Saamaynta saaxiibka wanaaagsan - Hereri iyo Cawke.

Saaxiibku waa qofka saamaynta ugu badan kugu yeesha, xumaan iyo wanaagba. Haddaba qofka nasiibku ku beego saaxiib wanaaagsan waxa hubaal ah inuu taladiisa, hiilkiisa, dhaqan wanaaggiisa iyo tilmaantiisa guul wayn ku gaadho.

Пікірлер: 5

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh7710 ай бұрын

    Allaha u naxariisto Cawke

  • @abdirahmangood5858
    @abdirahmangood585811 ай бұрын

    Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo oo qabriga ha u nuuro shakhsi dun wanaagsan buu ahaa

  • @hamzeahmed3305
    @hamzeahmed330511 ай бұрын

    Cawaale Deeqsi waan ku hanbalyaynayaa horta. Qalabka codka iyo background aad inooga habee. Guulna waan kuu rajaynayaa sxb.🎉

  • @HilinShow

    @HilinShow

    11 ай бұрын

    Mahadsanid wll. Insha Allah barnaamijyada dambe waynu hagaajin doonaa intaa.

  • @khaalid_Sacad
    @khaalid_Sacad11 ай бұрын

    Saaxiibku waa muddan Aan la masuugi karrinoo Waa laggama maarmaan. Ma sidaasay ahayd maansaddii cawaale?