Sagal mustafe oo Eglanshow kuso Bandhigtay sababta Aroskodu u qabsada baraha bulshada jacaylka xaji

Музыка

News by renowed Somali female reporter Eglan. Currrent news, information, updates and happenings across the Somali nation world-wide.

Пікірлер: 491

  • @zakariyezaney7542
    @zakariyezaney75425 жыл бұрын

    Hadaad Ramadanka ad uxisty Halkan Like Isaara 🙏🙏🙏

  • @guleedshiine1180

    @guleedshiine1180

    3 жыл бұрын

    Wllo mcn eglan show wan ku jaceylahy

  • @muslimcouples5267
    @muslimcouples52675 жыл бұрын

    Hampalyo Sagal qurux wanaag hore u socda adiga iyo mataantaada Egland❤❤ One Love both of u❤❤

  • @ismailcadani_vlogs
    @ismailcadani_vlogs5 жыл бұрын

    Laba suxufi oo ixtiraam naga mudan Sagal nd england

  • @alphapoy

    @alphapoy

    5 жыл бұрын

    Laba suxufi oo ixtiraam Naga mudan Sagal iyo eglan show

  • @cadceeddaahir585
    @cadceeddaahir5855 жыл бұрын

    Maasha'alaah Laba Sufi oo sharaf iyo karaamo leh , Hambalyo arooska Sagal iyo sayigeeda . 😍

  • @bakarcali101
    @bakarcali1015 жыл бұрын

    sagal inta jacel like

  • @amanproduction7995

    @amanproduction7995

    5 жыл бұрын

    Wll subscribe igu cawi

  • @sacdiyoabdi572

    @sacdiyoabdi572

    5 жыл бұрын

    Eglanfadhika.kakac.sabibata.waaguursatay.adna.guurso

  • @mammalile1492

    @mammalile1492

    5 жыл бұрын

    Cilbadane naage isaqo guursataye rerkale cilkaaga isqari

  • @mammalile1492

    @mammalile1492

    5 жыл бұрын

    😍😍😍😍😍

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan89055 жыл бұрын

    sagal cawa marwo ayaad u egthy masha Allah waa inaan fadhiga ka kacnaa anaga iyo eglan salah😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel88935 жыл бұрын

    Sagalkeeye qaalli dumar gacal iyo sokeeyaba guurukiina llagu faraxa 👍💑❤🌹🌹🌹

  • @hiboaden3695

    @hiboaden3695

    5 жыл бұрын

    Amiin 🌹🌹🌹 walal

  • @fadxachannel2719
    @fadxachannel27195 жыл бұрын

    Sagal mustafe iyo eglan saalax mataanaha ku bahoobay saxaafada iyo soomalinimada ilhy dartii ayaan idiin jecleee Nacabka dhag haw dhigin Noloshiina wata Sagalna hambalyo ayaan leeyey Ilhy gurrkina guur khyr qaba haydinka dhigo 😍😍😍 so cute matanaha

  • @abdisamadahmed4001
    @abdisamadahmed40015 жыл бұрын

    Rag waaragii hore hadalna waa intuu yidhi ❤😍🤲🙏

  • @princessbedria6864
    @princessbedria68645 жыл бұрын

    Sagal Mustafe guurkii kadib wadaad bay noqotay ma’istiri 😍😍 Maasha Allah walaashey Mabruuk Alfa Mabruuk 😘

  • @Halane2055
    @Halane20555 жыл бұрын

    Wlhi kaftan baa ka dhacay guuleysta mar walba asaxaabey , xushmad qadarin iyo wanaag ayaad naga mudan tihiin

  • @ilovesomalilnd1606
    @ilovesomalilnd16065 жыл бұрын

    Ha ujoojin sagely wixii hadlaya ha iska hadle mustaqbal wacanbaan ku rajaynaya😍😍

  • @queenloveuzain5763
    @queenloveuzain57635 жыл бұрын

    Inta ramadaanka u xiistey. Like iisaar please 👍👍🖤

  • @madinamaalin4638

    @madinamaalin4638

    5 жыл бұрын

    Like

  • @sulthanoamanii2140
    @sulthanoamanii21405 жыл бұрын

    Masha allaaah hablihii qliga ahaa eglan iyo sagal nolada sisters❤❤❤❤

  • @saamiyabashiir9557
    @saamiyabashiir95575 жыл бұрын

    Iglan waa qof qalbi fiican wlhi noolow abaayo

  • @mustafemzt5498

    @mustafemzt5498

    5 жыл бұрын

    Fadumo Bashir

  • @diamondluul
    @diamondluul5 жыл бұрын

    Salaan sare eglan iyo sagal ManshaAllah hambalyo bambalyo sagalee ana isoo duceey waayahaan Iskaabuladaan madax uahay cml hhhhhhh luv ya All 😘😘😘

  • @naciimashire1633
    @naciimashire16335 жыл бұрын

    indeer dahabtahy qli igaln iyo sagal mustafe

  • @liiliijiyeliiliijiye8551
    @liiliijiyeliiliijiye85515 жыл бұрын

    Masha Allah Sagal Mustafe Wariyad sharaf leh iyo Egland Laba qof oo Kaftan & qalbi nadiifa alle haydin dhowro dhashii Duriyada reer Sheikh IsxaaQ

  • @samiiraabdirahman7067

    @samiiraabdirahman7067

    5 жыл бұрын

    Liiliijiye Liiliijiye lkn iglan duriyda ma aha

  • @Abdirizakmx
    @Abdirizakmx5 жыл бұрын

    England show adaa haraye anaa ku aroosaaya nacalaa shaydaan kuyaale Waxaas meel cidlaa Hala seexane ani ila agseexo 😆😆😆

  • @jamiilamohamed3413
    @jamiilamohamed34135 жыл бұрын

    mataano isjecel noolaada wllhyga qaaliga ah😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @qadrocilmi8845
    @qadrocilmi88455 жыл бұрын

    Waan ku salmay eglan salax Ali iyo my Queen sagal mustafe xasan nuur abyo mcnto Hapalyo Hapalyo ayaa ku lehay wiil caano gabar iyo geel alle ha ku siiyo mcnto waxan ku dhahayaa cadawga cagta hostiis

  • @jaabircariif5895
    @jaabircariif58955 жыл бұрын

    Maa sha Allah

  • @nimcosharaf7390
    @nimcosharaf73905 жыл бұрын

    Maaan shaa allah 🌷🌷🌷raagii wax bad usheeeg tay wlshy qali sagal iyo saygeeda hanbalyo 🌹 eglaan wlqalii salan sare

  • @laylomaxamed4639
    @laylomaxamed46395 жыл бұрын

    Masha Allah matanaha qurox aadban idin salameya walashey sagal mostafa hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo cadawgina cagta kahos walalo yaal my asxbta

  • @munaabdi7360
    @munaabdi73605 жыл бұрын

    Horay usoco eglan show wana ku farax sanahay wlhi sagal sros keda gur keda guur qeer kuri geda guri nagi wanka helaa sidey isku farax San yihin sagal iyo xaji geda❤❤❤❤❤❤

  • @umuisraatube7197
    @umuisraatube71975 жыл бұрын

    Sagal mustafa alla jecliyaaa gabadhaa hanbalyo

  • @axmadcabdullaahiduraan6532
    @axmadcabdullaahiduraan65325 жыл бұрын

    Wow iglan iyo sagal waan idinsamaya I'm greeting both of you my dear sisters

  • @rrmltramla9937
    @rrmltramla99375 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @mohamudsheikh1789
    @mohamudsheikh17895 жыл бұрын

    M.a sagal England my girls I love you

  • @footballskills4395
    @footballskills43955 жыл бұрын

    Wlhay sagal iyo Eglan waad iga qosliseen wana mahadsantihiin

  • @bitterorsuschenal4213
    @bitterorsuschenal42135 жыл бұрын

    5 doob baa jirtay aniga eglan sagaal mustafe Omer barbar hamda haji aktober hada hamda iyo Omer barbar sagal muatafe waa gursaden aniga iyo eglan baa isku so harnay hadad rabtan inaan eglan kaa hor guursado please 500 like isaraa walalayal nagta haa I jabinina 🙏

  • @kungabdhoodkaroon8000

    @kungabdhoodkaroon8000

    5 жыл бұрын

    Haboon ugaasna kudar😂

  • @zamzammohamed3927

    @zamzammohamed3927

    5 жыл бұрын

    Single nimadu waa dibjirnimo been maaha anigaa ogaadey taas.

  • @bitterorsuschenal4213

    @bitterorsuschenal4213

    5 жыл бұрын

    @@kungabdhoodkaroon8000 taasi soo lama gursaan wali maso tagantahay😂😂😂

  • @bitterorsuschenal4213

    @bitterorsuschenal4213

    5 жыл бұрын

    @@zamzammohamed3927 haa dibjiraa nahaay cagu single 😂

  • @alideqdahirdirshe7304

    @alideqdahirdirshe7304

    5 жыл бұрын

    Ana igu dar

  • @umualmas8897
    @umualmas88975 жыл бұрын

    Sagal waa suxufiyada aan jeclahay 😍😍😍😍😍😍

  • @shugriaxmed8351
    @shugriaxmed83515 жыл бұрын

    Waxan xasuustay habeenki aad barmamikka dadihinaseen Englan iyo sagal mustafe iyo iidle yare ee iidle idinwaydinayey dookhina xaga raga ee guurka dedna sagal ayaa tidhi nin qurux badan oo lacag leh ayan nolosha lawadagilaha...habeenki alle ayaa urumeyey riyadedi manshaalah hambalyo hambalyo sagal iyo xajigeda maxmed alle hayaku kiin daayo inta nolosha kadhiman anakana alle hano rumeeyo riyadayada inshallah

  • @naasirsiciid223

    @naasirsiciid223

    5 жыл бұрын

    run ahaantii waa hablo qaaliya cay iyo ceebtoona ma lihidin shoodhayaashaydii Allah ha idin ciseeyo

  • @aliilfafali1566
    @aliilfafali15665 жыл бұрын

    Masha Allah Sagal mustfe Alle Haku xifdiyo wallal

  • @sumayafaraah9011
    @sumayafaraah90115 жыл бұрын

    Wow sagal allayle waykaamuqatay xabeebta yar baaba kahelay axyaaa jcyl iskuwaaraa

  • @hamdiqueen1032
    @hamdiqueen10325 жыл бұрын

    Mansha alah abayo mabruuuk

  • @sahruujsaxardiid8065
    @sahruujsaxardiid80655 жыл бұрын

    Asc Walaalo waxaanu jecelnahey ka qayb qaadashada barnaamijka ENGLAND SHOW walaalo bal noo sheega telephone aynu soo garaacno.....MAHADSANIDIIN

  • @khaalidalinadaarakaalidali1298
    @khaalidalinadaarakaalidali12985 жыл бұрын

    ماشاءالله تبارك الله عليك ❤️👏❤️

  • @sagalmuse2861
    @sagalmuse28615 жыл бұрын

    Congratulations sagal

  • @suways12abdullahi29
    @suways12abdullahi295 жыл бұрын

    Masha allah ilahy ha ni dayo ishana allah inka qabto jecliye eglan iyo Sagal cadaw kina unolada wa ni jeclahy dar alle allah ni jeclado Sagal hambalyo Hambalyo queen 😍😍😍

  • @khadarxasan5152
    @khadarxasan51524 жыл бұрын

    Masha Allah sagal mustafe guurkiinu guur khayr gurigiinu Guri nagi guuloow.kayeel AAMIIN AAMIIN

  • @hooditayuosufabdu8843
    @hooditayuosufabdu88435 жыл бұрын

    zagal muxtafe xazan nuur & Iglan zaalax cali 😍😍😍

  • @suhuurqurux4541
    @suhuurqurux45415 жыл бұрын

    Iglaney alle hakusiiyo say wanaagsan abaayo wad galbi fiicantee

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi87585 жыл бұрын

    Masha allah gabdhehena sharaftaleh wan idin salamay

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn5 жыл бұрын

    Hmblyo marar badan apayo #Sagal. ❤❤. Thankz #EglanSaalah🔥👀❤❤

  • @hanamaxamed9063
    @hanamaxamed90635 жыл бұрын

    Mash alaah eglan show iyo sagal mustafe xasan alle haydin barakeeyo hambalyo hambalyo sagal guurkaga gur khayrleh wllo

  • @abdirahmansaid8681
    @abdirahmansaid86812 жыл бұрын

    masha allah

  • @asomaliland
    @asomaliland5 жыл бұрын

    Waan idin salaamay england iyo sagal waanan u soo ducaynayaa reerka cusub ilaahy haysku barakeeyo. Sagal arooskaga mansha alah tabarakalaah carabkii baa lagu badiyee sadaqo badan la baxa adiga iyo xaajigu bisha ramadan insha alah. Dadkana waxaan leeyahay reerka carabka halaga daayo qofkasta calaf kiisu guursanayaa oo laga bixinayaa.

  • @unicorngamer6710
    @unicorngamer67105 жыл бұрын

    Iglan saxib ada sagal wallah wan uduceyay ima taqan Ana ma aqan aaon dhafdisan iney tahay gabadha Somaliyed o saxafiyada lkn wan idin jeclahay Allaha u barakeyo gurkeda ayada iyo a ago dhan inti guri leh ontan leheyna Allaha usaqiro lamane wa an o wanaga gabdhaha og

  • @hafsahasan738
    @hafsahasan7385 жыл бұрын

    MashaAllh sagal iyo eglan ad ayan idin tagera horay usocda

  • @caishainacabaas6448
    @caishainacabaas64485 жыл бұрын

    mnsha allh sagal ilaahy haku daayo farxadada

  • @sahrocali4995
    @sahrocali49955 жыл бұрын

    Masha allah

  • @nimcokhadar4241
    @nimcokhadar42415 жыл бұрын

    Masha Allah wllo sagal mustafe iyo Eglan saaxal

  • @safiyakhadar6054
    @safiyakhadar60545 жыл бұрын

    Masha allh wllshy

  • @xubimuscab9261
    @xubimuscab92615 жыл бұрын

    Mansha allaah sagal dhalboqortooyo hambalyo abaayo aragagu waa no Abshir

  • @umurayaan5
    @umurayaan55 жыл бұрын

    Masha allah 😍😍😍I noolada

  • @suweydosuweydosaxardiid9582
    @suweydosuweydosaxardiid95825 жыл бұрын

    Sagal walahi xaqiida ayay ka hadashay hablahiin 100 geel iyo kabadan wan uu qalanaa

  • @mohamedcade6722

    @mohamedcade6722

    5 жыл бұрын

    Oo raguna maxay uqalman

  • @suweydosuweydosaxardiid9582

    @suweydosuweydosaxardiid9582

    5 жыл бұрын

    @@mohamedcade6722 waxay uu qalman boqol iyo k abadan walaalo

  • @mohamedcade6722

    @mohamedcade6722

    5 жыл бұрын

    Soo kma wanagsana iyado 2da dhinac aan lcg la isku xirin oo wxay heestan wax ku qabsadan whyo mihiimadu waa mahar dhaca oo xalal la isku noqdaa mida lcgtas tirda bdn oo hal malin ku bixi laheed imisa ruux ayey sanado quudin krta oo ubahan

  • @mohamedcade6722

    @mohamedcade6722

    5 жыл бұрын

    Almuhim somalidu bdankood ma fikiran lkn way faan jecelyihin dumarkuna wxy dhahan gabarta walaso koriyay oo wiilka geed dhulka kaso baxay miyaa

  • @mohamedcade6722

    @mohamedcade6722

    5 жыл бұрын

    Alx dhaha whyo irsaqiina aya rabi ruux kale idinka so qaday oo xaq kuledihin inta yartihin waalidki aya xaq kuledihin hdi guursatane ragi taas ayabo qiimo idunku filan ee ku shukriya

  • @Barka0706
    @Barka07065 жыл бұрын

    Hadalkeda waa sax Sagal mustafa👌👌👌👌👌

  • @mehekbintuhaji5572
    @mehekbintuhaji55725 жыл бұрын

    MAsha Allah sagal Eglan WA idin salamay Sagal Hambalyo Nolol farxad leh ku rajeyna Xabiibti Adowgaga hajabo

  • @bilanahmed5854
    @bilanahmed58545 жыл бұрын

    Naghan hadlda way isku dilayayn yaa ila arkay like

  • @jamileosman4132
    @jamileosman41325 жыл бұрын

    Asc eglan cadeey abayadaeey khaali waa ku salamay sagal mustafana waxan leeyhy hambalyo hambalyo wiiil iyo caano gabar iyo caano

  • @mustafeaxmed4966
    @mustafeaxmed49665 жыл бұрын

    Wllo maxamed soomasLi ninka ay ugu qorantay wllo 1Xishood 2 iglan waa waLaashaa 3 waa gabadh xishoood

  • @sadiyoibrahim3353
    @sadiyoibrahim33535 жыл бұрын

    Hambalyo Maasha Allah alaha isku keen barakeeyo

  • @kokeofficial9778
    @kokeofficial97785 жыл бұрын

    masha AllaH Eglan show

  • @umuamalcabdilaahi8697
    @umuamalcabdilaahi86975 жыл бұрын

    Love you labadiinaba💖💔❣💕💔❤💖

  • @hindaxasan9544
    @hindaxasan95445 жыл бұрын

    Masha allah qodob muhiimad ka hadashen eglan iyo sagal in qofka la daba galo maaha cida kaliya isku fiirsada waa somalida ilahay ha ka daaweyo sagal waa sida aad sheegtay dadkan iyaga ayumba ku shaqaynaya dambigaagi xambaranaya xasanadkogina aad qaadanaysa sagal waa qof fiican sidad u xasusisay aakhira iyo maalinta daran ee lays xisabinayo ilahay ha ku sharfo carabka dadka iyo xasadkana ha ka hayo ta kale aan kugu raacsanay waa habli hore waxa laga bixin jiray 100 geela qori iyo faras waa run inan laguso tabcay tacab badani galay ayay donayan ragi inay wax jaban ku helan hamalyo sagal alle ha iskukin barakeyo waxan odhanla dadkan mikirifonka dhex sita dadka iska daaya oo alle ka baqda tan waa adunyo carabkagana ku badi inad qofka u tidhahdid ماشاء الله

  • @nawalabdillahiali5214
    @nawalabdillahiali52145 жыл бұрын

    Asc sagal iyo England show Illahy barakeeyo wll somali masahalaneee allah hasoo hadeeyo iyagana Idinkuna go forward waxaad tihiin hablo kudayasho mudane I love you so much walahay

  • @mowliitahmed5442
    @mowliitahmed54425 жыл бұрын

    Ma.sha aallaha anga wxaa tihiin wlladay manaba cay nagama gaydaaan wlla hore mar ayaan idii rajnanyaaa

  • @ilhamnorthstar3537
    @ilhamnorthstar35375 жыл бұрын

    Masha Allah mataNah alle Hardin xifdiyo il xuni idin ma arakto

  • @hodonabdurahman8565
    @hodonabdurahman85655 жыл бұрын

    wllshey sagal mustafe iyo wllshey eglan saalax guulaysta labadaydii garab tihiine alle hydin garabgalo

  • @hibohassan8939
    @hibohassan89395 жыл бұрын

    Hambalyo hambalyo edo macaan. Ubad khayir qaba ilaahayi haku siiyo. Adiga iyo xaajigaga isku waara inshallah.

  • @sahrosheikh487
    @sahrosheikh4875 жыл бұрын

    Mash allh ugu horeen waxan salamaya Sagala iyo Eglan horta Sagal hambalyo Apoyo qaali ah guurkada alaah ku barkeyo waxad tahy gabar kartid iyo hadal wangsan alle ku manestey marka dadka ishodaa alaah ka qabto waad u qalanta in geel iyo kabadan laag dhibo sagal salama qaas iga haano my quen intaa iga dabeso xushamada idin haya

  • @abdiwaliofficiall3011
    @abdiwaliofficiall30115 жыл бұрын

    Manshalh

  • @somaliwaterplumbing1
    @somaliwaterplumbing15 жыл бұрын

    Mashallh sagal mustafe xasan nuur iyo eglan salax wan idinku fana

  • @ridwaanxasanganey3246
    @ridwaanxasanganey32465 жыл бұрын

    Mansha allah hadad cafisay waad fiicantahay

  • @mlggaming5575
    @mlggaming55755 жыл бұрын

    Mansha alah wlaalshey sagal guurka alaha ku barakeyo

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan89615 жыл бұрын

    Mansha allah iglan iyo sagal

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf95395 жыл бұрын

    kkkk caadi ma ahan gabdhahan runtii waa qaali nimankii helay wa nasib badan yihiin iglan insha alaah mid qayr qaba

  • @crisaqrastamedia70
    @crisaqrastamedia705 жыл бұрын

    Eglan hadal urka ku juro afka kama xishodo wan ku jeclhy wll qali

  • @hodanmahamed3973

    @hodanmahamed3973

    5 жыл бұрын

    Cabdirisaq 1sabiskarab ayadhesataa ana wankusaaraa

  • @hodanmahamed3973

    @hodanmahamed3973

    5 жыл бұрын

    2

  • @aragsanofficial5920
    @aragsanofficial59205 жыл бұрын

    Wlhi ilahay dartii ayaa u jeclahay hormar wacan ayaa idin lee yahay ha u joojinina dadka xumaha jecel

  • @ikraankhadar7908
    @ikraankhadar79085 жыл бұрын

    Mansha allah isku wara sagal iyo Mohamed

  • @zahrashire8362
    @zahrashire83625 жыл бұрын

    Xasdku ha jabo Aamiin Aamiin

  • @roodakeyse4567
    @roodakeyse45675 жыл бұрын

    Mzhlha matanha I love labdinba sagal iyo Egalan

  • @mahdiaadn9346
    @mahdiaadn93465 жыл бұрын

    Waad salamantihiin sagal iyo eglan laba hablood oo ku dayasho mudan 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @ilhaandheeg2033
    @ilhaandheeg20335 жыл бұрын

    mansha allh walalayal

  • @odaytv9417
    @odaytv94175 жыл бұрын

    Sagal walee waa gob Eglan ku salaamay adna Ziz

  • @sundusnuur1203
    @sundusnuur12035 жыл бұрын

    eghlan quruxdeeda iyo qalbi wacnaanteeda. masha allah quruxlayda haweenka kuwa caynayo hakusuuxin a

  • @qanciyefilms947

    @qanciyefilms947

    4 жыл бұрын

    Eglan markaanlaskakuarkay baan cabay

  • @khaaliomar43
    @khaaliomar435 жыл бұрын

    Waa iga qosliseen gabdhaheen quruxda badan masha allaah allaha idin xafido qof walbo uu caanaa waalagu mashquulaa adinkane waa udhabar adeegteen saasaa larabaa uray usocdo

  • @suhaylasuhayla5230
    @suhaylasuhayla52305 жыл бұрын

    Habalayagii sagal iyo egalan ha ubixina waa duni macaankedi tegay iyo muxubadeediye waa duni mijaha kor loo tagay oo madaxi hooseyay Imika dadka markaa sedex melood lo qaybiyo laba meelood ayaa Inata xuni ayay shaqaysaa waxaa laga yabaa xataa inanay iayagu is ogayan Dhibatada hayasata ee nafsiyanaka Markaa sharaf iyo cisi iyo qurux Allah idin siiyaye hore uga soco da

  • @TheFuaad12
    @TheFuaad125 жыл бұрын

    marka horre waan iidin salaamey, ala anigu markaan guursadey LA IMA wareysane

  • @roodahodan920
    @roodahodan9205 жыл бұрын

    horto sagaley Hamblyo ayaan ku Leyahay dadka isku midma ha qeyb ayaa ku cayeysa qebna waxay leyihii Naagtan suqii ayeynaga xirtey koley hada gabdhaha jooga sagaley qiimo maba leh markaad indhii no furteyna waan ku cayeyna

  • @sahromaxamud4360
    @sahromaxamud43605 жыл бұрын

    Iglan and sagal sharaf ku noolaada sagal waxan si gaara u leeyahay hanbalyo hanbalyo abaayo adi iyo xaajigaga maxamed illahay ubad khayr qaba ha idin siiyo

  • @aminamahdi6913
    @aminamahdi69135 жыл бұрын

    mansha allah ku dayashaad mudantihiin eglan iyo sagal wixi iska hadlayaa ha iska hadlee ha u bixina

  • @supergoldboyofficial4768
    @supergoldboyofficial47683 жыл бұрын

    Wow

  • @MISKIJAMA-86
    @MISKIJAMA-865 жыл бұрын

    maashaa allaah caqli iyo qurux illaahay waa idiin dhameeyay labadiinaba.

  • @hamzebulluukeh3539
    @hamzebulluukeh35395 жыл бұрын

    Dar alle idiiin Jecelahy Sagal iyo Mataanteed EGlan Show

  • @xafsoxasan8119
    @xafsoxasan81195 жыл бұрын

    hmplyo hmplyo hmplyo sagal mustafa hormar wacan abaayo 🎁🎁🎁🎁🎁

  • @ifrahomar7854
    @ifrahomar78545 жыл бұрын

    Mashalh haablo sharfle haw joojinina xasiidinta 😍😍😍

  • @bakiinabayle6137
    @bakiinabayle61375 жыл бұрын

    Alla haku xifdiyo wllshay

  • @khadraheegan5665
    @khadraheegan56655 жыл бұрын

    Mansha aaalllh wllo quraan isasaar wllo

Келесі