jidka adag ee loo maro magaalada saylac iyo muuqaal qurux badan | safar dheer Hargeisa ilaa saylac

#Saylac #Sacaada-Diin #Ceebaad
somaliland infrastructures development
dhaamamka somaliland laga hirgeliyey
oodwayne somaliland
Ak vlogs kadaawo
#SOMALILAND VLOGS AL
#HARGEISA VLOGS
#BURCO VLOGS
#BERBERA VLOGS
#CEERIGAABO VLOGS
#WADAAYINKA #HARGEISA
#HARGEISA #DHULKA #GURYAHA
#AK VLOGS #TOURISM #archives

Пікірлер: 111

  • @qqaran9846
    @qqaran98469 ай бұрын

    Masha alah bal arka dhulka alah nasiyay hadana anu isku dileyno waxan la aqon itan ka faideysan laheyn qeyradka dalkena wan ku kibirnay xabad banu Isla dhaceyna alow no garar amiin

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi20259 ай бұрын

    Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland guuuleysat ln sha Allah Somaliland. keep going Waalaalaaldaaye ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @liban4217
    @liban42179 ай бұрын

    Ma sha Allah....Safar qurux badan weeye.

  • @xabiibafaarax2605
    @xabiibafaarax26059 ай бұрын

    Maasha Allaah waa idin salamayaa wariye saabir iyo asxaabtiisaba

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP1433 ай бұрын

    hahaha gaadhi banaan taagan bay qodayaan haha oo waliba hardtop ah

  • @NasraSamatar-kt3rb
    @NasraSamatar-kt3rb9 ай бұрын

    Salaamaad waar wadadu dheeraa reer saylac miisaanka soomaalilan alla hain barakeeyo

  • @Caruurtaofthekorn
    @Caruurtaofthekorn9 ай бұрын

    Bro your videos n heesa go together and im addicted. Great job walalkis.

  • @user-sf3rq8hi5t
    @user-sf3rq8hi5t9 ай бұрын

    Walalo codkaaga waxa qarisay heesta please anagu xogbaanu rabnaa wadankan waqti horaa nogu dambaysay Heesaha naga daa adoo raliya Any way Mahadsanid shaqo fican waad qabatay wax badana waad natustay

  • @Abdirisaq-gl7oy
    @Abdirisaq-gl7oy9 ай бұрын

    Wa meel qorox bdan asxbey 🎉

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman08949 ай бұрын

    Illahay dhul wanaagsan oo khayraad kabuuxo bad iyo bariba oo istraatiiya, laakiin waxa inaga dhiman uun madax aqoon leh oo daacad oo inooga faa'idaysa.

  • @axmadmaxamad-mm7ik
    @axmadmaxamad-mm7ik7 ай бұрын

    Masha allh wall mahadsanid juhdiga aad galisay duubitaanka .

  • @mumingeele
    @mumingeele3 ай бұрын

    Gaadhi wad ceebayseen

  • @Sigma_male0000
    @Sigma_male00009 ай бұрын

    Good job

  • @reallifesomalilander441
    @reallifesomalilander4419 ай бұрын

    11:00 Gadhiga Lugihisa Hoostisa Waxa La Geliya Roog Kadibna Waad Ku Dul Wadeysa Rogas Sii Uu Gadhigu Cida Uga Soo Baxo. Qodiistu Waxba Tari Mayo.

  • @hassanarab7873
    @hassanarab78739 ай бұрын

    Nice trip bro.

  • @AbdiQaniMohamed-ge2if
    @AbdiQaniMohamed-ge2if9 ай бұрын

    Quality video bro hore u soco❤

  • @axmedxaaji8418

    @axmedxaaji8418

    9 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedxaaji8418

    @axmedxaaji8418

    9 ай бұрын

    🎉🎉😢❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty84049 ай бұрын

    Burtayadaa buraha u dheer !!!!!!! markaan cali/xaydh u baxo iyo qaladaan ka diro !!!!!!!!!Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland guuuleysat ln sha Allah Somaliland. keep going Waalaalaaldaaye ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @BadelFaraholad

    @BadelFaraholad

    9 ай бұрын

    Somalia hanoolaato

  • @samsonjumaayaa6893

    @samsonjumaayaa6893

    9 ай бұрын

    Good content greetings from Kenya

  • @UstadOmar-rl3ze
    @UstadOmar-rl3ze8 ай бұрын

    Sxb horey usoco

  • @user-qi5dk5ig6q
    @user-qi5dk5ig6q9 ай бұрын

    Mansha allah dalka somaliland ❤❤❤

  • @abdowali463
    @abdowali4639 ай бұрын

    Saylac, Awdal Somalia🇸🇴

  • @Ehidkehattotypeinhere

    @Ehidkehattotypeinhere

    9 ай бұрын

    Zaylac Salal dhul cise

  • @Degaliah

    @Degaliah

    9 ай бұрын

    Awdal taa shegayso orod ulataag kuwa ini sorixayaa 😂

  • @Mudane.
    @Mudane.9 ай бұрын

    Walaal mahadsanid anoo dirdhaba Dhex jooga ayaad dalkeenui somaliland ikala bartay

  • @abdirahmanomer2367
    @abdirahmanomer23679 ай бұрын

    Ninka Gaadhiga wadaa Imtixaankii Gaadhigan Wuu Dhacay Waanu Ceebeeyay Gaadhiga wan Ka xumahay

  • @legendabdirahman3741
    @legendabdirahman37419 ай бұрын

    Waw

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail30349 ай бұрын

    Laba Wado aya ka baxa hargaysa taga saylac ama jabuuti waxayna iskugu imadaan ■ Ceel Gaal. 1: Darasalaam 2: Agabar 3: Cali xaydh 4: waraqa dhagta 5: caada 6: garba_dadar 7: Seed dheer 8: Fardo Lagu xidh 9: Geesood 10: Geerisa 11: Ceel Gaal ■ Wadada kalana hargaysa ayay ka baxda waxay tagta Saylac 1: Daloodho 2: Bacado 3: Balayga Cas 4: Dhagaxa madow 5: ilimaha 6: Foodka 7: boodaale 8: Bidhaale 9: Ceel la helay 7: Lughaya 8: Karuure 9: 25ka 10: Hilaac 11: Labadhagadka 12: Ceel Gaal 13: Waysha Cad 14: Caasha Cado ■ Raga Socodku waa u door haduu mawdku daayo

  • @muhiyadiinahmed8514

    @muhiyadiinahmed8514

    7 ай бұрын

    Anuu waxaan maray ta dawga cad

  • @burhanawale3738
    @burhanawale37389 ай бұрын

    Toyota Land Cruiser Ayaa ciid gashey waa iceebeyseen. Please

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi20259 ай бұрын

    Bismillah. good job 👍👍👍 guuule lyo gobanlmo 🙏🙏🙏 Somaliland. Amiin amiin yaa Rabi Somaliland guuuleysat ln sha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aadanfarax4504
    @aadanfarax45043 ай бұрын

    Meel baad ka dhacdeen land cruiser! Khashi🎉😮😮😅

  • @Abdirisaq-gl7oy
    @Abdirisaq-gl7oy9 ай бұрын

    Tarawalka Lema toso miyaa mana arken asego quracnyo 😢

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir35299 ай бұрын

    Safar salama

  • @mohamedabdisuleman8113
    @mohamedabdisuleman81139 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qw8qw2xf8g
    @user-qw8qw2xf8g5 ай бұрын

    Degmooyinka dhamaan waad wada martee lkiin halkeed kaga tagtay Dara salaam iyo agabar

  • @Akvlogs_2023

    @Akvlogs_2023

    5 ай бұрын

    Dhowaan filo sxp

  • @user-eo7br4hv1o
    @user-eo7br4hv1o9 ай бұрын

    Waan ini hanbyoyaa🎉

  • @ahmedfaarah9677
    @ahmedfaarah96779 ай бұрын

    Gaadhiga noocani maba galo ee wiilka wada ayaa galay

  • @user-hj9xi7zb1o
    @user-hj9xi7zb1o8 ай бұрын

    Banka geeriyd 2022kii baa igu dambysay Wlhy m.a

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman08949 ай бұрын

    Jidkaa ilaa xiligii m/wayne siilaanyo ayuunbaa lalahaa baanka afrikaa maal galinaya oo waa ladhisayaa!.

  • @Mohamet-Opderahman
    @Mohamet-Opderahman22 күн бұрын

    Bal eega Dhulka balaadhan ee Quruxda & qaayaha Leh ayaynu siiney Ethiopian

  • @burhanawale3738
    @burhanawale37389 ай бұрын

    Asc Sxb codkaaga aad iyo aad ayuu Ugaaban yahay videoga la’guma maqlo please kor uqaad Hadalkaaga

  • @aadanfarax4504
    @aadanfarax45043 ай бұрын

    Republic of somaliland ❤❤❤

  • @msa_1439
    @msa_14399 ай бұрын

    dalkeena #Somaliland Waxaa ilaahay ina siiyey Dhul baladhan oo u baahan dad ku tabca 300 km Waa inta ay isu jiraan maagaalada Burco iyo Ceergaabo oo aan joojo

  • @user-em5vv9oi6f
    @user-em5vv9oi6f9 ай бұрын

    Manohar Allah sfr.kharle

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_20239 ай бұрын

    Muqaalka sacadadiin clic👇👇👇 kzread.info/dash/bejne/f2iguLp8layZgcY.htmlsi=3TpVAR5WajIvoL-S

  • @cademarwaan1621
    @cademarwaan16219 ай бұрын

    SOMALIDA INKAAR HESTO WAXAS DHUL HESTAAN ISDILAYAAN

  • @subraarm4381
    @subraarm43819 ай бұрын

    Waxaad tihiin Rag dhulka hay marayaan u dhalan Abeesu Ciida isku aasta ayaa jirta oo Ninka u dhashay yaqaano ee dhulka Ka noqda.

  • @hamudtukaale3695
    @hamudtukaale36959 ай бұрын

    Magalo gaadhigu waa badaw kuwani

  • @aishamuuse8703
    @aishamuuse87039 ай бұрын

    masha allah halkaa ceel gaal 1987 ayuu gaadhigu nala galay anagoo jabuuti u socona oo hargeysa ka tagnay

  • @maxamedaxmed1047

    @maxamedaxmed1047

    9 ай бұрын

    Wayo arag

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare9 ай бұрын

    Sxb waxaad tidhi gaadiidka waaweyn oo wax ka soo qaada saylac iyo lawyacado ma jabuuti iyaad uquudhi wayday inay wax kasoo qaadaan Xaasidnimada yaan Lagaa garan mida kale dhulkaa aad martoo dhan waa dhul Ciise.

  • @mussejama311
    @mussejama3119 ай бұрын

    Dib udhac lee iimuukhdo..

  • @LST25
    @LST259 ай бұрын

    Awdal state aa dhisi doonta

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht9 ай бұрын

    Reer cali mareexaan

  • @mohamedadem4053
    @mohamedadem40539 ай бұрын

    Asc Gaadhhigu makuwii dawladaa ee GT ahaaa mise mid private ah . Oo hadii mid dawladeed yahay iskuma galayaan youtube ah baadhi to baadhi iyo saraakiil wada shaqo dawladeed

  • @Akvlogs_2023

    @Akvlogs_2023

    9 ай бұрын

    Waa Private wl

  • @ayaanlecabdilaahi5111
    @ayaanlecabdilaahi51117 ай бұрын

    War duco iyo share maxaa iska galey

  • @adanadan1926
    @adanadan19269 ай бұрын

    Waa saxaraha suudan ee Daarfur ma aha mshaan soomaliya beenta iska daa

  • @mohamedmohamud-vx9xd
    @mohamedmohamud-vx9xd9 ай бұрын

    next time mic is ka badal

  • @abuubakarabdirashiid5940
    @abuubakarabdirashiid59409 ай бұрын

    Walal waad😂khaldantay dhulkani waa gobalka awdal

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid81429 ай бұрын

    Maxaa la dhahaa ma gereneysid sida loo diyaariyo barnaamijyada

  • @falisa576
    @falisa5769 ай бұрын

    Wadadaas kaliya xata ma dhisi waayeen wax kaleba ayeysan qabanine

  • @mohameddjamahassan9588
    @mohameddjamahassan95889 ай бұрын

    HARDTOPKA CAYDAADA KA DAAYA WAA GADHI ASAL AH IDINKA DIRAWAL AHAYNEH

  • @Maxmedaxmed-pf1hw
    @Maxmedaxmed-pf1hw6 ай бұрын

    😂😂🎉

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht9 ай бұрын

    KZreadr habarjeclo sharaxada ku adag

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed39789 ай бұрын

    Waa dhul la dayacay. Aaway dawladii Somaliland ee sheegaynaysay. Maxay u qabaty Somaliland.

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi9 ай бұрын

    Siciid mohamud haji Ali samater ❤

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh96889 ай бұрын

    Hoostaga maroodi jeex kulahaa

  • @Ahmad17056
    @Ahmad170569 ай бұрын

    Landgruser ceebeeye

  • @hassanhashi5244
    @hassanhashi52449 ай бұрын

    Snm wakhtigeedii wuu dhamaaday

  • @RidwaanAhmed-qq8me
    @RidwaanAhmed-qq8me9 ай бұрын

    Dhulkasay lee yihiin itoibiyaa maalgashanaysa

  • @Laugthchannel
    @Laugthchannel9 ай бұрын

    Codka iska hagaaaji sxb Waaa low

  • @boqorabdirahman2443
    @boqorabdirahman24439 ай бұрын

    codka xooga dib u habayan ku samee

  • @rooblebashir5980
    @rooblebashir59808 ай бұрын

    Niman land cruiser wata xataa bilaa majarafad ah. Dadka tuuladaa siiyey majarafada

  • @user-rg1ef2vr1l

    @user-rg1ef2vr1l

    8 ай бұрын

    Aqoon uma laha , ha la yaabin!

  • @falisa576
    @falisa5769 ай бұрын

    Wa dhul iyo magaalo iska cidaa Ila haday Itoobiya damac ka kalay Waba caro cidlaa 33 sano maxay u dhisi waayeen kuwaan xukuumada Somaliland sheegtaa dhulki taariikhda Lahaa ayaga sheeganaya wana cidleeyen waxna ka qaban maayaan Dakada saylac taarikhdedii wad ku Cayaarteen wallhi maamulka hargaysa Wa humaag dalkii iyo dakadihiiba Imaaraad iyo itoobiyaan gacanta u Saareen shisheeye miyey u adegayan Mise dadkoda

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur53279 ай бұрын

    Siciid dadka aad mareyso degen cawda u godey sabsab geedka garenwaag ayaa dhulkii qabsadey .dad Kuna cawaaqibka ka dhalanaaya ma garanayaan

  • @mustafahmed1690
    @mustafahmed16909 ай бұрын

    ANOO AH ASKARI SSC KHAATUMO WAAN JECLAHAY INAAN ARKO DHULKA SAMAROON

  • @ahmedmohamoud3683

    @ahmedmohamoud3683

    9 ай бұрын

    Siilkii Saado Cali

  • @zizey5827
    @zizey58278 ай бұрын

    Oh land cruser bahdileen😢

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k9 ай бұрын

    Markaad maqasheen ethiopia ayaa qabsanaysa miyaad ku soo baraarugten maxaad hadda ka hor u imaan weydeen ,muxuu madaxweynihinu u imaan waayey

  • @Somfox1
    @Somfox19 ай бұрын

    Wadadaa in la dhiso Boorama ilaa Saylac!

  • @fdama

    @fdama

    9 ай бұрын

    Awdal State ayaa la sugiya.

  • @user-ir4rd4ry5t
    @user-ir4rd4ry5t5 ай бұрын

    Waar gaadhiga fadeexada ka daaya

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad9 ай бұрын

    Somalia hanoolaato

  • @KaNiini792
    @KaNiini7929 ай бұрын

    Selac nah itoobia baaba iska qaadan😂rabto

  • @AbdijabarSaid
    @AbdijabarSaid9 ай бұрын

    Runti niin ka gadhiga waaday , gadhiga magaranayo😂😂

  • @D4LM4R
    @D4LM4R9 ай бұрын

    Heestaa macaan yaa qaaday? ❤

  • @omaali2898

    @omaali2898

    9 ай бұрын

    Xasan Diiriye

  • @D4LM4R

    @D4LM4R

    9 ай бұрын

    @@omaali2898 heesta waan helay Xasan Diiriye (AUN) miraheedii meel ma ku og tahay? Mahadsanid

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon97429 ай бұрын

    Meeshas waa sidii uu Siyaad barreh kaga tagay 1991 , iidoor waa waxay Somalia 🇸🇴 u kala gooyeen si waqooyi Somalia 🇸🇴 sida u sii hahaato .

  • @xaalidahir8268

    @xaalidahir8268

    9 ай бұрын

    Hoyadaa iyo ehelu naar Syaad faqash ba wase ka bax meesha faqasyahaay nacaladu ku talaa!!!

  • @mahdibahdoon9742

    @mahdibahdoon9742

    9 ай бұрын

    @@xaalidahir8268 kkk aar maanta iidoorfaqash iska ddaye iidoor oo khuwmuluud ah iyaanu 400 oo dambiilayaal dagaal ah ka hayna oo aanu karbaashna maarkaan doono .Gadabuursi iyaguna way iska xoreeydoonan iidoor khuwmuluud isha Allah

  • @Degaliah

    @Degaliah

    9 ай бұрын

    Huwan kabax meeshan dhulkaaga natus bal siduu yahay 😂😂

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev9 ай бұрын

    Niman aan aqoon laheyn qof degaanka inad so kaxaystan ayaa ficnanlaheyn Beenti & propaganda Snmland oo dheganaya degaanka AWDAL KU SHEGEYA MARODIJEEX /Hargeisa Dhul BALADKASi Been weyna ZEYLAC ayay waax ka so dagaan kulaha Baburtan dhigodhera ah oo Jabuti alabta ka so qada

  • @salehadamhilaac5486
    @salehadamhilaac54869 ай бұрын

    That’s not real driver that’s strongest vehicle in Africa Toyota Land Cruiser

  • @quenmaida1376
    @quenmaida13769 ай бұрын

    Somalinimo u hadal somaliland maheee waayo somalimo ayaa ku deeqda ogow dadka kugu xiran %80 waa somaali weyn ogow

  • @Degaliah

    @Degaliah

    9 ай бұрын

    Inaad ku cidhnaato wa ikhtiyaarka lakin dhulkaan wa somaliland ama jecloow hadaanad ARKi kareeyn iskaga bax oo somaliya dhulkeedu wu badanyehee kuwaa daawo

  • @ahashi7828
    @ahashi78285 ай бұрын

    War ninkaan ha la baro sida wax loo duubo ama dadka sida wax loo baro kkk waa gaadhi laryayo uun kkk

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif82089 ай бұрын

    AWAY QARANKI 32 KA SANO JIRAY EE LAGU IYO QIIRADI BEENTA AHAYD?? SHACAB RAFADSAN WADO HAYSAN, WAXBARASHO IYO CAFINAD TAYO KEH HAYSAAN SOMALIDA BEEN AYAY ISKU MAWEELISA RUNTU WAA QARARDH😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 SHAQSIYAD GARA AH AYA CANSHUURTA AY SHACABKU BIYXIYAN QATA OO CUUNA KANSAR KA QADA IDIMKA ILAHAY😏😏😏😏

  • @Degaliah

    @Degaliah

    9 ай бұрын

    Meelwaba sowka shacab durufaysan jogaan somaali dhaman, xanuun somaliland ayaa idin hayaa

  • @KaNiini792
    @KaNiini7929 ай бұрын

    30 kii sano ee lahaayaan somali waaka gone maxee u dhisi waayeen wadoonyinka war niyoow meesha tuugo baa iskugu imaatay

  • @user-rg1ef2vr1l

    @user-rg1ef2vr1l

    8 ай бұрын

    Soo baro halka loo maro dhisida mashaaricda sida u weyn.

  • @haboonabdi1482
    @haboonabdi14829 ай бұрын

    Waar maaad walteye maroodi jeex maxaa keenay awdal

  • @Akvlogs_2023

    @Akvlogs_2023

    9 ай бұрын

    Datwasalm iyo agabar ayaanu sii marnay

  • @suppernova1184

    @suppernova1184

    9 ай бұрын

    walaal caada halkay ku taal ?@@Akvlogs_2023

  • @ahmedmohamoud3683
    @ahmedmohamoud36839 ай бұрын

    reer miyibaad tihiin Saylac ayaad Hadtop u kaxaysanaysaan waxaan vX ahayn kama baxayaan cago wayna ah