reer burco oo si kulul uga hadlay sii daynta coldoon

Ойын-сауық

Пікірлер: 40

  • @abdishakurhussein9598
    @abdishakurhussein9598 Жыл бұрын

    Masha Allah wlhi wllhyga Reer Burco waa dad aad u qalbi wanaagsan aad ayaad ugu mahadsantihiin

  • @Hasnktal
    @Hasnktal Жыл бұрын

    Mashallah coldoon waa geesi runta kahadla waa madaxwaynaha mustaqbalka somaliland

  • @xasanabdilaahi1267
    @xasanabdilaahi1267 Жыл бұрын

    Masha allaah noloow Coldoon allehakuxifdiyo

  • @abdirahmanayanle4308
    @abdirahmanayanle4308 Жыл бұрын

    Ceeb-doon waa duli bilaa karama ah. Waana argagixiso u shaqeeya Alshabab

  • @cckhaan
    @cckhaan Жыл бұрын

    Zakariye jakartuhuuu maanu horta burcaba soodhaafin

  • @juweryaabdilahi1497
    @juweryaabdilahi1497 Жыл бұрын

    Ala waa adan nay tiin walaahay sakariya Jakarta keep going 😇😇🥰🥰😍😍🤩🤩

  • @nuur___ozil
    @nuur___ozil Жыл бұрын

    Zakariye zhp burco kaliya kama farxid waxaad ka farxisaa dhaamaan somali oo dhan

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 Жыл бұрын

    Coldoon legend reer burcaa

  • @cabdallacaraale7531
    @cabdallacaraale7531 Жыл бұрын

    Mashallah wllkeen sheekh cabdimalik coldoon Aad io aad ayaan utaagersanhy waana xaqq udirir Aan xaqa Ka cabsan. Waxaan aaminsanhy culumo bdn oo Xaqqa Aasa inu ka fadli bdnyhy . Xaqqa io inta wada alle ha guuleeyo meelwalbey joogan. From kismayo ayaan idinkaso salamayaa reer burco

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Жыл бұрын

    Waa alshabaab

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Жыл бұрын

    Col don reer burco wa in ay u dortaan xiliban mise mdxwyne Wu u qalma

  • @xafsamuuse3177
    @xafsamuuse3177 Жыл бұрын

    Sakariye kufsigii kaso hadla hadaa rer burco tihiin

  • @aboutmyidea1.
    @aboutmyidea1. Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @cumarlaki884
    @cumarlaki884 Жыл бұрын

    Hadduu Alle ku jecel yahay Binu’aadan waxba kaama Qaadayo inta Muslim ah Alle Culeyska haka dulqaado

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Жыл бұрын

    Allaha ha garaab galo coldon

  • @alihashi2958
    @alihashi2958 Жыл бұрын

    Coldoon akhyaarka ayaa ka shaqeeyaa Xumaantana toosh ayuu ku ifiyaa

  • @ibraahimshaxmad1817
    @ibraahimshaxmad1817 Жыл бұрын

    Walaahi waakutaakeersanahay waalhi jakaarto ninkarmeed reersomaalilaan waxbadanaa ufaaiideysay waahi qaarkod ineysoomaaliyihiin maba aaminsaneen insoomaalida lakaladilay isfanwaa ladhaxdhigay weyqaataan waadkagaday waadkumahadsantahay rerburco kaftankoodawacan waankahelaa shaxmiiranwaaye erayadiino dhan shactaro miiranwaaye walaalayaalow wahaabiyadaan yeyidinkufogaan wexeynaqarxiyaanba weyidinkusolaabeen qawaarijkaan inlasiidaataamaaheeN

  • @farxanzakir1030
    @farxanzakir1030 Жыл бұрын

    Coldon 🌡️👑👑👑

  • @apdimaajidmoh9325
    @apdimaajidmoh9325 Жыл бұрын

    إتقي الله حيث ما كنتم

  • @cumarpozz
    @cumarpozz Жыл бұрын

    Noi prank kumesy reer burco

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 Жыл бұрын

    Coldon waa argagixiso waa al shabaab

  • @zubeyrpro
    @zubeyrpro Жыл бұрын

    لا اله الا الله miyaa ceeb u aragtaa waa adiga thumnail kii saartayee

  • @munaelmi9229
    @munaelmi9229 Жыл бұрын

    sidii godane koonfur usoo dira dadka ha qarxiyee walee flilimkaas dhamaa kkkk

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Жыл бұрын

    CEEB DOON WAA NIN SOMALILAND KA SOO HORJEEDAA

  • @AhmedJigga

    @AhmedJigga

    Жыл бұрын

    Ma Bahashii Baa Ku Furantay Waa Adigan Atixiyaadka Ku Dhuusaye Markaad Samafale Coldoon Aad Maqashaye.........................................Wa Laahu Aclam.

  • @abdirahmanayanle4308

    @abdirahmanayanle4308

    Жыл бұрын

    Ceeb-doon in lasiidaayo may ahayn duliga argagixisada ah

  • @AhmedJigga

    @AhmedJigga

    Жыл бұрын

    @@abdirahmanayanle4308 Futo Yar Fidhaay Maalintii Dhawayto Watii Lagu Xidhay Ee Aad Ku Jirtay 150 Lagu Qabtay Jigjiga Yar Iyakoo Xaga Dambe Iska Dhangadaynaya Ee Ma Adeerkaa Korneyl Futo Xiir Baa Kusoo Daayay ............................Wa Laahu Aclam.

  • @abdirahmanayanle4308

    @abdirahmanayanle4308

    Жыл бұрын

    @@AhmedJigga child out.

  • @ismacilmahamed5440
    @ismacilmahamed5440 Жыл бұрын

    Reer burco alshabab iskasoo dhex sara Garacan uu kunoqondoona Jeelka

  • @AhmedJigga

    @AhmedJigga

    Жыл бұрын

    Bidixdii Abaarso Waa Ka Naxday Soo Daynta Samafale Coldoon Oo Bahashii Baa Furantay ...........Allah Ha Idin Soo Hadeeyo Kuwinaa Halaaga Ku Sugan...............................Wa Laahu Aclam.

  • @apdirizakapdirahman4855
    @apdirizakapdirahman4855 Жыл бұрын

    sidii loo lahaa adan sunne waa sheikh ayaad waxad aragteen isago arsenal ka dhex qudbaadenayaa caldoona ilahay ayuu leyahay haduu shar iyo kheyrba wado only legendes understan

  • @ibraahimshaxmad1817
    @ibraahimshaxmad1817 Жыл бұрын

    Qawaarijta qoroyga wadataa hadaan ciribtirno malcamadaha wahaabiyada weykusoxigaan wixiiba fikirka gaaleysiinta qofkaan 3dxd tooxiid kuraacssnen ilmahaan isqarxinaato eyugusodhigeen waalaciribtirayaa ayagana wekusoxigaan masasahlano inilaahey sohanuunsho maahee inlaciribtiraa gaashaanka rergalbedka waqtiyeenaguqaadaneysaa haatan gaaladu ahlusuno waljameca cabsinagamaqabaan munaafiqiintaan wahaabiyadaaney nagudhaxberteen ilaaheyse xaqsoore waaye janadooda hakuraaxestaan inaduunkodana kukadeedyo aaqiradeynana lagukadeedo ilaahey naxariistiidmsa kawen nBg ScW wuxujiri aduunyo ilahey aktiisa kaneeco baalkeeda okale oqiimaa adey udhiganto gaalka hal kaboosho obiyaa kamasiinlaheen arwahaabiyoy aduunyo jaceel aqiradiina yacni janadiina hakubadalanina naarunahee buuxiserabtaa maato iidmaheliN

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 Жыл бұрын

    Cooldon waa Al shabaab reer somaliladn haiska ilaaliyaan haday caqli iyo xikmad leyihiin 🙄🙄🙄🙄

  • @munaelmi9229
    @munaelmi9229 Жыл бұрын

    heesta cooldoon ha din qarxiyee diintana ha idin bare, no waxaa usoo dirtaan koonfur sidii godane naarta alaha haku fogeeyaa eeyga

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Жыл бұрын

    Ceebdoon

  • @AhmedJigga

    @AhmedJigga

    Жыл бұрын

    Bidixdaay Xaqoo La Sheegaa Ceeb Maaha Ee Wa Nasteexo Markaa Jamaal Cashow Ilaahaagii Ku Abuurtay U Toobad Keen Abaarso Janadii Maaha Ee .........................................Wa Laahu Aclam.

  • @jamalskp7280

    @jamalskp7280

    Жыл бұрын

    NIN DOQONAA BARI LUMAY WUXUU YIDHI MAXAA LA IGA SOO HELI SOO BARIBA LUMI MAAYO HADA CEEBDOON AYAA KA DHIGAN (MAXAA LA IGA SOO DAYN SOO BARIBA LA I XIDHI MAAYO KKKKK

  • @jamalskp7280

    @jamalskp7280

    Жыл бұрын

    @@AhmedJigga TAKELE CARUUNTA QURAAN XAFIDKA AH EE ABAARSO WAX KA BARTA HA U GAFINA RAGBAA DHALEE

  • @AhmedJigga

    @AhmedJigga

    Жыл бұрын

    @@jamalskp7280 Xadhiga Ina Rga Baa Loogu Talo Galaye Adigu Dumarka La Uunso Oo Hayska Gubin Weli Waxbaa Kaa Laadlaada Ee ...................................Wa Laahu Aclam.

Келесі