Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Madaxweynaha Ciraaq

Hoggaamiyayaasha Soomaalida ee Kenya, oo shalay kulan isugu yimid Nairobi, ayaa ugu baaqay dowladda in far muuqa laga daayo Soomaalida.
Magaalada Munich oo ka mid ah magaalooyinka ugu waaweyn uguna dadka badan ee dalka Jarmalka ayaa waxaa ku nool Soomaalida ugu badan ee dalkaasi.
Ururka Xisbullah ee Lubnan ee taageerada ka hela Iran ayaa Axaddii sheegay, in ay diyaaradaha aanan duuliyaha laheyn ku weerartay saldhigga Isra’il ee Buura Hermon oo ku yaalla buuraleyda Golan Heights ee Suuriya ee ay heysato Isra’il.

Пікірлер: 8

  • @mawadomacalin3774
    @mawadomacalin377415 күн бұрын

    ILAAHEY HA UGA SOO DAAYO Mamada WIILKEEDA Cadowga 🙌🙌🙌

  • @KhadarMohamed-lq1cr
    @KhadarMohamed-lq1cr15 күн бұрын

    Dhacdo naxdin badan illaahayoowvubgargaar hooyada dhiban.Aamiin.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed894315 күн бұрын

    Mahadsant walaalaashey sahro VoA 🎉🎉🎉🎉

  • @abshirali313
    @abshirali31315 күн бұрын

    Gaalkacyo baan idinkala socdaa. Nabad iyo caafimaad Allaha n siiyo

  • @SadaamcabadaleCabdilaahi
    @SadaamcabadaleCabdilaahi15 күн бұрын

    Asc magacayiiguwaa c/rashiid cabdlaahi coosh VOA waxan adika dhegeysanayaa Somaliland gar ah aan degmada sheekh

  • @user-wc6li7xt6v
    @user-wc6li7xt6v15 күн бұрын

    Voe somali Galab wanagsan War xaqiiq ah

  • @saamisomalilovepartnerexpe1857
    @saamisomalilovepartnerexpe185715 күн бұрын

    Maalin wanaagsan VOA Canada ayaan idinka dhagaysanayaa

Келесі