No video

RAG BADAN AYAA DHIBKAAN QABA ᴴᴰ┇Ayub Axmed

Fadlan SUBSCRIBE si aad u heshid videos-ka maalin walba
SUBSCRIBE FOR MORE DAILY VIDEOS UPDATES!!
-----------------------------------------------------------------------
FOLLOW US ON:
/ ayub.axmed
www.tiktok.com...
#ayubaxmed #dhiirigalin2021

Пікірлер: 175

  • @ayuubaxmedmedia
    @ayuubaxmedmedia3 жыл бұрын

    Haddii aadan hadda dareemin dhibkeeda wuu imaan doonaa haddaadan iska dayn maanta, sigaarkaba hal mar markuu qofku cabbo Cancer ma keeno sababkiisuna lama madoobaado laakiin muudo ka dib cudur waa u halis. tanna waa sidoo kale hadda dhib malaha laakiin dhibkeedu mustaqbalka ayaad dareemi markaad guursatid.

  • @nimcomaxamed1750

    @nimcomaxamed1750

    3 жыл бұрын

    Allah dhalinyaradeena haka soo hadeeyo wllo ayub axmed🤲🤲🤲 Adigana allah hakaa abaal mariyo sidaa wacan ee maskaxeed aad ula talisay🤲🤲

  • @abdirahmanmohamed3626

    @abdirahmanmohamed3626

    3 жыл бұрын

    M.a Wll Ayuub waan kuu hampalyeenaa marka hore run ahantii waxaad tahay qof Noloshayda wax ka badalay Ilaaha ka Sokow Aada umahdsanthy qaabka quruxda badan aad inoo dhiirogalinaysid waxaan jeclaan lahaa inaad Video kasoo samaysid Daawashada sports ka mahdsanid 👏👏👏👏❤❤❤❤

  • @Jasmine18815

    @Jasmine18815

    3 жыл бұрын

    Allah ha asturo

  • @Jasmine18815

    @Jasmine18815

    3 жыл бұрын

    Oo haka madoobeeyo

  • @Jasmine18815

    @Jasmine18815

    3 жыл бұрын

    Asc Ayoub waaan kula soo xiriirayaa ee igala hadal Instagram ka plz

  • @jowhariofficiall64
    @jowhariofficiall643 жыл бұрын

    2008 ilaa 2015 sxp lahaa Alx alle wuu iga madoobeyay Qodobadan qata layabo inaa adna iskaga dayso 1 musqusha ugal xajo hana u qadan tellkaga 2 qolka kaligaa haseexan raadso qof aad ixtiram u hayso 3 iskadaa hdlka jilcan ee soo jiida sada leh ee aad hablaha kula hdleysed 4 soon iyo xariga alle ku dadaal 5 jar qof kasto oo xiriir la leh ama kugu kalmin jiray siigada 6 jadwal samayso aad mashqul ku tahay adiga 7 sariirta 6 saac aad hurdayso hbnki iyo 2 saac ee malintii bas kor si aad ugu hurudo I.a waad ka baxaysaa noloshas

  • @nasranashaad1309

    @nasranashaad1309

    3 жыл бұрын

    Masha Allah bara kalah

  • @wardofarah9196

    @wardofarah9196

    3 жыл бұрын

    Mashallah thanks

  • @adenmohamed314

    @adenmohamed314

    3 жыл бұрын

    Thx

  • @fatomhassan6701

    @fatomhassan6701

    3 жыл бұрын

    شكرا كثير اخي هل كلام مهم كثير جدا

  • @abdallaabdirahmaan9091

    @abdallaabdirahmaan9091

    2 жыл бұрын

    M .a jasaakallaahu khayr sxb

  • @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
    @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh9 ай бұрын

    Maanta Go,aanka qaatay 8/11/2023 maalin Arbaca Ah saacadu waa 5:53 isoo duceeya wllayal ina ilahay iga madoomeyo waxan Ah wiil yar oo mustaqbal Nolosha kaleh😭💔😞

  • @SuhaybXasan-cl9dx
    @SuhaybXasan-cl9dx2 ай бұрын

    Ee iiga soo duceeya zxabul lhayr😢

  • @Jasmine18815
    @Jasmine188153 жыл бұрын

    Maasha Allah Tabaaraka laah Allaahuma baarik hno Ayoub

  • @calidhuux-rf6ie
    @calidhuux-rf6ie2 ай бұрын

    Allha iga madobeyo waan joojiyey maanta oo ah arbaco

  • @SuhaybXasan-cl9dx
    @SuhaybXasan-cl9dx2 ай бұрын

    Wxaan go.aan kaqaadanayaa caawa oo.aytahay jimce 30/5/2024 inaan joojiyo wxii kadan beeya jasaakalaa khayr wllo 😢

  • @hajiahmed6873
    @hajiahmed6873 Жыл бұрын

    Maanta 11 - 06 - 2023 baa igu danbeesa inshallah waxaan soo laaban 01-01-2025 inshallah kahor wa jawaab so qori maayo ilahay Ha I gaarsi

  • @ciisaha

    @ciisaha

    Жыл бұрын

    Kula mid ban ahy

  • @faatinchanal4616
    @faatinchanal46163 жыл бұрын

    Xasbunallaah illaaahy hana asturo

  • @ayannaupdi7408
    @ayannaupdi74083 жыл бұрын

    Jazakallah ♥

  • @ABDIxJIBAR
    @ABDIxJIBAR Жыл бұрын

    The last chance for my life wallahi oo bilaahi waan joojiya sxp waad kumahad santahay Taa loodadan

  • @ayuubaxmedmedia

    @ayuubaxmedmedia

    Жыл бұрын

    Allaha kugu kaalmeeyo

  • @saidsalat284
    @saidsalat2843 жыл бұрын

    Wlhi waa dhibaado weyn oo dhalin yaro badan heysado oo hadee iska deynin ka dhaxli tonan xanuuno badan iyo ma dhaleys nimo allahu mana jinaa illah haka madooweyo caadada xun

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Жыл бұрын

    Jasaakumullahu kher my teacher dear qli

  • @ROMAN77700
    @ROMAN77700 Жыл бұрын

    Maanta ayaan go aan ka qatay 17/5/2023 maalin arbaco ah 😢

  • @Maanoww1

    @Maanoww1

    8 ай бұрын

    Waad ku laabatay sax😮

  • @hamzaaliaxmed9917
    @hamzaaliaxmed9917 Жыл бұрын

    Mhsa alah wll xaqiiq ayaa ka hadashey alle haku sharfo❤🤲❤

  • @calicadi9495
    @calicadi9495 Жыл бұрын

    Alx waan joojiyey❤

  • @zerpwron8696
    @zerpwron86963 жыл бұрын

    This is a very powerful message

  • @Hothoo
    @Hothoo3 жыл бұрын

    200k congratulation best motivator ever🥰😌

  • @mahamoudyasiin2645

    @mahamoudyasiin2645

    3 жыл бұрын

    Ty

  • @ahmedhillowle4957
    @ahmedhillowle49573 жыл бұрын

    This is very important motivation

  • @anhaardahir133
    @anhaardahir1333 жыл бұрын

    Iga rali noqda aniga imaquseyo video ka lkn walalyalow ilaahey waxa kabaryaa inu dhibka niga qado dhalinyaro iska yareya shugansi ga bdn iyo dumarka aa qabin aad hdlka mcn agudhahesan inta iyo intu shegay walal ayub Ahmed hda isku darsadan wad libaneysin naftena haga gadinina dumar aan janada firdowsil acla ina kasheen nigu sacedeyneyn Hal talo haiska qasaarin 72 xuurul ceyn oo ilaahey kugu diyariyey janada ومن يتق الله يجعل له مخرجا

  • @adenmohamed314

    @adenmohamed314

    3 жыл бұрын

    Txt sharafey

  • @abdiazizmohamed5059
    @abdiazizmohamed50593 жыл бұрын

    ustaad waa mahadsan thy kun kow jeer 👈🙏🥰🥰

  • @sakiabdi5604
    @sakiabdi56043 жыл бұрын

    The best youtuber i have ever seen

  • @hanadsaiid5639
    @hanadsaiid56393 жыл бұрын

    Mahadsnid wll ayuub rnt waa aafo haysata dhalin yaro badan🙏

  • @hananmahmed1004
    @hananmahmed10043 жыл бұрын

    Keep going my best youtuber 🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @cabdisalaamfaysal9264

    @cabdisalaamfaysal9264

    3 жыл бұрын

    Wankuu saaray iisaar

  • @Engkafi
    @Engkafi3 жыл бұрын

    Masha Allah talo wanagsan baa siisay dadka cudurkaas xun joogteeyo ama sameeyo, kana dhigtay balwad anagane Alle inama baro Insha Allah

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan90912 жыл бұрын

    M.a ilaahey hakaa abaal mariyo pro

  • @KaafiSomali
    @KaafiSomali3 жыл бұрын

    Hampalyo dhirigaliyaheen 200K ka badan ayan kula jecel nahay insha allah👏🏽👏🏽

  • @Jasmine18815
    @Jasmine188153 жыл бұрын

    صلي الله عليه وسلم

  • @ABDIxJIBAR
    @ABDIxJIBAR Жыл бұрын

    Walahi oo bilahi oo talahi waan joojyay

  • @shicirweyne7346
    @shicirweyne73463 жыл бұрын

    Qof walbo waxaa uu Soo qorayaa dadkaas dhib baa heesto, dhibku waa ina wada heestaaye ilahey hanoo dambi dhafo i.a,,,,,

  • @abdallaabdirahmaan9091

    @abdallaabdirahmaan9091

    2 жыл бұрын

    Legend😂😂😂🤣🤣

  • @ibrahimaxmed5154

    @ibrahimaxmed5154

    10 ай бұрын

    ​@@abdallaabdirahmaan9091waa sidaa

  • @updifatah4201
    @updifatah42013 жыл бұрын

    M.a khyr alle hku siiyo wll axmed ayuub

  • @abdirizackdaauud4333
    @abdirizackdaauud43333 жыл бұрын

    Fast views keep going suheyb saajid

  • @cabdisalaamfaysal9264

    @cabdisalaamfaysal9264

    3 жыл бұрын

    Sabscripta iisaara

  • @nimcoali6503
    @nimcoali65033 жыл бұрын

    Mashaallah wllo

  • @cabdisalaamfaysal9264

    @cabdisalaamfaysal9264

    3 жыл бұрын

    Sabscripta iisaara

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi9 ай бұрын

    Iso duceya in ilahay iga madobeyo ficilkaas xun 😭🙏🙏

  • @ayuubosoble8682
    @ayuubosoble86823 жыл бұрын

    Manta ayaan go aan ka qaty 3/march/2021 Rapiyow adana ku kalmo weydiistay🤲🤲

  • @zaabitraashid3998

    @zaabitraashid3998

    3 жыл бұрын

    2/March/2021 igu danbeysy alle ha iga madobeyo sxb

  • @daawonuurka7175

    @daawonuurka7175

    2 жыл бұрын

    Waxan rajynya inaad guulaysty

  • @abdirahman8409

    @abdirahman8409

    Жыл бұрын

    Waan ka xumahay wali waad samaysa🚷😁😬

  • @engtaymiya6905

    @engtaymiya6905

    Жыл бұрын

    Kwrn ma iska day say 1 year Ka dib

  • @alfaanchefmmj8684
    @alfaanchefmmj86843 жыл бұрын

    Wale warunta ilohow naga magadowe yarabi wa arinta nadhibtaay hadii an dhalinyaro naxay macalinka nolasha shidalka nafteyda wad kumahadsabtaxay inbadan

  • @zuhaipupdyqadir2890
    @zuhaipupdyqadir28907 ай бұрын

    maanta oo ay tahay maalin arbaca 17/1/2024 go,aan ayaan ka qaatay wllHi dib oo danbaysah inaan la igu arkayn😢😮

  • @hanadsaiid5639
    @hanadsaiid56393 жыл бұрын

    Important video really 🙏

  • @sakariyefaysal6870
    @sakariyefaysal68703 жыл бұрын

    Ale haku sharfo wllo

  • @wellman1786
    @wellman17863 жыл бұрын

    Media pro AllaH Haku ZhrFo💓💓

  • @cabdisalaamfaysal9264

    @cabdisalaamfaysal9264

    3 жыл бұрын

    Waankuu saaray iisaar

  • @quraishaabdi8095
    @quraishaabdi80953 жыл бұрын

    Mash aallah

  • @aliabuukar2612
    @aliabuukar26123 жыл бұрын

    Dhibaato ween oo dhlinyrda kudhcaan Waa gcntas kkkk

  • @mohamednuur5154
    @mohamednuur51543 жыл бұрын

    Thanks bro 👍

  • @rahmaismail389
    @rahmaismail3893 жыл бұрын

    Alx aniga u horeyaa manta thanks

  • @salmaanofficial6587
    @salmaanofficial65873 жыл бұрын

    Hambalyo 200k ustad ayuub

  • @updirkhabdilahi8020
    @updirkhabdilahi8020 Жыл бұрын

    Mahadsanid lipax

  • @mahamedzudayzi6662
    @mahamedzudayzi66623 жыл бұрын

    keep you going brother 🔥✅🔥

  • @MuprikAbdikariim
    @MuprikAbdikariim Жыл бұрын

    Wallhi manta igu danbeysea 😢isniin bishi 7aad isoo docaya azhpeye😢

  • @MuprikAbdikariim

    @MuprikAbdikariim

    Жыл бұрын

    17 day 😢 allow ii naxariso

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi613 жыл бұрын

    Waxa qaba ani fikradayda in Guurka dhalinta loo fududeeyo wayo waxa yaraanaya xumanta laba israba oo xalaal jacel daruuufaha jira sababaya

  • @fatxiabdi6037
    @fatxiabdi60373 жыл бұрын

    mashalaah

  • @cabdisalaamfaysal9264

    @cabdisalaamfaysal9264

    3 жыл бұрын

    Waankuu saaray iisaar

  • @abdiqadir229
    @abdiqadir2292 жыл бұрын

    Walaahi bilaahi Tolaahi Iska daa mid isagu biyaha Gacantiisa isaga keenee Garowe waxaa ku badan Niman ciise maxamuud Ah oo Nin dhigood ah Biyaha gacantooda kaga Keena kuna leh waa ku Jecelahay waxayna u Badan Yihiin Kuwa Axmed khayrka la Yiraahdo __________________________ Maahi anigu mid cid gaar ah nibcahay ama aan caaayayo waxaan markhaati gashanayaa ilaahay muumin iyo munaafaqba Quluubtooda daalacanaya Ilaahay oo lagu been abuurtana wax Dhib yar _________________________ Ilaaahyna quraankiisa wuxuu ku yiri ma ahaanin Ilaahay mid moog Waxaad Falaysaan....kan ugu caansan arimahaan Khaniisnimada ah Waxaa La yiraahdaa sadiiq c/laahi Buraale waxaana Lugta Gooyay nin uu ku dayay Arimaha noocaan ah Waa khaniis ku faana Inuu lesspian yahay

  • @mahamedhassan4531

    @mahamedhassan4531

    2 жыл бұрын

    Subxanallah

  • @warsamadheere1395

    @warsamadheere1395

    Жыл бұрын

    Ma dhalinyarbaa mise waa nin oday ah

  • @KaamilCade-fw9ty
    @KaamilCade-fw9ty10 ай бұрын

    Shukran waan iska deyn wlaal

  • @knanhalane1434
    @knanhalane14343 жыл бұрын

    Vedeo ad iyo aad u muhiimsan

  • @abdifitahmabdullahi6737
    @abdifitahmabdullahi67373 жыл бұрын

    200k congrats my bro hore usoco

  • @mokaariye6960
    @mokaariye69603 жыл бұрын

    Jasakumulah khyr wll

  • @jijo1675
    @jijo16753 жыл бұрын

    احبك احبك احبك احبك احبك احبك احبك كثير 😘😘😍😘😘

  • @roblehdaher4732
    @roblehdaher47323 жыл бұрын

    Keep you going macalin wn kuu saalaama

  • @Alledartiisa
    @Alledartiisa Жыл бұрын

    31uagusto 😬 nio siigada dhibaato bdn raga ku heysaa wlhi hda balan iska qaado waa ku lawaane subxannallah 😰😬

  • @alonewaker3866

    @alonewaker3866

    Жыл бұрын

    Bln bn qdy sxb 1bill msmyn wlhi

  • @mustafmaxamed825
    @mustafmaxamed825 Жыл бұрын

    alle run badnidaa sxb

  • @ABDIxJIBAR
    @ABDIxJIBAR Жыл бұрын

    Wallahi oo bilahi maanta egudanbeyso

  • @suleymaancabdi6284
    @suleymaancabdi62843 жыл бұрын

    Maanta ayaa go sanday 2 /3\2021 ilahy naga madoobeeyo walahi muqaabeyo

  • @cabdalemohamud917

    @cabdalemohamud917

    3 жыл бұрын

    Waar Iska daa

  • @suleymaancabdi6284

    @suleymaancabdi6284

    3 жыл бұрын

    @@cabdalemohamud917 haye bro

  • @xaajichanal665

    @xaajichanal665

    2 жыл бұрын

    Majoojisay zhp

  • @Ahmed-gb1xm

    @Ahmed-gb1xm

    Жыл бұрын

    @@suleymaancabdi6284 hada xagey kumarayan

  • @electricnotes1324
    @electricnotes13243 жыл бұрын

    Thankz

  • @sakisaleeban3608
    @sakisaleeban3608 Жыл бұрын

    8/8/2023 inshaa allh ayaa. Igu danbaysa😢😢

  • @asiaayman6744
    @asiaayman67443 жыл бұрын

    Waaruntaa wll wlhy ragbadan baan kaga tag arinkaas xidhiidh ujaray haddana shiikh baan raba rabbiyow isii shiikh🤲

  • @cabdifataxxuseen6490

    @cabdifataxxuseen6490

    3 жыл бұрын

    Aaamin wlshy

  • @nuurshaafici4417

    @nuurshaafici4417

    Жыл бұрын

    anaa shiikha

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader52943 жыл бұрын

    Subxanalah ilhy umada hA hanuuniyo

  • @ghaith2431
    @ghaith24313 жыл бұрын

    👉Sifudud Sare ugu qaad wacyigaga Caafimaad iyo kan Umada Soomaaliyeed. Maanta nagu soobiir fadlan raac/kudhufo tixraaca hoos: kzread.info/dron/oZBQu4dqU4yMPuSrI9YW7w.html

  • @AhmedXaajiADuble
    @AhmedXaajiADuble3 жыл бұрын

    M.a wll dar alle aan u jeclahay 😍

  • @ahmedcabdalle5286
    @ahmedcabdalle52863 жыл бұрын

    Mhd sanid ustaad 🥰

  • @libanilmi305
    @libanilmi3053 жыл бұрын

    First Viewing ✌

  • @cabdixaafidcabdul1104
    @cabdixaafidcabdul1104 Жыл бұрын

    Stoped day

  • @Mr_________ZuMo
    @Mr_________ZuMo10 ай бұрын

    ilaahow nagu anfac

  • @abdi3349
    @abdi33493 жыл бұрын

    subxana laah

  • @somaliQuotes
    @somaliQuotes3 жыл бұрын

    First ☝️☝️

  • @cabdisalaamfaysal9264

    @cabdisalaamfaysal9264

    3 жыл бұрын

    Waankuu saaree iisaar

  • @mohammedhaaji3464
    @mohammedhaaji34643 жыл бұрын

    Mr ayuub Ahmed brother dalkee joogtaa Runtii dhiirigalintaada walaal aad ban uga helaa

  • @fatouma-zahra1884

    @fatouma-zahra1884

    3 жыл бұрын

    USA

  • @nasranashaad1309
    @nasranashaad13093 жыл бұрын

    First ✊

  • @cabdisalaamfaysal9264

    @cabdisalaamfaysal9264

    3 жыл бұрын

    Waankuu saaree iisaar

  • @nasranashaad1309

    @nasranashaad1309

    3 жыл бұрын

    @@cabdisalaamfaysal9264 waxeee 😕

  • @fartuunosman2422
    @fartuunosman24223 жыл бұрын

    I love u♥️♥️♥️♥️

  • @ciisaha
    @ciisaha Жыл бұрын

    Manta o ah 12/6/2023 aya go'an ka qatay

  • @malapohchannel5399
    @malapohchannel53993 жыл бұрын

    Congratulations

  • @Wll___3
    @Wll___35 ай бұрын

    7/03/2024🤚😭😭😭

  • @shukrihassan6826
    @shukrihassan68263 жыл бұрын

    Subxanalah

  • @abdulkadirmusse5940
    @abdulkadirmusse59403 жыл бұрын

    Asc jasakalah kheyr wacyi badan iyo information ayad dadka siinaysa

  • @cabdisalaamfaysal9264
    @cabdisalaamfaysal92643 жыл бұрын

    Shanta boqol buuxiya uun janalkayga waxyar baa iiga hadhay500 sabscripta ahayd

  • @cabdisalaamfaysal9264
    @cabdisalaamfaysal92643 жыл бұрын

    Soo bookhda janalkayga

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial86683 жыл бұрын

    Wcs

  • @Abdirashidcalanle
    @Abdirashidcalanle3 ай бұрын

    M.n

  • @umu_cafiifa
    @umu_cafiifa2 жыл бұрын

    Mashallh😍🥰

  • @cabdicaziizismaciil7750
    @cabdicaziizismaciil77503 жыл бұрын

    WAAN0 DAREENKEEDA WADATA

  • @haaawodiiini4063
    @haaawodiiini40633 жыл бұрын

    Xaqiiq ayad kahadashay aniga hesaha alle wa iga madobeye waxn kajeclahay inaa wax kalo kadhegesto wayo faido malha wax nuna hada xaranta dhafi weyso wax dhaceyso ineey xalaasha dhadhan kuyelan shugran wll

  • @cabdiladhiif3741
    @cabdiladhiif37413 жыл бұрын

    Asxaabta xun iska ilaaliya ⚡️

  • @liltjay2228
    @liltjay2228 Жыл бұрын

    7 Sano Ayaa La NooLaHaY 😞😒😢

  • @abdirahmanali2490

    @abdirahmanali2490

    Жыл бұрын

    16 sanaan la noolahay. Sxb

  • @Joseph_abukar

    @Joseph_abukar

    10 ай бұрын

    ​@@abdirahmanali24908 year😢

  • @abdullahimohamed1243
    @abdullahimohamed12433 жыл бұрын

    Sxp qer allah ku siyo aniga waxs wan samena lkn cilada ad shegeso ma arko wlhi lkn wan is ila hada kadib qof an ila jirto wali daren u ma weyn alxm 🤲

  • @ayuubaxmedmedia

    @ayuubaxmedmedia

    3 жыл бұрын

    wll sigaarka cabitaankisa ugu horeeya Cancer lagama qaada dib ayuu ka yimaadaa sidoo kale marka uu ninku guursado ayuu la kulmi dhibkaan gaar ahaan markaad asbuucii maalin walba ama 3 beri kasta uu qofku samaynayo qofka gacantiisa aadaya cillad weyn ayaa haysata!!

  • @anasmohmedsomane4220

    @anasmohmedsomane4220

    3 жыл бұрын

    Zxp abdulahi is mashqul noloshada mashquli cuntada badqn iska yaree oo noloshada mashquli hdad wxbrsho adee hdii kle noloshada dhan mashquli wax alla awaxd ku mashquli. Karto ani hda wkhtigayga dhan wa isku jaan go’anyahy zxp wan iska dayay wlhi

  • @sayidmaxamedcali7612
    @sayidmaxamedcali7612 Жыл бұрын

    Allow iga madoobe😓

  • @cabdisalaamfaysal9264
    @cabdisalaamfaysal92643 жыл бұрын

    Walaalayaal hayla dhaafina sabscripta

  • @Jasmine18815
    @Jasmine188153 жыл бұрын

    More thnx

  • @nasranashaad1309
    @nasranashaad13093 жыл бұрын

    Aniga waxan maba fahmo sida loo sameeyo iyo waxay tahay alle imabaro

  • @nuuryare9982

    @nuuryare9982

    3 жыл бұрын

    hada ilhay kumatuso inta kumashaqesana allh kajaro

  • @mohameddayax2824

    @mohameddayax2824

    3 жыл бұрын

    Aduu MA NIN BAA TAHAY MARKAA

  • @rahmoabdi3186

    @rahmoabdi3186

    3 жыл бұрын

    😅😀😀😀😀😄🤣🤣🤣

  • @jamacabdirashid
    @jamacabdirashid Жыл бұрын

    222

  • @user-mi8nz5lr5e
    @user-mi8nz5lr5e Жыл бұрын

    😢😢

  • @abdikarimsubeer8665
    @abdikarimsubeer86653 жыл бұрын

    😍😍🥰🥰😍

  • @mustafeshaakir8758
    @mustafeshaakir87582 жыл бұрын

    Teacher

  • @xogsoor7755
    @xogsoor77553 жыл бұрын

    Subscribe isaar wllo adoo mahadsan insha Allah ka faa.idayso channelka