No video

QOSILKII ADUUNKA | MUDUG VS BURCO VS HARGEYSA | BARNAAMUJKII LAHJADDA............🤣🤣

Fadlan subscribe saar si aad noola socoto mahadsanid.......
Instagaram Madar mohamed ayaanle
Facebook madar mohamed ayanle

Пікірлер: 3 400

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed3 жыл бұрын

    *Gobolkaaga ama magaaladaadu waxa ay u taqaano kalmadahaa lagu kala duwen yahy nala wadaag si aan u ogaano qofka lahjadiisu saxsan thy*

  • @maanbille2235

    @maanbille2235

    3 жыл бұрын

    Baaf Kal Mooye Xargaha dhagaha amase eerafoon kkkk

  • @abdiqaadirali1220

    @abdiqaadirali1220

    3 жыл бұрын

    Zxp Part 2 soo daaya anigu madar baan lajiraaa👍👍👍👍👍👍😎😎😎😎💯💯💯❤️

  • @ahmetkhater266

    @ahmetkhater266

    3 жыл бұрын

    Waar Nio Zxp Madarow Riwayadihii DeH Zoo DaH Zxp

  • @InaHajimohamed646

    @InaHajimohamed646

    3 жыл бұрын

    Baaf baaan u aqaan

  • @InaHajimohamed646

    @InaHajimohamed646

    3 жыл бұрын

    Kal baa saxsan

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe60463 жыл бұрын

    Codsi ayaan wata nabi scw kadayada kaftan ka sikale haloo kaftamo

  • @ashoomarsh6837

    @ashoomarsh6837

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @princeses1217
    @princeses12173 жыл бұрын

    Wilka reer burco bn tageersn ahya 😍😂😂

  • @xafsuucabdi110
    @xafsuucabdi1103 жыл бұрын

    Sinxi dhar ayaa sax ah 😘from burco.

  • @asmakhadar3935
    @asmakhadar39353 жыл бұрын

    team burco❣🥰 hadaad is mujin weydan dhiiga tuunbo laydinkaga nuug😂😂👀

  • @nalkaifah4146

    @nalkaifah4146

    3 жыл бұрын

    Dhiigu biyo maaha indr😂✌️❤️

  • @asmakhadar3935

    @asmakhadar3935

    3 жыл бұрын

    @@nalkaifah4146 wxad fahmyso mha inabti 😂✋

  • @nalkaifah4146

    @nalkaifah4146

    3 жыл бұрын

    @@asmakhadar3935 aniga dhiiga tuumbo la igagama jaqin qli😂rer burcaaban ahayee mxaa😂dadkaba ficilkaanu dheernahay😂

  • @nalkaifah4146

    @nalkaifah4146

    3 жыл бұрын

    @@asmakhadar3935 mxn fahmi wayey indr😂rer burco ismujiyad tidhiyo wanagan ismuujine😂

  • @farhiafagadhe1273

    @farhiafagadhe1273

    3 жыл бұрын

    Asc wll mcn comments waad arkeysaa lkn please ha dhaafin 2K inaan gaaraan rabaa igaarziiYa walaaliyaal wll adaa I gaarziin kara kzread.info/dash/bejne/mIqhza5ueKnbhso.html😰😰😰😰😰😰

  • @zuzumahamed5525
    @zuzumahamed55253 жыл бұрын

    Anoo ku hadlaya afka reer Laascaanood 😂 1:fiiqitaan =waa in lanadiifiyo gudhiga 2:geedka wxuu daadiyo "Man" 3 dharka ka lagu dhaao "baaf" 4: alqaban:daboolka canjeelada 5:tib:waata xawaashka lagu tumo 6:jaandheer waa ciyaar dhaqmeed laga ciyaaro gobolada sool iyo sanaag iyo cayn cayaarta dhulbahante 😂❤ 7:marqsaar waaa neefka geela marka nefku ka bakhtiyo inta haraga laga saaro ayaa la saraa neef kle 8:muqmadna waa hilibka yaryar eee subaga lagu shubo 9:qofka hadalka karin "haghago" 10:sabays waa qofka iska habatacaya ee iska soconyaa😂 Waa anigaa soo qoray afkii laascaanood 😂😂😂😂inta ila fahansan like saara deee

  • @secretdiamond2683

    @secretdiamond2683

    3 жыл бұрын

    Hadaan ahay gabadhi burco waan kugu raacay

  • @zuzumahamed5525

    @zuzumahamed5525

    3 жыл бұрын

    @@secretdiamond2683 boqorad reer burco dad la iiiogolyhy reer barinimo 🙏🙏🙏😂❤

  • @maan9058

    @maan9058

    3 жыл бұрын

    @@zuzumahamed5525 lkn quruxey waxbaa kaa khaldan 🤣

  • @zuzumahamed5525

    @zuzumahamed5525

    3 жыл бұрын

    @@maan9058 deee waxa khaldan sheeg hadaad dhalad laascaanood ah thy😂mase laascaanood ceedhiin baad thy

  • @apdirazhiidkaariyechannel2577

    @apdirazhiidkaariyechannel2577

    3 жыл бұрын

    Naa ma dhulpahante keliya ciyaara🤣🤣

  • @nimcomaxamuud5938
    @nimcomaxamuud59383 жыл бұрын

    Saddexdaba waan u yiqaanaa waa laan dheer nimo Azxpta

  • @caliahmedcaliahmed2751
    @caliahmedcaliahmed2751 Жыл бұрын

    Myyyy walee mayeelno reer kalmhdug waa inaan soo aruursadaa moohaanoow reer hargeeso waa naga badiyeen maadaamo waa 2nh😍😍😍🛑😍🛑😍😍

  • @ebrabile2159
    @ebrabile21593 жыл бұрын

    Reeeeer mudug is muuuujiyaah🇸🇱❤

  • @dahir022

    @dahir022

    3 жыл бұрын

    Dhiigu biyo maahan, dhalashana ciil uma qabno🩸💯

  • @surayaabdi2841

    @surayaabdi2841

    2 жыл бұрын

    Baaf ba sax ah

  • @rawdarasmi8594
    @rawdarasmi85943 жыл бұрын

    Baaf baa sax ah🇸🇱🇸🇱 alqabana waa birta cajelada lagu dabola

  • @hobimaal1896

    @hobimaal1896

    3 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkk Bir maxaya Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @rawdarasmi8594

    @rawdarasmi8594

    3 жыл бұрын

    Birta canjeelada lagu dubto dee 🤣

  • @naimagullet7336

    @naimagullet7336

    3 жыл бұрын

    Sax

  • @amaalbeautysalon5152

    @amaalbeautysalon5152

    3 жыл бұрын

    sax form punland

  • @anfacdhool5255
    @anfacdhool52553 жыл бұрын

    From galmudug alqaban wa kan mirdawada canjelada lagu dabolo🥰👍👍👍

  • @Mdirrp

    @Mdirrp

    3 жыл бұрын

    Galmudug iyo Puntland waa isku erayo

  • @daahirmaxamed1188
    @daahirmaxamed11883 жыл бұрын

    Kal iyo mooye ayaa sax ah from galmudug

  • @abdiahmed9054
    @abdiahmed90543 жыл бұрын

    Baaf from mudug 🇸🇴

  • @hawamaya6637

    @hawamaya6637

    3 жыл бұрын

    tashti Jibiti🇩🇯

  • @hawamaya6637

    @hawamaya6637

    3 жыл бұрын

    baaf waa radiyo

  • @dahir022

    @dahir022

    3 жыл бұрын

    @@hawamaya6637 baaf waa ereyga saxda ah oo afsomaliga caadiga ah 80% Somalidu ereygan bay utaqana💯

  • @nalkaifah4146
    @nalkaifah41463 жыл бұрын

    Rer burconimo🥰madarkayaga caashaqa😂❤️

  • @mabroukakadar1927
    @mabroukakadar19273 жыл бұрын

    Rer Djabuti wa Tashti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯👍❤

  • @monaeman2610
    @monaeman26103 жыл бұрын

    Anoo reer hrgyza wlhi inan aqoon maraq saar 🤣🤣😘😁

  • @dahir022

    @dahir022

    3 жыл бұрын

    Anaguna(Reer mudug) ereygasan unaqana ee wiilkaan geeljire ahaan jirin, taasa keentay inuu garan waayay 😂😂

  • @samiiraducaysan3782
    @samiiraducaysan37823 жыл бұрын

    Reer Hargeysa saxa reer cerigabo ismujiya😁😁😂😂😂😂😂😂

  • @cabdiwaasacaxmed1805

    @cabdiwaasacaxmed1805

    3 жыл бұрын

    Tashti

  • @hawaaragsan189

    @hawaaragsan189

    3 жыл бұрын

    Sixni dhar waaye

  • @naimamohammad4308

    @naimamohammad4308

    3 жыл бұрын

    sixni dhar

  • @cabdiwaasacaxmed1805

    @cabdiwaasacaxmed1805

    3 жыл бұрын

    @@naimamohammad4308 sinxi iyo tashti labadaba waanadeegsanaa

  • @xaawoafaaro9579

    @xaawoafaaro9579

    3 жыл бұрын

    Kal.io.mooyo.waye ❤❤

  • @istarliinofficial6884
    @istarliinofficial68843 жыл бұрын

    baaaf team reer mudug is muujiya

  • @nimomohamud9125

    @nimomohamud9125

    3 жыл бұрын

    Baaf 🥺❤️

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir93222 жыл бұрын

    Madar keep going sxb sare aadbaan ku taageera mashallah salmo la jecleey

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..223 жыл бұрын

    wraa horta koobka Salmo lajecly ayaa qaaday xaqiiqda lkn erayga BAAF ayaa saxan From mogadishu inta igu raacsan ismuujiya 👑

  • @qaalidaahir4196
    @qaalidaahir41963 жыл бұрын

    Baaf aya sax ah reer mudugnimo❤

  • @Somaligamer32

    @Somaligamer32

    3 жыл бұрын

    Baaf sixni tashti intaba waa la yidhaahdaa laakiin haddii aanu nahay reer Somaliland waxaan unaqaanaa tashti sixni

  • @nafisocabadle6736

    @nafisocabadle6736

    2 жыл бұрын

    Haaa baaf sax wayi

  • @sacidoxashi8035

    @sacidoxashi8035

    2 жыл бұрын

    Babada arxan modog

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial64893 жыл бұрын

    .Nebi muxammed waa qofka ugu horreeya ee gali doono jannada❤ waxaana ku xiga ambiyadii alle iyo rusushii alle, waxaana ku xiga ummadda nebi muxammed, ummadda nebi muxammed waxaa ugu horreeya ee jannada gali doono waa kuwa fuqarada ah Allow kuwii jannada aad galiso naga mid yeel. ... Aamiin dheh hadaad aragto commentigan.😍Aamiin 🤲

  • @barwaqodagan7038

    @barwaqodagan7038

    3 жыл бұрын

    Salalaahu Aleyhi wasalam Salalaahu Aleyhi wasalam

  • @barwaqodagan7038

    @barwaqodagan7038

    3 жыл бұрын

    Amin amin amin amin yaa rabbi

  • @cabbasyeeto915

    @cabbasyeeto915

    3 жыл бұрын

    amen. amiiiin

  • @ahmednoor7592
    @ahmednoor75923 жыл бұрын

    madarow baaf iyo sixni dhawr labada waaa looga yaqaaana burco intii igu raacsan like ISMUUJIYA reer burco

  • @Zuhuurapdi3344
    @Zuhuurapdi33443 жыл бұрын

    Baaf baa saxa wllhi😂

  • @Bintu_farah
    @Bintu_farah3 жыл бұрын

    Waxaa wataa madar number 1 🥰🥰🥰🥰keep going bro 💪

  • @samiirmoha1443
    @samiirmoha14433 жыл бұрын

    Team galkacyo baaf weeye 😂

  • @ayaandhalad9048
    @ayaandhalad90483 жыл бұрын

    asc wllo waan ku tageera madar maxamed ayaanle wllakay QAli illahy hayka daayo 💋💋

  • @hamdigeenyo6377
    @hamdigeenyo63773 жыл бұрын

    Wlhi moha waa qosol 🤣😂🤣😹

  • @amushofficial2342
    @amushofficial23423 жыл бұрын

    Baaaf baaa noo zaxan anagah hdaaa nahay reer beri🥰😂

  • @saidanzhax17
    @saidanzhax173 жыл бұрын

    Gobalka Raga wxa aY u Yaqaanaan sinxi dhar waan Sax dee🖤

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi94063 жыл бұрын

    🤣🤣🤣ma fiiqnee waa xaaqnaa 🤣

  • @samiirohirsi2599
    @samiirohirsi25993 жыл бұрын

    Mohan paa idin ka zaxan From puntldn🇺🇿

  • @Mss_somalia
    @Mss_somalia3 жыл бұрын

    Baaf ba saxan😂❤teem galkaco from garowe❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @farhiaali8967

    @farhiaali8967

    3 жыл бұрын

    Baaf zax frm xamar 😂

  • @sumeramoha9892

    @sumeramoha9892

    3 жыл бұрын

    Baaf puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @abdirasaqabdi4546

    @abdirasaqabdi4546

    3 жыл бұрын

    Tashti 😂😎

  • @SomaliRoyalFamilyonline

    @SomaliRoyalFamilyonline

    3 жыл бұрын

    Walaal ilaahay adiga iyo waalidkaaba dambigiina haa dhaafee Subscribed ii saar.

  • @SomaliRoyalFamilyonline

    @SomaliRoyalFamilyonline

    3 жыл бұрын

    @@farhiaali8967 Walaal ilaahay adiga iyo waalidkaaba dambigiina haa dhaafee Subscribed ii saar.

  • @mosalah2931
    @mosalah29313 жыл бұрын

    Rer Mudug Anaga Niiga Dhow Beeeh Hadaa Nahy Rer Xamar😂🧡🕊️🤍❤️

  • @mohamedshire8774

    @mohamedshire8774

    3 жыл бұрын

    WllY somali kle ayaan argooyaa 😂😂😍

  • @zeytunmaxamud6725
    @zeytunmaxamud67253 жыл бұрын

    Baaf ka ayaa saxsan♥️♥️♥️♥️♥️💟💟💓💓💯💯waxaan raacsanahay moho

  • @hodanhappy3705
    @hodanhappy37053 жыл бұрын

    Kkkkk Haa wll mohaan waa sax kal iyo mooye

  • @hodomahamed3766
    @hodomahamed37663 жыл бұрын

    Waa iga qosliseen runti 🤣🤣🤣 madar iyo salma iyo wiilka hore usoco 🤣❤🙏

  • @apyanabdirashiidmahdi6914
    @apyanabdirashiidmahdi69143 жыл бұрын

    Baaf sax ah 😅

  • @daariqalsina
    @daariqalsina3 жыл бұрын

    7:42 baaf ayaan unaqaana 😂

  • @caliahmedcaliahmed2751
    @caliahmedcaliahmed2751 Жыл бұрын

    Kkkkkkk wllh reer woqooy mafahmin waryaa baaf 😍😍😍😍😍

  • @najiibxuseen4708
    @najiibxuseen47083 жыл бұрын

    keep going wllkey 🥰🥰🥰

  • @samirax9066
    @samirax90663 жыл бұрын

    Keep going wllhy qaliga ah ❤️💎

  • @decoalishire5913
    @decoalishire59133 жыл бұрын

    Team mudug Baaf baa garnynaa ✅

  • @nejmakeizeyyy4172
    @nejmakeizeyyy41723 жыл бұрын

    Baaaf banu dhahna reer burco moh ba saxsan❤️

  • @rahmomohamud4812
    @rahmomohamud48123 жыл бұрын

    Baaaf baa saxsan from las caanood 🙏👌🏻

  • @isradagan1034

    @isradagan1034

    3 жыл бұрын

    Sax baaf

  • @aminaabdulle2177
    @aminaabdulle21773 жыл бұрын

    Rer mudug is mijiya galmudug ❤️❤️

  • @shidehtv3848

    @shidehtv3848

    3 жыл бұрын

    Lakin nin doonaya inuu waxbarto ceeb maaha

  • @xafsadigale8031
    @xafsadigale80313 жыл бұрын

    Sixni dhar waaye wlhy💓💓

  • @bellaahmed5193
    @bellaahmed51933 жыл бұрын

    Baaf Aya saxan ✌️✌️✌️✌️💯💯💯💯💯💯

  • @hamdimustaf1769
    @hamdimustaf17693 жыл бұрын

    Part two sosameya wll❤wan wataa luqadiihiina wllhi 😂😂😂

  • @munitaahmed7273
    @munitaahmed72733 жыл бұрын

    Lascnod tobanle u naqan markiisad waxanba moodayay xalwad hariisad from sool 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @xuseennuur2324
    @xuseennuur23243 жыл бұрын

    Baaf sax ah pro

  • @mohamettapdullahi3746
    @mohamettapdullahi37463 жыл бұрын

    BaaaaàaaF Weye 😂😂 sixin dharna Wa Yara sax bowe

  • @jamila___janno2593
    @jamila___janno25933 жыл бұрын

    Marka Hasha Nigiska Lo xidhaya kulaha😂😂😂 Reer Mudug Dad Adag wale wad idin wata👌🏻❤️ Ano Ah From Burao😘

  • @hindiyoofficial472
    @hindiyoofficial4723 жыл бұрын

    Wllky madar mahmed ayanleh😋😍😍😍

  • @cadeycabdi5417
    @cadeycabdi54173 жыл бұрын

    Baaf ba sax ah from Puntland boqortoyo 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤💋

  • @farhandeqays9429
    @farhandeqays94293 жыл бұрын

    waa idiin Salaamay Moha, Madar, iyo Salma team Gaalkacyo ✌

  • @Hakan_fidan1
    @Hakan_fidan13 жыл бұрын

    I'm reer mudug from Mogadishu 🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @shankarlaa425
    @shankarlaa4253 жыл бұрын

    Baaf rer xamar 🇸🇴

  • @asmasidiiq7257

    @asmasidiiq7257

    3 жыл бұрын

    Sinxi dhar ka idhaahnaa argaaysa

  • @abwaanbulshaawi3310
    @abwaanbulshaawi33102 жыл бұрын

    Baaf baa sax ah from kenya

  • @hanancabdulahi7519
    @hanancabdulahi75193 жыл бұрын

    Alqabn waa kan canjeelada lagu daboolo from galkcyo ❤

  • @sweetyquruxsancali8394
    @sweetyquruxsancali83943 жыл бұрын

    Moohan baa badiyey Baaf baa sax ah Reer mudug ismuujiya

  • @inahagi148
    @inahagi1483 жыл бұрын

    Sinxi dhaR waaye mohaanooW wllo😂😃🥰

  • @xamdaxasan6374
    @xamdaxasan63743 жыл бұрын

    Mash allee wllkay madar maxamed ayaanle wll waxan laha xagu ka dhacay wll talow ma nolyahay mash allee wll muqdisho wa ka Qalalasuhu ka jiro mash allee kol hadan arkano madar oo no hadlay wa mash allee wll cisi iyo sharaf ku nolow ilahay kum tuso wax ku dhiba cimrig allee haku dhereyo caqlig allee haku barakeyo mash allee noso noqo adiga oo nabad Qaba salma iyo Mohamad ad iyon idin salamay dhamatin cisi iyo sharaf ku nolad wllyal hore uu socod

  • @najmamohameth531
    @najmamohameth5313 жыл бұрын

    Team Gobolka raga MadaR Dayax weerar adaa saxan walal🔥🥰

  • @daahiryaredaahiryare3142
    @daahiryaredaahiryare31423 жыл бұрын

    Laandhee muhan baa saxsan💥💥💥

  • @queensaba9014
    @queensaba90143 жыл бұрын

    wlhi mudug io konfurta iskumid wye bee mohan wataa ani from xamar xogaa badawanoya intuu shegay ani saas ukasaa moha wataa anu ❣️

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe12733 жыл бұрын

    Reer laazacan0d meeyeeN🤣🤣🤣🤣🥰

  • @maxamedgaanbiye5214

    @maxamedgaanbiye5214

    3 жыл бұрын

    Waankan abaayo

  • @maysalebaan9109

    @maysalebaan9109

    3 жыл бұрын

    Waaa nakan wll qli 🥰

  • @duranabdiaxmedson7290
    @duranabdiaxmedson72903 жыл бұрын

    Reer mudugiii aaway

  • @asmamaweel6532
    @asmamaweel65323 жыл бұрын

    Burco iyo mudug ayaan wataa😂😂

  • @samiirohirsi2599
    @samiirohirsi25993 жыл бұрын

    Baaf from puntlp❣️

  • @habonabdirahman663
    @habonabdirahman6633 жыл бұрын

    Awlaadul caasima team hargeysa 👍♥️

  • @guutaaleafrax5975
    @guutaaleafrax59753 жыл бұрын

    Baaf aa saxan pr0H 💯💯💯💯💯💯💯

  • @RahmaBootan-fx2fp
    @RahmaBootan-fx2fp Жыл бұрын

    War baaf baa sax San from muqdisho

  • @deeqomaxamud6337
    @deeqomaxamud63373 жыл бұрын

    Owlaadul caasima baaf aan ukaseena 😅🤣🤣🤣

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale26483 жыл бұрын

    Hhhh Baaf baa saxa balo idiinla magacyo xumaataye😂

  • @khaalidabdiqani8581
    @khaalidabdiqani85813 жыл бұрын

    Inte reer galmudug ah like

  • @mohamaanqaboojiye1987
    @mohamaanqaboojiye19873 жыл бұрын

    hhhhh mohaan nigiska lo xidhayo kulaHa wlhi qosol iguma harin 😃😃😃😃

  • @cabdiwaaxidsancad5189
    @cabdiwaaxidsancad51893 жыл бұрын

    Malaf bey kuleeyihin wa mafiiq 😂😂😂

  • @haldoorofficialchannel7671
    @haldoorofficialchannel76713 жыл бұрын

    Waxa wata madar dayax weerar 😎🤗

  • @muhamudqarazta7865
    @muhamudqarazta78653 жыл бұрын

    Baaf Baa sxn Nio Tashti somali Maba ahn Waa hinDi Mcnha 😂

  • @qaysmohamed659
    @qaysmohamed6593 жыл бұрын

    Wixii soo daa taa waa wixii soo daata uun😁😁😁😁

  • @kamiamohamed8901
    @kamiamohamed89013 жыл бұрын

    Baaaaf sax ah 😊

  • @hudacumar5502
    @hudacumar55023 жыл бұрын

    Reer hrgysa TAGSHI ayaan dhahnaa waa Sax salmaay💋

  • @AmalMohamed-qc6qg
    @AmalMohamed-qc6qg3 жыл бұрын

    Reer mudug from moqdisho🥰

  • @leylaaadan2455
    @leylaaadan24553 жыл бұрын

    kal iyo mooye weeye 😂

  • @hamdamohamedqueenofheart4879
    @hamdamohamedqueenofheart48793 жыл бұрын

    madar baa guulaysty💪

  • @abdirashiidmohmed5373
    @abdirashiidmohmed53733 жыл бұрын

    Mohaan kulahaa man hadaad igu dul samysay 😂😂

  • @abdikadiralli
    @abdikadiralli3 жыл бұрын

    12:00 maqaar saar weeyan madarow inaga sax ereyga😂

  • @axmadgabshe1066
    @axmadgabshe10663 жыл бұрын

    Baaf from xamar lkn asaluhu mudug 🤣🤣

  • @nastehaismail7203
    @nastehaismail72033 жыл бұрын

    Baaf waaye😂😂😂😂

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud29633 жыл бұрын

    Waaar anagu hadaan reercerigaabo nahay baaf baan unaqaan 🤣🤣

  • @maymuuncalidaahir5613
    @maymuuncalidaahir56133 жыл бұрын

    Reer lascnood baaf ayaan unaqna ❤

  • @aminasiciid7167
    @aminasiciid71673 жыл бұрын

    Reer burco hadda nahay sixinihi dhar iyo baaf wan isticmalaha 😍❤

  • @caliahmedcaliahmed2751
    @caliahmedcaliahmed2751 Жыл бұрын

    Myy moohaan al qabat😍😍😍😍😍

  • @acmpro5735
    @acmpro57353 жыл бұрын

    Waar ninkan alqaban garan wayay rer mudug maaha waa na cebeyay🤣🤣

  • @XIKMADAMAANTAina-Haji
    @XIKMADAMAANTAina-Haji3 жыл бұрын

    Sinxi iyo tashti labada waan unaqaan from hargeisa

  • @caliahmedcaliahmed2751
    @caliahmedcaliahmed2751 Жыл бұрын

    War waa kal iyo mooye😍😍😍😍😍

  • @raaqiyauurmaax5100
    @raaqiyauurmaax51003 жыл бұрын

    7:55 waa baaf

  • @Serotoninlady
    @Serotoninlady3 жыл бұрын

    Team Burco😂😂lkn wlhi wan qoslay wax badana wan ka faaiiday sida maraq saar lkn baaf iyo sixni dhar iyo tashti intaba wan u aqaan madaroow😂😂

  • @bootaancaato8750

    @bootaancaato8750

    3 жыл бұрын

    Baaf ban u aqan anigu sixin dhar waligay mamaqal iyo tashati

  • @aminaabdulle2177
    @aminaabdulle21773 жыл бұрын

    Baaf aya saxan rer mudug iyo galgadud wa isku mid galmudug 🇳🇮🇳🇮