziman1136
    @salmaziman11363 жыл бұрын

    Salma welcome to hargaysa somaaliland

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Salma wll subscribe isar

  • @zamzamshire4157
    @zamzamshire41573 жыл бұрын

    Mnsha allh Najima yado iman rabtaan ogaye hargaysa cadey kusodhawoow xbbti qli💖💌

  • @Talizo9
    @Talizo93 жыл бұрын

    Wow m.a salma lajcely so dhwen qurx bdn 😘😍😍

  • @hal-abuurrayaanboss1460
    @hal-abuurrayaanboss14603 жыл бұрын

    m.a hargeysa gob gobi dhashy ku nol so dhaweyn fcn wlshy qalbiga igala jogta😍😍

  • @anfaalgood3284
    @anfaalgood32843 жыл бұрын

    Mansha allaah wllshy salma Dagan soo dhawoow qalpigaa ku jecel wlloh

  • @dowdocise4680
    @dowdocise46803 жыл бұрын

    Lixdan jeer adaa ka qurxon libdhada❤❤❤🤴🤴🎊🎉🧨😉Walshy salma

  • @hawoessa3037
    @hawoessa30373 жыл бұрын

    Manshaallaha tabarakalaaha madaroo waan ku taageeraa kal iyo laaba 😍

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Hawo wll subscribe isar

  • @gobadofficials9743
    @gobadofficials97433 жыл бұрын

    msha Allah welcome to hargysa xppti salma

  • @ugbaadaragsan4493
    @ugbaadaragsan44933 жыл бұрын

    wll Alle Haku Daayo wllky qaali mar waliba waan jeclahay Horumarkaaga 😘😍💔♥💝🌷🌷🌷🌷

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Ugbaad wll subscribe isar

  • @salmagarad5948
    @salmagarad59483 жыл бұрын

    Mnsha allah way so dhacday salma la jecley welcome to hargaysa 🥰

  • @nuxurofficial88
    @nuxurofficial883 жыл бұрын

    ALLE HAMIGAAGA HAKUU RUMEEYO WLL waxan ahay walalka oo SUBSCRIBE kaaga soo baahday walalnimadeena iigu saar insha allah

  • @ixsaanaxmed8153
    @ixsaanaxmed81533 жыл бұрын

    Masha alllh Salma lajeclay welcome hargeisa wllhi markaad so bxaysay waan ilmeeyay maan jclyn inad asxabtadi ka timado lkn alx hadad hargeisa nogu timid wn ku farxsanhay1 ❤❤❤

  • @salmasaid995
    @salmasaid9953 жыл бұрын

    xaflada100k salma hargaysa ugu dhiga

  • @roodacige8433
    @roodacige84333 жыл бұрын

    Mashalah welcome walshy aan jecelay waynu kulmi inshalah

  • @maanhassan2945
    @maanhassan29453 жыл бұрын

    Welcome to your land Salma la jecely❤❤🤩

  • @rumaanmaxamedmaxamed1211
    @rumaanmaxamedmaxamed12113 жыл бұрын

    Welcome wllshy salma qurxey hargeisa caday

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Rumaan wll subscribe isar

  • @hafsaabdi5414
    @hafsaabdi54143 жыл бұрын

    Welcome To Hargeiza hadh wanag wlazHy salma lajecleY🤩

  • @deeqaxuseen3197
    @deeqaxuseen31973 жыл бұрын

    Masha allaah salma welcome to hargeisa

  • @abdillahikhuulud2111
    @abdillahikhuulud21113 жыл бұрын

    Masha Allah Allah wallkay 💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @Naemma
    @Naemma3 жыл бұрын

    Welcome Wlllsheyyyyy Mcneyy🖤🖤🖤

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Emma wll subscribe isar

  • @s.j.3322
    @s.j.33223 жыл бұрын

    From salma lajacleey xabiibatu malaayiin hore usoco wll madar

  • @adnasiciid6553
    @adnasiciid65533 жыл бұрын

    madarow wall wacanidaa😂😂😂😂wlhi markan ku arko dar Alle ayu qosol ii qabtaa😂😂😂😂😂😂

  • @kingabdaleboqor8443

    @kingabdaleboqor8443

    3 жыл бұрын

    Kkkk maad isku wadaa wlo

  • @adnasiciid6553

    @adnasiciid6553

    3 жыл бұрын

    @@kingabdaleboqor8443 mya waar waa wllky ninkuye lkn isaga dhanaa funny ah wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @umusufyan9913
    @umusufyan99133 жыл бұрын

    Team Salama lajecley ahay abaayo alx hadad nabad tagtay gurigiini iyo hoyginii masha allah nagu salaan dhamaan famligiina ha iloobin team enjoya teamkaagii keep going madar wan kuusray aboowe

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Umu sufiyan abayo subcribe isar

  • @adnacali6052
    @adnacali60523 жыл бұрын

    Welcome salma wacaneey wllo❤❤❤

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Adna wll subscribe isar

  • @najadmohamed9992
    @najadmohamed99923 жыл бұрын

    Ala ilaahaw salma maalin uun iga so hor saar wllhi aad ku taageera wll alle haku sharfee 😍

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Najad wll subscribe isar

  • @naimamohamed4096
    @naimamohamed40963 жыл бұрын

    Welcome sis dhulkagii hooyo❤

  • @mohabofficial6489

    @mohabofficial6489

    3 жыл бұрын

    Subscriber ii saar wlshy qali

  • @dumargufilron4442
    @dumargufilron44423 жыл бұрын

    Mazhaallh dakagii allhe hadin xafido 💐💐💐💐

  • @faraxiprahim5984
    @faraxiprahim59843 жыл бұрын

    mansha allah ku so dhawow dalkaaga 😍😍😍🥰🥰

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji68213 жыл бұрын

    Masha Allah tabrikllha salma lajacley ugu hargeso nabat tati masha Allah wll keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amiiraaxlaam2887
    @amiiraaxlaam28873 жыл бұрын

    And first one view

  • @nadiirashawo3111
    @nadiirashawo31113 жыл бұрын

    Salma ugu dambeyn wey nabad timi alle haku dhawro hppti

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Nadiira wll subscribe isar

  • @ilwaadabdi898
    @ilwaadabdi8983 жыл бұрын

    Welcome qli salma 😘

  • @mhd4794
    @mhd47943 жыл бұрын

    Welcome to your land Salma la jecely ❤❤😍😍

  • @xamdixaajimuuse5014
    @xamdixaajimuuse50143 жыл бұрын

    Salmay alle hku xfdiyo xbbti wanlu frxsahany inan arko dadku jcel badka u timi dadku jcl bad utimi mnsha allaah

  • @zakichamac2561
    @zakichamac25613 жыл бұрын

    Salma iyo madar waa ilmaadeero 😂😂😂

  • @kifahsaidmohamed4601

    @kifahsaidmohamed4601

    3 жыл бұрын

    Yaa yidhi 😂😂🤣🤣

  • @umuaxlaam7735

    @umuaxlaam7735

    3 жыл бұрын

    Waleeeee

  • @rahmaahmed1836

    @rahmaahmed1836

    3 жыл бұрын

    shaqo iskuma laha waa arab iyo hj

  • @yaasirkhalif7540

    @yaasirkhalif7540

    3 жыл бұрын

    @@rahmaahmed1836 yaa arab ah yase hj ah baayo

  • @dayaxa8farah191

    @dayaxa8farah191

    3 жыл бұрын

    @@yaasirkhalif7540 madar baa HJ ah

  • @hodanismail8492
    @hodanismail84923 жыл бұрын

    Masha allah salma lajeclay wan ku faraxsanahy inaad nabad tagtay waxad ka tagay dadka ku jecel waxadna u timi dad ku jecel dar alaan ku jeclahay hormar iyo farxad ku rajaynaya ❤❤🥰🥰👏

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Sukayna wll subscribe isar

  • @awoawil947
    @awoawil9473 жыл бұрын

    Welcom wllshy mcneey ♥️🥰

  • @munamacalin1079
    @munamacalin10793 жыл бұрын

    Masha allah si fiican ayaad uso dhawayseen inantiin

  • @zuhaybxidig6994
    @zuhaybxidig69943 жыл бұрын

    Salma welcome to hargeisa 🙂

  • @nimchoodo5649
    @nimchoodo56493 жыл бұрын

    Salma qurux ku soo dhawowa hargaysa caday dalkaag hooyo wll qaali aad ayaan ku jecelay noolow cimriga iyo caafimad ka alle ha ku barkeeyo❤❤❤

  • @ifoong4410
    @ifoong44103 жыл бұрын

    Salma Lajeceleey congratulations 🎈🎉

  • @mustafejakuu7766
    @mustafejakuu77663 жыл бұрын

    Kusoo dhowaw dhulkaga hooyo salma lajecley❤️🙏

  • @queendhorsan896
    @queendhorsan8963 жыл бұрын

    m.a Salma madaxa no saran thy Hada nahy Team Enjoy miyey nawad tagte inan tayni masha allh

  • @molle_on_the_line
    @molle_on_the_line3 жыл бұрын

    Madar mohmet seerar ku wata one love♥️💯

  • @asmamohamed907
    @asmamohamed9073 жыл бұрын

    Mansha allah dadkaygii farxad ku waara abid wllshy salma qali so dhawoow

  • @zuzannuur7000
    @zuzannuur70003 жыл бұрын

    Ax zodhawentas wlhy way ii segtay zalma Love wlhy kugu ahy ppei💖🌷💋

  • @munamawe3l016
    @munamawe3l0163 жыл бұрын

    zaLma lajecleey Welcome To hargYza..🙏

  • @hadiyamohamoudhussein5837
    @hadiyamohamoudhussein58373 жыл бұрын

    Msha allh welcome salma lajaclay 🤗🤗♥️♥️🌹🌹

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Naadiya wll subscribe isar

  • @nastehaabdullahi4131
    @nastehaabdullahi41313 жыл бұрын

    Masha Allah Salma lajcely asxabteda sodaweyen 😭😭❤❤❤❤❤

  • @deeqamaxmud7962
    @deeqamaxmud79623 жыл бұрын

    Manshaa llh madar iyo hudhud waad iga qooslisaan ale hidi sharaafo

  • @nimcoabdilahi8844
    @nimcoabdilahi88443 жыл бұрын

    Madar video badan la soo samee Salma 👸🙏

  • @hodhanqali2574
    @hodhanqali25743 жыл бұрын

    Masha Allah madar waan kusalaamay wll

  • @queenayaaniitaandsimon3747
    @queenayaaniitaandsimon37473 жыл бұрын

    Welcome salma wadan kaada from team salma

  • @drapdisalamalfadli6139
    @drapdisalamalfadli61393 жыл бұрын

    Soo dhawaw madar aad bad ugu mahadsanthiin sida u soo dhawayseen salma lajecliyaa

  • @hodandaahir4255
    @hodandaahir42553 жыл бұрын

    Masha allaah wllshy salma cadey

  • @fihiiimaaragzan1025
    @fihiiimaaragzan10253 жыл бұрын

    M.a wlloH zi wanaaGzaN paaD uzoo dhawayzeeN

  • @saynabahmedabukar4682
    @saynabahmedabukar46823 жыл бұрын

    From salma lajecleeY huuno isoo dhaweeYa deeN taageeRadiina cusp baYnu naHeee

  • @wardamuuse5385
    @wardamuuse53853 жыл бұрын

    Welcome salma wll

  • @qaliyaomeraaliya4578
    @qaliyaomeraaliya45783 жыл бұрын

    Masha allah kuso dhawow dhulkagi hooyo salma lajecley❤

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Qaliya wll subscribe isar

  • @shukrimohamed1738
    @shukrimohamed17383 жыл бұрын

    Hhhhhhh madar waa qoosool i love walahi madax kulaha kusodhawa hababa

  • @aaminahussein4039
    @aaminahussein40393 жыл бұрын

    Mnsha allaah soo dhawaw wllshy Salma

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Aamina wll subcribe isar

  • @azmaapdinazir5163
    @azmaapdinazir51633 жыл бұрын

    Mazha allh zo dhawow wlzhy

  • @deeqomustafa2723
    @deeqomustafa27233 жыл бұрын

    Manshalah salmo welcome

  • @samirax9066
    @samirax90663 жыл бұрын

    So dhowow walashey salma waxan ku lenahay mar Walba wadaku waa wadankake . Anigu 4 sano ayaan jugay Malaysia

  • @murtiiyomadadaalo8836
    @murtiiyomadadaalo88363 жыл бұрын

    Waaaw salma lajacle

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial64893 жыл бұрын

    Welcome wlashy mcn

  • @foosiyacumar7692
    @foosiyacumar76923 жыл бұрын

    Mashallah wll

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed18363 жыл бұрын

    waaaw soo dhowow salma lajecley quruxey waku daalay raadiskaagi

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Rahma wll subscribe isar

  • @cadnaansaid8976
    @cadnaansaid89763 жыл бұрын

    Wr hud hud naskh nimdii ba ka muuqteeH🤣🤣🤣🤣

  • @somaliwaahal5157
    @somaliwaahal51573 жыл бұрын

    Kuso dhawaw dhulkaga hoyo salma qli dumar kamalna ha ilaawin💖🙏

  • @nasara438
    @nasara4383 жыл бұрын

    Keep gonig wll 👍

  • @raqiyaruun1051
    @raqiyaruun10513 жыл бұрын

    Wllky sharaf madar wll qlia hore usoco

  • @hibocabdullaahiofficial8935
    @hibocabdullaahiofficial89353 жыл бұрын

    Welcom dalkaga salma

  • @hoodomaxamud364
    @hoodomaxamud3643 жыл бұрын

    Mansh Allah walshay Salma lajecleey noloshu kuma xumayso kuso dhawoow hargeisa cadeey

  • @nahyancooking442

    @nahyancooking442

    3 жыл бұрын

    Hoodo wll subscribe isar

  • @roodakeyes1290
    @roodakeyes12903 жыл бұрын

    Mzhlha ugu danben wad nabda tima xbbti

Келесі