Qiso mucjisaa adaa yaabi doona

#qiso cusub Sheekh Axmed jaamici

Пікірлер: 176

  • @filsancafifa4119
    @filsancafifa41195 ай бұрын

    رَبِّ إِنِّي لِمَا أَنزَلْتَ إِلَيَّ مِنْ خَيْرٍ فَقِيرٌ “ waatan ducadii

  • @filsancafifa4119

    @filsancafifa4119

    5 ай бұрын

    Dhamantii waxaan idin jeclahay Allah dartiis 🙏❤❤❤

  • @Benkub123

    @Benkub123

    5 ай бұрын

    @@filsancafifa4119 we love you too sister ❤️

  • @freepalestine8701

    @freepalestine8701

    5 ай бұрын

    We love you more Xabibti ❤😊

  • @hodannutritionistgirl8226

    @hodannutritionistgirl8226

    5 ай бұрын

    Wllo khayer qabto ayaa tahye

  • @khawlamohamed7860

    @khawlamohamed7860

    5 ай бұрын

    ​@@filsancafifa4119 Allahu Akbar Walahi Qisadan aad ban uga Helay ilahow u barakee Amalkoda iyo Gabadhi ku Guursaday Ducadii Aamiin Abayoy ino soo Badi Ducadan Fadlikeda

  • @Intisarcreates
    @Intisarcreates5 ай бұрын

    Rabbi innii limaa anzalta ilayya min khayrin faqiir❤

  • @hanisalah7931

    @hanisalah7931

    5 ай бұрын

    JazakAllah khair

  • @abuxamzaxariiradcabdilaahi3422
    @abuxamzaxariiradcabdilaahi34225 ай бұрын

    Masha alaah ilahay ha ku barakeyo wlshay filsan kahiye wa gabadh ilahay darti ku jecel ilahay ha inagu kulmiyo janatul farduusa amin amin yaa rabi

  • @balkisindho7093
    @balkisindho70935 ай бұрын

    ماشاء الله تبارك الرحمن soo noqosho wngsn maaami alhamdullillah hadad nabad qabto ❤

  • @freepalestine8701
    @freepalestine87015 ай бұрын

    Abaayo Filsan I love you for sake of Allah . Mashaa Allah ❤ May Allah SWT reward with jannah, Amiin

  • @filsancafifa4119

    @filsancafifa4119

    5 ай бұрын

    Thank you Abaayo May Allah reward you

  • @freepalestine8701

    @freepalestine8701

    5 ай бұрын

    Amiin Xabibti 🤲🏽💖

  • @user-xt1ys1kd4h

    @user-xt1ys1kd4h

    4 ай бұрын

    ​@freepalestine87❤❤❤😂😂😢😢01

  • @ZamzamAbdiDhuhil-om8zk
    @ZamzamAbdiDhuhil-om8zk5 ай бұрын

    Amiin amiin abayao caruur qeyr badan laaha siiyo

  • @user-st6iw6xh1f
    @user-st6iw6xh1f5 ай бұрын

    Iso ducya anika ilhy inu ika dul qado culska ilhy i inu ifuro faraj ilhy iso baryaaa ilhy dartiis😢😢😢😢😢

  • @user-hx2md6rl7r

    @user-hx2md6rl7r

    3 ай бұрын

    Ilaa hay khayr haku siiyo habar edo

  • @user-hx2md6rl7r

    @user-hx2md6rl7r

    3 ай бұрын

    ❤❤

  • @SmilingBilliards-hi7ke
    @SmilingBilliards-hi7ke5 ай бұрын

    Masha alah habo jasakalh kher ❤

  • @samiaahmed3224
    @samiaahmed32245 ай бұрын

    Masha allah Filsan kaahiye jzklh kheyr wan ku xiisnay qisooyinka quruxda badanaa nosoo celi. Dhiira gelin ayee noo tahay.

  • @user-hx2md6rl7r
    @user-hx2md6rl7r3 ай бұрын

    Haye habararo waad wanaag san tahay❤❤❤

  • @qaalimusse8365
    @qaalimusse83655 ай бұрын

    Masha alh habo❤

  • @user-ty3tu6dl4r
    @user-ty3tu6dl4r5 ай бұрын

    Thank you very much abayo Allah ha baarakiyo aduun iyo iqiraba ❤

  • @faaa2396
    @faaa23965 ай бұрын

    JazaakaAllah kheir wal

  • @hooyomacaan4106
    @hooyomacaan41065 ай бұрын

    Jazakh Allah khayr❤❤❤❤❤❤❤.

  • @Ramlo713
    @Ramlo7135 ай бұрын

    Masha Allah abaayo allaha ku xafido adiga iyo sowjkada iyo caruurtada ❤❤❤❤

  • @NaciimoCabdi-fe7ml
    @NaciimoCabdi-fe7ml4 ай бұрын

    Jazakallah kheyr❤

  • @nasteexonour7731
    @nasteexonour77315 ай бұрын

    Mansha allah allahuma baarik

  • @faaa2396
    @faaa23965 ай бұрын

    MaashaAllah TabaarakaAllah.

  • @ZamzamAbdiDhuhil-om8zk
    @ZamzamAbdiDhuhil-om8zk5 ай бұрын

    Abaayo waa zamzam aniga waxa walbo sameyay iyo qof walbo qisadiis dhagesto ma galeso qalbigeyag lkn adiga mar al.markaa qisadad dhegsto waan qashacuu wlhi alaah dartiis bana ku jacakayahay abaayo sababa u noqo inan wadad alaah idiinku raco

  • @filsancafifa4119

    @filsancafifa4119

    5 ай бұрын

    Masha Allah walashey Allah kugu anfaco

  • @madinaomar1293
    @madinaomar12935 ай бұрын

    Rabbi innii limaa anzalta ilayya min kheyri faqiir

  • @ruqiasheikh9579
    @ruqiasheikh95795 ай бұрын

    Waa Sh Hassan jaamice

  • @fadumocali8350
    @fadumocali83505 ай бұрын

    masha alah wllshay walahi waan ku xiisnay qali ee noso geli qisoyinka

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle80365 ай бұрын

    habo we love you

  • @qurayshocaliaadan3292
    @qurayshocaliaadan32925 ай бұрын

    Jasakallah kher xbbti

  • @ubaxxusein
    @ubaxxusein5 ай бұрын

    Jazakallaah qeyr abyo ❤

  • @AhmedgabowGarmadow
    @AhmedgabowGarmadow5 ай бұрын

    Asc allaah dartiis markasto dukataan iisoo duceeya in allaah I caafiyo amar maahin waa codsi

  • @rukiaahmed5077

    @rukiaahmed5077

    5 ай бұрын

    Mid taama o dag daga allaha kusiiyo wllo

  • @AhmedgabowGarmadow

    @AhmedgabowGarmadow

    5 ай бұрын

    @@rukiaahmed5077 aamiin markasto dukato

  • @amishmaawiye7477

    @amishmaawiye7477

    5 ай бұрын

    Allah hakucafiyo walal ducadhi Rabi ini masaniyu duru wanta kheiru Rahimin aqriso

  • @user-do4vy4pz7z

    @user-do4vy4pz7z

    5 ай бұрын

    Rabi ha ku cafiyo walalo

  • @AhmedgabowGarmadow

    @AhmedgabowGarmadow

    5 ай бұрын

    @@user-do4vy4pz7z aamiin markasto dukato iiduceey

  • @fartunfartun4824
    @fartunfartun48245 ай бұрын

    masha allah xabibti nosonoqo

  • @asmoabdirahman2737
    @asmoabdirahman27375 ай бұрын

    Masha allah habo

  • @ubaxubax1799
    @ubaxubax17995 ай бұрын

    M.a m.a qeer aan dhamaaneeyn alle hakusiiyo macanto

  • @amalmohamed928
    @amalmohamed9284 ай бұрын

    Jazaka Allah kheir ❤❤❤

  • @khadraabdirahman8228
    @khadraabdirahman82285 ай бұрын

    Jasaakallah khayr

  • @user-dg8fn7wm8z
    @user-dg8fn7wm8z5 ай бұрын

    Sh Hassan jaamici weyee

  • @abdinasirabdi7973

    @abdinasirabdi7973

    4 ай бұрын

    Asc abayo number isodirii

  • @abdinasirabdi7973

    @abdinasirabdi7973

    4 ай бұрын

    Numberkaga

  • @saidaahmedmohamed4996
    @saidaahmedmohamed49965 ай бұрын

    جزاك الله خيرا يا أختاه الغاليه runtii qisadaan anay igu socotaa

  • @rukiyaaydarus9065
    @rukiyaaydarus90654 ай бұрын

    Msha Allah abayo alle haku barakeeyo

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor36305 ай бұрын

    Thanks mcny Qalbiyey 💕 long time not heard you abayo.

  • @RuqiyoIbraahin
    @RuqiyoIbraahin5 ай бұрын

    Mahadsanid abyo illahey ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sundabashir5461
    @sundabashir54615 ай бұрын

    Xbbti ayaantaan waan ku waynay qisooyinkaagii quruxda badnaa baan u xiisnay

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille48925 ай бұрын

    MashaAllah abaayo mcn

  • @monabelma392
    @monabelma3925 ай бұрын

    Maaha allah waa ku tabnay

  • @sacdiyomuxudiin9518
    @sacdiyomuxudiin95185 ай бұрын

    Maasha allah macanto wankuu xiisay illaahey haku xifdiyo

  • @filsancafifa4119

    @filsancafifa4119

    5 ай бұрын

    🥰

  • @filsancafifa4119

    @filsancafifa4119

    5 ай бұрын

    🥰

  • @shukrihassanelmi2204

    @shukrihassanelmi2204

    4 ай бұрын

    @@filsancafifa4119 masha allah

  • @ju4965
    @ju49654 ай бұрын

    Masha Allah 🎉🎉❤❤

  • @zeiruqagencies2928
    @zeiruqagencies29285 ай бұрын

    Ameen Mashallah tabarakallah

  • @ubahguled5047
    @ubahguled50474 ай бұрын

    Maansha Allah tabaraka laah ❤❤❤

  • @luulcaabi1003
    @luulcaabi10035 ай бұрын

    Shukran cady❤❤

  • @sareedo8184
    @sareedo81844 ай бұрын

    Masha Allah ❤

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale19365 ай бұрын

    Mashaallah ❤❤❤

  • @Fadumo.M
    @Fadumo.M5 ай бұрын

    Masha.alahfilsan.sooloqosho.wacan

  • @suhuurahmed1275
    @suhuurahmed12754 ай бұрын

    Mashallah tabarikah Walal 🌺🌺🫶

  • @SeymabCisman-fe4et
    @SeymabCisman-fe4et2 ай бұрын

    مشالله تبارك الله وبركاته ❤

  • @inahaaji754
    @inahaaji7545 ай бұрын

    Mansha Allah tabarakallah allow usiyaadi nimcada ubad qeyr qabana sii

  • @user-mr7qe5gl2u
    @user-mr7qe5gl2u4 ай бұрын

    Rabi in nii lima anzaltu Ilaya min khayrin faqiir faqiir. رب اني لما انزلت الي من خير فقير Waa suratul qasas Ayah 24

  • @user-mr7qe5gl2u

    @user-mr7qe5gl2u

    4 ай бұрын

    Ma sha Allah waad mahadsantahay edo anigu quranka waan dhameeyay sidaasaan carabiga ku soo qoray inay dadka yaqaana inay ku wardistan Allah hanaga aqbalo

  • @fh1480
    @fh14804 ай бұрын

    I miss abayo, I just like you there is something special on you, may Allah bless you and make dua for me inshallah

  • @bisharoabshir3811
    @bisharoabshir38115 ай бұрын

    لاتقنطو من رحمتي الله

  • @safiyoasan
    @safiyoasan3 ай бұрын

    Maansha alaah

  • @khadarshukri2830
    @khadarshukri28304 ай бұрын

    Maasha Allaha ❤️

  • @user-qb7ps4wo8k
    @user-qb7ps4wo8k4 ай бұрын

    Amiin amiin amiin yarabi Allah

  • @user-lc9pb8bb9j
    @user-lc9pb8bb9j4 ай бұрын

    M a mcnto bucada nosodhiig xapptii❤❤❤

  • @anabhassan9694
    @anabhassan96945 ай бұрын

    Masha Allaah abayo filsan sonoqosho wanagsan xbbti qeerka hanaga kala goyn hada awoodo

  • @hawamaxamed4201
    @hawamaxamed42015 ай бұрын

    Maasha alaah

  • @habonkahiye2797
    @habonkahiye27973 ай бұрын

    Sey masha Allah mom codkada marka maqlay wlh aqoonsaday kedib fiiriye yutobka waba adiga miss you eedo mcnto❤❤❤❤❤❤

  • @filsancafifa4119

    @filsancafifa4119

    3 ай бұрын

    My gabadheyda qaliga dodha waaw edo macan

  • @habonkahiye2797

    @habonkahiye2797

    3 ай бұрын

    @@filsancafifa4119 waan dhawahay mamo qli rabi heeykiin xafido adi iyo oll familyga miss you wlh mamo xabiibtii❤❤❤❤❤❤👋👋👋👋👋🙏🙏🙏🙏🙏

  • @habonkahiye2797

    @habonkahiye2797

    3 ай бұрын

    @@filsancafifa4119 waan dhawahay mamo qli rabi heeykiin xafido adi iyo oll familyga miss you wlh mamo xabiibtii❤❤❤❤❤❤👋👋👋👋👋🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ciiltirahaumada5514

    @ciiltirahaumada5514

    3 ай бұрын

    Macaan to waan kuu xiisay walaahi mudo ayaan ka maqnaa yutube ilaah ha ku xiddigo adiga iyo ehelkaaga

  • @foosjama4285
    @foosjama42855 ай бұрын

    Asc abaayo qeyr badan Allaha kusiyo

  • @halimaahmed1844
    @halimaahmed18445 ай бұрын

    Thank you abaayo ❤ ❤

  • @umucadnaanumucadnaan3805
    @umucadnaanumucadnaan38055 ай бұрын

    Asc abyo intee inaga aaday ilaa 2018 waankuguxiranahay

  • @user-sd6yi7qo8n
    @user-sd6yi7qo8n4 ай бұрын

    Masha allah

  • @SamiiroAbdulhiSiman-dr1gq
    @SamiiroAbdulhiSiman-dr1gq5 ай бұрын

    Masha allaah

  • @user-tk2ed9wj7s
    @user-tk2ed9wj7s5 ай бұрын

    Asc Filsan the sheick.is hassan jamici.🎉🎉

  • @user-sd6yi7qo8n
    @user-sd6yi7qo8n4 ай бұрын

    Amiin ya allah

  • @habibaadow5206
    @habibaadow52064 ай бұрын

    masha allah

  • @pharhanmedia
    @pharhanmedia5 ай бұрын

    Mahadsanid abyo

  • @ZamzamAbdiDhuhil-om8zk
    @ZamzamAbdiDhuhil-om8zk5 ай бұрын

    Asc abaayo filsan sidee tahay abaayo waan ku xiisay abaayo garuupka iguso dara aan idiin libanee

  • @SiraaloBashiir-hg9mg
    @SiraaloBashiir-hg9mg5 ай бұрын

    Asc abyo lambarkaga magen kahela

  • @UbaxAxmed-en8gt

    @UbaxAxmed-en8gt

    Ай бұрын

    Asc

  • @user-qx3zp1xc1s
    @user-qx3zp1xc1s4 ай бұрын

    Très important cet dua filsan

  • @Sihaameyy_
    @Sihaameyy_5 ай бұрын

    Masha Allah Allow u barakee

  • @juweeliyacisman
    @juweeliyacisman5 ай бұрын

    Mashalh❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-qn5pt1vg3w
    @user-qn5pt1vg3w3 ай бұрын

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @bisharoabshir3811
    @bisharoabshir38115 ай бұрын

    Aamiin yaa rabbi

  • @xaawokiin7465
    @xaawokiin74654 ай бұрын

    Masha alaah

  • @hooyadamaanta6220
    @hooyadamaanta62205 ай бұрын

    جزاك الله خير الجزاء يا حبيبتي ❤

  • @user-st6iw6xh1f
    @user-st6iw6xh1f5 ай бұрын

    Ilhw faraj i fur

  • @sami-kw3hv
    @sami-kw3hv5 ай бұрын

    Waxan rajeynena mama ina mar walbo qisoyinka naso galiso I a❤

  • @filsancafifa4119

    @filsancafifa4119

    5 ай бұрын

    Insha Allah mama

  • @Mk7efootball23
    @Mk7efootball234 ай бұрын

    Qiso aan u riyaaqey oo qurux badan

  • @Hibomohamed-nm4sg
    @Hibomohamed-nm4sg5 ай бұрын

    Amiin

  • @qaaliluul7917
    @qaaliluul79175 ай бұрын

    Abyo filsan gurubka raba inaa kuso biiro❤

  • @llppexpress9703
    @llppexpress97035 ай бұрын

    Aamiin.

  • @llppexpress9703

    @llppexpress9703

    5 ай бұрын

    Ukhtii masoo noqotay?.

  • @caishanuur9712
    @caishanuur97125 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @monabelma392
    @monabelma3925 ай бұрын

    Groupka rabaa abaayo

  • @IfrahOmar-ij7qw
    @IfrahOmar-ij7qwАй бұрын

    Aaaamiin 3:32

  • @samirasahra1747
    @samirasahra17474 ай бұрын

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @marwobuni9872
    @marwobuni98725 ай бұрын

    Masha Allah La Quwwata illa Billah 😍 Marka Rabbi kula doono khayr wuxuu kuu fududeeyaa dariiqii aad ku dalban lahayd 👏🏾 Walaashay qaali welcome back, waan kuu xiisnay, qaluubta is jecel Rabbi ayaa isku soo celiya ❤ waxaan Rajaynaynaa in aadan naga fogayn khayrka aad noo soo gudbiso, waxyaabaha aan kaa dhaxlay waxaa ka mida ku xasilid Saliga Nabiga S.A.W ❤ Wuu ii noqtay aniga iyo ehelkayga nimco aanana hadal ku sifayn karin, Jazaka’Allah Khairan 🤲 Filsan qaali hawada ayaan kuu soo marinaya salaan iyo maxabo dar Ilaahay aan kuu jeclaha❤ Rabbi hanoo kaa xafido 🤲❤️🤲 waxaan Rabbi uga baryayaa walaashaa qaalida ah iyo ehelkeeda in nimcada ay tiri Ya Rabbi wixii khayr ah eed ii soo dajiso waan u baahanahay, uuna u aqbalay in uu u siyaadiyo ❤🤲❤️🤲

  • @filsancafifa4119

    @filsancafifa4119

    5 ай бұрын

    Masha Allah my darling aniga xitaa wan idiin xiisay isoo qabo qisada waa in la soo deeya 🥰

  • @marwobuni9872

    @marwobuni9872

    5 ай бұрын

    @@filsancafifa4119 Habibti qaali WhatsApp kaaga Number kiisa ma hayo 🥰

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal1565 ай бұрын

    Wcl sister ❤

  • @Xaawolul-vj3ol
    @Xaawolul-vj3ol5 ай бұрын

    Wcs maama filsan cafiifo soo noqosho wanaagsan

  • @abdallahmohamed3676
    @abdallahmohamed36765 ай бұрын

    M.n❤

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato4 ай бұрын

    Sheekh Axmed Jaamici, mise Sheekh, Dr Xassan Jaamici ? Mahadsanidiin

  • @filsancafifa4119

    @filsancafifa4119

    4 ай бұрын

    Dr sheekh xasan jaamici

  • @Maryam-zf7ik
    @Maryam-zf7ik5 ай бұрын

    Filsaney abyo groypka igu dar i.a

  • @shukricabdilaahi3809
    @shukricabdilaahi38095 ай бұрын

    Asc sideed tahay wllo

  • @KawsarCumar-gz6zi
    @KawsarCumar-gz6zi5 ай бұрын

    Asc habo filsan kaahiye alx hada nabad nogu so noqothy alla maxn ku xiisay o waa baryey ama gabal dhacay chennelka fiiriyeh

  • @khadarshukri2830
    @khadarshukri28304 ай бұрын

    Wax walibi Ilaahay way u fududadhy

  • @NimoAliaboubakar-bj3gr
    @NimoAliaboubakar-bj3gr5 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato4 ай бұрын

    Walaasheed xage 10,000, kun oo doolar kaheshey, koley lacag yar ma ahan ilatahay ? Mahadsanid, Abaayo

  • @Mk7efootball23
    @Mk7efootball234 ай бұрын

    ❤❤❤