"Ma dooneyno inaan weerarno deriskeena" - Abiy Ahmed oo fariin u diray saddex dal.

Abiy Axmed "Khudaarteenna nooga bedesha badda, meelo kalana ha wareeginina ee anaga nala hadla Soomaaliya"
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo maanta la hadlay Baarlamaanka dalkiisa ayaa sheegay in dowladdiisu aysan su'aal galinaynin midnimada Soomaaliya, isaga oo caddeeyay in aysan diyaar u ahayn kala-qeybinta dalka Soomaaliya.
Abiy Ahmed ayaa heshiiskii badda ee uu Somaliland la galay ku macneeyay mid salka ku haaya codsi ay ku doonayaan in si sharci ah loogu ogolaado gaaritaanka badda.

Пікірлер: 447

  • @AhmedMahamed-zn8jl
    @AhmedMahamed-zn8jl3 күн бұрын

    there is no somali living in ethiopia but they have their own region which will unite other somali

  • @farahkoreye6134

    @farahkoreye6134

    3 күн бұрын

    Brother in order somali-Ethiopian region to unite with greater Somalia, first the current world order must collapse and new world war will be formed. Currently There are over 190 sovereign governments in the world but post third world war it is being predicted that the new world order will come up with thousands of sovereign nation. Such as ( tigray republic) that means deep division will be coming from horizon.

  • @blackpanther8219

    @blackpanther8219

    3 күн бұрын

    Yes, the Somali region, not Ethiopians, just Somali people 🇸🇴

  • @umimohamed2323

    @umimohamed2323

    3 күн бұрын

    Insha Allah

  • @moabdu4834

    @moabdu4834

    2 күн бұрын

    ​@@blackpanther8219somali IS ethinicity and ethiopia nationality big diffrence but amhara tigrey saho beja and many more cushtic are ethiopidi race Thats why ethiopia IS failed state because it supposed Be united ethiopidis thats why Haile selasie named after ethiopidi race

  • @SamaDeri

    @SamaDeri

    Күн бұрын

    @@farahkoreye6134 you watch too much conspiracy documentary

  • @AyanleAbdulqadir
    @AyanleAbdulqadir3 күн бұрын

    Our sea and Our land both not for sale not for sale not for sale ,somalia somali baa leh

  • @popular7493
    @popular74933 күн бұрын

    اللهم احفظ الصومال أرضها وشعبها وامراءها ❤❤❤ 🇸🇴

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp3 күн бұрын

    Itoobiya iyadaa naga xun mana laha tabar

  • @user-qx9rp5yn5k

    @user-qx9rp5yn5k

    3 күн бұрын

    MAQAN CAYAAL itoobiya Maxaad ka daba.socotaan waad macalin riyooteene.horta.seexda

  • @jamalskp7280

    @jamalskp7280

    3 күн бұрын

    In aad runta isu sheegto away kuu fiican tahay

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp

    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp

    3 күн бұрын

    @@jamalskp7280 yaad is mooday gabareey run iyo been halkaad raacdo ayuu ku tuseyso

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp

    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp

    3 күн бұрын

    @user-qx9rp5yn5k koleyba duli meel xun buu ku dhintaa cid aan Alle aheyn nama loodin karto waqtiga yuu kugu dhaafin jiif

  • @jamalskp7280

    @jamalskp7280

    3 күн бұрын

    @@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp bada anaa iska leh awood ma u leedahay aad ku timaado xooloyow riyoonayaa

  • @user-vq7bn1ml1l
    @user-vq7bn1ml1l3 күн бұрын

    Wxaan maaqlii jiriii #nin_Tawartada Arkeey Daan daanzi maa daayoo Mantaa waay naa hayzsataa Balse tariiq xuuun maa qoormeyzo inshaa Allah guuul somali Maa fuududa Hooshaa

  • @idalahow

    @idalahow

    3 күн бұрын

    Yaa sirta bixinaaya.....kan ictiraaf bu sirta ku bixinaaya

  • @halimamumin3643

    @halimamumin3643

    3 күн бұрын

    Yaa la daandaasadey? Dhulka aad u wada qaylineysa miyaaney Somaliland laheen? Somaliland xor beey u tahay in dalkeeda iyo biyeheeda cideey doonto ka kireeyso. Somali kale oo bad la weeydiistey majirto. Waxa idin ka wada qaylineyaa ayaa yaab leh.

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp

    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp

    3 күн бұрын

    @@halimamumin3643 ugu dar hooyo iyo abaayo

  • @KaalKal-e3u
    @KaalKal-e3u3 күн бұрын

    Ethiopia iyo Somali wax ka dhaxeeyo majiraan Dalkeena iyo badeena anagaa iskaleh

  • @abdusalansaleban7339

    @abdusalansaleban7339

    3 күн бұрын

    Bada isaaq baa leh hooyadaa lawasye

  • @AbokorAli-io9qs

    @AbokorAli-io9qs

    2 күн бұрын

    😂😂Haa Adigaa Leh

  • @ikraammohamuud1514
    @ikraammohamuud15143 күн бұрын

    Badah soomaalind kuyaal balasiinay Ethiopia 🇪🇹 sixeeladan walgsiiy booqyarey qolada soomaaliy ladhoh Hadiikle walidn rosheenay Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @Anwaar.aadan.maxamud

    @Anwaar.aadan.maxamud

    3 күн бұрын

    Wayka muqata inaad luqata google kuso turjintay o aad oromo afsomaliga baratay tahay ama kuwii naga dheex dawarsan jiiray balse afsomaligu sida uma qorme waxba haa tadh tadh layne aamuu

  • @ikraammohamuud1514

    @ikraammohamuud1514

    3 күн бұрын

    @@Anwaar.aadan.maxamud adig ayoah markaas Hhhh sheeko bad hays anig miyaad ileedahy oromo bathy anig soomaalind landerz ban ahy dhalada walib

  • @Anwaar.aadan.maxamud

    @Anwaar.aadan.maxamud

    3 күн бұрын

    @@ikraammohamuud1514 bal hubso qof farta somaliga maxa kugu dhiibay waye xata erayo aan somali.gaba kujiirin ayaad ku dartay qoralka waliga haa isku dayin inaad ku faaloto wax anad aqoon uu lahay hargaysa ana ku nool e is ilaali is jiir

  • @ikraammohamuud1514

    @ikraammohamuud1514

    3 күн бұрын

    @@Anwaar.aadan.maxamud maxan isk dayay markaas adig soomaaliy bathy maxak galayn soomaalind waayabe niicd walag balamay ok

  • @Anwaar.aadan.maxamud

    @Anwaar.aadan.maxamud

    3 күн бұрын

    @@ikraammohamuud1514 hhhhhhhhhhh wabay isi cadaysay hadeer DNA lkn ileen haweenay ayay ahayd qofkan ila murmayay cawo dhan o haweenka oromaduna maku jiiran boro bogandada

  • @Unusulthan
    @Unusulthan3 күн бұрын

    Axmaar amxaar dhalay oo dooro weyn soo soco waxaan Kala helnaa lenahay

  • @AbdirahmanMohamed-hm8nd

    @AbdirahmanMohamed-hm8nd

    3 күн бұрын

    Baac Baac

  • @user-iz4tc3kh5q

    @user-iz4tc3kh5q

    3 күн бұрын

    Geesi

  • @hunnugumti3281

    @hunnugumti3281

    3 күн бұрын

    Ma aragtay runtiisa

  • @user-ye6ry9zc8m

    @user-ye6ry9zc8m

    3 күн бұрын

    Waalagu burburin haddaaba burbursantahay ee

  • @faycalabdiyoussouf7462

    @faycalabdiyoussouf7462

    3 күн бұрын

    Wa oromo

  • @danabguuled5491
    @danabguuled54913 күн бұрын

    Wow Dr. Abiy Ahmed Is not easy

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp

    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp

    3 күн бұрын

    @@danabguuled5491 haku waso dhal dhilooy

  • @somhuntergaming
    @somhuntergaming3 күн бұрын

    this guys is a master of dacite sharp mouth with hidden blade his army is in Somalia without the permission of the central government and he claims he has right to have sea access on Somalia so how can we believe any ward he says. we are a proud countryman an nothing he says is going to fool us bless to somalia an its people may they have long lasting peace an defeat any aggregation .

  • @jamalskp7280

    @jamalskp7280

    3 күн бұрын

    The central government says we are ready to give but how Ethiopia they want red sea and read is not for central government

  • @somhuntergaming

    @somhuntergaming

    3 күн бұрын

    @@jamalskp7280 no we are not

  • @UmooH
    @UmooHКүн бұрын

    Somaliland deserve recognition from the international community

  • @gouledmoussa5590
    @gouledmoussa55903 күн бұрын

    Qof ka caqli xun ma jiro abiye oromo,lakin uma suurtoobayso insha allah

  • @AbdirahmanMohamed-hm8nd

    @AbdirahmanMohamed-hm8nd

    3 күн бұрын

    Baac caaac aqli ficnee

  • @user-dw2mv8cr4r

    @user-dw2mv8cr4r

    3 күн бұрын

    Way suurtoobaysaa barbara siinaynaa , anigaad idhahdeen laascaanod ma xukumi kartid waad arki doontaan indhihiina oo shana

  • @abdullahisaid316

    @abdullahisaid316

    3 күн бұрын

    @@user-dw2mv8cr4rbarbara hadad siso yaa kaga futo xun idoorow war amaxaro kahar laga kari la yahay inkar ba idinku dacday waka abii hami bad galiseen uu nigu gumado sidu dulka uqabsan laha horta kalay lascanood ma walasha ba leh xududina ila iyo burco ayey ku ektahay inta kale wa dul harti adeer dulka weyno harti marnaba gorgortan magalayo taasi kuseexo hargeysa hadi an idindafnay alxamdullilah daha

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw3 күн бұрын

    Somaaliland ❤iyo❤itoobiya❤ love ❤guul❤iskaashi❤ayaa❤kadhexeeya❤mid❤meleteri❤mid❤ganacsi❤

  • @umimohamed2323

    @umimohamed2323

    3 күн бұрын

    Adinkana waxaa idiin dambeen waxa haysto Palestine 🇵🇸

  • @Sarta100
    @Sarta1003 күн бұрын

    Waa kibir iyo jeesjees xabashigaan uraya.diyaarad soo qaado oo noo imaad muuse miyuu na mooday oo kale soomaali..mayaqaan...

  • @user-lc5pr1ou7j
    @user-lc5pr1ou7j3 күн бұрын

    War ninkan dagaal bu u diyarinaya Somalia sanadaha so socda dadka dhageysanaya iyo jiilka ka dambeyu wax u shegaya. Ee Somalay diyar ha la haado allah ha inala jiro.

  • @muhyadinmohamoud3947
    @muhyadinmohamoud39473 күн бұрын

    Somaliland and ethiopia waxay rabaan inay iskashadaan well come ethiopia

  • @SahalMgaas

    @SahalMgaas

    3 күн бұрын

    amxaar gala an waxba haysan cadaw gaga ah muxu Gula kashada oo haysta horta iska daa somalida kale somalind kaliya ka qanisan ee aanin amxar danihisu kuku wataye iska caqliga yar

  • @user-yo9fm6ro8e

    @user-yo9fm6ro8e

    3 күн бұрын

    Halmar xata muu so hadal qadin somalind ninkan ad u nikinysa😅

  • @cqaadiribrahim9405
    @cqaadiribrahim94053 күн бұрын

    Ethiopia and what is going on, we are Somalia, our sea is not for sale, have you heard the news, our sea is not for sale, our sea is not for sale.😮😂

  • @jamalskp7280

    @jamalskp7280

    3 күн бұрын

    Ma adaa ka celin kara awood ma u leedahay in aad timaado bada cas

  • @jamalskp7280

    @jamalskp7280

    3 күн бұрын

    You dream before go to sleep

  • @SamaDeri

    @SamaDeri

    3 күн бұрын

    You are somalia and you have Indian ocean as mr fiqi said please take my hobyo port. Somaliland business only belong to Somalilanders

  • @haweyorashid9419

    @haweyorashid9419

    3 күн бұрын

    It is not about for sale. It is about military capability they think they have over Somali. That is the reason they think they can conquer easily seal and land which they have foundmillennium . There is no respect and sovereign anymore, and Somali is open space, but he may conquer Somali sea, but would he be able to stay longer?

  • @SamaDeri

    @SamaDeri

    3 күн бұрын

    @haweyorashid9419 sis you need to understand it mutual agreement between two leaders with respect its trade its business its geopolitical change. Somalia somalia somalia. There I nothing called somalia where does it exist villa somalia only rules muqdisho x sheekh got no authority in any federal state wake up open your eyes. Ethiopia does not use force against somaliland we have mutual understanding agreement which good for both parties. We have trade ethiopia for the last 33 years with somaliland worth of millions of dollars why they did not invade us. Also mr fiqi and xasan sheekh shame on them while they offering hobyo and telling their public ethiopia is land grapping. Koonfur galbeed hirshabeele there I 12000 Ethiopian soldiers which not even part of amisom registered they come and go as they please shame on you wallahi.

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka88623 күн бұрын

    Somalidu waxay tidhahda kaam shuufna marakiib wa macadala huuri xabashi iyo tigre ayaa waxba naga qadi wayay

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka88623 күн бұрын

    Ana reer somalilnd haka yabin inaad oromkow badayada soo hawaysato ama qadato tan kale kan xasane iska dhigaya sidi mid wax u wada somali waxaydin ogaatan waa ninka ithiopia oo aan badba ilahay siin hadana doonaya in uu kala hadlo badii uu laha ithiopia waxay ku qanacsantay in aay waxanay lahayin lagala hadlayo tasa guul ugu filan

  • @Hawd74.

    @Hawd74.

    3 күн бұрын

    Maxaad ka tahay somaliland dalku shacab iyo dawlad buu leeyahay ee naagaysk jooji

  • @user-iz4tc3kh5q

    @user-iz4tc3kh5q

    3 күн бұрын

    Waa sidaas aad u sheegtay xsan iyo muse iyo wax la mida ayey aragtay oromda na haweesaneysa

  • @ahmedyussuf8643
    @ahmedyussuf86432 күн бұрын

    Dr Abiy Ahmed Ali king 👑 Of Ethiopia 🇪🇹 and Africa

  • @AminaMahamet
    @AminaMahamet3 күн бұрын

    Xabashiyoow ma imaaraadka uraaya ee khaniiska ah ayaa dabada kaa wada isagana xidhìidhka ayaanu u Jari doonaa

  • @AbdirahmanMohamed-hm8nd

    @AbdirahmanMohamed-hm8nd

    3 күн бұрын

    Silkaga uu sheeegy

  • @zakirboss143

    @zakirboss143

    3 күн бұрын

    ​@@AbdirahmanMohamed-hm8ndAdna ka walashaa u sheeeg

  • @nuradinabdulahimahamed1585

    @nuradinabdulahimahamed1585

    3 күн бұрын

    Hada waayabe xabshi maha miyaa ka baydhabo jooga gado kismaanyo baldwane luuq budad kubaarta habala nuaafaqad iyo somaliland nacay waaye ka imaan doona ladaagalaya mise labo xabshi aa jari

  • @ambiyaxasan6082

    @ambiyaxasan6082

    3 күн бұрын

    ​@@nuradinabdulahimahamed1585Laba Xabashi Ma Jirto Lakin Kuwa Waxay Ka Mid Yihin Ciidamada Midoowga Afrika

  • @ambiyaxasan6082

    @ambiyaxasan6082

    3 күн бұрын

    Waa Ceeb In Nin Gabar Ku Caaya Meeshow Ka Soo Baxay

  • @user-wf2hg8ve7f
    @user-wf2hg8ve7f3 күн бұрын

    Guuul somaaliya ❤❤❤❤❤

  • @SaidAbdirihmaanGuhaad
    @SaidAbdirihmaanGuhaad3 күн бұрын

    Macquul mahan

  • @hunnugumti3281

    @hunnugumti3281

    3 күн бұрын

    Runtiisi weeyaan tan wll isku dir ayey rabeen weyna guuleesteen

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif56933 күн бұрын

    Abiye ahmed waa nin isku xaaray oo fulay ah weeraar soo qaad hanjawaab looma baahnee soomaali miyaa qudaar u bahan qashin dheeh nijaas ah

  • @Hansotraveller
    @Hansotraveller3 күн бұрын

    Somalilnd wax ay rabtaa in Eithpiya ku tiirsanàato oo ay baddeda istcmaasho mxaa ku jabn markaa welcome walaheen Ethiopia

  • @Professor4555

    @Professor4555

    3 күн бұрын

    Doqon yahey ictiraaf xata ku ma hayaan adigana Ethiopia ba inti yareed ee jufadiina degened siin rabta, caqli ilaahey ha idin siiyo

  • @user-tq8wh5kk7i

    @user-tq8wh5kk7i

    3 күн бұрын

    Reer awdal arinkaa marnaba aqbali mayno badayada cidna mabixinkarto sidaa haloo ogaado

  • @Zara-xe5fn

    @Zara-xe5fn

    3 күн бұрын

    Ethopia aniga meelna igama taagna lkn adiga aya ku hoos nool xalane geddo hiiran shabelaha konfur galbed kuwa kugu ilaaliya canahurtda kaga qada weyan 😂😂 1 day haday dhulkga kaso baxdo alshbb aya kula wareysa yaku hoos nool ethopia 😭😭🇪🇹

  • @TechBarAmaBaro4810

    @TechBarAmaBaro4810

    3 күн бұрын

    Haddii Ethiopia aad taas u ogolaataan waxay noqondoontaa sida falastiin, wyo walaaltinimo kusoo galeen juhuuddu maantana waad u jeeddaa waxa ku dhacaya falastiin, maalinkay bad hesho madaxay Kaaga joogsan doontaa

  • @Professor4555

    @Professor4555

    3 күн бұрын

    @@Zara-xe5fn sheeko caruuredki abiye Oromo ba la timid, Ethiopia Amisom bey ku timid hadana wey baxayan , meel ey argagaxisda isaaq nooga timid ey ka xoreeyen ma jirto dalka, saqajaan waliba intu abwan ama diinta noogu so dhuunto asago ka yimid hargeysa ba isaga dul qaadaney, sheekada wey dhamaatey hada

  • @abdirahmanismaciilfurre4001
    @abdirahmanismaciilfurre40013 күн бұрын

    Somali cadow kale uma baahna somali iyadaa cadow isku ah, itoobiya warkeedu wuu cad yahay, SOMALILAND HA WAARTO OO HA JOOGTO INSHA AllAH, sidaad dhulkiina(REER SOMALIA) u jecel Shihiin ayaanu Aniguna u jecel nahay bal kawarama

  • @InaAhmedAwhasan-ut6vf
    @InaAhmedAwhasan-ut6vf3 күн бұрын

    ❤❤❤SOMALILAND❤❤❤

  • @amalidiris9641
    @amalidiris96412 күн бұрын

    Wa hanjabad hooyada bada male huuro uraya Dhulkan qarniyo iyo qarniyan ka horjogne muuse dhagar qabe dhulkan hooyadi male isna wa cara Somalia 🇸🇴 ilahaybana nasiyay walayska ka celin ay huuradale

  • @abdisalamfarah1361
    @abdisalamfarah13613 күн бұрын

    i will say abay actions are louder than words.

  • @somhuntergaming

    @somhuntergaming

    3 күн бұрын

    there is none here he can deceive 🤤

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l3 күн бұрын

    Kaaley Soomaaliya ku dhimo,

  • @RidwanxajiaxmadHimilo
    @RidwanxajiaxmadHimilo3 күн бұрын

    Abi waa munaafaq gal ah oo dhagar badan af gobaadsi ayuu ku dheereeeyaa

  • @abdikadirmohammed9388
    @abdikadirmohammed93883 күн бұрын

    Dadka somaliyeed waa inaan fahanaa warka meesha uu u jeedo , wuxuu yiri waqtigeena ayaan sugeena . Indhaha ha furo , maskadana waa inay shaqaysaa si cadawga soomaaalyeed looga hor tago.

  • @JJAbdi
    @JJAbdi2 күн бұрын

    Waa runtiis safar macna aan lahayn hassan sheikh nagu wareeriyay wuubarkay walaahi

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j3 күн бұрын

    Qudaar ayaan ku qoslay bada uga badalanayaa

  • @user-iz4tc3kh5q

    @user-iz4tc3kh5q

    3 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @hunnugumti3281

    @hunnugumti3281

    3 күн бұрын

    😂😂😂😂😂 WALLE ALXAMDULILLAH

  • @sulubyarecabdalla2562

    @sulubyarecabdalla2562

    2 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @Waris668
    @Waris6683 күн бұрын

    Dreamer man soomaaliya macawaanbuu moodayaa beer iyo badba waanleenahaydhe waxna kaagama baahnin

  • @khadardeek7387
    @khadardeek73872 күн бұрын

    Ma rabno inaan weerarno micnaheedu wa in mar hore qorshahaas ay ethiopia mar hore bilowday.

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q3 күн бұрын

    Midnimda somaliya bacaac Adigon aqonsan jamhuriyada Bad ma haku riyoon

  • @abdisamadm.hussein1791

    @abdisamadm.hussein1791

    3 күн бұрын

    Adiga miyaa go’aan leh wixii Eritrea 🇪🇷 diiday baad aqbashay waa kaas xabashi kugu raxeeysanayo oo dhahaya midnimada somaali ma rabno inaan faro galino ogowse Ethiopia 🇪🇹 nama Kala jecla ee badada ilaasho xabashi ictiraaf kuma haayo….. axdiga UN waxuu dhigaa in ictiraafka xamar yaalo 😂😊

  • @Waris668

    @Waris668

    3 күн бұрын

    Oo bada ma aqoonsi lagu badashaa !!!

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed85293 күн бұрын

    Maashallh ❤❤maashallh Maashallh somaliland ❤❤❤❤❤❤guulqaran ❤❤❤❤❤maashallh itobiya

  • @user-iz4tc3kh5q

    @user-iz4tc3kh5q

    3 күн бұрын

    Guul❤❤

  • @Mohamedsomane
    @Mohamedsomane3 күн бұрын

    Guul somalia

  • @maryami2299
    @maryami22993 күн бұрын

    Dagaal Ada bada cas buu rabaa in uu lacag ku qaato oo Haa loo dhan meesha soo dajiyo oo islaantaan lagala diriro

  • @SamaDeri
    @SamaDeri3 күн бұрын

    Viva abiy ahmed. From somaliland

  • @adamjumale4871

    @adamjumale4871

    3 күн бұрын

    Viva Garaad Jaamac, gala dagaalka. 😂

  • @drabdirahmanahmedshire9042
    @drabdirahmanahmedshire90423 күн бұрын

    Waan dagalameynaa ilaa keena ugu danbeya nafta kabaxdo. Xalka kaliya waa in Ethiopia faraha kala baxdo arimaha somalida. Riyada Ethiopia waa mid aan surta gal ahayn.

  • @SayidAxmed-oy9fh
    @SayidAxmed-oy9fh3 күн бұрын

    Hooy. Slli. 100000000

  • @SayidAxmed-oy9fh

    @SayidAxmed-oy9fh

    3 күн бұрын

    Ok

  • @Janagale10
    @Janagale103 күн бұрын

    Somali waxaa halkaa dhigey meel kasii xuna dhigi doona waa qabiil cidna yeynaan eersan inagu aynu is eersano

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf3 күн бұрын

    Kan wax turjumayaa MA WAX BUU DHEXDHIGAYAA AMA UU KU DARSANAYAA HADALKA ABY ????

  • @abmoh9216

    @abmoh9216

    3 күн бұрын

    Hadaadan ku qanacsanayn turjimadan oo aad taqaanid luqada ingiriiska. Bbc amharic gal u turjumo English. Markaa adaa rumaysan doona ama diidi doona sida loo turjumay.

  • @AhmedKer-ke9uk
    @AhmedKer-ke9uk3 күн бұрын

    Siyaasad xumaa Qudaarta jaaadka muu ula jeeda Somali qudaar kuma yaree

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia3 күн бұрын

    Guul somaliland iyo Ethopia

  • @user-ml6re6co7w
    @user-ml6re6co7w3 күн бұрын

    jah mid nimo la aan dhibkan aye ledahay xabashi haku boowo iiiiiiiiiiiiii

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c3 күн бұрын

    Masha Allah Guul Dowlada dhexe e Somaliya way gulaysatay

  • @user-wt2kd4np6z

    @user-wt2kd4np6z

    3 күн бұрын

    Amxaarku hanjabaad buuba wadaaye xagee guushu nooga timid bal Ii sheeg

  • @ambiyaxasan6082

    @ambiyaxasan6082

    3 күн бұрын

    Wuxuu Ogaday Inuu Soomali Handadad Iyo Xoogba Waxaba Loga Qadeyn

  • @AbramFire
    @AbramFire7 сағат бұрын

    Ethiopia 🇪🇹 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @Sarta100
    @Sarta1003 күн бұрын

    Faan iyo kibir asaa wax baryaya dadna yasaya waa yaab. Asaga maxaa ka gakay dhismaha dajeena .

  • @Sarta100
    @Sarta1003 күн бұрын

    0:00 Waa kibir hadlay ninkaan soomaali maxsy ka dooney addis edeb daranaa dalkaygaa kusiinaa miyaa waana kuu imaaha bad iyo dhul bilaash maleh bada wax kala soo dega xabashiyeey laakin dhulkeena taako xoog ama beec malha Soomaaki dhulkeeda gumaysataa anagana bad iyo dhul baa rabtaaa weligaa arki meysid muusana sanadkaanuu tagaa adidaga waa tagi oo faanaa kugu soo socota wax ku dhaama wey imaan wax yahow miirka la. xagee ku aragtay wax bilaash ah aan lagaa canshuurayn ad iyo dhul hadiyad magalo waa jiilka dambe dhaxalkood yaa xayawaan dagaal waa layskakaa dhicin ee igow laguu seexan maayo waa lagula socdaa. Tuug yahow.dhiig yacabja ah aniga taydaa iimaansanaa taada iimaanso oo talaabo hasoo qaadin hadii kale waa eedi doontaa.

  • @kiinhusen
    @kiinhusen3 күн бұрын

    JIHAAD BAAN DIYAAR U NAHAY ETOOBIYA OO SOOMAALIYA GASHA WAXAAN KA XIGNAA DAGAAL

  • @GalabXagaCaweys
    @GalabXagaCaweys3 күн бұрын

    Luuqad poolitiga ayuu ku hadlayaa in ay fahmayan ayaan rajeenaya

  • @djibrilabdillahiguelleh1297

    @djibrilabdillahiguelleh1297

    3 күн бұрын

    Hal duulimad iyo halsaac Miya ah luuqad pltcl ah hadal diplomasi kaxishodo waaye mdxwyne iskada respect masiin dowlada jarkiisa jwbaha madaxdana wan arkaynaa

  • @karimnur4547
    @karimnur45473 күн бұрын

    He didn’t even mentioned somaliland 😮

  • @Amen.ahmed1

    @Amen.ahmed1

    3 күн бұрын

    Ouch !

  • @tfarahan27

    @tfarahan27

    3 күн бұрын

    Learn political 101 ( indirect vs direct). He made it clear; Ethiopia is going forward with the MoU

  • @Arabduur
    @Arabduur3 күн бұрын

    Anigu ma rabo inaan commenti ku qoro halkaan,

  • @Hamzuuquraysh

    @Hamzuuquraysh

    2 күн бұрын

    Waa yeelkadaa yaa kuu baahnaa

  • @adannur4755
    @adannur47553 күн бұрын

    Guul dowladina cadowkina cagta hoostisa

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf3 күн бұрын

    Xita hadii ow soo weeraro awoodisa ayaa latusi doonaa sbbto ah hada kahor ayey so weeraren somalia oo ani dowladi kajirin blse shacabki somaliyeed ayaa baabi,iye cidanki xabashida iyo oromada ubadnaa oo tigreygu soo horkacay ithiopianku wey ogyihin 1977 wixi helay sido kle 2006 xaqiqdi somalidu waa dad xabada ama dagaalka kudarara ithiopia ha isku filnaato bad hadi aad rabtaan eritrea 🇪🇷 haka doontan .

  • @KaaziYare
    @KaaziYare3 күн бұрын

    Itoobiyaan nama Soo galan walaalo ma nihin cadow Baad nootihin ee farta doontan qora

  • @FarxaangeesDheere
    @FarxaangeesDheere3 күн бұрын

    Wali codkaas wan saluugsanahay hadaan somali ahay wacal axmed kaan somaliya ayuu il ka arkay iyo jilicsanaan hogaanka sare ah fadlan waxan ku baaqayaa in ethopia aan lagaga hadlin arin kusaabsan bad aan anaga leenahay fadeexad weyn bey nagu tahay midaas inaan isku baa ba' naa ka sharaf iyo suncad weyn

  • @faycalabdiyoussouf7462
    @faycalabdiyoussouf74623 күн бұрын

    Abishu leader ❤

  • @mohamedomar799
    @mohamedomar7992 күн бұрын

    Somali waa jabtay, bal eeg ninkaasi caqligiisa iyo garashadiisa.

  • @warss11
    @warss113 күн бұрын

    You have misinterpreted two sentences. Why?

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024
    @cabdirisaaqaxmedcise90243 күн бұрын

    Maxaa nagu darsatay war hada nasoo weerar waxaad ka dheefto waxba hanagasiin

  • @XanuXanu-pu3yv
    @XanuXanu-pu3yv3 күн бұрын

    Waryaa ilahay yaqaana ninkaan asaba wadankiisi burburiyy dadkiisi kala qeeybiyy ayaa somalia Wali kahadlaya. Horta anaga hanaga hadlee dalkiisa kala tagay haisku keeno.

  • @abdul4069
    @abdul40693 күн бұрын

    risalwasarahu wuu garamay waana in la dhagaysta dowlada somalina waa in ay lahadasha oo baahidoda la eega aduunkoo dhan dadku wax bay isla qabsadaan sida qarada yurub iyo american markan african wax diidaya majiraan in wax laisla qabsado. hadii ethopia meel wax usoo maran ay ladahay, somaliana bilaa dhul beerid iyo biya yari ka jirto waa xiliga labada dal ay bahooda kawada hadli lahayeen oo aynu wada guulaysan lahayn.

  • @kiinhusen
    @kiinhusen3 күн бұрын

    AXMAARADII AY BEERAHA U FALI JIREEN AYAA JABTAY OROMO QOTI AF CADE KU SOO DUULA SOOMAALIYA 100/100 BAAN BEERAHA IDIINKU QODON DOONAA GUMAYSIGII AXMAARD BAY U XIISEEN QOTI QADHMUUN WAYN

  • @Somfox1
    @Somfox13 күн бұрын

    Eritrea way iska difaacday badboobka Aby Ahmed...halka Xasan sheekh Xasan Fulay umadii jiihawareeriyey!

  • @alinuromer5876
    @alinuromer58763 күн бұрын

    ❤Absolutely

  • @omaryusuf299
    @omaryusuf2993 күн бұрын

    waa sheekeynee

  • @user-uj7oj5zf8g
    @user-uj7oj5zf8g3 күн бұрын

    maxaa laga wadaa marabno inaan weerarno dariskena tabartiisoo cunaa amxaarta amxaarta dhashay soo socda dheh hadan adis ababa qabsan wayno somaliya hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴qoralka meesha ku qoran hala badalo

  • @mukhtaarfrance8634
    @mukhtaarfrance86343 күн бұрын

    Calaan calkiisa ayaan ka deerey inuusan waxaba hayin somalia guul markasta i.a

  • @Waris668

    @Waris668

    3 күн бұрын

    Haynta ma cidbuu xoolo udhiibtay gardaruu wdaa

  • @xasanmaxamed7905
    @xasanmaxamed79053 күн бұрын

    Aby Ahmed wuu ka caqli badan yahay, wadankiisana waa nin ka fikiray. madaxda caloolo u shaqaystayaasha ah somalida

  • @cabdiqaniaadem3661
    @cabdiqaniaadem36613 күн бұрын

    Soomali ku nool Ethiopia muxuu uga jeedaa dhulkay daganyhiin macanaha iyagu ma leh somaliyay hadalku saasuu u socdaa mise anaa mooday 😢

  • @Maftuuxmahdi
    @MaftuuxmahdiКүн бұрын

    Here I am sending greetings tot the countries or governments that independently support the cause of the Republic of Somaliland🟩▪️🟥🫡🇪🇹🇹🇼🇦🇪🇮🇱🙏🏼הנה, אני שולח ברכות למדינות או לממשלות שתומכות באופן עצמאי במטרה של הרפובליקה של סומלילנד🇮🇹🫡🇪🇹🇹🇼🇦🇪🇮🇱♥️🙏🏼

  • @SamaDeri
    @SamaDeri3 күн бұрын

    Ethiopia my brothers welcome to somaliland

  • @ShaahidAhmed
    @ShaahidAhmed3 күн бұрын

    Ethiopia ma daganin guumastihii ayaa naka so raaciyay mana rabno itoopia mana jeclin anagu soomali ba nahay itoopiyana intan.deegankan soomalidu itoopiya degto ayaan rabnaa inaan ka goosano naceybka aan u qabno itoopiya

  • @user-wu1bc6jp8k
    @user-wu1bc6jp8k3 күн бұрын

    Hadaad rabtaan inaan wada noolaano oon heshiino, soomaali galbeed fasaxa oo soomaaliya kamid hanoqoto, kadib ayaan heshiis noqon karnaa oo ganacsi iyo waxaad sheegayso ina dhax mari karaa..

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi37993 күн бұрын

    Who can interprate PM statements? Peace plus war .....negotiation tactics .

  • @GalabXagaCaweys
    @GalabXagaCaweys3 күн бұрын

    Aqoon itoobiya maleh iskoolkeyga ha haysato . Wuxuu doonaya ÉLITE SOOMALIDA INUU QAAB KU YEESHO BARI . SOOMALI WAX BA KAGAMA BAHNO . OGALAADA XAALADINA XASAD KA DAAYA

  • @GalabXagaCaweys

    @GalabXagaCaweys

    3 күн бұрын

    Qalooca iyo carab dalabka uu wato waa lagu fahmey

  • @MahadAbukar2009
    @MahadAbukar20093 күн бұрын

    Anaka hormarkeena danta iika ugu jirto maxaa waaye😅 1:57 1:57

  • @farahkoreye6134
    @farahkoreye61343 күн бұрын

    Keyna started conflict with somali government about border sea but after reconcile of what so called the international court, Kenya won and secured at least its stake so Ethiopia started this conflict accordingly.

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure9273 күн бұрын

    Abiyey hadalkiisa wuxuu ku cadaysanayaa in badda soomaaliya uu xoog ku raadinayo soomaalidana uu uqaybinayo qabaa'il ,abiyey soomaalida wuxuu u haystaa in hadda qabiil loo qaybinkaro kadibna baddooda sidaa lagu qaadankaro,

  • @zakiyare1675
    @zakiyare16753 күн бұрын

    Eey eey dhalaay dhulka ma adaa leeh malin uun waan is qaban donna Cadowgenna waligeen hishiis noqon maayno insha allah

  • @tfarahan27

    @tfarahan27

    3 күн бұрын

    Au Aa jooji. Falestine for falsifine

  • @abdul4069
    @abdul40693 күн бұрын

    somalia waxaa mooda inay udhaqmayso sidii ilma yar oo kubad uu leeyahay la waydiistay kk oo yidhi "iinyow ana iska leh" dal daris kaga ah haduu bahidisa ku sheegto waa laga faaiidaysta lacag waa ubahan tahay cashuur waa ubahan tahay. lkn halka haisoo dhafin iyo iinyow ana iska leh waxasi caqli maha.

  • @msh984
    @msh9842 күн бұрын

    WALLAALKAA WAS

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed11153 күн бұрын

    Qawilo marka maqasho already waqayasi kartaa somali mideysan ineysan jirin qawil kasto calan ayow samestay

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban73393 күн бұрын

    Guul Ethiopia🇪🇹from putland🇸🇱 qadaadweeyn.waxba nagama gelin

  • @amalidiris9641

    @amalidiris9641

    2 күн бұрын

    Waciladi amxaarada walaydinka nadifin ay kasto dhulka gal uso horsed tufu calayk uskag foqal uskag

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi83353 күн бұрын

    Welcome ayaan ku leenahay dameer dameer dhalay Ethiopian u raayo qabiil hawiye la dhaho ayaa Meliss snawi oo adiga kaa awood badnaa ayee maalin cad kaga tuureyn dameer dameer dhaly adigana Ethiopia yadaada joog anaga somalidena ayaan joognaa insha allah soon waan kaa taqluuseynaa

  • @ibraahimmahamud5148

    @ibraahimmahamud5148

    3 күн бұрын

    Ar kajoog hawiye uma uusan dhameyn ilma yar weliba hal reer jufa ubadan bey ahayen , maalintuu dagaal bilawdo xasan daahir aweys baa kufilan Ethiopia😂😂😂

  • @user-gn2xc1pw2t
    @user-gn2xc1pw2t3 күн бұрын

    Monsieur Abiye you have reson you have to be a part of the red sea because and Etopia just next to Somalia and Djibouti why did they refuse you there are Chinese and many others foreigners l wish you good luck Mr. Président

  • @DADAahmed-iz4xw
    @DADAahmed-iz4xw2 күн бұрын

    waxa heso soo daa inshaAllah tokadaan macala ogadenia region xoog kusoceshan donna inshaAllah

  • @sm.5191
    @sm.51913 күн бұрын

    Lacagata raaga aaya u shaqeystaye waxaba kama geliin dagaal isku diyariyaah hargeysa wadan mahane viva somaliweyn

  • @omaryusuf299
    @omaryusuf2993 күн бұрын

    waligeen wax is ku ma dardarsan waxna ma naga dhaxayo ma jiro wadankaada aan kaa qadanaa ee aasus ma shaeyneysu

  • @KaalKal-e3u
    @KaalKal-e3u3 күн бұрын

    Ethiopia iyo Somali wax ka dhaxeeyo majiraan Dalkeena iyo badeena anagaa iskaleh 3:57

  • @Waris668
    @Waris6683 күн бұрын

    Ninkan soomaaliya muxuu karabaa yaabe

  • @mohamedkaniabdirahman8831
    @mohamedkaniabdirahman88313 күн бұрын

    Anigu arinkan wan ka yaabay Ma dadka wax doonayaa dadkii uu wax ka doonayay u'taga? Mise Dadka wax laga doonayaa dadkii wax ka doonayey u'taga !!!!

  • @Hodan-xb8qk
    @Hodan-xb8qk3 күн бұрын

    War soomaliland ban udhashay xabashina marabno tolkayoo hasoo dhaway sanina kuwaan waxay damacsanyihiin mayara

  • @UmooH

    @UmooH

    Күн бұрын

    Aqoonsi ayay sinayaan Somaliland

  • @omarsharif015
    @omarsharif0153 күн бұрын

    Riyada imaaraatka u dhiibey ayuu ku jiraa Abi doqonimo iyo waaliba waa laga aqrinayaa hadalkiisa laakiin isagaaba tegey oo aan wadankiisu gacan ku hayn. Somali waad baran shacabkeeda waa militery nin walba ku filan beeninta riyada Abi.

  • @FarxaangeesDheere
    @FarxaangeesDheere3 күн бұрын

    War waaba iga su'aale sidee ethopia uga wada hadleynaa bad aan inagu leenahay war taninia mawaxaan ku darnaa cuquubada gayigeenna ka jirta war hooy somaliyeey ismaqla ethopia waa ethopia marnaba somali wanag usameyn meysee ka digtoonaada oo xattaa dalka halaga saaro shacabkooda oo haloo celiyo dalkooda waa iga kuwa gudbinaya fariinta ah sida xariirkeennu yahay ee aan isku cuneyno anaga dhexdeenna

  • @kiinhusen
    @kiinhusen3 күн бұрын

    ABIYE WUXUU MASHQUULINAYAA DADKIISA OO KU KACSAN

Келесі