No video

Qosolka iyo Farxada Biyaha Macaan. Maashallah

Пікірлер: 117

  • @farhansamatar6537
    @farhansamatar65373 ай бұрын

    ilaahow aakhiro iyo adduukaba ku barakeey waxa aad qabatay Dowladd Africaanah maqabankarto

  • @Masdille
    @Masdille3 ай бұрын

    Masha Allah 1. Biyaha ✅ 2. Caafimaadka (i.a) 3. Iskuulada✅ 4. Wadooyinku way iska imaanayaan hadii Alle yidha. Ilaahayoow adoonkaagan khayr ayaanu ka aragnaye u Naxariiso dambigiisana dhaaf cimrigiisana u barakee. Aamiin

  • @khadarawil5658
    @khadarawil56583 ай бұрын

    ما شاء الله تبارك الله

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel583 ай бұрын

    Ilaahey ha kaa farxiyo sh c caziiz iyagana Ilaahey ha ku anfaco inti dhiibay miizaanka xasanaadka allaha u saaro Mar walba ummada islasmkaa dad wanasgsan ayaa ku dhex jira Allahu akbar ka biiraa wal xamdulilaahi kathiiraa wa subxaana laahi bukratan wa asiilaa

  • @baismail7521
    @baismail75213 ай бұрын

    Ubadkaa agoonta ah iyo hooyooyinkood sida aad ugu naxday ee aad bayd ay leeyihiin umada uga soo ururisay ilahay adigana bayd janada hakaaga dhiso haraadkii baad sabab u noqotay inuu ka ba.o ilahay wabiyada janada hakaa waraabiyo quraankii baad u furtay madarasad ay ka bartaane ilahay diinta ha kugu arsaaqo adiga iyo ubadkaagaba

  • @AweysAhmed-cl2qp

    @AweysAhmed-cl2qp

    3 ай бұрын

    Aamin wllky

  • @AweysAhmed-cl2qp

    @AweysAhmed-cl2qp

    3 ай бұрын

    Anaka dham rabi hainu arsaqo dintena macanka bdn❤

  • @baismail7521

    @baismail7521

    3 ай бұрын

    @@AweysAhmed-cl2qp amin yaa rabi

  • @marainid7626

    @marainid7626

    3 ай бұрын

    Aamiinyaarabbi

  • @habsamegraphics6508
    @habsamegraphics65083 ай бұрын

    Wll Abdiasis alle haka Abaal Mariyo Rabbi Anagana Hanaga Dhigo kuwa wanaga kugula tartama oo kaaga dayda agooma Badan oo daruufeysanna Dar Alle u Daryeela

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss2 ай бұрын

    أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤جزك الله خير الجزاء يا شيخ الله يحفظك ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @f.a.8290
    @f.a.82903 ай бұрын

    Masha Allaah Sheikh Abdiaziz Oogle wll adiga ayaa u sabab oo u kacay ariintaan quruxda badan Allaah (SWT) waxaan kaga barayayaa inu kugu daro misaankaga Xasanaadka maalinta ayna maalka iyo Owladu waxba anfici doonin, dunida dusheedana Allaah ha kugu barakeeyo oo ha kugu ilaaliyo Naftada ehelkaga iyo maalkaga iyo xoogaba Jazakallaahu kheyr

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i3 ай бұрын

    Allahu Akbar ❤️❤️❤️

  • @ayaanaabdi2880
    @ayaanaabdi28803 ай бұрын

    Sheekh cabdi caziiz geedo badan in lagu beero ayaa fiicnaan leheed Meel laharsado maleh marka guryaha laga so baxo Ilaahay ajar haku siiyo

  • @NewsFusion24

    @NewsFusion24

    3 ай бұрын

    Sakaddii hore ayaan arkayay, guri kasta geed bay ku hor beerayeen, waliba ay soo abqaaleen oo xoogaa baxay. haddii aanay immika joojin.

  • @Kaahanuura12

    @Kaahanuura12

    3 ай бұрын

    ajirkeda alla ma idinka hojiya adiga iyo inta ka qeyb qadati howshas allaha idinku garab gala ana waxan jeclhy inan ka qeyb qata insha allah🙏

  • @bazeera5520
    @bazeera55203 ай бұрын

    Allahu Akbar Allah ha usiyaadiyo.umada illahay xaqa Diinta islaamka oo Ku dhaqmana Allah ha ugu daro ,kiwi Ku xamdinaqa ramadaan Allah haka dhigo.ameen

  • @abdihassan8244
    @abdihassan82443 ай бұрын

    Manshallaah tabarakallaah allxamdullaahi rabil calamiina allaahu akbar

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu59663 ай бұрын

    Mansha Allah tabarakallah

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu59663 ай бұрын

    Amiin yarabi

  • @Sara_1431
    @Sara_14313 ай бұрын

    Masha a Allah tabaraka Allah ❤❤

  • @seynabsiman8209
    @seynabsiman82093 ай бұрын

    Masha allah ❤ allahuma baarik

  • @SafiyosheekhCabdi-iz5lm
    @SafiyosheekhCabdi-iz5lm3 ай бұрын

    Mashaa alh alhoow cadaabta kaxureey walhi wa ooyayey farxd darteeed

  • @bilanmohamed4598
    @bilanmohamed45983 ай бұрын

    Mnsha allah sheekh alle abaalkaga jano ha ka dhigi

  • @AxmednuurReermagaal
    @AxmednuurReermagaal2 ай бұрын

    Masha Allah macalin Allaah wax wanagsan ha ugu badalo cidi wax ku darsatay❤❤

  • @L19680
    @L196803 ай бұрын

    Ilaahey sida ugu gargaarteem masaakiinta aakhiro iyo aduun haidin kugu gargaaro aamiin

  • @maryanl804
    @maryanl8043 ай бұрын

    Masha allah tabaarakalah

  • @sacdisharif7636
    @sacdisharif76363 ай бұрын

    MashaALLAH SHEKH Abdulaziz Oogle.

  • @____Cumar____
    @____Cumar____3 ай бұрын

    Mnsha allah samafalka aad umada u haysaan alle ha idinka abaal mariyo qof muslim oo aad farxad galisaa qiima sare ayey leedahay barakooba wll abdiaziz Oogle adiga iyo walalaha kaleba aamiin.

  • @hibohassan3177
    @hibohassan31773 ай бұрын

    Maasha'Allaah Baarakallaah Waa ilaah xamdigii Mahad aan lala wadaagin Asagaa leh. Adigana jizaakallaah u janna.

  • @user-rn1qx3bu3b
    @user-rn1qx3bu3b3 ай бұрын

    ماشاء الله تبارك الرحمن جزاك الله خير الجزاء ❤❤

  • @saidamohamedyarow6455
    @saidamohamedyarow64552 ай бұрын

    Masha Allah alxadulilah Allah akbar

  • @Naisa641
    @Naisa6413 ай бұрын

    Alxamdulillaah Dhirta badan halagu beero inshallah

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan59953 ай бұрын

    Masha.allaaah ilaah haka ajar siiyo adiga iyo intii ka qeyb qadatay 🤲🤲

  • @Mshaami
    @Mshaami3 ай бұрын

    Mansha Allah walaal Cabdicasiis shaqo wacan

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed74593 ай бұрын

    Allaahu akbar

  • @ismaelhibo5006
    @ismaelhibo50063 ай бұрын

    جزاك الله خيرا في دنيا و اخيرا اللهم احفظة بعينك لتي لا تنام اللهم اجعلنا موحسنين و موحسنا ❤

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad33333 ай бұрын

    MAASHA ALLAAAAAH TABAARAKALAAH LAA QUWATA ILAA BILAAH. ALLAHA IDINKA SIIYO AJIR IYO XASANAAD AAN LA SOO KOOBI KARIN DHAMAAN INTII KA QAYB QAADATAY OO UGU HOREEYO SHEEKH CABDICASIIS AAAAMIIIIIN. 🤲

  • @abdirahmanhersi4853
    @abdirahmanhersi48533 ай бұрын

    Masha allah jazakalah

  • @safamarwa3597
    @safamarwa35973 ай бұрын

    Maansha Allah tabaaraka ALLah

  • @farhiyasaid697
    @farhiyasaid6973 ай бұрын

    Masha Alaah Masha Alaah

  • @sacadabdirahman1409
    @sacadabdirahman14093 ай бұрын

    ماشاء الله تبارك الله Sheekh xaafadu hlkee ku talaa

  • @user-ns4sr9gz9e
    @user-ns4sr9gz9e3 ай бұрын

    Sheekhyga sheekh Abdul aziz oogle ❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir14953 ай бұрын

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf70743 ай бұрын

    Maasha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @HudaMohammed-bj4ys
    @HudaMohammed-bj4ys3 ай бұрын

    Masha allah dhirta in lagu beerana waan rajeyneena inshaa allah

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel3 ай бұрын

    Mashallah tabarakallah farxad wlhi allah malinta wayn culeskeeda idinma tuso sheikh oogle io wllha kaleba ❤❤❤❤❤

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir99153 ай бұрын

    manshaa Allah tabaarakalah ❤️ waa nicmah marhaday biyo heleen

  • @lindaaxmed1913
    @lindaaxmed19133 ай бұрын

    Ootoloow meshani waa halkee masha'alaah tabarakalaah .

  • @user-iu2vz2gy1t
    @user-iu2vz2gy1t2 ай бұрын

    ماشاءالله تبارك الرحمن ♥

  • @user-zc7wj7og7b
    @user-zc7wj7og7b3 ай бұрын

    Mansha allah tabaraka arrahman

  • @hfg2420
    @hfg24203 ай бұрын

    ماشاء الله تبارك الله الحمد الله جزاكم الله خير ❤❤❤❤❤❤

  • @mustafNune
    @mustafNune3 ай бұрын

    Qubeesta masha allah

  • @fardusfardus4152
    @fardusfardus41523 ай бұрын

    Kkkk, maasha Allaah.wll sh, cabdulcaziiz.Allah swt.hakaaga farxiyo.sidaad uga farxiso.dadka.walalaheena ah❤

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf41693 ай бұрын

    Maashaa allaah baarakallaah

  • @fadumoshukri673
    @fadumoshukri6733 ай бұрын

    maanshha alaah waa wax qabad umadeedoo run ah waxaan rabaa meel aan kaala soo xiriiro habaryar

  • @taxanemediapro7380

    @taxanemediapro7380

    3 ай бұрын

    Lanbarka shaashadda saaran

  • @deeqaahmed2733
    @deeqaahmed27333 ай бұрын

    Masha allah

  • @zahromowlid5790
    @zahromowlid57903 ай бұрын

    Manshaallah, tabarakallah

  • @muna8565
    @muna85653 ай бұрын

    Maasha Allah tabaaraka Allah ha u siyaadiyo

  • @umufatuma7472
    @umufatuma74723 ай бұрын

    Masha Allah khayr badan allaha ku siiyo

  • @fadumo2199
    @fadumo21993 ай бұрын

    Madhallah illahsy ajar iyo xasanaad farabadan hakaadiiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra17473 ай бұрын

    MaashaALaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-rf2jz8qd3j
    @user-rf2jz8qd3j3 ай бұрын

    Allaha dinka ajarsiiyo dhamaan waxaan rajeyn inaan maalin uun dadka agoonta ah wax u qabto insha Allaah

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas18103 ай бұрын

    Alxamdulilaah Masha allahha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @quruxoday533
    @quruxoday5333 ай бұрын

    Maasha Allah tabaarakalaah allah ha calfo meeshani waa halkee ayay ku taalaa

  • @marainid7626
    @marainid76263 ай бұрын

    Maashaa Allaah tabaarakallaah Alxamdulillaah

  • @NaimaMahamud-fm1bp
    @NaimaMahamud-fm1bp3 ай бұрын

    Masha allah jasakallahu kheyr

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel65593 ай бұрын

    ماشاءالله الله اكبر

  • @user-oc5bd5gq1d
    @user-oc5bd5gq1d3 ай бұрын

    Masha allah alle ha ubarakeeyo

  • @user-fp7ol1mo5f
    @user-fp7ol1mo5f3 ай бұрын

    Maasha Allah Barakallah

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf3 ай бұрын

    ماشاء الله تبارك الله

  • @cambeosman2504
    @cambeosman25042 ай бұрын

    Rabbi ayaan kuu waydiin wll aduunyadana wax aad ku faraxdo aakhirana janatul fardawsal aclaa incha allh🎉

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr3 ай бұрын

    Masha Allah Gaaldiid Allah haku Gargaaro

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan3 ай бұрын

    Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha ❤❤❤

  • @alixsaansom
    @alixsaansom3 ай бұрын

    Boqolaal hay'ado ayaa ka jira dalka in ka badan 50 sano ayay joogan lakin baarakallahu inta gacanta kageysatay in ceelkan mudo gaaban lagu haweeyo. Waxa aan aaminsanahay in wax ka bdan lagu qaban lahay hadii ay hay'adahaa sidaan oo kale ay wax ugu qaban lahaayen dadka iyo dalka lakin waa tuugo ku nool umada xoolaha lagu soo amaaneestay .

  • @abdallabro11
    @abdallabro113 ай бұрын

    Masha Allah sheekh abdul Aziiz dar Alle aya ku jeclahay from Kenya ❤❤❤❤

  • @ruweydaahmed9065
    @ruweydaahmed90653 ай бұрын

    Masha allah🎉🎉❤❤

  • @ShamsoShamso-bp6un
    @ShamsoShamso-bp6un3 ай бұрын

    الحمدلله يارب

  • @safamarwa3597
    @safamarwa35973 ай бұрын

    siyaasiyiintu way garanwaayeen inay intaa qabtaan in ay dadka rasaas isugu dhiibaan mooyee

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada3 ай бұрын

    الله أكبر❤الله أكبر

  • @bilanmohamed4598
    @bilanmohamed45983 ай бұрын

    Xafadu waa halkee

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr3 ай бұрын

    Allah hu Akabar

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g3 ай бұрын

    Dhir ku beerta markaasay nimco noqonaysaa marhadii biyo ilaahay siiyay isagaa mahadle kadib dadka ceelka qoday merl dhirkabeertaan mahaystasn tolow dhulkaa ale leeyay ayaa iyar looqiyaasay waankanaxay dadkaa dhan intasleeg inyarbaa lagu soo uruuriyay 😢ilaahay kacabsanmaayaan kuwa dawlada haystaa iyaguna xoolahii dadweynahay cunayaan daaro kajeexdeen masaakiintiin dhulkiibay kucashuureen miyay uiibiyaan hadsyna hayn ilaahay kacsbsanmasyaan kuwa dawlada ushaweeyaa inteena uguxun ayaa xukunka hesha ama kusoouruura biyaha ceelka waankufarxay dadka lacagta bixiyayna uduceeyay iyo dhiska dawladu inay dhulweyn uiibisay ahayd

  • @user-hk2pu8cw2m
    @user-hk2pu8cw2m3 ай бұрын

    Sh lambar kaga ayaan raba

  • @aminaali9208
    @aminaali92083 ай бұрын

    Allaha Akbar

  • @user-tr7pk5qe3r
    @user-tr7pk5qe3r3 ай бұрын

    Alhamdullahi ❤❤❤

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf56293 ай бұрын

    Wax fiican ayaad samayseen adiga iyo cidda ka qayb qaadatayba Hadii dadku isku tagaan wax badan ayaa la qabsan karaa lk sidaan hore u iftiimiyey dadka masuuliyada umaddan haya umadda wax dan ah kama laha xataa qaadhaanka meelahaas laguma arko waana shaqadoodii hawlahan iyo in badan oo kale oo dayac ku nool markaa shacabku ha isku tashado

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature13 ай бұрын

    Masha Allah

  • @hfg2420
    @hfg24203 ай бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤❤❤❤

  • @FadumoYusuffaadumoo
    @FadumoYusuffaadumoo3 ай бұрын

    الحمدلله

  • @user-fu3kl7hg1o
    @user-fu3kl7hg1o3 ай бұрын

    Masha Allah ❤❤

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy3 ай бұрын

    Maashallah ❤😮

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed7033 ай бұрын

    Maanshaa Allaah

  • @ibrahimmuxumed422
    @ibrahimmuxumed4222 ай бұрын

    Mashaa allaah

  • @KMM1997
    @KMM19973 ай бұрын

    MashaAllah

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9i3 ай бұрын

    😊

  • @haras2143
    @haras21433 ай бұрын

    RABI AYAA MAHAD OO IDIL U SUGNAATY IDINKA IYO MUSLIMIINTIII LA BAXY OO IDIL ALLE AJIR IYO XASANAAD HAKA SIIYO AMIIN🤍

  • @L19680
    @L196803 ай бұрын

    Waxaan haysaan shaqadi kuma madaxda sheeganaya loogu tala galay ilaahey ha idin xifdiyo dhamaantiin

  • @user-tr7pk5qe3r
    @user-tr7pk5qe3r3 ай бұрын

    Ar Geeedo Badann ha Lagu Abuuuro Wayooo dhulka wu Siii wacnaaaan

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada3 ай бұрын

    ماشاءاللہ❤

  • @dareenujoog6293
    @dareenujoog62933 ай бұрын

    Aloow Qeer badan ku sii Adoon iyo Aaqiro

  • @user-qk8cp5yw8k
    @user-qk8cp5yw8k3 ай бұрын

    Mansha Allah 😂😂😂😂😂😂🎉

  • @issacksheikh4
    @issacksheikh43 ай бұрын

    M.a

  • @user-fu3kl7hg1o
    @user-fu3kl7hg1o3 ай бұрын

    ❤❤

  • @asilimohamed7322
    @asilimohamed73223 ай бұрын

    Sheikh waxaad ii soo qortaa tellfoonkaaga please please.

  • @farhiahussein3382
    @farhiahussein33823 ай бұрын

    Shiq imisa ku baxday ceelka