safarka mw ssc khaatumo ee jabuuti kulanka uu laqaaray ismaaciil cumar geele cabsida muuse biixi

Пікірлер: 19

  • @jamahussein6860
    @jamahussein68609 күн бұрын

    Waa waano aad ufiican oo lagu wax qaato, aad iyo aad, mahadsanid,

  • @ismaaciilcabdulahi3343
    @ismaaciilcabdulahi33439 күн бұрын

    ❤masha.allaha ❤abti❤ illahey ha ku xafido ❤ssc ❤guuuuul ❤iyo❤gubanimo ❤

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n9 күн бұрын

    Masha allaha indeer illahey ha ku xafido ssc guuuuulu iyo gobanimo

  • @AyaanIsmail-ro6ir

    @AyaanIsmail-ro6ir

    8 күн бұрын

    SCC meeday magaca beenta ah Caynaba meeday Sanaag meeday Ciidanka Somaliland baa fadhiya Galbeedka Sool kuwani waa Cawaan SSC ayay afka ka barteen

  • @MohamedHassan-bn4zs
    @MohamedHassan-bn4zs9 күн бұрын

    Wcs akhii

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa19849 күн бұрын

    Maasha Allah

  • @saidaosman6524
    @saidaosman65249 күн бұрын

    Ascw Maasha Allah afka Alle kuma gooyo wa runta, inuu aado aayaba khadd ah. Dhagarta Geele,Hasan iyo Biixi wa sideedi wa isku moowqif. كيف أعهدك وهذا اثر فاسك

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim55968 күн бұрын

    ❤❤❤MUUSE BIIXI SUNTA KAILMEYSIISA DAAROOD IYO DHAMAAN FAQASH KKKKKK MUUSOW GEESI QARAN AYAATAHAY GUULEYSO INAGASOO AFJAR

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr9 күн бұрын

    Mw xasan guul

  • @aaa1211
    @aaa12119 күн бұрын

    ASC waa sax meesha Waxa kascdaa waa shows how indho sarcaad Film on the office Villa soomaaliya waxweyn baajira Cadowgaas SNM ilaahey hajebiyo hanga qabto tuugada xaraash Xasan sheekh waa cadaw

  • @user-nh2mt7ff9v
    @user-nh2mt7ff9v9 күн бұрын

    Waa runtaa

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan55619 күн бұрын

    Firdhiye miyanu la tashanim barmanka ssckhatumo ma iska socda xasan dhiiqo sidee uga caqli badiyey firdhiye tankale niman faderalka ino ssc khatumo fadhiyo waa horgalo caloshoda shaqeysyayal ah danta shacabka ssc uma jogan ilahy ha ka badbadiyo dabinka ssc khatumo loo dhigay

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar22579 күн бұрын

    Diridhaba ayuu ku dhashay

  • @The-informed
    @The-informed9 күн бұрын

    Nin waxbadan og weeye sheikhu, Xassan iyo Ismail horror wanaag iyo jaceyl uma hayaan ssc. Ismail horror godkiisa biyo ugu galeen markii muuse judaan ku daneystey misna dekedii yareyd xabashi dul dajiyey ayu waagu kubaryey. Waxad ogaatan siyaasadu maalinba meelbay jogtaa dib ha u walaaleyna munaafuqinta hungurigi iskudiray ee shalay dhiigina baneysty dhulbahantow fudeydka iska dhaafa. Wbt

  • @kaaha1233
    @kaaha12339 күн бұрын

    Somaliweyn ma jirte

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed21729 күн бұрын

    Marka xasan shiikh iyo ismaciil cumar geele.waa isnecebyuhiin.yaa laga gadi.

  • @hassanali7036
    @hassanali70369 күн бұрын

    qareen ha sheegan qareen sidaas umaladlo doqon calolhumo delootey ba tahay

  • @a.j2428

    @a.j2428

    9 күн бұрын

    KKKK CAADI ISKA DHIG ADIGA LAFTAADAABA CALOOL XUMO KAA MUUQATAAYE.

Келесі