Safarkaygii Hargeysa ilaa Ceel Sheekh

#Damal_Videos
#Ceel_Sheekh

Пікірлер: 93

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 Жыл бұрын

    Mnsha allah Somalilnd Allow dhawr Aamiin Aamiin Aamiin yaa raxman

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid20244 ай бұрын

    Celsheekh ❤maroodijex ❤manzha Allah

  • @sultanupdilahi5850
    @sultanupdilahi5850 Жыл бұрын

    Hore u soco walaal

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Жыл бұрын

    Masha allah zxp nosoo badi aan dhulkeena barte

  • @skymedia3681
    @skymedia3681 Жыл бұрын

    Dalxiis wacan. Nice Video.

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama Жыл бұрын

    Masha allah waa muuqaal qurxoon

  • @ahmedduncarbeed8363
    @ahmedduncarbeed8363 Жыл бұрын

    Waa magaaladayda mustaqbalka Aan maayirka ka Noqonayo ishAllah

  • @damalshow

    @damalshow

    Жыл бұрын

    Soo dhawow maayar.

  • @user-ij9fc6qv9u
    @user-ij9fc6qv9u4 ай бұрын

    NIMCOOYINKA ALLE KU MANAYSTAY GOBOLKA AWDAL CEELSHEEKH

  • @muusecabdi4443
    @muusecabdi4443 Жыл бұрын

    Ilahay cabdi qadir iyo ijinerkiba ale haa uu naxaristo

  • @user-uj9mh2nd8q

    @user-uj9mh2nd8q

    5 ай бұрын

    ya weye labada dhinthay indr ?

  • @apdixakinizmail446
    @apdixakinizmail446 Жыл бұрын

    Waa muuqaal si fiican loo duubay. Hore u soco walal Xasan.

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 Жыл бұрын

    Masha Allah wll Mahadsanid

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Жыл бұрын

    Mashallah

  • @sacadfuaad8273
    @sacadfuaad8273 Жыл бұрын

    Dhulkii reer abtigay 🥰🥰

  • @user-su5bu1bg4z
    @user-su5bu1bg4z7 ай бұрын

    Masha Allah runtii waa muuqaal qurxoon oo ku tusinaya nimcada wadankeena taala

  • @qowdhanmuse961
    @qowdhanmuse961 Жыл бұрын

    Sxb dalmar ayaa taheee hore u soco sxb

  • @damalshow

    @damalshow

    Жыл бұрын

    Mahadsanid meelo kalena way inoo soo socdaan insha allah dhawaan ee ila soco.

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 Жыл бұрын

    Tabinta dalmarka waa mid aad u heersareeyo, horay u soco walaal..

  • @Cirguje2023
    @Cirguje2023 Жыл бұрын

    Horray usoco waa muuqaal cajiiba iyo sheeko tabin heer caalami ah

  • @zahrayonis2973
    @zahrayonis2973 Жыл бұрын

    ManshaAllah beautiful good

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 Жыл бұрын

    Waad istaahisha ❤😅👍🌼😎🇩🇯🌿

  • @Cagadheere
    @Cagadheere Жыл бұрын

    Haybad Waxaad ku Leedahay Dhulkaaga Hooyo

  • @amalhersi8704
    @amalhersi8704 Жыл бұрын

    Manshaa Allah ha iloobina qurbo joogna wax badan ayay ku soo darsadeen dhisitaanka Dawga Cad

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Жыл бұрын

    Masha allh

  • @user-hj9nt6sn8y
    @user-hj9nt6sn8y8 ай бұрын

    Masha Allah

  • @mukhtaarcabdi1715
    @mukhtaarcabdi1715 Жыл бұрын

    Maansha Allah safar xiisihiisa iyo quruxdiisa wata

  • @cumarmuxumed8528
    @cumarmuxumed8528 Жыл бұрын

    Legan baa tahay zxp

  • @ayaanmaxamed7936
    @ayaanmaxamed7936 Жыл бұрын

    Masha Alleh walalo mahadsanid

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 Жыл бұрын

    Awowgay aya ku dhiintay dowgan ilahaay hau naxariiste

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 Жыл бұрын

    I want to say hallo to mr dad we were together in SNM and i hope i will come one day in el_sheikh

  • @damalshow

    @damalshow

    Жыл бұрын

    Hadaad rabto inaad aragto hargeisa ayuu joogaa.

  • @mohamadismail1880

    @mohamadismail1880

    Жыл бұрын

    I am not in the country at this time

  • @AliMohamed-jn1hw
    @AliMohamed-jn1hw Жыл бұрын

    'Waa fikir fiican hore usocda Dhalinyaro

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 Жыл бұрын

    100/100

  • @jibrilali5139
    @jibrilali51396 ай бұрын

    ilmaadeerayaal yaa Defa halkani?

  • @Call_God_Alone
    @Call_God_Alone Жыл бұрын

    Dhaqan, ardaa, fandhaal, dheri, iyo dhardhaar ayaa laga sheekeynayaa, laakiin baasto ayaa dheriga u saaran! Yaab. Waa hoogga Somali ku habsatay. Midda kale, marka aad leedahay Rasuulkii ayaa qorigan ku cadayan jiray, ma isweydiiyeen in aanu rasuulkii haysan dawada cadayga iyo toothbrush midkoodna.

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 Жыл бұрын

    Ism from there

  • @SOOMAALI_ENTERTAINMENT
    @SOOMAALI_ENTERTAINMENT Жыл бұрын

    Dadka YT looga baahan yahay baad Tahay wll halkaa kasii wad.

  • @damalshow

    @damalshow

    Жыл бұрын

    mahadsanid walal, dhiirigelintaaduna wax wayn bay ii tahay...

  • @hawahassan9128
    @hawahassan91287 ай бұрын

    Waa dhulka xooke laaku qadanayo daadan waye farhayan dadna dhaxal wareeq😢

  • @xasanyuusuf3984
    @xasanyuusuf3984 Жыл бұрын

    Damal viidaywa celashekha

  • @libandarar976
    @libandarar976 Жыл бұрын

    Ceel sheikh nogaso waran walal

  • @damalshow

    @damalshow

    Жыл бұрын

    Haye insha allah mar baan ku noqonayaa

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 Жыл бұрын

    Dhidarku waa nooc ka mida waraabaha

  • @thomasmuller5434
    @thomasmuller54348 күн бұрын

    Deegaankaa ceel la helay beri ku eeg 2004 ayaan lug ku tegay lugna kaga soo noqday ilaa hargeisa . Saddexda xilli ee kale waa cimilo fiican lakin xagaaga dabaylo kulul oo hanfi ahbaa kadhaca ilaa biyaha ayaa kululaada , Biyeheeduna waa dhanaan malaha biyo caadi ah. Xilli roobaadkana dooxooyinkeedu waa halis oo dad iyo xoolaba way qaadaan daadadka aan kala joogsiga lahayni.

  • @damalshow

    @damalshow

    7 күн бұрын

    si fiican baad usoo aragtay, waad ku mahadsan tahay warbixintaada.

  • @maxamedmustafe3997
    @maxamedmustafe3997 Жыл бұрын

    Mustafe cali pepsi ayn arkaaye

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын

    Daasado miyaad waydeen caagaduhu xagga caafimaadka uma fiicnee.

  • @damalshow

    @damalshow

    Жыл бұрын

    ma hubo walal ee lakin fariintaadaa waan gaadhsiin doonaa..

  • @user-be9vd3ge3w
    @user-be9vd3ge3w11 ай бұрын

    Odaygii gaas sowkaa😂😂

  • @KalidAdan12

    @KalidAdan12

    10 ай бұрын

    Ibraahin saw si fcn uma grnysid inader😂

  • @sakiguray3248
    @sakiguray3248 Жыл бұрын

    Abeesa joogta dhulka

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын

    Oo ma Wafti baad tihiin mise niman iska dalxiisa oo damaashaadaya? Wafti hadaad maqasho hawlo gaar ah iyo shaqo cayiman ayey ubaxaane.

  • @damalshow

    @damalshow

    Жыл бұрын

    walal shaqadoodii ayaan barnaamijka kasoo dhex sameeyay, hawlahoodiina waan usoo duubay ee ay meesha u tageen.

  • @abdihakimmmohamud7230

    @abdihakimmmohamud7230

    Жыл бұрын

    @@damalshow masha Allaah. Dee hada waa kugu xidhanay maantana noogu horaysa waana kugu soo biirnay ee dedaal insha Allaah dadkuna way iskeeniye.

  • @yaxyefaarax7821
    @yaxyefaarax7821 Жыл бұрын

    daad ayaa sharxay waxiiba

  • @aminajama160
    @aminajama160 Жыл бұрын

    Walal imisa sacadood ayey ceel sheekh u jirtaa hargeysa?

  • @damalshow

    @damalshow

    Жыл бұрын

    Ilaa 4 saacadood qiyaas Ayaan, walow dirawalkana ku xidhan tahay.

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 Жыл бұрын

    Cagadaha aad shaaha ku cabaysaan kasar baa laga qaada

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 Жыл бұрын

    Halla taageero channelkan

  • @ckariinxusein9025
    @ckariinxusein9025 Жыл бұрын

    Meeshan ma adigaa leh bal eeg garaan laawahan beeneenaalaha meeshan waa gobolka awdal samaroon ayaana leh

  • @Dhufsade11

    @Dhufsade11

    7 ай бұрын

    Kkk wax kasta Samaroon baa leh 😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Жыл бұрын

    Maansha allaha lakiin pastada karsaten imtaxanak waad ku dhacden kkkkk kaftan ma reer miyiga hada pasta cunaa

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 Жыл бұрын

    Far leh weere iyo dhidar waa kala laba. Dhidaku waa seexda marka cirku onkodo ayuu toosaa, lkn weere waa dilaah siba adhiga digintu ka dhigaa.

  • @maxamedyuusuf6593

    @maxamedyuusuf6593

    Жыл бұрын

    Waxn maqly Dhidirku habenkibu socda Xili robadka inu so baxo ma aqano manan arag lkn waxn ku maqly in u warabaha u egyahay abahay ayanu beri hore daba galy xili habena isago gudayay. Weeraha lkn ma aqaan

  • @abdihakimmmohamud7230

    @abdihakimmmohamud7230

    Жыл бұрын

    Dhidar Onkod kiciyey ayaan maqli jiray

  • @zahfah2695
    @zahfah2695 Жыл бұрын

    Dhulka Hooyo

  • @buuxciise2338
    @buuxciise2338 Жыл бұрын

    Gabooye kulaha war waa gaboobe magacu fanto ku weyde

  • @khaalidbinuwaleed8103

    @khaalidbinuwaleed8103

    Жыл бұрын

    Gaboobe ayuu ka wadaa, yusuf abdi gaboobe awawgii weeyi

  • @buuxciise2338

    @buuxciise2338

    Жыл бұрын

    @@khaalidbinuwaleed8103 haa saxib inuu hor cararay wan arkayaa

  • @abdihakimmmohamud7230

    @abdihakimmmohamud7230

    Жыл бұрын

    Hhhh.Oo wuu na liqsiiyee waad naga qabatay. Beelaha Gabooye ayuubu ku sigtay inay soo kacaane.

  • @damalshow

    @damalshow

    Жыл бұрын

    aar odayga haloo dulqaato midhaasi way ka yara qaldantee.

  • @buuxciise2338

    @buuxciise2338

    Жыл бұрын

    @@damalshow aad iyo aad mudane wa arkayna odayga Lkn waa iska baxdene haddiii aan idinka warhayo gelayga ayaan idin ballamin lahaa sidii bakhaarradee kkkk waa kasoo ag laabtene 😇🙋‍♂️

  • @GaraadCabdale
    @GaraadCabdale Жыл бұрын

    Dhulkeenu waa barwaaqo cuntada dhulkeena ha la cuno oo Bariiska iyo Baastada ha la yareeyo wayo lacagta adag ayey inaga dhoofiyaan, fadhiga Jaadkana dadka yaryari ha joojiyaan.

  • @nadiiracali0123
    @nadiiracali0123 Жыл бұрын

    Degaankan halku ku yaala ma hargysa ayuu ka tirsanyahay

  • @faizam523

    @faizam523

    Жыл бұрын

    Maya walaal ceel sheekh iyo ceel la heley waxay ka tirsan yihiin gobolka Awdal

  • @nadiiracali0123

    @nadiiracali0123

    Жыл бұрын

    @@faizam523 Haa thanks sis

  • @ahmeddaahir-rs3ht
    @ahmeddaahir-rs3ht8 ай бұрын

    dhul gadabuursi weeyi buuranow

  • @sacadfuaad8273
    @sacadfuaad8273 Жыл бұрын

    Geedka kulanka la yidha isoo gur hadad haleeshid wlal

  • @ahmedgaas4373
    @ahmedgaas437311 ай бұрын

    Dhulkii duriyada

  • @alihassenroble4633

    @alihassenroble4633

    3 ай бұрын

    Ceelsheekh abti anaga dagan ee duriyade Niman ciise la yiraah aya dagan

  • @ahmedgaas4373

    @ahmedgaas4373

    3 ай бұрын

    @@alihassenroble4633 Beenaale kadaab ana saylac bn leeyahay oon degaa

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Жыл бұрын

    Wa Maxay Kani? Gabooye Kulahaa. Waar Waa Gaboobe. Oo Waa Ninkii Dhalay Ilma Gaboobe. Yusuf Abdi Gaboobe iyo Walaalade. Ma Burcaad Katimid Miyaanad Hargeisaaw Ahayn? Hadaanad Gaboobe Garanayn Maxaad Ka Doontay, Almis iyo Ceel Sheikh?

  • @sakiguray3248

    @sakiguray3248

    Жыл бұрын

    😂😂 Waxa laga yaaba in marki ugu horaysay ee u waqoyi ubaxo ay ahayd

  • @abdullahiyusuf4543

    @abdullahiyusuf4543

    Жыл бұрын

    @@sakiguray3248 waa Run Adeer Lakiin Dee Gaboobe Iyo Ilma Gaboobe Waa Caan Oo Dhegaha iyo Indhaha Reer Hargeisana Kuma Cusba. Mahad sanid Adeer. Thanks for your Idear.

  • @jamaibrahim4251

    @jamaibrahim4251

    Жыл бұрын

    Gaboobe meeshii barkadaha badnayd maanay ahayn? Ilma gaboobana waa bah-jibraahil ayaan filayaa

  • @omarosman8901
    @omarosman8901 Жыл бұрын

    Waar ma idinka dhul waqooyi kule dhulkina sowdin ki iskaga tagay e qaba ilka kale qaaten

  • @SacadMuusekibrey

    @SacadMuusekibrey

    Жыл бұрын

    kaalay sii dee adu 😅😅