Qisooyinkii Wardiga laga faiday

Qiso ku dhacday Gabar caana oo Allah aoo hanuniyay #Filsancafifa

Пікірлер: 118

  • @ahmedgaboow7309
    @ahmedgaboow73093 жыл бұрын

    Filsan walaashey u sheeg marka duubaysid alhlu dikri in iisoo duceeyaan allaah caafimaad taam ah isiiyo

  • @munocalicalasow4124
    @munocalicalasow4124 Жыл бұрын

    Salallaahu caleyhi wasalim

  • @naduushxalane8464
    @naduushxalane84643 жыл бұрын

    Kama daalaayo abaayo inaa kaaga mahadceliyo alaabahaaga tinta wlhi waad na qurxisay allaha ku qurxiyo aduun iyo aaqiro, qofkii si alle ka cabsi leh oo nadiif eh u ganacsado oo wax tayo xun bulshadiisa u keenin ilaahaa sharfo waana shatafta aad maanta ledahay ood kusuntantahay. Dhamaan ganacsatadeena yar iyo ween intaas allaha waafajiyo iyakane. Shukran

  • @freepalestine8701
    @freepalestine87013 жыл бұрын

    Manshaa Allah Xabibti

  • @umurashaad6869
    @umurashaad68693 жыл бұрын

    Mashaallah aallaha idin xifdiyo kuligiin inshaallah macanto

  • @TIMIRQOLOFMALEH2024
    @TIMIRQOLOFMALEH20243 жыл бұрын

    Jazaakallahu kheyran ukhtii filsan allaha ku barakeyo walashey

  • @drfatxisaciid7363
    @drfatxisaciid73633 жыл бұрын

    Aamin aamin dhamanteen xapiptii

  • @seasesa1365
    @seasesa13653 жыл бұрын

    جزاك الله خير

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali92733 жыл бұрын

    Aamiin abyo markast wanaga nalajecel oo na dhirigalisa Alle hakuxafido aduun iyo akhiro alle wax kudhibo kuma tuso adiyo familiga 🤲❤🥰❤❤❤❤

  • @sacido9681
    @sacido96813 жыл бұрын

    Masha AllaH ❤️

  • @sucaadsucaad7754
    @sucaadsucaad77543 жыл бұрын

    Masha Allha abayo

  • @rumanmohamed3539
    @rumanmohamed35393 жыл бұрын

    M.A filsaney Allah kuhifdhiyo Abayo qali

  • @oumahawa6414
    @oumahawa64143 жыл бұрын

    Machallah tabaraka oukhti fi allah shoukran jazillan

  • @munaali271
    @munaali2713 жыл бұрын

    Masha allaah jasakala qeer

  • @zuneyraabdi9189
    @zuneyraabdi91893 жыл бұрын

    Masha allah waa qiso cajiiba Allahu akbar💕

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture40143 жыл бұрын

    Masha Allaah walaal qaali guulayso insha Allaah

  • @zuneyraabdi9189
    @zuneyraabdi91893 жыл бұрын

    Masha allah xabiibti, alle dartii Ayaan kuu jeclahay jazaakalllahu qeyran abaayo quruxey 😘

  • @pheynuus9840
    @pheynuus98403 жыл бұрын

    Masha Allah abyo jazakuma Allah kheyrul jazaa shugran xabibty

  • @fatimabintalib1712
    @fatimabintalib17123 жыл бұрын

    Mzha alh wlshey filsan alha ku xifdiyo adun iyo akhiraba

  • @jiijomohamedyusuf7809
    @jiijomohamedyusuf78093 жыл бұрын

    Masha Allah abayo

  • @farhiyacabdi5952
    @farhiyacabdi59523 жыл бұрын

    Amiin abayo adna sidhokale Allah hakuxifdiyo

  • @salminamohmmed6378
    @salminamohmmed63783 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @B-Abdull
    @B-Abdull3 жыл бұрын

    Ilahy hakubarakeyo adun iyo aquro abayo

  • @f.n6491
    @f.n64913 жыл бұрын

    MashaAllah Tabarakallah Jumca Mubarak sister

  • @motivatingandrelaxingchann4044
    @motivatingandrelaxingchann40443 жыл бұрын

    Masha Allah.may ALLAH Protect you and reward you My sister.

  • @qadanaxmed9023
    @qadanaxmed90232 жыл бұрын

    Walaashay filsan wanku salamay walaal waaxaan kaarabaa gabadhii akhriyi jirtay surad kadib dhashay sadex cunug

  • @fatimamuse2691
    @fatimamuse26913 жыл бұрын

    Masha allah filsan khayr badan dajiya Ana ku markhati ya in lagu degayo allah adiga iyo reerkagaba ha xiftiyo

  • @ayaanmaxamed4253
    @ayaanmaxamed42533 жыл бұрын

    Amiin yaa rabi

  • @riyadaoscar6613
    @riyadaoscar66133 жыл бұрын

    Masha Allah tabaraka Allah my Allah swt bless you and rewards all your beautiful family Allahuma Ameen

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji68213 жыл бұрын

    Wcs Aabyo filsan masha Allah Allah haku xafido adiga qosalka Aamiin Yaa rabi jizakalaha qeer Aabyo macan ❤❤

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride3 жыл бұрын

    Mashallah mashallah

  • @faraxhoodo6897
    @faraxhoodo68973 жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خيرا 💝💝💝💝

  • @rahma-raysso6552
    @rahma-raysso65523 жыл бұрын

    Aid mubarak oukti filsan, machaallah.

  • @mmuse5803
    @mmuse58033 жыл бұрын

    masha allaah

  • @Eedocibaado1955
    @Eedocibaado19553 жыл бұрын

    Walalaaley ilahay janda haku geeyo dad badan ayaad Allah udhawysay qisooyinkaga so badi

  • @mohmaedabdulaahi1868
    @mohmaedabdulaahi18683 жыл бұрын

    Manshaaa alaaah abaayo

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali14203 жыл бұрын

    Mashallh

  • @marwobuni9872
    @marwobuni98723 жыл бұрын

    Masha Allah 😍 ciid wanaagsan oo wacan walaalaha qaaliga ah yaa ila arkay sida fudud ee raxmad ay ku dhan tahay ee Rabbi noogu galadaystay Rabadan aad u qiimo badan oo aad u qaboow oo xataa cibaadadu ay noqotay mid aanan laga sheekayn karin Allahu Malakal Hamdu ❤️ qiso qiimo badan ilaahay hana mideeyo waan iska dhicin karnaa cadowgeena 🤲 hadaan maqalno qolka Rabbi ee ah toosnow sida aan kuu amray ( Fastaqim Kama Umirta ) ya Rabbi noo naxariiso 🤲 ya Rabbi u naxariiso walaaleheen Palestine 🤲 jazaka’Allahu khairan habibti 🤲❤️🤲

  • @deeqaali6509

    @deeqaali6509

    3 жыл бұрын

    Alla Maashaallah Ramadan macaan badanoo ahaay Raxmaanka hanaga aqbalo🤲🤲🥺 Ramadaano badan illahey nabad caafimaad iyo Iiman buuxa hanagu gaarsiiyo

  • @marwobuni9872

    @marwobuni9872

    3 жыл бұрын

    @@deeqaali6509 Amen Ya Rabbi 🤲

  • @milgocaress7879
    @milgocaress78793 жыл бұрын

    Asc. Mansha Allah. Horey usoco walashey wankuxisney jazakumulahu kheyr

  • @farxiyaapdy6137
    @farxiyaapdy61373 жыл бұрын

    Jasakalaah khayr wllo filsan wllo waad nagala daahdaa qisooyinka ee noo so dadaji

  • @yaasmiinriyaaq9925
    @yaasmiinriyaaq99253 жыл бұрын

    Thankz

  • @munayasmiin9561
    @munayasmiin95613 жыл бұрын

    Jumce mubarik wllshy qli

  • @sucaadahmed4775
    @sucaadahmed47753 жыл бұрын

    Asc wrb abayo mashaa allha

  • @randaamin1386
    @randaamin13863 жыл бұрын

    Eid mubarak 😘✨💖

  • @ifrahyusuf2816
    @ifrahyusuf28163 жыл бұрын

    Amiin amiin

  • @mahadoabdullahi4477
    @mahadoabdullahi44772 жыл бұрын

    Abyo wan kuraba xage kala hela khayr rabbi hakusiyo insha Allah

  • @saidomohamed101
    @saidomohamed1013 жыл бұрын

    Masha alah tabarakalah rabi haku cifdiyo filsan jazakalah ani xitaa hda wan sexanaya wana dhagaysanaya masha alah

  • @ahmedgaboow7309
    @ahmedgaboow73092 жыл бұрын

    Amiin

  • @faraxhoodo6897
    @faraxhoodo68973 жыл бұрын

    Taleefan kaaga waan waayay abaayo

  • @sahracuud8139
    @sahracuud81393 жыл бұрын

    Amiin abayo jasakumulaah ciid mubarak

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame73103 жыл бұрын

    Wcs sharafeey horay usoco abayo macan allaha ku xifdiyo allaha ku barakeeyo aamiin aamiin aamiin yaa allah yaa rabbi 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali14203 жыл бұрын

    Haku xifdiyo walashen

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille48923 жыл бұрын

    Asc abaayo mcn mashaAllah idd mubarak

  • @umumunira4982
    @umumunira49823 жыл бұрын

    AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN 🤲 AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN 🤲 AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN 🤲

  • @MLS_MOE1
    @MLS_MOE13 жыл бұрын

    Waan ku seexada qisooyinkagaaa xalay anoo dhegyisaanaayaa baan seexaday waan kugu riyoodaay maansha allaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @filsancafifa4119

    @filsancafifa4119

    3 жыл бұрын

    Masha Allah qali qeer maigu riyootay

  • @hamdijaamac-6433

    @hamdijaamac-6433

    Жыл бұрын

    Wllo inanta lanbarkeda ii sheeg

  • @hamdijaamac-6433

    @hamdijaamac-6433

    Жыл бұрын

    ​@@filsancafifa4119 wllo lanbarkaga ii sheeg an ku duceye😞🤲

  • @faadumojumucabdicasiis6858
    @faadumojumucabdicasiis68583 жыл бұрын

    Masha allah wanagsan oo wacan cisi iyo shar ku nolow abayo

  • @faadumojumucabdicasiis6858

    @faadumojumucabdicasiis6858

    3 жыл бұрын

    Cisi iyo sharaf igu nolow abayo

  • @B-Abdull
    @B-Abdull3 жыл бұрын

    Walahi ii so duceya inu ilahy igu arzaqo owlada salax ah

  • @ikranadamali4383

    @ikranadamali4383

    3 жыл бұрын

    Ilahay caruur khayr badan hakusiiyo amiiin

  • @drfatxisaciid7363

    @drfatxisaciid7363

    3 жыл бұрын

    Allah ku siyo kuwa badan barakeysan apaayo

  • @naduushxalane8464

    @naduushxalane8464

    3 жыл бұрын

    Kuwiqeeyr badan oo baariyaal ah allaha kugu arzaaqo oon soo daahin

  • @khaaliabdullahi9694

    @khaaliabdullahi9694

    3 жыл бұрын

    abayo istiqfaarta badi insha Allah waad heli caruur

  • @luulabdullhi1852

    @luulabdullhi1852

    3 жыл бұрын

    Owlaad adun iyo Akhiro ku anfaca Allaha ku siiyo qaali

  • @hindiaabdirahman3696
    @hindiaabdirahman36963 жыл бұрын

    Wcs

  • @abdullahiborai8072
    @abdullahiborai80723 жыл бұрын

    Jazakallah sister I know your busy but please finish the qisa it left us in suspense and try to release more qisad if you can inshallah

  • @ayaannuura2457
    @ayaannuura24572 жыл бұрын

    Wlo sana ku soobiraaha

  • @fartunosman7167
    @fartunosman71673 жыл бұрын

    Asc habo

  • @najmafunworld569
    @najmafunworld5693 жыл бұрын

    My dear sister what you are said chech my life jazallha my lovely sister

  • @hindiaabdirahman3696
    @hindiaabdirahman36963 жыл бұрын

    Aamn

  • @zahrakeynan205
    @zahrakeynan2053 жыл бұрын

    Allah hakubarikyo walshy qolka saliga nabiga (s.a.w) igusodar

  • @naduushxalane8464
    @naduushxalane84643 жыл бұрын

    Markaa caajis dareemo ama aan dareemo inaa aakhiradeyda ka gaabiyay chanal kaagaa imaadaa iimaaniyaat fowq ey dhahaan carabta

  • @sowdamaxamad7693
    @sowdamaxamad76932 жыл бұрын

    Asc Walaalahay Qisas Aldikir dhamantii inta Aqrisato igu soo Duceeyaa in uu ilahay igu Arsaqo guur khayr qaba inta ii soo ducayso waxay jecel yihin ilahay haku Arsaqo Aaamiin yarabi Guur baan aad u raba ee ducada igu soo dara Walaalahay aan jeclahay❤❤

  • @mahadoabdullahi4477

    @mahadoabdullahi4477

    Жыл бұрын

    Rabbi hakusiyo guur khayr qaba ah insha Allah

  • @najmaelmimussanajma4676

    @najmaelmimussanajma4676

    Жыл бұрын

    Allah haku siiyo xbbt

  • @nincoxaajiaydiid6461
    @nincoxaajiaydiid64613 жыл бұрын

    Asc

  • @hafsakhalif5629
    @hafsakhalif56293 жыл бұрын

    Masha Allah Allaha idinbarakeeyo walalaha meeshan iskuguyimid iyo walasheen filsan Allaha noosakhiro khayrka anigu kunba 1000 magaarsiinkaro Digriga maalinkaan gaarsiiyo waxay iguqaadataa maalin dhan marka bal Noofa,ideeya sida ugufudud

  • @ayaanxaaji3600

    @ayaanxaaji3600

    2 жыл бұрын

    Mcnt wxaa jira aald aan. Kuxisabsaneyso ood. Farta intaad surato aad shaqadaada qabsanee afkana wad ka aqrinee inta jeer aad dhaheyso asagaa kushegaa hakacajisin uun

  • @hibaaqaadan8024
    @hibaaqaadan8024 Жыл бұрын

    Asc digriga markan bilaabay iyo baqara xanuun ayaN u jiifsaday iso duceeya hablo mana joojin wan wada

  • @hamdijaamac-6433
    @hamdijaamac-6433 Жыл бұрын

    Wllo lanbarkaga sen ku helay😭

  • @lubiqaran9462
    @lubiqaran94623 жыл бұрын

    Asc wllo pls meel aan kalso xidhadho isheega

  • @gobaadkaliil1614
    @gobaadkaliil16143 жыл бұрын

    Asc wll filsaney riyooyinka maad fasirta wan kula wadgi laha si aad igu fasirto ,ama cid fasirta igu xidha plz

  • @yaasmiinriyaaq9925
    @yaasmiinriyaaq99253 жыл бұрын

    asc wllo

  • @ahmedgaboow7309
    @ahmedgaboow73093 жыл бұрын

    Asc ikhwaani iisoo Duceey in allaah i caafiyo

  • @nasteexonalka2779

    @nasteexonalka2779

    3 жыл бұрын

    markasto dhahdaa iiso duceya mela badan kugu arkay intee ku xanuuneyso

  • @nasteexonalka2779

    @nasteexonalka2779

    3 жыл бұрын

    mideeda kale adiga duceyso qofne ha dhihin iiducey wlh adiga ilhey cidne idima dhaxeyso

  • @ahmedgaboow7309

    @ahmedgaboow7309

    3 жыл бұрын

    Abaayo marka wax duubaysid walaalaha Iga gaarsii ahlu digriga ah in allaah i caafiyo

  • @ahmedgaboow7309

    @ahmedgaboow7309

    3 жыл бұрын

    @@nasteexonalka2779 jzk jismiyan ruuxiyan u xanuunsanahay shayaadiin jini sixir Xasad iyo xanuun kale hurda xumo filsan Chanel Iga gaarsii

  • @nasteexonalka2779

    @nasteexonalka2779

    3 жыл бұрын

    @@ahmedgaboow7309 wll rag miyaa tahy mise horta ilhey haku caafiyo mideeda kale ma is cilaajisaa adiga

  • @sahradaaud.8139
    @sahradaaud.81393 жыл бұрын

    Asc walashay telka iso qore fadlan waxan ahay hooyo aad uu dhiban canugna ka xanusanyay ee fadlan telkaga igu cawi. Xalkay kuma soo gudbinkara dhib ii haysata jasakallah Allah khayr.

  • @drfatxisaciid7363
    @drfatxisaciid73633 жыл бұрын

    Number kaada ayan rapay apaayo WhatsApp inaa kala so xariira

  • @yasmingaal3654
    @yasmingaal36543 жыл бұрын

    Asc abayo gabadhas oo kala ahaye ee waa in aan racaa sidee samese

  • @nasroyusuf3486

    @nasroyusuf3486

    3 жыл бұрын

    Baqra aqriso ama shido way ku angacaysa astaqfarta iyo laa xawlada aqri oo badi

  • @hassanjama3302
    @hassanjama33022 жыл бұрын

    4415131 wankusodhwany

  • @nasrajamahassan5330
    @nasrajamahassan53303 жыл бұрын

    Barakalaah, Maashaa Alaah ,.Alaha ku Xafido, Alaha nawada Xafido. . Aamiin Yaa Alaah. Jazakalaah Qeeyran.

  • @Unknown12808
    @Unknown128083 жыл бұрын

    Asc

  • @nincoxaajiaydiid6461
    @nincoxaajiaydiid64613 жыл бұрын

    💗💗💗💗💗💗👍👍👍👍