DEG-DEG Abiy Ahmed oo Maanta Weerar Afka ah ku qaaday Somalia sheegayna inuu Badda qaadanayo....

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZread, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZread.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZread channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 353

  • @saf1090
    @saf10902 күн бұрын

    Ogaadeen waa dad nool, bal wariyahaanu siduu uga hadlay amxaarada damaceeda fiiri. Walaahi waa geesi. Thanks, man.

  • @abdikadirhaji6852

    @abdikadirhaji6852

    2 күн бұрын

    Weligood Ogaadenka Aad bey uneceb yihiin xabashida injireey ayey ka Aaminsan yihiin❤❤

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare42 күн бұрын

    Ethopia waxaa dabada kariixaya imaaraadka oo u balanqaaday dhismaha dekada kuna burburinaayo soomaaliya iyo jabuuti

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-10202 күн бұрын

    DAAROOD AYUU AHAA NINKII MUQDISHO SOOGALIYAY #CABDILAAHI_YUUSUF AYAA UYEEDHAY XABASHI SI AY HAWIYE U XASUUQAAN CAGDHEEREEY MAXAAD ULEEDAHAY YAA UYEEDHAY ETHIOPIA AYAALAGUGUXIDHAYAA EYHAY EYDU DHASHAY

  • @abdihakimmohamed3196

    @abdihakimmohamed3196

    2 күн бұрын

    Cabdilaahi Yuusuf dhul iyo bad toona muunan siinin. Lakiin adigu bad iyo bari yaad siisey ood waliba uheestey. Ceeb baad dhexfadhidaan.

  • @HamdkI

    @HamdkI

    Күн бұрын

    Qof darod ahi wrligii dhul iyo bad cid ma siin somaliya intay jietay hoeniyo dib waa darod cali maxamrd geedi dhegsyso mida kale cabdulaahi iyo cali maxamrs geedi dhul iyi bad ma ay siin laakiin waxay rabeen in ay adiga ku kala xorooyaan noloshaa ku faanaysid maanta taas baa kuu keentay waxana ku dhintay 8.000 oo wiil oo harti ah baankaan somalinimo kuhu xoraynay baad kibirtay shiikh shiif buu ahaa kii keenaya siiyey bada hada bada xasan baa saxiixay dhegayso isagoo qiranaya mida kale ma ajar baa ku helaysaan illaa qiyaamaha innaa dad muslim ah oon waxba halayn habeen iyo maalin aad xumaan iyo been la daba taagnaataan war illaah ka baqa dulmiga daatod bay somaliya u degi weyday illaah baa dadka u dhex ah

  • @Bagagac
    @Bagagac2 күн бұрын

    abiy Ahmed hadalkisa Marna waa jesjeees Marna waa xqiiq

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays80632 күн бұрын

    Kulaha somliland ba tiri anaga bad idin hayne kuwa halkanan ku xumaynayneye kalaya hhhh Ma ciyaalbu u shekaynaya

  • @isdaji
    @isdaji2 күн бұрын

    Maanta waxaan soo gaarney wixii laga soo shaqeenaye 33 sano in dhulka soomali la soo damaco

  • @AliHaybe-w1y

    @AliHaybe-w1y

    Күн бұрын

    33 sano dadka heshiin waayey rajo kama soo jeedo, maanta ayey ugu xuntahay colaada somalida because qofba qof somaliya ayuu cadaw u noqday, eeedo iyo canaantu waxba ma taraan caqli baa loo baahan yhy.

  • @user-tu8in2sk3t
    @user-tu8in2sk3t2 күн бұрын

    Waxa xaaran ah marka horeba in axmaaro laso dhaweysto .Shacabka somaliyeed waxay si weyn uga xanaaqsanyihin soo hadal qaadka bahada somaliyeed. Meeshasi waxa kacad in dawlada somaliya gadiiso badaheed iyo barigeedaba arintaasi waxay markaarti ka tahay insomalidu transit ku tahay dalkeed oo aanay garaneynin meesha ay ku socdaan haba yaraate.

  • @AbdiHassan-ln2ed
    @AbdiHassan-ln2ed2 күн бұрын

    Guulo I like you straight forward spot on always right ku soco saxiib

  • @HassanAli-xf8qi
    @HassanAli-xf8qi2 күн бұрын

    Viva NUUR iyo guled waa 2 halyay

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-10202 күн бұрын

    CADHEEREYHADALKA CAQLIGA NAGA SOOMARIYA OO CAYDA IYO WARBIXINTA KALA SAARA #UNSUBSCRIBE XAYAWAANOOW

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi2 күн бұрын

    XABASHI, WEEY BURBURTAY SOOMAALIYANA NAFIS SIYAASADEED AYAY KARAADINEEYSAA? .....ABEEY AXMED, WAA DOQON DOQONAH GURIGAAGA LAMABARO.

  • @mmohamud6977
    @mmohamud69772 күн бұрын

    Illegal will and no war can be hold each other? Is Abiy Ahmed responsible if a war erupts in east Africa?

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub2 күн бұрын

    Fiqi wuxu been iyo diyaarad iyo gudi u lacag ku bexinyay ma so afjrty itopiya beentisi isgay iyo gur gurti labada ilahy umadisa ka agoay 😂😂😂

  • @abdulkadirhusseinaw-ali2537
    @abdulkadirhusseinaw-ali25372 күн бұрын

    ...asc: Soomaalida bareeri la,aantooda ayaa ka dhigeysa kuwo gacan ku ganbad ah- "bad aan ku siinee,soomali galbeed noo soo celi haddii ay ugu jawaabaan wax uu sheego ma heli lahayn !!".

  • @hoygamurtidamadadaalada6140
    @hoygamurtidamadadaalada61402 күн бұрын

    Waxani ma war baa mise waa cay, kani waa mid qalbiga ka dhaawacan,wixii baa Iska dhex galey

  • @daljireali4783

    @daljireali4783

    2 күн бұрын

    Axmaaro ayaa lagaaga digayaa adna waad kusii ordi

  • @markiskakhayralquraanonlin6639
    @markiskakhayralquraanonlin66392 күн бұрын

    Ku soo dhowow khayr al quraan online ee barashada quraanka iyo culumta islaamka oo lagugu baraayo hab online ah

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha73922 күн бұрын

    Somaliyeey rag dawodah maamul wey yimaadaan weyn tagaan ee dhulkiin iyo badahiin difaacada yaan lagu haleynin madxda joogta shacabow is difaac

  • @Hasuni675
    @Hasuni6752 күн бұрын

    Abey waa orom wareeray 100% majnuun idoor waa majnuun waalan

  • @HassanAli-xf8qi
    @HassanAli-xf8qi2 күн бұрын

    Viva SSTV

  • @user-qw8et8sw6d

    @user-qw8et8sw6d

    2 күн бұрын

    ❤🤍💚 guuleed caayda iska daayoo sida aay waxyhiin uun usheeg risiqan adiga iyo nuurba mid dhaama ale haaydin siiyo caay maalin walba jogta oo hilib bilaadmi cunaay saan❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯

  • @HassanAli-xf8qi
    @HassanAli-xf8qi2 күн бұрын

    Helyay guleed ku soco libaax adiga iyo nuur 2 libaax

  • @FjTi-wn3qm
    @FjTi-wn3qm2 күн бұрын

    Abiy Ahmed waa ka ku adoonsada cagdheer 😂😂😂

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-10202 күн бұрын

    KAN SUUDHKA CIDHANI JAAHILSANAA QOF UMAD CAAYAYA HADAAD ARAGTO WALAAHI WAA JAAHIL CID UU DHAAFAY MALAHA KII GUMAYSANAYAY AYUU CAAYAYA QOOMIYADAHA ETHIOPIA AYUU CAAYAYAA SOMALILAND AYUU CAAYAYAA SOMALIA AYUU CAAYAYAA RAYSALWASAARIHIISII AYUU CAAYAYAA KOLAY WAA CAQLIYADA OGAADEENKA QAYB KAMIDA JAAHIL

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z2 күн бұрын

    Qac baa raggii daarood ee caayi jiray somaliland Viva soomaaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Khadarbaashe2024

    @Khadarbaashe2024

    2 күн бұрын

    Qacbaa ka yeedhay

  • @somfarming9449

    @somfarming9449

    2 күн бұрын

    Qac da aad sheegaysaa waa maxay?? Ma ethiopia oo somali kala jecleen baad bad u dhiibaysaa???. Qabyaalad baa kaa hadlinaysa ee god hanagu ridin. Walaahi anoo Hargeysa ka soo jeeda ayaa ka duceysta. Ilahay baan ka magan galney.

  • @dhuubo.....

    @dhuubo.....

    2 күн бұрын

    Daarood intaad ka caraysaan itoobiyaan hadin qumaysto

  • @dhuubo.....

    @dhuubo.....

    2 күн бұрын

    Awalba habar xabuush baad ahaydeyn

  • @somfarming9449

    @somfarming9449

    2 күн бұрын

    @@saja9892 meel walba qabyaalad baad la soo tagantihiin. Bal maxaa kaa hadlinayaa? May is qabataa umadna inay ila midobaan ban rabaa, jinsigoodana waan caayaa? Isku xishood oo meel fadhiiso. Somali wiixii noocaaga ah bay ka dagi la'dahaye.

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse95622 күн бұрын

    Somalia Somalia 🇸🇴✅✊✊

  • @JaamacYuusuf-em9bm
    @JaamacYuusuf-em9bm2 күн бұрын

    Sstv waxa losameyay xasidnimada soomaliland warxabashida iskaxore intaad meelkale kahadlayso

  • @amaalabdi7185

    @amaalabdi7185

    2 күн бұрын

    Kkkk huuno iyagu waabay neceb yihiin adigu soodi caashaqsan ee in gumaysiga u heesaya

  • @SOMSHE-di7hq7xt6f

    @SOMSHE-di7hq7xt6f

    2 күн бұрын

    Sharafey idorka xarshin kunol yawayo 😂

  • @abdihakimmohamed3196

    @abdihakimmohamed3196

    2 күн бұрын

    Kkk soo adigan bad iyo bari siiyey itoobiya oo waliba hees iyo niiko isugu darey. Miyir majiraa

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884Күн бұрын

    Isha allah abib axmed gan soomaaliyed buu kudhimanayaa hadusan jogin

  • @FalastiinMaxamed-cg5ku
    @FalastiinMaxamed-cg5ku2 күн бұрын

    Ogadeen waa laf dhabar ka dhexe

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f2 күн бұрын

    Abiye waa dameer 👉🏾🎤🫏 ciyay aaaaaaaaaaaaaa bururuf bururuf bururuf

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi40442 күн бұрын

    Hadii dadkas dhag wax maqasho leyihin waad lahadashy

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka26232 күн бұрын

    Hadal kan muqdisho is kuul haku dhisaan wuu midaynayaa somali. Meel uga soo jeesta

  • @user-qm3hl2wu1z
    @user-qm3hl2wu1z2 күн бұрын

    Guuuuuul slmaliland cagdheer mailbaxdo waalaydin buufinaya 2diina iyo cadawga somaliland ba unsha allaah

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed14562 күн бұрын

    Ayagaa tuuksanaye oo soo dirsadey turkey was kii dadkiisa ku laayey gudaha itoobiya. Howlaha soomaaliya asaga umo taalo bad soomaaliya marnaba helimaayo ee dantiisa ha raacdo.

  • @MaxamuudCabdilahi-gb3sl
    @MaxamuudCabdilahi-gb3sl2 күн бұрын

    Bernaaleh

  • @garada6921
    @garada69212 күн бұрын

    BADA IYO DHULKA SOOMALIYEED DHIIG BAA LOO HURAY DIFAA CEEDA WAANA LAMA TAAB TAAN KUWA DABA DHILIF YADA AH NA WAA LASOO QA QABAN DOONAA MAALIN AAN FOGAYN IYAGA OO QAA QAAWAN INSHA ALAAHU TACAALAA

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein44462 күн бұрын

    Itoobiya Somalia soo hagaage marke aragtay beey buuqaan furtay side Somali ayaga iskugugu jeestaan😢

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed6862 күн бұрын

    Cabdillaahi yuuzufba isago amxaaro xambaarasan muqdusho soo geliyay

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud55632 күн бұрын

    Heshiiska Mou wuuguulaystay ALLAHAYOW dhamee haduu khayrnooleeyahay somaliland guull

  • @dindol3882
    @dindol3882Күн бұрын

    That’s not what he said, he said, lacagta waxay ku bixiyaan safar safar aad u badan

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji68522 күн бұрын

    Meesha Waxba Kuma Haayo Abey Ahmed Tabar Ma haayo wuxuu kusii jeedinayaa dhibaatada Maanta Heesato dowlada Abey Ahmed stress ka Haayo ayuu isaga sii jeedinayaa Aduunka kama dhicin Bad wadan leeyahay ayaa rabaa kiro ma aha waa fikir waali Ah lakin lagaba yaabaa in dhulkeenii Somali State iney Gacantena kusoo Geli laheed iney Tahay❤

  • @MaamoQaali-n5k
    @MaamoQaali-n5k2 күн бұрын

    Hadii caalamka djexdiisa Laydinku khaseeysiiyena somaliland ma hadal haysaan indha adakaa somalia

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o2 күн бұрын

    Oramkan najiska ah axmaarkii gumeysan jiray mee

  • @user-jl5tz9ci4q
    @user-jl5tz9ci4q2 күн бұрын

    Guul soomalia ethiopia wey burburtay walee

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l2 күн бұрын

    Dowlad ma jirto mar haduu abay saa u hadlay. Jawaab hala siiyo. Abay.

  • @maxamuudgeedi7223
    @maxamuudgeedi72232 күн бұрын

    Ma itoobiyaa labar yaa ha i maadaan dhillaa dhashee

  • @ibraahimxiis359
    @ibraahimxiis3592 күн бұрын

    Mahooyadaa baa berbera .iyo lug haya saylac le orod meel aad bixiso doono magaran cidna madoonano cidii aanu isgaran waynona waanu kategi 😂😂😅

  • @cabdoaadan4524
    @cabdoaadan4524Күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdisalanmursal4664
    @cabdisalanmursal46642 күн бұрын

    Anagaa u hayna miyeydun muraaradilaaci waat badan soomaaliland ayaa leh

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gw2 күн бұрын

    Sida aad uga hadlaysaan itoobiya bal Soomaaliyana ku dara in ay istoosiyaan.

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi2 күн бұрын

    Hadad qadankarto qado dheh itobia dhulka wawowayasheen ay noka takeen cidna maqadan karto Somali madhaman itobiya iney cago dhiktan aya uroon dantoda ku jirto

  • @user-cw4km1pm9q
    @user-cw4km1pm9q2 күн бұрын

    Marwalba waan sugaa barnamijyadiina mhdsndn

  • @yasminjama2703
    @yasminjama27032 күн бұрын

    Nuur and Guuleed

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c2 күн бұрын

    Ethiopia waxaan u sheegayna ogaadeenkan dalkiina naga soo maaga xidh xidha😂😂😂 Hadii kale naga taga

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra2 күн бұрын

    Soomaalilaan haddii ay Itoobiya citiraafi karto Meles Zenawi ayaa citiraafi lahaa. Dadka wareersan waxaan u sheegaynaa in ay Itoobiya rabto dhul bad ah oo ay qabsato. Saldhigyada Itoobiya rabtaa hadday xalaal yihiin maxay Jabuuti uga kiraysan wayday. Ilayn Jabuuti ayay wax kala soo degtaa.

  • @HassanSuleiman-lu5bj

    @HassanSuleiman-lu5bj

    2 күн бұрын

    Dhulka ma adigaa leh maxaa kaa galay

  • @Redspittingcobra

    @Redspittingcobra

    2 күн бұрын

    @@HassanSuleiman-lu5bj Soomaali baa leh. Wixii adiga kugu dhacaa walaalkaana wuu usoo socdaa.

  • @mohoasad2331

    @mohoasad2331

    2 күн бұрын

    Adiga ma abaha baa leh​@@HassanSuleiman-lu5bj

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd

    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd

    2 күн бұрын

    Meles zenawi ragii daarood ayuu dumar ahaan u isticmaali jiray sida cabdi iley iyo c/hi yusuf 😅😅😅😅😅

  • @Redspittingcobra

    @Redspittingcobra

    2 күн бұрын

    @@Horn-sc2hzgtdooonbbfd Qabiil Soomaaliyeed ayaad caayaysaa

  • @user-tt1lt7dn2b
    @user-tt1lt7dn2b2 күн бұрын

    Abaalka ay Naga leedahay itobiya muxuu yahay ciidamada ay soo gelisayna iyadaa ku daneysaneysa walee Somali waa Markey midoobi lahayd haba kayaabin

  • @mmohamud6977
    @mmohamud69772 күн бұрын

    Illegal will and no war can be hold each other? Is Abiy Ahmed responsible if a war erupts in east Africa? Also,can vegetables or any other materials be exchange by land and sea that belong by other country?

  • @ismailjama178
    @ismailjama1782 күн бұрын

    Horta gaastii iyo saliidii laga helay dawlad degaanka, miyaanay ka mid aheyn waxyaabaha laga dhacay Soomaali, mise indhihu Somaliland uun bay arkaan?

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c2 күн бұрын

    War abiy iyo muuse culeeysyada heeysta beey kaga dhuumanayaan waxeeyna jahwareerinayaan labada shacab ee itoobiya iyo soomaaliland ee weey ogyihiin riwaayadaan inaaneey soconeeyn

  • @truecomment3650
    @truecomment36502 күн бұрын

    Abiyee Awowyadii oo asaga ka awood badnaa baa waayey BADEENA hadana ma heli doono Insha Allah lakiin waxaan arkaa in Muuse uu Somaliland dab uu ku qabanaayo hadaan gacanta laga qaban. waayo markay xabada bilaawato meesha goob dagaal noqonayso waa Soomaliland.

  • @Hooyomcn-ls4uv
    @Hooyomcn-ls4uv2 күн бұрын

    Nimanyohow sheikh maxamud iyo kuwan baarlamnka isku sheegaya iyo ethiopia warkoda naga daaya

  • @user-zq4re1bj2m
    @user-zq4re1bj2m2 күн бұрын

    ninkii ugu horeeyey dhul somaliyeed etobiyaan soo galiyey kana iibiyey siidhkii mooska idinkaa jira sababtana waa lagaranayaa

  • @AliHaybe-w1y
    @AliHaybe-w1yКүн бұрын

    Guleedow somalida waa adoo kale fiiri adigu waxaad cadaw ka dhigaysa oo eedaynaysa waqooyi lkn inaad tiraahdo somali baan difaacaya iyo inaad qaarkood colaad tusto wax caqliga saliimka ahi sidaas maaha, waxaad u haldaysa sidii qof aan caadi ahayn, u hadal sidii qof calqi badan sida NUUR OO MASHALH 👈👈👈👈👈👈👈👈👈

  • @CabdiXalimsh
    @CabdiXalimsh2 күн бұрын

    Nimankan ethiopia aad ayeey ugaranayaan sxb anaguna hadan nahay reer muqdisho sida bambo canuniga loogu tararixoyo ayan naqan ee ha yimadan

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk2 күн бұрын

    Ethiophia 2006 Soomaali is keeda managalin Maxaakiimtii ayaa qasabte markii ay goo'aansadeen in ay Salaada Ciida ku tukadaan Adis Ababaa taas bay qasabte in ay Muqdisho ku tukadaan.

  • @AyaaleTogwajale
    @AyaaleTogwajale2 күн бұрын

    Nanab_caywade_waxsocdakaahadal_neeef

  • @user-ms1rg5cr1k
    @user-ms1rg5cr1k2 күн бұрын

    KINIYADA KU XASUUQEYSAA DABADA KAA KARBASHEYSA ISKA CELI

  • @user-gj6hv4bj7b
    @user-gj6hv4bj7b2 күн бұрын

    Asc saaxiibayaal labadiinuba waad mahadsantihiin sifiicana waad udhigteen Awowyaasheen ooreermiyiya ayaa badood laqaadan waayey musana wuuiskabotirinayaaye kan oromkana waaban iskunaalaaye biyana oromo ukaban mayno itoobiyaan kale oosooraacayaana majiro balsuga insha Allah

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u2 күн бұрын

    34 ka sano wixii aad ka shaqaynaysay ma qoodhaha amxaarkaa afka ayaa lagaa galin doonaa qoodhaha amxaarka hadaad joogi waydaan❤😂🎉😢😮😅😊

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs2 күн бұрын

    waxan filaya isaaq gaalnimo iyo rido is kuraacimayan ee kooxo diimed ba kadhalanaya hargeysa dee saasa ilaahay ku ilaaliyay dhulka muslimiinta iyo diintaba

  • @ninilahaywarkii9767

    @ninilahaywarkii9767

    2 күн бұрын

    Marka ma in lagu fuulo ayaa laga gaaloobayaa Mise in lagu daayo ?

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan12 күн бұрын

    waxaad ka booday inuu aby yidhi dawladaha jaarka ayaan codsi u dirsanay badeed oo markaa ay somaliland noqotay tii ugu horeysay ee kasoo jawaabta. markaa halkaa hadalka kala soo bax

  • @sucaadabdilahi3375
    @sucaadabdilahi33752 күн бұрын

    Oo xasan marku bada siinyay yuu ku xumaynay adero Alle qudad ha inka saaro

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji61582 күн бұрын

    Cagdheer guumeysi kukortay oo hooyadood amxaaro haysato inaad tihiin waa la ogyahay

  • @loulaloula9520
    @loulaloula95202 күн бұрын

    Beenale abyia Ahmed

  • @abdihakimmohamed3196

    @abdihakimmohamed3196

    2 күн бұрын

    Abi waxba maqariyo sida somalida. Meeqa jeer ayuu kucelceliyey bad baan rabnaa annagu aan leenahay. Maaha kiro

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l2 күн бұрын

    2 dal. Somalia iyo ethiopia. Abiy kiisa ma ka halay? Waa Gardaro isagoo dhul somaliyeed hasta.inuu ka halo mapka 7.somalia. 🇸🇴. ishii laga arko ushiisa lagu tumaa. Waxaa xammar noogu wacan madaxda joogta!!!

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim2372 күн бұрын

    DAAROOD CAQLI XUMAA WAA KHAWAARIJ WAX MA FAHMAAN😮😮 BERI DHAW DAAROOD ISAGOO ARGAGAXISADA GEESKA AFRIKA AH AYAA LA UGAADHSANAYAA. WAATAA KENYA KA BILAABANTAY😮😮😮 LAAKIIN 2 INAN EE DHABANADA WAAWEYNI WELI MAYFAHMIN😮

  • @safiamire4825
    @safiamire4825Күн бұрын

    Cagdheer wariye Koma fiicna dhaantada ciyaara

  • @user-zq4re1bj2m
    @user-zq4re1bj2m2 күн бұрын

    Darood baa u yeedhay waa cadaan ee war ka runta ka sheeg

  • @YassinBaffo-rj9jy
    @YassinBaffo-rj9jy2 күн бұрын

    ISLAANTII MARQAATIGA NOOL AHEYD WEXEEY TIRI .AAY OOTO HA OOYIN .(BARIYOOW AWEES ) AAQIROOW JIRAA

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow1142 күн бұрын

    Abiye inuu nagu digto waxa sabab u ah kuwii ciidankiisa Somalia inay ku qabsadaan ugu sharciyeeyey magaca ATMIS

  • @user-oc6ko4my6g
    @user-oc6ko4my6g2 күн бұрын

    Waryaasha ss tv run bay sheegeen. Yaa u yeeray. Sheegay dhulka Soomalida itobiyaa so gashay.Cidi uma yeeran. Itoobiya way bixi iyada oo jiir ka yar. R/wuzaraha yiri ìtobiya way bixi iyada oo jiir ka yar.

  • @amiinodahir9243
    @amiinodahir92432 күн бұрын

    Waa Ayaan daro ineey Oromo uurayso baddeena inuu damcay

  • @osmanawad8068
    @osmanawad80682 күн бұрын

    Nur waa qoslo-gariirey, markii uu Guleed si toos ah ugu dhiibay warkii dhabta ahaa. Guleed ra'yiggiisa ayuu war ka dhigay, marka uu leeyahay KIRO ma ah waa dhul ay leedahay Ethiopia. Warka iyo ra'yigu waa laba kala gedisan, Inta badan sheekada ra'yiga ah ayuu warka ka dhigay Mr. Guleed.

  • @ibrahimmohamed-vh7nx
    @ibrahimmohamed-vh7nx2 күн бұрын

    Hasan Sh waa qof aad u hanyar oo hogaamiye kooxeed ah in madaxwayne lagu sheegana ceeb bay inagu tahay Cadowna sidaa kaga haybaysan maayo cadowgeenana way arkaan in uu jaajusyahay dadkiisana aan taageero ka haysan

  • @AFDiini1722
    @AFDiini17222 күн бұрын

    Xabashkaas mar hore ayaa laga adkaaday, waxa asaga iyo Bixi u haray waa ineey maalin walba Isaaq ceebeeyaan

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue2 күн бұрын

    Xasan gurguurte iyo ismaaciil cumar geele ayaa kow ka ah iibka bada iyo dhulka soomaaliya waxba yaaney qiiq isku qarin welina wuxu kujiraa sidii uu itoobiya ugu wareejin lahaa bada soomaaliya

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi71852 күн бұрын

    War hala soo daayo Abi hala atko wuxuu hayee

  • @gelehildid4797
    @gelehildid47972 күн бұрын

    SHACABKA KENYA OO DIIDAY INA SHABABKA DHULKOODII GURYO KA DHISANAYSO KENYA.

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z2 күн бұрын

    Idinka intaad ciidan isnaabaris ah ku soo tababarteen elateriya oo aad daarood oo dhan isu havar wacateen Oo aad layseen saraakiishii soomaaliland waxaa ii Kain dhama amxaarka maanta qac baa idinka yeedhay daaroodow waxa ba hawiyaha masaakiinta ah ha ku soo gabanina . Hawiyow caqli yeesha oo ka tashada daarood

  • @abdihassan2371
    @abdihassan23712 күн бұрын

    Farxiya jeesto iyo guled oromo... Caawa wey nefisayaan Doqmo waar nagadaaya baroortiyo dhuusada

  • @Hooyomcn-ls4uv
    @Hooyomcn-ls4uv2 күн бұрын

    Hawiye intuu noolyahy somali waa laboobi

  • @Shankharon
    @Shankharon2 күн бұрын

    Abiy Ahmed maxuu ugu diray wasiirka dibada bilash mu ku racay dayaarada

  • @AhmedMohamed-sr3ji
    @AhmedMohamed-sr3ji2 күн бұрын

    Beeen iyo Jahli oo aqooona ayaa idinka dhiman ee dedaala Please.

  • @user-gg2kx7zh4r
    @user-gg2kx7zh4r2 күн бұрын

    Viva somaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🇸🇴💯💯💯💯💯💯💯

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh2 күн бұрын

    LABA DOQO OO OGAADEEN AH BA IS-MAAWEELINAYA OO WAX KA SHEEGAYA MUDANE MADAXWEYNE MUJAHID MUSA BIXI IYO RAYSALWAZAARE DR. ABIYE AXMAD CALI OO AH MADAXA BARI AFRIKA !!!!!!

  • @SHEEKHCABDINASIR
    @SHEEKHCABDINASIR2 күн бұрын

    Lacagta safar lagu bixiya. Rali ka ah. Shacaabka soomaaliyeed. Meelkastaba. Haa jageeyn ee

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad33162 күн бұрын

    Abii waa nin ciilan oo bad la.aan hayso waxuu u waalanayaan waa 5 dekadood ee uu Farmaajo u saxiixay

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira87072 күн бұрын

    NACAYBKA ISAAQ YAA MADAXMARAY KU DHIMO

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow1142 күн бұрын

    Kuwa hoos cararaaya ee wadahadal ayaan la galaynaa leh ee Ankara lagaynaayo Turkiga oo ah dulaal Somalia xaraashayo hoos cararaaya ayaa wax walba u fududeeyey

  • @abdulkadirjibril6839
    @abdulkadirjibril68392 күн бұрын

    Abiye oo cadeeyey in uu diyaar u yahay ka noqoshada heshiiskii uu somaliland la galay. Sidan Ayuu dhahay saaka Abiye Ahmed 04.07.2024 “Shacabka soomaaliyeed qabiil walba oo Somalia degen Ethiopia na Wuu ku nool yahay , Sidaa awgeed deris uun ma nihine walaalaan nahay . Shaaca aan ka qaado , anagu midnimada Somalia dood galin mayno marnaba, mana nihin cadow somalia kala qaybinaya amase burburinaya. Djibouti , Eritria , Sudan Iyo Somalia Waan u bandhignay in aan bad aan wax kala soo degno rabno Lkn cidna nooma jawaabin Kooxdii anagaa diyaar ah dhahday uunbaan heshiis la galnay Ujeedku na ma aha in aan Somalia wax yeelayno ee Waa in aan bad helno. Somalia in ay caalamka wareegto oo ay kharash badan adeegsato Waxaa uga wanaagssn in Addis ababa yimaadaan waayo waxaan diyaar u nahay heshiis labada dhinacba dan u ah . Lacagaha ay Somalia ku bixinayso in ay caalamka wareegto, diyaar amase hotelo miyaanay ka wacnayn in aan muqdisho dugsiyo kaga dhisno. Kaalaya diyaar baan idiin nahay aan meel wax isla dhigno.” Abiye hadalkiisa Waxaa ka muuqatay in uusan marnaba aqoonsi wadan siinayn somalia na kala qaybinayn. In uu diyaar u yahay in uu heshiiaka ka noqdo. in Waxa ugu wayn uu rabaa tahay dekad uu free wax ugasoo degsado. Si cad Ayuu intaasba usheegay .

  • @Abz_146
    @Abz_1462 күн бұрын

    Xasidku liiban malaha allah ayaa xasinta babiya ogow oo Mutu biqaydikum

  • @Sirad47
    @Sirad472 күн бұрын

    Waar waa loo yeedhay Itobiya ,sowkii cabdilahi Yuusuf 50 kun ee ciidan aah soo geliyey dalka ee isaara kursiga ee kufuulay. Dad aan is dhegaysan baad tihiin. Hadda idinku ma soomaali baad tihiin mise Itobiyaan..?tiinna ka tashada haddaa naf leedihin.

Келесі