Abwaan heelo iyo Maansooyinki u ka tiriyay Qisadii soo kala dhex martay isaga iyo Gabadhi u Jecla

Ойын-сауық

News by renowed Somali female reporter Eglan. Currrent news, information, updates and happenings across the Somali nation world-wide.

Пікірлер: 362

  • @SharmarkeAOsman
    @SharmarkeAOsman4 жыл бұрын

    Abwaan Heello waa nin qalbi wanaagsan oo farxad badan. Waa shaqsiyad aysan dad badani lahayn. Adduun iyo aakhiraba guul abwaane.

  • @cfataaxtimoyare3066
    @cfataaxtimoyare30664 жыл бұрын

    inta apwaanka Heelo taagerta like iisaara

  • @mustafecabdilaahi3454
    @mustafecabdilaahi34544 жыл бұрын

    Taageerayaasha abwaan heelo farta taaga

  • @amiinciise9575

    @amiinciise9575

    4 жыл бұрын

    ☝✋🖐🖑💏💏💏💏💏

  • @caynidegan5230

    @caynidegan5230

    4 жыл бұрын

    ☝️☝️☝️

  • @amiinarapapdi7758
    @amiinarapapdi77584 жыл бұрын

    Like isaar inta nabiga jecel scw

  • @adanmohamed332

    @adanmohamed332

    2 жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @seedsomalikoob2250
    @seedsomalikoob22504 жыл бұрын

    Shaw ninkani waa abwaan buuxa Imisa ila arky

  • @mustafadheere6116

    @mustafadheere6116

    4 жыл бұрын

    Haa waa abwaan cajiiba

  • @abokoripraahim5910

    @abokoripraahim5910

    4 жыл бұрын

    Abiga

  • @islamsom4286

    @islamsom4286

    4 жыл бұрын

    Wll ninkan bari horaan arkay 5 sano ku dhawad

  • @abokorjama631

    @abokorjama631

    4 жыл бұрын

    Maaanad ogayn

  • @inventoralimahad8874
    @inventoralimahad88744 жыл бұрын

    Ilaa iyo maalinkaad tiri waan sugayey qisada abwaan heelaan soo gudbinaynaa. Thanks Egland show

  • @maxamedfaaz3691
    @maxamedfaaz36914 жыл бұрын

    ereyadiisu waawaynaa Ninkan mansha Allaah Heelo lendgend

  • @Royalshorts76
    @Royalshorts764 жыл бұрын

    Xasuus waxay ahayd 2009Kii Waqtigaan kulanay gabadhii u horeysay oo aan jeclaado balse waayaha aduunku aysan fursa isiin in aan farxad wada qaadano Ilaa iyo hadana aan waqti walba xasuusto Abshiro waxay ahay Classmatekayga

  • @adoontialleofficial8581

    @adoontialleofficial8581

    4 жыл бұрын

    Wll aduunkaa iska dhib ah illahy hakaa masaxo

  • @khadarqoor6175

    @khadarqoor6175

    4 жыл бұрын

    @@adoontialleofficial8581 wll maxaad uga masixin qoftii inuu wali rajuu ka qabaaye,inuu ilaahay hangool gano gaaban ugu soo qabto maad u baridid.alla qofyahay show xumidaa

  • @munahot3525

    @munahot3525

    4 жыл бұрын

    @@adoontialleofficial8581 ale yaarabi ❤❤❤😭😭😭😭

  • @hassancabdi2583

    @hassancabdi2583

    3 жыл бұрын

    Alle ha Ku siiyo mid ka fiican

  • @djbayaayo3135
    @djbayaayo31354 жыл бұрын

    Abwaan heelo Jaceyl calaf ayaa ka wayn Alle cimriga haku dheereeyo

  • @ahmedyousufdalmar
    @ahmedyousufdalmar4 жыл бұрын

    Waxaan xasuusatay Markaan dhagaystay Qisadaa markuu ma sheekeeyay Inan aanu mudo labasano iyo dheerad sidaa isku jeclayn oo sidaas oo kale la iiga guursaday❤

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer58764 жыл бұрын

    Abwaan hello wa nin culus eglan show wan ku salamay from Nevada in Mexico 🙆✍meshaas baan kala socdaa barnamujyada eglan show

  • @Lilyrose-t3u

    @Lilyrose-t3u

    4 жыл бұрын

    Mohamed Jiciir oo Somali halka jogta

  • @lostgang1701
    @lostgang17014 жыл бұрын

    Eglan show wll deeq maroojiye iyo AsxapTiisii NOO soo casuum 🙏🙏🙏

  • @Askamedia142
    @Askamedia1424 жыл бұрын

    Abwaan heelo taageerayaashiisan like dhac igu siiya

  • @abdikarimhusseinck5060
    @abdikarimhusseinck50604 жыл бұрын

    Waa qiso qiiradeeda wadata wlhi Like inta Dareentay😭

  • @lafahorezt9885
    @lafahorezt98854 жыл бұрын

    Wlhy weli fankii wuu noolyahay horay u soco abwaan

  • @abasali2237
    @abasali22374 жыл бұрын

    Abwaanku murtibuu shubaya wlhi ❤️

  • @snmhalgamayal2391
    @snmhalgamayal23914 жыл бұрын

    Ax qalbigu na huriyay, wa qadar Allah

  • @xalimamaxamed2313
    @xalimamaxamed23134 жыл бұрын

    mashlha iglan waad qurux batay beryhan ilxun kuma aragto

  • @aarkasoomalida7723

    @aarkasoomalida7723

    4 жыл бұрын

    xalima Maxamed ma igln bd daawanay😂

  • @xalimamaxamed2313

    @xalimamaxamed2313

    4 жыл бұрын

    Bare Mohamed kkkkkkk haaaa

  • @Qalbiholcay6
    @Qalbiholcay64 жыл бұрын

    Abwaan jira Ninku erayo waaweynaa Mnsha allaH Murtida kuduugan iyo da'diisu isma leh Abwaan heello sxb guul baan kuu rajaynayaa if iyo aakhiraba Ilaahay raalli hakaa noqdo

  • @xamsecisman439
    @xamsecisman4394 жыл бұрын

    Iglan wad dagdagtay wllo anbwaaanka wakhtigiisa inad siiso ahyd👍

  • @abdirizakkoronto6101
    @abdirizakkoronto61014 жыл бұрын

    Abwaaaan heeelloh✋

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac80174 жыл бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 *Wllhi waan ogaa Maansooyinkan qaar kamid ah waan ogaa waan Qiirooday Abwaan hello waa Nin Erayo waa wayn* Allow kudaaa

  • @crisaaqxiis3097
    @crisaaqxiis30974 жыл бұрын

    Mansha allah ninkan heelo iyo inantuba waa ehlu caashaq mahadsanidiin

  • @ikraanladan8497

    @ikraanladan8497

    4 жыл бұрын

    Aad iyo aad eglan jcl eey ka guul gaari weeysay inuu sameeyay aan ka fahmay sidee sugaanta ugu xirantahay

  • @maxamed-Saalax
    @maxamed-Saalax4 жыл бұрын

    Mshalah abwaanku caawa suugaan aan inaba caadi ahayn buu soo ban dhigay

  • @saahidsaid6653
    @saahidsaid66534 жыл бұрын

    Quustayoo ka laab go'ay Dib u liqay candhuuftii Dhaayuhu ka libiqsade Laaca aragtidaadi Larkii soo kacayiyo Ka ladnaaday xiisihii Lafina ima kaa jabin.. Intaasa aad ii taabatay.😭😭

  • @hassancabdi2583

    @hassancabdi2583

    3 жыл бұрын

    ما شاء الله

  • @mmcchanel9562
    @mmcchanel95624 жыл бұрын

    Iglan waligeed sida wax loo waraysto ma baranayso qofkoo qisadii ka sheekeenaya ayey ka dhex galaysaa waliba si ciyaar ciyaara ciil badanaa yaa iska aamus dhaha

  • @nimcomohamed6904

    @nimcomohamed6904

    4 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ayaanosman5666

    @ayaanosman5666

    4 жыл бұрын

    Waa runta walhi

  • @saffsuff

    @saffsuff

    4 жыл бұрын

    Iyadoon waraysi xirfadeed la Isla gaadhin hadal-ka-gurideedaan iqancin..."hmm..okey..waaw"

  • @filsanmuse4394

    @filsanmuse4394

    4 жыл бұрын

    Waa runtads wlhi

  • @nouraahmed8848

    @nouraahmed8848

    4 жыл бұрын

    Walee la wada arag tan waxay u bahan tahay in wax la baro meel aan qosol joogina way qososhaa 🤔🤔

  • @ahmedyusuf5553
    @ahmedyusuf55534 жыл бұрын

    Abwaan heelo the legend

  • @yuusufgorgor2192
    @yuusufgorgor21924 жыл бұрын

    Wlhi Heelo waa Da'yar Talented ah masha Allah imagine Erayada kaso baxayo Wax kale weye dhabtii ninkanii

  • @ckgaruun2011
    @ckgaruun20114 жыл бұрын

    Heelo waa abwaan dhab ah, leh miro xariira, sxb hore u soco. Runtii erayo miisaan leh oo macno weyn leh ayaad Ku maansootay.

  • @stayblue759
    @stayblue7594 жыл бұрын

    “Tiiriya hiiliya gar’gaara, halyeey taagera kaaba hadaan helay taakuleeya “. 🤩 😳 😯. Mnzha allah ilahay haku barakeeyo. Abwaan ✌️✌️

  • @inakaariyemuumin1787

    @inakaariyemuumin1787

    4 жыл бұрын

    stay Blue culuaow

  • @stayblue759

    @stayblue759

    4 жыл бұрын

    Ina kaariye Muumin Mad hadashay mze Ana moday. 🤔🤔🤔

  • @puntishboy1028
    @puntishboy10284 жыл бұрын

    Masha Allh wallee waa Abwaan Heello 🙌🙌🙌🙌🙌

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad94754 жыл бұрын

    masha Allah ninkan aderdii wa hadrwi iyo farax lanjeer ciyaar maha waalahay halkeedi buu dhigay afka kuma goa

  • @haniahmed3481
    @haniahmed34814 жыл бұрын

    Eglan way qiirootay 😘

  • @saynabcumar4260
    @saynabcumar42604 жыл бұрын

    Alle hku barakeeyo caqliga and cilmiga iyo cimrigaba

  • @fdarab1030
    @fdarab10304 жыл бұрын

    Abawan heello waa abawan buuxa wacadala abawan hore u soco

  • @sjsbskndnsksnsnekndks650
    @sjsbskndnsksnsnekndks6504 жыл бұрын

    Abwanka iyo iglan bawan salamayaa mashalla ❤️❤️❤️👏👏👏

  • @quensamra7989
    @quensamra79894 жыл бұрын

    Mansha alaah abwaan heelo waa abwaan dhamaystiran ilahy afka iyo maskaxdaba alaha kuu siyaadsho

  • @najaxibrahim7225
    @najaxibrahim72254 жыл бұрын

    Masha allah abwaan heelo hore usoco wll

  • @honestdude70
    @honestdude704 жыл бұрын

    Walahi abwaan heLo waa abwaan dhameestiran😍

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi69724 жыл бұрын

    Abwaan cabdiraxmaan Heello Guulayso zhp

  • @jimcaalemoumin488
    @jimcaalemoumin4884 жыл бұрын

    mashalllh walllhi abwaankii abwanada eryadey carahmaan heello

  • @abdullahidhanaandhanaan4305
    @abdullahidhanaandhanaan43054 жыл бұрын

    War abwaan heelo murti badana illahay hakuu siyaadio sxp

  • @abdirisakkahen
    @abdirisakkahen4 жыл бұрын

    England iyo abwaan heelo thank you so much malaha INA rag waxan I helay way ka siman yihiine ka dulguurka

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre3304 жыл бұрын

    Sheekada Abwaan Heelo cml hadey kugu dhacdey like ii saar😭😭😭😭

  • @omarN
    @omarN4 жыл бұрын

    Eglan baan jecelahay anigu, halaygu soo duceeyo hadaanay xaas ahayn🌹

  • @samriyegaraad5376

    @samriyegaraad5376

    4 жыл бұрын

    Lacag ma heesata Egland Nin lacag badan heesta bay rabtaa

  • @asadismail1529

    @asadismail1529

    4 жыл бұрын

    Samriye Garaad oo yaa ku yidhi lacagba ka xigta waar sheeko jileeca iyo waaddo xumida kala duuw Naagow wuxuu manay naag ahayn

  • @xamsecisman439

    @xamsecisman439

    4 жыл бұрын

    Nio anaga lahyn noguso duceeye adna maso dhacday

  • @iamsomalilander5485

    @iamsomalilander5485

    4 жыл бұрын

    @@xamsecisman439 😂😂waad iga qoslisee😂😂

  • @iamsomalilander5485

    @iamsomalilander5485

    4 жыл бұрын

    Sxb gabadha waxa la rabaa intii saxiibteed laga bixiyay sagal markaa intaa soo qaado😂😂

  • @yurubmouse6537
    @yurubmouse65374 жыл бұрын

    Mansha Allah abwaan heello waa wada xigmad

  • @suldaanyuusuf2430
    @suldaanyuusuf24304 жыл бұрын

    Runti waa abwaan qiimo leh alle aqliga haku siyadiyo heelo wll

  • @ridwaanhaji3054
    @ridwaanhaji30544 жыл бұрын

    mnsha allaah hore usoco bro Heello

  • @husseinmohamud4625
    @husseinmohamud46254 жыл бұрын

    Allah yacizal Abwaan Heelo Dhal jacayl.

  • @hassanugass9561
    @hassanugass95614 жыл бұрын

    Abwaan helo mashaalah wll abwaan buxaa tahaay mandolin aaab iyo isiir deqaayo ayad kumasotay... katowad keenay jcl wlhi qosol igu diahay

  • @naciimajibril6261
    @naciimajibril62614 жыл бұрын

    Jclka ka toobad keenay👏👏👏 abwan keep going ban leenahay

  • @zakimaxamed5275
    @zakimaxamed52754 жыл бұрын

    Allah yaacisak abwaan

  • @caliabdi7710
    @caliabdi77104 жыл бұрын

    Hore usoco eglan shaw OK

  • @craxmanmaxamed7189
    @craxmanmaxamed71894 жыл бұрын

    19:30 walahi gabaygas ayaa ugu macaan....😍

  • @ayaanisse830
    @ayaanisse8304 жыл бұрын

    MANSHA ALAH ABWAAN SHARAF LEH ALAH KU DAYO MURTIDADA HIBADA SUGAANTA WAA WAQOYI

  • @starlightcellularpe933
    @starlightcellularpe9333 жыл бұрын

    poetic nation..brilliant

  • @habibamohamed5590
    @habibamohamed55904 жыл бұрын

    Masha Allah Abwaan hello

  • @abdi-azizabdi-rahman674
    @abdi-azizabdi-rahman6744 жыл бұрын

    Woooooow🔥👏👏👏

  • @shakirbulaale4289
    @shakirbulaale42894 жыл бұрын

    Abwaan xikmad xanbaarsan sxb alaha ku daayo

  • @sheekhdayib8733
    @sheekhdayib87334 жыл бұрын

    Masha allah sxb

  • @bashiiryare317
    @bashiiryare3174 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @michaelbile6888
    @michaelbile68884 жыл бұрын

    Isar anku sare like

  • @odayjama1829
    @odayjama18294 жыл бұрын

    War heelo waa badwaynta maansada Masha allah waa nin buuxah

  • @maftuuxmediapro3626

    @maftuuxmediapro3626

    4 жыл бұрын

    Nin culus heelo hal abuur qiimoleh weeye noolow ugaas

  • @hamzeburcaawi7917
    @hamzeburcaawi79174 жыл бұрын

    Heesh alla abwaan adiga iyo iglan show ba adban idiin salamayaa

  • @abdihakim4634
    @abdihakim46344 жыл бұрын

    hayaaaaaaaay war shaw ninku labada dhinacba wu u rida xaga #maada iyo xaga #murtidaba hore u soco abwaan heelo

  • @faysalahmed8157
    @faysalahmed81574 жыл бұрын

    War abawanka Nairobi ha lagu casumo.waa nin weyn

  • @khadarapdirazhiitofficial4770
    @khadarapdirazhiitofficial47704 жыл бұрын

    masha allah wll ilaahay haku barakeeyo abwaan heelo

  • @valkomnatillyoutube6790
    @valkomnatillyoutube67904 жыл бұрын

    Mash alaah

  • @hassanizman8757
    @hassanizman87574 жыл бұрын

    Eglan shuw inan somaliyeed 🇸🇴🇸🇴

  • @saynabcumar4260
    @saynabcumar42604 жыл бұрын

    Mnsha Allh

  • @nimcobureeqa7286
    @nimcobureeqa72863 жыл бұрын

    Waaw

  • @richhome3678
    @richhome36784 жыл бұрын

    Abwaan heelo waa tageera Waa nin murti leh

  • @mahadkarimi2358
    @mahadkarimi23584 жыл бұрын

    Eglan show 😍🥰🥰

  • @ubaxadam6966
    @ubaxadam69664 жыл бұрын

    Mashlh mashlh wll heelo afkaga caano lagu qaaby

  • @cfataaxtimoyare3066
    @cfataaxtimoyare30664 жыл бұрын

    jacayl calaf baa ka wayn

  • @fadumoak8579
    @fadumoak85794 жыл бұрын

    Mansha allha wn ka heelay mansoyinkaga

  • @nimcoxuseen4506
    @nimcoxuseen45064 жыл бұрын

    Heelo big support for u

  • @MohamedOmar-qf5wz
    @MohamedOmar-qf5wz4 жыл бұрын

    Qiso xiiso badan👍👍

  • @ayaanosman5666
    @ayaanosman56664 жыл бұрын

    Masha allha

  • @cumarvip7766
    @cumarvip77664 жыл бұрын

    mnsha allh heelo

  • @farhanbishaarabdi6207
    @farhanbishaarabdi62072 жыл бұрын

    Mnsha allah abwaan iga dheh

  • @saciidodagan6345
    @saciidodagan63454 жыл бұрын

    Masha ala alaaaah qoso cajiiba

  • @dadaalmedia7460
    @dadaalmedia74602 жыл бұрын

    maashaa allah abwaan heelo

  • @yussufosman7881
    @yussufosman78814 жыл бұрын

    Waaaw

  • @asliahmed8232
    @asliahmed82324 жыл бұрын

    Abwaan tiriyow tixdaadu tumaatidu waa I tuurtay qisadu tiiraanyo weeye.

  • @mohamedfarah8343
    @mohamedfarah83434 жыл бұрын

    Marqaati waxaan qirayaa. Inuu abwaan wilibana mucasir ah oo ka tilmami kara wa nin ay daluntu qasatan u baahan yihiin lol abwaan heelo iyo the legend Eglan!!!

  • @salebanahmed556
    @salebanahmed5564 жыл бұрын

    Title ka "ABWAAN" iyo "SULDAAN" waa la iska qaatay lakin ninkani baa u qalmaaa "ABWAAAN".

  • @michaelbile6888
    @michaelbile68884 жыл бұрын

    Waaaw ku jaclahaya ila xada iglanaya

  • @abwaankaynaanofficial6321
    @abwaankaynaanofficial63214 жыл бұрын

    Mncha allh heeLo nin haLyeY ah iyO England ZaLan zarE

  • @cadnaanyare3001
    @cadnaanyare30014 жыл бұрын

    Mnzha allah

  • @maymuunsheikh5332
    @maymuunsheikh53324 жыл бұрын

    Waaaw innaba caadi maaha abwaan heelo

  • @xaajixaraabo9402
    @xaajixaraabo94024 жыл бұрын

    abdirahman heelo abwan buuxo hore usoco

  • @beelo2214
    @beelo22144 жыл бұрын

    Isha calaa gawey abwan👏👌

  • @absameosman9113
    @absameosman91134 жыл бұрын

    Walai abwaan heelo wa abwaan buxo fankisa ayan ahay

  • @abdikarinwiire7801
    @abdikarinwiire78014 жыл бұрын

    maasha allaaah iglan gabar Qalbi wanagsan subscribed iisaara asxaabeey

  • @engwareergoye1125

    @engwareergoye1125

    4 жыл бұрын

    Ku saare i saar wll

  • @abdikarinwiire7801

    @abdikarinwiire7801

    4 жыл бұрын

    waakasuray

  • @mahamedmahamud6469
    @mahamedmahamud64694 жыл бұрын

    Op op afka cano lagugu qabay Abdirahman heeLo ✊🏽🇮🇹

  • @nadiirnuur9760
    @nadiirnuur97604 жыл бұрын

    Walahi ani helo Ha qisaa namidaysay

  • @gulleidburaale2647
    @gulleidburaale26472 жыл бұрын

    Walaal waxa sidaa kuu caateeyey Waa isaga Ku Lahaa ala garacsana wuxu

  • @nimcodhagjar7007
    @nimcodhagjar70074 жыл бұрын

    Kkkkk baayo an kula kaftame mid ma ku dhaha sida midiyaha Dur Dur ee xasan top oo kle byo abwaanada cadi ah kliya ha waresan ee kuwa walwaalan wareeso dadku wey yasan oo xigmad bey raban wax kasoo qada ee inta sme bayo si kal iyo laab ah bn ku tagerna dhaman anni inta illa nool xafada byo yacni familka dhamn halkn beyna ka sallaamin dhamn ok bayo mahad snid horay u soco waliga thnks

  • @hooyomacaanumayma239
    @hooyomacaanumayma2394 жыл бұрын

    Heelo mansha alaah nolow intay nolal jirto

Келесі