QISO YAAB LEH - Gabar Buufis Kudhacay oo Qurba Joog Aroostay - Kadib Qurba Joogi Xagee Kudanbeeyay?

Ойын-сауық

Barnaamijka ILA-TALI EE ESTV. By Nadiira Sooyaan
...........................................................................
We are committed to bring you all the Latest News,
Updates and Entertaining Content from SOMALI REGIONAL STATE OF ETHIOPIA ‘’DDSI’’
That you won't find anywhere else. So enjoy, Comment Accordingly, Share & SUBSCRIBE
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritu. .
Follow us on twitter @ / askaricom
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Please subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Our Larger Channel … / joorre123
Our new Channel …. / abdiaskarimedia

Пікірлер: 62

  • @inanooleallahibrahim409
    @inanooleallahibrahim4099 жыл бұрын

    A s illaah ayaa garanaya wax dhaxmaray labadooda lamana xukminkaro waxaan goobjoog loo ahayn dadku illah hawafajiyo tubta toosan ameen ws

  • @hassanmohamed332
    @hassanmohamed3329 жыл бұрын

    Walala waan ku salamay marka hore abaayo mcn shita mcn barnamijka ka waran

  • @nabadeywalaalayaal458
    @nabadeywalaalayaal4589 жыл бұрын

    Ha la ugaado- Hunguri meel xun uu kaa ridaa. Damacna meel xun aa kuu dhanbeyso. SOMALIA DHIB heesta waaaaaayeeeeee

  • @hokarimhalil6912

    @hokarimhalil6912

    7 жыл бұрын

    qurbo jogta Naga ilaliya gabadhan waxan kula talinaya wakhti Kama tagin

  • @nabadeywalaalayaal458
    @nabadeywalaalayaal4589 жыл бұрын

    Nin Naag siro ,hada uguma horeyso. Arinta ma taagna Qorbajoo ama qof dalka kunool- Asagana waa biinlow , gabadhana waa doqomowdey. Gabagabadii- wiilkaga kurso, kurso. Waxii sahal ku gu soo galo , sahal ey kaga baxayaan . Mahadsanidiin

  • @Digital-media-Marketing
    @Digital-media-Marketing8 жыл бұрын

    alle ha ku sahlo

  • @abdirashidshide4575
    @abdirashidshide45758 жыл бұрын

    Ilahay hakuu sahlo wllo

  • @munaabdishakuur1785
    @munaabdishakuur17859 жыл бұрын

    Aasif waalasheey qaali allah kuu bar baaariyo inankaaga

  • @faaraxismail9220

    @faaraxismail9220

    8 жыл бұрын

    wal wa laga baxa iska ilow dayaca nolol cusub so dhawe dhigaa radso

  • @muqdishaawi6086
    @muqdishaawi60868 жыл бұрын

    NIMANKA QURBAHA KA IMAANAYO BAASHAALEE U IMAADAN AFRICA HABLAHA AFRICA JOGA ISKA ILAALSHA QAYAANADANA JOOJIYA IYO DHOF JACEYLKA

  • @muxiyadiinaaden1466

    @muxiyadiinaaden1466

    8 жыл бұрын

    kkkkkk cadi iska dhig muna

  • @muxiyadiinaaden1466

    @muxiyadiinaaden1466

    8 жыл бұрын

    +TheLiberalist D kkkkkkkk walaal bili aadamku masina in xun iyo in fcnba wayjiraan

  • @meykalsumeykalsu1354
    @meykalsumeykalsu13548 жыл бұрын

    wax waliba waa calaf iyo qadar waad ka baxeysa allah talo saaro oo diinta lee ku dadala allah baa garab ku siinayo insha allah walalo

  • @xadiisismail4776
    @xadiisismail47768 жыл бұрын

    Talo waata Alle waxwalba marka uu taagan yahay ayay ubaahan tahay talo ama kafiirsasho balse hadii ay dhacday waxan lenahay iska samir samraa sadkii mawayee wall allaha kuso dhaweyee in sha allaah hadiib uu Nolyahay uuna dhiman wiil ku in sha allaaah mar uun baad lakulmi lkn ASC . WAXA IGA TALO AH KUNA SOCOTA DHAMAAN GABDHAHA SOMALIYEED EE JOGA AFRICA IN AY AMINAAN DHULKODA IYO WADAN KODA KUUESADANA QOF AY AQOON ULEEYIHIIN . WAA IGA TALO GABADHANA ALLAHA CAAWIYO .

  • @khadaribrahim2863
    @khadaribrahim28639 жыл бұрын

    waxan odhan lahaa walashay samir waayo mid bilaa naxariis ah ayaa ku helay ilaahay ayaa ka jasaa'I siin doona ma waaraya

  • @AhmedSaid-iq2gi
    @AhmedSaid-iq2gi2 жыл бұрын

    Hargeisa calafdoon Somalia wastaspp

  • @mahamedhukun8526
    @mahamedhukun85267 жыл бұрын

    Abyo qali ilahay haku sahlo Adiga Lkn wiilka II kiri abyo qali

  • @dekashireinahaji3891
    @dekashireinahaji38919 жыл бұрын

    Maskiin abaayo iska samiir waa uun Qiyaanadaa raaguyee😢😢😢😢 heesta yaa qaado waan la helee plzz

  • @themadengineer8601
    @themadengineer86018 жыл бұрын

    Allah ma qasaariyo qof markisa hore wanaag usocday, Haday guurka sharaftiisa dhawri laheyd oo allaah tala saaran lahayd waxaan kuma dhaceen, Laakiin iyada danteedu ahayd kumeel gaar ninkaan. marka Game-ki iyadu kuso rogmay, miskiin

  • @kadarali1249
    @kadarali12498 жыл бұрын

    Naqroob kunolihi necowda kamabaxo ana wan unugulahay nabad guriga kutaaal .... Heestas fananada qado Ha la iso shego plz tnxs

  • @nasriinbashir2645
    @nasriinbashir26458 жыл бұрын

    waa kaxumahay wll lkn hubsasa wax gabdho hubsiinyo Hal Ana lasiistaye gabadhan walashay ahne illahay horta garabkaga ha galo cunug aya heesata ee samir samra samra sedkisa mawaye

  • @calicariif3746
    @calicariif37468 жыл бұрын

    gabdhaha. yaan.lugu.caarin. kuwa.dalka.iyo.dabada.jooga

  • @aayniabdi1649
    @aayniabdi16498 жыл бұрын

    waxan dhibi lahay gabdhahena nimanka qurbajokta kuwa nalajoka dhama

  • @MBHalalBroz
    @MBHalalBroz8 жыл бұрын

    yap abdirahman

  • @farhanmotto8698
    @farhanmotto86988 жыл бұрын

    asc inanta xagaa laga helaa wan samrinleene

  • @wiilkakudayashada7138
    @wiilkakudayashada71388 жыл бұрын

    gabaryahay dibadah jecel gabar somalia baa tahay qurux ilaahay kusiiyay adibaa awal hore dooratay dhibaato waa taase kaxaaxaawi bye

  • @mahamedhukun8526
    @mahamedhukun85267 жыл бұрын

    Abyo Adiga Lkn waxan Ku way diiyay Adiga calaf don maad ahyd mise waxad ahyd dhoof Don dhoof ciyar maaha

  • @abdisalanxaajiqalinlesale2554
    @abdisalanxaajiqalinlesale25549 жыл бұрын

    Samraa sadkii ma waayo wllo iska samir ayaan ku odhan lahaa isaga way u danbaysaa dhibta uu ku mariyay

  • @alimusa1813
    @alimusa18139 жыл бұрын

    Kolki.hore.waxay.uguursatey.si.ay.udhoofto.ooy.udharagto.lkn. Iyada.laga.dhargey.oo.waliba.la.cudleeyey.khld.ka.iyada.leh.waayo.ilaahay.wiii.quluubta.kujirta.ayuu.dalacanayaa. Mustaqbal.doon.maa.ay.ahayn.lkn.waalaga.badiyey.aleylihe

  • @AhmedSaid-iq2gi

    @AhmedSaid-iq2gi

    2 жыл бұрын

    Somalia wastaspp calafdoon Hargeisa keyan

  • @xaawoxirsi161
    @xaawoxirsi1618 жыл бұрын

    ala maxaan aragney kuwa xanuunsan gabdho loo qariyey kudhoof intaad isleedahy yusan kuugu gaarin dantiisa

  • @Hooda36
    @Hooda369 жыл бұрын

    Sis iskasamir wuxuu illaahay kuuqorey marna waaye meydise wiilkaaga iskakorso waa hadyad aad iyo aad u qaaliya niyadada haiska xumaynin wuxuu illaahay kuugu talagalo mawayeysid take care!

  • @hanad6666
    @hanad66669 жыл бұрын

    wankaxumahay runti gabadha walashay ah kudhacay runti waxan kulatalin laha iney usamirto oo asan marna kudoran wilkedaabihis iney ninkale kudorsato wahubal wayheli mar unn inshalah

  • @omerahmed8271
    @omerahmed82718 жыл бұрын

    Runtii waxaan odhan lahaa. mesha waxba jira, waayo dadku waa qabaayel, reerkii soo doonay ee la socday maye dadkii miyey dinteen dadkii oo dhami . kolkaas mesha waxa jira si fiican wax noogu sheeg.

  • @dhijelove4748
    @dhijelove47489 жыл бұрын

    Shit Shit maku kuftay Ax Ax Ax Aduunku waa ✌

  • @raxmamaxamed4431
    @raxmamaxamed44316 жыл бұрын

    habalihi somalayed qurabo jog ma yahay ubay oranayan ale gabdhaha hayno so hadeyo

  • @OANET86
    @OANET869 жыл бұрын

    walalo waxaan ku dhihi lahaa iska samir

  • @dumidile
    @dumidile8 жыл бұрын

    siil iyo gus

  • @aadanosman8966
    @aadanosman89668 жыл бұрын

    waxan layaabanahay raga gibdhaha walalaho ah lugoyo anba ulatunta sida nagihi sharmutoyinka ah tankale gabdhaha somaliyed oo radsada dhutoda waxaymariyaan oo umaleyo qurbajoogta in ay faaido leyihiin kafiirsada

  • @mahamudibrahim1738

    @mahamudibrahim1738

    8 жыл бұрын

    arts ugu qaalin

  • @mahamudibrahim1738

    @mahamudibrahim1738

    8 жыл бұрын

    arts ugu qaalin

  • @SaidMElmi
    @SaidMElmi9 жыл бұрын

    Dayuusbaro . saan lee waaye. cidlaa laga helay qoftaan. sory sis,,,ka jafjafo. ku qabo niman buux waaye garoobo raadisa aniga heesahaan laba dhacsanahay ku laxansan shekadaan , kkkk caadi maaaha , .

  • @maalinhabeen4809
    @maalinhabeen48099 жыл бұрын

    FARTA ISKU WALAAQ HADAAD TALO RABTO, WAAYO MARKII HOREBA GUUR DOON MAADAN AHAYN E WAXAAD AHAYD DHOOF DOON,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,FAALA WEWE

  • @raxmamaxamed4431
    @raxmamaxamed44316 жыл бұрын

    samir Wll ale ku la jira

  • @mohamedabdulkadirhajimahdi1424
    @mohamedabdulkadirhajimahdi14248 жыл бұрын

    kole qurbo jogta way u badanyihiin iney sidaa sameya wayna dhici kartaa taa ee ha liska jiro

  • @benjaminhasan3608
    @benjaminhasan36088 жыл бұрын

    wall maad fadeexada Naga daysaan in xun iyo fiicanba waan leenahay

  • @abdiwahabsiad1995
    @abdiwahabsiad19959 жыл бұрын

    Qofka sidaa kuu galay waligiis meel ma gaarayo

  • @madheedhle
    @madheedhle8 жыл бұрын

    ninku ma shiico ayuu ahaa?

  • @abdulwahabadam868
    @abdulwahabadam8688 жыл бұрын

    raja logamaqabo ninka nocas ah waa kheyrun masul ilahey tala saro katala baax nin wanagsan oo dalkada jogo raadsa

  • @fadumohassanhassan879
    @fadumohassanhassan8798 жыл бұрын

    ninmaki qaasid wayo wlhi

  • @ilkacasemaxamud6001

    @ilkacasemaxamud6001

    8 жыл бұрын

    asc wal xagee kunooshahay

  • @dalla112
    @dalla1128 жыл бұрын

    sheeko la sameeyay waaye waxaas ma jiraan.

  • @mohamadindhoo4476
    @mohamadindhoo44767 жыл бұрын

    dhali oga mukulal miyaa wxs hawada Beenta aya baafineysaan

  • @ibrahimgas6006
    @ibrahimgas60069 жыл бұрын

    sheeko jini

  • @farxayaali6993
    @farxayaali69936 жыл бұрын

    Ax ax Alow ugar gaar gabadhaas

  • @asmaabintuabdirazak3539
    @asmaabintuabdirazak35398 жыл бұрын

    gbdho iska ilaaliya qurbo jogta

  • @allyhassan40
    @allyhassan407 жыл бұрын

    no no no hhhhj ........

  • @dumidile
    @dumidile8 жыл бұрын

    siil iyo gus

Келесі