safar burco ilaa ceel afweyn sanaag muqaal qurux badan.

berbera Sacaada-Diin Ceebaad #saylac
somaliland infrastructures development
dhaamamka somaliland laga hirgeliyey
oodwayne somaliland
Ak vlogs kadaawo
#sanaag #somaliland #ceel afwayn
#SOMALILAND VLOGS AL
#HARGEISA VLOGS
#BURCO VLOGS
#BERBERA VLOGS
#CEERIGAABO VLOGS
#WADAAYINKA #HARGEISA
#HARGEISA #DHULKA #GURYAHA
#AK VLOGS #TOURISM #archives

Пікірлер: 60

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj6 ай бұрын

    Maashaa allaah dhulka soomaalida meel walba meesha kale ka quruxbadan

  • @jamalskp7280
    @jamalskp72806 ай бұрын

    DHUL AAN CEEL LAHAYN BAAN DHAANKII U RARAYAA ABWAAN CABDI QAYS RABOW CIMRIGA U DHEEREE AAMIIN

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi58786 ай бұрын

    Mansh Allah reer Somaliland guul iyo geesinimo

  • @NimoMohamud-ct1jb
    @NimoMohamud-ct1jb6 ай бұрын

    Mansha Allah tabarak Allah guul qarank jamhuriyada Somaliland guul iyo gobanimo 💚 🤍 ❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen48836 ай бұрын

    Ilaahayoow Dhulkayaga noobarakee Aamiin ❤🤍💚

  • @Reallander1991
    @Reallander19916 ай бұрын

    Sacad Yoonis Gang 🔫💪 mashallah

  • @user-os7cf8md2e
    @user-os7cf8md2e4 ай бұрын

    Masha allah barakow aaad ban oga hala muqaladan shaqo wacan

  • @Mundus_city
    @Mundus_city6 ай бұрын

    dhulkii beelweynta biicide mashallah , from reer dahir ,balidhiig❤

  • @mussejama311

    @mussejama311

    6 ай бұрын

    Sacad yoonis ❤❤

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss16705 ай бұрын

    Mansha allah yaa sanaag qurux ku gaadha

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q6 ай бұрын

    Masha allaah sama ku waara❤❤❤

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed58546 ай бұрын

    Say hello to the big star town waridad, and the all somaliland nation ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉.

  • @fosialiban6627
    @fosialiban66276 ай бұрын

    Mnsha allah

  • @user-ln2tb6sc2r
    @user-ln2tb6sc2r6 ай бұрын

    Mashallh magaladii an kudhashaay ilhaay diib haigeyo anigo cafiimaad qabaa❤

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw5 ай бұрын

    Wwwwwwwaaaaaawww mashallah qorxo badana Somaliland Allaha ha guuuuuleyo cadoga Somaliland ha jaabo guuuuuul Somaliland ❤❤❤❤❤❤ adigan hore usoco wll ❤

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r5 ай бұрын

    Allahayoow Safekiina Salaama ka Yeel In,sha Allaah 🌹🌹🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌺🌺💮💮💮💮🏵️💮💮💮🌷🌷🌷🌷🌺🌺🌹🌹🌹🌹🏵️🏵️🏵️💮💮💮💐💐💐💮💮🌺🌺🌷🌷💯💐💐💐💐💐💐👍

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr5 ай бұрын

    Mashallah ❤

  • @user-yc2pe8tp3k
    @user-yc2pe8tp3k6 ай бұрын

    Kussso dhawow cel afweyn

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed68735 ай бұрын

    Somaliland waa wadan aad u qurux badan Masha allah❤️

  • @abdimoge5666
    @abdimoge56666 ай бұрын

    Baabuurta miyir u wata meesha wado ma jirtee, Naftiina ha ku safaadina 😊

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen48836 ай бұрын

    Waansomaray Yiroobe Markaanu Sooqaxnay 1988😊

  • @ahmedsuleiman4129
    @ahmedsuleiman41296 ай бұрын

    ❤😮 mansha allah wl

  • @shukriali9113
    @shukriali91136 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤MAANSHA ALLAHA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r5 ай бұрын

    Magool Allu RAXMU RAAXIMIIN ALAAHU AAMIIN🤲 JANATU RAX,MA IN SHA ALLAAH🌹🌹🌹🌹🌹💐💐💐💐💐🌺🌺🌺🌺🌺🏵️🏵️🏵️🏵️🏵️💮💮💮💮💮🌷🌷🌷🌷🌷🌺🌺🌺🌺🌺🌹🌹🌹🌹🌹

  • @CabdillaahiIbraahim
    @CabdillaahiIbraahimАй бұрын

    wallaal aqoon baad noo korlisay waanukuu mahad naqaynaa waanad ku mahadsan tahay ilove you ok 22:13

  • @africanqueen8687
    @africanqueen86876 ай бұрын

    Mashallah our country Somaliland is beautiful❤🤍💚🎉🎉🎉

  • @mdirye4764
    @mdirye47646 ай бұрын

    Inta KM ee ay isi jiraan ku soo dar sxb .

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan90496 ай бұрын

    Mansha allah gobolkaygi raga🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed51086 ай бұрын

    Masha allah ❤❤❤

  • @faridmohammed2263
    @faridmohammed22636 ай бұрын

    Safar wanaagsan

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin52196 ай бұрын

    Maansha alaah dhulku wali waa barwaaqo Akflog safar khayrqaba ceelalbaad soo qodaysaan mise dhaamam

  • @hargeisastudio6571
    @hargeisastudio65716 ай бұрын

    Nice 👍🏽

  • @Akvlogs_2023

    @Akvlogs_2023

    6 ай бұрын

    Thanks 💯

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123Ай бұрын

    Ilahay. Dhuul. Iyo. Dad. Quruuxa badan. Buu. In. Siyey. Haadaana. Waada. Araagataan. Siida. Layahay. Ilahay. Ayaa. Mahadasan

  • @NasserHassan-xd2fc
    @NasserHassan-xd2fc6 ай бұрын

    AK VLOGS aad baad u mahdsantahay muuqaaladaada ima dhaafaan wax badan baanan ka bartey deegaaano iyo dad kale duwan kaa bartey❤

  • @Akvlogs_2023

    @Akvlogs_2023

    6 ай бұрын

    Mahadsanid wllo

  • @user-ShareYoutube
    @user-ShareYoutube6 ай бұрын

    Best vlogs❤❤❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra17475 ай бұрын

    iLaahay.Ha.UNaxariisto.MagooL

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r5 ай бұрын

    Ma Is Tiri In Ay Wanaag San Tahay labada is xayeeree xuduuda Isku heeyesta in xeeladooda la,Nuuco

  • @ahmedsuleiman4129
    @ahmedsuleiman41296 ай бұрын

    Cabdiqani isxaaq ma sanaag baad u jirtay

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi20256 ай бұрын

    Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland ❤❤❤❤❤❤ So beautiful 😍😍😍😍😍😍 Somaliland guuuleysat ln sha Allah guuuuuuuuuuuuuuuule 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib41086 ай бұрын

    Thanks a lot

  • @Akvlogs_2023

    @Akvlogs_2023

    6 ай бұрын

    Most welcome

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen48836 ай бұрын

    Iyo Godorkaba .. Iyo baraagtii Weji. Beertii Ina Boosacade 😊

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman96206 ай бұрын

    Mansha allah Somaliland degmadıı aan kudhashey ee yufle tag nıo taarııkh weyn kkuduuganeh

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight1236 ай бұрын

    Soomaalidu. Dhuul. Allha. Waa. Siyey. Raaga. Majiiraan. Ka. Shaqeeya. Haraada. Iyo. Gaajo. Aan. Ilahay. Badiina. Coolaada. Qabayaalada. Isanacaab. Aan. Xaada. Lahaan. Inataay. Ku. Qayilayaan. Bay. Biiyo. Xidheen. Usamaan. Lahayeen. Maxay. Hayaan. Ilahoow. Noon. Soohadeey. Nimanaka. Soomaaliyeeda. Bis

  • @NasraSamatar-kt3rb
    @NasraSamatar-kt3rb6 ай бұрын

    Asc walaal waa in salaamay wadadee siilaanyo ma dhamaatay

  • @Axmedsiciid-fn4py
    @Axmedsiciid-fn4py6 ай бұрын

    Vlog ku xiga laascaano ilaa garoowe boosaaso kazoo dhig sxb

  • @abdullahimohamed8746

    @abdullahimohamed8746

    6 ай бұрын

    Wllo caqligu maanu ku shaqeynayn lascanod sawta dadkale la waregeen.. wakuma qofka naftiisa haligi kara.. sawdiga arka ciidanka is hor fadhiya…. Marka lagu leeyahay dagaalka iyo xabada dadow iska daaya oo kafogada khasaraha amni daro aya laga dhaxla.. Garowe iyo bosaaso dad Somaliland u dhashay sabab naftooda ugu haligan meshaba ma taalo.. marka qoraalka caqli ku dar sxb

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed80036 ай бұрын

    Heer ceel af wayn is muujiya biciide madar bom😅😅😅😅

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN41656 ай бұрын

    Somaliland qaran qurux badan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen48836 ай бұрын

    Anigiyo Sexkala Kakacaysunta💔😢

  • @HAMZE91
    @HAMZE916 ай бұрын

    Fadlan soo arag youtube kanal kayga

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen48836 ай бұрын

    Balibaajirey Beerta Ina Boodacade Iyo Udhexeeyey Godorka Oo Itaanu Biyokacabney Aanuku Sumowney Oo sideed 8 Reerkaygi kudhinteen😢 markaanu Gaadhney Eegi Iyo Baalidhaye😢

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r5 ай бұрын

    No Duliga Darood OO Ay Doonidu ⛵ Keentey No ❌

  • @Isaqgirl4lyf
    @Isaqgirl4lyf6 ай бұрын

    This song is annoying, waxan ka bartay waridad in tahay magalo I though KZreadr magaciisa.

  • @Mundus_city
    @Mundus_city6 ай бұрын

    dhulkii beelweynta biicide mashallah , from reer dahir ,balidhiig❤

  • @Mundus_city
    @Mundus_city6 ай бұрын

    dhulkii beelweynta biicide mashallah , from reer dahir ,balidhiig❤

  • @Mundus_city
    @Mundus_city6 ай бұрын

    dhulkii beelweynta biicide mashallah , from reer dahir ,balidhiig❤

Келесі